Boqoradda Vs haykal Falembo Vs Maria lii caato vs seyga tilmam adigon hadlin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 213

  • @nimcobaxsan6497
    @nimcobaxsan6497 ปีที่แล้ว +29

    fariid boqorada i lave you mcnto u hiili wehelkaaga yes waan ka helay whi ❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +155

    iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅

  • @updymado
    @updymado ปีที่แล้ว +208

    Hadaad u jeedo magaca allah like saar ❤😊

  • @C.W.W
    @C.W.W ปีที่แล้ว +22

    Barnaamijka waxa qurxiyey family ka boqorada iyo haykal msha alh❤❤❤❤

  • @guled669
    @guled669 ปีที่แล้ว +26

    Team Haykal Iyo Boqorada

  • @qalbidejiya5479
    @qalbidejiya5479 ปีที่แล้ว +18

    Boqorada waa naag adag wlhi dumashi sasan ka raba ❤

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว

      Ana ismoday wllhi martida waan jeclahy madar berri dhawayd inantan maria harlin layidha baa madar isago kaxishonaya hadana sikulul ulahadleysay saan isidhi bal may ugaabiso hadalka inanka

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 ปีที่แล้ว +23

    Boqorada naag Adag 🥰🥰🥰

  • @nachmayusuf3560
    @nachmayusuf3560 ปีที่แล้ว +34

    Best couple😭❤

  • @kingziisokingziiso
    @kingziisokingziiso ปีที่แล้ว +39

    Somali waa dad wanaagsan malagayaa inaan dhiirigalin ka helo 😢

  • @xamsefarax6770
    @xamsefarax6770 ปีที่แล้ว +13

    Boqorad wale waaa naga adag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalj_zon9886
    @jamaalj_zon9886 ปีที่แล้ว +21

    Adeer🤞waa usax✅dee boqorada iyo haykal😏wuxuu garanayay😳sheegay🎤😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @cabiircali9145
    @cabiircali9145 ปีที่แล้ว +14

    Dumashi nool baan haysana ❤❤❤ farxad ku noolow❤

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 ปีที่แล้ว +8

    Masha allha boqorada iyo haykal 🎉🎉❤

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 ปีที่แล้ว +19

    😂😂 walahi wad saxantahay dumashi waxasa lag dhaha nolow dumash

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +29

    Haykal wuu saxanyhy Motada labo lugoley baa dhahnaa anaga xataa hadaa rer xamar Nhy🙄Maria naaag dhiig leh❤️😹😹 waan wataa ani

    • @sadiaabdi5864
      @sadiaabdi5864 ปีที่แล้ว

      Beenta jooji mooto labada lug xitaa wakala nuuc wana kala magac mooto feesbo iyo mooto fekon dadka hasha

    • @zeynuuahmed4368
      @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +2

      @@sadiaabdi5864 😎qofba waa siduu uyaqaanoo koley hadaa rer xamar nhy labo lugooley aa dhahnaa

    • @axmedyazinhlg742
      @axmedyazinhlg742 ปีที่แล้ว

      ​@@sadiaabdi5864 walaley hanala yaabin hadaan reer waqoyi nahay waligay umanaan maqal feesbo iyo fekon toona hhh

    • @iqlazinhotube8635
      @iqlazinhotube8635 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba xamaraa ku djashay kuna koray labo lugaaley ukasayay hadda dhow leen fekon bartay

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 ปีที่แล้ว +11

    TIIM MAARIYA AN HEYKAL. ISORACA 😅😅😅🤘🤘🤘🤘

  • @SAFIYOMahamed-sq6or
    @SAFIYOMahamed-sq6or ปีที่แล้ว +43

    Hhhhh Wlhi Boqorada stylka wa mintid Naag Adag Lii caato lamaanaha dhibka ka dhaaf sedigaa indhuhuu Taagay🤣🤣🤣

    • @hamdihaji7298
      @hamdihaji7298 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @samsamcilmi6590
      @samsamcilmi6590 ปีที่แล้ว

