cawaale aadan : nabaadiino

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 337

  • @AsmaAadn-ug1ri
    @AsmaAadn-ug1ri 11 หลายเดือนก่อน +34

    Markd jeclto ruux an Ku jeclyn aad bay u xnuun badnty 2020 dhawici isoo gaadhy qofkn jecldy Ila hda oo ay thy 2023 kma bogsan qorlkn wxn xasuus uga dhigty halkn mLin uun wan so boqon mrka nolosha iisamto❤️❤️

    • @adnanhusein1437
      @adnanhusein1437 7 หลายเดือนก่อน

      Ax 😢marwlpa dadka wangsan waa kuwo la dhawaco 😢ani xaladas oo kale hada ku jira i.a waynu bogsan wll

    • @edenhazard8274
      @edenhazard8274 6 หลายเดือนก่อน

      Anigo nacaybiyo naxli Anu igu jirin nazo wan ku daaye😊❤ ma cafimadey queen

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 ปีที่แล้ว +80

    Haddi aan naruuriyo
    Shalay idhi naq bad tahy
    Mantayna nal bad tahy io
    Nurka aragtida
    Nasab raaliyad tahy
    Qof naf loo huraa tahy
    Hankaad ragg dheer tahy
    Anigoo naceyb io
    Naxli aanu igu jirin
    Naso waan ku daaye
    Nabsigeygu kuma helo
    Gabadh xun ebbe kuma bado
    Nabaddino inanyahow
    Kolley nooli kulanteen👋💔
    Old is gold ✨️ 💛
    Caawale adan❤❤
    31/7/2023❤❤
    Haddi aad iga danbeyso walalo nabad io badhaadho ayaan ku rajeyna iga gudoon salaam qiimo badan abyo/abwh❤

    • @KawsarFaaruuq-qk1cq
      @KawsarFaaruuq-qk1cq ปีที่แล้ว +2

      Walaal ma nabad qabtaa?

    • @miremedia9927
      @miremedia9927 11 หลายเดือนก่อน +1

      Si qiimo iyo qaayo leh ayaan kaaga qaaday salaantaada 🖐🖐

    • @somaliashorts4929
      @somaliashorts4929 9 หลายเดือนก่อน

      Nabad iyo jacayl ku noolow walaal

    • @MohamedKhadar-wd3fo
      @MohamedKhadar-wd3fo 8 หลายเดือนก่อน

      Salaan gobeed inader❤

    • @edenhazard8274
      @edenhazard8274 6 หลายเดือนก่อน

      ❤😢barteda dhigtey

  • @abdirahmanismaciil7213
    @abdirahmanismaciil7213 2 ปีที่แล้ว +32

    Wallahi aniga oo nolol ka raba ayaan daayay kadib markaan dareemay in aysan xidhiidhkayaga farxad ku dareemayn, maalinkaas kadibna naag danbe uguma nuglaan sidaan iyada ugu nuglaaday, walaw horraantii aan murugo dareemay haddana khibrad iyo waayo aragnimo ayaan ka dhaxlay waanan faraxsanahay hadda.
    9/08/2022 ayaan dhagaysanayaa aniga oo la jooga Sidiiq iyo Cabdicasiis bartamaha Suuqa.

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. ปีที่แล้ว +3

      Nin adag. Waxa aan maray xaaladdaas oo kale, 2015 ugu dqmbaynna 2016 ayaan go'aan ka qaatay gabadhii. Khibradda aan ka faa'iday waxan is ishaahdaa yaa abaal-gud kaaga geeya gabadhii loolz
      Adduunyadan baa khibrad ah gebigeedu ba.

    • @SakariyeColad-eh8xu
      @SakariyeColad-eh8xu 8 หลายเดือนก่อน +1

      ina qoronoow 😂😂

    • @najiibcolaad2876
      @najiibcolaad2876 หลายเดือนก่อน

      Waxaad tahay ruux qalbiga ka gob ah.

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ax Ya hees iYo badh inta wali dhageesanaysa 2024 😢

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 10 ปีที่แล้ว +72

    5 minutes aan dhagaystay heestan go'aan ayaan ka faaiday , thanks abwaan ki sameeyay iyo cawaaleba》《》《》《¿¿¿¿¿¿¿¿

    • @najuunajuu7868
      @najuunajuu7868 4 ปีที่แล้ว

      M

    • @idirismowliid8870
      @idirismowliid8870 4 ปีที่แล้ว

      @@najuunajuu7868Abwaan weedhsame.

    • @marianomar5826
      @marianomar5826 4 ปีที่แล้ว +4

      5 yrs ka dib ayaan qoralkagan aqrinayaa 23 nov 2020 ma nabad qabtaa huno🤚

    • @yousfkhadar2880
      @yousfkhadar2880 3 ปีที่แล้ว +2

      @@marianomar5826 08 bishi 12/ 2020 🤩🤩

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 3 ปีที่แล้ว

      @@marianomar5826 wax wayn ayay ii tartay heestani

  • @ramlodaad2675
    @ramlodaad2675 2 ปีที่แล้ว +46

    12sano kahor hesta markii ay soo baxaysey waxan aha inan yr oo 7sano jira wlshy iga wayn ba dhagysan jirty ana wanla dhagysn jirey hadse aniga si dhaba itabanaysa wayo qofkan adunka ugu jeclaa baa idhwacay shly mrka wlsha la dhgysn jirey yaa dib kugu celiya is dhaha yaa Allah qlbiga iqaboji 😭😭😭😭😭2022/5/1😥💔😭😭😭

  • @qadancabdiqadir3849
    @qadancabdiqadir3849 2 ปีที่แล้ว +24

    Heestan qof igu qaali ahaa ayaa iisoo diray aadna aanu isu jeclayn .. ilaahadana waan jecelahay lkn isagu go.aan ayuu iga qatay😭😭😭😭😭😭😭

