"Haduu talo qaadanayo ma sidan ayuu u eekaan lahaa madaxweynuhu..., Cirro, Xirsina Jeebkan..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 134

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kani waa xayawaan nacasa

  • @Calicumar
    @Calicumar 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kani waa doqon waana ciyaala suuq, waa ceeb in qof lagu eedeyo sida uu u egyahay, bal marka hore adigu muraayad isku eeg doqonyahaw

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 3 หลายเดือนก่อน +2

      Raga ha caayin xoolayow .sida dumarka ha u caytamin adigu isku eeg muraayad

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน

      Edebdaro nacas

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน

      Ashqaaash xirsi tuug xaashi waa ashqaash maxaad ku kordhin

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน

      HAWADII WAA LASOO CELIYAY MURANBA KUMA HADAL BACAAAC MASHAQAYSO

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Dulmi_diid123 dee isagaa wax caayay oo waa loo jawaabuun

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 หลายเดือนก่อน +1

    CALIYOW CIRO FAYSAL BA DHAAMA EE HALUMIN

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 หลายเดือนก่อน

    Wa Habarjeclo Dhaqan xumada iyo cayda

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 3 หลายเดือนก่อน

    Well said, Cabdiraxmaan Ciro, waa ninka Xirsi iyo ina xaashi labadaba midba jeeb ku haya. kkkk wallee waa siyaasi dhab ah.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse balodh waa kaligii cune kaligaa celceli 😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Faqash baloodh uun maqlay muuse waa xalaal cun yaaa huu wax lacunuun baad ka hadashaan muuse waa handaraab xaarantii naftiis reerkiisa iyo tuugtii shaxaadka kunoolaaba wuu ka handaraabay macaa xaasaskiisa weli lama arag iyagoo sida dum fadaxwayna yaashakale meelahaa madaxwayn soo taagay oo dagas dagas leh weliba isaga waa laba xaas waa marwooyin lama atrko

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@TogdheerBurco-x3p😂😂😂😂😂😂muusaa xalaal cuna xisaabi illaahay bay utaalaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      @@NuraQallib ma waxaad leeduhuu cunay gaajooy haayo muuse waa xalaal cun isxisaabi adifu inaan lagu xisaabin intaad dad kale xisaabinayso ninwala cabdadiisa ayuu ka masuul yahaye

  • @MohamedJimale-nn9iq
    @MohamedJimale-nn9iq 3 หลายเดือนก่อน

    Musa benalleeekkkkkkkkk

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 หลายเดือนก่อน +10

    wadani waa kuwii ku ololay nayey berbera kabka halaga jaro wadani waa kii laayey ciidanka qaranka somaliland ee buurta gacan libaax ufuulay ee ilaa maanta askartii lagu laayey buurta gacan libaax aanay jirin cid dib ugu soo laabatey ee iska dulqaatey dhiigooda madaxweyne biixi wuxuu la wareegay iyadoo hawlo badani qabyo yihiin sida wadadq ceerigabo oo qabyo ahayd wuxuu wadanka kabadbadiyey iyadoo somalia la ina hoos geeyey oo ilaa qaadhanka la soo mariyo somalia oo somalia oo ku jirta ku meel gaadh laga sasrey shirkii London hawadii sland lagu warejiyey somalia iwm ninkan oo kle inuu hadlo waxa ugu wacan waa dadka reer somaliland oo xisbi wadani kala qeybiyey oo kolbashir buuro ufuulo oo yidhaa reer hebal baa shira iyo reer baa loo diidan yahay kursiga iwm waanu og nahay in wadani qeyb ka yahay duulan ka las anod oo cabdirisaaq khalif ka soo baxay oo gudomiye parliament ka noqdey oo inoo sheegey in uu ogaa duulan ka oo ciyaalkisq 3dex cisho ka hor ka saarey dalka
    gun iyo gaba gabadii wadani waa cadawga somaliland no more wadani
    viva somaliland

    • @isaabdi1478
      @isaabdi1478 3 หลายเดือนก่อน +2

      XEJISO IS BEDELKA ADEER,CIIDANKA QARANKA KULMIYAA JEBIYEY 100%

  • @حواء-ن4د
    @حواء-ن4د 3 หลายเดือนก่อน +2

    Calooshiisa weyn bey ku jirtaa ledhkii berbera waxaa soo miidhan baa wax loo dhiibanayaa meel ale meel uukaga waramo leydhikii berbera wax wuu ku leeyahey waanu dawero tagney sagaal saacdood baa nalooku soo jawaabey oo naloo ogolaadey in nalasiiyo soolartii oo dhan meedey

