Dagaalka Kenya ay ku wado Somalia VOICE ONLY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024
  • Safaarada Kenya ee London ayaa SolaPortal ku dacweysay FACEBOOK LIVE iyo TH-cam sidaa awgeed waxaan isticmaalnay oo keliya CODKA barnaamijkii LIVEka ahaa.

ความคิดเห็น • 229

  • @jamaalh32
    @jamaalh32 5 ปีที่แล้ว +45

    This is Great information that could wake up somali people’s frozen brain. Thanks Professor Abdinaasir Sola.

    • @Maryam-bu2xp
      @Maryam-bu2xp 5 ปีที่แล้ว +2

      Keep friends close and even close enemy on lines you know who need one. 💚💨❤ . # Somaliland people

    • @swifty2550
      @swifty2550 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Maryam-bu2xp@stfu your cringeness has reached the highest level possible ...

    • @kadraatteyeh4712
      @kadraatteyeh4712 5 ปีที่แล้ว

      Jamaal H 🤣🤣🤣

    • @khatumo2023
      @khatumo2023 5 ปีที่แล้ว

      sola adanu ku codenan adigu uu jab nagta kugayada ah 11111labar wan sola

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 5 ปีที่แล้ว

      @@Maryam-bu2xp You need to support your Somali brothers against Kenya

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 5 ปีที่แล้ว +33

    Wasiirka Arimaha Dibada Ee Somalia 🇸🇴 Halaga Dhigo Mr: Sola 👏 Intelligent Man

    • @boldbaatarbatiredui6003
      @boldbaatarbatiredui6003 5 ปีที่แล้ว

      Cawad ayaa ka aqoon badan oo phd heesta sola waa fiican yahay lkn marnaba uma qalmo wasiirka arimaha dibada

    • @AbdirahmanAliMusse
      @AbdirahmanAliMusse 5 ปีที่แล้ว +1

      Xishood oo wax isku fal damiir yeelo

    • @AbdirahmanAliMusse
      @AbdirahmanAliMusse 5 ปีที่แล้ว

      Horta damiir yeelo sola waa wadani

    • @boldbaatarbatiredui6003
      @boldbaatarbatiredui6003 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Ali Musse kaliya xaqiiqda ayaan kahadlay sola was u qalma wasiirka warfaafinta ama wasiir dowle lkn wasiirka arimaha dibada uma qalanyo

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 5 ปีที่แล้ว +15

    Don’t forget to pray for Somalia, Qatar and Turkey

    • @happysomalifamily9966
      @happysomalifamily9966 5 ปีที่แล้ว +2

      @Hahim sheriff
      I understand the part that we all need to pray for Somalia. What does qatar and Turkey had to do with us? Do you see them fighting for us. You seem to be foolish this is Somalia matter only and needs somali people unity. We don't care about others countries as such...

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 ปีที่แล้ว +4

    Thanks professor abdinassir may Allah bless you Amin Amin yaa rabbi jazzakallah kheiran . For your update information about conflict Kenya and Somalia ,professor Kenya is not alone ,there is many countries behind the scenes who encouraging to provoke Somalia at this moment.
    May Allah give us guidance to get victorious from our enemies external and internal Amin Amin yaa rabbi may Allah bring all somalis together to be one against their enemies to defend our country. Amin Amin yaa rabbi

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 5 ปีที่แล้ว +21

    Cida waa kululeysay sola viva my brother keep going beenta dunida ay u sheegayan baa ku qabatay

  • @engineerdahir6517
    @engineerdahir6517 5 ปีที่แล้ว +13

    My dear teacher waaa runtaa aqoon kama dheerayso you are number one articlate we sure

    • @malyunabdile9960
      @malyunabdile9960 5 ปีที่แล้ว +1

      war naagtan munika qalmun
      sharmuto weyan urto anawasa baxdheh keneya
      kuqbsi Ku qadimsysid lkn way Ku qaday bada dheer ee Somalia wax kama helayso maca daba dhilifka benta Ku mawelinaya wan eryanayna
      waxba kuma qadan donto Somali walayaqana inay geesiyad tahay sakhranad dheh