  • @maamemo7277
    @maamemo7277 3 ปีที่แล้ว +21

    3/11/2020
    Habeen khamiisa oon hawada marayo oon mirqansanahy ayan heestan dhagaysanaynay anigiyo asxabtaydu heestu markan marayso (anigoo nacayb iyo naxli aanu igu jirin nasoo waanku daaye nabsigaygu kuma hello nin xun eebe kuma bado nabadiino inan yahay kolley nooli kulantee)dareenkuba is badalay jawigiii nooc kaluu noqday waxad moodeyba in gabigaygaba naga wada tagay ah

    • @CISHQI27
      @CISHQI27 2 ปีที่แล้ว +1

      MurqansNn

    • @HamseBade
      @HamseBade 2 หลายเดือนก่อน

      11/9/2024 Maalin Arbaca Khamiisi Soogalayso ayan ana dhagaysanaya anoo umalaynaya jawigaad ku jirteen mid lamida inaanu ku jirno ayay heestaasi noo baxaysa asxaabtan la joogaana aad bay ku selamayan Guled & Amiin iyagana amar igu siiyay fariintaa inaan kuusoo diro aad ban ku selaamaya heestuna aad bay noo saamaysay!😢

  • @SakariyeColad-eh8xu
    @SakariyeColad-eh8xu 7 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waa dareen gooni ah oo aan qoraal lagu cabiri karin inta dareenkooda dibnaha soo dhaafin karin fadlan nagu nafisa 😢💔

  • @indhos1001
    @indhos1001 14 ปีที่แล้ว +15

    aad iyo aad ayay macno wayn kugu fadhidaa,waa hees murti leh,waad ku mahadsan tihiin Awale iyo ninkii heesta sameeyay ama alifay oo ah abwaan Xasan weedhsame

    • @IM_chicharit07
      @IM_chicharit07 ปีที่แล้ว

      Abti manoshahey🥲

    • @FardousLiban
      @FardousLiban 3 หลายเดือนก่อน

      2024😂😂 manool yahay tolow

  • @CyberLx
    @CyberLx 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waan jeclahay walahi. Xusuus igu dheer.

  • @yusramohammed6397
    @yusramohammed6397 4 ปีที่แล้ว +31

    Heestaan hooyadey baa dhagystay mar ay aabo go'aan furiin kala qaateen
    Ax yaa waqti 2012ki xasuu marwlba an dhagysto jacaylka ay hooyadey iyo abahy ka dhaxeeya so xasuusta hdana waka so idladay😭

    • @Somabilbooks
      @Somabilbooks 4 ปีที่แล้ว

      Waan Ka Xumahay wllhy🙏👍

    • @abdirahmanafyare6850
      @abdirahmanafyare6850 2 ปีที่แล้ว

      Sorry wll

    • @maxamedismaciil3676
      @maxamedismaciil3676 ปีที่แล้ว

      Dareenkas mid la mid ah Anaa soo maray runti waxan ku qiyaso ma aqaan waxee eheed 2015

  • @AliJibril
    @AliJibril 14 ปีที่แล้ว +29

    Xasan weedhsame, iyo Cawaale, runtii waxa isugu yimid oo ku kulmay heestan Cod iyo midho.
    GUUL Xasan, Guul Cawaale.

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 ปีที่แล้ว

      ma nooshahay 13 sano ka hor soo qortay commentgane

  • @marianomar5826
    @marianomar5826 4 ปีที่แล้ว +17

    Heestan xasuus gooni ah igu ledahahy wiil aan afar sano wada soconay oo aan aad isku jeclayn baa balanti iga baxay runtii heestan markii aan dhagestay baa go,aan ka qatay baan ku iri naso waan ku daayay anoo waliba qalbiga ka ooynayo 😭😭😭

    • @amanofficial5824
      @amanofficial5824 4 ปีที่แล้ว +2

      4saac kahor aa so qorte koley xazuz ku keente sideyda😢

    • @marianomar5826
      @marianomar5826 3 ปีที่แล้ว

      @@amanofficial5824 haa runti kama daalo inan dhageysto 4 mouths kadib baan dib ugu so laabtay jcylku waa wax xanun badan koley qofkii mara wuu darema dhibtiisa inkastoo aan hada ka bogsaday dhawicii

    • @amanofficial5824
      @amanofficial5824 3 ปีที่แล้ว

      @@marianomar5826 wlh ma Liga shekenayo dhibatadiisa qalbiga Alla ha ku qaboojiyo

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo samir iyo imaan Abaayo Baddel qeyr qaba 😭🫂 waan kula dareemaya xanuunka

    • @abdiqadirali1562
      @abdiqadirali1562 2 ปีที่แล้ว

      @@marianomar5826 Qofkii sidaa kuu xumeeyay, dib makuu soo raadshay?

  • @jaallecabdicasiismmeegaar9729
    @jaallecabdicasiismmeegaar9729 4 ปีที่แล้ว +66

    18/11/2020 maalintuna tahay Arbaco 3:30 galabnimo waxaan heestan u diray qof noloshayda qaalli ku ahaa, balse aan ogaaday in dhawaan lasoo doonayo, qalbigayga waxaan ka baadhay oon ku qasbay inuu sameeyo gobanimo aanu awoodin, ugu dambayn boqoradii way tagtay qisadeediina way dhamaatay wax dhaxal ahna xasuus ayay inooga tagtay.😖😖

    • @axmadnuur6212
      @axmadnuur6212 3 ปีที่แล้ว +3

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sorry bro badal qeer qabo anbo kula midaaan ahay😭😭😭😭😭😭😭

    • @theholyquran3995
      @theholyquran3995 3 ปีที่แล้ว +2

      Khayr wanag ban ku rajaynaya wll

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +2

      Qeyr iyo barwaaqo baddal Qurux badan baan kuu rajeynaaya aboowe waan ku salaamaya Hadii aad fariinteyda aragto 👋👑

