Waxa ay ku heshiiyeen Xasan Sheekh iyo Ethiopia iyo Muuse Biixi oo Cadeeyay waxa la qarinaayo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 5

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 วันที่ผ่านมา

    Welkom 🤗 Ilkecase & Abdirahman

  • @iqrayasin6904
    @iqrayasin6904 3 วันที่ผ่านมา

    Afnoolina wuu hadlaa eyna wuu ciyaa ayaan noqonay soomaalina way geeriyootay allaah haw naxariisto

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 3 วันที่ผ่านมา

    Ahmed alshabab weeye waana layska qaban

  • @abdullFattah-y2y
    @abdullFattah-y2y 3 วันที่ผ่านมา

    Hdaa somali nahy ethiopia aan baabino runtii waa cadow soo jireena

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 วันที่ผ่านมา

    HAL MID OGAADA ADUUNKA WAXAA JIRA ARRIMO LAGU SHEEGO SHURUUC CAALAMI AH WUXUUNA DHIGAYAA WADANKA XIRAN EE AAN BAD LAHAYN WUXUU SHIRKO LAYAHAY DALKA DERISKIISA AH EE BADDA HAYSTA
    BALSE SIDUU KULA LEEYAHAY
    WUXUU KULA LEEYAHAY GANACSI AHAAN LABA QODOB AYAANA LOO KALA QAADAA MID WAA HESHIIS DEKED LOOGA KIREEYO AMA INAY DEKEDAHA DALKAAS WAX KALASOO DEGI KARAA KANA DHOOFSAN KARAAN
    BALSE HADA WUXUU HESHIISKAN HORU DHACAA MEESHA KASAARAYAA SHEEKADI SNM IYO ITOOBIYA EE AHAYD CIIDAN BADDEED
    MARKA INAY ITOOBIYA BAD HESHO WAA SHARCI UQORAN CAALAMKA
    INTAAS AYAA MUHIIM AH IN DADKA SOOMAALIYEED AY OGAADAAN
    KUDARSO XITAA ITOOBIYA WAXAA UFURAN INAY SOOMAALIYA DACWAD KUFURTO HADDII SOOMAALIDU DIIDO INAY BADDEEDA WAX KALSOO DEGTO ITOOBIYA