    • @malyunabdile9960
      @malyunabdile9960 5 ปีที่แล้ว +1

      xayaysis ayabad ka badisay
      haday wax haysato Somali maxay ugu werwaregiysa
      somaliland iyo djibouti yay uqabta maso qaati karto dagal wayo way ogtahay hay malina aya ila nerobi logu geli wayna taqanaa caar ha soo qaado
      makarto jujuma sharmuto hhhhh

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 ปีที่แล้ว +19

    Somali badeedha kii gadhey ILAAH dhulka kula jar Kenya down masuqmasuq down shishaye kalkal down galbeed down qabiil down somali didhow down ☝️❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘❤❤❤😍

    • @aweysburhani384
      @aweysburhani384 5 ปีที่แล้ว +1

      I love it, maamulbeeleed that is exactly what they are sister!!

    • @aaminacalibadiye8862
      @aaminacalibadiye8862 5 ปีที่แล้ว

      @@aweysburhani384 wa wax qabiil ku saleysan

    • @lioft-lioft-
      @lioft-lioft- 5 ปีที่แล้ว

      Gabila down 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sukeynaj.5251
    @sukeynaj.5251 5 ปีที่แล้ว +14

    Ninkan si cilmiyaysan bu wax kaaga dhaadhicinaya mansha allaah dadka qaar baa qararac iyo indha adeeg la soo fadhiista Siyaasada

  • @Zaiimsafraye
    @Zaiimsafraye 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks sola waxan ka soo jeedna dad dhintay oo ayaga isku mashquulsan war cadowga wadanka boobayo aan iska qabano .

  • @jayjay6673
    @jayjay6673 5 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah keep going macalin mowaadin dhab ah.

  • @sahramohammedali8506
    @sahramohammedali8506 5 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Sola👍, you are a great man. Shacabka Somalia waa midaysanyihiin ee waxa aan midaysnayn waa Siyaasiinta Soomaaliyeed oo intooda baddan Hadba Qolo Shidaal ku shubato. Waa Nasiibdaro. SOOMAALI Caqliga RABBI hawsoo celiyo.

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 5 ปีที่แล้ว +3

    Insha allh somaliya way jiri jirtay wayna jiri doontaa🇸🇴🇸🇴❤❤💪💪anagaa udhalany oo difaacan dhulkena rag&dumar-ba viva wadankyga somaliya🇸🇴✌

  • @suadohussein2770
    @suadohussein2770 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sola jazakallah wl saad nugu sharaxday soomaliyeey meesha hala kaco qalin iyo qoriba aan isdifaacno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @aplusfamily9498
    @aplusfamily9498 5 ปีที่แล้ว +14

    Asc walalow adiga cid kuu dhiganta ma arkin ee wajibkaaga gudo ee naagtaas meel saar hadalkeeda! Mahadsanid

  • @caddeeye
    @caddeeye 5 ปีที่แล้ว

    Macalun sola waan ku saalamay ...maalin kasta markaan shaqada ka baxo waxan fiiriyaa waxa ku cusub sola portal , wan ka soo raadiyaa useful infornation, waxa farxad ii ah dagaalka aad ku jirto ee aqoonta iyo ogaalka aad isticmaalayso..ilaahay ha inna guuleeyo .

  • @abbasyusuf7607
    @abbasyusuf7607 5 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsanid ustaad sidaad ugu hagar baxayso umada somaliyed iyo wadankaga🙏😍🙏

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ba ka weyn oon ka magangaleyna, inshallah gusha Soomaali ba leh

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 5 ปีที่แล้ว

    C/naasir solar waa runtaa waxaad kahadleyso mahadsanid dadkaan hurdaayo inaa hurdada kakiciso waan kaxumahay soomaaliya dadkeeda ineey xil iskasaareynin wadanka ee arinta ah inlooduro dad aqoonleh oo noohadlo maanoo aadid adiga adaa qatar ah guul soomaaliyeey israaca ogaada wadanka idika aa iskale farmaajo iyo qeeyro haku xumeey nina ee haladadaalo

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 5 ปีที่แล้ว +7

    Thanks Abdinasir Zola for sure you are doing great job but our people are working with Kenya and always somali politicians waxaay ku yimaadeen 4.5 odeyaaal ayaaa dhaheeen shaqa iiigeeya hadiii kale idiinma taageereeyno but inshaaa allah I believe that Allah is always with us.

