Mushtaaq Oo Cadaysay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Xildhibaan barkhad Batuun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มี.ค. 2022
  • Mushtaaq Oo Cadaysay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Xildhibaan barkhad Batuun
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 298

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 ปีที่แล้ว +7

    Maansha allah illaahay ha isu kiin barakeeyo dheg ha udhigina xaasidiimta

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah runtii waa arin farxad leh. Allah ha isu kiin barakeeyo dhib oo dhan ha idinka badbaadiyo. Waxan rajayn in aad derbigii adkaa aad noqoto mid jabisa. Dulqaad iyo adkeysi ayaa kula gudboon. Sharaf cisi iyo wanaag ku noolaada..
    Congratulation my dear sister

  • @abdirahmansaleh1780
    @abdirahmansaleh1780 2 ปีที่แล้ว +5

    Reer jira ilaahay ha idinka dhigo. No more cunsuriyad!

  • @cabdisamadcumarcadduur6042
    @cabdisamadcumarcadduur6042 2 ปีที่แล้ว +4

    Maan shaa allaah horey usoco gabadh goba bar khad waa madax waynaha mustaqvalka inshaa alaah

  • @user-ce7ii6sc3l
    @user-ce7ii6sc3l 4 หลายเดือนก่อน

    Reerka Allah ha barakeeyo
    Kuwii maankooda iyo muruqooda ku bedeli lahaa faqooqan Allah ha idinka dhex dhaliyo labadiinna
    Waa habeen ramadaane
    ❤❤❤
    Hanbalyoo

  • @xabiboilkaboqol1732
    @xabiboilkaboqol1732 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah barqad waad qalanta asna wiil soomali ah wiilkaga ceebuka dheer i nagrama cidal llaahi daqaakum allaha idnin barakeeyo wsc

  • @salaanyuusuf2533
    @salaanyuusuf2533 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc mushtaaqeey adeer haddii aad ku qanacday oo aad guursatay xildhibaan barkhad jama batun waad ku mahadsantahay ee raali iska ahaw oo xejiso odaygaaga

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +5

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @abdallekaynaan7554
    @abdallekaynaan7554 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC waa Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah waa runta Waxa tahay qof aqli leh dadka waa walan oo xaasida aan illahay aqoonin illahay ha niga qaabto Isha Allah Isha Allah Isha Allah Isha Allah

  • @crisaqgoole8217
    @crisaqgoole8217 2 ปีที่แล้ว +4

    Walhi aad ayan uga xumahay in labadan qof ee is guursaday sharfkooda lagu ciyaaray ku samra ilaahey agtiisa ayaydun ka helaysaa insha Allah

  • @Durdur1
    @Durdur1 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah, Illahay baa idinka jira aad baan kuu amaanaya in aad dhaqanka xun aad aad jabisay ilaahay baa kaa abaal marinaya.

  • @umuaxmed5078
    @umuaxmed5078 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc wrwb walaalayal barkhad reer hore ayuu lahaa. Inan aanu isku school ahayn aya dhowr iyo toban sano ka hor is calmadeen oo illaahay awlaad kala siiyay.sidaas ayaan filayaa in ay mediaha u keeni waayen Si loo ilaaliyo iido sharaf qalbigeega. Wllo pin igu qabo si loo arko qoraalkan oo daniga dadka uga baxo. Jazakullaahu khair

    • @Gob_gobonimo
      @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว

      Iyana ma Garxajis bay ahayd?

