We, the Somali National Alliance (SNA), are not pleased with the way the Radical Somali Federal Government is handling and fomenting animosity between Ethiopia and Somalia-our long-standing neighbor-so we refuse to tolerate pushing Somalis into ceaseless conflict with Ethiopia.
Somalia did not foment animosity towards Ethiopia but was rather the opposite so get your facts straight. Yes I agree the way handled the situation was wrong.
Puntliand waa in cunaqabatayn hawada iyo baddaba lasaaraa kooxa arsenal ka ahna lagu hubeeyaa mucaaradkana taageero la siiyaa lana hooskeenaa dawladda faderalka ah
adeer sirti layskufahan waxa cadaatay in harti oo keliya hubka iyo horumarka loo diidanyahay war isaaq 4 dowladod ba hub soo geliye maxa looga qaylin waayay oo daarood iyo raxanweyn loo duuleysanaya
Ethiopia in ay hub kagadato puntland hadana Somaliland ciidan u tababarto hubna siiso si ay iskugu laayaan dhulka Sool iyo Sanaag wa arin qatar nagu ah Somaliyy an ka firiisno ( caqlina an isku yeelno
@@Cici_mimi abgaal khassb hubka waa tuurayaa si kasto loo hubeeyo aqaladoodina wilal melo kle kayimi bay uga carareen hablahodana waa lagu hor karaa cid iskama dhicin karaan abgaal
Hubka dowladda Puntland ma soo gadan ee waxa soo gadatay ganacsato Somaaliyeed oo iskaashato ah. Waxan se maqlayaa, Hassan oo Ethiopia eedaynaya, Puntland-na ku dhici waayay inu wax ka sheego! "Allow ka yar iga qabo oo ka wayn igu soo daa" ayaan maqli jiray. Truth of the matter is that Mr. Uluso has failed miserably, and he should lick his wounds in shame.
GAYLAN MEDIA WAXA JIITEY QABYAALAD KA MACAASHAYASHA SHISHEYUHU KU ADEEGTO DAWLADA SOMALIA WAY GUULEYSATEY MAR HADII BANANKA AY USOO BAXEEN KOOXDII ETHOPIA DABA DHILIFKA U AH
waxaa muuqata in Jamhuuriyadda Soomaaliya (ee teedsan min Lawyacaddo illaa Dhoobley) ay ku habsadeen kooxo qawlaysato ah; basaasiin ah, oo aan alle & aadamihiisa ka xishoonayn. Kooxahaas "dullaaliinta siyaasadeed ah" waxaa ugu horreeya Xasanka-Xamar, waxaa ku xiga Muusaha-Hargaysa, waxaa ku xiga Deniga-Garoowe, illaa iyo aadka gaadhaso Madoobaha-Kismaanyo. Dhinaca kale, marka aad qiimayso sida xaal yahay, waxa ay u muuqataa in ayna doorasho ka dhacayn teendhada qof& codna hadalkeedaba daa! Sida xaal yahay, haddaan alle mucjisa kale keenin, waxaa lagu garnaqsandoonaa meel waddanka ka baxsan, waayo nooca dawladnimaba laguma aha heshiis, bal doorasho haynoo danbaysa e. Isha hallagu hayo
Puntiand waa dowlad ka facweyn mida muqdisho ilaa bur burkii mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo cidda ay danteeda ka aragto ayey heshiis la galeysa Dhaqale iyo Abniga hubka kaso iibsan damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂
Dawalad Somalia marka isaaq hubka ibsanayo ciidan Ethopia u tabtabreeyso waa cadii lakin marka putland hub Ethopia ka ibsaasto waa danbii 😂😂 baal caglii daya
Bisinka gaylan wlhi adiga ayaanba kaa shakisanahay hal mar adigoo wanaag ka dheegaya dawlada kuma haayno sababta ma qabiil mise xisbi midee kuu diidan inaad dhexdhexaad noqoto inkastoo dalka lagu soo duuley in ladifaaco waajib tahay xageed usocotaa adiga
Mj tintiina meel ha u shanlaysanto. Cal Khaliif oo dhulbahanta ah ayaa Raysal wasaare laga dhigay Mj way diideen ilaa Kursiga ay ka riteen kuna fariistay Xasan Abshir oo Mj aha. Farmaaja la magacaabay oo Raysalwasare noqday Mj caqabad aye ku noqden ilaa kursiga ay ka riteen .Farmaja madax noqday Hawiye iyo Digil iyo mirifle maamuladoda amarkiisa waa ka socday madama uu ahaay md sharci ku yumid. Balse Mamulada darodku horkacayo dhagtay ku dhufteen. Dowladiisa inay la shaqeeyaan way diideen. Haba ugu darnaate Mamulka Majerteniya Ee Cid ay ogoshahay aanan jirin. Daaroodnimada inay iyaga leeyihiin mooda. Walaahi Khaatyma xata oo Harti ah in la aqoonsado diidan. Horayna Cali khaliif u sheegay. Marka soo ma haboona in Dastuurka fedaraalka laga guuro. Lona guuro. Dowlad dhexe oo awood baaxad leh leh. Qowlaysatadan naga hor leexsha.
