Aadan sahanoow sxb buugtaada badana muqdisho aad bay ugu yaryihiin oo laguma iibiyo lagumana daabaco. Marka taas baa inta badan aniga iyo asxbta kale nagu qassabta inaan pdf ta raadinno haddaan waynana halkii qof ee dalbada si uu saxibadiis ula wadaago ayuu pdf ka dhigaaa. That is the problem.
Meelaha laga helayo buugta
m.facebook.com/story.php?story_fbid=496824306355794&id=100080846866627&sfnsn=wa&mibextid=RUbZ1f
Adanow sxb arimaha sirdonka book ka hadlayo ii sheeg
Hambalyo 400k wllky aadan sahan😊🎉
Wlle adanaw SaaS oo kale uga soo samee muqal buug walbod sosaarto iyo waxa uu kusaabsanyaahy .Dar illahay kuu jeclahay macalinkaygana waad tahay❤
Ma free baa 😊
Aadanoow dee qiimo dhimistii noo same, hadii alle ka dhigo
400K buu galay aniguna 4K ilaahay ha barakeeyo Aadan Sahan iyo inta khayrka jecel.
Ustaad Aadan Sahan buugaagtaada qof Muqdisho jooga halkee ayuu ka heli karaa !
Sidaan filaayo wll bakaaraha xareed
Nin da`ayar oo wada wax tara tahay Allaah haku barakeeyo walal
Mahadsanid Ustaad, Mowle hakaa abaaliyo waxtarkaagaas, qiimaha badan.
Aadan sahan zxp mudo dheer waa naga maqnayd waa xaalusanayee amaad guursatay
Yaa Salaam Yaa Salaam Yaa Salaam iqra Books 10 Buug inaan Bishan Ka Dalbadaan Rabay 13 Ayaan Ka Dhigayaa I.a ' Maadaama Aan Siyaasada iyo Dhankaas Ujanjeerana Kama Tagaayo Labadaas Buug 😊😊😊😊😊😊
Mahadsanid Macalin Aqoonyahan Aadam Sahan ❤❤❤❤❤❤ Booskaad Noogu Jidho Dheeman iyo Dahab Kuma Badalan Karnee Janadii Rabbi Sw Kaa Yeel Adiga iyo Waalidkaaba Wax Badan Dhismaha Garaadkeena iyo Aqoonteena Waad Ka Shaqaysee Macalin ❤❤❤😊😊😊😊😊
جزاك الله خيرا استاذي الفاضل
10 Buug oo aad turjuntay baan akhtistay, wax badan ban ka faa’iiday.
Mahadsanid jaalle
Macalin aadam aad ayadu mahadsanthy Rabina haku sharafo cilmigana haku siyaadiyo
Mahadsanid ustaad Kenya in eey Soo garan baan rajeyn hyaa I a
Mahadsanid Ustaad Aadan-sahan.👏
Shukran Ustaad ❤
Wd iga farxisay wx Buug la akhrin karo oo somali ah kuwa aad so turjunta jira 🙏🥳
Masha alah walal waan sugaynaa buugtaa
Mansha allh ustaad aadan waa gobanimadii oo qof❤
جزاك الله خيرا جزاء
Mahadsanid Ustaad
I.a buugaagta sii degdeg aha inoo soo diyaari Allah ku xafido mar walbaa ❤
Waan ku salaamay sxb buug tan Amazon malaga helayaa Mahadsanid
Mahadsanid ina adeer😊❤
Insha allah inta mushaarka kaso qaadanaayo sugayaa buugta... inta bishaan ka harsan muqdisho hala soo gaarsiyo 😊😊
Hampalyo❤❤❤🎉400k oo shaqsi ku qancay sida aad wx uwado allahuma barik
Masha allah aad ban ku hampalyeen wlle❤🎉🎉
جزاك الله يا اخي
Mahadsanid ❤ Allahumabarrak
400k hanbalyo ustaad Adan khadar cali
Allah kubarakeeyo
Mahadsanid wll
Waan soo dhawaynaynaa insha allah
Mahadsanid wll 💯
Ilaahey haku gu anfaco wll adnaganeh kuwii aqriya oo haleelo alle hakaga dhigo wll sahanow❤😊
Buugan sadexaad hadii aynoqoto podkast ugar ah iyo sharaxaadba waa uga baahanahy
ماشاء الله تبارك الرحمن
Hambalyo wll anagana ilaahay hnagu anfaco markaan ku xasuusto wan ku duceeyaa
Mahadsanid
Mashallah Aadan sahan wax badan books iga badalen wllo hore usoco dhalin yarta ifuneysa
Congratulations🎉❤400k😍
Aadanow 🎉 mudane amaani hakaa gaadho , dadaalka aad umadda iyo dhalintaba ugu jirto , ilaahay wanaag aduun iyo mid aakhiraba hakaa siiyo ❤🎉😊.
Thank you. Teacher 🫡💕
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
Thanks 🎉
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
Nagala soco dhankan: thanks
Macalin adan your books malaku ibiya djibouti
masha allah
illahay haku barakeeyo sxp
Waa buug munaafacaad badan leh.
