dhagayso ruqyadan ilaahay ban ku dhaartaye sixirka kugu jiraa wuu soo baxaya

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 192

  • @diasaid8495
    @diasaid8495 2 ปีที่แล้ว +13

    Salam aleikoum cheikh Habib wallahi walal ruqyadan aad iyo aad ayey u sameysa wan oyiin dhameysta bilow ila dhamaad culeyski wadnaha duushisa iga haye u iga daagey hogaha alhamdoulilah kheir allah haku siyoo walal

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah wll jazakallahu qeyr
    Allah haku barakeeyo labadi ku dhashay hadey nool yihiin caafimaad iyo cibaado suuban camal la aqbalo Allah ha siiyo aaqirana janatul firdowza insha Allah

  • @dheemaanqurux3087
    @dheemaanqurux3087 2 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah allah Ha na cafiyo inta xanun san Walhi quranka wa dawo

    • @dhameysdumar9172
      @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo see lguu hyaa cabsi Walwal kunolahy

    • @dheemaanqurux3087
      @dheemaanqurux3087 2 ปีที่แล้ว

      @@dhameysdumar9172 abaayo umu sipyaan ayan qaba

    • @abdiahlam8614
      @abdiahlam8614 ปีที่แล้ว

      Ila so hadal abyo

    • @zamzam1122
      @zamzam1122 ปีที่แล้ว

      @@dhameysdumar9172 ani habenki guriga ka cabsada wana walwala

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir453 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha’Allah
    Ustaad Af-Somali
    Ku soo habaar Shadaadiintu
    Si Ay ufahmaan.

  • @fatmaally7311
    @fatmaally7311 2 ปีที่แล้ว +4

    JazakAllah khayr ustad Habib🙏♥️

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah.Jazakallakheyr .

  • @faadumohassan2406
    @faadumohassan2406 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekhow alle ha ku barakeyo addun iyo aqiro anagana caafimaad alle ha nagusiiyo aamiin yaarabi

  • @warsan123
    @warsan123 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc sh Habib jazaakallah akhii

  • @hamdimohamedahmed6593
    @hamdimohamedahmed6593 2 ปีที่แล้ว +9

    Allaha kubarakeeyo walal ayay ii anfacday ruqiyadaaan

  • @saiddjamahassan3622
    @saiddjamahassan3622 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Jazaakalaahu khayr

  • @shamsocali8359
    @shamsocali8359 2 ปีที่แล้ว +4

    Wan daremay waliba madaxa adbu ii xanuunaa wuuna I wareeraa waan ilaliya madaxa marwalba lkn maanta ruqyada markan dhageysanaaye darbigaa madaxa ku tumay ma aqaan sababta

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +11

    MASHA ALLAH jizakalah walal❤️ 👏👏
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @dalmarhassandalmar3442
    @dalmarhassandalmar3442 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيرا

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله
    حقا دعاء قوي جدا
    ربي يجزاك خيرا

  • @shahabtabook9312
    @shahabtabook9312 2 ปีที่แล้ว +1

    Amin yarbi amin ilhy haku barkeeyo shikhowu

  • @suudisuudi2755
    @suudisuudi2755 2 ปีที่แล้ว +5

    ilaah haku xafido sheekh

  • @aminomuse8918
    @aminomuse8918 2 ปีที่แล้ว

    Shukran sheekh

  • @fatimaguleid5724
    @fatimaguleid5724 2 ปีที่แล้ว +2

    Ascm masha allah shaakh allah hakubarkayo Amiin Amiin,

  • @user-mh2dp6jc4e
    @user-mh2dp6jc4e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah. Sheekhnoosoobadiwaalaguraxaysanaya❤😂😂😂❤❤❤😮😢😢😢😅😊

  • @maryanmohamed547
    @maryanmohamed547 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah. Allah hakuhifdiyo walal

  • @Kartibadan01
    @Kartibadan01 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah wlh wad noo hagar baxdi jazakaAllah…ilahi hanugu caafiyo aad ban uxanunsnhy ee wan dageysan 2 isbuuc in sha Allah

  • @saiddjamahassan3622
    @saiddjamahassan3622 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Aamiin Aamiin Yaa Rabil caalamiin wa Rabul Carshalton cadiim...

