II WAD SHEEKADA -Aniga xaaskaygu inay guriga ka....! S1- E3 Haykal Mohamed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +211

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 ปีที่แล้ว +208

    Yaa igu Raacsan Cabdale jamaal in laso qabto☝️

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 ปีที่แล้ว +29

    Haykal waa shaqsi qiimo badan oo dhaliyaro ah wax badan og hab fikirkiisuna aad u wanaagsan yahay ✅️🙋‍♀️ waxaan codsan lahayn in aad mar kale noo casuumto oo uu noga faideyo qofku marka uu xariirdiisa jacel ku guuldareysto noloshiisa dambe sidey u sameysaa 🤙

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 ปีที่แล้ว +9

    Maansha allaah inkastoo sheekadani malinhore ahayd
    Waan kahelay walaalkay haykal maxamed muuse xigmada kuduugan illaahay caqliga cilmiga iyo garashadaba hawbarakeeyo aabe iyo awoowena illaahay hawnaxariisto

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว +33

    Maashaa Allah heykal waa wiil wax garad ah oo naxariis badan Allaha barakeeyo

    • @NaiaMohamoud
      @NaiaMohamoud ปีที่แล้ว

      Ma gabadh shaqaysanaysa wareegaysanaysaaa🥴🥴 yaaa waa suaalee . Wareegaysiga mxd u taqana

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk ปีที่แล้ว +7

    Haykal waa Runtiis Gabadha murwada waa inay guriga joogto gabadhnimadii iyo wareegii waa ka qalinjebisey ❤

  • @maariyaHasanAwed
    @maariyaHasanAwed ปีที่แล้ว +3

    wallahi wariyuhu waa nin rageedki la sheegi jiray caqliga alle ha u barakeeye naxariistan sanka la iska galinaya maaha jiko la is galiyo cabdi khasaare 🙂

  • @fatimahahmed2038
    @fatimahahmed2038 ปีที่แล้ว +4

    Miyaan ku waramay Wali, mayee iwad sheekada 😮 so much amazing product's name 😊✅️

  • @musteen6977
    @musteen6977 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haykal geesi❤❤❤❤

  • @SafiyoIsmacil-c8o
    @SafiyoIsmacil-c8o ปีที่แล้ว +19

    Waaaw haykal wareysiga sidu uga jawab celinaaayo wlhi wax aad uquruxbadan cajiiba

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waalidaka xaqiisa lama gudi karo ee Allahayoow u naxariiso waalidiinteena

  • @najmaabdilahi-hn6qg
    @najmaabdilahi-hn6qg ปีที่แล้ว +10

    Jah codkiisa naxariis badana haykal ❤codka waxa usii dher caqli masha allh wlal haykal ❤😢

  • @MariiyaSiciid-vv9oz
    @MariiyaSiciid-vv9oz ปีที่แล้ว +56

    Haykal su alo badan ayayn rabay ina la waydiyay o maskaxdayda ku jiray walhay qof sidan u malaynayay inu yayah ina ka badan ayu si noqoday markan muqalkan dawaday wan qof ku daysho mudan dhanaka dabecdihis wan qof ad u wangasn o ixtirama badan naxrisa badan sidan u arko kan mu qata ale cimriga iyo cafimadakb haku dherey riyakasto ad ledahyan ale haku rumeye wllo mcn 🎉

    • @laangaabciisho820
      @laangaabciisho820 ปีที่แล้ว

      Awlaad jacayl weeye haykal maxamed ❤❤❤😊

    • @apdikanimohamout123
      @apdikanimohamout123 ปีที่แล้ว +1

      de wn ku jecelhyba iska dheh ninka

    • @iqroileys-iv4mn
      @iqroileys-iv4mn ปีที่แล้ว

      Boqorada maixtiram la an ayaa lagu furay

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

      Furiinka waa calaf u maleeyn mayo waa gabar fiican san jeclahay

  • @ismahaanali6163
    @ismahaanali6163 6 หลายเดือนก่อน

    Haykal waa nin diin iyo dhaqan leh waana saxan yahay habayar well done dumarka gurigooda ha joogaa Ragan ha u soo shaqeeyo allaah swt ayaa na faray

