GUUL GURMADKII DUBAYS WARSANGALI CEERIGAABO DAGAALKA KUBIIRAY,GUUSHII SSC KHAATUMO,DAGAAL CULUS……

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    dubeys waa birta harti💯💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Guul guul dubays ninmankiisa geesiyaasha ah.

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Dubays waa geesi yaasha warsangali ❤🎉❤💪

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Dubeys waa Reerka Ĥarti ugu adag uguna hiil badan

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      MaashaAlLaah dheh!!! ❤️💯

    • @Raho339
      @Raho339 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️❤️❣️

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Warsangali haday dubays iyo gaashan buur yimaadan waa guul

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ceeb badanaa horgale seembei dhib baa heysata. Wey isgumiyeen horgalayaashaa. Ceeb alle nii bad. Guul reer ssc.❤❤❤❤

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Snm iyo usc waa dibu socodka soomaaliya ee cidii dhaantaay calanka buluuga mudo oo horay u soco waan habsaanay ee walaahu mustacaan

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    DUBAYS IY GASHAANBUUR INTAANU HAYSANO WARSANGELI WAA HAYSANAA

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dubays waa rag dhiiglle masha allah
    Indr waa guulsysanaynaa nin5D ka dhashaa trhee dhiiga hsysku Karin gacalka.❤🙏👍

  • @Caliya7
    @Caliya7 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guuuuuul SSC khaatumo state of 🇸🇴 from Galmudug Daraawishtu duliga uma dulqaataan, geeridamadiidaan🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 geesiga geesiyaasha gobta gobtu dhashay ah ee dubays legend 🙏💪👍🤝👏🙏

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ILLAAHAY HAKU BARAKEEYO BAWAANKA IYO FARIIDKA NOOSOO GUNIYEYVA ILLAAHAY HADIN BARKEEYO OO GADIN XIDIYO AAMIIN AAMIIN

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    iidoor hadaan la xanuujin bakhbakhda iyo gardarada deyn maayo.

  • @RahmaSomali-n6f
    @RahmaSomali-n6f 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Caduun cimrigaaga ilahe hadheereeyo

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    SSC khaatumo stet midnimo guul insha'Allah I ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Warsangliyow maantay Taariq xumo idin hor taal Somaliaweyn waxaay daawatay rag Warsangli ah oo kastuumada laga saryo oo 40 Will oo Warsangli ah Adoon 2024 waa u Ceeb Walahi 🥲🥲

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Inteey islahaayen dhulbahante ku xumeeya ayey ku dhacday kkkkk

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wey ku macdahee daa😂 horgal dhiig laawe ha u nixin waligaa😢

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Nimakaasi horgalay ahaayeen xitaa lo aari maayo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 Allaha xaqa ha xajiiyo GUUL Cidanka Darawiish jamarinta Harti SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @C.kariin
      @C.kariin 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wcs

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@C.kariin GUUL

    • @C.kariin
      @C.kariin 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@saynebboersma6635 ilahay hakala qabojiyo wllo dagaal faaido mle

  • @afbile1
    @afbile1 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dubays waa rag geesiyaal

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Beel waynta warsangeli maanta waxa u taala laba midkood ( 1 ) inay tuurta ku qaataan taariikhda cusub ee gunimada iyo dadnimo xumada oo aysan lahaan jirin awoow
    yaashood ( 2 ) iyo inay xifidaan xaqiijiyaan difaacaan taariikhdii awoow yaashood ee ahayd geesinimada gobanimada iyo sharafta karaamada lahayd ee boqortooyadii maxamuud cali shire IWM OKI Beesha warsangeli labadaas midkood waa inay tuurta ku qaataan We We majiro Lambar sedexaad oo hortooda yaala OKI midakale warsangeliyow ogow somaliwayn waxay diyaar u yihiin taariikhda ay idinka qori doonaan nooca ay tahay mahadsanidiin 🙏🤝🙏

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Warsangeli waa gob👑from nalaye ahmed. Tan anaga soo af jareena ee idinku tashda wllo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul dubayase noollada geeridu hadin illowodo ❤️❤️❤️❤️🏇🏿💪

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dubays waa kane cumarna mee waa yaab

  • @Fatima-h7g6c
    @Fatima-h7g6c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Bahmajeerteen iyo Sildaankooda dibtu.