      😂😂 ka Xishoo dheh waxas ma aqaanee

  • @madiinahanafiali5166
    @madiinahanafiali5166 ปีที่แล้ว +56

    Wxaan team 27 ayaa lga soo gaaraay idinka mataqanina ee kadhaca😂from team Asad hagio 27❤❤

    • @yaxyebaari4511
      @yaxyebaari4511 ปีที่แล้ว

      Waa jilaan kaliya ayaga liskuma heysta balse qosol iyo in dadka laga qosliya shaqo kuma lahan ogow adna 😂😂

    • @shukridaud5736
      @shukridaud5736 ปีที่แล้ว

      Haa kuwas aa kashidan ma aragty team 27aa kashidan kuwaan

  • @heykalwarsamemussa
    @heykalwarsamemussa ปีที่แล้ว +2

    Best couples HEYKALOW...❤❤❤❤❤

  • @mabroukamohad9230
    @mabroukamohad9230 ปีที่แล้ว +8

    Boqorada wale waa naga adag❤❤❤❤

  • @wardaabiib1446
    @wardaabiib1446 ปีที่แล้ว +18

    Boqorada difaacii oo qofa😂

  • @hodanhassan4791
    @hodanhassan4791 ปีที่แล้ว +16

    boqorada waaw xaqaaga waad dhaca sanayaa dumashi❤❤

  • @user-fl3tt8vl2w
    @user-fl3tt8vl2w ปีที่แล้ว +14

    Haykal and Maria❤️🇸🇴🇭🇺

  • @cayniciise1793
    @cayniciise1793 ปีที่แล้ว +8

    Qofkii igu horeyay noqday love isaar❤😮

  • @Sihaamaaaaaaa
    @Sihaamaaaaaaa ปีที่แล้ว +13

    Walaahi waa funny 😆 pls bartib 2😂

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah beautiful couple ❤

  • @juweriyacabdilahi4035
    @juweriyacabdilahi4035 ปีที่แล้ว +5

    Dumo wiilka noo ilali marwalba😅😅

  • @habifarhanhabifarhan6614
    @habifarhanhabifarhan6614 ปีที่แล้ว +4

    Wlhie video ga dhan maariya ¡o hykal dartOd u dawadey 😂❤ l u lamanahaygii

  • @NuurApdi-gl5up
    @NuurApdi-gl5up ปีที่แล้ว +12

    Manzha allhe isku wara apiid😂😂😂😂

  • @user-mo5yr2vi2c
    @user-mo5yr2vi2c ปีที่แล้ว +5

    Uff liicaato moxoo ninka asagiisa u dharbaxayaa wa doqonimo nin asgaaga ino dharbaaxo kugu dhufto uff dhaqana ma ahane ninka iska celi wlhi inee naag faceygaa dharabaxsho ee igu dhufaneynin😊

    • @carawelocarawelo
      @carawelocarawelo ปีที่แล้ว

      Rufiyanimo ma heerkas ka garty bal maxa ka galay

  • @ayshaa.0048
    @ayshaa.0048 ปีที่แล้ว +6

    Team haykal iyo boqorada🤍

  • @11Nimco
    @11Nimco ปีที่แล้ว +6

    Xashiish waa qashin waraaa liicato 😂😂

  • @Sso143-ln3dv
    @Sso143-ln3dv ปีที่แล้ว +4

    Demo wllhi aad ku jeceylnhy odeygaag wad garap gashey wuu xasanyhy dhaman

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 ปีที่แล้ว +3

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯

  • @user-cw9pv4if6k
    @user-cw9pv4if6k ปีที่แล้ว +5

    Waaw 😊maasha Allh waan ku taageraa ❤❤❤❤❤

  • @shshss1192
    @shshss1192 ปีที่แล้ว +1

    Rer malaysia wa too serious kuwaan waa funny😂😂😂😂

  • @HalimaMeddaher-or1cb
    @HalimaMeddaher-or1cb ปีที่แล้ว +3

    Jaboutian wan ko fanaa OK ❤🇩🇯😚✨️❤️✅️

  • @MunoAxmed-fv3en
    @MunoAxmed-fv3en ปีที่แล้ว +6

    Xamaasad malahan barnamijka xamasad uyeela cajis cajis cml wye thank you ❤

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 ปีที่แล้ว +5

    Yarkan sayga wanjecelahay❤

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂mariya dum fariid ba tahay wle

