Ep,03| Faa'iido intee leeg ayuu leeyahay xidhiidhka wakhtiga dheer socdaa? Martida Ustaad Adan Sahan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 146

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah waa 3:45 habeenimo wanso kacay oo hurdadiba iga dhamaatay kdib wxn la kulmay videogan qiimaha badan waxabad mooda inan usoo toosay inaan masterpiece kan yar qaaato. Masha allah aaadan sahan oon tagero namber one u ahay chanelkisa iyo gbdhan oocawa iigu horayso waxaban uhystaa inaan idinla joogo ama idin agfadhiyo sida qruxda bdn eed waxnoogu sharaxaysaan aaan dhagaysanyo anoo gacmaha dhanabnka saartay😂alx halkan waxan kadhex dareemay inaan kunoolahay lana noolahay xaalad xidhiidh oodagan oo xalaala oo qruxbdn isfahan iyo isu tanaasulna ka buuxo alx si aad uweynban ugu mahadcelinaya qofkaas oo waxbadan iigudul qaaata iga caawiya iina tanaasula runti mhdsanid walaalow

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +10

    Jaceylku waa markaad ku duceysato qofkaad jeceshahay xataa isagoon isagu kuu ogeynba ❤
    Waa runtii walaahi Aadan qofka hadaad is jeclaataan oo waayuhu isku kiin saamixi waayaan waa in uu wanaagii sii jiraa oo aanad jaceylka iyo Guurka isku xidhan. ❤
    Jaceylkii Nafteydow Noolow gob baa tahee ❤

  • @kaýsesuĺayman
    @kaýsesuĺayman ปีที่แล้ว +42

    waxan bartay qof wanaag badan akhalaaq badan sharaf iyo xishood badan dhamman habalaha soomaaliyeed aan is leeyahay xishood aan is bedelin ayaay leeyahay 20/6/2016 ilaa now la joog waan jeceley siiba cidna ma ag dhigo xataa haddii aan sanado iyo bilow anan is arag maadama ku noolahay magaalo ka fog halka ay ku nooshahay

    • @Juweraqali-gs2qj
      @Juweraqali-gs2qj ปีที่แล้ว +1

      🌎🌎🌎🌎🌍🌍🌏🌏🌍🌎🌎🌔

    • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
      @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 6 หลายเดือนก่อน +1

      M.a Allow nisku kiin daa waa hubaal waxaa tihiin Lamaanaha Qarniga 😊🎉

  • @fadumoyasin1335
    @fadumoyasin1335 11 หลายเดือนก่อน +2

    16:29 thanks ustaad adan io ayanba oo shalay bartayba alx aad baan ugu faaidey ❤

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 ปีที่แล้ว +22

    Wllih podcast aadan iyo ayaan isku helaan sidan u jecelay ilahey ha idin jeclado walal❤️

  • @Filsandiamond
    @Filsandiamond ปีที่แล้ว +4

    Wadku mahadzantihin
    Sida ad barnaamijyada muhimka inoola wadaagtan ❤
    Ustad Adan io wllshay❤

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we ปีที่แล้ว +58

    Ustaad ayaan
    Jaceylka dhabtaha waa Ka aad sujuuda ugu duceyso isaga ku ogeynba Allah Allah💙
    Allah'a danbigiisa hadhaafo keygaas🤲

  • @hiigsomedia
    @hiigsomedia ปีที่แล้ว +7

    mashaa allah
    nin wax badan og da diisa iyo aqootiisa ayaa kala wayn ilaahay ha ku barakeeyo sxp Aadam khadar cali (aadan sahan)

  • @mohamuudyousud
    @mohamuudyousud ปีที่แล้ว +9

    Dhawr jeer baan ku ceshaaday baramijka adaam iyo ayaan❤😊

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid qali adiga iyo macalin keena❤🎉❤

  • @hindamohmoud6195
    @hindamohmoud6195 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij qiimo badan jaceylku muhiimadiisa ugu weynu waa fahanka

  • @SamatarIbrahim-gi8tz
    @SamatarIbrahim-gi8tz ปีที่แล้ว +3

    "Nin wayn oo gadiid ah.„
    ILAAH haku barakeeyo uztaadii.

