SO DHAWEEN AAN HORAY LOO ARAG AYUU U SAMEYAY HEYKAL XAAJIYADIISA BOQORADA STEYLKA DAAWO FULL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 491

  • @calikey219
    @calikey219  2 ปีที่แล้ว +163

    Dadkeyga dhawaan muqaalo xiiso leh ayaa idin so wada Ee meshan ku xirnaada subscribe ta ha iga ilawina love y❤️👋

    • @iskanor2144
      @iskanor2144 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaaha

    • @dhowrsan9005
      @dhowrsan9005 2 ปีที่แล้ว +1

      Adi midaa Rabaa inaa kudhaho
      Hakatagin hargaysa ilaa Aa boqoradka guursato
      ❤😂

    • @axmedmaxamud7624
      @axmedmaxamud7624 2 ปีที่แล้ว +1

      masha allaah

    • @urejahussein6121
      @urejahussein6121 2 ปีที่แล้ว

      Masha alaah habaryar ilaahey haku xifdiiyo caliyoow farxada ayaa kaa mutate waligaa igu noloow farxada hooyo mcn from uk aan ka salaamey

    • @maxamuudsiciid6974
      @maxamuudsiciid6974 2 ปีที่แล้ว

      Ee maxa kugu dhacy wan kugu sobiri laha lakin Chenalkaga ma shidna 😂😉

  • @amira1438
    @amira1438 2 ปีที่แล้ว +62

    Masha alh dumashi sad gacanta ugu qabsaty waliga sas u heyso. Abayo adneh xajigada sas waliga gacanta ugu heyso
    Insha alh nolol ragto alle ha idinka dhigo owlad cafimad qabto oo bariyal ah rabi ha idin siyo xasadka alle ha idinka qabto isku duqoba kuwi weysada isku soqabto alle ha idinka dhigo noloshina farxad iyo baraaro insha alh

  • @hafsasaid2023
    @hafsasaid2023 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah wallahi cali key. Nin rag ah batahay sad u garab is tagtay boqorata ila muqdisho ila harkeso waaaw nin raked ani wan ku wata

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 ปีที่แล้ว +48

    Mashlh tabarakalh allow isu kiin barakee sida ad gacanta u hyso u hay o noloshiina o dhan wada dhamysta ❤
    Somaliyeey u duceeya o mashlh dhaha reerka cusub
    Dumashi bah ku jecel kuso dhawoow ❤

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +2

      Dumaashi qali waanu soo dhaweyneynaa alle ha isku barakeeyo

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcodow1230 allhuma amin

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 2 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha allah is qadarinta iyo is qiimeynta ka muuqata kuwii isku waara alle ha idinka dhigo ubad khyr qaba kala hela ul iyo diirkeed.

  • @sabiragaas924
    @sabiragaas924 2 ปีที่แล้ว +14

    Ani gaar ah aad iyo aad igu faraxsan ahy wlh cadim mesha waxa kaa dhacdey" kudheyda isla jcla iney mar wada qoslan hogankana isku qabtan " Haykal Mohammed Moussa iyo Maria abshir Mohammed ❤❤❤ and cali key welcome to hargeysa "slm sare 🙌 from 🇩🇯

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 ปีที่แล้ว +5

    Wiilkaan adeerka u ahay iyo ooridiisa ilaahay haysukiin barakeeyo aamin

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 2 ปีที่แล้ว +19

    Masha allah ilah haisku barakeeyo. The cutest couples isku waara ubad qeer qabo ilah haidin ku arzaaqo

  • @Deeqsan123
    @Deeqsan123 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah family aan jeclahay rabi labadii ubad khayr qaba kala hela ha idinka dhigo waa markii kowaad een noloshayda TH-cam ka bixiyo comment ♥️

  • @abdiqaadirmuuse4746
    @abdiqaadirmuuse4746 2 ปีที่แล้ว +46

    Jacayl aan dhamaan ayaan ilaahay idinka baryay 🥰🥰🥰

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayyy cali key mahadsanid si mcaan u dawaney🤗
    Haykal mohamed iyo Maria abshir alle ha isku kiin barakeeyo🥰