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 2 ปีที่แล้ว

      @@Gob_gobonimo kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha
      sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo
      Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan

    • @umuaxmed5078
      @umuaxmed5078 2 ปีที่แล้ว +1

      Iido waa gabooye

  • @88waaye
    @88waaye 7 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah somaaliyey iska dhaafa munaafaqnimda❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Alle ha idin barakeeyo

  • @ilhaancrisaaq5778
    @ilhaancrisaaq5778 2 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo hambalyo hambalyo ilaahay uunbaad u baahan tahay wllo bini aadam yaroo diciifa sharafba haka dayin ilaahayna haysu kiin barakeeyo umad kheyr qabana kala hela nolosha farxad ku dhamaysta sharaftana ilaahay ayaaa idiiin haya hadaaad ilaahay raali galisaan cidna uma baahnidin manay ahayn inaad u jawaabto dadkan media ku waashay hambalyo baan idin leeyahay kun jeer

  • @dakirsheikh7459
    @dakirsheikh7459 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa gabar quruh badan ilahey ha inbarakeyo from kenya

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan kaco sanayaa dhamaan umada soomaaliyeed in qooyskaa reer bakhad batuun lacaawiyo waxaanan usheegayaa dhamaan inta aaminsan inaan qabiilada layaso lagaguur sankarin cuqubo iyo cadho ilaahaay baad tolkaa usoo jiiday aakhirona godkiin qofmimaayo

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 2 ปีที่แล้ว

    Macha allh alle haysukiin daayo wllo

  • @CabdiqaniDayib
    @CabdiqaniDayib 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @maxamuudmaxamed9489
    @maxamuudmaxamed9489 2 ปีที่แล้ว +2

    inaad xishooto ayaa mudan haddu qabo media maxaaku keenay

  • @osmaanahmed3399
    @osmaanahmed3399 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ha isukiin barakeeyo reer kulmiye ilaahay ayaa ka abaal marin

  • @abwaanchanel4458
    @abwaanchanel4458 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabar qaaliya ayaa tahay wll

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax weeye nin baad heshey wllo talow dulmigan goor ma laga bixi wlhi waa gabadh fariida oo geesiyada .Wlhi anigu gabooye ma ihi hadana aad baan u ga xumahay waayo waxan wax diina maha illahayna ma jecla dulmiga waxani waa khalad subxana Allaah illaahoow na astur u mada Somaali’yeedna soo hadee Allahuma.Aamiiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الله🥰🥰🥰🥰 ألف ألف ألف مبروك💚💚🤍❤❤ يا عروسين همبليوه همبليوه بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين 🤲🤲🤲🤲🤲امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

    • @aliomar3090
      @aliomar3090 2 ปีที่แล้ว +1

      😁

    • @aliomar3090
      @aliomar3090 2 ปีที่แล้ว +1

      👛🇦🇨

    • @aliomar3090
      @aliomar3090 2 ปีที่แล้ว +1

      🕶

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aliomar3090 kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha
      sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo
      Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 2 ปีที่แล้ว

    Well spoken ..

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว

    Machallah wlo qli allaha ku dhawro🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @adandhicis2361
    @adandhicis2361 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @ismaciilducale7232
    @ismaciilducale7232 2 ปีที่แล้ว

    MASHAA ALAA ILAHAAY HAYDIN GUULEYO ADIGA IYO BARKHAD

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 ปีที่แล้ว +3

    Madowga Maraykanku markuu xildhibaan noqdo wuxuu guursadaa caddaan.

  • @Sacad-mk8sj
    @Sacad-mk8sj 2 ปีที่แล้ว

    Maan sha alaa

  • @adennadif9795
    @adennadif9795 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadoow ilaahay uma danbi dhaafo dad qof sharaftiisa iyo karaamadiisa qof kale ceebeeyey waana dunuubta waawyn ee ilaahay aanu ka saamixin

  • @siyaad16
    @siyaad16 ปีที่แล้ว

    Masha allah👍👍👍👍👍👍

  • @hkayir916
    @hkayir916 2 ปีที่แล้ว

    Mabruuk walaal adiga iyo barkhad ba Mabruuk 💐 cidna ha joogina hore u socda

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 2 ปีที่แล้ว +9

    Waar niyaw gabadhu indha adaga may iska aamusto

    • @misspamba1
      @misspamba1 2 ปีที่แล้ว

      😅you made my day

    • @mangaanime1855
      @mangaanime1855 2 ปีที่แล้ว

      You are so ridiculous man. Shame on you

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 2 ปีที่แล้ว

      kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha
      sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo
      Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 2 ปีที่แล้ว

      @@misspamba1 kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha
      sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo
      Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan

    • @misspamba1
      @misspamba1 2 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 ciyilka Hargeysa ka haya weyna. Hee dhe Ma faqashti laga saray ayaad tahay?