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 ปีที่แล้ว +1

    War waxaan barnamij mahan si fiican usameya ama iska daaya barax bad tihiine

  • @qalanjosiman481
    @qalanjosiman481 ปีที่แล้ว +3

    Team boqoqrad iyo haykal

  • @nasuulcraxmaan672
    @nasuulcraxmaan672 ปีที่แล้ว +9

    Inaga xitaa ina aragno mhn miya ..waraqada 😂😂 team asad hagio wax dhama lawaa

    • @mariaabdiasiis
      @mariaabdiasiis ปีที่แล้ว +1

      Has wlhi kuwan system kaa Ka qaldan😂😂

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 ปีที่แล้ว +1

      Haa

  • @NadaAbdirahman-lx8pq
    @NadaAbdirahman-lx8pq ปีที่แล้ว +2

    Boqorda iyo haykal uu saxan yahay deee

  • @FarhiyaHasan-cl5uq
    @FarhiyaHasan-cl5uq ปีที่แล้ว +11

    Best couple.supporting you from kenya,

  • @izzabela8925
    @izzabela8925 ปีที่แล้ว

    Asad hagio roal model namber one

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 ปีที่แล้ว +3

    qaladaadkaan muuqaalo bdn ayaan ku arkay waxaa haboon erayada aad soo xulaneysaan in aan lahjad gooni ah lagu qorin oo af soomaaliga loo badanyahay ama dhexdhexaadka noqon kara lagu qoro hadii eey adkaatana in warqada labo eray lagu qoro tusaale ahaan qashin iyo xashiish

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +6

    Hadii Aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

  • @deeqaladanladan
    @deeqaladanladan ปีที่แล้ว +1

    Best couple

  • @Maryamcabdicasis
    @Maryamcabdicasis 16 วันที่ผ่านมา

    2024✌️👍

  • @asliinaabdulahi6818
    @asliinaabdulahi6818 ปีที่แล้ว +6

    Wn idina wata boqorada styka iyo heykal nolada waligina 🎉❤❤❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my pro 👍