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว +8

    Guurku waa caajiib wuxuu wataa xishood iyo xasilooni iyo jacayl illahay bay xagiisa kayimaadan hada haykal in uu nin masuul ah noqday waa lagadeemay durba maariya sidookale markaan sidii qof marwo ah bay udhaq maysaa ileen masuuliyad baa fuushee

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +7

    Soo dhawow dumashi Maria
    Qalbi furan oo safi ah, ubad khayr qaba Alle ha idin kala siiyo, Aamiin Aamiin yaa Rabb❤️❤️❤️❤️🌹🌹❤️🌹🎉🎉

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla reer muqdisho gob sanaa Allow Ana nin iga sii from hargaysa

  • @raqiyosaciid1413
    @raqiyosaciid1413 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah isku wara abid isla jira🤲🥰 wax idinkala dhantala idima tuso 🤲🤲Rabi ha idin siiyo awlaad bariya inA guulayta lamanahyga ❤🥰🤲

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 2 ปีที่แล้ว +7

    Inta arkeysa jooga oodkaca ah ee uu haykal qaadey reer waqooyi guna waxay u yaqaanan muqumad 😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🏻isku waaara 🤴❤️👸

  • @hafsawarsame8223
    @hafsawarsame8223 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadkii La Iskugu Talagalaa Ishelay Ilma Farxadeed Qofaysan Ka Imaan majiraan Umalayn’ Ilaaahow Barakee Qoyskaan Oo Isha Bani aaadanka Ka Ilaaali Aaamin Hambalyo Hambalyo Lamaanaha Soomaliyeed’ Usbuucii Xoriyada ayay Aqalgaleen💙🇸🇴💜

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah, isku waara abid
    Lamane qaali ah, guuleysta❤️❤️

  • @Zadkeey.
    @Zadkeey. 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wlh wan ku farxay allow isku kiin barakey hambalyo mar labad

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 2 ปีที่แล้ว +6

    Amiin Ya Rabb Masha Allah Illaahey ha isku kiin barakeeyo awlaad kheyr qabtana dhexdiina Allah dhigo

  • @sarasaid4912
    @sarasaid4912 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah ❤ilaahay ha isku kiin daayo Isham iyo cadowgana alaah ha idinka xijaabo❤ ha waaro jacaylku

  • @farxiyomahamed8272
    @farxiyomahamed8272 2 ปีที่แล้ว +15

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير isku waara abid I.a🥰🥰🤲🤲

  • @ayuushsalah5210
    @ayuushsalah5210 2 ปีที่แล้ว +46

    may family maasha.allah il xumi idinma aragto❤🥰

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 2 ปีที่แล้ว +39

    Wowwo beautiful family masha Allah

  • @shayera7451
    @shayera7451 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallh ilaahay hayskukiin barakeeye ubad khayr qabana haydin kla siiyo

  • @fanaxxuseen8492
    @fanaxxuseen8492 2 ปีที่แล้ว

    mashllah seedi mcn welcome duma farxadiina guul wcn

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad3976 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah way uqalanta boqorada inta iyo kabadn isku waara ubad kheyr qaba kala hela 🤲❤❤

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ale idiinka baryayaa in aad noqotay ku wedii lagu daydo oo u horkaca islanka wana iyo sidii asaxabadu u dhaqam jiren ku dhaqam oo raca sunadii nabigenia Susana nabd iyo naxariis korkiisa ha ahatee Ramadan baan ale idinkana barayaya inshallah

  • @adoontiialleikhlaas4648
    @adoontiialleikhlaas4648 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah tabaaraka llaah Alloow isu barakee oo awlaad khayr qabta kalasii Alloow isha ibnu aadamka ka xijaab aamiin yaa Rabbi

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah. Walaahi Maria waa lasoodhaweeyay. Ilaahay guurkooda ha u barakeeyo shaydhan insi iyo jiniba Allah kahaayo.

