Ruqyadan dhagayso sixirka guurka kaa xiray wuu kaa bixi ilaahay idamkiis

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 184

  • @rajadeydawaaguul9687
    @rajadeydawaaguul9687 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خير شيخ sababto ah waxba a iga dagaya Marka an dhagesto shiiq abaalkaga jano alle haka dhigo amiin

  • @user-zc8rk1me9p
    @user-zc8rk1me9p 7 หลายเดือนก่อน +5

    😢Alx Wllhi Sheeq ilaaahay qeer haku siiyo idinka nah Isoo duceeeya wllayaaal..😭😭😭🤲

  • @hodanaxmedfarax2238
    @hodanaxmedfarax2238 ปีที่แล้ว +10

    Azxapta iso duceya waxan ahy gabar walashina oo guurku ka daahay

    • @Ayeesha44
      @Ayeesha44 ปีที่แล้ว

      Nbbbhjjjjjjjjjbbbb. Vbb. 😆🤪🤪😋😋😋😋🤪🤪🥸🥸🥸😎😏😏😏😏😏😏😏😏😒😏😏😏🇸🇪🇹🇯 5:26 mmokjojoollkoooooooo

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 6 หลายเดือนก่อน

      Sam nahy wall wax qeer qabo alle hansiyo

    • @hodanaxmedfarax2238
      @hodanaxmedfarax2238 6 หลายเดือนก่อน

      Aamin qali

  • @user-yy4tj4fb1d
    @user-yy4tj4fb1d 10 วันที่ผ่านมา

    Mnsh allh sheekh jasaala laah ina so duceeya guur xalaala oo dagdaga😊

  • @ayannaloveunited9860
    @ayannaloveunited9860 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah mahadsanid sheikhena iso ducey guurka culeys iga saarane😢

  • @walaalqaaaliah3222
    @walaalqaaaliah3222 ปีที่แล้ว +50

    Qeyr badan Allah ha ku siyo qofkasto dhageysto Allah dartisa igu soo duceya guur iyo caruur wanagsan gabar walaashin oo guurka ka dahayna ahay

    • @naziimamiin7122
      @naziimamiin7122 ปีที่แล้ว

      Alle haku siiyo adiyo islaamkaba qlli

    • @suldaamodaahir8732
      @suldaamodaahir8732 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay wax qayr qaba o adku faraxdo allaha ku siiyo abayo

    • @Hodan984
      @Hodan984 ปีที่แล้ว +1

      Alllh ku siiyo guur xalal ah oo ad ku dagto iyo owlaad bari ah abay

    • @hodanaxmedfarax2238
      @hodanaxmedfarax2238 ปีที่แล้ว

      Allaha ku siyo kuwo khyr qaba

    • @fadumoxuseen4456
      @fadumoxuseen4456 ปีที่แล้ว

      Dhamaantenba Allha noo sahlo wallo

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 2 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh ducada ayaa i saameysay quraanka waxba kuma daremin😥😥

  • @barnidahir
    @barnidahir 3 วันที่ผ่านมา

    Iso duceya inu illhey zowj wanagasn iyo guur xalal ah inu isiyo iyo owlad bari ah

  • @cayuushi3974
    @cayuushi3974 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh jazakalah khayr Allah haku xafido

  • @ismahanita4
    @ismahanita4 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jisakallah khayr sheikh ❤

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah jasakaallah khair sheikh Alle Haku xafido akhiro iyo adinba wax ban daremay kadibna wan madagay Alhmdulilaah Alhmdulilaah

  • @fadumaabdi521
    @fadumaabdi521 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallh jazakallah ya shekh

  • @fardowsocabdullahi1905
    @fardowsocabdullahi1905 2 ปีที่แล้ว +8

    Shiiq markaa aqtinayso waxan darema wadno xanun io inoo jirka oo dhan ijareynayo 😭😭

  • @samarasiman2429
    @samarasiman2429 ปีที่แล้ว +2

    Wxn darmy mrkn dhaysanaya wdna garaac sa id ah iyo jirka dhan oo i jaraynyaa sheekh

  • @user-nt9rj9eg4x
    @user-nt9rj9eg4x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Khayr ilhy ha ku siiyo shiikh ani qofkastoon guur ku heshiino wax baa nasoo kala dhex galaya ama ani xagayga hanoqoto ama xagiisa qofkastoon guur ku heshiinaa na wuuba ila fool xumadaa bal isoo duceeya

  • @fartuunfaraxsanofficial7322
    @fartuunfaraxsanofficial7322 17 วันที่ผ่านมา +1

