ความคิดเห็น •

  • @Aftahino
    @Aftahino 3 หลายเดือนก่อน +24

    "U xulo xaaskaaga si ka fiirsi leh"
    Nio Taladaasi Culusaaa

    • @SunnaariFaysal
      @SunnaariFaysal 3 หลายเดือนก่อน

      Waa sax si aanad uga shalayn hadhaaw zxp

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walahi hooyadey igu xanaaqi jirtay markaan salaanta nuucaa ah sameeyo wexey i dhihin jirtay gacan dhaxda ka jaban dadka ha ku salaamin.

  • @hassanibrahimbarreh
    @hassanibrahimbarreh 3 หลายเดือนก่อน +5

    Fadlan Walaalayaal kor uqadaa ustaadka ❤❤❤❤

  • @ShukriMohamed-p2s
    @ShukriMohamed-p2s 3 หลายเดือนก่อน +8

    مبروك مبروك مبروك اخي الغالي 🎉🍀

  • @SaabiriinAxmeD-c6o
    @SaabiriinAxmeD-c6o 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hampalyo ustaad 400k 🎉

  • @barkhad21
    @barkhad21 3 หลายเดือนก่อน +8

    Kitaabka Abii Isxaaqa la yiraahdao isna waa aabbe wiilkiis la talinaya waxaana qoray caalim muslina "تفت فؤادك الأيام"

    • @boqoradda1750
      @boqoradda1750 3 หลายเดือนก่อน

      Inta danbe ma calimka magicisa mise

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wll Adan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 หลายเดือนก่อน +2

    Talada wanagsan waa muhiim ❤❤lkn Dhaqan gelinta ayaa lagama maarmaan ah

  • @MortaJr-g5i
    @MortaJr-g5i 3 หลายเดือนก่อน +6

    Macalim book Intee ka heli karaaa

  • @ahmedbedel7937
    @ahmedbedel7937 3 หลายเดือนก่อน +14

    Saxib hadalo macaanida lahjadan waqooyiga baa ijecleysiisay

    • @zakaria_abdi
      @zakaria_abdi 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wlh ani laftirkaygu waan jeclahay hadalo qurux badan oo israac raacaya bay leedhy

  • @AbdicasiisAli
    @AbdicasiisAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wllo aadan sahan 🎉

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @AhmedMohaan
    @AhmedMohaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax wax kusiiya wax yar baa argtaa lkn wax wax kuu sheega wax badan baa argtaa dheh saax aadan mahmaahd waa qalady😊

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 หลายเดือนก่อน +2

    400 K Hanplayo Hanpalyo Ustaad Aadan Khadar Cali 🎉❤

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sahan

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 3 หลายเดือนก่อน +1

    Congrats for the 400k sahan

  • @ilkacaselnamahamouud
    @ilkacaselnamahamouud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan sahan wan kusalamy zxp waan kugu xidhanahy muddo kudhw 4 sano zxp barnaamidyada soo badi barnamijydii codkagu dulsara zxp

  • @kingsuhazh2658
    @kingsuhazh2658 3 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations my Brother 400k subscribers 🎉

  • @mulkihassanmohamud9686
    @mulkihassanmohamud9686 3 หลายเดือนก่อน +3

    One of the best youtuber
    In somalia ❤❤

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hore usoco ustaad,Aadan

  • @whoareu8178
    @whoareu8178 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo 400k 🎉🎉❤ ustaad

  • @ibraahimjaamac7865
    @ibraahimjaamac7865 3 หลายเดือนก่อน +1

    Best teacher ever adan 🫡

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin Aadan 👏🏼🇸🇴

  • @Haytaban
    @Haytaban 3 หลายเดือนก่อน +1

    400K congratulation

  • @abdirisaaq6149
    @abdirisaaq6149 3 หลายเดือนก่อน +1

    400K hambalyo
    Hambalyo ❤❤❤
    My dear teacher

  • @maxamedabdurahman9549
    @maxamedabdurahman9549 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad manta podcast manad soo galinayn

  • @Amonsak19
    @Amonsak19 3 หลายเดือนก่อน +2

    maanta mic la aan miyaa tahay aadanow

  • @cabdikariim-ds9bv
    @cabdikariim-ds9bv 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله أستاذ

