Kooxo Diimeedyada ictisaam ,Takfiir ,Jadiidiyo Maxaa u dhaxeeyo sheekh xasaan xuseen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Kooxo Diimeedyada ictisaam ,Takfiir ,Jadiidiyo Maxaa u dhaxeeyo sheekh xasaan xuseen

ความคิดเห็น • 198

  • @dahirmahamed4056
    @dahirmahamed4056 7 ปีที่แล้ว +32

    jasakalah sheekh jaajuus gaalo raac iyo dabaqoodhi wadaad xume warkiisa hawjoojinin xaqa.

    • @abukarmohamed3266
      @abukarmohamed3266 7 ปีที่แล้ว +1

      walaal adiga maxaad u araktaa?

    • @khadarahmed8686
      @khadarahmed8686 7 ปีที่แล้ว

      dahir mahamed bq

    • @abdinasirsadikmuktar765
      @abdinasirsadikmuktar765 7 ปีที่แล้ว

      Abuukar adiga sidee u aragtaa warka sheeqa

    • @abdinasirsadikmuktar765
      @abdinasirsadikmuktar765 7 ปีที่แล้ว +1

      Tan kale ogow diinka aragti laguma cabiro ee daliil ayaa lagu cabiraa.

    • @dahirmahamed4056
      @dahirmahamed4056 7 ปีที่แล้ว +4

      Walaahii daliil intaas kabadan ruxii raadiya waa uun doodraadis sheekhuna daliil cad ayu keenay ee adigay kuutaalaaa ilaa aakharo maantana diin ninraba majiro ee danaysi aya jira allah xaqa hanatusiyo.

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 7 ปีที่แล้ว +15

    waxan la yabaa comment qaarkis sheikh waxuu sheegaya lama fahansana kadibna waxbaaa laga sheegayaa,, allah ha laga baqa waxna ha labarta intat sheikh wax ka sheegin,,, حفظ الله ا لشخ حسن حسين

  • @cabaasxasan1281
    @cabaasxasan1281 3 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله تعالى شيخ حسان حسين الله يحفظه ويطول في عمره وأحسن الله إليه أنه يفرق بين الحق والباطل

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 7 ปีที่แล้ว +6

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar allaha xafido sheikh xasan xuseen waa sheekha xaqqa aan qarin jasaa kumu allahu qeyr jasaa

    • @faadumoshariif8365
      @faadumoshariif8365 4 ปีที่แล้ว

      الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @umoayuub9623
    @umoayuub9623 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadaw allaaah weeye insha allaah baa ku qabanaayo

  • @mulidabdilahi7218
    @mulidabdilahi7218 2 ปีที่แล้ว

    Xassaan xuseenoow aayar soco adeer

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว

    allaah ha ku xifdiyo sheekh

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +4

    Asw rag geesiyaal ah shajaaciin ah Islam ka ama somaliyi weey u baahantahay we with u shekh Xasan Allah yaxfidak

    • @faadumoshariif8365
      @faadumoshariif8365 4 ปีที่แล้ว +1

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @theuniques2190
    @theuniques2190 6 ปีที่แล้ว +15

    sh xasaan xuseen xafidahuALLAH

  • @fooscabdulahimaxamed4945
    @fooscabdulahimaxamed4945 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh diinta alaaah ihey hana wada fajiyo kuwii janada kukulmaan ilhey hanaga dhigo

  • @yahyahamid190
    @yahyahamid190 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah sheekh alle ha ku dhawro xaqa waa lagu gu yaqana

  • @maxamedxassan250
    @maxamedxassan250 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazaaka allaahu kheyr al jazaaa skeekh xassan xuseen xafidahu allaahu tacaaalaa💚💛💪✊☝

  • @sickballer1995
    @sickballer1995 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Allaha kuxafido ya sheequ jaliil

  • @siidcalicabdiraxmaan7548
    @siidcalicabdiraxmaan7548 4 ปีที่แล้ว +5

    Hh waan soo socdaa hadeg degin musugto meher malahaa layiri👉😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadirahmed4144
    @abdikadirahmed4144 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah sh. xasaan xussein allaha xifthiyo

  • @raayadecoration3639
    @raayadecoration3639 6 ปีที่แล้ว +3

    jazakallahu khayra sheekhu halkeedu bahasha dhugay ee waxan leyay qoloyinkan eedaynaya wax keena ama iska aamusa

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix ปีที่แล้ว

    Xasaanoow dib isku dhageyso qabyaalad iyo takfiir iyo kibir adaa laguugu yimid iyo caytamid

  • @abdisamedjama554
    @abdisamedjama554 3 ปีที่แล้ว

    Oo madacwax galaysiya muslimiyana subxan allah.
    Misse kitaabka alle iyo sunadaa galysisa.
    Waan ka waa baadil.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix ปีที่แล้ว

    Xasaan xuseen sheydaanoow adigu soow alshabaab ma tihid

  • @maryansheikh811
    @maryansheikh811 6 ปีที่แล้ว +1

    Culumad kheyr allaha siiyo wadada xaqane allah natuso

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa layaaabay aniga wadadkan kaliqiis miya saxan oo Sheikh caalim ah asiga jamacadee ku tiran mise kaliqiis Muslim ka ah wadakan hassan wixiisa cilmi ma ah rag iska cili iyo mukhalif u yeela,

  • @altamodahussein9452
    @altamodahussein9452 6 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 3 ปีที่แล้ว

    Shikh Xassan xaqqa Cade ilaahay haku xafiddo

  • @ayaanqalbi9005
    @ayaanqalbi9005 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay wa naqan wajibadkana wan gudana xarana allaah hanaga dhowro wixi dmbi ah allaah ayn utobad kena
    lkn majecli koox diimeedyada kooxna raci màyo igataga hay walinine ana saxn isaga qaldan kama bixi kree

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 5 ปีที่แล้ว +1

    waryaada kulahaa waan idinkulana doonaynaaa

  • @dahirmahamed4056
    @dahirmahamed4056 7 ปีที่แล้ว +4

    culumo maraykan samaystay oo Saudi Arabia lacagta losomariyo hakasugina diin iyo inay xaqa sheegaan. culumo hunguri. culumo xukun Doon iyo culumo qabiil sharkooda allah hanagaqabto.