Waan kula qabaa in dawlad somaliya mj hor taagan yahay waa in dastuur heshiis lagu yahay la qoraa hada midka ethoopia iyo mj qorteena meesha laga saaraa
Ader majertenku dantoda hadaysan qofka ka arkin lama shaqenayan ceebna maha taas hata darood ha ahade Khatuma cid diday ma jirto wa mamul an waxkulenahay iyagana wax nagu leyihin
War umada benta kadaay nacalaa ku dhalee gormee dowlad somaliyeed ithobiya hub kasoo iibsatay ma tan aad isku qabiilka tihiin ee bunland baa qabiil ben ah uradineysaa war somaliyay arka ninka wariyaha isku shegaya
xasan shiikh wax badan dad masaakim ah xoolahoda wu dhacay wa laga jarya
Dal Xaalufiye Inkaar rabbi baa kudhacday. Meelwalba Waalooga Soo Jeestay. Masha Allah Yaa Salaam ❤❤
Mahadsanid faarax xasan lacag bu raba e dal marabo
Puntuland waay horee u socota
Budlaan weey kusaxantahay ineey hub soo iibsato❤
Xasan sheekh ha ka saarto Dhaantadii uu Gabre ku ciyaarsiiyey Jigjiga!
😂😂😂😂😂😂😂
Cawa warkagu ma cafimad qabo
Xasan dhiqo iyo HAG iyagaa dalka burburiyay
Hambalyo hambalyo Butland
❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha xogaha Xaaladaha dunida ❤😂🎉❤❤
Waaa sax inta aad sheegtay oo idil xasan xaaaraaye
Dhiiqo gruup dowladnimada waxaa uga muhiimsan qabyaalada. Xassan dhiiqo iyo kooxdiisa mooryaanta Waa ku fashilmeen dawladnimadii. Madaxweeynaja maamulka muqdisho
Guuleeyso Gaylan Media salaan from Hiiraan State of Somalia
Reer Hiiraan Iskutashadda Oo Wiilashiina Waxeey Udhinteen Marnaba Hadayicina. Sallaan Sarre from Dhul Udug Puntland.
Walasoconaa in Hiraan Itopia hub looga soowado, mardhawna Hiraan iyo Jowhar masaxa la iskugalin rabo
Garguute umada waa isku diray kan allaha naga qabto😊
Wallee
Etoobiya.waaguuulestay.hadii.lagu.tartamaa.coloolxuma.somaliya.kuhabsatay
Puntilan way guulaysanaysa inshalah❤
yey ka guulaysanaysa sxb qabiilka ku qaday kuma dhigo ina tahay orom lagayabe dadka ad ku dhaxnoshahay iska dhigayso somali
Way kusaxantahay puntland
ssc khaatumo iyo puntland guul iyo barwaaqo ilaahay haidinku waariyo waxan leenahay ssc war dowlad majirte hore usocda oo ciyaarta fahma abgaal iyo habargidir wadan
Ethiopia xassan Diqo iyo xukumadisa Aya kadaran.hassan Diqo must goo
Gaylan afmiishaar aabihii shaqo abuur siiye😂😂😂😂😊
Siquman bad uhadashay saxiib
Somaliya wa butlan butlan wa somaliya guul
Darood midiya asaga halqan lee mouhadlaa
Pudland qorqor naha usoogadeen hubka asna lacagta hadhiibo
Dalka guushiisu waa dani
Xassan gurguurte waa munaafaq 20 waji leh
GAYLAN MEDIA WAAD QABYAD HADLEYSA MISE SOMALIA WAXAD UMALEYNEYSA IN DALAL KALA MADAX BANAN BAD UMALEYNEYSA SOMALIA HA GUULEYSATO
Guuuul jamuradaa baraa keysan ee puntland insha allah ❤❤❤❤
Iska dhiciya Hawiye Mooryaan.