    • @qadancabdiqadir3849
      @qadancabdiqadir3849 2 ปีที่แล้ว +2

      Sorry walal badal qayr qaba

    • @adnanhusenhaaji7816
      @adnanhusenhaaji7816 2 ปีที่แล้ว +2

      @@niyaalshilall5914 lagaa qaad slnta wllo🙋‍♂️🙏💯

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 ปีที่แล้ว +12

    Naso waan ku daaye june/11/2020😭😭😭😭😭🥺

  • @Araweelomoh
    @Araweelomoh ปีที่แล้ว +4

    17/8/2023 habeen jimce soo galayo khamiisna baxeyso caawa waxan fariintan qoraya anigoo qalpiga ka gubanya wxan ogadey wiilkan wada socany inuu ikhiyamyey wxan go’aan ku qaatey in anan nin danbe aminin oo keligey noolado iigu duceeya inuu illahy qalpiga ii qaboojiyo [naso wnku daaye]👍💔🤌🏼

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 ปีที่แล้ว +7

    Still 18..6..2021 ....... hbnimo 3..07daqiqo ayan dartay markee igu dhhday gabadha an aad u jecla beri waa donisteda ...wana udireeY ciiil aan la il meynoyaa wlh ..inta ika dambeso wa idin salamamaya ano niyad jabsan

    • @qaniabdi9873
      @qaniabdi9873 3 ปีที่แล้ว +1

      never give up epow waliga ha niyad jabin

  • @qfg1798
    @qfg1798 3 ปีที่แล้ว +7

    Anigoo nacaYbiYo Naxli aanu igu Jirin
    Nazo waan ku DaaYe NabsigaYgu kuma helo Naag xun Eebe kuma bado Nabaadiino inanYahow KolaY Noole kulantee😓😭19/12/2020

  • @shakurlp5565
    @shakurlp5565 2 ปีที่แล้ว +29

    The Legend of legend 🎵❣️💯💯💯
    2022 qofka dawaynaya waa legend 🎵🙃🙃

  • @khaledhashi407
    @khaledhashi407 4 ปีที่แล้ว +16

    Its hard to let your lovely person go but sometimes it must 😫 2020 /11/29 🙋‍♂️

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 23 วันที่ผ่านมา +1

    Hankaad naago dheertay❤

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 ปีที่แล้ว +1

    2011 kii dhamaad kiisii Ayan heestaan aad iyo aad U dhagaysan jiray markaas oo aan is waynay jacaylkaygii koobaad calashan jacaylkii iigu horeeyay ee aan dhab U dareemo illaa hada ma ka go in qalbigayga lkn waa marwo caruuro dhashay aniguna sidoo kale aabo caruur haysta Ayan ahay mansha Allah balse wili xasuustay da kama bixin ayaduna sidii ayay ii jeceshahay calaf baa nakala geeyay caawa waa dhamaadka 2022 waa bisha 12 /27keedii
    Alle haku dhawro jacaylkii calafku dilayeey
    Xilkas ayaa la ii Oran jiray

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว +12

    still wan dhagesanoya mar walbo an xasuusti hore galo ayan shita hesstan😢😢😢 13/10/2018
    14/10/2017 soobe inti ku dhimatay allah u naxaristo😢😢😢😢

    • @FardousLiban
      @FardousLiban 3 หลายเดือนก่อน

      Amin wll mcn

  • @mohamedkhadar8611
    @mohamedkhadar8611 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi hestan anaa la iiqaday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥😭🔥🔥🔥🔥🔥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @aqoonkororsi5353
      @aqoonkororsi5353 4 ปีที่แล้ว +2

      mohamed khadar sorry bro. Dul qaad muuji wad ka bogsani

  • @Mohamedamin45-K
    @Mohamedamin45-K 22 วันที่ผ่านมา +1

    Nabaadiino Still I'm listening 🎶

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 4 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo nacayb iyo naxli aanu igu jirin naso waan kudaayee.
    Qoftaydii oo aan kalatagnay baan intaas udiray.

  • @cawlcumar7974
    @cawlcumar7974 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigo nacayb iyo naxalii anu igu jirin naso waan kudaye nabsigaygu kuma helo nin xun eebe kuma bado naba diino inan yahay kolay noli kulan teen ✌✌2021 January 16 malin isniin ah

  • @maxamedomar4294
    @maxamedomar4294 2 ปีที่แล้ว +8

    mid ka mid ah xusuusaha aan Wali la noolahay oo aanan hilmaamin 2/4/2022 waxay ahayd habeen aan waayay qof aanu socod wadaag ahayn 5 sano oo wanaag badnaa Wali waxaa la nolahay xusuusta qofkaa heesana waa dhagaysta "JAH"

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 ปีที่แล้ว +6

    Nabaadino inanyahay iyo noli kulantee 💕🥰💕🥰

    • @sacaadxuseen4626
      @sacaadxuseen4626 ปีที่แล้ว

      Lkn waxan ku leyahaay nabsiga kuma helo nasa wan ku dayeee nabsigay kume helo

  • @khaliphsirdique623
    @khaliphsirdique623 3 ปีที่แล้ว +16

    Hadii aan naruuriyo
    Shalay kugu idhi
    Naq baad tahay
    Maantana nal
    Baad tahay
    Iyo nuurka aragtida
    Nasab kaamilaad tahay
    Qof naf loo huraad tahay
    Hankaad naago dheertahay ifraxe
    Anigoo nacayb iyo naxli aanu igu jirin
    Naso waan kudaayeeee
    Nabsigayga kuma helo
    Nin xun eebo kuma tuso
    Nabaadiino ifraaxeey kolleey nooli kulanteen
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 18 December 2020
    10:51😭😭😭😭😢😢😢😥😥😰😰😓😓😓🥺😪😪🥲🥲🥲

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb 2 หลายเดือนก่อน +2

    10:18
    سأعتز بك لبقية حياتي ولن أنسى لطفك أبدًا.😢❤لقد كتبوا الليلة الماضية😢
    Muqdisho
    Tuesday🎉
    3:9:2024

  • @sagalinatueen87
    @sagalinatueen87 4 ปีที่แล้ว +11

    marki ad nasteexiyo
    naxariisba goysay
    naftu ka galgalatee
    anigoo nacayb iyo naxli anu igu jirin
    naso wanku daaye naag xun eebe kuma bado kolay nooli kulantee 😪😰