  • @SabriinaCabdi-o3h
    @SabriinaCabdi-o3h 27 วันที่ผ่านมา

    Mansh Allah aqoon yahan aadan sahan ❤

  • @WaliKhan-j5r
    @WaliKhan-j5r ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walashay ilahay ha kubarakeeyo

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walal waan bogaadinayaa dadaalka tirada badan walal.

  • @Team_27-A
    @Team_27-A ปีที่แล้ว +2

    Maanta ugu ka horeya waxad so gudbisa wax umada faido u leh horo usoco wll

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 ปีที่แล้ว

    Walal soo badiya ❤️👏waliba aadan sahan marwlpa noo soo qabo aad baan wlhy ustaadkan u jeclhy ilaa 2019 ❤

  • @870mx
    @870mx ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah ayaan dhalad walaal hore usoco barnaamijyadan qaaligaa

  • @Hassan_Omar
    @Hassan_Omar ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ustad bu ino yahy💯💖

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว +3

    Aadan iyo ayaan alle ha idin dhowor❤❤❤❤❤

  • @haniqueen4195
    @haniqueen4195 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sow dawada markale wax badan ayad ino faaiidesin Allah haidinka awaalmariyo

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh

  • @ixsaanmustafe3923
    @ixsaanmustafe3923 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi maw duucan aad ban ugu qoslay mahadsanideen labadiinaba

  • @kaýsesuĺayman
    @kaýsesuĺayman ปีที่แล้ว +2

    Masha allah kow anaa ka mid ah inta uu u yahay ustaad

  • @Storyteller0909-k4q
    @Storyteller0909-k4q ปีที่แล้ว +4

    Aad aad baaan idiin salaamayaa wllaalahay
    From magaaladeenii Burco

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 Wallahi Aadam waa iga qosliyay .. Legend

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah hore u soco wllshy

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 ปีที่แล้ว +1

    Masha alla keep going wll
    Aad baad umahadsantihiin

  • @naemooz
    @naemooz ปีที่แล้ว +2

    ku mahadsanid inaad mar kale noso qabaty aadan ilahy hadyin barakeeyo labo qofoo qiimo gaara noo leh.

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 3 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanidin adan io ayaan❤❤

  • @Sompodcast_____
    @Sompodcast_____ ปีที่แล้ว +2

    Ustaad❤️⬆️

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye ปีที่แล้ว +4

    Alaa wallalayal wad mahad santihiin❤

  • @ridwaanfaysal608
    @ridwaanfaysal608 ปีที่แล้ว +1

    jacayl ma jiree yaan la is wareerin👐

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni ปีที่แล้ว

    Ayaney cod kaga M.allah ustad mahdasanid adi ustado ayaan❤

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni ปีที่แล้ว +3

    Wllo hamda hussein(podcast kabasho inanta leh) nokeen iyo amaal cllaahi bade podcast (albaqiyaad inanta leh)

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v ปีที่แล้ว +4

    Ayaney Next saalim omer noso qapo wll

  • @zubeirkassim8660
    @zubeirkassim8660 ปีที่แล้ว

    Mar sadexaad soo celi insha allah ustaadka

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +4

    Jacaylku waaa wax jira lkn maantah danaysi ayaa loobadalay sababtoo ah qofkii sidhaba ujeclaada qof qalbiga laga jabinaya Sababtoo ah Cakis ayay waxkastaa noqdeen

  • @fadumobashir5342
    @fadumobashir5342 ปีที่แล้ว +4

    Ilahey hadaayo ustaad aan aad ugu xidhnhy ilaa intan qaaty mobilekaba

  • @Mohamedhaibe-c6p
    @Mohamedhaibe-c6p ปีที่แล้ว +10

    Aadanaw, Gabadha aad Niyow leedahay kadaa.😂
    labadiinaba mahadsanidiin.