    Shiiq qofkasta oo hishino Guurka cajis ikadarema xagisa wana ka caga jidaaa ugu danbeyn Qofkas wan katagaa Qofkasta oo guur ku hashino waye wadnaha Aad ixanunaaa subaxdii iyo galab gabkina wxan daremaa cajis badan ilaa aan hdl kari wayo wadnaha waixanunaaa siad ah waliba Qalbiga cariiri aad ah ka daremaaaa si aan ka shekeyn karo maha wlhi culeys Aad ah uheysto Shaqo marabo inaa ado mana Rabo inaaa qof Arko wxan rabaaa kaligey ani carrurta aan jogno wxan rabaaa inaa qolka galo oo cidlo iarkin wxan idinka codsanaaa inaaa Alle dartis igu duceysan intas Alle iaqbalo Ducadina 😢

    • @HamdiShuriye-dp7sq
      @HamdiShuriye-dp7sq 12 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢hada kusugnahy xladan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢isoduceya

    • @mohamedyusuf4796
      @mohamedyusuf4796 11 วันที่ผ่านมา

      Xld aa ka sheekeysay gabar ila dhalaty aa saas ah allaha wada caafiyo dhammaan walaalaha

    • @NuuraHajicali
      @NuuraHajicali 4 วันที่ผ่านมา

      Ana sas ayan ahay ilhy ha ina ga wada saro

  • @duuliyesarebarkhadlehyare3042
    @duuliyesarebarkhadlehyare3042 2 ปีที่แล้ว +4

    مشاء الله شيخ جزاك الله خير ALLAH Haka Abaalmariyo امين امين يارب العالمين wad mahadsan tahay walal qaliya

  • @ruqiyoxaaji2567
    @ruqiyoxaaji2567 ปีที่แล้ว +1

    kheyr allah hakusiiyo sheikh

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 ปีที่แล้ว +1

    Jisaakalaa qeyr shiiq ustad

  • @leylocali9050
    @leylocali9050 2 ปีที่แล้ว +4

    Jasakallah yaa shekh

  • @ubaxaxmed1656
    @ubaxaxmed1656 2 ปีที่แล้ว +2

    Jasakallah shekh

  • @najmamaxamed4827
    @najmamaxamed4827 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaska allaah khayr khayr

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheekh ninakayig dhash waalag sixarayi 4yer ayaan gurig leenayi manaan dhalin

    • @faysamaxamuud7909
      @faysamaxamuud7909 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh dhuux o dhan ba i xanuuny ruqiya mar ka an dhagays tay

  • @CabdirsaaqMohammed
    @CabdirsaaqMohammed 8 วันที่ผ่านมา

    Sheekh majirtaa midigafurta qataarka

  • @kaltuunkaltuun1975
    @kaltuunkaltuun1975 ปีที่แล้ว +2

    Man sha Allh sheeq Ale haku xifdiyo 🤲🤲

  • @najmamaxamed4827
    @najmamaxamed4827 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh iso ducee. Marka quranka laisaaro wan dhacayaa igama tagayan waxbarashadii …. Iyoh Way idideen plz

  • @qwed8699
    @qwed8699 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qer Allah kusiyo sheq waxan alle kabarya aniga to inta dhiwatesan dhibatada alle hakaqado in sha allah

  • @ZahraMohamud-uq5ny
    @ZahraMohamud-uq5ny ปีที่แล้ว +1

    Mashallh sheilkh Janatil firdowos Allaha kugu ziraaaaqo inashallh

  • @leilashabelow123leilashabe6
    @leilashabelow123leilashabe6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah jazakalah khayr

  • @Rodina440
    @Rodina440 5 หลายเดือนก่อน +1

    wadnaha waran iga taagmay ka dib xogaa waa nafisay alxamdulillah hada naqaska igu dhagaaya xitaa waa ka fiicanahaay

  • @khadraayaanchannel542
    @khadraayaanchannel542 2 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallaah sheekh
    Waxad noo shegta waqtigee ku haboon in la akhristo

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 ปีที่แล้ว

    Ameen yarabi 🤲🏼shukran

  • @AminaAxmad-op7ql
    @AminaAxmad-op7ql หลายเดือนก่อน

    Jasakallah kheyra shekh

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 7 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalaahu khayr shikh

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah Walalkei ❤❤❤

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walal iyaa hore ayaa maalin walbo dhageystay waku cfmday woona iga baxay oo guursaday lkn ciyawo iga dumay hadane 1sana garoob ahay illaah dartiis iguso duceya inuu alle guur kheyr ah oo ku nasto isiiyo