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 ปีที่แล้ว +8

    Nio haykal tageera kuman ahayn lkn hada wan ku wataa😂 wan jeclay raga ixtiraama dumarka qiimaha hablahooda iyo dumarkoodapa ixtiraama🥰

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa allah very wise words from him keep going hykal

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 ปีที่แล้ว +3

    Ardaa media galkacyo mudug ka dawan your podcast is amazing keep going bro 👍🙏

  • @hh6ijgg
    @hh6ijgg ปีที่แล้ว +32

    Ilaahow nin wanaagsan isii adaa awoode😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +45

    Two legends always abdikariim and haykal another's levels questions 😍⌛❤♥️💯❤😊

  • @hipaakahmet2804
    @hipaakahmet2804 ปีที่แล้ว +6

    Edo mrka la dhaho zida inaga u naqan reaction padanku zaaz noqon mayo
    Mazha allah edo wngzn pa alle ziiyay wiilka 👸❤

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 ปีที่แล้ว

      Habar yar baa waalid ku banaaan😊

  • @gacalofficial4237
    @gacalofficial4237 ปีที่แล้ว +3

    Poqarada style waan ogahay inaad 100 jeer daawatay video lkn horay ugu soco

  • @Ina_geesi
    @Ina_geesi ปีที่แล้ว +9

    Heykal dhanka family ka ✅️💯 anigo ah walibo gabar shaqeso wilka wu saxan yhy uma ficno gabar shaqo banan wlhi 😢

    • @filsanyussuf4172
      @filsanyussuf4172 ปีที่แล้ว

      Haadu naftada kaafiyo iyo caruurta Hooyo iyo aabo ku dhaaley oo kugu taabcey aabyo marka ineey gaabadhu shaaqeyso wax uma arko

    • @naimaabdul4177
      @naimaabdul4177 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhu haday wax baratay may khasarin waqtigeedi waxa fiican ninku inuu kalsooni siiyo waqti si shaqayso. Yidhahdo iyadana dhiiri galin bay u tahay

    • @Ina_geesi
      @Ina_geesi ปีที่แล้ว

      @@naimaabdul4177 shaqada banaan. Dumar uma ficno. Lk xafadeda ganacsi wey ku same. San karta ama business woman wa caadi lk. Bananka ada 8 hr so shaqeyna is not good wlhi

    • @Ina_geesi
      @Ina_geesi ปีที่แล้ว +1

      @filsanyussuf4172 abyo hooyo aabo wx ma kiuuu barin kaliya u shaqeso eee wxe wx ku bareen naftada ina anfacdid jahilnimo ayka badbaadiyan inta single thy wa usi shaqen krta

    • @NaiaMohamoud
      @NaiaMohamoud ปีที่แล้ว +1

      @@Ina_geesishaqada bananka marka mada xumeyayy

  • @fartunalovely
    @fartunalovely ปีที่แล้ว +1

    Absolutely 4 tas qodob waa waxa keliya ee sababta u ah inu qoysku dhisnado jacaylka labada lamanena usisiyado wxn orankara wa 4 ta tiir e nolosha lamanaha haysa
    Kalsoonida kow
    Ixtiraam ka
    Dareenka
    Naxariista
    I hope inay qoskasta ilaaliyan xirirkoda wlhy inay kufaiidab mahane kuma qasarayan waxkaleba wala xalinkara hadii 4 tas tiir ay adagyihin ❤

  • @bishaaroshekhcumar5467
    @bishaaroshekhcumar5467 ปีที่แล้ว +5

    Allh huno waxa tihin laba qof on ka helay sida dagan ed u wada hadlaysan adna jawigoda iyo hadal wadagoda an ula dhacy qap wlhi ad u habon una dagan bad u hadleysan runtii❤

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 22 วันที่ผ่านมา

    Nin ku day sho mudan haykal guliso hno💪🦁❤️

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks, brothers, for sharing with us . Barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤

  • @zahanziciid7724
    @zahanziciid7724 ปีที่แล้ว +5

    Soo badiya sheekada wll Runtii dad xigmad ku aasan tahy baad tihiine❤❤ noloshu idin maxumayso wllhy qliya

