"Faqa laba dhex yaalana Inuu faafo maahoo Dadku kula (wala)fahmaan ee Inta ay furfuran een Laga feydin marada een Fulinayno xaajada Foolxumada ka ogoow"
17/9/2024 ayn kuso laabtay heestan anigo ereyaded ad u fahmin wa marki 3ad .❤anigo faraxsan o umul ku jiro iyo canugi 4ad waxan kuso gabagabeyna (hadey dumarku fooshan wa wax laga filaye) wa nii jeclahay reer jabuuti anigo gabar dir o kasii ah surre❤❤❤
Wooof waxasa hees ah kwan yar yare af faransiiska la ordaaya heestu maaha chanson de française ee waa soomaali. Hargeysa ayaan ju dhagaysanayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bravo roda et awaleh continuer a revivre les chansons de nos grands artistes hamsrgod psl et nima djama. Deja les 3 premieres chansons sont sur tous les lieux publics. Merci
MACHALLAH ALLAH hibarik fikoum Hirahissent Hihaffidak ALLAH boths legend Awaleh Aden YO legende Roda Daher bravoos TRES bien DEDIEE cet vieille CHANSON De vieux temps LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
BRAVO Awaleh aden 💤 Roda Dahier continue revivre les chansan de nos grands artistes Abdo ismail et Niema djama 💯 vive Niema Djama 💟💟💟 Abdi ismail Bouh dieu accueille sant paradis éternel Amin Amin ya rabi
Cette chanson appartient a Hamarqodh Qu il repose en paix et Nima Djama mais Awaleh Aden et Roda sont le meilleure par la voix,rythme,musique Vive Awaleh Aden mon chanteur preferé de tout le temps . 26/07/2022,Republique de Djibouti 🇩🇯
ALLAH WARHAM fanankiweyne Said Hamargod ALLAH Accueille Au jardine.firdaws ALLAH KAWABIRO ALLAH GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO KITABKISI KAHANTA ALLAH HOUGA DIIGO KITABKISI KAHANTA diibo AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Dhalinyrtu hesaha murtida leh ma dhagystan ma veiw gareyan
24/1/2023 bay i daran tahy hestan cajibka ah from USA❤
Bac ka sii ayeey rabaan 😂
@@MustafeCadaawe😅llol😅
Feedmo
Germany 🇩🇪 ayey Iiga Daarantahey caawa. Salaam bro ree USA 🇺🇸 ugu salaam 😂😂😂
Heestan caawan so raadiyey 1sano ka Dib .wn idin jeclahay rer jabuuti hiilwalaal from xamar cadeey
26 December 2021 habin waqtiga ii wacan yahay masha Allah waa xaauus uganda 🇺🇬kampla from somalia 🇸🇴 moqdisho xamar cadey
Wow mashalalh wlahi xasuus dheer alle naxaris jano ha siiyo said xamarqodh iyo nima djama miguil heesihi hore assajob thanks
Amin
Asalam calaykum saxibayal wa hesihi hore gaar ahan hestan waxa kuhesay alahu y arxam sacid xamarqoodh iyo fananad way ALAA wey ....wa nimca jamac wad mahad santihiin
Xusuus hore cabdoo xamarqoodh iyo njama...merci shoodhahaygii cawale iyo eedo Roda
Great djabouti Ciise power I love my people from diri dhaba my dhiiga Ilaahay fanaaniin waa idiin siiyay
My dhuuxa inader Dire jano nogu salan
"Faqa laba dhex yaalana
Inuu faafo maahoo
Dadku kula (wala)fahmaan ee
Inta ay furfuran een
Laga feydin marada een
Fulinayno xaajada
Foolxumada ka ogoow"
💕
Axsan ❤️🤍
Wa.dhab.loma.baahna.ilacad.xumatay🎉
Dadki fanka loga hadhy 😍😍😍😍
awale adan iyo roda ,,,,,, dib u noolaynta heesi hore iyo nin uu jacaylku daashaday yaa ila dareeemi kara ,,, i love this song ,,,
17/9/2024 ayn kuso laabtay heestan anigo ereyaded ad u fahmin wa marki 3ad .❤anigo faraxsan o umul ku jiro iyo canugi 4ad waxan kuso gabagabeyna (hadey dumarku fooshan wa wax laga filaye) wa nii jeclahay reer jabuuti anigo gabar dir o kasii ah surre❤❤❤
Ina ader surrenimo ❤
ANIHAY AWALEH ADEN KE RODA DAHER ; vraiment des chanteurs hors-pair
Waaw siidasaan iidiinka raabaa innad hesiihii horee noso cuusbonaysiisan merci Bcp assajog hunno
Hi
Hi
Asc
Waaaaaaaaaaaah waaaaaaah heeeestan qof qaada garan waaye nasteeha. Indha ku arke kooow saan uraadiye maanta hele 3/3/2019 waaaka hele walhi caaaadi maaahin.
