Sh Maxamed Garyare - Kummuu ahaa Sh Cumar Faaruukh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 29

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 17 วันที่ผ่านมา +7

    Sheekh Cumar Faaruuq waa jeclahay waa Sheekha kaliya ee aan fahmo sida uu Qur'aanka u fasiro Allaha unaxariisto aamiin🤲

  • @Keway603
    @Keway603 11 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAH xawatanaxaristo culumada somaliyet Daman AMIIM YAARABII

  • @fnw8688
    @fnw8688 17 วันที่ผ่านมา +3

    Hanoolaato ❤

  • @easky363
    @easky363 17 วันที่ผ่านมา +2

    MAHADSANID AYAANLE ❤

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey Ha Unaxariisto Qabrigiisa Ha U Wasiciyo Hoygiisana Janatul Firdows Ha Kayeelo Caalimkii Ummada Soomaaliyeed Mufasirkii Shanta Soomaaliyeed Sh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @saaxilcadde7095
    @saaxilcadde7095 17 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks Ayaanle

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 16 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha unaxariisto awoowgeey sh cumar faaruuq wuxuu ahaa xidig dacwada ka dhex muuqda tafsiirkana looga dambeeyay

  • @Afnan-kb6ro
    @Afnan-kb6ro 16 วันที่ผ่านมา

    Allaah yarxamah

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 17 วันที่ผ่านมา

    Allaha u raxmado 😢

  • @abdallashiine9019
    @abdallashiine9019 15 วันที่ผ่านมา

    Ayaanle mawduuca uu wadaadkaaan ka hadlaayo ma ahan qofka uu yahay sh cumar ee waxaa ka haboonaa sh cumar iyo xiriirkii dawlada sacudiga

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 17 วันที่ผ่านมา

    Waad kusoceliseey

  • @fatimaaismail8775
    @fatimaaismail8775 13 วันที่ผ่านมา

    Sh.Cumar faaruuq maxawaadluu ahaa waligay hg baan u aqaanaye

  • @FaadumoCiise-kf7fm
    @FaadumoCiise-kf7fm 15 วันที่ผ่านมา

    Sidas oo kale in loo dilo gurgurte

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 17 วันที่ผ่านมา +1

    Caydii marxuum maxamed siyaad barre
    Masoo dhamaysay hadana ma culumadii baad usoo dhigatay ninkaan wa fidno hala ogaado

    • @easky363
      @easky363 17 วันที่ผ่านมา +1

      Adigaa fidnaa faqash. Maxamad siyaad barre imisuu dilay?

    • @mohamedahassan3376
      @mohamedahassan3376 16 วันที่ผ่านมา

      Wixi taarikh ah xumaan iyo wanaag tii ay tahayba in laga waramo cid lowgu daranaayo majirto. fahankaagu ha sareeyo

    • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
      @CumarcabdiXanafi-yx8rp 16 วันที่ผ่านมา

      Istubid baad tahay haduu ku dhahay jaylaani ha caabudin maad xanaaqaysaa

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 16 วันที่ผ่านมา

      @@CumarcabdiXanafi-yx8rp sxb maxaa igu cayday? horta fahan waxaanka hadlay

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 10 วันที่ผ่านมา

      ​@@mahaddirirgeesood9556 taarikhdoo lasheego mawaxdhiba bay leedahay wll

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wahaabi argagaxiso buu ahaa Hebel Faaruuq kanna waa la mid ayaanlow argagaxisadaan ha waraysan fadlan orod culumaddii wanaagsanaa ee soomaaliyeed Ahlu Sunnah waljamiicah warayso mahadsanid!

    • @salebanosman9011
      @salebanosman9011 17 วันที่ผ่านมา +1

      Bilaa mustaqbal baa tahay eee kanxishood meytida😮

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 17 วันที่ผ่านมา

      Orod oo qabuuraha baribintaas bas baa diin kuu ahee war ilaahay kaligii hala baryo hala caabudo ma bidcaa

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 17 วันที่ผ่านมา

      Cumar Farouq soo ninkii Quranka ku baray

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 10 วันที่ผ่านมา

      Oo yaakucafidoono qof dhintay baa caaysaye. Hadaad caraysantahay iskaamu wll. Culumadana afka kalaabo. Qof caraysan oo cuqdadaysan waa qof lagaadkaaday.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 17 วันที่ผ่านมา

    Fadhi ku dirir xittaa rag dintay miyaa la xammanaa😂😂

    • @easky363
      @easky363 17 วันที่ผ่านมา +2

      Fadhi kudirir maaha, waa taariikh muhiim ah, xana maaha. Mawaxaad rabtaa intaariikhda laqarsho???? Tuug