Falanqeeye khatara Ayuu Noqday Geylan
Puntland wayka.adkanaysaa koxahas kuwokaxogbadan degamohaysta bayhoray uga.adkaatay shakina kumajiro balse lamabarbardhigikaro konfuta dalka awodahan iyo sidaybulshada ugumilmen
Puntlad danaheda ha wadato waayo federalku waa qabiil qudha oo danihisa u isticmaala dawladnimadi
@@ahmedfaarah9677 taasa beenahayn
Mooryaan Fiqi, waxa uu yidhi mucaaridka Ethiopia ayaan caawaniyaa. Ethiopia waxa aad tahay ayay tusaysaa.
Ethiopia maxe thy hubki lagu garaci laha Somalia so galisay 😂
Waa Run Wale
Hubkii habka beeleysan DF ugu qaybisey beelaha ayaa lagu xasuustaa in lagu weeraray deegaano hoos yimaada GALDOGOB & TOWFIIQ
Gelan media hadalkada wa mid dhinac u raran oo aan dhexdhexad Aheyn
Ma runtaad diiday
Reero isbaaro runtaa dhibta.
Puntland waa dowlad dhamaystiran oo isku filan dowlada faderalkana ka maarmi karta una baahnay dowlad dhexe
We, the Somali National Alliance (SNA), are not pleased with the way the Radical Somali Federal Government is handling and fomenting animosity between Ethiopia and Somalia-our long-standing neighbor-so we refuse to tolerate pushing Somalis into ceaseless conflict with Ethiopia.
Somalia did not foment animosity towards Ethiopia but was rather the opposite so get your facts straight. Yes I agree the way handled the situation was wrong.
Hasan sheeekh ma caqlisto
Puntliand waa in cunaqabatayn hawada iyo baddaba lasaaraa kooxa arsenal ka ahna lagu hubeeyaa mucaaradkana taageero la siiyaa lana hooskeenaa dawladda faderalka ah
Walee ninkaan waxuu ka hadlayo waa xaqiiqa qofwalba arko
Yahuu
❤❤❤❤❤❤❤
G.midiya.asc
Guul Jamhuuriyada barakaysan SOMALILAND.
Soomali oo dhami ha noolaato! Allow no Barakee isirka iyo Qoomiyada Somaliyeed deegaan kasta oo ay degto!Aamiin!
Deeh Hassan kaba uusan laheyn buugashtaye dadka uu la dagaalamayo baa dagan xaduuda Itoobiya
Dowladnimadii wa qu fashilantey hida iyo haruun uma lihidina bees sparto iyo moriyanimow somalidid
I hope Putland melicia don't start like al- andulus war
xasan munaafiq qabyaalad iyo xaasidinmo dilootay weye wadanki wuu bur buriyay wuxuna kuqarwa sidu puntland lugta ujiidilaha war munaafaqnimadi wa laskufahmay xasanow lafta geren ba qarxiyay
Xasanow warkaagu waa kaa soo horeeyey waa layska kaa difaacayaa shabaabkuna waa adiga iyo guruubkaaga Munaafaq yaa kaa aqli liita
Hawiyoow waa inaan aayaheena katashanaa daarood wuu is hubeynayaa waa inaan hub culus soodejisanaa gooni waa inaan ugo'naa
Soomaaliyaba idinkaa la idiin nacay. Haddaa baxddaan alshabaab iyo isbaaro iyo baloo dhan horey ha idiin sii raacaan. Ducaa idinku dareeynaa.
@@Cici_mimi Hadaan gooni ugoosto maxaaba soo haraa.
beerihii,warshada dharka,warshada caanaha, warshada kaluunka ,warshada bariiska ,warshada baastada ,warshada soconrta ,iyo warshadihii kale ee waawaynaa ee siyaad bare dhisay,kanaaladii waawaynaa ,biyoxireenkii faanoole,caasimada ugu wayn ee geeska africa iyo mudug waxa kadanbeeyo anaa la go ayo marka somalida soo haraysaa intee joogtaa i.a xassan iyo golaha sare ee shuurada hawiye 2026 ayey umadlanyihiin in lagu dhawaaqo goono goosad oo dalka magaca iyo calanka badalno.
Tuulooyinkiina iska dhista dhul wax walbo leh hawiyo kuyaalaa awalba saxaro xigeen ayaad leheedeen somalinimada daarood baa nafcj kuqabay ileen isagaa lagumeystaa.