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. ❤❤❤❤

  • @HindaAbdi-i1f
    @HindaAbdi-i1f ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wll wax daremikara qofka walidki kadhintay alla kumatuso wax dhiba😢😢

  • @Bulshoween
    @Bulshoween ปีที่แล้ว +8

    Haykal hadalkisa macaan naxariis MashaALLAH he is so smart❤❤❤

  • @zahanziciid7724
    @zahanziciid7724 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha alaah haykal maxamed muuse Ardaa media dad qiimo iyo qaayo leh sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato❤

  • @najmaegal6731
    @najmaegal6731 ปีที่แล้ว +5

    Haykal wlhi wa nin wx grada masha Allah oo dagan afkartisa gabi mrka la egyna siday diintu ino jihaysy kj salysn thy

  • @FadxiapdilahiHassan
    @FadxiapdilahiHassan ปีที่แล้ว +5

    Haykal maxamad mouse legend wlhi ninkaliya ayay isku mid yihiin wa suldaan seeraar hapen dhawaa oo aan suuqa ku arky haykal siduu iiga qaaday salaanta waxaad moodaysay laba nin oo waligod sxp ahaa noolow legend

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 ปีที่แล้ว +20

    Jah nin somalilanderbaa wx sidaa uu sareebi karaa hore usoco inder 😂

  • @MarishMarishMarish-e9u
    @MarishMarishMarish-e9u ปีที่แล้ว

    Mansha Allah haykal fikir nin raga ayad la timid ❤

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 ปีที่แล้ว +13

    Wilka warriyaha ah aynku racsaney gabadhu inay ila shaqysato good point ❤👏🏼

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, waaliduku waa raxmad iyo kagacalo.

  • @NajmaNajma-y2l
    @NajmaNajma-y2l ปีที่แล้ว +1

    Haykal fikir fiican❤❤❤❤❤

  • @hodanabdi3667
    @hodanabdi3667 ปีที่แล้ว +4

    I love when he talked a out his father ...

  • @DeeqAli-i1v
    @DeeqAli-i1v ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah haykal waa caaqil boqol jeer daawaday waraysigan 🎉

  • @Qaysqayser1
    @Qaysqayser1 ปีที่แล้ว +71

    Abdala jamal boqorka iskabulada halagu xigsiiyo😂😂😂

    • @zalmaxasan4772
      @zalmaxasan4772 ปีที่แล้ว

      Hadaa maada xasla ahaaa 😂

    • @najmasidiiq7156
      @najmasidiiq7156 ปีที่แล้ว

      Ha ha halagu xigaiyo cabdale Jamal iyo adigapa

    • @MustaqiinDhawrsan-or8yu
      @MustaqiinDhawrsan-or8yu ปีที่แล้ว

      Afar xaasle😂😂

    • @KheyrHeyleyare
      @KheyrHeyleyare ปีที่แล้ว

      Yes

    • @ismogabe5913
      @ismogabe5913 ปีที่แล้ว

      Doobka gaamuray haysku donanina yuu muraayadaaa idinka jabin waa salmaan khaan kayagee😂

  • @ednamohamed9353
    @ednamohamed9353 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah wiilkan haykal allah Garaaad bu ilahay ku manaystay

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 ปีที่แล้ว +23

    Boqorka sikaapuladaha soo qabo cabdalleh jamaal❤😂

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan5104 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ haykal waa wiil dhalinyaro ah oo degan sida uu ujawaab celinayo

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +5

    Sida dagan ee quruxda uga jawaabayo sualaha haykal waka helay masha allah ❤❤

  • @NajahOgle
    @NajahOgle ปีที่แล้ว +3

    Qoslkisa wiilka podcast ka daadihinaya abdikainow wll ilahy haku barakeyo

  • @cumarqalombi
    @cumarqalombi ปีที่แล้ว +16

    Ardaa media the best podcast ❤

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 ปีที่แล้ว

    Mashallah Ardaa media Waad mahadsantihin

  • @hanihassan5772
    @hanihassan5772 ปีที่แล้ว +1

    Ma la odhankaraa wariyuhu waa dayax dalnurshe oo rajanaalKii kaftan yar labo legends