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adan 400k congratulations

  • @Bakar_macalin_mohamed
    @Bakar_macalin_mohamed 3 หลายเดือนก่อน

    400k gaartay hamplayo wll aadanow🙌

  • @jamalmullah5290
    @jamalmullah5290 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow wajigaaga qari markaasuu mawduucaagu dhadhan yeelanayaaye

    • @TAARIKH202
      @TAARIKH202 3 หลายเดือนก่อน +1

      Oo waayo wajigisa ayuu ba ku shidanyhy oo body language iyo facial expression la socdaye

    • @jamalmullah5290
      @jamalmullah5290 3 หลายเดือนก่อน

      @@TAARIKH202 the most important thing is voice of tone and how we feel comfortable of his voice.

  • @DeeqaClaahi-xo3nv
    @DeeqaClaahi-xo3nv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo Hanbalyo wll 🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedYaasiin-u2r
    @maxamedYaasiin-u2r 3 หลายเดือนก่อน +1

    400k hambalyo saaxiib ❤.

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs mahadsanid wll

  • @FaadumomaxamedXuseen-l7r
    @FaadumomaxamedXuseen-l7r 3 หลายเดือนก่อน +1

    (Dadkaa geesi lagu yahey) wllhi run waaye taasi sababtoo ah anigu hadanan dadkaygaa isku dhaqanka nahey isku luqadda nahey anaan ku ku dhex jirin horumarba maan gaadheen fulayad ban ahaan lahaa 😂

  • @caytolyrics7467
    @caytolyrics7467 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga imika labadayda indhood ma aragtaa
    Hhhh, runtii waan qoslay 😅😅😅

  • @XuseenShaxmed-tf6kd
    @XuseenShaxmed-tf6kd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahy hakaa ajirsiiyo

  • @AbdiasisMawlid
    @AbdiasisMawlid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legendes Aadan sahan

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 3 หลายเดือนก่อน +2

    الفردانية
    والنرجسية طاعون المعاصر
    ❤❤❤❤❤

  • @ShukriMohamed-p2s
    @ShukriMohamed-p2s 3 หลายเดือนก่อน +1

    run ahaan tii waxd uqlan taa milyan ka iyo bilyan ba wallke alle haku ilaalaiyo guul iyo gobanimo❤

  • @safaabdi7776
    @safaabdi7776 3 หลายเดือนก่อน +1

    Halkee ka heli karaa buuggaasi Aadanow walaal

    • @Blackhand-d2m
      @Blackhand-d2m 3 หลายเดือนก่อน

      Hargiesa imika diyaar kuyuhin zhpe iqra books yaalan magaaloyinka kalena way imanayan

  • @ShukriMohamed-p2s
    @ShukriMohamed-p2s 3 หลายเดือนก่อน +3

    allene ha ku cafiyo wall qaliya

  • @Maria-i5y1x
    @Maria-i5y1x 2 หลายเดือนก่อน

    ربنا يوفقك آمين ❤

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan khadar cali romle❤💯

  • @ladanelooyan777
    @ladanelooyan777 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc adanow inader horta taxanihii 48 xeer halkeed ku dhamaysey kolay anigu sodomeeyaan marayee mise aniga uunbay igu koobantahay salaamu laahi

  • @Cawomoh-s5m
    @Cawomoh-s5m 3 หลายเดือนก่อน

    Nio doodi abwaan sharlaawe kaso jawaab Aadem❤

  • @yuusuf-mn
    @yuusuf-mn 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a Mahadsanid

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nio aadan podcast ka dhig muqaalada

  • @hawaaden4640
    @hawaaden4640 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aden sahan wx wayn baad noo tarty hadaan dhalinta soomaalida nahay siiba kuwa ku xidhan chanelledada buygta aad turjumtay aadbay ii cajabiyeen wxana kamida buugagta aad afnaqday een akhriyay casariye, waayaha daanyeerta, ismalure iyo waan kusalaamay saaxib jazaa'akallahu wxbadan baad noloshayda ka badashay 🙏
    Wxn kaa codsanaya wllo inaad nosoo turjunto kitaabka siiradi nabiga scw ee uu qoray sheikh yasir qadhi
    inay fariintaydaa aragto ayan rajaynayaa inshallah