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother

  • @hamdimohamedahmed6593
    @hamdimohamedahmed6593 2 ปีที่แล้ว +30

    Waxaad tahay will yar oo ahlu khayr oo allaah
    Umadda Ku xoojiyay

  • @kafiakafiahoussein4786
    @kafiakafiahoussein4786 ปีที่แล้ว +2

    Wll aad baan ugu xanustay waan matagaay

  • @kizaru969
    @kizaru969 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @meysooumer1928
    @meysooumer1928 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc masha allah

  • @KHADIJA_1290
    @KHADIJA_1290 2 ปีที่แล้ว +4

    Amiin

  • @hibonuuraaxmed1950
    @hibonuuraaxmed1950 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا أخي في الله

  • @deqaibrahim4987
    @deqaibrahim4987 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallahu kheyr Sheikh

  • @suudisuudi2755
    @suudisuudi2755 2 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa alaah tabaarakalaah

  • @fatimajama9485
    @fatimajama9485 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaahu qeer shiq

  • @habonmuse9150
    @habonmuse9150 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah tabarakalaah

  • @deqaibrahim4987
    @deqaibrahim4987 2 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin yaa rabi 🤲🤲

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 2 ปีที่แล้ว

    Shekh ruqayada mar dhageystay mataq iqabtay kadibna waan mataqy inan sixranhay waan is ogahay ilahey na cafi dhamatena

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว +3

    Damin waan akhrista wll alxamdulilaah mahdsanid

  • @Abdullah-kn2ld
    @Abdullah-kn2ld ปีที่แล้ว +1

    Allah kubarakeyo aqhara iyo aduunka Isha allah

  • @zamzamisse9919
    @zamzamisse9919 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 ปีที่แล้ว +3

    Assalamu Alaikum Sheekh waxaan dareemey korka dab iga dhurwaayo iyo Cancun iyo bogart xanuun. Shaqadii iyo waxbarashii iyo wax walba waa joojiyey xanuun kala duwan baa maalinba meel iga qaban

  • @qadroqaali9342
    @qadroqaali9342 2 ปีที่แล้ว +11

    Qeyr alle hakusiiyo alle haburburiyo amiim amiiin amiiiiiin

  • @dalyaremedia217
    @dalyaremedia217 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikh ilahay ha kaa ajarsiiyo wanaaga aad u falayso walaalahaa
    Shiikh aniga samayn ayay igu yeelatay waxaa la iga qabtay dhanka bidixda oo dhan ayaa i xanuunay ilaa maddax ilaa iyo lugta

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin Yaaaa Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🙏

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin AMIIN

    • @shahabtabook9312
      @shahabtabook9312 2 ปีที่แล้ว

      , 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🕋🕋🤲🤲🤲🤲🤲💕🛑

  • @qalanjoinahared6652
    @qalanjoinahared6652 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheeko Allah qeer ku siiii aniga aad man ujareeyay korka ihoray wana cabsatay niyada idhahi guriga musbara ku jira maqano 😭😭🙏

  • @mazkaro1mazkaro18
    @mazkaro1mazkaro18 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Yaa rabii

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว

    Thank you for everything ❤️ take ❤️ care

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว

    sukra sheekh ducadada rabii hay ajiibo

  • @abdikadirgaleef3966
    @abdikadirgaleef3966 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshaallah

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh sixir ka la igu dhibaateeyey xataa wajigeeyga wuu fool xumeeyey oo markaan muraayada isku fiiriyo ma ihi gabadhii qurxooneed oo jecleed in ay markaste ma sawiro iskaga qaado mobile keeyga subxaana laah I hate sixiroole oo dhan allahaa cadaabo aaqiro iyo aduun ba Shiekh qeer badan allahaa ku siiyo.

  • @nimaabdi6103
    @nimaabdi6103 2 ปีที่แล้ว

    Ameen ameen ya Allah

  • @user-ym7zw3rz3s
    @user-ym7zw3rz3s 3 หลายเดือนก่อน

    Illahay akhariyo aduun ba hku dhawro wllkey jazakallah sameyn wayn ba iska daremayaa korka dhana i jajaban😢

  • @xaliimacumar-jq1ys
    @xaliimacumar-jq1ys ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu qeyr

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 2 ปีที่แล้ว +12

    Aamiin yaa rabbi kuwa la dulmiyey u hiili

    • @jamafarahweyrah8453
      @jamafarahweyrah8453 2 ปีที่แล้ว

      Manah Allah Sheikhow aniga wax baa iga yaacay walahi Wan Dheegaysan markastaa insh Allah Cabdiraxmaan Jasaakalahaa