  • @MohamedAli-wo1rk
    @MohamedAli-wo1rk 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul iyo Gobanimo walaalahey Warsangali aad baan ugu faraxsanahey iney isa soo dhinac istaagaan walaalahood dhulbahante, Waxaan sugayaa inaan arko walaalahey Mjeerteen iyo Harti balaarane, Daarood intiisa kale waa keydka danbe

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MaashaAlLaah!!!!

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Horgaladii iidoor xidhxidhay waxan idhi.... Cawuu Dhunkaal garanayaa Col isu dhaadkiiye. Waa tuu ka dheelmaday intay dhaxal wadaageene.

  • @Raho339
    @Raho339 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha Allaahu Waad Guuleysanayaan 💪

  • @AbdirasaaqMaxamuud-u7i
    @AbdirasaaqMaxamuud-u7i 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuuuuul❤💪💪💪💪💪

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soo soco mazagan ayaad sheegtaye ceerigabo taagnow

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAANTA SOAMALIWEYN,
    WAXAY KUBADBAADIKARTAA,
    INEEY
    #SHARCIGA ALLAAH ISKUMAAMULAAN.
    .........ILAA QOFKII DANBIGALA KALIGIIS LOOCIQAABAAYO,
    EE SHARCIGA ISLAAMKA
    LAGU XUKUMAAYO,
    WAX XAL,
    AH LAGAMAGAARAAYO,
    #DAGAALADA SOKEEYE.

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waryaa anaka samaroonbaa nahay maanta gabayga wuunaga xidhan yahayoo makaftami karno dee dir wax layidhaahdaa majirto waa been walaal dad kayagu horgalo guna ayay noqdeen meel aan ubaxno magarayno markaa nin yarbaatahaye harti iyo samaroon walaalo isjecel weeyi waxba hatirinin afarta baahanee ciidanka isaaqa mishaarkabyar dartii udhimanaya lkn taariikhda waynee harti iyo samaroon kadhaxaysa oo baadh

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ciise iyo Gudabiirsiyoow wax dir la dhahaa ma jirto waa is bahaysi balse is jira hore asxaan baa la idiin samayn jirey haddaad isaaq hadda soo raacdaan asxaan ma jiro nin hawiye ahbaa noo sheegay oo yidhi dibnaha afka iyo qoodhaha ka jara ka dibna reerahooda u dira

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oo mxaa snn idiinku adeegataa ood ugu dagaalan taan har iyo habeen😢😢adoonkii qarniga 21aad ee uu Iidoor salaanka ku fuulo baad tihiine, wax iskula hara ogaadana asxaan danbe idiinma heyno tii horaad ku bedbaadeen.

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @fouzianuura2327 walaashayda geesiyada ah su,aal muhiima weeyi walaabaan kudhaartee anaka isaaq wax naf aynoo hayaan majiro waa cadow somaliyeed lkn dadka yagii baa duliduli dhalay noqdayoo baahan gaaja ah waan damiir lahayn waa wada horgalo markaa dhaliyarada waa yaaban yihiin hadii aad gun maqlijirtay waa anaka walaal cool baan laseexan laa na ay habeenkasta

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @fouzianuura2327 wax gara ayaad ku hadashay hada kadib madaxa ka toogta garaca aad qabataan ee baahan bahdilan waan ogol nahay xabad ha kuqasaarina daamur kulul kurida

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Giulaysta insha Allah
    Astawdaca kimulaah laatadiicu wadaac.

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Weligii Isaaq ma arag Harti oo wada jira Maantase hala arko

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Warsangeli Cumar Nin buu ahaayoo Garaad Cali shire Allaa yarxamu wuu dhintay

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkaan maxaa lagu sameeyey 34 sano ma sixir bas lasiiyey Yaa ilaahoow Yaa Rabi Snm iyo usc magrigooda ku celi

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niyow lacag intee leeg baaad kasamaysaaa 😂😂😂😂😂

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warsanganigii haday soo baraarugeen. Waa goor reer naaso wayn ay Dhulbahantee Dhalfada mariyeen🤣🤣🤣

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaad Cabdaluhu naag Iidoor buu qabaa malaha oo sixir ku fariisisa habeen walba.

