ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Inta TikTok kasoo raacdey farta xun taaga 😂😂
Haaaaaaaaa
asc zxd Fraid srwuh
ascsafiya waa
😅😅
☝️
ugu dambeyn wan so heley inta sideyda tiktok ka so racdey
Sidokle wlh qosol miiran wye
Sidokale❤😂
War inta aniga ilamid ah oo soo raadisay is muujiya 😂😂
Walahi.wan.soradiye❤❤❤❤
Waan soo raadiyey laakiin kuwan malaha nin kale ayaa leh.
Somali umad kadib badan Illahay ma umin dib socda 😂😂😂😂Alhamdulillah Allihii Muslim iga digay igana sii digey Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
Dhalinyartaan xagee joogaan wlhi waa funny suufiyadda laydh ayay dabaqaateen
WAA REER JIGJIGA
🤣🤣🤣🤣 wlhi qosolkaa iga damaadey thank guy keep going
Wal falfalaasu qaxwati macal kifaayati😂😂😂😂😂😂😂
Maxanu dhuun ta marinaa 😂
😂😂😂😂😂😂😂
Mahadsanay Zaynab Cabdulaahi kkkkkk 😂😂😂😂
Meeqa maalmood baan raadinayy sxbyaalow😅Alxm waan helay
ILAAHAY WAXAN KA BARYE IN ALLE CALAMAD IDINKA IFIYO OO AAD ADUUNKA LA IDINKA JARO CADAABTA ALLE. DHADHAMIYA BIDCO INAY IDAN SOO DIRTAY WAN ARAGNA
Why
Waa rageedii waa soo afjarern khuraafaadkiinii
Awawgiin la gubyeey kuwani waa kuwii reer waqooyiga innaga bareejayn lahaa😂🤣
🤣🤣🤣🤣🤣 Ragan Waa rag Cajiib
Iguwalla ba dhaafaba kuwani
Kkkkkkkkk
Fal falasu qacwati macl kubayti😂😂😂
Shanyartii seynab cadulahi ma abka ab beytirsaneysa janada ineysan galenin 😂😂
😃😃😃😃😃😃😃
"cajiztu canni nudqin li'ajli xaraaratin" lol
Bosho basta cambuula uuji qaxwa dengu 😂😂😂😂
Shashruuca yuhuuda lacagta lagaga soo qaatay si loo dacaayadeeyo diinteena oo laaga dhigo dad wax'uun cunaaan . Waxa ka mida riwaayadan u fiirso
ma tan yarbaa sodoh noqonaynin ma abaheedbaa 😂😂😂😂😂
sida aan uraadinaayay..😂😂
Nabi aman inaad ku kaftanto waa ku cindilaan
Hahaha. Walahi qosol-ka iga dhaman
Waxan radiyaba wan helay hahahahah wlhi sidan u qoslayey wan daalay beerka I cadaaday
ha dharan beerka ma cadado dadka 😂
Meel baad saarteen wllhi 😂
Ogu dambey wan helay RUNTIII 🤣🤣
Calaama lagaa if insha alaah
Tiktok kaso Arkay ciwan tiktok ma Leedihiin Xerta 😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️😘😘
wa falfalati xaqwati macal kufayati 😂😂😂😂
Kolow wan yar lasoo qabtay sabeenta maa la gawracay. 😂
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂
Tan yar marka aw arkaba wuu sanifaya soo adaga balo ku ciyaadhay 😅😅🤣🤣
🤣❌❌❌❌❌🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa qosol
Tiktok ayan kasoo racay aniga TH-cam siwalba uga wayay manta waa iga soo horbaxay
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Adeer ma itixaad baa idin soo diray, sxbayaal waad qaldan tihiin dadka caqiidadooda haku ciyaarina u nabad galiya.
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Waxaa idin soo dirtey wahaabiyo . Allah ka baqa
Waaan sooo radiyey
Kuwan.shekh.yaha.modi.jiray.ilen..kkuloy.wanyar.laqawraco.oy.sabenta.malagawracoy.munbay.ahayen😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa suaal ee waxaan moodayay kanaalkani in uu onlf u faran yahay ee ma itaxaad ayaa lahaa meesha mise onlftiiba itaxaad ayay noqotay
Maxaa badaa ku galiyay riwaayada daawo mise suufiyada riwaayada laga sameeyay ayaad tahay
Mn wll horay usocda
Hhhhhhhh wa iwaaleen kuwan
Kkkkkkkkk war nimanyahow mucjizaa tihiin ma tanyarbaan janagaleynin ma hoyadeedbaan dabaalan heynin ma ayeydeedbaan aagaan lodareynin
😂😂😂
😂🤦🏽♂️
😁😁😁😁😁😁
Kubaayati koobabka miyaaa
Wan idin soo radiiyey kawarama.🤣😂
Saying maddad maddad cumar noorey....is major shirk....