  • @mohamudabdiibrahim3402
    @mohamudabdiibrahim3402 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hambalyo wlaaal Allaha ha isku kiin barakeeyo.

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Gabadh aad u Qurxbadan
    Runtii Walaahi.
    Waar Dee sowtaa Sheegtey Cadeysay iney si xalaala Hore isugu mehersadeen Xalaalna isu yihiin
    Waxii kale Buun buunina Waa Baabkale

  • @daacad1946
    @daacad1946 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 ปีที่แล้ว

    manshaa alaaah wax fiican baad samaysen nooada

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 2 ปีที่แล้ว

    Wa gabadh fiican

  • @abushaaficiabdiraxman637
    @abushaaficiabdiraxman637 2 ปีที่แล้ว

    Guuul

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha laga yaabo oo inkastoo aan ogahay in weli Dad-badani ku adag tahay inay yeelaan waxa Barkhad iyo xaaskiisu ku talaabsadeen, hadana diinta ayaa dhaqanka ka weyn oo labadan qof isu-meherisay isuna guurisay ee ha la joojiyo wixii xalaal ahaa in la xaaraantinimeeyo oo aad ku mutaysan karto gaalnimo. Asc

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah isku waara idam alla seedigeen xildhibaan barkhad soodhawaw sxb kuwa dacaayada wada ajahanebi ayaa qurbaha kuqaba inan reer kasta ah maxaa tolow xildhibaan qaran loogu diidi

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 2 ปีที่แล้ว +4

    Guurka Arkaantiisa waxa ka mid ah in la shaaciyo oo aan la qarsan. Markaa ha odhon Khasab maaha inaan Guurkayaga Midiyaha soo dhigno.

    • @nai.anaima2319
      @nai.anaima2319 2 ปีที่แล้ว

      guurka lagu liibaaney ale ha idiinka dhigo waadku sugtey waxmagaratada gabar geesida hambalyo dooqaaga Kadheel magudbe jaahil ah kagudub

    • @abdirahmanmath8023
      @abdirahmanmath8023 2 ปีที่แล้ว

      Markaa ma sharcibaa in media lasoo dhigo Horta waxaad garataa yaa loo shaacinayaa

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 2 ปีที่แล้ว

      kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha
      sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo
      Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah hore usoco waxba Madan halayn mabruug. Mabruug huuno

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👍👍MABRUUK guur BARAKO leh iyo Guri Barwaaqo gurigiina ha ka dhigo. JAAHILNIMADII & CUNSURIYADII XAARAANTA ahayd intii weli ay ku jirta JAHANNAMA idiin sugaysa waxaadna tihiin AWSAAKH shaydaan la ehel ah, waa GABADH & WIIL sharaf leh waana WANAAG u soo kordhay SOOMAALI!! kuwa xumaha wada meel ha looga soo wada jeesto.

  • @maxamuudmaxamed9489
    @maxamuudmaxamed9489 2 ปีที่แล้ว

    mn sha allah hambalyo

  • @yusufahmed2139
    @yusufahmed2139 2 ปีที่แล้ว +2

    Guurka goormaa loo bedelay in la qariyo sawtii xalfada loo dhigi jirey. Weliba isagu wuxuu sheeganayaa masuul. 6 bilood ka dib maxaa shaaciyey ceebay tacaal ilmaha yarna waa 6 bilood adigu is waafaji

  • @yasinmohamed7791
    @yasinmohamed7791 11 หลายเดือนก่อน

    ☺️Who is like y!

