Toos: Madax Sare Alshabaab oo la hor keenay Shuute, Maxaa kala qabsaday?..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 18

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 4 วันที่ผ่านมา +2

    SUAAL☝️??????
    Yaa iisheegi kara xabsi dowladed oo si khadar ah oo dhisay ciidamo gaar ah na ilaalo looga dhigay seedee ayay maxaabis ooga baxsan karaan hadaysan gacan ulaabnayn dowlada indhaha iyo araga noo ah ...mise shacabkaa lakhaldayaa ,,,,,,,jawaab 👉🫣😂

  • @abdiali681
    @abdiali681 6 วันที่ผ่านมา +3

    Hala dhameeyo khawaarijta

  • @OsmanAli-hk6ou
    @OsmanAli-hk6ou 5 วันที่ผ่านมา

    Waw

  • @XuseeynUthmaan
    @XuseeynUthmaan 4 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 5 วันที่ผ่านมา

    Somaliland ninkaan ineey Xamar u soo diraan maaheyn meeshii uu denbiga ku galay oo la xukumay deedna kabaxsaday waa in lagu celiyaa Boosaaso

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 วันที่ผ่านมา

    Lahjad Mudug bu ku hadlaya maaha Somaliland Beenta joojiya
    Lahjada waqooyi waxaa samayn MAAYO ayey yidhahdan lkn Mudug sameyn MEYO bay yidhahdan
    Wa BEEEEEEEEN CAD

  • @HagarsiciidQunbe
    @HagarsiciidQunbe 4 วันที่ผ่านมา

    nacalaa gaalnimadiina ku yaal kulaha xarafka b iyo t iyo j
    wlahi kuwa meeshi lagu arko xabad madxa halooga dhufto
    ilaa diinta ilahay umada lagu xukumayo

  • @Apdirisaaq-i7j
    @Apdirisaaq-i7j 4 วันที่ผ่านมา

    Khawaarijka meesha lagu arko maa lagu tookto

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 5 วันที่ผ่านมา

    War dila nimakan markad soo qabtaan

  • @IskuDeys-o6r
    @IskuDeys-o6r 5 วันที่ผ่านมา

    😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 วันที่ผ่านมา

    Somaliland maxay u soo masaafirisay haduu bilaa danbiyah muu hargasya joogo muuse asagu isku usoo tago illaahay baa runta og

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 วันที่ผ่านมา

      Codsi xaga konfurta ka imid aya kolay somaliland kuso wareejisay

  • @abdulkadirhalane6402
    @abdulkadirhalane6402 5 วันที่ผ่านมา

    Horta dadkaan tirada badan e meesha fadhiya markasta o wax la xuku maayo maxay yihiin

    • @waqtiwanaagsan4232
      @waqtiwanaagsan4232 5 วันที่ผ่านมา +2

      Waxaa soo fariisto ehelada eedeysanaha. Iyo kuwa dhibanayaashaa.

    • @abdulkadirhalane6402
      @abdulkadirhalane6402 5 วันที่ผ่านมา

      @@waqtiwanaagsan4232
      Haaaa sax mahad sanid

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 siday baad yananayd

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 5 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waxay ahayd inay Gubto❗️
    Ma ahayn in Qadaadweyn loo dhiibo ❗️Maxaa inaga dhexeeye ismaba aqoonsanine

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 วันที่ผ่านมา

      Adiga iyo dadka kula mida loogu sheekeeya waxaa ee labo tuug talaa ka dhexeeysa ee la soco 😂😂😂😂😂😂