    • @aaminacalibadiye8862
      @aaminacalibadiye8862 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa Ilaah ayaa nala jidho

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว

      abdigani dagane not necessary to fight...the pen is our sword.

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 ปีที่แล้ว +19

    Cimilada aad ayey u kululaatay kenya they will drown insha allah

  • @ahmedosman8830
    @ahmedosman8830 5 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah i always watch both your political & tutorial videos and i believe you can challenge her and any other politician so plz apply for this job and help ur country.

    • @Nimenu
      @Nimenu 5 ปีที่แล้ว +1

      Afkaga cano lagu qabay

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 5 ปีที่แล้ว +1

    You deserve to be a leader

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 5 ปีที่แล้ว +8

    waxan ay Kenya iyo naagtan jareerta ah ay samaynayso waa "Snake Oil" oo Somalia la marinayo. ciil iyo caraa ihaysa. war dalka haloo lobby gareeyo.

  • @hopefulamina123
    @hopefulamina123 5 ปีที่แล้ว +1

    Stay blessed somali run ah guuleyso brother

  • @bluetv4698
    @bluetv4698 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaliya 🇸🇴 guul,👆
    Kenya down 👇 🇰🇪👇

  • @spacewater5866
    @spacewater5866 5 ปีที่แล้ว +5

    Somalida Xalaasha ah. Get ready for War with Kenya. Walahi. this does it!

    • @aliadam9903
      @aliadam9903 5 ปีที่แล้ว

      dhamaan madaxda kiiniya aad ayay dagaal ugu jiraan si ay wax isaga celiyaan laakiin madaxda xamar joogta hurdo aya ku jiraan xilba ma saarna

  • @ibrahimabdi8919
    @ibrahimabdi8919 5 ปีที่แล้ว

    Thank you 🙏 my brother abdinasir guul

  • @abdiqaliqking9611
    @abdiqaliqking9611 5 ปีที่แล้ว

    Great Abdinasir. Realy u r the real patriot go ahead bro and we r beside u💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽

  • @evehussien2129
    @evehussien2129 5 ปีที่แล้ว

    Thank you SolarPortal
    Allah bless

  • @s0ph13ii7
    @s0ph13ii7 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku daayo cabdinaasir Somali haday helaan 20 adookale ah cidba uma soodhawaateen🤗🤗🤗

  • @abdiomar5025
    @abdiomar5025 5 ปีที่แล้ว

    Salama alleykum dhamaan somali weyn meel walba au joogaan sola waad ku mahadsan tahay mar walba xaalada meesha ay mareyso aad gudbiso jazakumalaah kheyr waxaan rabaa inaan ku weydiiyo muxuu yahay qorshaha labaad EE somalia u diyaarka ah Hadii ay wax leys dhexmariyo maxkamada aduunka oo kenya ay garab istaagaan markaasi muxuu noqon doonaa jawaabta somaliya arintaasi hada ma laga fikirey oo maloo diyaar garoobey kenya hada siyaasada arimaha dibada ayey dardargalisey somaliya ma leedahay dawlado saaxiib ah oo garab taagan

  • @bgdqays8995
    @bgdqays8995 5 ปีที่แล้ว +2

    inshaallaah Somalia they will win inshaallaah cadawga. Somalia will down yaa Allah u hiili. qaranka. Somalia waa rabi

  • @kaxitt
    @kaxitt 5 ปีที่แล้ว

    thanks Sola portal

  • @safiahassan3297
    @safiahassan3297 5 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku dhowro walaal, dhiiga ayaa na kacay, adii 4,5 kula mid ah laga helo Soomaali waan guuleeysa neeynaa.