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    GUUL GUUL GUUL SSC

  • @MohamedRoble-s1u
    @MohamedRoble-s1u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilow Dagaalkan labo Maamul buu u dhaxeyaa 😂😂 Harti dagaal danbe qiira jabaam ku galimayan
    MJ dagaalkan shaqo kuma lahan
    Dhex dhexaad ban ka nahay😂😂

  • @AbdillahiHarir
    @AbdillahiHarir 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuul iyo gobonimo

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isaaq Dir maaha ee waa ayku awr kacsadaan Qabiilo la direeyay baa jirta marka hadhihin Dir iyaguba waxay kudhaheen huwan kuma dhihin harti dheh Magac kaa udhigma think about that

  • @Seekerofhaqq.
    @Seekerofhaqq. 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garxajis baa garaacay Dhulbahante, There is no such thing as SSC inaader, go to puntland, This is SOMALILAND

  • @RoodaFarah
    @RoodaFarah 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾♥️♥️♥️🤣🤣🤣🤣🏃‍♂️🏃‍♂️👟👟👟👟

  • @aliadan1424
    @aliadan1424 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc war Adeer salaan sare.

  • @CabdibashiFarax
    @CabdibashiFarax 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cod la maqal mayo nink duubas warsangale

  • @mbadi818
    @mbadi818 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waryaa waxaa tahaay nin yare rabi ka cabso umaada ha isku dirtiness wax kale irsaawada la down ilaaheey ka.cabso fabric baa lagu dhgayaa

  • @MedHassan-o6m
    @MedHassan-o6m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Is dhameeya,bilaa caqliyiin yahay,furuqh yahay furuqhdu kala laaray,waar maa waalantihiin,miyaanad arkeynin jabuuti sidey isku duubanyihiin iyagoo sadex qawmiyadooda(somali,afar iyo arabe),idingoo soomaali qura ah na waa isdhameeseen,ilaahay idin cadaab,hayawaan fulqal hayawaan,from jabuuti

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cumer iyo muuseba haddii ay tolkood ka Carareyn---- koleyba wa ku jabi doonaan? Dhibaato ay ka dhex wadaan Waa in dagaalkaas xaqa Ah. odhan lagu Soo gabogabeeya, ogabiley laga TAKhalusaa Si dhskhso inshaa allaah--waad guileysan doontan markii Eedayn sameeynin dulmii sida beeshii iiiiidoor odulmigiiii laaska goojecade lagu So Afjarey waa in laso Afjaraa--- muuse saamiri SNM beeshiisa odhanba neelay joogasnba si deg deg ha loogu gaardiiyo xeryaha iiiiiiiidoorka odhanba kuligoodba??uga talaaba Xeryahooda ay kaso duulaan ilayn joogsan waaye ha la joojiyaa kuligoodba?? Heryshooda ha loogu tago ojawaabo culculus ha la Siiyo si dulmigooda looso Afjaro iyaga iyo waxa la SocdovSjaaniba odhan b

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar aamusa oo daaya in aad tiraahdaan waanu soosoconaa iyo talee kamirada! Waar dagaalka Ragbaa kudhimanaya ee riwaad ha kadhigina!!

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ama dameer sooxiidha ama kab iyo lax soo xidho amasoo urura baqaada dhul aanu leenahay beenta aa isku qancisaan

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GobtiibA aragnay aalaaba waa garaad cabdalle horaybaa gabari ugu heestay

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kululaata awjaamaco kabala aantiiye

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusoco shub 😂😂😂😂

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dhulbhante khmrada iska dhaafa no

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sheeko daarood waaye no kkkkkkk

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaaq yaan la dhihin ee naaso weynta haloogu yeero

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adkaatay

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    naaso weynta hala qabto

  • @ismoismo7644
    @ismoismo7644 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tusaale fiican oo war aan la sifeynin ah oo uu baahiyey qof aan aqoon lahayn. Si cad ayaad isu dafirsan tahay, adigoo dhiirrigelinaya dhibaateynta dadkaa si kaliya aad taageerayaal iyo raaciyayaal u raadiso. War been abuur ah!

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warsngeliyow yaan la idin mishimin dhulbahnte ceerigabo wa ka baxay ba la leyahay ma idinka madaxa la idin surayaa

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 50 นาทีที่ผ่านมา

      Kama baxin Walaahi waad ogaan doontaan joogaa Suuqa hoose bay joogaan

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale waar bal is keen siiya

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂KUSOO dhawaada Hubka dhigis kale. 😂😂😂 Ceerigabo Somaliland JSL waa MUQADIS. argagixisada SSC KHIYAAMO waa lasoo afjarayaa.hanjabaada argagixisada SSC KHIYAAMO waa xasuuqi DOONA.laascaanoodna waa laga xoreynaya argagixisada SSC KHIYAAMO.