  • @mohamedkhalifkhalif8019
    @mohamedkhalifkhalif8019 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah barakallahu fikum

  • @cabdicasiismaxamed6220
    @cabdicasiismaxamed6220 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء لله تبارك الرحمن الشيخ حسان أبو سلمان

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว +3

    *waxay ilatahay in dood looqabto sheekh xasaan iyo sheekh cabdikariin xasan xoosh ama sheekh xasaan iyo sheekh barbaraawi*

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 ปีที่แล้ว +1

      Every thing kuwaasi Sheekh xasaan kama soo agdhawaan karaan waa salafiya jadiid

  • @xasanxudayfi7150
    @xasanxudayfi7150 4 ปีที่แล้ว +1

    Nagadaa nin ma fiicno wll diinta kama hadasho gaalnima uun wll waalaga cilmi badan yahay Hana wareerin

  • @moustafamoustapha6361
    @moustafamoustapha6361 6 ปีที่แล้ว +1

    allah maxad somaliyoo ad biisenn wadadow , ilahay haa niiga gabtoo, arabii ooh lougouhadloo diinmahiin, ee dadgaa tachfich gaa dayahh balayooyinne

  • @hapyqazani2474
    @hapyqazani2474 5 ปีที่แล้ว +1

    Isku shiiq baanan ahayne kana shiiq muu ahaa

  • @hassanabuqudamah1662
    @hassanabuqudamah1662 7 ปีที่แล้ว +5

    الله اكبر الشيخ حسان حسين أبو سلمان هو الرجل الوحيد الذي يدافع المجاهدين في الأرض الصومال

    • @abdinasirsadikmuktar765
      @abdinasirsadikmuktar765 7 ปีที่แล้ว

      ياأخي خاف ربك ليسو خونة بل خاطئون

    • @عبدالشكورالعباسي
      @عبدالشكورالعباسي 7 ปีที่แล้ว

      Hassan Abuqudamah
      جزاك الله خير جزا الله يبارك فيك يا اخي الفاضل

    • @toreyetheservant1437
      @toreyetheservant1437 6 ปีที่แล้ว

      Umada gumadkoda miya jihad la dhaha ...war dinta si xun ba u fahanteene ilahay iyo umadiisa ka xishodaa

  • @sabestianNuur
    @sabestianNuur 2 ปีที่แล้ว

    Xasan dadkan ku aqoon usheeg

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 ปีที่แล้ว

    ilahyow umada xaqa tus kkkk kii ortuble xataa qbiil baa subxanllaah ilahyow maala'aan umaad samyn cadaabta 😭😭😭☝☝☝

  • @saciidmacalin1113
    @saciidmacalin1113 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaruntiis masha allah dadkan iskacaytamaya wayqaldanyihiin ee idinka ayaa jaajus ah

  • @altamodahussein9452
    @altamodahussein9452 6 ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh umul nabiga Csw ayuu cayaay. Oo injir. Ku sheegay

    • @omarkhayre6964
      @omarkhayre6964 5 ปีที่แล้ว

      TH-cam bay kujirtaa warka umal ee ow nabiga ku aflagaadeeyey

  • @IbrahimAli-kj8ut
    @IbrahimAli-kj8ut 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa yaabaye horta qof in la gaaleysiiyo ma maalin walbo wax dhacayaa mase waa wax marki qofka la banaan baxo islamnimada wax burinaya inta culimada u dhaw ee mesha joogta ay ledahay xukmintisa mase wa mashruuc meel laga soo qaatay

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 5 ปีที่แล้ว

    Rag badan o ka mid yahay shekhan mudo werar diimeed aye isku hayaan waana isku mid waxba isma dooriyaan waayo urur diimeed waaye mesha saldhigiisa ah wa lagaranayaaa car bal arka sh maxamud c/dulle cariif o shekh kle dacaayadena kuwan xaqa allaha tuso

  • @sabestianNuur
    @sabestianNuur 2 ปีที่แล้ว

    Xasan xusen afkaga iyo dhagtada iskama war qabto waxad culumada ku galesisay adna wad samesay ma galba tahay kama adan jawabin mana inkiri kartit inad inkirtana dhaqan iyo caado aa u ledahay waka noqdayna kama heyno amus moye

  • @hazsendeckchannel1464
    @hazsendeckchannel1464 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @DAACIMEDIA19
    @DAACIMEDIA19 5 ปีที่แล้ว

    Sh cabdirashiid sh cali suufi sawirkiisa maxaa loo saaray coverka hore

  • @abdirizakdahirfarah6672
    @abdirizakdahirfarah6672 6 ปีที่แล้ว

    cumar faruuq waxa laga raba meesheku yiri hadii aad keni wayso markhaarti makashid

  • @abdullahiabdikadir1924
    @abdullahiabdikadir1924 7 ปีที่แล้ว +3

    mustafa rasbiid luqadii carabiga ahayd wuu ku ciyaaray afsomaligaada iska qoro wxii aad garanayso ayaa wax lagu cabiraa

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 7 ปีที่แล้ว +1

    kan fadwooyinka dad badan baa u nafwaayey, welina dad baa dhegaysanayaa. all ha naga qabto

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

    Wahaapiyo wahaapiyo gaalaysiinaysa cajiib 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว

    Kawaran kuwa ashahaadanaaya laakiin gaalada ka xun shekh Xasan ee galay( sabca 7 muubiqaat ) welina sheeganaaya Islam ee usoo hagoogtay Islam kii .... Xal raga laga sugayaa waa idinka umaduna umadii màaha

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekh walba isagaa isla saaxsan

  • @mudey-ali4144
    @mudey-ali4144 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan islaamka in laqabto weeye. Muslimiinta kalla qaybin iyo takfiirin ayuu ku hayaa.

  • @ismailfuje3157
    @ismailfuje3157 7 ปีที่แล้ว

    wan u malaynaa hadal ayuu dhahay sheikha daniga wad ki dhacaday in kutubo ay ka qoreen ayan u malayna ayu dhahyay

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 2 ปีที่แล้ว

    Beenle kaadab Aya tahay Allah xiifdiyo sh umal sh shible sh Abdirashiid

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 5 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo adiguba diinta wax kama fahminina soomalidu way yaqaanaan. Culimada wan wanaagsan oo waligood soomaliya diinta ka faafinayay. Ragaan dibkayimidoo is bur bursanaayo. Culimadii horane gaalaysiiiyay. Anigu awal ayaan fahmiwaayey.