    • @MandekDuale
      @MandekDuale 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh anaa layaabana

  • @ugbaadabdiraxmaan9932
    @ugbaadabdiraxmaan9932 11 หลายเดือนก่อน

    Jacaylka waxaan nacaa markuu Romantic iyo waxanaan ujeedin soo dhex galaan ❤😂😂😂

  • @khaalidmaano539
    @khaalidmaano539 2 หลายเดือนก่อน +1

    War aadanaw zxp gabadhu aday ku rabtaa wax fahan zxp 😂

  • @zamiiraahmed1698
    @zamiiraahmed1698 ปีที่แล้ว +6

    Marwalba ustaadka nooso casuun xbbt❤🎉

    • @HOBAALMEDIA
      @HOBAALMEDIA ปีที่แล้ว +1

      Waxaan filaa inaad mowducan si wacan u fahantey😊

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว

    Aad ban usoo dhaweynayaa barnaamijyada noocan ah 👏

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx ปีที่แล้ว

    I liked this podcast thans wll ayaan podcastiyada noocan ah nooso badi pls

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg ปีที่แล้ว +10

    Raga maanta jooga 90% waxaa korisay hooyo kaliya, marka fikir kamaba haysto raganimada iyo dhaqankooda.
    Hadii uu leeyahay saxiibo rag ah ayagana intooda badan hooyo ayaa korisay.
    Dhibaato wayn ayay u keentay qoysaska caalamka oo dhan markii dorkii aabuhu meesha ka baxay.
    Sidoo kale madama ay hablo badan ay soo korisay hooyo ma garan karaan qiimaha iyo qadarinta ragu ka mudan yahay.

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantihin wll no so badi ❤

  • @mahamedindho6297
    @mahamedindho6297 ปีที่แล้ว +2

    Macalin aadan waxan ku weydinaya nafsigu ma wax jiraa mise waa wax dadka un iyagu sameystaa

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 ปีที่แล้ว +3

    Jcylow🥺❤

  • @caamirceynte4096
    @caamirceynte4096 ปีที่แล้ว +1

    Aadan iyo ayaan Mahadsanidiin walaalayaal

  • @Hamda09670
    @Hamda09670 10 หลายเดือนก่อน +4

    Si fcn baa u lafa gurteen m.a lkn kuguma raacsani in gabadha markeeda ay cashada bixiso

    • @HooyoFadumo-sb1wl
      @HooyoFadumo-sb1wl 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaagu waa bakhaylnimo😂

    • @absheirahmed473
      @absheirahmed473 6 หลายเดือนก่อน

      Jacyl dheeg ka raran weeye waxagu ee cashada markaaga iskabixi

  • @Diinho_
    @Diinho_ ปีที่แล้ว +2

    Allah haidinxafitho ❤

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tihiin Aadan iyo Ayaan❤

  • @Ahmed2005-d8u
    @Ahmed2005-d8u ปีที่แล้ว

    Mahadsanid....

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 ปีที่แล้ว +2

    Guulaysta dha yaroh

  • @zuzuabdi4642
    @zuzuabdi4642 ปีที่แล้ว

    53:27 micnaheda maha lakin asaga wuxu ulajeda dunido idil ayad igala qorxonthy marka ustadi inagada Allah karalinoqde

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว +7

    Wlhy ani ahaan wxn dhihi lahaa xidhiidhku anuusan ka bdn 1 sanno ama 2 sanno haday intaa ka badato maxd iska dulqabanysaan jecyl
    majiro markaa wax kle ayaa jira waayo qofka ku jecl waad is guursan lahydeen
    Anigu jeclka waan aaminsanhy waliba ka dhabtaa waa ka guri la isla galo la isla seexd isku meel laga soo kaco salaama