  • @cambarodabshid7087
    @cambarodabshid7087 5 ปีที่แล้ว +1

    Sola garabkaga ayaan nahay viva somalia gar iyo gardaraba wadankeena somalia aynu garab istaagno somaliyeey

  • @kinggarwaal3182
    @kinggarwaal3182 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey dintena dalkena sharaftena wxn ku bedalaney qabil . Bilaahi calaykum ilaahay halaga baqo ( ارحموا من في الارض يرحمكم من في السماء ) isku naxarista iswalashada . Cadowgena wana dawanaya bes dantiisana wafulinaya . Inta somalia jecele qabilna qaran ku bedelanayo like saar

  • @lioft-lioft-
    @lioft-lioft- 5 ปีที่แล้ว +6

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙

  • @mrhassanali3297
    @mrhassanali3297 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalia needs to rebuild its navy and declare war on Kenya if it encroaches on our territory. I am willing to drop out of university and join the navy to fight Kenya. We are supported by the Arab league and Turkey.

    • @lindanchi5646
      @lindanchi5646 5 ปีที่แล้ว

      Finish alshabaab first. XD

  • @nurommm4077
    @nurommm4077 5 ปีที่แล้ว

    Solo habarta jareerta ha no fanin somali ka aqoon badan ba joogta marka dhulkena cid qadan kara ma jirto badena cid qadanayso ma jirto guul Somal wayn

  • @saidmuhuddiinali3975
    @saidmuhuddiinali3975 5 ปีที่แล้ว

    Markaan arko warqad waxaan raadiyaa sax iyo qalad mideeytahay waxaansa karaadiyaa SOLO WAXAAD HAAYSAA SHAQA WANAAGSAN MAASHA ALLAAH

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 5 ปีที่แล้ว

    Wadaniyadda dhabta ah waa sidaan oo kale in aad af iyo adinba dalkaada ka difaacdo, abdinasir sxb sare hore usoco inta aad karto u adeeg wadankaada......

  • @deekaali1348
    @deekaali1348 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah adoo kale somaliya Allah u badiyo

  • @sadiasheikh1692
    @sadiasheikh1692 5 ปีที่แล้ว

    Thanks brother keep going

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa wadan dadkii lahaa aakhiro aadeen.waawadan kiixil loomagacaabaa uu hore usoo qaato shandado madhanoo ay doonayaan inay kabuuxsadan hantidii wadananka.iillaahoow adaa soomali umaqan.allow cadow hanoojebin waad aragtaa caqli xumadayadee

    • @marianabdulahi6633
      @marianabdulahi6633 5 ปีที่แล้ว +1

      Daryeel Ran aadban ugu qoslay warkada wana sax waxan kuqoslay waa wadan dadki lahaa akhiro aadeen saxiix waxnool mijiraan somalida hada joogta watuugo xukumadan hadajirta wadadalayan lakin qabaailo inkaar qaba oo tuuga ayey kashaqayn layihiin naagtas gaala madowda baadhanta oo dalkeeda udoodeysa Monica raga somaliyed iyada shaqsiyad dhanta

    • @daryeelran8007
      @daryeelran8007 5 ปีที่แล้ว

      @@marianabdulahi6633 wllo runtii calool xumiyo ilmaan kaqaadaa markstoon xog ogaal siinoqdo.maxaynu kuqancin karaa caruuraha somaliyeed ee dhalanaya?
      Waxaa somali soomaray nasiib daradii qarniga allow nadaba qabo

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah brother keep up inshallah adoo kale ayaa loobahanyahay

  • @bgdqays8995
    @bgdqays8995 5 ปีที่แล้ว +2

    yea rabi

  • @baaribunow6762
    @baaribunow6762 5 ปีที่แล้ว +3

    Guul aan u rajeeyna somaliya

  • @mohamedmohamud1362
    @mohamedmohamud1362 5 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahad San tahy aqoon yahan dalku so kabasho bu ku jira Insha alah somali wey so Laban

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 5 ปีที่แล้ว

    sola wlhi waa geesi dhaba oo cilmi,Caaqilnimo iyo qalbi nadiif isku darsaday.m.allh.illahow kenya jabi oo quwadena tusi .illahow dad iyo dowlad xoogan oo isku duuban inaga yeel, yaa xayu yaa qayuum.