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 ปีที่แล้ว +1

    Maash ahAll

  • @sahramahamed6490
    @sahramahamed6490 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashah Alah

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaha allhu amiin yarap nagu cafi

  • @ruqiyoxaaji2567
    @ruqiyoxaaji2567 ปีที่แล้ว +1

    Aamin yaa rabbi

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭
    Allahuma aaaamiiin

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 ปีที่แล้ว +4

    Aameen 🤲🤲🤲🤲💕💕🙏🙏Jazka Allhu khayr Shiikh Aaaaameen

  • @mahadgas3976
    @mahadgas3976 2 ปีที่แล้ว

    Illahyow
    Aamiin, Aamiin Aamiin

  • @Ma_Ah_Mo
    @Ma_Ah_Mo ปีที่แล้ว

    Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen Ameen

  • @mawlidhassanjama462
    @mawlidhassanjama462 2 ปีที่แล้ว

    Cheikh isojawab insha allh waxn joga borama

    • @CabdilahiMuxumed-nh3jo
      @CabdilahiMuxumed-nh3jo ปีที่แล้ว

      mash allaah waxan wada joognaa boorama allaha allaha barakeeyo shekha

  • @saadaabduraman9775
    @saadaabduraman9775 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @user-mh2dp6jc4e
    @user-mh2dp6jc4e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsaidnoor3625
    @mohamedsaidnoor3625 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @hamdimohamedahmed6593
    @hamdimohamedahmed6593 2 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك

  • @user-tk6ww3xt6m
    @user-tk6ww3xt6m 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ilahy dawo hanogadhigo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoqorane-ec9mx
    @fadumoqorane-ec9mx ปีที่แล้ว

    Illohow ajir iyo xasanad kusii sheekhow adunyadana kugu barakee akhirana janada kuwaar

  • @mawlidhassanjama462
    @mawlidhassanjama462 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc cheikh waxn donaya ina ku sobiro rugyada cheikh insha allh

  • @cabdalleluulac1360
    @cabdalleluulac1360 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @maryamruunabdi4408
    @maryamruunabdi4408 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazakallahu khayr wll

  • @muniitaofficial5101
    @muniitaofficial5101 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @lonebome5053
    @lonebome5053 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh sababta dhibkaa iyo aflagaada foosha xun kas cad la iigu geeystey waxey aheyd inaan qof na ba I jeclaanin ilaa ninka asiga ah mooyee ama aanaan guur dambe aan ninka asiga ah mooyee marka ceeb aadan laheeyn dusha xaasid nimo lagaaga saaro waxaad sameeyso ma garaneeysid illaa rabi inaad kuwada deeyso dhamaantooda wixii sixiroole kuugu tagey oo kugu dhibaateeyey waan iska samray illaahey na wàan kuwada daayey subxaana laah. balse xaasidkaa waa xaasid dhinaca aabo ka socdo mahan mid iga fog subxaana laah xataa hooyo macaan weey ku dhibaateeyeen subxaana laah.

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi

  • @jamacsaid808
    @jamacsaid808 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @Maxamed51989
    @Maxamed51989 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @user-uc2xf4sy4b
    @user-uc2xf4sy4b 2 หลายเดือนก่อน

    amin amin amin amin amin amin amin

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 25 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar sallahu calaici wa salam

  • @falisyarey8162
    @falisyarey8162 7 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaahu

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 ปีที่แล้ว

    Maashallah

  • @laylaqadi7409
    @laylaqadi7409 2 ปีที่แล้ว

    mansha Allah will alle haka abal mariyo

  • @mulkihassanmustaf5376
    @mulkihassanmustaf5376 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido

  • @BaarliinSiciid-jo7cf
    @BaarliinSiciid-jo7cf 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤tanks shiikh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤40 qof ducadooda waala aqbaala iigu soo duceeya in aan imtaxaanka kaalin wacan aan galo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maiida809
    @maiida809 ปีที่แล้ว

    masha allaha

  • @amiinocaddey24
    @amiinocaddey24 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh waan xanunsaday inta dhageysanayey wan cabsaday xanun dartis

  • @Fatxi.H
    @Fatxi.H ปีที่แล้ว

    Aamin yarabi🤲🤲🤲

  • @nemo-qy6js
    @nemo-qy6js 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah Mashaallah ❤