  • @Somalizerobudger
    @Somalizerobudger 3 หลายเดือนก่อน +1

    Noo soo badi pro

  • @sadamabdi6766
    @sadamabdi6766 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad Aadan xageen ka helaaa paris baan daganahay merci beaucoup 🙏🙏🙏

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 3 หลายเดือนก่อน +1

    hambalyo 400k zxp

  • @HawaAdem-to4oo
    @HawaAdem-to4oo 3 หลายเดือนก่อน +1

    الف مبروك 🎉❤

  • @MuhaanAhmeed
    @MuhaanAhmeed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Azc adanow video ad sodubto kala badhow badh waa inan ku qoslaaa waba laasim

  • @tanaawi
    @tanaawi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad koofiyad kuma wacnid

  • @JilleyAliIbrahim
    @JilleyAliIbrahim 3 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher, give us Links of the books if it's possible. 😊😊😊

  • @mohayare1515
    @mohayare1515 3 หลายเดือนก่อน +1

    HAMBALYO ❤USTAAD❤

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 3 หลายเดือนก่อน +1

    Well done 🙏

  • @HakiimiMuusa
    @HakiimiMuusa 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horta adanow buugaagta diyaarka ahi intay yaalin bal dadka si caadi ah wax ugu sheeg ha uu hadlin qof dadku uu la hadlayo la balamaye adanow buugagta qaabka loo helayo sheeg ama private ka vediyawga 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @IsxaaqDaud
    @IsxaaqDaud 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad hambalyo 400k 🎉😂

  • @GANEEYOFFICIAL1
    @GANEEYOFFICIAL1 3 หลายเดือนก่อน +1

    First one congrats u 400,000 k 🎉🎉🎉 congratulations 🎉🎉🎉

  • @noloshuwafarxad2446
    @noloshuwafarxad2446 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉masha allah wll

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ala adanow anu hadalkadan fahmaaa ninyahow bugagta no soo khulaasee❤

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 400k subscribes sxb aadan😊❤

  • @gift973
    @gift973 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Adam 400k oo asxaba❤

  • @ZakeriaAli-o6p
    @ZakeriaAli-o6p 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb buugaa waan u ka helay ee xagee ka helayaaa

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow, si weyn baan ugu bogaa sida dhabta ah eed u feydid kuwa dhiirigeliyayaasha sheegta.
    " Qofka wanaag u sameeya si uu caab ugu noqdo [Dhiirigeliyayaasha] ayaa ah dadka dullinimada ugu dhaw"
    Odhaah aad Afnaqday adgu

  • @MucaadMustafe-wt2ze
    @MucaadMustafe-wt2ze 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a legend

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp wanku jecelahay wllhi waxan jeclaan inaan mar uun kula hadlo😢😢😢😢

  • @ZakarieMohamed-cq9zs
    @ZakarieMohamed-cq9zs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend 😂

  • @ShaifBoy-lp1rd
    @ShaifBoy-lp1rd 3 หลายเดือนก่อน +1

    zaxipow meeyi vedieo yadii aadan ka muuqan jirin ee kanalkan aad so gelin jirtay ado mahadsan

  • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
    @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend

  • @TlIwa123
    @TlIwa123 หลายเดือนก่อน

    Aadanow Waxaan ka codsanayaa in aad Turjumto kitaabka وصية ابي حنيفة

  • @Sahruush
    @Sahruush 3 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid Aadanow
    Wan arkaa indhahaga❤😂

  • @jalaalmedia
    @jalaalmedia 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanoow Diimahan Kale Ee Aad Sheegayso Maxay Yihiin ?
    Diinta Kalyee Adduunkan Ayaa Ah Diinta Islaamka 6:30

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aadankayga caashaqa❤😂 ina khadar caloow wallaahy waan ku jeclahay .😢😂
    Aadanoow ina abti ani ixulo ,
    Wallaahy waa Niyad hadlay.
    From Reerka shaydaanku isku kiin diray, Nin Habar jeclaa bayba iga haysaa hh, Aan adeerkay ku dhaho sii daa ragu waa seediyadaye.

