" Guriga Cirro Lamaha Amnigu Waxay ka Warhayaan Waxa ka socda " Afhayeen Buuni

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 มิ.ย. 2022
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 196

  • @faisakhalil1663
    @faisakhalil1663 2 ปีที่แล้ว +15

    maashaa allaah
    buuni waaruntaa

  • @mohamedbaruud361
    @mohamedbaruud361 2 ปีที่แล้ว +10

    Awwoowgay ,wallahi halkeedii baad dhigtay rag maanta arintaa ka hadlayay way ku dhici kari waayeen inay sidaada runta u cadeeyaan, guul ayan ku rajaynayaa, noolow awoow.

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว +8

    HHHHHHH MASHA ALAH BUUNI GEESI GEESI DHALAY DHIIGU BIYO MAAHA MUWADIN DHIIGISA U SHUBAYA DALKIISA AYAD TAHAY

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว +11

    Abti hore u soco abdinaasir

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 2 ปีที่แล้ว +11

    Wuu ku haboon yahay afhayeenka kulmiye

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +11

    We love ourr peaple but we will never accept faqash to infiltrate Somaliland we protect our beloved homeland and we are to die for it

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว

      @Istaahil What ideology??? protecting the sovereignty of the republic of Somaliland is no ideology, so get your facts right little girl,besides this is a man talk so why don't you wash your dishes.😭😭

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      Kuwii Faqashtu wasi jirtay ee la xoreeyey ayaa maanta dadkii xoreeyey Faqash ugu yeedhaya. Jeegaanta in la xanuujiyo ayey ubaahanyihiin Ololihii 94kii lagu celiyo sikale aflagaado kudaynmaayaan. SL ma hooyadoodbaa ragbaa iskayeelandoona waana Faysal iyo Cirro kasoo jeedaan waase markay toosaan.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 ปีที่แล้ว +12

    1991, 92, ilaa iyo 93-kii waxa uu Muuse Biixi Cabdi uu ahaa madaxii hogaaminayay Shirarkii dib u heshiisiinta iyo dhawaaqistii Somaliland ee ka dhacay Magaalooyinka Berbera iyo Burco, waxaana uu sanadkii 1993-kii uu ka mid noqday ka qayb galayaashii Shirkii Boorame.
    nabadaa ayuu ka shaqeeyaa.

    • @SilentEmpires
      @SilentEmpires 2 ปีที่แล้ว

      Africa askari ba la haday

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +1

      Exactly Nabada ayuu ka shaqeeya

    • @mahatazizi3526
      @mahatazizi3526 2 ปีที่แล้ว +1

      taariikhda ayu ku qoran yahay

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 2 ปีที่แล้ว +2

      “Ano wax dili kara, duco qaadan Maayo”

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mericanbadass5299 Hadalka Ayaa Ah Kufri Iyo Rido Iyo Diiidmo Ragan Calmaaniiyiinta ah Dalka Dadka Diinta Halaga Qabto Baan Qabaaa Aniga Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa ayaan RAbnaa Maba Rabno Dhawaqiiiiidan Sanamyada Caabudayoo Maalin Walbo Is Dagalaaayo

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wa guul wa in xusbiyada mucaaridka lagu so dabaal sharciyada

  • @fayzahjamac6913
    @fayzahjamac6913 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal Cirro,sharciyada aad shegayso waa ka hor seedka u ah .
    Jawaabta waa codka xorta ah ee somalilander.
    Mudaharaad wa shari xaq ah.
    Doorasho ayaa jawaabta ah.
    Afka xir oo waxaad tabanayso lama ogola.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว +4

    De maxa lo siinaya ciro xiid ilaaliya wa khasi caadiye sowki xilka wareeiyay

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 2 ปีที่แล้ว +2

    maxkamada dalka muuse hala soo saaro hadii laga hadlayo qarbudaad iyo nabadgalyo daro. shaani iyo inuu wuxuu doono samaynayo ayaa taariikhda ugu jirta. gacan bira baanu kusoo qabanaynaa Muuse biixi maxkamadna waanu soo saaraynaa.