  • @akrambinasmar2604
    @akrambinasmar2604 5 ปีที่แล้ว

    Sheikh xassan hafidullah

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 3 ปีที่แล้ว

    Alahu akbar

  • @awilikhyaar6817
    @awilikhyaar6817 7 ปีที่แล้ว +1

    KUWAN ASTAANTIINTII QOMALUUDKA WATAA WARYAANAYAA NAAYAAWARYAA MIYAA

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali9556 5 ปีที่แล้ว

    Sh xuseen maxaad six adaa ubaahan in lagu saxo

  • @xasanxudayfi7150
    @xasanxudayfi7150 4 ปีที่แล้ว

    Diinta oo dhan kama hadasho gaalnima uun wey ka balaadhan tahay wax kala uu ka Hadlo ayuu garan waayay

  • @khalidgadari8828
    @khalidgadari8828 4 ปีที่แล้ว

    Hadi ambiyada la higaadiyo hhh

  • @shukrideeq8933
    @shukrideeq8933 4 ปีที่แล้ว

    Horta suaal sheekh xasaan an waydinayo rajynayo inuu iga soo jawaabo maxaa kamiradu u qabn waydaa ardayda aad udhigto kutubta

  • @abdirashidibrahim9937
    @abdirashidibrahim9937 4 ปีที่แล้ว +2

    Wayaab bal niinkan day youtube ka iskaleh culumadii waawayneed ayuu sawiradoooda sodhiigay 3 firqaana waa uu qeeybiyeey bal waxaas maxan kutiilmaamna yaraabi jaahliiga nagasaar

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 4 ปีที่แล้ว

      Abdirashid Ibrahim wax dhageyso Ha iska buuqin hadey culumo yihiin asigaba waa caalim

    • @mohamedabukarmohamedsahals2952
      @mohamedabukarmohamedsahals2952 4 ปีที่แล้ว

      @@abdarazakahmed9217 hhh jahelkaa ka ron adi

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Abukar Mohamed Sahal Sahal Qof iska hadlay Uma xumi

  • @mahomudomer4991
    @mahomudomer4991 4 ปีที่แล้ว

    Xarago

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 2 ปีที่แล้ว

    Beenle kaadab Aya tahay culumad somaaliiyad Allah xifityo sh umal sh shible sh Abdirashiid

  • @galadi111
    @galadi111 7 ปีที่แล้ว +3

    Sheydaankan dadka dhageysanaayo ayaan la yaabanahay imisa ayaa dartiisa loo dilay oo Muslim ah nacalad haku dhacdee

    • @ahmedgurhan892
      @ahmedgurhan892 7 ปีที่แล้ว

      Ali Abdi

    • @daahirsiyaad7741
      @daahirsiyaad7741 4 ปีที่แล้ว

      Wll mamaqashay magaalo qayrkaa lagamawaayo waasidaas dadka dhagaysanayaayi beenaalahan wajinaareedbaaba kamuuqda markiisa horeba wajikhushuuceedba male midakale halfadhi ayuu intaasoojeer iskuburiyaa ee wuxuuhelay ugaadh ahna cadawga muslimiinta

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

    إلا من علمة كفره 🤔
    كيف تعلم كفره هل انت نبي مرسل ام ملك كريم ؟؟؟

    • @baiyobaijamki4694
      @baiyobaijamki4694 3 ปีที่แล้ว

      wuxu ka wadaa qofkuu ogado kufrigiisa micnaha qofkii kufri ku dhaca oo bananka keensada kufrigiisu waad ogane soma ahan ee cuqdad iyo qalad ubaarista sheeqa iska daaa

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

      @@baiyobaijamki4694 ma qabo qofku isagoo isago sheega in uu islaam nimada ka baxay mooye , in ay cid kale ka warami karto taas .

    • @AJS613M
      @AJS613M 3 ปีที่แล้ว

      Ficil yar mise hadal aa latimatid inaa diinta uga bixi kartid ma amin santahay ?

  • @HEYAA..
    @HEYAA.. 6 ปีที่แล้ว

    Shekhan kooxdisa magaceed

    • @bashiirahmed6716
      @bashiirahmed6716 5 ปีที่แล้ว

      Wahabiyo

    • @abdinasirdayib2440
      @abdinasirdayib2440 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkk kooxna mahan wlle ee wixi saxan Sunada nabiga scw kutaagan iyo kitabka bay isku cidyihin

    • @ahmedwali3561
      @ahmedwali3561 3 ปีที่แล้ว

      Tagfiir weye

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel 7 ปีที่แล้ว

    hhh takfiir baa takfiir kahadlaya cajiib

    • @abdulkadirosman4550
      @abdulkadirosman4550 7 ปีที่แล้ว

      Ustaad Faaruuq jadiidiyo ayaa tahay gàalada la shaqeeyo cukaash barbaraawi cabdulahi faruq waanila yaqaan

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel 7 ปีที่แล้ว

      wall jadiidiyo waxay tahay ma aqaane jadiidna waa wax cusube hadaad jamaaco ujeedana dee sheg waxay la cusubyihiin haday sax yihiinna wan soodhawaynayna haday baadil yihiinna bari baan kanoqonayna
      aniguse gaalada iyo kuwa ay soodirsaden sida kooxaha gubista gawraca gaalaysiinta usaaxiiba ee ay rabana gaaladu in islaamkan suuradiisa lugu xumeeyo bariban kahay lkn adi kula yaabi maayo wayo 10sano meel an joogay bad hada maraysa marka wan kuu cududaadaraya hasayeshe waxan kuugu naseexaynaya wax aadan fahansanayn ha isku mashquuline wax baro waqtigadana kafaaiidayso cidna qabri kula galimayse

    • @abdulkadirosman4550
      @abdulkadirosman4550 7 ปีที่แล้ว

      Ustaad Faaruuq waxaa ka sii cajiibsan wiilkani yar oo seeflaboodka ah siduu isku laha khawaarij ka carar ayuu ku dhacay ushuusi khawaarij ta qeeyb ka mid ah ader waxan ku oran lahaa diinka alle baro mida 2aad hadii u yahay sh xassan kharaji maxaa daliil ayaa heysaa?