Puntland iyo Hawiye Futomadoowbe waa Isyaqaaniin. Annagu Dantayadda Ayaanu waxwalba Kahor Marineeynaa. Ceeydiidka Abgaal Ee Xamar Fadhiya Waa Balan Fashil Inneey Kusoo Dhamaato Doowladdiisa. Guul Iyo Gobanimo Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Hasan siyasada casriga lama jaan qaadi karo
Xassan moriyanow dalku wa fédéral huubkii wadanko dhane juufadadii ba uqu deeqdey
Guul putland
Aqliga dhabayacada waa kaas
Geysan media dhax dhaxad ma ahan
adeer sirti layskufahan waxa cadaatay in harti oo keliya hubka iyo horumarka loo diidanyahay war isaaq 4 dowladod ba hub soo geliye maxa looga qaylin waayay oo daarood iyo raxanweyn loo duuleysanaya
Dowlada Somalia
Hadii ay run sheegayso ha joojiso Ethiopian Air , ha xiro safaarada Ethopia .
Ethopia dowlad Uma aqoonsana Somalia maxaa idinku dhacay
Waxan kala saari laahay inan fiirsanayo CNN ka maraykan iyo in kale Argagixis kulaha😂
Ethiopia in ay hub kagadato puntland hadana Somaliland ciidan u tababarto hubna siiso si ay iskugu laayaan dhulka Sool iyo Sanaag wa arin qatar nagu ah Somaliyy an ka firiisno ( caqlina an isku yeelno
Sax
Ethiopianka waa wlhena cdowga 1aad wa hawye iga padn D D D 😂
Xasan waa nin tala xun xagaa latayashane kadhitay waa nin dad nahaan lataliyaal uyahun tala xunkhatee aqirkisaa waa mastaqbal xumo
Niiinkaan wuxuuu makarafoonka u qaataaay iska hor keenida shacabka somaliyeed iyo kala dhaantaalida qarnka
etopia waxay ugu talo gashay soomali waligeed inanay dawlad helinnnn
Agah oo Gaylan media waa meel Quman mar haduu Soomaligalbeed noo aqoonsanyaahay, meel aan waxba noola hadhin ayaaa laiga fahansiiyay.
Gaylan bal gobolka magaciisa kuwada
Ma hub lagula dagalamo miya la wayay marka waxas arka benta
Puntlandta argagixisada ladagaalantaa xagee bay joogtaa
Dee Buuraha Galgala ee dhulka Barri Warsangali Beey Kabuuxaan. Bosaaso ayeey qalqal galiyaan marwalba.
@@Cici_mimi dagaal lagu qaaday wali mamaqashay markay soobaxaan in difaac lagaga galo mahee
@@Boordage Haa Waliba Kuwo Baddan. Kaliya waxaa dhiman in cagta halmar sifiican loomariyo.
@@Cici_mimi maxaa hprtaagan in cagta lamariyo ileen majiraan daalo kale oo puntland kusocda ama waxkale oolooga mashquulee
Ninkan hoos u dhac weyn ayaa ku yimid.
Waa siddee adiga kulatahay.
Wixii aan xasan shiikh Rabin waa qaran dumis
Xasan sheekh hadanahay beeshiisa wixii hub ah ee ku yimaada magaca dawlada waxaa noo qorsheysan in beesha lagu hubeeyo
ISKU HUBEE OI KOLEY WAXBA ISKAMA CEKINKARTANE SHABAB DHULKINA KA XOREYSTA😂
Si kastoo laydiin hubeeyo dhulkina wiilal meel kle kayimi baad uga carartaan oo hablihiina idinku hor koraya cidna iskama dhicin kartaan
Abgaal Innuu Hubka Tuuro Mooyaanee ma iyagaaba Guul Kugaara. Sikasta Isku Hubeeya. Hubka wadno iyo Geesinimuu Ubaahanyahay.
@@Cici_mimi abgaal khassb hubka waa tuurayaa si kasto loo hubeeyo aqaladoodina wilal melo kle kayimi bay uga carareen hablahodana waa lagu hor karaa cid iskama dhicin karaan abgaal
@@ahmedfaarah9677 Kuwasaa Maantay Nahor Taagan Ee Bal Adigu Kawaran. Allah Maxaanu Jabnay
Yahuu nacas benale
Hubka dowladda Puntland ma soo gadan ee waxa soo gadatay ganacsato Somaaliyeed oo iskaashato ah.