  • @ubdikarimbulzhawi2354
    @ubdikarimbulzhawi2354 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaw amaan ban hysanaaa naga qabo wixi wax udhimaya adaa grnaye

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 2 ปีที่แล้ว +3

    Horta, saxaafaddu maxay suaalo u waydiin waayaan hoggaamiyayaasha mucaaridka?

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

      M H
      saxaafada qaarkood xamar baa laga daraa doolarkaa hadlaya ee ninku hadlimaayo

    • @Barqab
      @Barqab 2 ปีที่แล้ว

      Waar horn cable waa musi durbankisa

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Muucaridka kuu shuubta ceeylkn

  • @siradm
    @siradm 2 ปีที่แล้ว +7

    War kaddaaya maahee! reer Somalilandiyo wadiiqada jabka ha marina hadhow kasoo noqosho malehee! Halaysu sabro, war Cirrow haddii qoladani doorasho diidaan xittaa waqti siiya oo waddo kale ku daya oo ugu yaraan inta abaaraha iyo sicir bararka laga baxayo suga! isma dhaanto yaan la noqonin, war golihi guurtidow ku soo baxa waxa socda maantay qabasho lee dahaye! Allaha idin bad baadiyo

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว

      Calmaaniiyiinta Xarbiga ah Argagaxisada ah Qaatay Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa Ha IsKu Madhaaan Baan Leeyahay Faraxd weyan Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Ayaanu RAbnaa Maba Rabno Demuqradiyad iyo Calmaaniiyiinta Somaliia Qabsaday

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว +5

    Great

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuuni waxaan leeyahay xasan sheekh maxamuud baa kuu yeedhayee saladii gabadhiisa ayaa ku sigaysee aad u qaadi jirteye orodoo ka dhex bax somaliland tan layskuma diri karee

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 2 ปีที่แล้ว

    Saxafi sare hoori Axmed hoori guulaysa ku leeyahay wllo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ปีที่แล้ว +8

    Noolow Buuni geesi aan gaban maxkamad hala soo taago ciidamaday beeleeyeena maxkamad millitery hala saaro. Ilaa kii u yeedhayay police-ka ilaa sakhraamiinta la leeyahay way baxsadeen. Waa sheekadii suul cawro iyo masaajidkii

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 2 ปีที่แล้ว

    Xeer lr.14/2011 Qodobka 14aad: Reebbanaan
    Uma banaana qof kasta oo ka tirsan Ciidammada Qalabka sida: Ciidanka qaran, Booliska, Ciidanka Asluubta, hay’adaha sirdoonka qaranka, Ururada aan Dawliga ahayn, shaqaalaha dowlada (civil servant) iyo xubnaha ka tirsan Garsoorka, Xeer-ilaalinta, iyo gudidda diwaan galinta ururada siyaasada iyo ansixinta xisbiyada qaranka in ay:
    1. Samaystaan Urur Siyaasadeed iyo xubin ka-noqoshadiisaba.
    2. In loo magacaabo xafiis Urur Siyaasadeed.
    3. Ku lug-yeelato arrimo Axsaab/Urur oo luminaaya dhex-dhexaadnimada xafiiska uu joogo.
    4. Taageerid ama ka-soo-hor-jeedsi Xisbi/Urur Siyaadadeed..

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว +8

    Waar way cadaatay inay CADAWGA JAMUURIYADA SOMALILAND AY U SHAQAYNAYAAN URURKA WADANI waayo WAXAY IMIKA SAMAYNAYAAN WAA FARTII MUQDISHO KA SOCOTAY EE SIYAASIYIINTII ISBAHAYSIGA OO HAWIYE U BADNAA AY ILAALO GAAR AH SAMAYSTEEN SI AY FARMAANJO ISGAGA DIFAACAAN,waa in qacan bir ah lagu qabtaa oo la isga suuliyaa kuwan jaajuusiinta ah.