    • @Sumaya-z7x7i
      @Sumaya-z7x7i ปีที่แล้ว

      Kan hada muxushegay ma max 2sano kabadanaa

  • @NajmaAxmed-vb3lx
    @NajmaAxmed-vb3lx 4 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco sister ❤

  • @apdifatahomein6842
    @apdifatahomein6842 ปีที่แล้ว +2

    Walaal codweynida ayaan dhaladey hhhh kaftan

  • @HOBAALMEDIA
    @HOBAALMEDIA ปีที่แล้ว

    Wlaley Ayaan. Next podcast Saalim omar noo soo qabo😊

  • @Asmayyy
    @Asmayyy ปีที่แล้ว

    Please Byo podcast noga dhig

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂 aadan

  • @MaymuunDaauud
    @MaymuunDaauud 13 วันที่ผ่านมา

    22 jir wx bartah shqeystaH waligeedba xiriir sameyn oo waqtieed iska qadatah no buuq dhibaanba uarkaah xiriirdan iyo waxan anigu hh😂

  • @sultan3564
    @sultan3564 ปีที่แล้ว +2

    oo hadan jeclaa yado nin kale guursaday sideen ulasii xidhiidhaya ma belaa damiir baan ahay 😂😂

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaado iyo ustaad😂

  • @naruuroapdirasheet6357
    @naruuroapdirasheet6357 ปีที่แล้ว +4

    Ma AniGu iga hadlaya ustadku22 jir Ahay xiDhiidhaDaN kama helo Azhaptii iyo wllahay iGu wareriyaN mxd xiDhiid u yeelaN wayDay xitaa su,Aasha AniGa jawaab uwayo inta ku qoslo😅
    iska Aamusa

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 4 หลายเดือนก่อน

      Ka le iska arag 😂

  • @safasacad4114
    @safasacad4114 ปีที่แล้ว

    Noso badiya wll ❤🎉🎉

  • @mubarikgiama248
    @mubarikgiama248 ปีที่แล้ว

    Xidhiidhka dheeri waa wakhti lumus walahay

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxabadan ayaan ka faa'iday

  • @FaraxMohmed-w2g
    @FaraxMohmed-w2g 3 หลายเดือนก่อน

  • @Abdirashid-dz2ky
    @Abdirashid-dz2ky ปีที่แล้ว

    Sahanka

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 mid gasho ku gayssa cabaasr waa sugeee

  • @KaltuunXuseen-o1g
    @KaltuunXuseen-o1g 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Aadan sahan

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we ปีที่แล้ว +6

    Wcs wsc wsc wllashay
    Aniga Io gabdha bdn bad role model utahay runtii🧕
    Allah'a kubarakeeyo Allah'a kuciseeyo🤲

  • @NiciimaMaxamed-q4s
    @NiciimaMaxamed-q4s 11 หลายเดือนก่อน

    Adaa aaminsan Kaliya inay inamadu bidhinbidhaan ee habluhuba waa kuwa kaliya ee u jilicsan jacaylka

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 6 หลายเดือนก่อน +1

    *Nuucayada Jaceylka Saxda Ah Lagu Cabiro>>
    #Jaceyl Jireed
    #Jaceyl Ruuxeed
    #Jaceyl Aadifadeed

  • @abdulatifssiied497
    @abdulatifssiied497 ปีที่แล้ว

    Q:In intee leg buu AI'ga"Artificial Intelligence" wax inooga bedeli karaat?

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud ปีที่แล้ว +2

    Hadday macquul tahay waxaad ustaadka nooga waraysataa habka tarjumaanka waxa loo baahan yahay , iyo xeerarka tarjumaada.