Maanka Deeqa huno hesta waxa iska leh dad reer Djibouti ah eey Nasteexo indho wa copiyese un
Hhhhhh nasteexo indho way xaday uun ee ragi laha ba heesta qadaya
Wooof waxasa hees ah kwan yar yare af faransiiska la ordaaya heestu maaha chanson de française ee waa soomaali. Hargeysa ayaan ju dhagaysanayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂😂😂😂
Adoo hargeisa joogaa ayaad calankii somalia soo qoreysaa manad xishooneyn waar kaaga ku faan tawxiidku ku qoranyahy neefyow
First please share igu qabta inta jacel awaleh iyo roda dahab mashallah
NAIMA ALI share misse like 😂 ?
NAIMA ALI na share tu wamaxay😁😂
Hess xore thks nice remix
Roda et awaleh xasuus said harmarghod (aun )et la reine nima djama🇩🇯🇩🇯
Yeah
Bravo roda et awaleh continuer a revivre les chansons de nos grands artistes hamsrgod psl et nima djama. Deja les 3 premieres chansons sont sur tous les lieux publics. Merci
Heestan whi wx uudhageystaa hoyadey darteeed iyad jecleyd😢❤
Faalkaa kuu sheegee
Haday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu😍🎵
Sanad bay heestani ii shidantahay😂
Ya salaam xusuus waayo waayo heestan waxaa wada qaadey (A U N )Siciid Xamar qoodh iyo Nimco jaamac Migil .
❤wllhi waxa la isugu jawaabay hadalo waawayn ilaa xad iyo xad
War laygta igu boooba
MACHALLAH ALLAH hibarik fikoum Hirahissent Hihaffidak ALLAH boths legend Awaleh Aden YO legende Roda Daher bravoos TRES bien DEDIEE cet vieille CHANSON De vieux temps LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
BRAVO Awaleh aden 💤 Roda Dahier continue revivre les chansan de nos grands artistes Abdo ismail et Niema djama 💯 vive Niema Djama 💟💟💟 Abdi ismail Bouh dieu accueille sant paradis éternel Amin Amin ya rabi
-
ŒŒ
Wllih heestaN wan jecelahy
Saanaa loo heesa hadii kale waaa la iska aamusaa axyaa fanaan waa labaan kala dhicin cawaale aadan iyo rooda daahir
Eesch cala hees xusuusti cabdo xamarqodh iyo Nimco jama wale reer djib muurti way hayaan
w0w this s0ng so amaz¡nG 🎉❤🎧🥺
Awaleh et roda sidaa lanikarabaa👏❤
Ww c une tre bn chanson awaleh iyo roda Allah inidayo
waw ech cala cood iyo hasusti xamarqoodh allah yarhamou
Wa hees dareen waaliya wadata walahi 💖😊
Pray rooda allow ku caafi yaarbi
Allah caafiyo amiiiiin
Amazing 💞
Inta ay furfuran ee
Laga faydin marada
Fulinaymo xaajada
Foolxumada ka ogow 💞
Bravo à vous une Djiboutienne très belle chanson 🇩🇯🇩🇯😘😘
I will
Naa waa hees soomali ah
@@ahmedhussein5145 war na haku nihin hoyada mahe somali kuqadeh awaleh was djiboutiens same with nima xiish
16/5/2024 Banku cawaynayaa Nederland 04:41 Thursday ❤
Caawa xasuus ahaan dib ugu soo labtay 22/10/2024 habeenimo salasa ah walee waxa ku jira waqtigii igu fcna jcyl igu dhacay
Jacayl😢😢
Xasuustii the legend Said Xamarqoodh 🫡🫡🫡
Walaalo heestan magaceed
Walaalo nimca jaamac iyo siciid xamarqoodh ku qor.originalkeeda sidaa ayaad ku heli
12/9/2023 Hbn ii Taariikh ah Hargaisa Rabow Cimri dheer cibaado suuban caafimad qab 🤲🤲
Alha unxariidu adero abdo roda iyo awale nolada ilmaderya
MashaALLAH Assajog, Excellent inader de faire revivre notre patrimoine artistique et culturelle
Fanaaninta soomaalida dhalinyarada ah cawaale aad ayaan utaagersanahay madaxa ayuu iisaaraa qalad waa iskadhacaa hadaa meelo qaldan kadhawaatid
Sheeko walen oo heesta imasa fanaan baaqada malin hore gabadha kale baan arkayeye oo qadayeso waxakalo laqado baa lagaran wayaye mayaa 👀👀👀👀🎤😎
cawale aden iyo Roda Dahir wawawa fananin qaliya wawawa Tob
@@aadansharif3751 m000population
Wooow awaleh Aden iyo Roda yasalam❤️
2025 taraag iyo aroos gaaf miyi ah ❤😂😊
Hhhhhhvvvvvv. Somali Djibouti 🇩🇯 the way you
5/5/2024 Sunday. 11:25pm
Abdo mahe Wa Said Hamarqoodh iyo Neima Djama.
