Mareeyaha Madbacadda Qaranka JSL oo ka Jawaabay Hadalo ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ค. 2022
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

ความคิดเห็น • 47

  • @khadraabdiraxman9790
    @khadraabdiraxman9790 2 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi reer somaliland runta iskuma sheegan wayo ciro iyo xirsi wadanka ka qabta walhi hadii kale cawduw horle ayay isoo hogamiin

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว +7

    Cirro iyo Faysal runta ha lo sheego waligod so tagnan maayane

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Viva Somaliland Republic viva
    Hore lo soconya insha Allah Somaliland Republic ♥

  • @kadraabdillahi9028
    @kadraabdillahi9028 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Rahmanku haku xiftiyo, elite kaa Somaliland mudane maareeye

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว +6

    Garashadu waa sad Illaahay bixiyo.

  • @sakariyemahamed5284
    @sakariyemahamed5284 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allllah gudomiye ilhaya cafimada iyo Cibado subana ayaan ku rajanaya garata si ficana ayaad uu qadaya

  • @rmc9069
    @rmc9069 2 ปีที่แล้ว +1

    Maareeye ILAAHAY haku xifdiyo sifiican ayaad uwaanisay iyagana ILAAHAY ha garansiiyo waa ul iyo diirkeede guuleysta oo is fahma.

  • @ahmedshakir2246
    @ahmedshakir2246 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadkani baryada badan way ku bararaan waxay ka yaqaaniin nibta ee ha baryina ee talaabo sharciya halaga qaado.waxba m.samay karaane.

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah Maareeye waxna maad dhimin waxna maad dhaafin runta ayaanad u sheegtay dhamaan Odayadaa ay ka ciirtay ee ay qabyaaladu hadhaysay ee da'yarta maanta kicinaya tunkana ceebta ku xambaartay Subxaanallaah, Rabbiyow sharka ay la ordayaan Waddanka iyo Shacbigaba ka qabo Bisinka waar Odayadu miyay waasheen malaa sidan kuma fayooba waxaan ujeedaa Cirro, Faysal iyo hee Xirsi .Waar Shaydaanka iska naara oo Ummadda Reer Somaliland ee khayrka badan ee is jecel ee xorriyadoda iyo gooni isutaagooda naf iyo maalba u huray kala dhex baxa doqoniimada iyo Dagaalka aad maanta ku baaqdeen .Waxan idinleeyaha taariikhdu waa Buug Baddu Maydhikarnoo Berriduug ma noqotee ka noqda Belaayada aad ku baaqdeen oo Shacbiga iyo Da'yarta khayr ugu baaqa

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 2 ปีที่แล้ว +1

    True ist the same people from sheikh Ishaq children 👧

  • @jimcaalefowzi3396
    @jimcaalefowzi3396 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin kan i waa nin qaa liya alaw xafid

  • @mohamedyussuf3813
    @mohamedyussuf3813 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee ninkani rutusheegay wana aftahan

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว +3

    Oday jira nolaw

  • @fatxulkhayr7373
    @fatxulkhayr7373 2 ปีที่แล้ว +1

    Faysal waa ma quuste cirrona waxaan leeyahay yaan wax lagugu shuban dagaalna ma taqaanid e

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 2 ปีที่แล้ว +1

    Muse bixii usheeg,

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +2

    Isac raamle qofka sitaa ma aha isaaq ama haberyoonis waa Farmaajo wa a ninki walaa mareexnaka labada xildhiban ka soosaarey jalle farmajo waad dhacdey maxkamadii baa ku bilaabmayaa

  • @karimallin
    @karimallin 2 หลายเดือนก่อน

    g

  • @ALIhussein-yq6vf
    @ALIhussein-yq6vf 2 ปีที่แล้ว

    Waxay saldaalyeen madaxweye ah cusub muuse biixxi

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 2 ปีที่แล้ว

    Maskinkani cadii ayuu u kelifanyahay haduu #Cirro ujawaabiwayo shaqada yar ayuu ku wayayaa somaliland halka ayaay maraysa #muuse waa ino xarshiin

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว

    Adigana malagusoo istaadhay. Kulmiye jiis iyo joogba diid.