  • @19_.
    @19_. 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow waad mahadsan tahy horta lkn anigu 2 midba waan kugu khilaafay dumar ahaan
    1. Waxaad tidhi ninku boosas badan bu qalbiga ku leeyahy oo midba meel gaar ah bay ku jirta isagoon is barbar dhigayn xaga dumarku ay is barbar dhigaan waayo waxu ilaahay u design gareyey iyada inay hal nin uun boos siiso waana run waxanad tidhi ha moodina in idinkuun wxinu socdan ee uu ninkuba xaq leeyahy
    Aadan aan adiga kuu dhiibe marba hadii alle ii design gareyey hal nin inaan boos siin karo miyayna ahayn inan qualities kiisa wanaagsan badi ku doorto waayo waa one chance.
    Tan labaad waxad tidhi markan xidhiidhka marayso sheekadu ninka baahi badan oo yan laga qaadin buu isleyahy halka gabadhu markay guur noqoto ay baahi badato waayo walaci iyo hawlo kale ayaa la galaya sido kala waxa tidhi marka xidhiidhka marayso waa inay 50/50 ahaatayo adna juhdi i galisa ana ku galiya oo hadaan habeen casho kuu saaro adna ii saar indho dumar an ku eego adna xog faaidayso
    Anigu dumar ahaan markan aad leedahy walac baa imani oo adaa baahan waa run lkn suashu waxa weeye marwalba ma walac baa la ahanaya mise umul waa maya sidaa aan kugu baahany ayamaha adna waxaad ii baahanaysa ayaamo oo haday shaqadi wax kaaga soo dhacaan hadi mushaharki yaraado hadi amuuro kale ku qabsadan sidaad sheegtay meel aad kuso baxsato ayaad u baahn tahy maalinkaas dumarka hadaad kasi hagaagi waydo dee adna maalinkaasa lagugu qaban oo cimri dag dagi marka wll waa 50/50 aad sheegayso adna waad baahan tahy ana waan baahany inagada waxa adiga baahan its not appropriate words to use
    Sidaan marka dibada aad ka timaado ay hawli kuuso gaadhay ee aad u gubanayso gabadhuna gurigi bay hawl ugaso gaadhay waxaad wax iskugu darsaten waa in la isku nafiso maaha adaa ii baahan iyo anaa kuu baahan.
    Badina hadal baa lagu celceliya gurigay dumarku iska joogaano ninkuna dibada guriga waa suaale ma qasri baan ku noolahy mise waa la ii wada khidmeeya oo far ma dhaqaajiyo xata caruurta waa la ii tarbiyeya which is the hardest part youre shaping someone life idk waxa loo underrate gareeyo oo waxan jirin loogaso qaado is it because its not money? Cmonnn
    We have a lot of things to fix arinka marka xidhiidhkana wan kgu raacsany 50/50 ga lkn waxyabaha qaar baa ninka loo design gareeye waxyabaha qaarna dumar marar badan dumar xishood iyo is adkayn abuura bay ficilada qaar u sameeyan ama ayna u samayn karin dee waa inanu odhan ninku anba sidasan kuu sameeye adna ii same we are different sidaa aad sheegayso waa inaad il gaara lahaaata iyadna lahaata basba
    Waa inuu ninku topic yada qaar furaa iyadna ay la fal gashaa lkn furi maayo ee adigu fur anna dumar ban ahay oon xishonayo ama an is adkaynayo lama dhawa marka

  • @Juweraqali-gs2qj
    @Juweraqali-gs2qj ปีที่แล้ว

    🌍🌍❤️❤️❤️

  • @khayr10
    @khayr10 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidii qalbiyaal sidaa noogu hagar baxdee

  • @Barwaaqo123
    @Barwaaqo123 ปีที่แล้ว

    👏

  • @faayo19
    @faayo19 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @shakirahusein6386
    @shakirahusein6386 ปีที่แล้ว +1

    Alla beerka 😂😂😂😂
    War aadanoow hadda ma gabadhu casho ha bixiso baa leedahay 😂