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hanbalyo

  • @nasrincumar6735
    @nasrincumar6735 2 ปีที่แล้ว +1

    waa guurkii reer galbeedka
    waxaad maqleysaa dad caruur iskuleh
    oo la odhanayo hadey iscaroosayaan.
    arinkaasi maaha dhaqan islaam iyo mid somali.
    Waa dhaqan reer galbeed.
    culimadu haka hadasho

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    HANBALYO REER BARKHAD ALLE HAYDIN BARAKEEYO AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 2 ปีที่แล้ว +2

    Garxajisku marka horeba midgo ahaayeen...dhaqanka midgaha way lahaayeen

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabadh ilaahaay garanaaysa oo fariida iaxaan kuleenshay inta ilaahaay taqaanaa waay Idingarab taagan tahay shaaydaanka iyo shaqaali hiisuna xataa hadaayyihiin tolkaa iyo waalidkaa waay idin nicidoonaan

  • @abdallekaynaan7554
    @abdallekaynaan7554 2 ปีที่แล้ว

    ASC Abayo mcn waxan illahay kaga baryaya in illahay niga qaabto waa cadow aan illahay aqoonin illahay ha niga qaabto Isha Allah Isha Allah tukulisha timir gari wayaya qarar aa ka keenay barqada batula nin illahay yaqaano waa nin illahay ku xiran waa xaasidan aan illahay aqoonin illahay ha niga qaabto Isha Allah Isha Allah

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 2 ปีที่แล้ว +1

    Qoyskaga ilaasho wllo

  • @abushaaficiabdiraxman637
    @abushaaficiabdiraxman637 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku saxantay wll
    Hambalyo hanbalyo
    Qofkii qadaf galayna xisaabta alaa sugaysa

  • @cadarbulale7633
    @cadarbulale7633 2 ปีที่แล้ว

    waa ruuntaa willow rabi ha ku xafido

  • @dahir1802
    @dahir1802 2 ปีที่แล้ว

    Walaashay aad baan udareemayaa xanuunka aad sareemayso.xumaanta ay raadinayaan ilaahay baa siin.u Samir .

  • @souleimandjamaa9572
    @souleimandjamaa9572 2 ปีที่แล้ว

    Hadhegaysanbadiyah(thanks100/0

  • @mohamedhussein4442
    @mohamedhussein4442 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haisukin barakeyo wll ninki janada lagawaya magac xun runti waxba madherin barkhad jamac batun mushtaq cabdi naana cidna dhag hawdhigin wll sharaf kunolow

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaha waa guulhi reer
    Wadani gaadhan kuu soo youtubled
    Haa kuu qaada dhiigto aadiga durbano tuuntye

  • @hkayir916
    @hkayir916 2 ปีที่แล้ว

    Wax la dheeryahay ma jirto waa sax viva you and your husband

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Mush taaq IYO
    NINKAGA ….💪🌹🌹🌹🌹🌹🤴🤴🤴👑👑👑👑👑🏆🏆🏆👑👑🌹🌹🌹
    Dheeg ha udhiigiina ,,
    Waxan u malaynayah in qof damiirlih oo
    Islam runah inanu waxa ku hadleen
    Ugu samiir alle dartii alla abalmariintoda sin
    Insha allah ..
    Waxan ilahay idinka baryayah in idiinbarakeyo if iyo aqiiraba ,,
    Allahu ma amiiin amiiin yarabi yaraxman

  • @xamdibilan7200
    @xamdibilan7200 2 ปีที่แล้ว

    Horay usoco iskursada dhaqankan xun alle hasuuriyo

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada qaar badan oo Rabbi cazza wajal iyo Rasuulkaba صلى الله عليه وآله وسلم caaya ayaa rag badan gabdhahooda qaba, dee kolay maba qabaane xaaraan bey ugu tagaan un lkn Soomaali taas wey iska ogoshahay. Barkhad inkastoonan anu dadka dawladaha ku jira tirsanin lkn nin ka fiicani siyaasada soomaalida kuma uu jiro.