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dad badan baa xaqiiqada iska indhotira 😅 muuse biixi isagaa halkaa isdhigay , cidna eeersanmayo

  • @munirkh
    @munirkh 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkani barigii uu ahaa wasiir ku xigeenkii maliyada, waxa wasiir aheed samsam, Siduu u boobi jirey Xoolaha umada waan la yaabey, hadana muusaaa handarabey oo lacagtii misaniyada ku darey ilaa suldaankiisii buu handaraabey 😂😂

    • @KadanAliIsa
      @KadanAliIsa 3 หลายเดือนก่อน +1

      Muxuu gaadhsiiyaa
      Idinkaa cagaha qabtaye.
      Saw taad ina khaliif labalanteen ee tidhaahdeen, adna lascanood ka bilaw anana buurta .
      Abti hay dambaajin waa 10 dil xijja .

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน +1

      Muusebixi muu handaraabine wuu iimaan la'yahay ilaah baa faqriga laba indhood dhexdooda ka galiyey

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mid iska hadlaya

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน +4

    CAR U FIIRSADA!!!!!!.TUUGTII WADANKA DHAMAYSAY, KUWII SOMALI WAYN HOOSTA AY UGU JIRTEY, KUWII HUWANTA LA SOCDAY, WAXAY ISUGU TAGEEN XISBIGA WADANI!!!!!!.

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 3 หลายเดือนก่อน

      adeer waa rag kulmiye kasoo yaqyaqsooday hogaanka waddani hoos jooga oo mabda ah waddani uyaal ku shaqaynaya ee kii kulmiye lamay iman, huwanta wax laydhaana waddani lagamayaqaan waa kalmad aan fasiraad loo hayn oo kulmiye qaran dumis meelaha wadwado

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdiiidaani1040 KUWII KU LAHAA HUWAN TA XAGA DANBE KAGA SOO DHUFTA, MIYAANU AHAYN XISBIGAN AAD NOO SHEEGAYSAA????.MIYAANU AHAYN KA AAN WALIGII QARANIMADA SOMALILAND DIFAACIN????.MIYAANU AHAYN, KA HAGARDAAMADA SOMALILAND HABEEN IYO MAALIN KA SHAQEEYA????.MIYAANU AHAYN, KUWA FAQASHTA U DHUUNTA?????.INAAD HADASHO BAAAHA!!!!!.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Beenaale yaasha aaneaxaba I qabanin wadanka iyo shacabka ba. Ilaahay ha Mooge qabto wadankeena 😅😢 😢

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk hadad ku birto maxad tari
    Futadanaad ledahaye isaguna
    Wuu kaa daranyahay oo dadka
    Wuu u urayayo wuxu wadani
    Ciidamada kala duwan ee
    Qaranka u gaystaybay og
    yihin inanay somaliya la
    Shaqaynta qarsanaynbay
    Ogyihiin umadu ugaadh
    Maaha sland guul gobanmo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mwaynuhu sharafbuu leyahy
    Mana mid manenadan ad
    Macaaaaaclaynasa wax
    Yelayso isagayna guushu
    Racaysa 80% mad qarxi

  • @hashim4226
    @hashim4226 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani wuxuu u eegyahay qof
    caraysan oo ololo ku jira.
    Madaxweynahu wuxuu qarka
    u saaray inay Somaliland hesho
    aqoonsi.

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa caynkaa aad iyoo aad

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa xil shaqsi doon.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laba tuug ayuu ku faanaya ,xirsi iyo Ina xaashi ,wax lagu faano maaha.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga iyo kas dhisayso ee lacaagti Qadar iyo turkiiga aya jeebka lagugu rideau.
    Baganu Madaxweyne taladina qadan Muse Geesi qaran ❤️

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 หลายเดือนก่อน

      Madaxweyne muuse cadayaal qaatayaasha waxba kama dhegeysto
      Muuse waa geesi qaran

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin waliba tiisa ayuu eganayaa hunguri wadan dan lagama leh

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 หลายเดือนก่อน +1

    ADER BIIXI WAX LACAAYANA MAAHA WAX LA AMAANANA MAAHA

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muxuu dhisayaa wax nolosha ka dhacay ayaa ku ururay oo cadaw ah 😢😢😢😢😢😢😢

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 3 หลายเดือนก่อน

      cadaw iyo sokeeye toona makala taqaanid wadaniyadna mataqaanid waxa tahay qofka aaminsan kulmiye oo dalkii dumiyay oo aan cadaw ka celin karin oo aan magaalo horumarin karin oo kala qaybin sokeeye iyo boob umadeed uun 14 sano waday ayad wali aaminsantahay caqli xumadaada ayay tilmaamaysa iyo inaanad qof soojeeda ahayn