    • @QueenRamla-jy3oz
      @QueenRamla-jy3oz 2 หลายเดือนก่อน

      Guur wanaagsan allh ku siiyo

    • @MustafXaanshi
      @MustafXaanshi 15 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤

  • @user-yy4tj4fb1d
    @user-yy4tj4fb1d หลายเดือนก่อน

    Jasaka laah khyr shiiq iso duceeya wll walashin ahay oo guur xalaala rabtee😢❤

  • @mariyacali6541
    @mariyacali6541 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah 2 bacisho ayan dhageysanaaayaa fudeed ayan ka qaaday Allow nagu dawey Aaaamin yaarabi

  • @dalmarinhocn6985
    @dalmarinhocn6985 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho xarun makuleedahay shiikhoow🙏

  • @rodaosmandaoud
    @rodaosmandaoud ปีที่แล้ว

    Asc jasaka lah khyr

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshalllh jazakalllh

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 2 หลายเดือนก่อน

    masha Allah shekh,jasaakallah

  • @simanabdalle9610
    @simanabdalle9610 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlalyal isoduceya Guur wangsan xalal allah haisiiyo😢

  • @luuzehaji8263
    @luuzehaji8263 7 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaah allaahuma aamiin yaa rab yaa arxama raaximiin🤲

  • @NasraAhmed-ke4cz
    @NasraAhmed-ke4cz หลายเดือนก่อน

    Shukran aqiy allaah yaxfadag yaarabi

  • @nafizajamacxasanNajax
    @nafizajamacxasanNajax 24 วันที่ผ่านมา

    Jasakalaaah qayr

  • @nafizajamacxasanNajax
    @nafizajamacxasanNajax 24 วันที่ผ่านมา

    M.n jasakalaaaah sheeeq❤

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah

  • @hiboisaak487
    @hiboisaak487 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin yarbi sheekh 🤲

  • @CayuushAbdulle-np7wi
    @CayuushAbdulle-np7wi ปีที่แล้ว +2

    iiso duceya walaladey inu alle iga qaado xanuunkan😢😢😢

  • @dheemanomaryussuf
    @dheemanomaryussuf ปีที่แล้ว +1

    Wlhi jimicsi baan kabixi wayay markaan dhageestay jazakallah sheeq

  • @user-jn9wn6dd6x
    @user-jn9wn6dd6x 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ilahay ajir ani dhamani hakugu siye 🎉

  • @aishakadar4869
    @aishakadar4869 ปีที่แล้ว +2

    Shiqow macaga iyo numberka sida lo seefaya aniga somaliya jooga si deg dega igu so jawaaab shiqow barakklh

    • @nimcohappy9474
      @nimcohappy9474 ปีที่แล้ว

      Abayo caadi u seef garayso aniga sheekha waan la hadlay soomaalia ayaa joogaa quraankaan markaa dhageeystay ayaa xanuusaday

  • @BANAKIICHIGO
    @BANAKIICHIGO 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @raaqiyo9176
    @raaqiyo9176 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheq❤❤

  • @lazyanimal1341
    @lazyanimal1341 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal inan kula hadlan doonaya ee icaawi fadlan

  • @ruqiyoxaaji2567
    @ruqiyoxaaji2567 ปีที่แล้ว +2

    Alllahuma aamin

  • @user-gd7ri9of5s
    @user-gd7ri9of5s หลายเดือนก่อน

    Jazakallah❤

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 6 หลายเดือนก่อน

    Alleh haka abaal mariyo🤲

  • @suldaamodaahir8732
    @suldaamodaahir8732 ปีที่แล้ว

    Meqa jeer la dhagaysta shiikh

  • @faadumobashiir3222
    @faadumobashiir3222 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallha

  • @fardowsocabdullahi1905
    @fardowsocabdullahi1905 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @Udgoninaqolif
    @Udgoninaqolif 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad Sanid sheikh

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว +2

    Ruqiyo walbo so dhigtid wan dhageysat si dagn ayad u aqrisa quranka

  • @YaasminMaxamed-ci3bd
    @YaasminMaxamed-ci3bd ปีที่แล้ว +1

    Shekhe nin ayan ahay dhincaa guurka nin walpaa oo an guur ku heshin wuu tahay

  • @cabdialinasir1618
    @cabdialinasir1618 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah

  • @Niciima-xw9xj
    @Niciima-xw9xj 4 หลายเดือนก่อน

    Shikh ruqiyada sixirka guurka wn ku xanuusada markan maqlo

  • @SafiyaMaxamed-js3ug
    @SafiyaMaxamed-js3ug 4 หลายเดือนก่อน

    Khayr ale hakusiyo

  • @ZahraMohamud-uq5ny
    @ZahraMohamud-uq5ny ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @user-qt5je2gv4u
    @user-qt5je2gv4u 11 หลายเดือนก่อน

    Ameen❤

  • @DEEQOGANEYYAHYEGANEYYAHY-wb6tk
    @DEEQOGANEYYAHYEGANEYYAHY-wb6tk ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow xgee kala soo xiriiraa

  • @user-ri9rs4ro7s
    @user-ri9rs4ro7s 2 หลายเดือนก่อน

    Aaamiiin yaa rabb laaxawlla wallaa quwata ilaa billaa

  • @deqamuse4129
    @deqamuse4129 10 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad2622 9 หลายเดือนก่อน

    Màsha Allah

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 9 หลายเดือนก่อน

    Ajar iyo xasanaad alla hakaasiiyo

  • @CARRIELOLO
    @CARRIELOLO 4 หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @hodanmahmed560
    @hodanmahmed560 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaallh shugran

  • @FaysaMaxamed-jn4ru
    @FaysaMaxamed-jn4ru 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh alle waxan kaga baraya janatul fardawsa

  • @Roodaaragsaan
    @Roodaaragsaan หลายเดือนก่อน

    Ammmin

  • @ayancige6625
    @ayancige6625 6 หลายเดือนก่อน

    Aaamiin yaarabi

  • @ubahabas2109
    @ubahabas2109 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sh xabiib walaal aad baan kuugu baahanahay telephonkaaga iima shaqaynayo walaalo see kuu helaa walaal ilaahay dartii ii caawi walaal

  • @Xubeybah
    @Xubeybah หลายเดือนก่อน

    Aamiin ya rabbi

  • @user-jf9hu1cu4o
    @user-jf9hu1cu4o หลายเดือนก่อน

    Aamin❤❤❤

  • @Dearchoppa1
    @Dearchoppa1 ปีที่แล้ว

    asc.waa,faadumo USA telephonkaaga madhacaayo marka ma,isoo wici kartaa wll.

  • @Talizo9
    @Talizo9 ปีที่แล้ว +1

    waad mhdsnthy wll alle hku barakeyo xasadka alle hanga qabto dad bdn cadow igu ahn alle ino qabto iso duceya👍

  • @FadumoCabdi-f2p
    @FadumoCabdi-f2p หลายเดือนก่อน

    Shakh iso ducye aniga

  • @BarwaaqoNuux-ye1bs
    @BarwaaqoNuux-ye1bs หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @laylomaxamedali2820
    @laylomaxamedali2820 ปีที่แล้ว

    wanka baqa ruqiyo dhan balse alle ayn garab weydisanay ina waxyelo daremin

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah...sheikhow Markan dhageystay Adban u oyay ohinta Maxa kenayo weligeyna ohin iskumanan Arkin

  • @YaasminMaxamed-ci3bd
    @YaasminMaxamed-ci3bd ปีที่แล้ว

    Asc shekhe wan ku xansaneya oo ma dheysan karo

    • @faizamohamed6586
      @faizamohamed6586 8 หลายเดือนก่อน

      Isku qasab abayo waxa kuku jira didaye

  • @mulkimanhaj
    @mulkimanhaj 3 วันที่ผ่านมา

    Guurka lididay nin waa diday

  • @user-he1xn3gg4y
    @user-he1xn3gg4y 3 หลายเดือนก่อน

    Insha allah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-nr6rf6ls4o
    @user-nr6rf6ls4o 6 หลายเดือนก่อน

    Jisaakala wll

  • @mohameddek4757
    @mohameddek4757 ปีที่แล้ว

    Shikhow mahad saniid wankudageestaa guur igaahalawee markan guursado walii baaiguudahaa

  • @SafiyaMaxamed-js3ug
    @SafiyaMaxamed-js3ug 4 หลายเดือนก่อน

  • @yasminbashe9128
    @yasminbashe9128 ปีที่แล้ว +1

    Numbarkaga ayan raba wlo

  • @haniimaxmud488
    @haniimaxmud488 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @dhjktplease9712
    @dhjktplease9712 7 หลายเดือนก่อน

    ما الذي تقرونه بالاجنبي هل هذه الرخام شيئا تعملون شكرا لكم وفقكم الله