    • @maryamamaxamud295maxamud2
      @maryamamaxamud295maxamud2 7 ปีที่แล้ว

      ictisaam kaligood baa culumo iskuhayta islaweyni baakujira xukunka ayaga kalia ayaa ridikaro ee ayaga lamaxugmin karo hada qiimo dhac baa kuyimid ictisaam .

    • @abdulkadirosman4550
      @abdulkadirosman4550 7 ปีที่แล้ว

      wll sax weye taasi qofkani kale ee ugu qoratahay ustaad faaruuq e jadiidiyaha ah cidii xaqa cadeyso la soo tagan takfiiri faaruuqow waxan ku oran la haa seef la boodka iska daa ha diise uu yahay sh xassan takfiiri daliil sharci la imaaw hadii ad la timaado daliil sharci ah waxaan kuu balan qadaa aniga iyo in saaxibada nahay ee sheeqa kitaabada iyo muxaadaradiisa dhageysata in an kaga digo

  • @صداميةوافتخر-ف5ح
    @صداميةوافتخر-ف5ح 4 ปีที่แล้ว

    Waxad fahamtay ood mudo inad wax kudhertahay doco kubanan oo wanagsan qalad qalad lagumasaxo ilen boqol tobanka aqaanaa kaama aqrisanayo kugu filan oo jano naar rabiya hayo wixi dhaqan isugu kidarsan waa xaq inaa ogatago aba kaqato aniga iskale wana wadalenahay hadi leku sooboda dhinaca iyo dhulkaa isleh oo waa loofedaa marki qabriga lagaliyo

  • @abdirahmanmohamedadamow9239
    @abdirahmanmohamedadamow9239 7 ปีที่แล้ว +10

    runtii waxaa ceeb ah qaf dhalin yara ah inuu dhaho culumoy waa idinku wareerny wlh waa aaya tiin xumo war xaqqa qafna gaar uma aha wlaal cilmga barasho ayuu u baahanyahy adgo yar hadda sidii duqooshinkii jaanis u waayey ama aan xilli diinta qariibka aheyd soo maray miyaa adgo maanta meel walba diinta laga baran karo joogtid saa makuu wangsan midda kale xaqqa asgaa laraacaa ma ahee xaqqu qafku maraaco adgne xaqa raac waxaana kuraaci karta inaa barato adgo qafna si gooni ah u raacin

    • @shiinesomali
      @shiinesomali 7 ปีที่แล้ว +1

      abdi rahman mohamed waxaad saxan tahay lkn muslimintu 1% kayar ayaa culimada diinta fafisa ah inta kale culimadas ayay Ku xiran yihiin hada heer waxay maresa qofki rabo in uu caalim noqdo uu marka horaba ogyahay Mesha uu usocdo waxu karacsan yahay sheikha u aminsan yahay marka hada hadii Cilmi barashidasa LA adayo xata Wa in aad dhahdo sheikh hebel qaabka u wax uso bartay uma bogine Wa in sheikh ehebel aan raaco marka mid walbe culimada hada jirto ayu hoos imana sheikh ay isku book so aqristen waxii uu radin jiray inu radinayo Wa hubal waxii u tagerin jirana inu tagerayo Wa hubal marki laga reebo fahanka Bini adanka ay si kala duwan wax u fahman marka hada Cilmi in aan so barto ayaan rabaa inte kabilaba xagesa u adaa waxan kahadlayo waxay tahay marki lagaso tago kitabka quranka asiga leyskuma qilafsana layskumana qilafin karo HADALKEYGA ADIGOON DOOD U QADANEYN WAXYAR MASKAXDA DAJI WAXII AQOONTADANA ISO GUBI ALA KACABSINA KUDARSO. SIDAAN IN BADAN ARKAY QOF WALBE SHIQIISA AYA U CAD INU ASIGA UDOODO AYUNA DIYAR U YAHAY MARKA ADIGON SHEIKH U DODEN JWB FICAN INAN KA HELO AYAN RAJAYNAYA

    • @xogahadunida6201
      @xogahadunida6201 6 ปีที่แล้ว

      Run ahaantii w axaa ceeb naku ah nako somaliah oodadkii siblaa seef ah diinta kuqadanaya inay culamadii isku nakan ah run ahaantii waaceeb markii lagarabay inay shacabkodo xumaanta kaceliyaan ayeey isqabqab sanayaan runtii walayaab

  • @cabdicasiimahamed8355
    @cabdicasiimahamed8355 7 ปีที่แล้ว

    xasaan waxa lagu yaqaan gaalaysiga uma islaamka shubahaat buu dadka ku gaalaysiiyaa
    waana takfiiri cad

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 6 ปีที่แล้ว

    حفظ الله ابا سلمان حفظا باتا.

  • @cabdicasiimahamed8355
    @cabdicasiimahamed8355 7 ปีที่แล้ว +1

    التفكير له الشروط والضوابط اما حسان لا يلتفت هذا
    .... وهو طالب العلم ..... يفسد أكثر مما يصلح

    • @msheikh1917
      @msheikh1917 7 ปีที่แล้ว

      Cabdicasii Mahamed cajaaib ardaynimada waa sharaf ayadu mar walbo lkn waxa iswaydiin mudan haduubad asaga ardaynimo kudurayso yaaa sheekha oo wax hagaajiya

    • @daahirhussein8918
      @daahirhussein8918 5 ปีที่แล้ว

      ايها الجهمي
      قال عبد الله بن المبارك لا يزال المرء عالما ما طلب العلم، فاذا رى أنه قد علم فقد جهل
      ثم ان ابا سلمان يكفي شرفا وفخرا انه هو الوحيد سلفيا حقيقيا لا مرجئة العصر الذي يلتبسون ثوب السلفية زورا وبهتانا لعنهم الله. علماء الطواغيت اين ماكانوا عربا وعجما فعلي هذا فان بن باز وبن عثيمين والفوزان وامل وشبلي ومن سلك طريقهم كلهم مرتدون كافرون اخزاهم الله