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 2 ปีที่แล้ว

      Marna farmaajo ku tiiriya dhaha marna hawiyuu ku dayanayaa dhaha

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว

      @@hereaftergolory9114 Kalmada DHAHA jamuuriyada barakaysan ee somaliland lagama isticmaalo,markaa kolay DHASHII CIIDAMADA AMIZOM KU DHALEEN SOMALIA 31 KII SANO EE AY GUMAYSANAYEEN AYAAD TAHAYEE MAXAYNU KU WADA HADALNAA UGAANDHIIS YOHOW.🤣🤣🤣

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

      Waxa nasiib daro ah dadkii wadanka xoreeyey in Xamar loo nisbeeyo. Dacaayadda rakhiiska ah ummadda kala fadhiista idinkoon irbad dhuub gelin karin

  • @khaalidofficial4109
    @khaalidofficial4109 2 ปีที่แล้ว +2

    Niicdii muuse

  • @roohaani6952
    @roohaani6952 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuniyaw adigu dee shabaa in aad tahay ma cid bay ka qarsoontahay.

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa igu shubo doqonow adigoo samaroona haku dhex waalan adeer isaaaq iyagaa is fahmayee adigu waxba kama noqonaysid meehane yaan lagu soo adeegsan

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 2 ปีที่แล้ว +5

    Guul Policeka Jamurieyada Somaliland
    Guul Taliye Janno Galee
    Guul Wasir Mahamed Kahin

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciiro iyo faisal they ar already die forget about that

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi waa geesi samaroon ah mansha allah Guul

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk waa bulaacada qudhmiye ee fayriska koroonaha umadda ku sii daysa ufuuuuf 😷

  • @raandhiisccasiisshdayib
    @raandhiisccasiisshdayib 2 ปีที่แล้ว +5

    Libaax libaax dhalay, buuni xaqiiqda kama gabado

  • @mubariklander3096
    @mubariklander3096 2 ปีที่แล้ว +3

    Buuni Waa NUCLEAR
    Viva Somaliand

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 2 ปีที่แล้ว +2

    Mchallah tabarkalah buuni mahdsanid afhayeen

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว +1

    Kulmiye kan wax dhaama oo u hadla miyey waayeen waaba mid hadalka habaar kaga dhacay

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan had iyo jeer laysku tuur tuuraayo waxa ka seexday oo caalamka kale wax weyn ka ah hadii ay si daacad iyo aqoon I ku jirto waa suxufiyiinta!

  • @fayusosmanmaxamed21
    @fayusosmanmaxamed21 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii lagu ciqaabayah inyarba ka hadhay buuniyaw

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 2 ปีที่แล้ว +5

    Wadani iyo beentu wa Matano
    Shekadii gurigii Hersi part 2

  • @libside6869
    @libside6869 2 ปีที่แล้ว +5

    Af tahan Mr. Buuni Halyay qaran

  • @diinishamsadiin228
    @diinishamsadiin228 2 ปีที่แล้ว +6

    woow aftahnkii mr buuni guulayso

  • @libanabdi7436
    @libanabdi7436 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ku dayanayaan mucaatadaii zamar ku dayasho aan ku salaysnayn dhabta sday u ahayd dhabtii xama way daansanayaa wayna heli doonaan

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +4

    Buuni is righy

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว +3

    Ka doqonka ah reer wadani may dilaan waa reermi iska uurweyne doqon inuun yahay wlhy wejigiisa ayey ku qoran tahee kwrn

  • @hassanchamac7005
    @hassanchamac7005 2 ปีที่แล้ว +2

    Madax waayne qaran maaha ee waa danayste c/raxman ciro dantiisa uun buu eegaa maaha dhaqanka madaxda lkn majecli in loo jowaabo ee waa in sharciga uun lahor geeyo