Waxan se maqlayaa, Hassan oo Ethiopia eedaynaya, Puntland-na ku dhici waayay inu wax ka sheego! "Allow ka yar iga qabo oo ka wayn igu soo daa" ayaan maqli jiray. Truth of the matter is that Mr. Uluso has failed miserably, and he should lick his wounds in shame.
Wariness been low ah
Kani waa wariye somaliyed oo run sheeg ah
GAYLAN MEDIA WAXA JIITEY QABYAALAD KA MACAASHAYASHA SHISHEYUHU KU ADEEGTO DAWLADA SOMALIA WAY GUULEYSATEY MAR HADII BANANKA AY USOO BAXEEN KOOXDII ETHOPIA DABA DHILIFKA U AH
Isii .no .tel. war wayn
Hooyada somaliya wasetayi
waxaa muuqata in Jamhuuriyadda Soomaaliya (ee teedsan min Lawyacaddo illaa Dhoobley) ay ku habsadeen kooxo qawlaysato ah; basaasiin ah, oo aan alle & aadamihiisa ka xishoonayn. Kooxahaas "dullaaliinta siyaasadeed ah" waxaa ugu horreeya Xasanka-Xamar, waxaa ku xiga Muusaha-Hargaysa, waxaa ku xiga Deniga-Garoowe, illaa iyo aadka gaadhaso Madoobaha-Kismaanyo.
Dhinaca kale, marka aad qiimayso sida xaal yahay, waxa ay u muuqataa in ayna doorasho ka dhacayn teendhada qof& codna hadalkeedaba daa! Sida xaal yahay, haddaan alle mucjisa kale keenin, waxaa lagu garnaqsandoonaa meel waddanka ka baxsan, waayo nooca dawladnimaba laguma aha heshiis, bal doorasho haynoo danbaysa e. Isha hallagu hayo
Puntiand waa dowlad ka facweyn mida muqdisho ilaa bur burkii mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo cidda ay danteeda ka aragto ayey heshiis la galeysa Dhaqale iyo Abniga hubka kaso iibsan damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂
Sxb intii layna magacaabay waad kasii jeensatay xaladda deegaankena
Adigu ma maxkamad baa tahay mise wariye. Adigu ma waxaad tahay kaabbe-qaabiil reerkiisa difaacaayo. Adigu ma mucaarad baad tahay mise waad iska xanuunsan tahay. Kuma fahmin.
Waxaad Lacabaadeeysaa Waa Qabyaaladd Iyo Maxaa Reerkeeyga Qaabdaradoodda Tooshka Loogu Qabtay. Horta Maxaa Idiiin Qarsoon.
Dawalad Somalia marka isaaq hubka ibsanayo ciidan Ethopia u tabtabreeyso waa cadii lakin marka putland hub Ethopia ka ibsaasto waa danbii 😂😂 baal caglii daya
Bal kawaran Qabyaaladda intaa la eg. Subhana'Allah
@@Cici_mimi Adiga duco wado miya qabiilstee qabiilstee Arko
Warxapa sheeg Aabahaybaa agaasima dane siiyay waan difaacayaa soomaalinima maahee dane hubka boosaaso iyo psf buu uwadaa iyo reer dane
Maxaa kaa quseeya reer puntland magacyadoodaba ma kari kartide soo sax magacyada madaxda mar hore Mise waad carab ladahay
Reerka maxaaa puntilan ka soocay ooo looku watay hubka adeeer mcn cadowka pl haday bahdir noqdeeen Dani pl dhan baaa garab taagan marka laisku kiiin tago sidiiini dhuuuda haku noqonina
Maydun fahmin ilaa hada xasan walhad in uu madax weyne u yahay cadawga somliya oo loo soo doortay duminta somalya
Bisinka gaylan wlhi adiga ayaanba kaa shakisanahay hal mar adigoo wanaag ka dheegaya dawlada kuma haayno sababta ma qabiil mise xisbi midee kuu diidan inaad dhexdhexaad noqoto inkastoo dalka lagu soo duuley in ladifaaco waajib tahay xageed usocotaa adiga
Ninkani waa dhex dhexad run sheeg ah wax jira ayuu sheegaa
Doowladdu xaggeey taal.