    • @daarawishgirl7838
      @daarawishgirl7838 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @soomaaliweyn4647
      @soomaaliweyn4647 3 ปีที่แล้ว

      Nin xun eebe kuma bado weeye meesha naag xun aad kadhigtay

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 ปีที่แล้ว

      @@soomaaliweyn4647 wa gabadh waxa so qortay maha nin marka wa inay dhahda naag xun eebe kuma bado yayna ka hoos bixin la hayso😂

  • @dhaqanjire
    @dhaqanjire 14 ปีที่แล้ว +4

    anigoo nacayb iyo naxli aanu igu jirin naso waan ku daayee nabsigaygu kuma helo nin xun eebo kuma bado nabaadiino inanyahay koley nooli kulantee.......... waa heees murti xanbaarsan

    • @mustafamohamed799
      @mustafamohamed799 4 ปีที่แล้ว

      Naso wan kudaye leila kolay noli kulanti

    • @FardousLiban
      @FardousLiban 3 หลายเดือนก่อน

      2024😂😂 tolow manooshahay 😂😂

  • @yunishussein1763
    @yunishussein1763 7 ปีที่แล้ว +10

    Hadii aad naruuriyo shalay iri naq ba tahay mantana nalba tahay iyo nuurka araktida perfect

  • @ina____garaad
    @ina____garaad ปีที่แล้ว +2

    Naso waan ku daayee
    Nabsigaygu kuma helo😢
    in kastoo aanay niyadaydu kaa go'ayn hadana dib kuuma soo raadin doono waxaan dhib marayo hadaad ogaan lahayd qaraamigaan miciinsaday aniga iyo jacaylna waan is daynay dib wallee uguma noqdo, bilaa rajjo ayaan ahay.
    nasiib wacan walaalkayow hammi kuu rumooba iyo maalmo kale waynu ku kulmi insha allh hargeysa oo aan hadda nacay in aan ka tago ayaan hadda rajaynayaa rabbi meeluu iiga kaxeeyaba qalbi jabay ayaan la liicliicayaa adna taladii aan ku siiyay in aad ku dhaqanto ayaan rajaynayaa heestana waa ii dhiiri galin 29/7/2023,2:20 duhurnimo sabti
    Kollay nooli kulantee.💔

    • @idilabdi5569
      @idilabdi5569 ปีที่แล้ว +1

      Abyooo💔💔💔💔

    • @ina____garaad
      @ina____garaad ปีที่แล้ว

      ​@@idilabdi5569wali waan dhagaysanayaa😢💔

  • @akramxaaji9178
    @akramxaaji9178 4 ปีที่แล้ว +6

    Aadbay ii khusaysa heestasi maanta , nabadiina inan yahay kollay nooli kulante😭😭😥🙈

  • @raymadayib6333
    @raymadayib6333 11 หลายเดือนก่อน

    Anigoo nacayp iyo naxli aanu igu jirn naso wa ku daaye 👋 koly nooli kulanteed 🙋🏻‍♀️ 30/11/2023 jimce H

  • @2ktalk_2
    @2ktalk_2 10 หลายเดือนก่อน +2

    Goor sheegtu waa abaaro 11:00 habeenimo jimce soogalayo 15.9.2018 tiraba shan jeer ayaan tuducyada heestan text ahaan u qoray hadana masaxay anigoo wali rajo naawilaaya balse……… 😢
    Hadii aan naruuriyo shalay idhi naq baad tahay, maantana nal baad tahay, nasab qaaliyaad tahay - hankaad naago dheertahay 👋☺️