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว

      @@daahirhussein8918 subaxaalllah war culimada maxaa ugaaleesiiyay subxaanallah

  • @ahmedroble7991
    @ahmedroble7991 7 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh Xasaan ilaaheey kheyr badan ha Siiyee labo qolo ayuu ka hadlay Qolada Sheekh umal waxeey qabaan in Umada Loo Bishareeyo oo Aan Lakala Raacdeeyn diintu Wa Nasteexo بشرو ولاتنفرو iyo Qolada Takfiirka oo Qabo in dadka LA gaaleeysiiyo الخوارج كلاب اهل النار ::::Markii ugu Danbeeysay Sheekha xasaan wuxuu Dhahay Waxaa Aafo Badan Qolada بشرو ولاتنفر Sidaas Ayaan U Fahmay

    • @farahdada6141
      @farahdada6141 7 ปีที่แล้ว

      ahmed rooble , xagjirnimada jooji , iyo marinhabaabinta , khayr allah ku siiyee

    • @wagadwyrah1896
      @wagadwyrah1896 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Roble dad cusub soo islaamiya dadka weer haku noqoninee inaad qof islaam Ka saartaan mooyee qof ashaado Ma u qabateen Dacwo ku yimi

    • @indhauroonmaxamad6026
      @indhauroonmaxamad6026 7 ปีที่แล้ว

      tan horaa saxan takfiir Allaha duleeyo

    • @batulomacow12
      @batulomacow12 7 ปีที่แล้ว

      been badana, kooxdada ba fanine miya hh in umada loo bishaareyo kulaha
      wuxu dhahay sheekha kuwo dad gaalnimo kudhacay bay uqiil raadiyaan oo qof magaalobi karo bay dhahan Umal iyo kuwi lamidka ah kuwana dadka dhan bey iskagaaleysiyaan sida takfiirka

    • @batulomacow12
      @batulomacow12 7 ปีที่แล้ว

      marka dhaxdhaxaad halaganoqdo dadka Islaamka ah yaa lagaaleysinin qofki gaalnimo kudhacana qiil yaa looradinin

  • @camilyare7089
    @camilyare7089 7 ปีที่แล้ว

    Jadiidiyo wuxuu ula jeedaa aan filaa Sh Umal iyo Shibili, Hadee sidaa noqoto waxee ila tahay in uu ku been sheeganaayo, Walaahu aclam.

    • @batulomacow12
      @batulomacow12 7 ปีที่แล้ว

      Camil Ca umal iyo shibili ictisam ba layirahda lkn jadidiyo wa cukasha iyo barbarawi kuligoodna waxbo ismadhaamaan wa dameer iyo labadisa dhagood

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 5 ปีที่แล้ว

    waryaaa diintu ma waxay noqotay wax LA isku weeraro

  • @colmohamuudsheikh5656
    @colmohamuudsheikh5656 4 ปีที่แล้ว

    bac

  • @aliadam6885
    @aliadam6885 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekhu sufiyo,wahabiyo, berka buukatumey.

    • @essamusa7060
      @essamusa7060 4 ปีที่แล้ว

      Walaalow inaad culimo maageysteed iyo dhibaatayenteed faaiido ka helimayside. wax kheyr sheeg ama aamus. ( xadiis Nebi)

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 7 ปีที่แล้ว

    War heedhe wallaal intii islaamka ahayd ha kala kaxayn ee dad cusub xxsoo islaami intii yarayd hanaga kala yaacinina

  • @omaari155
    @omaari155 7 ปีที่แล้ว +1

    kan haduu takfiir qof ku sheego yaa dhiman waa kii lahaay qofkii la hadla waa gaal qofki ag istaaga waa gaal qofki wax ka gata waa gaal

    • @aliyaali4527
      @aliyaali4527 7 ปีที่แล้ว

      Josephyare Cumar kklkk hada wajigisa si firinayay wah ki dhahayay mahino dastoorka qofki ado ama tagero waa gaal ama murtad lkin hadalka oo hada ko hadlayo ba mid hore miya mise waa mid cusub maxa qaldan

    • @omaari155
      @omaari155 7 ปีที่แล้ว +2

      aliya ali abaayo culimada dhan ayaa waxe noqdeen kuwa midkasta in uu saxan yhy dadka umuujiya raba wll aan barano diinta si aan oga badbaadno ururo iyo hadafyadoda ay diinta ka leyihiin

    • @indhauroonmaxamad6026
      @indhauroonmaxamad6026 7 ปีที่แล้ว

      kkkk horta sawirka Sh Maxamad Xasaan iska qaad kadib dood , takfiir Allaha duleeyo waa galo iyaagaa dadkii wareeriyay eeyaha

    • @batulomacow12
      @batulomacow12 7 ปีที่แล้ว

      cumar faruq wan ogahay adiga xagaaga wax kagaalobo malahan bush iyo netanyahu xata muslimiin bey kuyihiin. war wixi gaalnimo kudhaco waa lasheegi oo lagucelcelini Islaamnimo hasheegto hadu rabo
      saxaabada kuwi zakada diiday somay ladagaalamin ayago islanimo sheganayo, munafiqinti nabiga adjogtay ma muslimiinba ayagoo sheganayay islanimo, khawarij somalaladagaalamin ayago islamnimo sheganayo
      qof wax gaalaysiyo shekhan ugumo horeynin cidi gaalnimo latimaadana waa lagalaysina