27/10/ 2024 ayan ku so labtay Xasuus 2021❤
Nice song roda daher and awaleh xasuus qaali aah nimco jamac and abdo. xamaqodh AUN
Sax bad ku thy prother
Still 2023.Mar.13. Time ⏲️ 04:20
Hddi aad iga dmbyso like ta 👍
Wooow Awaleh iyo Roda yasalam
Wooow nice song xasusti Said Ismail AHN iyo Nima Djama 🥰❤️🥰❤️👌
Nimco djama iyado nool heesehega rooda maash xaaq uma lihiid in ad so qado rtd haday noqotay meel inti dabada uu lusha labadan qof loga sacbiyo
Xasuus qali ah 😮
ninmey feedhi jabantahay fadhiguu ku taahaa hadba foolxuman weyn hadanan qaldaneyn momo nimca jamac migil sidasey ugu luqeyneysay
Awale Aden bravo frere
Masha allah
Fududaha jacayl illeeyn uu fidaa
Nimuu faraha saaraa farxad kuma caweeyee
Saw anigii (sawnigii)fayoobaa
Ama foojignaa shalay
Hadmuu faaska ila heley ?
Awale Great Somali Pop star
Olol
4:25 ❤❤
Cette chanson appartient a Hamarqodh Qu il repose en paix et Nima Djama mais Awaleh Aden et Roda sont le meilleure par la voix,rythme,musique
Vive Awaleh Aden mon chanteur preferé de tout le temps .
26/07/2022,Republique de Djibouti
🇩🇯
Kursi ma raadinayo. Ha dalina
wow wad jirtin off ceesh cala hes
Idil Barkad one ☝️
Nimey feedhi jabantahay fadhiguu ku taahaa adna fooxa maantiyo faalkaa ku sheegee sidasey ahayd baan filaayaa
ALLAH WARHAM fanankiweyne Said Hamargod ALLAH Accueille Au jardine.firdaws ALLAH KAWABIRO ALLAH GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO KITABKISI KAHANTA ALLAH HOUGA DIIGO KITABKISI KAHANTA diibo AMINE ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Awale the top
Heesihi nimca jamac ee RTD Djibouti laga madnuucay aya laa raba inay siday kuso baxaan ee waxba maha wax kasta waa laa iskaga dabo iiman.
Hibo Mohamed sawab loooga mamnuuce bisinka
haa walahi cukunka jira aad buu ugu ximoobay maamada
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤kkkkkk
Wow❤
Awaleh Aden hore soco0
Waaaw roda maash noloow
Awaleh aden 2022
Harbi osman
Cawale casri iyo edo roda mandeeqa ilahy hyni dhawro
Woow laba qof oo qaaliyah ❤️
Subscribe iyo like igu caawiya dadkaygii ❤️😘
Heestan cadi ma aha way igashey
❤ yalah
2021 👍
Waaaaawwwww😍😍😍😍😍
Still 2022 November
ASC FADLAN SOO BOOQDA CHANNEL KAYGA QURXINTA TIMAHA IYO MAKEUP 💄 KA WAAD KA MAQSUUDI DOONTAAN WLC ALL 💄💕🔥💄💕🔥💄💕🔥
Nimco Glam muxu yahaymagacisa
M,a wlhi prof calayk
Assajog mahadsanid laakiin cabdo maahin waa siciid
Waa runtaa waa siciid xamarqoodh
Maash
Msha alh axyaa cod
Assajog please heestan original keedaa noo soo dhig ama link ahaan iigu soodir
Ils ont joliment remixé 😘😘😘😘❤💓💓💓
Erayada heestan yaa leh
Hees iga dheh
Waa Hadal Fagaariyo
Gole lagaga faanoo
Uu igu filnaadee
Faqaa laba dhexyaalana
Inuu faafo maaha dadku
Kula fahmaane!!!
Inta Ay furfuranaa
Laga faydin marada
Fulinayno xaajada
Foolxumada ka ka ogow!!
Eesh qiyaaska Cod iyo Laxan heesta waa ku dhamaadey Hambalyo reer Djabouti, Heesta Erayadeeeda yaa leh Tollow ??
Please waxan Kaa codsan haha fariintan inaad iga gaarsiiso cawaale suura gal haday kuu tahay waxaad dhahdaa laxamadaa haku heesin dheh waayo aad waxaad ugu mcntahy kuwa kale sida kanoo kale
Laxanka Heesta Caadi Maaha
Weewee❤❤❤❤
Xusuus 2O2O💔🥺🤦♀️
🖑🖐🖑🖐A & R🤗😍👄Wooooof👏👏👏👏👏
👍ok
11/10/2024 Friday 3:18
3:33
Woow très belle chanson
Djibouti hoyga fanka from borama
Asc sxb hadaad haysid ama aad heli kartid heesti ahayd gaaridii haweenkaay so gali