  • @ubdikarimbulzhawi2354
    @ubdikarimbulzhawi2354 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaw sahal amuuuraha

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 2 ปีที่แล้ว

    Mr Buuni awow adigu jawaab laguu jawaabo ma lihid. warqadahaa ninkii lahaa akhriyi kari waayey adigu ka dhex akhri hargeysa cid kula hadlaysaana ma jirto anaa kuu ogolaaday. inta Ragu kala baxayo hawlahaaga iska wado. kkkkk hadhowna shaahaaga waad cabi nin shaqadii loo dirsaday qabanayaa tahay.

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 2 ปีที่แล้ว

    Buuni Waa Marfuuc Qalam Yaan Waxba La Odhan Dhiiqa Cagaha Loo Geliyey Ismana Oga.
    Wiyil Raaxo Joogtoo
    Ku Dabaalata Webi
    Maba Oga Wakhtiga Dhacay

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว

      HHHHHHH HALKANI WAA REER MIYI REER MIYI WASAY FARMAJO MODEY JOGO DADKANI WEY WADA HADLAN
      DHIIQOY KKKKKK KKKKKK

  • @ismaaciildirir8266
    @ismaaciildirir8266 2 ปีที่แล้ว

    Mr Faakahaysi

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 ปีที่แล้ว +7

    BUUNI 💪🏾🔰🇬🇫

  • @ismaaciildirir8266
    @ismaaciildirir8266 2 ปีที่แล้ว

    Nin xil hayey ayaa mar ka dhawaajiyey in ay ku jiraan faakahaysi ma isaguu ahaa horta???

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah.c.nasir.waa.gesi.haladag

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkk waa bulaacadii qudhmiye buuni afka iyo sanka ka xidha marku hadlo afkiisa fayruuskii koroonaha aya ka soo baxaya maalinta la soo dirro waa koroona aya la faafinaya xidha maska😄

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว

      HHHHHHH XAMAAMKII WADANI OO BUUQAYA KKKKKK BUUQAYA

  • @Ahmedmuuse-k4i
    @Ahmedmuuse-k4i 16 วันที่ผ่านมา

    Buuniyaw xee ka reentry geesi mimada

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 ปีที่แล้ว +2

    subxaanalaa, beenta xamar ayaynu baranay,illahayow khayrka na tus allaahu akbar

    • @SilentEmpires
      @SilentEmpires 2 ปีที่แล้ว +1

      Buuni xamar bu ka yimi oo wa shaqalahi marwada villa somalia

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +3

    MUSE BIIXI, CIDDAN YES MAN U NOQON, HADDU WEERARAYO, CIDNA, CIDDA KALE KAMA XOOG BADNA.

  • @nuuranuur8303
    @nuuranuur8303 2 ปีที่แล้ว +2

    Doqon waalalan maxa soo kalaa afhayeen ah

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 2 ปีที่แล้ว +1

    Mooryaan xamar bu kala yimi

  • @Barqab
    @Barqab 2 ปีที่แล้ว +2

    💪💪💪💪Cidamad garxajis

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว +6

    Buuni gantal

  • @minursa02
    @minursa02 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaa oogyahaay ineey WADAANI (Xiirsi iyo Ciro) aamni daaro iyo budcaadnimo abaabulaayan siey qaalqal aamni casimada iyo wadaanka karidaan si doorashooyinka uqaabsomiwayaan hadoowna xukumada kuedheyaan ineey doorashooyinki qabaan wayeen.

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 2 ปีที่แล้ว +1

      Starlight., beenlow falalow, horta soo baro afka muslimka reer Somaliland ku hadlo. ..... qalqal.oromo iyo wallaweyn ? Kkkkkkkk.