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว +1

    Mushtaaq qaali hanbalyo hanbalyo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa KU aamusiyey HADDII LAGU guursadey mise Gaari dhaxdiisa LAGU meheriyey waalidkaa lama arag Waad KA dhuumatey HADDA SOO baxdey

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 ปีที่แล้ว

      Taasi howshaada mahine qoyska dhisan kaleexo

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha kuu gargaaro

  • @saynabfarah1278
    @saynabfarah1278 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah hakaa dulqaado

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulaysta

  • @mahamoudsouleimanadn7914
    @mahamoudsouleimanadn7914 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 ปีที่แล้ว

    walaal filmkaa horaan u galay

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 2 ปีที่แล้ว

      kkkk Dumarka jooga Hargaysa xitaa waxay lanoolyihiin itoobiyaan aan muslin ahayN/ Yemani soo lugeeyay /gaalkii gunter/ kuwa quraha joogana waxaa iska haysta/Jamaican/NiGERIAN/GHANa/ waliba muslin maaha
      sidoo kale maxay oga hadliwaayeen kuwa GAALADA la nool sida MATT Bryden iyo
      Girlfrien tiisa UBAH Bryden tiiyoo waliba magacii AAbAhEED ku Badashay UBAX BrayDen si wacan bay ugaranyaan kuwa caayaya BARQAD BATUUN waliba saaxiib dhaw ayay layihiin gaalkaas layidhaa MATT Bryden waxaa taa kasii daraa waar miyaad is mood siinaysaan mise waaD Kabaqanaysaan inad ka hadashaan hablaha gaalada lanooL ileeen MeHer uma aqabtee kasoo jawaaba kuwa qabyaalada liitada aaminsan

  • @abdulfatahsomali1525
    @abdulfatahsomali1525 2 ปีที่แล้ว +1

    أجمل تهنئة لأحلى عروسين وأتمنى لكم أجمل حياة، وبالرفاء والبنين.
    - أسأل الله أن يبارك لكما وأن يرزقكما الذرية الصالحة والحب والمودة، وأن تعم السكينة حياتكما الزوجية يا أحلى زوجين.

  • @idrisssaid3857
    @idrisssaid3857 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan ooyey Markaan dhegaystay qisadan. Dadkii waxaa ka dambeyey waa iney qoyskaa iska saamaxaan oo mag la siiyo intayna dhiman. Haddii kale waa ciqaab innii dambeysa. 😴😴😴😴😴from djibouti

  • @cabdiraxiinawcabdi4611
    @cabdiraxiinawcabdi4611 2 ปีที่แล้ว

    Ina wajadnaa min abaaauna awaluun

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 2 ปีที่แล้ว

    allah yacisak

  • @bakaalyare9619
    @bakaalyare9619 2 ปีที่แล้ว

    Barkhad qaar badan ayaa ja xishoon doona maadama uu inan ka qabo guuuul barkhadow

  • @xasanjaamac909
    @xasanjaamac909 2 ปีที่แล้ว

    Haalka midbanleeyahay hadujiro sharciqabta xildh. Osinaah barkhad haladhariyo

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa ku aamusiiyay, intaasoo dhan, waxan oo danbiyihiba may dhaceen, .wax kaa mamnuucayaa majiro inaad guursato, qof muslina oo somali ah , laakiin dhibaatada Aamusnaanta ayaa keentay, Dad badana way danbaabeen.

  • @saynabfarah1278
    @saynabfarah1278 2 ปีที่แล้ว

    Maasha ilaa reerka guulata loqda

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว

    Shir jaraaidkii ugu yaabka badnaa Soomaaliyaa Mahadaa Candho yinkiina shur Jaraaid nooga dhigteen?

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlh

  • @mudakidsiciid8811
    @mudakidsiciid8811 2 ปีที่แล้ว

    HAM BALYO WALL MUSHTAAAQ

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 2 ปีที่แล้ว

    Dadkaan xawayeen wakhti haykaga lumi inaankeyga oo Hargeisa teegey baa igu yidhi hooyo waxaan arkay gabadh gabooyaha oo qurux waxaan ku maad guursatiid .

