#Ruqyadan

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 74

  • @GuuleedXusendirir-mm8mx
    @GuuleedXusendirir-mm8mx หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow quraanka igu daweee

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo

  • @AsadIsmaciil
    @AsadIsmaciil 6 วันที่ผ่านมา

    Mashalha alors ku barkeyo😢

  • @najimamaxamed2602
    @najimamaxamed2602 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير شيخ

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh shukran jazzaka allah kheyr

  • @raxmoaxmed1444
    @raxmoaxmed1444 2 ปีที่แล้ว +1

    Allhuma aamiin yaa rabi shkrn sh jazaa kallhu axsana jazaa a

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa jazka Allhu khayr Shiikh Aaaaameen 🤲🤲💔

  • @najmaqurux1383
    @najmaqurux1383 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid sheekh badal qeyr qaba allah kusiiyo❤❤

    • @ifraaxmaxamed980
      @ifraaxmaxamed980 2 ปีที่แล้ว

      Warsan baad nooshegte alle hakajisai siiyo amiiin yarabi

  • @user-oj7tk5db9h
    @user-oj7tk5db9h 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah qeyra sheikh

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahsanid shiikh jazakumulah khayr

  • @SeytunQaali
    @SeytunQaali 10 หลายเดือนก่อน

    Jaza kalah sheikh Allah ha ku xafido

  • @shukriahmed6063
    @shukriahmed6063 2 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah sheikh Allaha kubarakeeyo.

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah jasakalaahqeer ustaad

  • @fardawsaahmed-wn5pn
    @fardawsaahmed-wn5pn ปีที่แล้ว

    Masha Allah ale haku barakeyo shekh

  • @indianoceantranslators420
    @indianoceantranslators420 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubark sheikh jidhka ayaa I dubaaxiyey

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wll alleh haa ku xafido

  • @user-he6ed4yu2i
    @user-he6ed4yu2i 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc❤❤❤❤

  • @biyodhiirsi6306
    @biyodhiirsi6306 ปีที่แล้ว

    Jazakumulah shekh

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Jisakallah mahasanid sheeikh

  • @nazlisheikh4981
    @nazlisheikh4981 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheikh

  • @ruqiamohamed6357
    @ruqiamohamed6357 ปีที่แล้ว

    baarakallaahu fiikum illaa yoowmudiin sh❤❤❤

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin allaha kuxafido

  • @xanaansalaad8999
    @xanaansalaad8999 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @vippixel7320
    @vippixel7320 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacka Allahu khayrn ❤️❤️❤️❤️

  • @maariyomaanka294
    @maariyomaanka294 ปีที่แล้ว

    aamiin yaarabi

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว +4

    Thank you shiekh. Waxaan ahaa gabar dadka oo dhan ey aad u jecel yihiin muslim iyo gaalo ba waxaan aad ooga shakiyey nin adeer iigu aadan baa maalin guriga iigu yimid .wuxuu horteeyda ku aqriyey erayo aan garan waayey Arabia ma ahan Somali na ma ahan markii baa iigu dambeeysay.waali baan bilaabey waxaana arkey dadkii oo dhan oo caay xun igu caayaayo muslim iyo gaalo ba waa dhilo waa qumayo iyo wax ka sii xun waxaa maalintaa la socdey nin aan ilmo adeer nahay oo aan 4 caruur ah u dhalay balse aan mudo 10 Sano ah aan kala tagney oo si kaste la iigu kari waayey inaan ku noqdo London baan daganahay asigaa I keenay balse aad buu ii silciyey oo wuu naga tagey kadib buu damcay inuu xoog ku soo noqdo anigana aad baan u diiday waayo kadib markii u madoo dhan uriso la ii saaray subxaana laah baan depression ka qaaday kii aan diidanaayna waan ku noqdey oo hada waan wada dagen nahay marka kan hada I qabo baa igu yiri waxaa lagu sameeyaa oo markeey dad ka oo dhan soo caayaan beey kugu soo noqoneeysaa iyadoo idab leh.marka hada waxaan aqristaa quraanka salaadeeydana waan tukadaa waxaan dhageeystaa ruqyah daada aad xasidka u soo saartey hooyadeey xataa aad beey u xanuunsatey mudo hada laga joogo.marka illaahey baan ku daayey xaasidkaa hada waan fiicnaadey illaahey baa mahad iska leh.