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax hadii aad Garxajis oo dhan aad xidhxidhikarto waa ok ok ok samee

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 2 ปีที่แล้ว

    Waxn umalaynayaa inay malaigti Kan ka guurty habdhaciso

  • @cabdifataax4206
    @cabdifataax4206 2 ปีที่แล้ว

    Adiga cidina kuma dhagaysanayso

  • @libanabdi7436
    @libanabdi7436 2 ปีที่แล้ว

    Sirta dalka cid walba gudbiyo

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 ปีที่แล้ว +3

    Sunta mucaaradka kaga ilmeysiisa kkkkk

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Don't go muuse I don't support him but don't bring Hargeisa 1948

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 2 ปีที่แล้ว

    Waa taa xukumada kulmiye isku cadaysay inay damacsanayd inay arbushto musharax ciro ladonayo in laxidho uu shegay afhayenka kulmiye cidamadana loo diray

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk xadhig baad sheegtee walaahi iyadoo dhirbaaxo lala dhacayo
      ayaa lasoo duubayaa waad arki

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ปีที่แล้ว +2

    MUSE BIIXI CIIDANKA SIDA GAARKA AH UU U ADEEGSADO AYA GURIGA GUDDOMIYE CIRRO WEERARAYE, MUXU MUSE KA RABA GURIGA CIRRO.

  • @laraahmed6592
    @laraahmed6592 2 ปีที่แล้ว +5

    doorashada wakhtigeedi qabta ayaa faqassh lagu noqday heegu waa laga tashanayaa wale

  • @ismacilmahdi3578
    @ismacilmahdi3578 2 ปีที่แล้ว

    War wayab warnikan halabadho waka badan tahay shekadiisu wax la dhegeysan karo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว

    waar cidanka policeku sookuwa ilaaliya gurigiisa dexdiisa ???? non sens!!!!!

  • @sahraahmed9501
    @sahraahmed9501 2 ปีที่แล้ว +2

    CABDIRAXMAAN CIRO MIYAAD RABTAA IN AAD XIDHO WAAAAAW WAAAAAAW WAAAAW

  • @toosanmohamed7162
    @toosanmohamed7162 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga maxa ku ogaysiyay 😂 wax ad isku ogtihin unba kujira guriga khamribaa yala um dhe war ila muse bixi gurigisa ayu yala khmrigu

  • @cabdallahahmad7288
    @cabdallahahmad7288 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaar buuunaw hadii aad Nin kaa Garxajis xidhayso ood awoodaa leeday anuuuu Dilbaaaban Ku odhan lahaaa

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 waar magacan inan gumeedbaad ka dhigteenee,miyaad wax kale ka sheekaysaan????

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 2 ปีที่แล้ว

    KHSIIR DIBIRO WEEN OO DOQOON AAH INDAHA KUU DUUFTAA 🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷

  • @gurayfarax946
    @gurayfarax946 2 ปีที่แล้ว +3

    Buun sunta mucaaridka kaga ilmeysiisa

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 2 ปีที่แล้ว

    DHMERKAAN AAFKA KUU DUUFTAA DARIIQ TOOSA MARIYAA👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan shaqadaada ahayn haka hadlin

  • @geedidhahar466
    @geedidhahar466 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar qofkan dhuusadiisa maxaa lagala hadlaa Horta waa raashin cun. Aan aqoon iyo aqli toona lahayn

  • @samerawarsame8978
    @samerawarsame8978 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk warayah baa dhinca kararan
    Sii wax loo maraysto

  • @gocasechannel1122
    @gocasechannel1122 2 ปีที่แล้ว

    BATOWE ayaa u jawaabay buuni

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +2

    waar qabqabta daydayga

  • @fatimam5239
    @fatimam5239 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahan miciyaha dheer baba u daran ee difacaya danbilayaasha hhhhh
    Buuni geesi aan gaban noso bandhiga xirsi iyo ciro bila caqli waxy wadan