Eber waaye beenta ISKa daa dowladu ciidama federaala ayey masuul katahay
Run ma ahan ee waa boor isku qaris
Maamul goboleedyadu ha isku tashtaan Xasan Munaafaq hubkii ugu badnaa wuxuu siiyey beeshiisa waceeysle gaar ahaan jufadiisa Cali Gaaf yaa been loo sheegaa
AKHAS CALEEG HUBKII BAN CADAALAD LOO QAYBIN KU LAHAA HUBKIINA 4.5 BUU NOQDEY ARAGTI XUMIDA PUNTLAND HA OGOLAATO CIIDANKA DAWLADA FADARALKA AH
WARIYE DAAROOD AYAA THY REER KAAGA AYAAD DAAFACAYSAA BE ENALE
Anigoo somalida kle ah baa arka inu run sheegayo lkn adigu qabyaalad hawiye nimo ayaa ku haysa oo runta neceb
Adigu Hanbo Harti idoor dabacayuun ah ka Ahoow Arrimaha Soomaaliya iyo Puntland.
Hhhhh kan asaga ayaa dalaal ka ahaaay hubka ethopia laga soo qaaadaaay waaa xaqiiiqo
Wasiir budland inaa tahay mantey cadaadtay sxb
Hadu runta sheego ma wasiir baa
Adigu caqli haddaa leedahay isbaaro maadan dhigateen mooryaan.
Mucaaradnimo kugu idlaatay
Mj tintiina meel ha u shanlaysanto. Cal Khaliif oo dhulbahanta ah ayaa Raysal wasaare laga dhigay Mj way diideen ilaa Kursiga ay ka riteen kuna fariistay Xasan Abshir oo Mj aha. Farmaaja la magacaabay oo Raysalwasare noqday Mj caqabad aye ku noqden ilaa kursiga ay ka riteen .Farmaja madax noqday Hawiye iyo Digil iyo mirifle maamuladoda amarkiisa waa ka socday madama uu ahaay md sharci ku yumid. Balse Mamulada darodku horkacayo dhagtay ku dhufteen. Dowladiisa inay la shaqeeyaan way diideen. Haba ugu darnaate Mamulka Majerteniya Ee Cid ay ogoshahay aanan jirin. Daaroodnimada inay iyaga leeyihiin mooda. Walaahi Khaatyma xata oo Harti ah in la aqoonsado diidan. Horayna Cali khaliif u sheegay. Marka soo ma haboona in Dastuurka fedaraalka laga guuro. Lona guuro. Dowlad dhexe oo awood baaxad leh leh. Qowlaysatadan naga hor leexsha.
Dowlad dexe socon wayday oo siyaad barre tusaale kuu qaado
Waan kula qabaa in dawlad somaliya mj hor taagan yahay waa in dastuur heshiis lagu yahay la qoraa hada midka ethoopia iyo mj qorteena meesha laga saaraa
Ader majertenku dantoda hadaysan qofka ka arkin lama shaqenayan ceebna maha taas hata darood ha ahade
Khatuma cid diday ma jirto wa mamul an waxkulenahay iyagana wax nagu leyihin
MJ waxlooma sheego wiiloo ee iyagaa taliya. Meeshaan cabaadka kalatag.
Cadawga SOMALILAND jab iyo dhib ayuu Ku dambeeya marwalba.
Idooroow Waxaani Waa Siyaasad Hawiye Lagu Riixayo Ee Ha Uqaadanina In Puntland iyo Soomaalidda Kale Siddiiinoo Kale Dad bilaa qab ah oo liita yihiin.
@@Cici_mimidaarood hawiye iyo isaaq isku in bay isku wada jiran oo sadexdu ba isma ogola runtu wa taas
@@khalidqawdhan3265 Xaquiqadu waa in Daarood Kaliya Kaqumanyahay Labadda Kale, Midna Waa Moooryaan Isbaaro Utaallo, Xagga kuwa kale Xanuuun Ladhaho Daaroood naceeyb iyo Soomaali naceeyb iyo Balwad isugu Darsoontay.
Ilaahow somali hal kadhig o cadowgoowda tusi
❤❤😅😅😮😢😢🎉🎉❤😊
War umada benta kadaay nacalaa ku dhalee gormee dowlad somaliyeed ithobiya hub kasoo iibsatay ma tan aad isku qabiilka tihiin ee bunland baa qabiil ben ah uradineysaa war somaliyay arka ninka wariyaha isku shegaya
Saw tii intay kaso iibsatay jidka marexan kaga qaadeen maxaad indhaha iskaga tiri qabyaalad baa ku dilootaye
Qabyaaladd iyo hawiyenimo markeey kumadax marto waa siddaan. Waxii caabudwaaq lagu furtay maxeey ahaayeen.
Anigaba waan isugu aadin karaa dacaayad noocaana balse xasan shiikh waa madax weynaha wadanka soomaaliya ee daaroodow nac nackeeya baraha