  • @TasniimBashiir
    @TasniimBashiir ปีที่แล้ว +2

    Mash allah baleeg farxada wajigiisa ka muuqata

  • @UmakhayrJama
    @UmakhayrJama ปีที่แล้ว

    Walalo Hooyo iyo aabe waxaynasoobareen hadaanan naftayda hormar gaarsiiyo iyo hamidheer iyo hiigsi baanu jecelnahay😊😊😊😊

  • @HawaG-x2x
    @HawaG-x2x ปีที่แล้ว +2

    I love ❤haykla Mohamed keep going Habo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Haikale Allaha ku xafido. Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah haykal waa wiil qalbi fiican

  • @CabbaasCawil-ju6dx
    @CabbaasCawil-ju6dx ปีที่แล้ว +8

    ALa wll wxn ka jecLaa su alaha Aad inanka waydisay inad inaga Adkeeso hadalkana mad si Aadag ugu hadashN kaftan iga Ah , Arda media keep wll ApdikariM Ak wxkle weye ❤❤😂😊😊

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wa sax haykal❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre ปีที่แล้ว +2

    Absolutely 💯 Gabadhu Inay Ninkeda Jikada Ugasha Waa Naxariis Wan Ku Racsanahay Haykal

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn ปีที่แล้ว +6

    M.a wariyihu quruh bdna❤😢

  • @AaminoCqaadir-y1y
    @AaminoCqaadir-y1y 4 หลายเดือนก่อน

    Haykal waa wiil naxariisbdn kusoco ❤❤😂😂

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 ปีที่แล้ว +1

    Walhi been maha Eedadey mcn aabahey oo nool beey hada i garab taaganthy ❤️🥺

  • @She_knows
    @She_knows ปีที่แล้ว +2

    Aniga arintaan aad beey iiga yaabisay waayo haduu gabadh sidaa doonayo maxuu uguursaday gabadh wax baratay oo hiigsi nololeed leh. Habla soomaaliyeed weey buuxaan oo diyaar u ah in eey gurigooda joogaan. Why aad uguursatay gabadh kaduwan tan aad rabto. Rabi mid aad rabto hakuusahlo iyada na mid sidhedha kurabo ha u sahlo khalas!!!!

  • @beautifulworld6841
    @beautifulworld6841 ปีที่แล้ว +1

    Alla bisinka 😂😂😂😂😂waad ooyaysaane is adkeeya dee haya

  • @Yeeyee-5
    @Yeeyee-5 ปีที่แล้ว +7

    Next Abdala jamall Abdala please inta igu raacsan like gare please ❤

  • @IsraAbdi-i3i
    @IsraAbdi-i3i ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alaah tabarakalah wllo waxatihiin shaqsiyo qiimo leh barnaamij An ad ugahelay❤❤

  • @NajmaFaysal-b2h
    @NajmaFaysal-b2h ปีที่แล้ว +3

    Jah labada wiilb codkooda❤😊

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 ปีที่แล้ว +7

    Yarka barmaamijka wda wa nin nolosha dhbta ee jirta 2023 fahansan m.a siday guriga ufadhinysaa guriga oo kuusugysaa kulahaa m.a wllhi nolosha dhbta wa wax wada qabsi waayo agreement umahysto wiilku innuu waliga saa ahaanyo marka inay dhalintu fikirka wax waxwda qabsi micnihiisa fahmaan wan jeclaan lahaa .....gabdhan wa qof soodadashy wax baraty ,duruufo kale duwan nolosha soomarty markaa siduu ugu fikiraa inay guriga ujoogto siday asaga markuu imaado farxd usiinlahyda uun ,wa cajiib ayado shqysnysa ayay jcyl isasiinkaraan marka wiilsha waxaan oranlahaa fikirkaan albaabka guriga iyo adinka idiin dhexya adeerayl kagudba ..... qofkaan wa human being oo waxbdn higsanya aragtileh ,family leh ok

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

      Hadey shaqo dumar qiima leedahay rabiigii na abuurtaa kitaabka noogu so dari lahaa yaa inoga aqoon badan allah nin iyo naag indaba ordo waa daal iyo caruurtii oo mesha ku lumeyso aniga waxaan qabaa in la samro wax yar iyo wax ween shaqo guryaha loo dumin

    • @NaiaMohamoud
      @NaiaMohamoud ปีที่แล้ว

      @@Zahrakiin-so5ppoo yaa ku idhii Shaqo dumar qimo ma lehaaaa .Islamku wake siyay Gabadha xuuxqdaa shaqooo .