  • @MunaMohamud-n3w
    @MunaMohamud-n3w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ciro goormuu diblomasy noqday waar karaani buu ahaa ibtii ka dambaysayna noloshiisu wuxuu ku qaatay finland qaxooti laga biilo canshuurta reer finland

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      weliba wuu ku bukooday finlan dawada cilaajkuu qaataa

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kani huguri ayaa wada waa ragii muuse uu hantida umada ka qufulay

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR RAGA NOOCANA WAANU NAQAANAA OO MARKAY ADUUN AMA XILAL KA WAAYAN AYAY WAXAN KA SHEEKEYAAN
    MIDA KALE SHALAYNA KULMIYE DANO UU LEEYAY AYUU KULA SOCDAY MAANTANA MARKUU KA WAAYAY AYUU NAAC KU HADLAYA

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kani taariikh ma laha.waana beenaale.

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cali Doqon wuu buka. Cali

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somaaliland ❤❤❤❤❤loov

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 3 หลายเดือนก่อน +4

    Haduu xoolaha umada dhacayo oo uu taladiina qato wuu quruxbadnaanlaha

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ciddii wadani taageertaa waa dad nolosha ka dhacay soo bandhiga wax qabadkooduna anigu hargaysaan ku dhashay waxaanu wadnaa nin madaxweynaha ka qurux badan subxaan ah mawaxaas dadku ku dooranayaan

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 3 หลายเดือนก่อน +1

      adeer kulmiye waxba muu qaban inuu dalka dumiyo mooyee waddani xil qaran maqaban lkn mayarada kasoo baxay shaqaday qabteen ayay ku caday qaranimadoodu kulmiye imisuu hargaysa mayor ka ahaa? dalka madaxwayne ka ahaa?
      waddani waa qaran kulmiye waa qudhun qabyaalad kala qaybiye iyo qaran dumis aan waxba so kordhin colaad isaaq mooye

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cali xaare

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน

    goorma la tagay warkaa MMTV somaliland biology ayay baratay oo bactery ayaaba hargayssa lagu la korsada qaarna server-ayayba guryaha ku xidheeno on-premise kuwa kaleh azure cloud bay fadhiisteen oo hindidiiba yaabtay !!!!! from saylac qarniga casrigaa ah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuul somaliland❤❤

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhukuur guur guure waa siyaasi saaqiday yaa huwan

  • @AhmedFaarax-nl4hx
    @AhmedFaarax-nl4hx 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhana walba uucararayaa,ciro waaneef

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kan muxuu la ciyayaya rayigiisa xaq baad u leeday muxuu laooyaya

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 หลายเดือนก่อน

    Weriye adiga oo mahadsan, waxaad ku celcelinaysa maxaad wakhtiga u sheegi weyday, taa looma baahna mowqifka iyo marxaladda maanta la marayo baa taagan, 2 sanno ka hor waxuu aaminsanaa waxba haka soo qaadin, wakhtiga iyo siyaayadda one week bay isku badbadashaa, marka waxa qofku sheegayo wax ka weydii, su'aalahaagu maanta waa very annoying, iyo igu meerayso

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 3 หลายเดือนก่อน

    Wariyayaasha qaarkood, waa shame inay xataa cid wareystaan,, bal ninkaas wuxuu kolba ku celcelinayo eeg.

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugu marwlba wa tuug uun kan wa asasaq nio siiranyo wadanku dhisay wuuna dhisaya

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh weriye wallal Somaliland sideedaba malaha haatan dad lagu sheegi karo Siyaasiyiin e waxay leedahay dad siyaasiniin ku sheeg ah mawqif Aan lahayn sharfta dal kooda iyo dad kooda iyo toodaba dhaafsanaya shilimaad Caalamku na u yaqaano political whores
    Ama dhilooyin siyaasadeed🤭

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga Huwanta Wadani waxa buuxiyey waa Carmalkii laga soo furay Kulmiye waa wada Carmal faashiliin ah oo huwan ah markaa Wadani oo huwan ahaa maxay huwan cusubi ku kordhin dee waa huwan square. Ninkii shalay jabhadaa samaystay ciidamda laayey kuwii jiida hore basaasay mudaharaadka sameeyey yaa wax u dhiibanaya kan meesha ka ciyayaana waa maangaab kuwaa la mid ah oo ah Carmal hawaash Kulmiye.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanaallah, these men are laying all the time and don’t do anything for the country nor the people 😢

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 หลายเดือนก่อน +2

    CALIYO XAASHI IYO XIRSI XINKA MUUSE AYAA ISU KEENAY

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน

      TUUGNIMO AYAA ISKU KEENTAY!!!!!!.