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว +5

    Wxn dhagesan jiray ano yar anan aqon micnahade kadib wxa dhacday wiil asxp aheyn oo isku ficne oo wllkey oo kale ii aha oo wx isku shegan jirnay isla talin inu malin wlshy 2020 big difacashadeda ahed igu tiri adi asxp bdn camre wadan lahe mid no wac wxa sxp la aha wlshy 2 gbdhod midna ilmo hbred aheyn labadas gabr igu danben wxn u wacay wilki aspxta ahyen madama asna camre ku shaqen jiray wakas aadna igu kalsona inusan micnaha dhibsi io dal dal daremen uu igu hagar baxaya oga wxy noqotana wu ka qaday si qurux bdn way is barten wala is dhex kalay kadib gbdhi ilma hbredka ahyen io wilkii ayaa nolol dhex martay micnaha xirir ani asi sxpo ahyen isku dhow said walipa wx walbo wu iishegan jiray sido kale gbdha ilmo hberdka ahyen wlshy wx isku shegan jiren sxp isku dhow ahayen walow ani wlninda bas mrkas naga dhaxesay mrkas blse mxa dhacay gbdhi wxy u shegatay wlshy wilkina anigu iishegtay kdib wilki saa isku ahey ka daran gbdhi isku noqonay wx walbo iishegan jirtay ana sido kle wn Isla tashan jirnay wxy ahataba wilki safar turki aday kadib wu is badlay way iishegtay wn u dajin jiray kadib said u jcled gbdha wxy ahataba gbdhi wn daremi jiray xnunkeda kdib iishegatay ano darensan xnunkeda xl kaga bahanahy igu dhahday madama an mrkas wilka said igu kalsona wxn ku dhahy wrya wxn wa dulinimo gbdhan ama dil toos kuma bahni wlshy shalay jclki io xiisihi ku qabay kuma qabo hda fasax iga tahy iga tasho dheh ama toos u noley oo niyad xumdan io qalbi xnunka ku heso kada ku iri tariikhda wxe ahed 7/12/2021 hbnka sas dhahayay iydana wn ushegay wxa ku dhahy ama nolol ama quus kii kuso bxo ku qanac haye igu dhahy asna wxi igu dhahy abayo mcn wn kaso fakaraya jawab ana bari kuso siinayo mrkas wn daremay ine nolol meshas kaso socon cos fakar dhan musan aden hdu u bahna wxe ahatadaba mlinki kale duburki ilaso hdlay wxu igu dhahy wn jclhy blse aniga turki wn kasi tahriibi rba igu yaran 6 sano maqnana intasna ina waqti ka dhumiyo mrbo wn fasaxaya gbdhan wlshy ah wn naxay wn ilemayay wxn ku dhahy ma hupta wrkan makaso go ay haa igu dhahy iyada I waydisay wxy igu dhahday mxa jawab ii hesa ano niyadeda dhowrayo isleyahy mrku u shego ame wx ka badalanta arintan ama asiga ka tanasula ayan ku iri wali jawab ima siin 2 sac kadib aso fasaxay sacren igaso qaday iso diray iydana iso diray wn iska ilmeyay wn ka shalayay mxa ku keyay arintan hda asa sbb u ahed gbdhan qalbigeda jabay wn is edeyeyo gbdhi isbital ka shaqenesay hbnkas shift lahed wn wehliyay wn u shekeyay wxy igu tiri ana hda wahel u bahdo kuso wacanayo iska sexo wn sexan wayay kadib malinki xigay way ii timid walow an isku xfd aheyn mlinki dhan samcad no darned heeso iskala dhagesanyay aniga io wlshy ay sxpda ahayen walow an mrkas aniga ogasi dhawaday kadib hbnki samcad qadanay xeebta adnay way so nafistay inkasto sahalkas lagu nafisen blse xoga mawelo yar heshay kadib 2 hbn hda joogno wn bxi jirnay xeebta adi jirnay mar mar xita wxa laga yaba ina hbn kasta iska baxno samecad iska qadano kadib supixi alisey adnay liido xebta sawiro so galanay jawi iska qadanay mrke qoraxda so baxday wn iska so labanay kadib wxn sas ahano wxu idhi jiray wehli u shekay iydana wxy idhihi jirtay u shekay 😥💔oo dhiri gali aniga boska u jogay san u dhirigalin jiray u dhiri gali dhowr jeeer ku guuldarestay tahriibki kadib wxa saas ahataba heesaha iska ciil bixi jirtay iyado wali qiil u radineso wngna u heso wn la dhgesan jiray walow mar marka qaar hesaha dhagesaneso iyado ilmeen aniga ilmen jiray wxe saas noqotaba wxu ahaa ruux nasiib bdn dhiigeda inte shubtay aye mgcisa ku qortay ine kala tagin ka hor waqtqadi ay ku qortay way hesan jirtay mrkas bee glb anago adnay xeebta iskuulbulisiyo sawiro kuso kalanay anago team ah ka imanay maqrib tukanay kadib teamki qor ku wada jirno samecadi no daran aye wxe dartay hesti dayax dalnuushe oo ahed walaac wn is badalay wxn is mogisiyo is bojeyo mrki la marayo Ado wajigeyga guba walipa dhiig ku shuba aye iso firisay iyado I darensan inte ii dholacadesay ii sacbisay ilin iguso istagtay wn kaso bxay qolki qol kale iska so galay way iga tabo timid ano birkin mdxa iska sray siriir iska sexday samecadi so qaday iga sigo igu tiri wn ka sigtay way ilaso sexatay hesti lafoole isa seeg no dartay wn dhagesanay wxy igu tiri wacdi walaga bxa nagen wn bxnay team u taganay inkasto wx naga ogeyn xebta liido adnay turub io samacad qadnay wn iska so jawi bdlanay wn so labanay wxn wahel u ahadaba 5 bil kadib hooyo naga xanunsatay isbitalka ka shaqso genay ano casho gariyay keyay oo iyda io wlshy hayan hooyo aya aniga io abe so bixi rbno hurmudka igaso wacay wilki wn naxay wn tusiyay iyado I ag tagan qabo idhahday wn qabtay wxu igu dhahy wala I qabtay wala iso tarxilay hda muqdisho so galay hbn 20:00 cml ahed tarabunka maraya Abe mahe qof kale lama hdlin adi kuso wacay ayeeyo balagsi degan u socda gurikeda bari ku imana abayo mcn wxn ku dhahy maya hda iso mar isbitalkas jogaye wayna isku dhaweyn Somali specialty joga igu imow wn amini wayay mr wn nxy mrna wn farxay iyado way dholacadesay wu iso wacay bananka taganahy so bax idhahy iyada I raca dhahahy Maya iyadi lee u tag dhahday wn uso baxay wn isku bodnay cabar tagnen bananka wn is macsalemay guriga imaday wxn isku dayay mdama arinti u surto gali wayday ina isku so celiyo wxa dhahy qaladka gashay sax wxi igu dhahhy qof Saas u xumeyay ma awdo mana iga yeleso iyada ani ka war hayayo asaga saa marba hees igu dirayay u dhrigalinayay so jilciyay hbn xebta adena ku dhahy iyda uma shekin ina asi malaniyay berta nbda uu jogay kasi marnay mrke aragtay is badashay wu samalay way ka qaday bajajki so racay ana dhexda igu jiray xebta teganay kaliged meel fadhisatay kaligey ina ahado rba igu dhahday haye dhahy hese iska dhagesanesay way ilmenesay u tag dhahy maya wn cabsana dhahy so bax dhahy ana kula tagay gesaha ka fadhisanay cabar jognay kftanay taraxado io sakoyin wadnay mrke naga bibto dabesha xebta wunso celina kadib ani wn is cel celinayay iyda xld kale iskaga jirtay taraxad wr mapa u haan kadib dhowr jeer mrku u celiyay ku dhahahy qarso qorta cesho wxn mxa uso qadaten dhar kale ma wayden wxe ku tiri wad edeb darantahy adi ma korkeyaga ila leh Faraha iga qad wu xnqay lixsac la garay nagen bari shaqo ledahe dhahy way diiday mrka rbo bxa dhahday mxa iga ka galay iga naxe ana dhex galay wn bar baryay way iga yeshay wn so baxnay bajajka so racnay ninki waday wuxu wday qaad wxu no shiday hestan aniga nxay labadoda firyay iyada way ku socota hesta halka asaga dhibsanayo mrki ninka 3 mar noguso celceliyay ayu intu so baday yiri sxp naga badal gurigu nakenay wu lbatay wu ilaso hdlay baryo wxu cabsado Ayaan wxn u diray hesti nimcan hilac oo ahed Ado rasmiye I jcl hdn ka roori jiray hdeer kuma riixaye😥💔wxn ku dhahy meel jwi degan ku dhageso supax alisey inta u diro mlnki dhan dhagesnyay hlka mlimihi ka horayay dhan mrke shqada ka imado iyda u dari jiray anage nala jogtay wagas noso waregsatay kadib u dir dhahy wu u diray way ilmesay shib dhahahy labo sariir iskaso hor jda jifnay way iso firisay wn ka jesatay darbiga u jeday ano hesti dooqiyo nfta ii heshiyay ii daran sitl iyda wx la daremaya cos ana sbb u aha saan markasta isku eden jiray oo u daremi jiray xnunke daremeso mid ka bdn hdna wx u diray hesti Ahmed zaki qalanjo rali noqo hdii qodobda jclka mxgmd leygu saro danbiga wn qiran laha asaga u diray dhageso una dir dhahy wn cabsana tii hore mala igaso jawabin idhahy wxn dhahy cabsida jooji adiga wyeh qofka wx dhibay hde 1000 fariin u dirto kaga so jawabi waydo xita xaqe u ledahy adna wad mudantahy 😒intan ku xnaqay haye abayo igu dhahy wu u diray mrke aragtay inte iso firisay dhahday ada u diray somaha maya ku dhahy cos way taqana wa qofe iga aqon bdntahy cos nolol dhex martay wx wlbo wn oghahy mxa sameya igu dhahaday wx ku iri wx yar xita allha ka dhige jcl ama wx darena ma u hesa haah igu tiri wxn iri iska cafi hda awodo wxy igu tiri 100 sando hde kaso wategto wn awoda ina cafiyo wn ilmeyay wxn iri wxd tahay ruux cajiba way cafisay Alxmd hda wali way isla socdan wayana is jclihin 4 malin ka hor 8/12/2022 wn waydiyay wxn dhahy ma xasusata wxey igu tiri haah 💔asaga waydiyay wxa iri mnta wxy ku begantahy ma xasusta maya abyo iisheg igu dhahy wxn dhahy wa malinki aad heblayo. .....😥hah ma xasusan igu dhahy yela wu iloba blse layela ma ilobo mrki la dhahayo been mhn cala kulixl wxn sndki hore xiligan oo kale inte darta u martay ka dhaq jcl io frxd inta siin jirtay ka bdn sii ilalina haye abayo wn ku dedalaya igu dhahy inkasto jawabtas ku qancin 💔😥😭mrka hestan qisadas igu ledahy ma wxn ahy qof xun mise qof fican ma aqan💔😥😭wad ku mhdsantahy waqtiga ku bixsay aqrintada comment igu horeyay ku nafisay ooo xld so maray oga shekeyay wyeh
    mrka xly ruux hestan iso diray igu dhahy nasab qaliya tahy hangad naago dhertay qof nfta lo hura tahy anigo neceb io naxli igu jirin naso wn ku daye nabsigeyga kuma helo😥💔😭 nasiip wcan ku rajenaya io nolol qurux bdn mideda dhanta qofkaso sorry😔💔😭
    3:32 hbnimo
    12/12/2022
    Ayee ii baxesa ano canjelo dubayo 🥺❤
    9:00 am
    18/2/2024
    Ayaan dib uso radiyay hesta ano la daremayo wlshy💔😭