    • @Zahrakiin-so5pp
      @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

      @@NaiaMohamoud waa aniga aragtideyda ilmaheyga in aan ka tago shaqo kama dooranayo illahey imaa waaynin arsaaqad dumarkana gurigaa sharaf u ah run aan isku sheegno illah wu nagu fillanyahay Alxm waana iska daayey shaqo maalintaan curtey waxaan ahay dooro madow ilmaheyga ayaa waxwalbo iga daran nin aan jeclahay na oogama tagaaye shaqo iyo lacacag midna

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Zahrakiin-so5pp halkuu ale ku yidhi gabdh shaqdeedu sharf malha ilhaay haka been sheegi waxaad tahay garan maaye waxd iska amintay inad hooyada ka sarayso (sharaf malihide)

  • @asmaosman9545
    @asmaosman9545 ปีที่แล้ว +4

    aabahay Alle naxariistii jano haka waraabiyo iyo intii dhimatayba tabtaa uu haykal sheegayo ayaa aabahay layga sheekeeyay inuu qofwanaagsan ahaa tolka oo dhana ay jeclaayeen

    • @naztehomohamet7018
      @naztehomohamet7018 ปีที่แล้ว

      Kula mid ban ahaY wllo mcn Alle haw naxariisto aabayashen iyo intay ka dhintenba😭🤲

  • @khadarheemo6559
    @khadarheemo6559 ปีที่แล้ว +19

    Abdalla jamaaal zoo qabo❤😂

  • @siradmuse2138
    @siradmuse2138 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉Mansha allaah tabarakallaah kalmad walba meesheduu dhigay

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaaah inader qali ilaahay hamigaga haku rumeeyo inader qali hekal gesi gesi dhalay Mansha 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sawdamahamuud
    @sawdamahamuud ปีที่แล้ว +4

    Father of love haykal❤

  • @IkranCawil-xy1yh
    @IkranCawil-xy1yh 6 หลายเดือนก่อน

    Haykal iyo mariya wanislajecla walahi❤

  • @hodocabdiraxmaan-rr6fw
    @hodocabdiraxmaan-rr6fw ปีที่แล้ว +2

    Alle haw naxriisto😢waalidka 🤲🤲

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah, Maxaa ka qaldan ma Awal ayaad Gabar save keeda ku tashani laheed si kastay ushaqeeso

  • @umuasma97
    @umuasma97 ปีที่แล้ว +3

    Haykalow hooyadaa magaceeda lagama maqlin marna haday dhimatayna u ducee haday noshahayna ogow. Edo, aabe iyo awoowe leed ka hadashay

  • @hoodomohamed619
    @hoodomohamed619 ปีที่แล้ว +1

    Well done wll hore usoco iyo video quruxbadan

  • @MursalAbdi-fz8th
    @MursalAbdi-fz8th ปีที่แล้ว +11

    Heykal Maxamuud Muuse The One and only Legend 😊🎉

  • @tamanxanataman
    @tamanxanataman 10 หลายเดือนก่อน

    M.a sha alllh Haykal

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 ปีที่แล้ว +10

    Sheeko xiiso badan weye lkn suaalo aanu sugaynay maad waydiin😂😂

  • @juliajano4645
    @juliajano4645 ปีที่แล้ว +19

    Ardaa media the best podcast ❤
    Abdikarim Keep going brother 🎉

  • @TimacaddeNaasir
    @TimacaddeNaasir ปีที่แล้ว +1

    Haykal wa nin Aad u Akhlaaq wanagsan Run Ahantii Hore usco inader

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah haykal you are very smart ❤❤

  • @HadiyaCabdi-i2w
    @HadiyaCabdi-i2w ปีที่แล้ว +1

    Nin ku daysho mudn weyi alhe ha barkye❤

  • @filsansaed5359
    @filsansaed5359 ปีที่แล้ว +3

    Abdikarim isago caruur ahban iskulka bus kiisa wada raaci jirnay mntana waka aan isbadalin xataa😂 wan ku salaamay walal Abdikarimow 👋😂