  • @daaciyare8586
    @daaciyare8586 5 ปีที่แล้ว +1

    kenya wxey aragty is bedel ayna horay ugu arki jirin madaxdi hore marka arinkas ayay doneysa iney dunida si qaldan u tusto is bedelka lkin isha aya macalin ah somalina inshalaah waxba kama qadi donan lkin wxan madaxda qaranka kula talinaya gaar ahan mediyaha somalia iyo wazaradda aramaha dibaddaba iney lucture fiican o ku aadan somalia u gudbiyan adunka iyo gardarada kenya somalia ku hayso

  • @خلوديقيمزن
    @خلوديقيمزن 5 ปีที่แล้ว

    ماشاءلله

  • @khadariidle1862
    @khadariidle1862 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaha geesi somaliyeed alaha ha ku garab gaalo

  • @geelleofficialchannelgeell6554
    @geelleofficialchannelgeell6554 5 ปีที่แล้ว +5

    Ma guursan wali mana arkin dowladnimo Qurbahana waan joogaa hadii aan ku guuleysano badda iyo hadii klaba badda waa teena horta blse ayadaa dooneysa 30 somalia bur bursan in ay ka faideysato why ay u sheegan weeyday cabdi rashiid xiligii aadan cade xiliigii siyaad bare xiliigii anyway wlh waan noqonaa waana dhimanaya hadii ay millitary noqoto rabi iyo rasuul ama geeri ama guusha kama labo labeynayo maxaan somali ku ahay hadii kenya qabsato dhulkeyga oo 1963 dii xornimo qaadatey anigana 1960 qaatey ma sii dhageysan kari wlh madaxa ayaa i xanunayo

    • @sarahadhi7594
      @sarahadhi7594 5 ปีที่แล้ว

      👏👏👏👏👏👏

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 5 ปีที่แล้ว +1

    Af somali anigaa u diyaar san haduu soconaayo.... lkn alxamdulilaah Waan ka guulrysanaynaa

  • @abyanabyan1
    @abyanabyan1 5 ปีที่แล้ว +2

    Warku Wuu Na Soo Gaadhsiisay Waana Ku Mahasantahay .Waana Difaacananinaa Dalkeena .Kiiniya Cirka Ha Soo Taabato.
    Aduunka Oo Dhan Baa Ku Qosla Lana Yaaban Waxaana Helinaa Taageero Caalamiya .Waana La Soo Celinayaa NFD.
    Soola Diyaar Baan Nahay.Guulaayso

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 5 ปีที่แล้ว

    You deserve to a leader

  • @ayaanabdi4504
    @ayaanabdi4504 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah wlhi taariikhdaa xusi doonta sola Lkn, Waxan La yaabay Waxa loo waayay cid kale Oo sidan uga kululaata maca dawlada na ku daroo!

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 5 ปีที่แล้ว

    Scww maan sha allaah tabaaraka allaah

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah thank you walaalkay

  • @aishaibraahim5124
    @aishaibraahim5124 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalayaal wadankeena aanuducayno waanguulaysanaynaa inshaalaah

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +6

    Walee soomalida hantidooda dhigtey kenya ayaan u cabsi qabaa war hantidooda may soomaliya dhigtaan

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc Abdinasir yaad kuhalay wll adigu waadankaaga?

  • @mohamedabdi2501
    @mohamedabdi2501 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad Sola Dhabtii waxaan dhihi Karaa waxaa tahay wadani sxb dadaalkaaas haka daalin waxaan rajeynayaa in waqti dhow la helo dad wax tar ah inshaa allah

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 5 ปีที่แล้ว

    Asc adeer shacabku ma ka hadli kara madax ka hadlaysaa ma joogaana, WAxan kuu sheegaynaa in ay qaadan karto shacabkuna waa u dhimanayaa dalkayaga jabhad baana galinaynaa