  • @beeyomaydi3938
    @beeyomaydi3938 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan waran qabasho ah bay u jartay maxkabad waxaa loo sheeganayaa lacag aad u yar 800$ ah oo uu gaadhi landcruiser ah ku kiraystay oo uu iska bixin kariwaayey markaa shaadhka dowladu qof umad boobay ma difaacda

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 2 ปีที่แล้ว

    Bariis iyo shiliimad kumaa difacaysid waax baddan ninkii adeerka shaanida kursiga kagaa tuuray ee yaanu wagu kuguu beryiin adoo shiliimadka #muuse kusiiyo ilashanayaa

    • @SG-wk3is
      @SG-wk3is 2 ปีที่แล้ว

      Subxanallah walaal munaafa qada iska daa iyo dada isku dirka Allah ka cabso

  • @beeyomaydi3938
    @beeyomaydi3938 2 ปีที่แล้ว

    Tuug tuug

  • @Istahil416
    @Istahil416 2 ปีที่แล้ว

    Ciro caqli ma laha. Kursiga u cad isagoon awoodeda laheyn. Hadyad waxba la iskuma siiyo waa inad u tartanto madaxweynenimada hadaad weydana ka huleesho. Kursiga hadaad sharafta ka feydo ayaa adiga ku ixtiraami doona.

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa kaa galay?
    Shaqo raadso.
    U jawaab lkkkkk
    U jawaab..

  • @bashiiryuusuf2926
    @bashiiryuusuf2926 2 ปีที่แล้ว +1

    Ingiriiska ninkani wuxu ku joogaa disability waa nin maskaxda ka xanuunsanaya.
    Ilaahay ha caafiyo..

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      illahey addiga maskada ha kaaqaado amiin why xanuuunka illahey baa keena waa inuu ku daransiiya maan lagu odhan xanuunka cay ma a haa hada qof kasta waxad qortey adey kula yaabaan tuug buu aha a waxas bu ahaa waa wax qof lagu odhan karo lakin waa xanuusanyaa xanuunka cafimaadka qofka ma baxiyo waa illahey oo dadka qar cafimaad siiya qarf cudur xataa qaar lacag siiya a qaaran faqiir ka dhigaa xataa qaar taclinya meel sare ka gaadhsiyaa qaarna aaney scholba galin waxaas qofka laguma caayi karo waxaad sameynasyaa wax illahey ka cadhoodo ogow

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa maamule madbacadeed ka galay siyaasad mise waa xaafad xaafd wuxu

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว

    JIIFO📺📺📺📺📺. HEEGO.

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว

      Faqash ina emeson be quite

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว

      @@fardusaw9688 walee caaqil Muuse baloodh ayaa ka dul baroortay faqash xabaal ku jiira 😭😭😭😭😭

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว +1

    Habar Yoonin hashteeri faqash meey aheeyn (ina Cali Askar), Habar Yoonis Tuke🦅 kumu hoor waaseeyn (Gabiilay), Habar Yoonis jeel ba la igu waasay meey odhan ( ina Cigaal), Habar Yoonis faqash xabaal ku jiira kamuu dul barooran sidii Islaamaha ( caaqil Muuse baloodh)

    • @barkhadabdi233
      @barkhadabdi233 2 ปีที่แล้ว +2

      Meel kasta intaa la taagnow faaruqyow bilaa aqoonti lkn waxaan huba inaanad ahayn habaryonis
      Waxaa tahay caruurti amisonta ee maad naga dhex bixi

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Tuuge saakhrana oo iska haadlya

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว +4

      Waa fuurkhda taagsiga caad kuu dhaashye

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว +1

      @@barkhadabdi233 iska hubso🙂 hadaad aniga i caaydo adna wa luguu caayi. Ciiro liglige iyo kurtin ma aha, Muuse na nabi soo dahiiray.

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว +1

      @@barkhadabdi233 intaa Ciiro leeyahay waa intuu Muuse lahaa. Miyaad didantahay?

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa ayaad la soo fadhisatay.