    • @Hamda09670
      @Hamda09670 10 หลายเดือนก่อน

      😂

  • @maxammadqatharcabdiraxman6192
    @maxammadqatharcabdiraxman6192 ปีที่แล้ว

    Asc wllo makulahadli karaa

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 11 หลายเดือนก่อน +2

    Aadan waa ku raacsanahay qodabada uu ka hadlay marka laga reebo inay dumarku wax bixiyaan.
    Nin an xiriir leenahay markuu iga sugayo inaa wax bixiyo waxaanba u maleynayaa inuu iga hooseeyo oo daciif yahay qiimaha uu agteyda ku lahaa way yaraaneysaa lkn haday daruufo heystaan diyaar ban u ahay inaa caawiyo isagoo i weydiisan

    • @AyanMohamed-r3n
      @AyanMohamed-r3n 11 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq ambaa sidas ayn qabaa

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye ปีที่แล้ว

    Wall noso celi hadana❤😊

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 ปีที่แล้ว +2

    Camerda dabadeeda maxa ka socod😂❤

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🥰🥰😍😍😍

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi ปีที่แล้ว

    Fakarkayga waxan Aaminsaney qofka quruxdiisu maaha qolofka jidhka ee shikhsiyadiisa hadba kuma baysgaraynkaro jacaylkayga qurux oo qudha ee shikhsiyad +qurux =haaa

  • @khayr10
    @khayr10 ปีที่แล้ว

    Adan numberkisa hala isiiyo
    dadka telephone 10min ka badan nervous ku noqdaan ku jirayee
    Wuu i anfaca yayee😂

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 ปีที่แล้ว

    işte bu mudane bare sahan turk ma joootaa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +5

    Waa wakhti lumis xidgiidhka dheer , 6 bilood ayaad ku dhamayn kartaan wax kasta oo laysku fahmi karaa

    • @zahratechnology5400
      @zahratechnology5400 8 หลายเดือนก่อน +1

      Hadey duruuf jirtane

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 4 หลายเดือนก่อน

      @@zahratechnology5400markay daruftu dhamaato ha isku imadan inshallah

  • @foosaxmedsiciid7164
    @foosaxmedsiciid7164 ปีที่แล้ว +2

    Waryaada aniga waxan layaabanahy nimanka hada jooga midina wa mid calaan ah o anan waxbo ogayn midna wa mid shaydana o xumaan raadis ah raggi fiicfiicna away😢 anigu mahaye, mise xaqiiqada sidaas ah😂 😂

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 ปีที่แล้ว

      2daa wax udheexeya uun baad arki balada dhacdey

    • @hothanidiris6818
      @hothanidiris6818 ปีที่แล้ว +1

      Way jiraan lkn kuwa liita ka badan duco ilahaybaa lagu helaa haka quusan

  • @qarnicabdinaasir3860
    @qarnicabdinaasir3860 ปีที่แล้ว

    😢

  • @sammaddey9631
    @sammaddey9631 ปีที่แล้ว

    Walaalo Ayaan io ina Khadarow wad ogtahiin inay unique uu yhy wax sidiinaso kale uga hadla mawduucani inanu jirine idinku mawduucan noso badiya mida kale AADAN xog aad u balaadhan bad ka haysaa 10sano waxad shaybaad ku haysay weeyiye mawduucyada intan fadlan kaso badiya 2badiinu pls

  • @zuzuabdi4642
    @zuzuabdi4642 ปีที่แล้ว

    32:50

  • @NiciimaMaxamed-q4s
    @NiciimaMaxamed-q4s 11 หลายเดือนก่อน

    Isfahan maahee waa kalsooni ee mar haday kalsoonidii dhimato maxaa layska ag qabanayaa

  • @sawdoosman6078
    @sawdoosman6078 ปีที่แล้ว

    Yok😂

  • @weedh-cade2325
    @weedh-cade2325 ปีที่แล้ว +2

    Markle iyo sawtu raxma