    • @cabaascb9392
      @cabaascb9392 ปีที่แล้ว +1

      M.a wlhi waan qiirooday😭💔💙

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 9 หลายเดือนก่อน

      @@cabaascb9392
      8:50
      23/1/2024 baan dib uso boqday😢❤

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho ปีที่แล้ว +3

    Waxaad mooda dareenkayga heesta inay ka tarjumeyso.waxa u riyaaqay nafsigaygu kuma helo😥 iyo haddii naruuro shalay naq baad tahay ku yiri, iyo Aniga nacayb iyo naxli igu jirin naso waan ku daayey,😭
    maantana nal baad tahay,nasab qaaliya,qof naf la hure tahay,hankad naago dheeratay.23/04/2023😥

  • @SaadiyaSaleh2024
    @SaadiyaSaleh2024 4 ปีที่แล้ว +10

    Still interesting listening in 1/17/2020

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaa kariim Awaale aadanoow afkaada caano lagu qabey
    Murti xikmad sarbeeb Digniin iyo calacalba heestu waa koobsathy " weli qof aad jeceshhy intuu kuu nacey naftiisa kaasaarey maka samri wayde oo ma istiri bal kawardoon inuu damiir kiisu iyo caqligiisa dib ugaalbto oo kusoo xasuusto markaad wacdayna maku yiri soo kuma dhihin àan isdayno doqonyahow meel meel walbana block malagaa saarey qalbi jab kii ugu waynaa nolashayada waa isoo maray wlhi maahn midaan iloobi karo anigoo waxba kaagalabsan baa galin iga caroowdey waxaad dambas kadhigtay rajadeenii iyo iftiinkii inoo soo baxay dantaada kaliyaa fiirstay . BALSE anigu waxaan kuleeyahy Naso waan kudaaye xumaan aargoosi iyo xiqdiba iguma jiro
    My ex I💔

    • @leylaahmad6845
      @leylaahmad6845 3 ปีที่แล้ว +1

      Nin adag
      Raggu waa rafaad u joog sxb sidaas oo kale
      Qiso taada wax yar ka sokeysa ayaan qaabiley 2019 muddo dheer maalmo adag xanuun wareer fakar iyo cidlo badan ka dib alx hadda wax kasta waa 100%

    • @muxtarim4011
      @muxtarim4011 3 ปีที่แล้ว

      @@leylaahmad6845 leyla wll Jacaylka hore waa kan ugu mcn oo laga barto daruusta nolasha