Reer waaq ma sanba idin danbeysey hhh 😅
Asc sufiican ayaad u jisheen nimankii dadka beenta u sheegi jiray,aad ayaad u mahadsan tihiin,kkkkk.
😄😂
Qosol iguma hadhin
Kkkkkk
Çaana geelow waadna washay walhi
Waxaa maal galayay wahaabiyo itaxaad al shabaab kolba midkaad u taqaano
Hey these guys are totally wrong coz they're playing Sufi, stop playing people's believe
Sufis have a right believe????
Hhhh not wrong sufiya is wrong way if you know
Kkk and sufi plays all of us including you 😅
Quraaafaadkiina walasoo afjaraya wasaqyahay bila dhaqanka
@@samiiribnuzwager920suufiyo dhanaa qaldan usheeg
wadhashi bidcada exaaraanta lagusokorshay
Wey dhaantaa wahaabiyada la is qarxinayo eed taageerto
@@croftipsykan is qarxinaya iyo bidcadu waa dameeer iyo labadiisa dhegood
@@xilkascade hal nin baa idhi wa bidco ibn taymiye , dilkana quraanka shegay in ay tahay xaraan.. kala fahan
kuwaan yaryar yaa usoo dhiibay fariintaan dacayada ah..war ilahay ka yaaba oo unadiisa unabad geliya.FG:in loosoo dhibay oo lasoo xafidsiiyey oo muuqaal play back ah soo duubaan waxad ku dareemi hadalkale iyo...nacnaha wuxu ma ruwaayad baa.haday tahay ruwaayad saw hadalo kle ma jireen.kkkk😊
Hhhhhh
Hhhhhhhhh
Hhhhhhhhhhh
Stop playing, this isnot joke. Report ku dhajiya halaga xiree waa dameero.
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Inta TikTok kasoo raacdey farta xun taaga 😂😂
Haaaaaaaaa
asc zxd Fraid srwuh
ascsafiya waa
😅😅
☝️
ugu dambeyn wan so heley inta sideyda tiktok ka so racdey
Sidokle wlh qosol miiran wye
☝️
Sidokale❤😂
War inta aniga ilamid ah oo soo raadisay is muujiya 😂😂
Walahi.wan.soradiye❤❤❤❤
Waan soo raadiyey laakiin kuwan malaha nin kale ayaa leh.
Somali umad kadib badan Illahay ma umin dib socda 😂😂😂😂
Alhamdulillah Allihii Muslim iga digay igana sii digey Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
Dhalinyartaan xagee joogaan wlhi waa funny suufiyadda laydh ayay dabaqaateen
WAA REER JIGJIGA
🤣🤣🤣🤣 wlhi qosolkaa iga damaadey thank guy keep going
Wal falfalaasu qaxwati macal kifaayati😂😂😂😂😂😂😂
Maxanu dhuun ta marinaa 😂
😂😂😂😂😂😂😂
Mahadsanay Zaynab Cabdulaahi kkkkkk 😂😂😂😂
Meeqa maalmood baan raadinayy sxbyaalow😅Alxm waan helay
ILAAHAY WAXAN KA BARYE IN ALLE CALAMAD IDINKA IFIYO OO AAD ADUUNKA LA IDINKA JARO CADAABTA ALLE. DHADHAMIYA BIDCO INAY IDAN SOO DIRTAY WAN ARAGNA
Why
Waa rageedii waa soo afjarern khuraafaadkiinii
Awawgiin la gubyeey kuwani waa kuwii reer waqooyiga innaga bareejayn lahaa😂🤣
🤣🤣🤣🤣🤣 Ragan Waa rag Cajiib
Iguwalla ba dhaafaba kuwani
Kkkkkkkkk
Fal falasu qacwati macl kubayti😂😂😂
Shanyartii seynab cadulahi ma abka ab beytirsaneysa janada ineysan galenin 😂😂
😃😃😃😃😃😃😃
"cajiztu canni nudqin li'ajli xaraaratin" lol
Bosho basta cambuula uuji qaxwa dengu 😂😂😂😂
Shashruuca yuhuuda lacagta lagaga soo qaatay si loo dacaayadeeyo diinteena oo laaga dhigo dad wax'uun cunaaan . Waxa ka mida riwaayadan u fiirso
ma tan yarbaa sodoh noqonaynin ma abaheedbaa 😂😂😂😂😂
sida aan uraadinaayay..😂😂