    • @saciidmacalin1113
      @saciidmacalin1113 6 ปีที่แล้ว

      cumar faruuq waaruntiis rufiyaanyow

  • @mahamedafey9144
    @mahamedafey9144 5 ปีที่แล้ว

    Qolooyinka maanta diinta horboobada ee boqolka magac kalawata ee ninwalba isga islaquman isaqoo fikir nin carabta oo mufakira oo isaga aqligiisa kutub kasameeyey
    Su salaan?
    Kuwiinadiinta horboodaya nabi muxamed csw markuu noola baqolkan mac majireen waa maya waxyi ilaahey iyo nabi muxumad oo Akhriya waxaan aad utaqaanaan Madhab waa waxaan jirin
    Ineynajirin waxaa kuu cadeynaya ilaa iyo malintii eey samesteen ilaa maanta waa la isheystaa anaquma anaquman Kaasa qaldan adigaa qaldan
    Umadan idin dhageysata sadex uma kala sharxi kartan
    1 waa maxey islaam ?
    2 waa maxey Muslim ?
    3 waa maxey muumin?
    Sadaxdaa hadeydan u mada u sharxi Karin oo idinkuba aad ilaa iyo hada qarnigii 14 aad ee hijriyada aad kala garan
    ladihiin
    Ninkan aad leedihiin masha alaah ilaahey ha ku xafido masaakiin baatihiin wuxuu sheegayo hata ma fahmeysaan carabiga mabagaraneysaane afsomaliga miyedan fahmeyn
    Ninkani aayad quraanka ayuu yiri dadbaa ku aafoobi
    Taa macnaheedu waa weeye hadalkaa ilaahey dadbaa ku aafoobi
    I dot get it!
    Bro Hassan illah cafiswydiiso

  • @shamatyare
    @shamatyare 7 ปีที่แล้ว

    cashar oo youtube ku jiro oo aqriyey sheeq nuur cali jaamac oo cinwaankiisa yahay dardaaran guud dhageysta kadib waxaa cadaanayo qofwalbo oo xaq.raadis ah inuu faa.ideysto uusan dagdagin waana wado oo xaqa ku.gaari kartaan

  • @abukarmali9982
    @abukarmali9982 5 ปีที่แล้ว

    ninkan haku lumina isagaa lunsane bal eega iska hor imaad kiisa
    facebook.com/ThoutsContradiction/videos/680105402373381/
    facebook.com/ThoutsContradiction/videos/2089158878078992/
    facebook.com/ThoutsContradiction/videos/269236387038798/
    intaana kuma eka ee bada aye kabadan yihiin lkn waa usuuushi uu shalay qabay maantana uu dadka ku caayayo, cajiib!!!

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว

      jaahi warkiisaarabno jahmi anagaa rabno hadaa rbno aadhumno nagadhaxbax adi

    • @khadraawiaxmed7471
      @khadraawiaxmed7471 2 ปีที่แล้ว

      Hadal aad ay talfiirka soojaejareen miyaa daliil noogadhigi sheqanaa abuusalmaan inay takfiir iyo jadiidiyo halqof oo ladoodaa lawaayaymarkaasaa hadalkiisa kuwaalateen

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว

    salafu saalix baa ugu saxsan

  • @twayibshaykhmuhammad1034
    @twayibshaykhmuhammad1034 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa ilaahay mahadiisa in Wahabiyo illaahay ayaa isku direy horaa waxaa looyiri got qiyaano ha qodin hadaa qodana ha dheereynin inat ku dheceyso maogit wexey isku heystaan dadka la gaaleyo oo la laaayo oo horey ey u banesteen kuligooda somalay Wahabiyo wexey noo gesten dalka nagii ama dalalka Islamka u geysten Waat oktihin
    1 ) in dad Islam ah la gaaleyo
    2) in dadka nool la qarxiyo
    3) in kuwa dhintey la qufo
    wax ka baxsanaa malaha Rasulka ayaa inoo sheegey waa Khawaarij

    • @twayibshaykhmuhammad1034
      @twayibshaykhmuhammad1034 7 ปีที่แล้ว

      السلام وعليكم ورحمة الله وبركاته
      Waa ilaahay mahadiisa in Wahabiyo illaahay isku direy horaa waxaa looyiri got qiyaano ha qodin hadaa qodana ha dheereynin inat ku dheceyso maogit wexey isku heystaan dadka la gaaleyo oo la laaayo oo horey ey u banesteen kuligooda somalay Wahabiyo wexey noo gesten dalka nagii ama dalalka Islamka u geysten Waat oktihin
      1 ) in dad Islam ah la gaaleyo
      2 ) in dadka nool la qarxiyo
      3 ) in kuwa dhintey la qufo
      wax ka baxsanaa malaha
      Rasulka ayaa inoo sheegey waa Khawaarij ee huku katsoomina
      Waxan idin weydiinaa hal Shekh oo kamit ah oo will kiisa is qarxiye ma jiraa ??? waa maya ee janada ey sheegayin waa been cat nabigena jihatka asaga ayaa dadka ooga horeyey ee Shekh Xasaan iyo Umul Mey is qarxiyaan oo ayaga jannada galaan waa been ilmaha dadow ha laynina kuwiinana dibadaha ha u dirsanina Rasulka ayaa inoo sheegey qof ala qofkii naftiisa gooya waa ehlu Naar

    • @hasandaahir309
      @hasandaahir309 5 ปีที่แล้ว

      Adigu ma qolyaha qolfoof ka dul fadhiya ayaad tahay adigu waadigan sheekha wax ka sheegaye

  • @awilikhyaar6817
    @awilikhyaar6817 7 ปีที่แล้ว

    QAANSA ROOBAAD WAXAY NOQOTAY ASTAANTII QOOMALIIDKA WAX KHAYRA KA FILAN MAYNO

  • @kamaalhaji9056
    @kamaalhaji9056 7 ปีที่แล้ว

    Wahaabiyo alle ayaa iska diray kakakakakakkaka benta aad shalay dhobdhob teen ayaa meel tagiwesay dinta waa nasteeso

  • @cumarcraxman86
    @cumarcraxman86 7 ปีที่แล้ว

    qolyo harti Ubandan bal waxan eega qabilka kahadla diin garan mayo kani walan

    • @haydarsaid34
      @haydarsaid34 7 ปีที่แล้ว

      Cumar C Raxman
      qabiilkaad khalad kafahantay qabiilka walaysku gartaa de
      sida reer khasraj
      reer aws
      qureysh
      reer daws
      reer qafaari

    • @msheikh1917
      @msheikh1917 7 ปีที่แล้ว

      Cumar C Raxman qabiilka kahadalkiisa ceeb iyo cadaab toona ma aha waana masala saxa in cid walbo qabiilkiisa lootiiriyo