  • @ayaandiomand1202
    @ayaandiomand1202 ปีที่แล้ว +1

    Haykal waa nin adag keep goin Preather

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 ปีที่แล้ว +2

    Haykal waykurumobi insha allaha siday anigaba igurumoday walidka xajka 🎉

  • @HodanBarre-p2o
    @HodanBarre-p2o ปีที่แล้ว +1

    Haykal baa sax san 😅😅😅

  • @hotho-awil
    @hotho-awil ปีที่แล้ว +6

    Abdale jamal kuso xiji inder❤

  • @BaqoradaIlkacase-hy2kj
    @BaqoradaIlkacase-hy2kj ปีที่แล้ว +1

    Macanudo. Well. ❤❤❤

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 ปีที่แล้ว +3

    MazhallaH si yaroo dagan bay u Hadlyaan qurux wllhi❤❤❤❤❤

  • @sumayaahmed5215
    @sumayaahmed5215 ปีที่แล้ว +10

    Qurbaha jcyl laguma wada joogo Dan aya lagu wada jooga Wlhi 🥺😂

  • @NimcoQurxhaween
    @NimcoQurxhaween ปีที่แล้ว +1

    Mnshallah haykal aadbu ufikir wanaagsan hahay waa cilmi boodhariga qarnigan

  • @sacdajaamac-ck5qt
    @sacdajaamac-ck5qt ปีที่แล้ว +15

    Abadalle jaamal soo qabo❤

  • @maariyadagan
    @maariyadagan ปีที่แล้ว +2

    Hayikal baa sax san waayo xaasku guriga aye ku qurux badan thyi

  • @mariyajamac7259
    @mariyajamac7259 ปีที่แล้ว +7

    Abdi aziiz jamal CABDALE iso qabo ❤

    • @fatah684
      @fatah684 ปีที่แล้ว

      yaa aqaanba ilmahaa😂takale mxyu qabtaa uu jaasaa uune

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi ปีที่แล้ว +8

    34:13 allh haw naxariisto abahy wxu dhintay 16 sano ka hor ano 3 jir ah😢 awoowgry abbe kuma soo gaarin lkn awoowgey hooyo ayan kusoo gaaray isna wxu dhintay 12 sano ka hor😢 allh haw nxrsto waladiinteena ayeyday hooyo ayaa joogta allh ha daystee❤

    • @AishaHayow
      @AishaHayow ปีที่แล้ว +1

      Sido kale ani abahey ano 3sano jire ayow dhinte lkn maxaso satit miya anika wan xasosta abahey wajigisa galabti bbc dhagan san jire hoyo intan o imado dhabtisa ku fadhisan jire xata dharka ow xirna wan xasosta hoyadey wey aminte inan xasosto lkn dadka marka oshego 3jir waxba ma xasosan karo ayey dhahan lkn aqli ahan at oficned ayey hoyadey dhahde 5sano jir o dhigante😢

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi ปีที่แล้ว

      ​@@AishaHayow allh haw naxariisto abayasheen😢 may ma xasuusto sbbto abahy wxuu ahaa taliyaha ciidanka madaxtooyada somalia saas awgeed bdna maynan arki jirin kaliya wxn xasuusta inan ku ordi jiray marka la dhaho abbe imade lkn waxba kama xasuusto muuqaalkiisiii nasiib darana swrntiisii qaxii ayay inaga lumeen😢 wacnan lahayda inan abayasheen lasoo korno😭

  • @marwoabdiahmed4346
    @marwoabdiahmed4346 3 หลายเดือนก่อน

    Macha allah hn

  • @MunaGaanbiye-jr8jv
    @MunaGaanbiye-jr8jv 9 หลายเดือนก่อน

    Mazhallah yaasiin caleyk noolaaada walaalayaal

  • @XayaadSiciid-pw3to
    @XayaadSiciid-pw3to ปีที่แล้ว +1

    Mazha allah wll hore usoco❤❤

  • @Amiira-g2s
    @Amiira-g2s ปีที่แล้ว +5

    Mashallah haykal maxamed muuse alle haku xiftiyo wll❤❤❤