  • @shacbanahmed8168
    @shacbanahmed8168 2 ปีที่แล้ว

    Laangaab adeer isaaq ka bax badooda maryaqasaal

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 ปีที่แล้ว +3

    marka aad u dhawaataan ciro ayaay inoo bilaabmatay bal u dhawwada madaxweynaha soo socda

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 ปีที่แล้ว

      silka hoyada aya sosocda waligi ciro faqash dalkan madaxweyne ka noqon mayo haku riyon tasi iska dhaf inu madaxweyne noqde walahi xabsiga lo taxabaya isaga iyo wixi la mida

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 2 ปีที่แล้ว

      Cidna Uma dhowaan karto zxp Ciro waad ogtahay habar yoonis inta jiho ay Ka xigto dalka

  • @axmedcabdi3884
    @axmedcabdi3884 2 ปีที่แล้ว

    Sookan laxdi

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ka baqo oo dadka beenta iyo Ribada kala horkac, wadankan faqashtii ayaa xukunta reer baana munaafacsada wadanka Barina cunaqabatayn ayaa saaran Burco tuulada yare gabilay ayaa ka dakhli badan, Reer Bari Ilaahay ha soo hadeeyo.

  • @ahmedlozinho9784
    @ahmedlozinho9784 2 ปีที่แล้ว +2

    Wariyuhu zipa maha

  • @nuurmohamed9948
    @nuurmohamed9948 2 ปีที่แล้ว

    Maxay tidhi booya dii xaarku

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 ปีที่แล้ว +3

    Waar toos isku laaya 😂😂😂😂😂

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

      Ismail Abdiaziz
      markay islaayaan ma bililiqadii hargaysa 1988 awowgaa gurtay ayaad rabtaa huuh

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว

      @@ijoxasan9132 😂😂😂

  • @sahraahmed9501
    @sahraahmed9501 2 ปีที่แล้ว +1

    HADAA ISAGA HA CADEEYO MEESHA UU KU ABAABULAYO CIIDAMAD IDINKAA SOO WATA WEERAR CAD SE WALEE SI FIICAN BAA SOMALILAND U NOQON SOOOMALIYAA WAAD XEJIN WEYDEEN NIMCADIIN

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariye dhaxdhaxaad ahaw waa runtiii daraad xirsi wuxuu lahaa gaadhi ayaa i galay tan waa xaaladaha ay abuurayaaan

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 2 ปีที่แล้ว +1

    😂 🏠 👀

  • @saidahmed289
    @saidahmed289 2 ปีที่แล้ว

    jiir bararay...Dameer cabdi Dameer dalka ha laga qabto

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว

    Bruno geesi masha Allah

  • @dsf9824
    @dsf9824 2 ปีที่แล้ว +3

    Labo nin oo.ilama adeer ah.
    Ayaad ukala fataalaysaa.
    Jaa juus.waligiiba.samaroonku.waa adeegayaal.

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh,ka daa runtA lama sheegee

    • @dsf9824
      @dsf9824 2 ปีที่แล้ว

      Waayo.Runta..maxaan loo sheegayn

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Waa lays ka raacaa,ama laga naxaa

    • @dsf9824
      @dsf9824 2 ปีที่แล้ว

      Subxaana.laah hada.mawax dhib ah ayaa
      isoo gaadhi

    • @abdikamil7627
      @abdikamil7627 2 ปีที่แล้ว

      Adigana ayaydaa baa ingriis wasi jiray. Daba dhilifka ingriisku idinkuu ahaa. Not samaroon

  • @ayaan4149
    @ayaan4149 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaa inisaga meelmadoow loogalo weeyaan xabadlagu dhufto buuni

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 ปีที่แล้ว

      Ka la dilo dhib ma qabo ka wax dilaya aya dhiban naar ba sugaysa u ku waarayo qofka qof dila kuwa ku taagereyna wala dambi marka iska ilali hawlahaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

    WAAR MA WAXAA LOO HANJABAYAA CIRO KKK IYO HARGEISA DHEXDEEDA

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 ปีที่แล้ว

      Calmaaniiyiinta Isku Madhanaayo Iska Daawo Ban KU Leeyahay

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 ปีที่แล้ว

      hargaysa ma silka hoyadi ayale xabsiga lo taxabaya ciro faqash iyo wixi so racaba fatalka faqashta xisbiga wadani wadani mahe waa xisbi faqash hawada aya laga saraya walahi

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

      @@alexkeith1260 adigu magac islaamba ma wadatid!! Maxaa kaa galay dadka Muslimiinta ah ee walaalaha ah?