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 2 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah barakallah wlshay Maria wll hakul Allah barakeeyo kuwi isku waara ubad kheir qaba Kala hela Allah Ka yeelo cadow Allah matuso iyo Shar sheydan boqoradeyda waa gabar qalbi wanaagsan

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +2

    alle haysu kiin barakeeyo wllky haykal maxamed muuse ❤️🤍💚 iyo dumaashiday maariya abshir maxamed xasan🇸🇴

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo ka socdo borada Stiyl ka iyo boqorkeeda heykale illaaheey na ha isku barakeeyo🌷❤️ 👩‍❤️‍👨❤️🌷

  • @caashaabukar5839
    @caashaabukar5839 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ma arkiin aroos loga farxad badan yahey arooski lagu naste lagu nagado gulow kayeel isku wara ubad kheer qabo kala hela gabar sharaf leh ♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤💟💟💟💟

  • @nafisoibraahim4845
    @nafisoibraahim4845 2 ปีที่แล้ว +2

    Jcl an dhaman apid allh idin siiyo walashey mcn iyo Dumashigen
    Dumashiga rer mugdisho
    Wadajira oo nbd gala upad qerqaba kla hela frxd kunolada 🥰🥰🥰💝💝💯👸

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 ปีที่แล้ว +2

    Rer Somaliland tadh gobinimo iyo poqortooyo ah❤️👋

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 2 ปีที่แล้ว +6

    cali key masha allah boqor qoro dhalay ree muqdisho kadabawad ree hargeeysa mid qeer qabto allaha sahlo oo aanan kudhihin baari ah masha allah wiil kaftan badan qurux loow ah 😇😇😇

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah isha bini Adamka Allah haka hayo qoskan cusub ❤🥰

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah 'ilaahay ha isku barakeyo banu lenahay lamanaha Quruxda badan insha Allah yaarab ❤❤❤❤❤💘💟❤🥰😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👍👍👌👌

  • @updizalanzidani3219
    @updizalanzidani3219 2 ปีที่แล้ว +12

    Maria iyo heykal waxan idinka sugnaba waa citarafki ood dhashaan🤣🤣

  • @hafsahoodo6172
    @hafsahoodo6172 2 ปีที่แล้ว +4

    Soo dhawoow dumaashi qalbii kuwii isku waara dhismoo dhaqma guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guulow ka yeel 😘❤

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Hada ree muqdisho nahay goolaa naga dhaliseen 🤣😆🙏 ina adeertey noo xafida mida kle ciyaarta wa ina bareejo ka dhigo adi isdiyaari aniga iyo adi wye marka xigo 🖤😆🤣🤣

    • @hafsahoodo6172
      @hafsahoodo6172 2 ปีที่แล้ว

      Wiil rer muqdishaa u u dhaxay wllhi dad nasabaa tihiin dumashi kkk

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@hafsahoodo6172 oo masha allh waa baxday miyaa inaa wili tahay moodaayay isgaad isgaad kugu haayay 🤣😂😆

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@hafsahoodo6172 oo masha allh waa baxday miyaa inaa wili tahay moodaayay isgaad isgaad kugu haayay 🤣😂😆

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah wan yara qiroday walahay waa yara xanun markad meshad ku dhalatay ad ka tagto mariya meshay ku dhalatay unbay katagtay waxayna tagtay dholkeda hoyo soo dhawaw wllo dumashi kuma dhahayo wayo adba inantayadii ayad tahay kunjeer hanbalyo haykal iyo marariya ilahay kuwii cimrigoda isla dhamaysta awlad salixana kala hela haydinka yelo

  • @asmaxadi3902
    @asmaxadi3902 2 ปีที่แล้ว +2

    Tariikhba jacayel baa shalaye hargeisa ka dhacdaye lamaanaha dada yare allaha isku daayo 6/22/2022😍😍♥️♥️

  • @Dhowrsaneey
    @Dhowrsaneey 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah ilahow isu daa waadad isuqalmee yaa rabbi

  • @نورةعبدالرحمن-ف8ت
    @نورةعبدالرحمن-ف8ت 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh tabaraka raxmaan alle haysku barakeeyo isha ibnu aadamkana alle haka xijaabo 🥰🥰🥰❤❤

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumashiga reer Mogadishu 🥰🥰☺️😂

  • @amirabasha9304
    @amirabasha9304 2 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay ha isku kiin xifdiyo wll lahay qaliah🥰🤴👸