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 7 ปีที่แล้ว

    wahaabiyo dadka laayntiisii baay isku dagaaleen

    • @alimaxamed3660
      @alimaxamed3660 3 ปีที่แล้ว

      Nimco Ina adeer meherxadka Ito qudbo siro Kawaran adiga maku soomartey

  • @abukarmohamed3266
    @abukarmohamed3266 7 ปีที่แล้ว

    السلام على من إتبع الهدى
    أما بعد:
    sheekha arimo aniga ila qaldan oo uu kuhadlay baan rabaa inaan wax kadhoho
    1: wuxuu yiri al aslu fii cumuum al-muslimiin gaalo ayee u arkaan!
    arintaana been buu ku sheegay cumuum al-muslimiin uma yaqaanaan gaallo ee kaliya dadkaas waa dad diintooda iyo naftooda naarta kabadbaadsanaya ee mida laysla fahmi la yahay baa wexey tahay yaa muslimiin la yiraahdaa?
    2: wuxuu yiri qofwalba oo kalimada shahaadada kudhawaaqa shacaa'irta islaamkana muujiya waa muslim! iyaga waxay leeyihiin maya qofka hadii uu kalimada kuhadlo waa in laga soxo shuruuda kalimadaas, isagoo weliba kuceebeenaayo arintaas!!!
    laakin isaga ayee ceeb ku tahay inuu diinta ilaahay taxriifiyo ee bal idinkaan idiin waydiiyay e islaamku ma kalimad lagu dhawaaqo baa mise kalimad shuruudaheeda wadata oo hadii shuruudaha lawaayo islaamkuna lawaayayo?
    3: wuxuu yiri aniga waxaan kala qaadaa islaamka xukmiga ah iyo midka xaqiiqiga ah iyagase wax aan islaam xaqiiqi ahayn islaam uma yaqaanaan.
    sidaasna ma ahan ee iyaguba way kala qaadaan ee taana mashkiladeedu waxay tahay oo aan laysla fahmin islaamka xukmiga ah yaa lasiiyaa?? isaga wuxuu siiyay cidwalba oo kalimada kudhawaaqda laakin iyaga waxay siiyaan cidwalba oo kalimada ku dhawaaqda shuruudihi ay kalimadaas lahaydna dhameestira laakin kadib nifaaq kudhaca qofkaas munaafaqa ah oo kale ayee siiyaan islaamka xukmiga ah, laakin waxuuna sheekhu fahmin munaafiqa laftiisa in laga rabo inuu shuruudaha kalimada layimaado hadii kale uu noqonaayo gaal cad.
    4: wuxuu yiri muslimiinta masaa'ilka ay isku khilaafeen waa xalaal iyo waa xaaraan waxna kuma gaaleysiiyo aniga, ayagase waxay caan layihiin mas'alo laysku hayo waa xalaal iyo waa xaaraan dadku inay ku tafkiiriyaan, taasoo ay kamid tahay, "murtadka muntasibka ah wixi uu gowroco kaasoo wax kaqaldan uusan jirin" ninki cuna waa kaafir bey leeyihiin.
    marka waxaa iga sual ah, murtad gowriciisu sax yahay majiraa??
    jwbu waa maya maxaa yeelay shardigi 1aad baaba ka maqan oo waa murtad,
    qofki gowriciisa baneestase muslim miyuu ahaanayaa?
    jwbtu waa maya maxaa yeelay wax alle xarimay buu baneestay waxaana kutusinaayo aayadan, alle baa yiri "وَلَا تَأْكُلُوا مِمَّا لَمْ يُذْكَرِ اسْمُ اللَّهِ عَلَيْهِ وَإِنَّهُ لَفِسْقٌ" ninka murtadka ahna bisinka uu aqrinaayo allah aktiisa lagama aqbalaayo maxaa yeelay camalkiisu waa buray,
    marka waxaa caqli yari ah in sheekh wayn uu waxaas kuhadlo murtad baan gowriciisu hadii lacuno lagu gaaloobayn, maxaa yeelay gowraca waxay kamid tahay cidaadooyinka allah kaliya uu uxaqleeyahay shuruudo bayna leeyihiin oo macluum ah.
    5: wuxuu yiri qofka majhuulka ah atkayda waaka muslim ayagase qof aysan islaamkiisu hubsanin muslim uma ahan.
    taana qodobka hore baan kaga hadlay, iyadoo aan arintaas usababeenaayo maadaama daarta lagu noolyahay ay tahay daar gaalo ay kagaalib tahay taaba sababaysa in qofka islaamkiisu layska hubiyo
    6: wuxuu yiri sunada ama axaadiithta nabiyo hadii ay aayad quran ah kahortimaado matuurayno iyagase way tuurayaan.
    taana waxaan kaleeyahay dadkaas maba aaminsana xadiithka nabiga iyo quranka inuu iska hor imaanayo mana iska hor imaado maxaa yeelay nabiga hawadiisa kuma hadlaynin ee wixi loo waxyoodo ayuu ku hadlaayay quranka iskama hor imaado arintaana been buu ku sheeegay bal isaga hakeeno hal xadiith oo saxiix ah oo kahor imaanaya quran???
    7: wuxuu yiri magaalooyinkan faraha badan ee caalamka gaaladana ay xukunto oo dowladaheedu gaalo haba ahaadeene balse dadka kunool aktayda waaka muslimiin qofki aan aqaano inuu muslim yahayna waaba muslim qofki aan aqaano inuu gaal yahayna waa gaal qofki aan aqoonina daartaan raacin oo waa daarul islaam oo waa muslim.
    halkaasna hadalkiiisi baa iska horyimi, isagoo horay uyiri daartu dowladeedu waa gaalo hadana xaguu kakeenay iney daartu daar islaam noqoto? daar dowladeeda iyo awoodeeda ay gaalo haysato mala dhihi karaa waa daar islaam??
    daartaas waa daar gaalo
    وكل بلاد أو ديار لا يقيم حكامها وذوو السلطان فيها حدود الله، ولا يحكمون في الرعية بحكم الإسلام، ولا يقوى المسلم فيها على القيام بما وجب عليه من شعائر الإسلام، فهي دار كفر.
    وأخر دعواي أن الحمد لله رب العالمين