Legend maanta coofiyad baad soo xidhatye
Waa mahadsanthy 💯
400k congratulations 🥳 wllo jazak allhu khayr ❤
Hambalyo Ustaad, saddexdan buug iyo 400k ayaan kuugu hambalyaynayaa
Insha Alaah wan sugu lanaha ustaath❤
Saaxiibayaal buug afsoomaali ah oo aan aqriya xageen kahelaa
Aadanow Ustaad Kannalka Kusooceli magiciise hore Ee ,Ahaan Sahanka Xoggaha
Wnkugu racsanhy si ee unoqdan sahan podcast iyo sahanka xogaha
Congratulation bro i am very glad to see very young somalo writers(translators) 🎉
I can't wait islam bayna sharqi wa maqrib come on aden
Thanks
nio waan uxiisnay maclumadkadi xage ku maqneed
Alla WAA sugi lahay inta Muqdisho lakenayo❤
Sharfanid wll illaahay Haku Xafido
1. Qiraalada mucaashaqiinta
2. Hadhkii madoobaa
3. Dhagartii weyneed
aadanow sxp mogadisho halkan kahelna buugagta
400K baa gaadhnay 🎉
Jigjiga halke laga helaya
Adanow sxb jigjiga 3 ba malaga helaya❤
Haaa sax hadaad daba gal edaha❤❤
عظماء الدنيا وعظماء الاخرة
Buugaas
الذين ضحكو حتى البكاء
عصر القرود
مصطفى رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته
SXB AADANOW BALWAXAD SOO BAADHA BUUGA (ANDORIA) HADAD HAYSANA KAAS INOO SOO TURJUN
Ilaahay hakaa abaal mariyo
Macalinkaygi Alle Ha ku sharfo
Inbadan laandheere❤
Thankz abooww
Saxibow Adan sahanow waxanka sosalamaya wajer Kenya saxibow boogagtan Kenyan mahelikara asoo jogaa dalka Kenya
asc aadanoow😅
Hambaliyo AADAN? 400K🎉🎉🎉
Mogadishu xagee ka heli karaa ustad sedexdaba
Lumberkaaga ii sheeg turkeyga ah bookgaagta waan kaa iibsanayaa swiden ayaan jogaaa adaan
Congratulations 400k🎉🎉🎉
Opp macalinkeena aad baad umahad San tahay takale waxan ahay Ardayadii u horaysay ee Hambalyo🎉 kuleh waayo waxad gaadhay ama kugu xidhan 400k oo qof hambalyo teacher 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waan u baahana hay ee sideen ku helaaa ustaaad
Aadanow Nairobi xarun maad Ka furatiin walaal
islaamka bariga iyo galbeedka aaway
Mahadsanid ustaad❤
اهلاوسهلا ❤🎉
Thanks zxp wan ka haynaa
Aadanoow walal waan jeclahay wax aqrinta ee maxaa igula talin leheed
anaa ugu horeeeyo
Ustad buuga halkee laga helayaa
Asc aadan sahan wxbadan ayan kaa faa'iidnay alle miisanka xasanaadka ha kuugu daro
Wxn kaa codsanaya wllo inaad nosoo turjumto kitaabka siirada nabiga scw uu qoray sheikh yasir qadhi wxy kuu noqon sadaqatul jaariya ilaa maalinka qiyaame kuu socoto
Xagee laga helayaa addis sababa
sxp- aadan aad baad u mahadsantahay
dhageysi kasoo dhig wll
Asc bro Nairobi Maka heli karaa
Hampalyo aadan 400k🎉
Wakusalaamay walale
Adanow buuwaagtani
itarnerka miyaan kahelaayaa
Inta Aqriska Jecel Like saar ❤❤❤
Aadan sahan carabidaa ku akhriyaa anuu
Turjumaa wayn
Qoraa noqo
Sxb
Buugaag duufaanta aqsa
Wax kaqor I intaad ogtahay
War zxp wllhi are baan kuu jecelahay waxan jeclaan lahaa inan Mar uun kula kulmo😢
Aadan Hambalyo sahanka 400K buu gaaray Taasoo ka dhigan in ay kugu xiran yihin Afar boqol oo kun oo dad ah kuwaasoo ka faaideysta Cilmigaaga
Ustaad mahadsanid lkn waxaan wata codsi hab tabintaadii hore soo celi sidaan aad had wax joogu soo tabiso waa la IGA ficanyahay
Aadan sahanoow sxb buugtaada badana muqdisho aad bay ugu yaryihiin oo laguma iibiyo lagumana daabaco.
Marka taas baa inta badan aniga iyo asxbta kale nagu qassabta inaan pdf ta raadinno haddaan waynana halkii qof ee dalbada si uu saxibadiis ula wadaago ayuu pdf ka dhigaaa.
That is the problem.
adan adoo mahad san waxaan kaarabnaa buuga wan kusalmay saxiip daawacadii labad hordhac noogu soosamey