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 3 หลายเดือนก่อน +1

    hadaba xafaayad soo xiro jir jiroole ugumaad horeyn meesha waxaa tartamaya waa rag iyo dumar hadaad dumarka ku biirtay dirac soo xidho ee nagala tag nacasnimada

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 หลายเดือนก่อน

    KULMIYE QARANKII MUU DUMIYAY QABYAALAD AYUU ISUGU DIREY MANA MAAMULI KARO DAL 14 SANO AYUU HAYAY DALKA XITA CADAWGA KAMA CELIN KARO

  • @abdirahmanibrahim3503
    @abdirahmanibrahim3503 3 หลายเดือนก่อน

    Cail dhagoole wa ila saxsanyahy waxa loo baahanyahay hugaamiye dadka soomaalind Middeeya dalkana difaaca horemarna gaadhsiiya

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 หลายเดือนก่อน

    Calooshi laciyaar midhan baa umada wareeriyey kolba midba calacalaya 🤑🤑🤑🤑

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 3 หลายเดือนก่อน

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Dhalinyarada reer Somaliland waxa idin haysta Maafiyo sheeganaaya Axsaab bal waxa aad ila eegtaan Dadka siyaasiyiinta ah maanta ee Qaylinaaya iyo Odey dhaqameedka ay wataan mudo 30 Sano waa iyagii…Markaa dantiina garta oo Diida inaydun Cod siisaan….oo idinku Wadanka Xoog ku Qabsada Wadooyinka Xidha,Iskuuladajoojiya…Inqilaab sameeya….Waa laydun ku shaqaysanayaaye idinku ku shaqaysta….
    Waa Khayran katiiran

  • @CabdilaahicaliYuusuf
    @CabdilaahicaliYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Waar cali guul wade ayaad ahayad dawladda siilaanayo wax waliba waad soo khariibtay recod kagaga wuu yaalaa

  • @ismailyusuf6375
    @ismailyusuf6375 3 หลายเดือนก่อน

    HCTV astaantooda iyo astaanta xisbiga wadani isu midab ekaa.

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 หลายเดือนก่อน

    Kolkaad damac yeelan waydo sidanaad u dhaqantaa waa nasiib daro

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 หลายเดือนก่อน

    Anigaa ka dhigaya ayuu yidhi ninkan faanka badani waa gobolkee hhh

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 หลายเดือนก่อน

    MUUSE WUU DUMIYAY EE MUU DHISIN SOMALILAND ALLE QABAY

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 หลายเดือนก่อน

    Ku biir haddii aad wax ku tarayso

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk laba tuug ayuu jeebadaha ku sitaa.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 หลายเดือนก่อน

    Been faqash👎👎👎👎👎👎

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 หลายเดือนก่อน

    Hdii talo qaadan lahaa ma sidab buu u ekaan laha hh😊

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 หลายเดือนก่อน

    Kani waa doqon

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 3 หลายเดือนก่อน

    Bahaaabahaale

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 หลายเดือนก่อน

    UCID ✅✅✅✅✅✅

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf 3 หลายเดือนก่อน

    Beenale

  • @Maxamed155
    @Maxamed155 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 3 หลายเดือนก่อน

    Wales halkay udhimatay maad taaban calories mid jooga iyo mid soo socdaba berbera waa laga guraayuun ee waxba uma hayaan reer berberana ma tashadaan allow talada noo hagaaji

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 3 หลายเดือนก่อน

    Maalinba mid aad moodo waa hore inuu ka dhacay ayay tvyaduna doonan inuu isago kala garan malin iyo habeen madaxwayaan ka dhigayaa cid horta adigu wax joqo

  • @NimcoHersi-e4j
    @NimcoHersi-e4j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ha qaaato. ❤

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii runta ka sheeka, xaalada wadanka, maxaad horta u af-lagaadeysaan ilma abaagadhe, . mise sidan ayey idiinku badineysaan, inaad ETHIOPIA ka mid noqotaan. Waar wadanka waanu idinka badbaadineynaa. Insha Allah

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland nasiib darana.Adhi ilaa adhi

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 3 หลายเดือนก่อน

      Muuseba mdxwyne ka ah nasiib darana

  • @baashe09
    @baashe09 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ali Dhegoole Waa Nin Caqli Badan ee Yaanu Caqliga Badan Isku Dabin

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa nacas ka baxay xisbigii wadani

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Weli wuu joogaa nasakii uwaynaa wadani waana ciro