    • @abdinasirsadikmuktar765
      @abdinasirsadikmuktar765 7 ปีที่แล้ว

      Taas waa sax waad u aragtaan, anaa marqaati ka ah adiga abuukar ah laftaada ayaa aniga sidaa igu dhahay

    • @abdinasirsadikmuktar765
      @abdinasirsadikmuktar765 7 ปีที่แล้ว

      Duqonnimo iyo diin yaro adigey ku haysaa sababtoo ah qodobka 4aad waxaad tiri gowraca murtadka sax ma noqo karo waxaadna soo daliilsatay "وَلَا تَأْكُلُوا مِمَّا لَمْ يُذْكَرِ اسْمُ اللَّهِ عَلَيْهِ وَإِنَّهُ لَفِسْقٌ" ka dibna waxaad tiri murtad bisinkiisa Ilaahay ma aqbalo ka waran ahlu kitaab gowracooda mala cuni karaa hadii ay bisinka ku gowracaan, hadii aad maya dhahdo waxaan ku leeyhaya orad diinta soo baro, hadii aad haa dhahdo oo ahlu kitaab sow gaalo ma ahan sidee bisinkoodu sax ku noqday ii sheeg? qodobka sadexaad yaa islaam xukmi ah la siinaa, waxaan isleeyahay jahligaagu ma yaro sababtoo ah Islaam xukmi ah waxaa la siiyaa qofka ay korkiisa ka muuqato Islaamnimo xaga kalane aan lagu ogeyn waa naaqidh ah in uu la yimid amaa sharuuudaha kalimadda Towxiidka ee todobada ah intooda badan waxay ka dhacaan qalbiga qofka qalbigiisa Allah unbaa ogaan karo sidee ku ogaan kartaa qoka in uu yaqiinsanyhay kalimada sidee ku ogaan kartaa qofka in ay ikhlaas ka tahay sidee ku ogaan kartaa qofka in ay run ka tahay sidee ku ogaan kartaa qofka in uu jecelyahy kalimadda, marki laga soo reebo cilmiga oo sharuudaha ka mid ah inta kale qofka wuuu iska yeelyeeli karaa cid ogaan kartana ma jirto oo aan Alle Subxaanahu wataacaalaa ahayn يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا ضَرَبْتُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ فَتَبَيَّنُوا وَلَا تَقُولُوا لِمَنْ أَلْقَىٰ إِلَيْكُمُ السَّلَامَ لَسْتَ مُؤْمِنًا تَبْتَغُونَ عَرَضَ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا

    • @abdinasirsadikmuktar765
      @abdinasirsadikmuktar765 7 ปีที่แล้ว

      ِAbuukar waxaan kuugu waaninaa muxaadarada sheekha wey dheereed 3 qeyb ayey ahayd bal dhageyso inta aad kalimaad raacraaci lahayd sheekha wuxuu ku halay oo dhan daliil ayuu u keenay, aafada idin hayso ayaa ah wax daliil ah ma keeneysaan af qalalan un baad la soo taagantihiin iyo gabayo afsoomaali ah, sidaas xaqa laguma sheego ee burhaan ayaa loo baahanyahay.

    • @abukarmohamed3266
      @abukarmohamed3266 7 ปีที่แล้ว +1

      +Abdinasir Mukhtar Aniga hadafkaygu ma ahan murundoon ee waa inuu xaqa cadaado lana raaco si aakhiro loo badbaado anigoo aan cidna aflagaadeeneynin maxaa yeelay aflagaadadu xikmad ma ahan, mida kale hadaadba tiri burhaan la imow waadba roon tahay.
      Qodobka 4aad ahlu kitaabka gowrocooda iyo dumarkooda dhowsan way banaan tahay iyadoo weliba lakala qaadayo waa hadii uu cunno ahaan ugowroco hadiise uu Allah gayrkii uu ugowroco bisinkaba ha uqabtee waa xaaraan,
      Daliilkana halkan ka aqriso.
      towhed.com/index.php/maktaba/11-2013-12-31-05-32-53/319-2014-03-09-20-26-46
      Laakin murtadka lama mid ahan ahlu kitaabka oo isaga gowriciisu sina kuma banaana bisin haqabto ama yuusan uqaban,
      Daliilkana halkan ka aqriso.
      towhed.com/index.php/maktaba/11-2013-12-31-05-32-53/323-2014-03-10-19-52-15

    • @abukarmohamed3266
      @abukarmohamed3266 7 ปีที่แล้ว

      +Abdinasir Mukhtar Qodobka kale qofka kalimada towxiidka kudhawaaqa ama shacaairta islaamka qaar kamida muujiya intaas kuma islaamayo ilaa shuruudaha kalimada uu layimaado, taana waa madhabkii salafka, waxaa tiri shuruudaha lama ogaan karo!!! taa hadii aad rumeeysan tahay anaga waxaan rumeesan nahay in la ogaan karo waxaana laga ogaanayaa qofka camalkiisa maxaa yeelay camalka wuxuu kamid yahay iimaanka, waxaad aad isaga fiirisaa arintaan dadka kalimadda towxiidka iyo shacaairta islaamka hadii ay la yimaadaan islaamka xukmiga ah lasiin jiray waa kuwee? Waa mushrikiinti carabta ee ahlu awthaanta oo kalimadda inkirsanaa marki hore
      Maxaa ahlu kitaabki loofa istaagin?
      Maxaa murtadiinti looga istaagin?
      Maxaa khawaarijta looga istaagin?
      Maxaa raafidadi, banuu cubaynil qadaax, tataar i w l looga istaagin?
      Ileen kalimada towxiidka iyo shacaairta islaamka intuba wayka muuqatee???
      Wixii daliil ah halkan ka aqriso.
      towhed.com/index.php/maktaba/11-2013-12-31-05-32-53/108-maktaba

  • @khayrtebiye962
    @khayrtebiye962 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha dhawro sheekha.

  • @moustafamoustapha6361
    @moustafamoustapha6361 6 ปีที่แล้ว

    allah maxad somaliyoo ad biisenn wadadow , ilahay haa niiga gabtoo, arabii ooh lougouhadloo diinmahiin, ee dadgaa tachfich gaa dayahh balayooyinne

  • @altamodahussein9452
    @altamodahussein9452 6 ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه وسلم