Nabi aman inaad ku kaftanto waa ku cindilaan
Hahaha. Walahi qosol-ka iga dhaman
Waxan radiyaba wan helay hahahahah wlhi sidan u qoslayey wan daalay beerka I cadaaday
ha dharan beerka ma cadado dadka 😂
Meel baad saarteen wllhi 😂
Ogu dambey wan helay RUNTIII 🤣🤣
Calaama lagaa if insha alaah
Tiktok kaso Arkay ciwan tiktok ma Leedihiin Xerta 😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️😘😘
wa falfalati xaqwati macal kufayati 😂😂😂😂
Kolow wan yar lasoo qabtay sabeenta maa la gawracay. 😂
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂
Tan yar marka aw arkaba wuu sanifaya soo adaga balo ku ciyaadhay 😅😅🤣🤣
🤣❌❌❌❌❌🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa qosol
Tiktok ayan kasoo racay aniga TH-cam siwalba uga wayay manta waa iga soo horbaxay
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Adeer ma itixaad baa idin soo diray, sxbayaal waad qaldan tihiin dadka caqiidadooda haku ciyaarina u nabad galiya.
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Waxaa idin soo dirtey wahaabiyo . Allah ka baqa
Waaan sooo radiyey
Kuwan.shekh.yaha.modi.jiray.ilen..kkuloy.wanyar.laqawraco.oy.sabenta.malagawracoy.munbay.ahayen😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa suaal ee waxaan moodayay kanaalkani in uu onlf u faran yahay ee ma itaxaad ayaa lahaa meesha mise onlftiiba itaxaad ayay noqotay
Maxaa badaa ku galiyay riwaayada daawo mise suufiyada riwaayada laga sameeyay ayaad tahay
Mn wll horay usocda
Hhhhhhhh wa iwaaleen kuwan
Kkkkkkkkk war nimanyahow mucjizaa tihiin ma tanyarbaan janagaleynin ma hoyadeedbaan dabaalan heynin ma ayeydeedbaan aagaan lodareynin
😂😂😂
😂🤦🏽♂️
😁😁😁😁😁😁
Kubaayati koobabka miyaaa
Wan idin soo radiiyey kawarama.🤣😂
Saying maddad maddad cumar noorey....is major shirk....
Reer waaq ma sanba idin danbeysey hhh 😅
Asc sufiican ayaad u jisheen nimankii dadka beenta u sheegi jiray,aad ayaad u mahadsan tihiin,kkkkk.
😄😂
Qosol iguma hadhin
Kkkkkk
Çaana geelow waadna washay walhi
Waxaa maal galayay wahaabiyo itaxaad al shabaab kolba midkaad u taqaano
Hey these guys are totally wrong coz they're playing Sufi, stop playing people's believe
Sufis have a right believe????
Hhhh not wrong sufiya is wrong way if you know
Kkk and sufi plays all of us including you 😅
Quraaafaadkiina walasoo afjaraya wasaqyahay bila dhaqanka
@@samiiribnuzwager920suufiyo dhanaa qaldan usheeg
Kkkkkkkkk
wadhashi bidcada exaaraanta lagusokorshay
Wey dhaantaa wahaabiyada la is qarxinayo eed taageerto
@@croftipsykan is qarxinaya iyo bidcadu waa dameeer iyo labadiisa dhegood
@@xilkascade hal nin baa idhi wa bidco ibn taymiye , dilkana quraanka shegay in ay tahay xaraan.. kala fahan
kuwaan yaryar yaa usoo dhiibay fariintaan dacayada ah..
war ilahay ka yaaba oo unadiisa unabad geliya.
FG:in loosoo dhibay oo lasoo xafidsiiyey oo muuqaal play back ah soo duubaan waxad ku dareemi hadalkale iyo...nacnaha wuxu ma ruwaayad baa.
haday tahay ruwaayad saw hadalo kle ma jireen.kkkk😊