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv ปีที่แล้ว +1

    Dumashi ❤🥺👸🏼

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

    Kaalay su aashii haykal iyo maaria wakhti malahayn miyaa meeshaas waa lashakiyay

  • @shukricabdiraxman5748
    @shukricabdiraxman5748 ปีที่แล้ว +2

    Reer hargysa iyo reer muqdisho is fahmi maayane qof dhexdhexaadiya hlo doono😂

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 ปีที่แล้ว +3

    Liicato barnamijkan Kuma zo paxayo why waa qof fudud 😂😂😂😂😂

  • @maryamacabdi5283
    @maryamacabdi5283 ปีที่แล้ว +1

    Haykal iyo Boqor ada ayaa qurxiyay barmaamijka

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว +1

    Dumaashi bilaney waan kusalaamaya❤❤🎉🎉

  • @ubahquresh3523
    @ubahquresh3523 ปีที่แล้ว +5

    Xawarka waa another level 😂

  • @ikraammohamedali9998
    @ikraammohamedali9998 ปีที่แล้ว

    Faleembo funny weeye

  • @mushaax6369
    @mushaax6369 ปีที่แล้ว +3

    😂liicato baranburka marku sharaxay wlh wa furay wa isku kafin gaaray😂

  • @amirahassan2688
    @amirahassan2688 ปีที่แล้ว +1

    Team Haykal and Maria ❤❤❤❤

  • @hamzinhogangs4255
    @hamzinhogangs4255 ปีที่แล้ว +1

    Part two haykal iyo maria haka reebin sihaamna kusoo dar

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk ปีที่แล้ว

    Xashiish waa qashinka
    Mifiiq waa xaaqin

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 ปีที่แล้ว

    meed la qaadaayo iyo qalow caadi ma ahn heheheh

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 ปีที่แล้ว

    liiban Team kan markale soo celi

  • @nasrahuda2605
    @nasrahuda2605 ปีที่แล้ว

    lii Cato is not easy wlhi wa funny😂

  • @riya-oz4it
    @riya-oz4it ปีที่แล้ว

    We need part 2

  • @cabiircali9145
    @cabiircali9145 ปีที่แล้ว

    Feekon uma naqano wllahi dhugdhugley ayaan u naqana mota laba lugooley

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 ปีที่แล้ว +1

    Feekon maxaa waaye 😂💔

  • @samsamcilmi6590
    @samsamcilmi6590 ปีที่แล้ว +1

    Feleebo is not easy ❤ qax la timami karee

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR ปีที่แล้ว

    Inader lii cato soo badii barnamijyadaan oo kle 😂😂😂 beer casad weeye anoo reer burco beerka xaaska inooqaay😂😂

  • @AarkaOfficial-mp7rl
    @AarkaOfficial-mp7rl ปีที่แล้ว

    War waxaa idin ka qldan camera da 📷

  • @CaaliyaYaasiin-f6g
    @CaaliyaYaasiin-f6g ปีที่แล้ว +1

    Naa wanu naqanaa jalafo😎

    • @NaChaH___
      @NaChaH___ ปีที่แล้ว

      😅waxey jalafadu marka

  • @ilyaasmuse680
    @ilyaasmuse680 ปีที่แล้ว

    Liicaato qayaanoole waaye xashiish iyo qashin waa same same

  • @user-rr2ze6yg4f
    @user-rr2ze6yg4f ปีที่แล้ว

    Barnajijka wa qiyamo liicato iyo wiilka kale 2 garan wayen wabi iyo Jaas ee boqoroda iyo halkuul khiyamada kadaya dumashiday dhibka

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 ปีที่แล้ว +2

    Shadiya sharaf hal so qabto next

  • @omarionck443
    @omarionck443 ปีที่แล้ว +1

    Lii caato😂😂

  • @fartundagawini1358
    @fartundagawini1358 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada & Heykal so celi

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 ปีที่แล้ว

    Boqorad waye m.a ayada u hadleysa makaasaayo ee tagan tahay wale naag nool iga dheh 😂❤😅

  • @Hafza3636
    @Hafza3636 ปีที่แล้ว

    Lii caato wa funny
    Kulaha calaamo laga ifi 😅😅

  • @deqoomar3625
    @deqoomar3625 ปีที่แล้ว

    Waaw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahra951
    @sahra951 ปีที่แล้ว

    Li caato 4 bey haystaan buraanbuur kii iyo wabigiii weygaran waa yeeen maria iyo haykal 5

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 ปีที่แล้ว

    Mash allh wll hore uzoco sumayo qurux zoqpo

  • @ubahsuleiman1879
    @ubahsuleiman1879 ปีที่แล้ว

    M.a nolatha intay nolal jirto

  • @niciimaapdirahaman9864
    @niciimaapdirahaman9864 ปีที่แล้ว

    Muuji warqda

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 ปีที่แล้ว

    Lii Casto barnaamij Qurux ah uu keenay walahi oo qosol ah 😂

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 ปีที่แล้ว

    Jamuuniyoow waalagu wayay

  • @user-om5gn6iv2d
    @user-om5gn6iv2d ปีที่แล้ว

    lii caato❤

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc ปีที่แล้ว

    Habar badana liicato

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 ปีที่แล้ว

    Makasaayo 😂😂😂😂😂😂😂 qosol igu dishay mariya 😂😂

  • @CaaishoHaaji-yk6ob
    @CaaishoHaaji-yk6ob ปีที่แล้ว

    Boqoradeena naag adag

  • @user-cq7op1ny6w
    @user-cq7op1ny6w ปีที่แล้ว

    Woow

  • @yuuro9631
    @yuuro9631 ปีที่แล้ว

    Haykal iyo bari boqorada ku soo celi

  • @cuuudka12
    @cuuudka12 ปีที่แล้ว

    ninkan wen farta dhexe nuuxinaya mexe tahay bisinka😮

  • @RonaldotwopointO
    @RonaldotwopointO ปีที่แล้ว

    Waw😢

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 ปีที่แล้ว

    Faleembo the best🎉

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 ปีที่แล้ว +1

    Haykal rer xamar mu noqday