  • @aminahassanallowrunkadhigh726
    @aminahassanallowrunkadhigh726 5 ปีที่แล้ว

    Solo plz dalka waa dalkaaga cid kaga fiican ma jiro xaga codkaaga ama ka hadalka iyo aqoonta siyaasada oo waliba iska celin kara naagtaas ee gal arinkaas

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 5 ปีที่แล้ว

    mashalaha abowey guleso waan ku takeray alhaa kheerar ku seyo

  • @ibrahimyarecabdi1589
    @ibrahimyarecabdi1589 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay somalia ha is jecley siyo 🤲🤲🤲 wax kale oo an ka qaban kar no malaha hadi an nahay shacab ka somaliyed

  • @heranheren9235
    @heranheren9235 5 ปีที่แล้ว +4

    mozambique waxaa kajirta koox alshabab lamagac baxday lakin somalia shaqo kum malahan aduunka dhan wuu ogyahay

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc brother mine I really admire your loyalties. I wish all Somalis could think and stand about their blood heritage. One thing I was wantad to asked you is, someone like you should know or suggest an idea of opening contributions account for Somalia in diaspora, to support the Somali government. Please ONE pound or dollar per month would make big difference. Please let's just stop words and let's just do some actions, even if as little as contributions for monthly basis.

  • @abdishukrishukri1688
    @abdishukrishukri1688 5 ปีที่แล้ว

    Manshaallah a/nasir wll qali ah hadaan heli lahayn 100 dhalinyaro adookale ah somali kenya melbay iska sarilahayd ileen hada cidina xabad maridaysee waa dublimaasiyed howshu

  • @dalkiisomaliya3352
    @dalkiisomaliya3352 5 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa lakiin waxaan ku leeyahay adiigaba maad kashatiid dadkale oo soomali siyaasiyiin bayuur soomali udhimanaayo ka hadashaan iska soo xushaan qof oo aad qabataan howsha ay qabatay monika

  • @alimohamed-hj6xt
    @alimohamed-hj6xt 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi naasir - Waxa u qarsoon waa(24/01/2017)

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 5 ปีที่แล้ว

    Insha Allah Waan Soo Dirsaney Qof Soomaali Ah oo Naga Difaaca Monika. Guul Insha allah.

  • @ysfdhr4680
    @ysfdhr4680 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva kenya Waxaan Taageero Buuxda u hayna walaalheen Kenya inay Dhulkooda Xoraystaan Wax Somalinimo laydha waa soo dhamaadeen Kenya iyo Ethiopia Ha kala Qeybsadaano

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali intey isku mashquul sanaayeen cadaw baku dulnoola burburkooda...se soomalidu ma is ogtahay....wey hadana wey.

  • @wiilodahirahmed5968
    @wiilodahirahmed5968 5 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya guul insha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiomar5025
    @abdiomar5025 5 ปีที่แล้ว

    Asw sola waxaan rabaa inaan ku weydiiyo ma jiraa nimanka isku sheega iney maamul goboleed madax ka yihiin ma jiraa nin intuu qaato microfonka yiraahda kenya waa ay qaldan tahay oo bada somaliya faraha ha kala baxdo ma haysaa

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +1

    War dowladaan nabad-nolol hadii warkeeyga eey yelayaan waxaan jeclaaan lahaa in SOLA xil looga dhiibo wasarada arimaha dibada

    • @abdiqanimire137
      @abdiqanimire137 5 ปีที่แล้ว

      haduu xil fiican heestaa laakiin beri waxaa dhahee farmaajo iyo qeeroo difaacayaa

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 5 ปีที่แล้ว

    waan iska celineynaa inshallah gool Nabad iyo nolol

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 5 ปีที่แล้ว +3

    Dowladu waxay khalad ka fahan tahay ka aamusa Kenya laakin ma ahan inay ka aamusaan inay u loolaman siyaasada bada Somalia.