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse iyo groupkisa alle naha dhaafiyo insha allaah 😂😂😂wxn ku qoslay talo maqaato talona meel kuma tago waa hadal weyn

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 หลายเดือนก่อน

    Marka dadka iminka joogaan shaqadii iyo xaraantii uu cunayey iyo waxii laga dhacayey dalka ayuu runtta sheegaa sidii kuwii hore ee Milka laga eryey

    • @IbraahimCawil-qe6bu
      @IbraahimCawil-qe6bu 3 หลายเดือนก่อน

      Marka ay somaalidu Milka hayaan runta ama dhaliisha masheegaan

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xisbi waynaha waddani waa la iskuraacay.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน

      MA XISBIGA HUWANTA?????.BISMILAAHI, RAXMAANI RAXIIM!!!!!.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      yaa isku raacay adaa iska hadlay

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 หลายเดือนก่อน

    Maquustaan miyaa qarandumisku 😂😂😂bacaac bacaac bacaac

  • @Jscali263
    @Jscali263 3 หลายเดือนก่อน

    Dalka Kenya ayaa laga isticmalaa laydhka ku shubashada

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 3 หลายเดือนก่อน

    Waar taariikh yaraa Odaygu waa maxay sidan iyo sidani siiga yaraa.

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 3 หลายเดือนก่อน

    Cali dhagoole aad baan u salaamayaa shaqaalihii wasaarada maaliyada

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 หลายเดือนก่อน

    Sida lay shegay maha masuuliyad?

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer kulmiye qof ka aragti duwan maxay u caayaan horta

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf 3 หลายเดือนก่อน

    Macaac

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xilalka iyo xukunka dalka ee iyo muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 3 หลายเดือนก่อน

    Is another shape

  • @madar9587
    @madar9587 3 หลายเดือนก่อน

    Waa siday tahay

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน +1

    "Cabdiraxmaan cirro isku deegaan baanu nahay waa nin reer saxil ah badhaadhe iyo nimco mooyee dhib uu u keenaayo ma jirto" marvelous. Oodi ab ka dhow

  • @InnocentBallet-tp2vs
    @InnocentBallet-tp2vs 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂sanadkan waa cirO 😂

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 หลายเดือนก่อน

    ciisa muuse maa qaabto muuse dhiisa laba jeer haadana dhiisa ina kaahin haadana dhiisa saamale

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน +1

      Meesha ma Hagbad xfdiinu leedahay baad mooday waaxay hebeladan aad tirisay bal hadalkaaga maskaxda soo mari

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Ciise muuse waa kulmiye intaba waanu dhisaynaa hagbada iyo jeegaani way sii socnaysaa

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@TogdheerBurco-x3pHuwan baad tahay isaaq iska dhigaysa Fashiluu

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 หลายเดือนก่อน

    Isbadal baanu rabna muuse iyo ina kaahin oo buka oo isaaq kale dilay intay dalka hayeen halka dhigay baa na doorta leh
    Sanadka ciro ayaanu tijaabinayna
    Muusana na dhaaf baanu leenahay hooyada qaybta isaaq ka wase

  • @ibbrahimkosaar1887
    @ibbrahimkosaar1887 3 หลายเดือนก่อน

    Nin baaa yidhi Aduunyada meel walba marayoo ha la tukado lala kala baydhi waa
    Imika waa halkii ninkaase meel walba la aadyoo wadani ha la dhiso lala kala baydhi waa

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 หลายเดือนก่อน

    geesi qaran yaa subeeriya
    muuse biixi waa inankeenii lkn nin qaran maaha nin madaxwayne noqon kara maaha ama dal isku hayn kara

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse Saamiri waxay ahayd in xilka laga qaado, maxkamadna la soo taago. Waa dambiile. Cida aaminsan in Muuse xilka dib loogu doorto waa qof doonaya in inta hadhayna sii baaba'ado.

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 หลายเดือนก่อน

    kulmiye hargeisa 10 sano ayuu mayor ka ahaa waxba kamuu qaban qashinkii ayaa buuxsamay meel walba

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 หลายเดือนก่อน

    Sanadka hdii isbadal dhici waayo dhaliyarada hadaanu nahay sidii garxajis baanu burco xabad ka ridayna maamul cusub oo Somaliland wada leedahayna kaga dhawaaqayn inshallah

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 3 หลายเดือนก่อน

    Guul wadaani

  • @mohnur341
    @mohnur341 3 หลายเดือนก่อน

    Dadku sandakan waa wada wadani

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 3 หลายเดือนก่อน

    Nin aqoonyahana weeye

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 3 หลายเดือนก่อน

    Waqalka baxaya waa Wadani

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน

    ❤ cirro next president