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 ปีที่แล้ว

    😢😢illaahoow nasri iyo Raxmad furan isoo sahal

  • @apthyrahim9454
    @apthyrahim9454 2 ปีที่แล้ว +5

    casarnimo jimca ah amintu ay tahay 5:45 cadceeda wx sii badan aanu soo jeedin oo laba kursi noo yaalo wax aan ka fogayn biyaha badda aniga iyo jacaykayga ayey ii sheegtay war aan ka naxay oo ah in malin sabtida oo beri ku beegan la siin doono nin inaadeerkeed ah oo cirka kasoo dhac ah jawigaygu mar qudha ayuu is badalay waxa markiiba maskaxadayda ku so dhacay heeskan waliba ereyada gaarka i taabtay waxa ka mid ahaa
    * anigoon nacaybiyo
    * naxli aanu igu jirin
    *naso waan ku dayeee
    *nabsigaygu kuma helo..😢😥

  • @najmahazannuur8591
    @najmahazannuur8591 ปีที่แล้ว +2

    Broken 💔 😢 naso wanku dayee.....2023/17 time 00:45

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 ปีที่แล้ว +9

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭naso waan ku daaye libaan

  • @superugaaska
    @superugaaska 14 ปีที่แล้ว +2

    hees aad u salaxna wan ka yabay de codkaba waxa ka daray midhaha ya salam cawale demaraykanka sxbde waxan k sugayna heeso cusub

  • @bahjaabdilaahi3196
    @bahjaabdilaahi3196 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa xusuus sigaara itabanaysa Hestan runtii waxa iisoo diray jacaylkayga wakhti aan hawshayadii ganafka ku dhuftay markasaan soo debcay tanasula sameeyey.❤
    Hargaisa goobtu waa Damal Hotel abaaro waxa ay ahayd sacadu 3:00 Am

    • @mustafamohamed799
      @mustafamohamed799 4 ปีที่แล้ว +1

      Heestan aniga ayay iga turjumeysa wana jeclahay ruuunti

    • @bahjaabdilaahi3196
      @bahjaabdilaahi3196 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mustafamohamed799 inta isjecel qalbiyadooda Allah haysusoo jediyo pro.

    • @husainwaddani1266
      @husainwaddani1266 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh
      Illaahay amarkiis ana 13 October 2020 ayaan dhagysanyaa waaan u diryaa bal inay soo debecdo ayaan eeegyaa!

    • @bahjaabdilaahi3196
      @bahjaabdilaahi3196 4 ปีที่แล้ว

      @@husainwaddani1266 udir pro waaba lagayabaa inay daawo u noqote.

    • @bahjaabdilaahi3196
      @bahjaabdilaahi3196 4 ปีที่แล้ว +3

      Alx hada aniyo xajigii aan markaa ka hadlayey qoys nahay.I.A.

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasi En Ku Daayee (2021) Ma Joogtaaa 👍 Si wan usoo Xasuusto

  • @ismaciilyare9464
    @ismaciilyare9464 9 หลายเดือนก่อน +6

    9/2/2024 🙆😭🙈

  • @Baydanqurux
    @Baydanqurux 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa laisoo diray 2010 wiil aan isku fiicnayn sheeko wadaag inagoo ah wakhtigaa waxan ahaa schooley class from1 xasuuus walhi wakhtigu waa ordaya caawana waa april9 2022

    • @alimuse9650
      @alimuse9650 2 ปีที่แล้ว

      Waayo arag baad tahay .madaama aad kusoo biirtay naafada cashaqee adduunka 10 sano kahir se wiilkaa heeska ma adigaa ku sababay oi quusiyay mise isaga kuu quus gooyay?

    • @Baydanqurux
      @Baydanqurux 2 ปีที่แล้ว

      @@alimuse9650 Lol maya asaga igu beer laxawsanayay intan Ku dayriyay😁

    • @abibare3374
      @abibare3374 2 ปีที่แล้ว

      @@Baydanqurux o inanka kabahaad la dulmartee caja'ib

  • @somalicryptoacademy5022
    @somalicryptoacademy5022 9 ปีที่แล้ว +5

    super star
    cawaale

  • @nadiraibraahin5769
    @nadiraibraahin5769 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa iga danbeya 2022 bishi 9 aad

  • @clkariinali8342
    @clkariinali8342 3 ปีที่แล้ว

    Aanigo nacaybiy naxali anu igu jirin naso waan ku daye nabadiino inan yahay kolay noli kulanteen 28/ jaunay 2021 habeen jime ah xasuus

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 20 วันที่ผ่านมา

    Anigoo nacaybshiyo
    Naxli aanu igu jirin
    Naso waan ku daayee
    - Weedhsame
    Erayadani waa gobanimo halkii ugu dambaysay.

  • @khadaraden7936
    @khadaraden7936 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaad 2024 soo booqato heestan cajiibka like saar 🙏🏼

    • @malirasta143
      @malirasta143 6 หลายเดือนก่อน

      23 hrs ago like you😂

  • @MohaaN20
    @MohaaN20 2 หลายเดือนก่อน

    Naso waan kuu daaye
    Nabsigaygu kuma helo
    Nin xun eebe kuma bado
    Nabaadino inanyahay
    Kolay nooli kulanteen💔💯
    19/08/2024 at buwaambo uganda🫡

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Markii aad nasteexiyo..
    Naxariisba goysee...
    Naftu kaa galgalatey😕

  • @user-Abdulqadir_03
    @user-Abdulqadir_03 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo nacayb io naxli igu jirin naaso wanku daaye nabsigeygu kuma heelo nin xuun eebe kuma baado nabadino inanyahe kolay nollii kulantee 😢7/10/2023

  • @mideeyeofficial
    @mideeyeofficial 3 หลายเดือนก่อน

    2011 muqdisho waayo waayo aduun hore aya galay caawa waqtigii sms telefonka leesugu diri jiray