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi5369 2 ปีที่แล้ว

    waa wax laga qajilo, iyo xilkasnimo xumo ee qadafka joojiya xaalna ka bixiya, fadlan.

  • @khadarchannel1
    @khadarchannel1 2 ปีที่แล้ว

    mushtaaq,waa ku taageerayaa,anigoo reer anoo ka ,soo jeeda Gobalka Saaxil,maashaa alaahu,walaashaa Darbi baad jabisay qaarkalana waa sugaynaa, Guul iyo Gobanimo,

    • @khadarchannel1
      @khadarchannel1 2 ปีที่แล้ว

      Se wax ay ahayd, in markii guurgu dhacayay in la shaaciyo, maxaa yeelay Xildhibaan batuun, wax qol lagu xidho ka wayn, halkaas baad qalad ku samaysay mushtaaq,anoo kugu taageeraya guurkaaga se in maalinkaa,la shaaciyaa bay ahayd maxaa yeelay waa Xildhibaan, isna in uu is qariyo may ahayn,any way good luck, media ha labadii nuba Iska ilawa hawlihiina ku foofa

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 ปีที่แล้ว

    Hamblyo hamblyo sister 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳 🎊 l❤ 😍 💖 they are very ignorant

  • @muhumedmohamed587
    @muhumedmohamed587 2 ปีที่แล้ว

    Wlalo ilahei hakabtbathiyo fittnka mantajiro gurkago hakuwcnatho dintatho hakudowrsanato

  • @xasanmuuse1523
    @xasanmuuse1523 2 ปีที่แล้ว

    Hala soo dhaweeyo seedigeen hanbalyo hanbalyo

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Allah somalida jaahilka kasaar 🙏🏻

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    Garxejis beryahanba geed ismarisbaa ka dhalanayaye maantana mataankayaga keeneen naa naga hor dhaqaaq cadawgaa u jabe doqonyahay dhareerka leh

  • @abdirahmanabdulahi640
    @abdirahmanabdulahi640 2 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo ninkaaguba guulaysta

  • @khadrahazzan9914
    @khadrahazzan9914 2 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey xishoda subxananllah rerka maxa laga rabaaa

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan xasuustay maansadii hadraawi
    Waxaan ahay nin lagu saangatoo raada soo geline
    Garaantaydii gaas iyo ladh iyo geeshash baa necebe
    Hadaan gaasho (bilad) yeeshana dar bay gawlaleedahaye
    Nin gefaaba lay tirinayaa garasho waa yaabe
    Reer barkhad, barkhad Ku waara

  • @nuursaleebaan6568
    @nuursaleebaan6568 2 ปีที่แล้ว +1

    Naa islayaab hadii hadal macno kuu samaynmaayee

  • @maxamuudm.m.j6793
    @maxamuudm.m.j6793 2 ปีที่แล้ว

    Wll ben ha shegin ee xaladada mar ki la ogaday bad lacag ku qanac day lakiin xaqiiq da ka sheg wax walba anaguna kuma didanin oo dad ki Barkhad cod ka siyanu aheen ee allh haku dayo lakiin xidhiidh kina rag cana ka dam beyey wanan la soc day

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 ปีที่แล้ว

    Markay gaalada gabdhohoodu soomaalida kaa guursadaan Waa laan dheere,marka kalana dhexdooda Waa laan gaab lama guursado reer hebel

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 2 ปีที่แล้ว

    somalidu waa yuhuud muslim maaha diinta islaamka afka uunbay ka sheegtaan.

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 ปีที่แล้ว +1

    Warqada guurkaaga envelope-ka ka soo saar oo dadka tus hadday run kaa tahay!!!.

  • @hindanuur3148
    @hindanuur3148 2 ปีที่แล้ว

    Qiidhiim laga sii