    • @aweysburhani384
      @aweysburhani384 5 ปีที่แล้ว +2

      Hodan, dowlada inay ka aamusto ayaa fiican sababtoo ah decumentoga qaainul wadanku uu u sameeyay hadaysan jiri laheen wax lagala hadlo meesha maba oolin, lakiin markii decumentiga abdirahman abdikashur u sameeyaya ayay heshay chance ay leedahay waan ka wada hadalay bada somaliya, oo been ah. marka jid ayaa been loogu furay ay badeena buuq ku galiso, looma baahna in lala hadlo sababtoo ah wax lagala hadlo meesha mabayalaan!! bad aan kenya ka haysano ma jirto teena ayay rabtaa in xariijinta tooska ah loo qaloociyo, marka qofku leh lineka bada ii qalooci aan badaada qaatee maxaad kala hadlaysa. adaa chance siinaya hadaa la hadasho inaa wax isku haysataan ayaa ka dhigaysa, marka aamuska ayaa ku fiican kenya!!

  • @farxaanmaxamed5648
    @farxaanmaxamed5648 5 ปีที่แล้ว

    Bidaar love

  • @hassanmohamed8076
    @hassanmohamed8076 5 ปีที่แล้ว

    Bacdasalaam kenya markay u suurageli wayday inay Somalia miiska wadahadalka keenan, waxay go'aansatay inay dagaal nagu soo qaadaan si markii laysku jabo waxaay kenya rajo ka qabtaa in dhexdhexaadin laga galo badda Somalia. Salaam. Inj Xasanow

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 5 ปีที่แล้ว +1

    There are plenty of talents but nobody selects them plus many are afraid to move to Somalia. Somali foreign ministry and information ministry are not waging a diplomatic or information war

    • @Jambazisugu
      @Jambazisugu 5 ปีที่แล้ว

      I second you bro.

  • @ahmedyaredalkiihooyohooyo1654
    @ahmedyaredalkiihooyohooyo1654 5 ปีที่แล้ว +1

    Sola Portal ...ku xidhnaada bogani hadaad rajo ka rabtaan dalkiinii

  • @abdirahmannur4059
    @abdirahmannur4059 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan rajaynayaa insha allah inay iyada iyo dadka ay uhalayso mardhow inay shaqaale u adeega shacabka Somalia

  • @SWALAguangzhou
    @SWALAguangzhou 5 ปีที่แล้ว

    Zakia Hussein holds Masters in international diplomacy, and yet she is serving as a deputy police commissioner, that’s a tragedy, we can use her education, most foreign ministers are female to be on charm offensive

  • @fataha1
    @fataha1 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi inay soomali waxba ka Qaadeyn walow aan land land aan kala nahay gudaheeda kenya ayey ka shidnaan doontaa.xoog cid wax laaga qaadi karo ma leh ee Ka Jooga yaa dhaha.

  • @cabdallacabdi9294
    @cabdallacabdi9294 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad waad ku mahadsan tahay Waxyar ma ahayn waxay nimanku usaareen videoga haloo dagaalamo dalka af iyo adinba