    • @AishaMohamed-f2d
      @AishaMohamed-f2d 3 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅

    • @sahanka97
      @sahanka97 3 หลายเดือนก่อน +4

      hhhhh si ayuun baynnu uga heshiinaynaa inabti

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@sahanka97 hh Alla ina abti Gacaliye
      Aadan fariidoow Reerka love ku Ahay.
      Kuwii lagu heshiin lahaa aan noqonee hh .
      Xaqiiqada ka hadlayaa yaroow 💏

    • @AbuubakarClxafiid
      @AbuubakarClxafiid 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@DeeqaAxmed-ts8bb🎉

  • @wllbk7715
    @wllbk7715 3 หลายเดือนก่อน +1

    Buugaan xagee kahelaaa

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 3 หลายเดือนก่อน +2

    Codsi: Maxaad uga soo hadli wayday Suufiga Hindiga ah ee la yidhsa SADGURU. Walaw uu mulxid yahay oo uu dhankaa Shaydaan ka yahay, xikmado kale oo nolosha ku xidhiidhsan buu leeyahay shaydaankaasi

  • @aazizhassan8934
    @aazizhassan8934 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw buug isbuucaan marti ii ahaa
    Lkn areyo badan oo aan fahmi waayay ayaa ku jiro

  • @AbdirahmaanClaahi-m1s
    @AbdirahmaanClaahi-m1s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakalah

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 Adan sahan jackson bro

  • @FeysalMaxamed-ud7dh
    @FeysalMaxamed-ud7dh 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 400k 🎉

  • @mohaqadaafi1880
    @mohaqadaafi1880 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xgee laga heli karaa buugagta dhown so saarty masuul

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gacmaha waxa lagu xirto marka lagareebo saacada Malaha hablaha loogu talagalay

  • @ShaakirAidiid
    @ShaakirAidiid 3 หลายเดือนก่อน

    Adan sahan ninka waalan😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SaadamQureyshi
    @SaadamQureyshi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaa iyo hada anigu waxn la yaabanahy naftayda

    • @JamiilaIise
      @JamiilaIise 2 หลายเดือนก่อน

      Wad iga qoslisay wlhi naftada 😅

    • @SaadamQureyshi
      @SaadamQureyshi 2 หลายเดือนก่อน

      @@JamiilaIise sual an ku weydiye maxd iigu qosashy 🤣

  • @JamiilaIise
    @JamiilaIise 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu wxan ku dhibanahay la tacaamulka familkeyga wn jecela laha wx iga caawinaayo😢

  • @user-mohamadsiciid
    @user-mohamadsiciid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow hargaysa muu so garay buugu

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp 3 หลายเดือนก่อน

    Xagen ka heli karaa buggan iyo ki ahaa qiralada mucashaqintaba

  • @Yoonis-o6f
    @Yoonis-o6f 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 🎉400k😊❤

  • @AhmedAliSame-kaab
    @AhmedAliSame-kaab 3 หลายเดือนก่อน +1

    Buugga magaciisa ha la i sheego please

    • @FANPROJ-ty9oq
      @FANPROJ-ty9oq 3 หลายเดือนก่อน

      5:37 waka buuga magacisu

  • @Mansuur123-yf3hl
    @Mansuur123-yf3hl 3 หลายเดือนก่อน +2

    mashaa Allha 😅😅🎉😊

  • @mawliidahmed3883
    @mawliidahmed3883 3 หลายเดือนก่อน +1

    mahsanid

  • @Sabanabdillahimahamoud
    @Sabanabdillahimahamoud 2 หลายเดือนก่อน

    ما شاءالله

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 2 หลายเดือนก่อน

    TALO: Codka iska hagaaji ama Mikrafoonka sxb

  • @sharmaakeubdiqdirismail9231
    @sharmaakeubdiqdirismail9231 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 3 หลายเดือนก่อน

    Hampalyo 400k🎉

  • @cabdikariim-ds9bv
    @cabdikariim-ds9bv 3 หลายเดือนก่อน

    Booka intee ka helaa ustaad

  • @Suudimedia7
    @Suudimedia7 3 หลายเดือนก่อน

    Nio ina na soo hor faadhistid siii kale ka wangasanayaaad

  • @Dadirkumar
    @Dadirkumar 2 หลายเดือนก่อน

    Halkee ka helaa