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah alle haysku kiin daayo
    isku waara ubad khayrba alle haydin siiyo aamiin aamiin

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah cali key wa nin dhiig leh nolow ina ader mariyana waxan lenana hay adiga iyo dumashi isku wara ❤❤❤❤❤❤

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakalah hambalyo reerkii wadajiree nabad gala ubad khayr qabana kalahela amiiiiiin yaa rabbi 🌹 💖 ❤ ♥

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha isu barakeeyo

  • @kolkoliyoow1439
    @kolkoliyoow1439 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh allaha isku barakeyo reerka cusub

  • @marwamaxamud8945
    @marwamaxamud8945 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wlkay haykal iyo wlshay qali maria iskuwara abid

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayyyy maria biLaneyyy welcome dumo
    ALLeh uL iyo deserved ha idinka dhigo idam ALLeh ❤ 😍

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      Ciyaarta waa soo bareejeena gool naga dhaliseen hhhh si aa u soo bareejeeyo isdiyaari adi nh 🤣😆

  • @mapzoud1609
    @mapzoud1609 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnshalh wda noolaado nabad kuwaara wllky io dumaashiday❤️🔥

  • @lifeofradia
    @lifeofradia 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah mashallah may Allah swt bless their marriage and happiness and loving inshallah haykal Iyo Maria

  • @asluubadaninahssn2986
    @asluubadaninahssn2986 2 ปีที่แล้ว +4

    Xitaa shaqaalaha airportka duubanayo laandhereysana gabadheena ilaahow isku daay

  • @filsanmuhudiin2702
    @filsanmuhudiin2702 2 ปีที่แล้ว +4

    M.allh laakin heekal waxaa ka rabnay sidii lii caato iyo sumayo cml iney agshan sameeyaan

  • @queenfahan8614
    @queenfahan8614 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah noolaadan waligiin
    Baaqi isku ahaada🤲🤲

  • @rayaanabdilahi4830
    @rayaanabdilahi4830 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah habalyo wlky iyo dumo qurx wada noo lada abdkiin

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allah waa 2 qof rabi isku doray walhi gulaysta ciyalkaygii salaan gacal tooyo 💕💕💕💕💕💕💕💕❤️😘😘😘😘

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ale ha isku barakeyo sedigen iyo boqorada isku wara farxad ku nolada jaceylki hirgalay hambalyo ❤️❤️❤️👸🤴😍😍❤️❤️💯keep going wllkey cali hormar wacan ayan ku rajeyna ❤️

  • @raaxilaa.a9234
    @raaxilaa.a9234 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah, Rabbi ha isku barakeeyo

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 ปีที่แล้ว

    MshaAllah dakayagu duriada waan u qiray nasabnimada haykakloow mama vuve je vs adore marwadana inoo dhawr oobtusaale dhalin yarta somaaliyeed u noqo ee markaaba is furaya
    Qoyskaagu ha waao

  • @hibaahmed7189
    @hibaahmed7189 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah ilaahey haidin barakeyo wlshy mcn iyo boqorkeda❤❤

  • @jamilamohamed4846
    @jamilamohamed4846 2 ปีที่แล้ว +11

    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 2 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHA ALLAAH ALLAAH ISKU BARAKEEYO DHALINYARADA IS GUURSADEY .BASH BASH IYO BARWAAQO ALAAH IDIN SIIYO

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a dadkan farxdoda farxda ku daremo isku waaro insha allh

  • @yussufibrahim3640
    @yussufibrahim3640 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaal Allah wiilka gabadha waan kufaraxsanahay waxana idinleeyahay Alle kacabsiga aan badino lkn waxaan kaxanaaqay diyaarada Itobiyankee xamar kasoo kacday hargeysana kusoodagtay Illahow Itobiyankee nagakaafi iyo kenyaba

  • @sumeyasheikh2986
    @sumeyasheikh2986 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah lamane an jclhy Allah haisku kii barakeyo

  • @mrshabalaza8678
    @mrshabalaza8678 2 ปีที่แล้ว +5

    Allow isku daa awlaad jacayl waye m.a 🥰❤

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 2 ปีที่แล้ว +3

    Haykal wa nin masuula o xishood badan balday sida degane u hab usiiyay kuwii labta is jogeen jiray way dhaaman