  • @FarxiyoQaasin-e6q
    @FarxiyoQaasin-e6q 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @umuabdulqaadir7523
    @umuabdulqaadir7523 2 ปีที่แล้ว

    maasha Allaah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Jasaakumullahu kher

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Kareem 💝💝🌹🌹

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc khiikh jirka oshan qudxayo baa igagajajabaya mel iifayowmajirto

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว

    Shiekh ruqyah daada aan dhowr jeer dhageeytey baa dhaheeyso marka ugu dambeeyso dixiri allahaa galiyo sixiroole yaasha .marka aan dhageeystey baan waxaan jikada ku arkey dixiri nool nool oo soc soconaayo subxaana laah marka waan joojiyey ruqyah daa oo waxaan ka baqay inuu guriga dhan dixirikaa is wada qaato marka waxaan bilaabey ruqyah da xasidka ah baan dhageeystaa allahaa nagu caafiyee Adigana qeer allahaa kaa siiyo insha allaah Shiekh qof illaahey uu daacad ka dhigay baan ahay balse sokeeye kama fileeynin xumaan subxaana laah

  • @aminafarah2318
    @aminafarah2318 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha ALAAH Jizaa'ika'ALAAH kheyr wa Jizaa'a

  • @SumeyaMohammed-vs5dr
    @SumeyaMohammed-vs5dr ปีที่แล้ว

    Marshallh

  • @roonaywarfa
    @roonaywarfa 2 ปีที่แล้ว +13

    Thank you Allah bless you 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙏🙏

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc Ramadan mubarak kuli cam wa antum biqer 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdiwali1000
    @abdiwali1000 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh

  • @asiyaomer
    @asiyaomer 7 หลายเดือนก่อน

    Shugraan shikh

  • @fafiyoshirw3983
    @fafiyoshirw3983 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaah sheekh lkn hadan umul ahy madhegaysan karaa

  • @MuniOsman
    @MuniOsman 4 หลายเดือนก่อน

    What aap laga so xariiro nosheg iisheg adigooo mhdsn

  • @fardowsaabdi6723
    @fardowsaabdi6723 ปีที่แล้ว

    Shiiqow waxaba igu dhax socsocda maka ruqiyadan dhageystana wan dhidida waxa jiirka laga dilayna wan noqona xasid miya

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @hoodomaxamuud6766
    @hoodomaxamuud6766 ปีที่แล้ว

    Wall waxan kalasooxidhiidhayaa ee igaqabo wll

  • @KHALIILXASAN-wm7mu
    @KHALIILXASAN-wm7mu 11 หลายเดือนก่อน

    Ligahaa😢😢

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 ปีที่แล้ว +2

    Sh.ila soo hdl allah ka rali noqde wxn darema cabsi said ah io waal waal io waadnaha oo aad I garacmo io Lugaha jiirka dhan oo tabar La aan ka daremo mxa wye

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว

      Abyo suaratul baqraha io suratu Yusuf aqriso malin walbo wad cafimade insha allah

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 ปีที่แล้ว +1

      @@shuuchannel3135 Haye abayo insha allah shugran dear

    • @kawsaryusuf5800
      @kawsaryusuf5800 ปีที่แล้ว

      Sasan ahay walal sekatahy hada

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 ปีที่แล้ว

      @@kawsaryusuf5800 abayo Alxm wn ka ficanhy Hada quran Aya Isa saray quran badn

    • @kawsaryusuf5800
      @kawsaryusuf5800 ปีที่แล้ว

      ​@@simrannimcan5214walal anu Wan kudalay ciraashyadi waxaba ihama hadlan walal wadnaaha igu darana iyo cunaha oo lay haysto walal iuo mdaxa marka xasid badan baa laygu shegay walal hada quranaka iska dhagaysta walal gelinka dabe igi daran

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว +2

    Thank you shiekh for everything.

  • @deeqsiofficial3882
    @deeqsiofficial3882 ปีที่แล้ว

    Lambarkaga what's apka ii sheeG war weYn ku HaYaYe

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว

    Hooyadeey waxaan jiraa 17 marka lagu daro 18 oo uu curad keeyga hada jiro intaa London na waxaan ku soo galay 20 jir iyo curadkeeyga oo aan isla markii ba dhalay oo 18 hada jiro baan ku soo galay balse 5 sano oo kale buu ku daray oo passport keeyga iigu soo saaray.hada waxbaan bartaa dadka ugu waa weyn baan ka mid ahay.oo da deeyda runta ah weey dhuntay .

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 4 หลายเดือนก่อน

    markan halmar dhagystay ila shalay dhabrka tabcan ka ahay sheikow

  • @maxamuudcali3911
    @maxamuudcali3911 2 ปีที่แล้ว

    Lanbarka whats appkaaga no sheeyga

  • @nimabuba7526
    @nimabuba7526 2 ปีที่แล้ว +1

    Watsapka sheikh noso qor adigo raliya

  • @user-js6qb3wp7f
    @user-js6qb3wp7f 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