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 5 ปีที่แล้ว

    SOMALIYEY ISKU Duuma Ceebtaad Dalkiina u soo jiideen ka mayra To la ay somlyey

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 ปีที่แล้ว +2

    Sola

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 5 ปีที่แล้ว

    Mcallim Sola , arrintanu waa mas'uuliyad guud ee dulsaan saaran dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhabta ah( xalaasha ah) , ma aha kuwa lagu shaqaysto ama lagu shubto damac gaar ah. Yacni, ma aha farlul cayn saaran MD Formaajo iyo xukuumadiisa oo kaliye oo aanan waqti iyo hantiba u haaynin in ay markasta u jawaabto hadallada, qoraalada , khuraafaadka iyo dacaayaadaha rakhiiska ee ka soo burqanaya afka habar kasta iwm. Sxb, Solo , hal sheey ayaan rabaa in aan maanta kuu xaqiijiyo oo dhab ah : maanta ummadda Soomaaliyeed waxaa ka buuxa oo ay leedahay kumanaan aqoonyahanno ( lab/dhedig) oo ku takhasusay culuunta kala duwan ee ay yeelan karto ummadi , sida cilmiga siyaasadda, ka taariikhda , luqadaha iwm. Haddaba, haddii ay duqdani ( Juuma) xirfaddeeda iyo ooratoornimadeeda iyo sida ay Luqada Ingiriiska ugu soo gudbinayso waxa ( ra'yiga) loo soo qoray oo lagu soo shubay , idinkuba reer London iyo ururadiina waad ka falcelin kartaan : these misleading, delusive, chauvinistic statements to participants of the conference by this lady . Yacni, fili maayo in habartan ay ka aqoon Ingiriis badin karto Somaalida ku dhallatay dalka Ingiriiska iyo adiguba, oo kaliye , waxaa loo baahan yahay isku kalsoonaan , adigoo og in ra'yigaagu/fikirkaadu aad ku fasiri karto luqaddaada Soomaaliyeed ama mid kale , yuusan ku cajebgelin aqoonta luqadda Ingiriiska ee Juuma. Walow ay jirto GARDARRO GARAB OG, haddana heerka aqoonta guud ee Ummadda Soomaaliyeed iminka ma joogo kii 1963dii ee yaanan lagu khadamin. Ila ma dhici doonto in dhul Soomaaliyeed si' sahal ah loogu dari karo ama kula wareegto Keenya. Yacni, maanta ma joogto Xukuumadda Cigaal , Muuse Biixina ma laha awood uu dhul Soomaaliyeed ku siiyo Keenya ama dal kale , isga ayaa laga yaabaa in xukunkiisa layskugu soo ururiyo dhulka uu degen yahay qabiilkiisa ama wax ka yar 330ka miles ee Sengapore oo xataa biyaha looga keeno dibedda , sida ay doonayaa Prof. Axmed Ismacil Samatar iyo saaxibadiis , SNMta. Aniga waxaan kula talinaya Juma iyo xukuuma Uhuuru , arrintu yeynan noqon : Habar fadhida legdin la fufud; habar karis xun iyaduba kaal ( qaaddo ) ku leh ee caqligu ha teliyo oo xagga hoose iyo xabadka yuusan idinka gelin fikirka. Yacni, waa in aad ku fikirtaan non-zero-sum stand ee arrinta sheegashada badda Soomaaliyeed. Oo haddii laydinkaga guulaysto go'aanka Maxkamadda Caalamka candhuuftinna dib u laqa oo ku iimaan qaba inta aad ka haaysataan dhulweynka Soomaaliyeed, NFD.

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 5 ปีที่แล้ว

    ⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩👂👂👂👂

  • @ssosso603
    @ssosso603 5 ปีที่แล้ว

    Asc abdinasir please maahalhadashiid adigu waaxan taahaay Somali ruunaah

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 5 ปีที่แล้ว

    Ani qeybteyda waxan siiyay Kenya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ปีที่แล้ว

    Asc cabdi naasir sola waddaniga dhabta ah

  • @sarahadhi7594
    @sarahadhi7594 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaalia human trafficking Kama jirto, beenaaley. Shabaabka lasheegeyo waa Kenya, Ethiopia, carabta, iyo reer galbeedka. Waxey doonto ha sheegto, inagaa leh bada. Waxaan ku oranayaa Kenya, warka badan iska dhaaf oo isu kaaya keen. Maxkamada waxba nagamagalin, labajeeraba heli meysid bada.

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 5 ปีที่แล้ว

    Waari meyside War Hakaa haro. Allaha ku Xafido Sola Soomaali Yaa Ka dhiga Adigoo Kale. Dad Muslim Ah Ayaan Nahey Allah Ayaan Baryeynaa Talana Saaraneynaa. Waxaan Leenahey Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil.

  • @saeedmo2418
    @saeedmo2418 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah garab kaaga nahay alustaad

  • @caatoos101
    @caatoos101 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxa u qarsoon Kenya waa in ay waa hore Shidaalka kasoo saarteen dhulka maanta Soomaaliya lagu heysto. Oo ay ciidamo Kenyatti ah oo tabo bareyaal British ahna ay weheliyaan.. Ingiriis ka na uu qeyb ka yahay.

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhii Bangiga kashaqeyn jirtay Xiligii Xasan Sheekh
    Yusur Abraar
    ma udhiganta Monica