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    MASHA ALLAAH
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fariidaa2416
    @fariidaa2416 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh markaa dhageesanaayo ma dhamesa karo hurdaaa leygu so tuura fadhiga xitaa wan ku hurdaa markasta oo aan dhageeso is dhaho Maxaa keeni karo

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh ruqyadaa markaan dhagaystay idhaha ayaan iskuqabtay far ayaan qaadi waayay xogaa jirka kulayn ayaaan dareemay

  • @maryamruunabdi4408
    @maryamruunabdi4408 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga marki ugu horaysayba naxdin baan dareemay iyo jidhidhico markaan dhamaysteyna madaxa ayaan xanunyar ka dareemay inan yara wareersanahay ookale

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  2 ปีที่แล้ว

      Wad hakala joojin

    • @jamalbudhle5739
      @jamalbudhle5739 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 asc shiikh iso jawaab bles waxn xununsany sixir ligu sheegay melba badan tagay oo ciLaaj dawdi waxb igm tartO markst waxn daremy wad xunun io cabsi waxb igu dhahay wad dhimn had dhimn xt ma sexdo max samey shiikh bles 🙏🙏🥺

    • @NawaalxasanFaarax
      @NawaalxasanFaarax 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@jamalbudhle5739hada se noqotay wll

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว +3

    Shekh waxan ku riyoday anigo matagayo dhiig fara badan quf an is tagal sanahay o qarabada eh ayane ku ag oynayey markas matagay dhiga maxey noqon karta shekh

    • @habibabdirahman3747
      @habibabdirahman3747  2 ปีที่แล้ว

      Riyadaas miyay kugu so noq noqotay

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว +1

      @@habibabdirahman3747 may shekh wa halmar dhig marne tiirxi tirxiga markan matagay wan cafimadey o awal quranka markan dhagesto wajiga i cun cuni jiray wexey qodxa ka tagan yahin cml iyo calol xanun ayan daremi jiray iyo korka o hur iga shidmo hadase waxas dhan malahi markan tarxiga matagay ku riyodey aya igu danbesey

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 mexey noqoneysa Shekh

    • @samirabdisalamhaji9042
      @samirabdisalamhaji9042 2 ปีที่แล้ว

      @@habibabdirahman3747 Asc sheikh waxan will dhalinyara ah ruqyada markan dagysto wan wada garira nef tur ila xbaadka kadib wan oyaa bacdi wan mataqaa alhamdullah hurda fican ban sexda sheikh contact numberkag xage kahela

    • @mashallahaw1150
      @mashallahaw1150 2 ปีที่แล้ว

      masha allh jisakalaah kheyran sheekh alle haku xafido

  • @mawlidhassanjama462
    @mawlidhassanjama462 2 ปีที่แล้ว +1

    Cheikh wan xanusanay waxn donaya wtsp an ka laxid cheikh

  • @faadumaali7863
    @faadumaali7863 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh qofka sixiran maxaa lagu garta

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Sh. Xabiib. Jazaa kalaah khayr. 😍

  • @nimcomuuse3422
    @nimcomuuse3422 21 วันที่ผ่านมา

    Alehaku xafido akhiriyo aduunba

  • @AnisaHassanAnisaHassan
    @AnisaHassanAnisaHassan 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh jazakallahu kheyr wllo ummu sibyaan aya igu jirto isheg dawadedda hadey quraan tahy iyo bless iga so jawb

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว +2

      Anisa hasan abaayo aniga saas ayeey ii dhibtaa laakiin qusulhindi cab iyo qusul baxri waxaa kaloo jirta dawo u fiican aaad u quwad badan cujuumi nisaa ayaa la dhahaa meelaha cilaajka ama makatabadaha ayaa laga gadaa Allah noo kaalmeeyo aniga adiga iyo intii Muslim ah ay hayso

    • @ifrahhussein5284
      @ifrahhussein5284 2 ปีที่แล้ว +1

      Walalshy aniga sidaa i dhibtay, dhiig caado waa hore ayaa iigu dambaysay alle ha inoo gargaaro xanuun ka xun garan maayo.

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ifrahhussein5284 abaayo Allah ku caafiyo wey na wada dhibtay gargaark Allah ayaan ka baryeeynaa

  • @khadraaden9969
    @khadraaden9969 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakubarakeeyo sixir cashaqa nosobadi