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว

    Waxan uu malaynaynaa anaga iyo uumadda reer somaliladn 💚🤍💞♥️🌹🥀💚🤍♥️💞💞keceel💚🤍♥️ ina ciirro somaliladn iyo ciidanka boliska somaliladn losoodiiray🚓🚔🚓🚔🤺🤺🚓🚔💚♥️🚔🤺🚓 somaliladn guuuuuu l💚🤍♥️guuuu l somaliladn 💚🤍♥️in Sha allaah 🤲☝️🤲💚🤍♥️ alloow 🤲☝️🤲🤲somaliladn nabadda uu adkee adaa wax adkeeye 🤲🤲💚🤍♥️🤲☝️ in Sha allaah 🤲☝️ somaliladn guul guul 💪💪💪👍👏 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️🚔🚓💪🤺🚔🚓💪👏👏🏆🤺🤺🚔🚓🏆👏👋🏆🚓🚔🤺✊✊🙏guulaysta ciidanka kala duuwan ee aannu ku seexano ✊💪💚🤍♥️ciidan la aan waa hurdo la aan alloow caduwgooda jeebi 🤲🤲☝️ adaa wax jeebiyee 🤲 🤲 in Sha allaah 🤲🏆🏆🤺🚓🚔✊💪💚🤍♥️ somaliladn somaliladn guuuuuul somaliladn 💚🤍♥️💯💯💞💚🤍♥️💯💞💚🤍💞💚🤍💚

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว

    Mr.Buuni mucaarid adigaa ku filan afkaga caano lagu qabay 👍💕

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuniyow inader nimanka isaaq iyakaa is ah waxna kala riixanaya adigu rag aan intay noolyihiin kala tegeyn ayaad is leedahay isku dir warkaagu wuu cadyahay lkn waxaad godobta tolkaa ugu soo jiidi ama naftaadaba garan maayo beri hadiii ciro la doorto dalka miyaad iskaga tegi
    Siyaasadu sidaad u fahamtay maaha waxba lala hadhaaa la isma wada dhiibo muuse weligii joogi maayo cirrona weliga debeda joogi maayo.e bahasha baro yaan lagu isticmaalin mustaqbalkaaga siyaasadeed wax ula hadh kuwa sacabka kuu tumayaa ma aha kuwo kaa naxaya

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Run ayaad u sheegtay,allow ma talo haduu garanayo Kan yaree xeebjire

  • @omarhersi4367
    @omarhersi4367 2 ปีที่แล้ว

    Nacaskaa wariyah ahi su'aal ma wadiin karo wadani?

  • @abdifatahmohamoudfaarah7588
    @abdifatahmohamoudfaarah7588 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska.hubso.wariye

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว

    Ma idinka Amaankooda sugayaa madaxda xisbiyada' wlhi idinka cadawa iyo dhaqan xumo aan xukuumadihii hore aan samyn jirin aad samaysaan' mudaharaadkun wuu dhacayaa waxba ha baq baqlaynina Geedna xidid la'aan ma baxo xisbiyada is bahaysiguna dad bay ka dhasheen ooy dhaleen dalkana hooyadiin iyo aabihiin ma lahaa waa lo simanyay.

  • @muniraismail5577
    @muniraismail5577 2 ปีที่แล้ว +1

    DOQON BUUNI BUUNDE KKKKKKKK