  • @mubarakmaxamud319
    @mubarakmaxamud319 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a wlhy wlky cali alle haku sharfo

  • @sihaamabdihakim3727
    @sihaamabdihakim3727 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahay haa isku kiin barakeyo

  • @CalishariifCabdilahi-tc2pf
    @CalishariifCabdilahi-tc2pf ปีที่แล้ว +1

    Horta ali key wiilka najma nashaad adi mAA dhaly wlhi suu kugu egyhy wn yabYba 😚😆

  • @bilanahmedxasan4239
    @bilanahmedxasan4239 2 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allaah ilxumi idinkasoosoc aragto

  • @vihiimaapdilahi2641
    @vihiimaapdilahi2641 2 ปีที่แล้ว +6

    Macha allah awlaad cashaq Alle haisubarakeeyo❤❤❤

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha ma beautiful couples 💯👌🥰♥️♥️🤲🤲🤲

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah isku ware abid ubad qeyr qabo inshaa allah 😘

  • @queenxayaat9003
    @queenxayaat9003 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow so beautiful my family alle ha idin xfido in bdn insha allah ❤

  • @sakariyemohamed4726
    @sakariyemohamed4726 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alh isku waara abid insha alh

  • @ahmedcali2148
    @ahmedcali2148 2 ปีที่แล้ว +18

    My family Allow isku da amiin❤🙏

  • @xmdamursal523
    @xmdamursal523 2 ปีที่แล้ว +14

    Mashallha reer somaliland oo dhan baa inanta. Idinka qaba Cali koyowe huno

  • @ruqiyomohamed3782
    @ruqiyomohamed3782 2 ปีที่แล้ว +5

    masha allah sas waaya guuleysat🌟🤴❤👸🏼🆎️🌟🤲💕🤲aduun iyo aqiro🤲🧿🤲illahey ha idiin xafiido🤲💕🤲 insha allah💞🌹🌟M👰🕊🤵H🌟🌹💞🤩👨‍👩‍👧‍👦🙏aamiin yaa rabi🤲💞🤲

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 2 ปีที่แล้ว +5

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤️💕

  • @alfanaan445
    @alfanaan445 2 ปีที่แล้ว +5

    Sxb Qali Ku So dhawow Hargeysa,big salan✌️💕

  • @ardoahmed5427
    @ardoahmed5427 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah masha Allah masha Allah Amaan Amaan Amaan 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Alle haysku barakeeyo ❤🥰❤ waa dad aa isla jecleen

  • @khadijaabdirahmanmohamed
    @khadijaabdirahmanmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo walshay iyo walalkey wanjclay in an kasoqibgala lkn imasurtagaleyso farahd an damaneynin ayan idin rajayna damntin 😍😍😍

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow isku barakeey

  • @ibraahimismaaciil860
    @ibraahimismaaciil860 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo💑lamaano is helay💝💖💖💖ilaahey hagalo garab kiina aamiin yaa alaah💓💓💓💓ilaahayoow iga aq bal aamiin yaa Allah💗💗💗💗

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 2 ปีที่แล้ว +2

    HambalYo alle ha idin siiYo ubad Qeyr Qaba io caafimaad 🙏 💕❣️From Wadanka weedow niika zoo zalaamaa Yaa👋

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyaaaah, Jumcah ashahaadadu waa xaq, magac waa leeyahay iyo naanayso badan.bahbahyartan ooridiis.family

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah mashallah waxa ey ahaayeen lawo aan aad utaagyero runtii wax yar idhinkadambeyaaaaa walalayaaal

  • @samiraabdi5681
    @samiraabdi5681 2 ปีที่แล้ว +54

    Masha Allah

  • @halimaaden3825
    @halimaaden3825 2 ปีที่แล้ว +2

    Markay isguursadeen ayay ba kala xiahoonooyaan seecamal
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😋

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah iskuwaara u bad qeyr qeyr leh💕💗💕

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia 🇸🇴 is ☝️

  • @hafsaahmed8490
    @hafsaahmed8490 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a lamana quruxbada is kuwara abid🌹🌹💋