  • @nimcoahmed5763
    @nimcoahmed5763 ปีที่แล้ว +1

    iminkadan aan dhagaysanyo indhahayga way ilmaynayaaan qof aan jclahay ba iga tagay oo go,aaan iga gaaadhay ana jacaylkisa ayaan la ildaranahay iminka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @LeyloquruxCabdi
    @LeyloquruxCabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Anigoo naceyb iyo naxli aanu igujirin naso waankudaayee

  • @abdirizakmuuse2005
    @abdirizakmuuse2005 6 หลายเดือนก่อน

    Hdaa soo booqaty heestan miraha mcn 2024 like dhac👍❤😂

  • @mohamedyusuf7370
    @mohamedyusuf7370 ปีที่แล้ว +4

    Hadii aan naruuriyo
    Shalay kugu idhi
    Naq baad tahay
    Maantana nal
    Baad tahay lyo nuurka aragtida
    Nasab kaamilaad tahay
    Qof naf loo huraad tahay
    Hankaad naago dheertahay yasminey
    Anigoo nacayb iyo naxli aanu igu jirin
    Naso waan kudaayeeee
    Nabsigayga kuma helo
    Nin xun eebo kuma tuso
    Nabaadiino ifraaxeey kolleey nooli kulanteen.
    6/2/2023 yasmin feysal khalif😢🥹🫡

  • @somalicryptoacademy5022
    @somalicryptoacademy5022 9 ปีที่แล้ว +3

    waadhsame
    abwaan rageed

  • @harreiraddeh3888
    @harreiraddeh3888 5 ปีที่แล้ว +8

    EraYgii igu xanunka Badnaah ruux aan jeclhY aan ka Maqlo😓😓😓
    Wll qali jaceYlka aad ShegaYzo kuma Qabo ani ee Amaan izii😅😂😓
    Wllhi go aan baan qatey heesTan inu caawale qadaYo ma MoodeYn ee Wn Baari jirey😓😢
    Nazo wan ku daaYe
    8/10/2018😓😓

  • @Mohamedamin45-K
    @Mohamedamin45-K 22 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii aan naruuriyo
    Shalay idhi naq baa tahay
    Maantana nalbaa tahay
    Iyo nuurka aragtida
    Nasab qaaliya aya tahay
    Qof naf loo huraa tahay
    Hankaad naago dheertay

  • @khalidyare1927
    @khalidyare1927 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024/4/2

  • @shumacaziz1895
    @shumacaziz1895 4 ปีที่แล้ว +2

    Heees iyo Bar IGA dheH 2021 yaa dhagysn Doona like dhac kusii
    in Kastoo KU naad shoo kugu Soo noq noqan jrey jaH

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 2 ปีที่แล้ว +1

    Dharaaro xasuusteed. Alloow na siyaadi cimriga 1/11/2022.
    😢
    Markale iyo 26/4/2024 salaasa.
    Alloow sahal amuurraha.

  • @mustafeshiine3315
    @mustafeshiine3315 3 ปีที่แล้ว +2

    Still wali waan dhahaysnayaaa caawa ayaan udiray inan aan aad isku ujeclay magalada hargaysana wada joognay balse maraykan inaadeerkeed ooka imanaya lasiiyay
    😰😔😪😭😭
    Mahadsnid abwaan weedhsme iyo awaale aaadanba

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +1

      Samir aboowe badal qeyr qaba kuu rajeynaaya 😢🤲 Boqoradi ku dhayi laheyd waad helay saa insha allaah 👋❤️

    • @mustafeshiine3315
      @mustafeshiine3315 2 ปีที่แล้ว

      @@niyaalshilall5914
      Mahadsanid inabtih lkin adi maad ii noqon please 😥

  • @anfacful
    @anfacful 13 ปีที่แล้ว +2

    waan ka helay heestaan caadi maaha beelo

    • @IM_chicharit07
      @IM_chicharit07 ปีที่แล้ว +1

      Anfaceyy wllo ma noshaheyy😓😭

    • @khaalidbihi85
      @khaalidbihi85 ปีที่แล้ว

      12yr kadib wanku salmayaa inder

  • @kaamiradaqarsoon5448
    @kaamiradaqarsoon5448 8 ปีที่แล้ว

    nice1 noollow cawaale aadan

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 ปีที่แล้ว +2

    Hada heestan cawale asee an facee naagti yareed laga dul qaad💔😒😅

  • @kayfkajal5148
    @kayfkajal5148 9 หลายเดือนก่อน +1

    9/2/2024 ❤

  • @abdikanezainnuur7069
    @abdikanezainnuur7069 2 ปีที่แล้ว

    My first Love alle nin xun kuma tuso
    Aisha Ali

  • @mohmethazan3788
    @mohmethazan3788 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤lajan

  • @liibaan1899
    @liibaan1899 6 หลายเดือนก่อน

    2011 anoo joogo cabudwaq 😢

  • @ubahaliisha9119
    @ubahaliisha9119 6 ปีที่แล้ว +11

    naso waanku daye 😢😢😢18/3/18

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 6 ปีที่แล้ว

      Ubah Aliisha 18/3/18
      Naso waanku daaye😭😭

    • @amiirsaresare.5156
      @amiirsaresare.5156 6 ปีที่แล้ว

      Ubah Aliisha so ad adna xilligaan ma nala dhagaysan Heeskaan dhadhanka ah.😣

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 6 ปีที่แล้ว

      Amiiir Sare lagama caajisaayaba 😂

    • @ismailabdiqani6351
      @ismailabdiqani6351 6 ปีที่แล้ว

      Ubah Aliisha 09 april 2018

    • @nouhabdi589
      @nouhabdi589 6 ปีที่แล้ว

      Ubah Aliisha wa dhawdee

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid ปีที่แล้ว +1

    Memory ❤

  • @safiyanaasir2827
    @safiyanaasir2827 ปีที่แล้ว +2

    "Naso waan ku daaye
    Nabsigaygu kuma helo"
    15/December/2021 caawa kale 15/December 2022, waa taariikhdii aan is baranay, waxyaabo badan oo wanaag way ina soo kala dhex mareen lkn hadalkeenii wanaagsanaa waxaa ka awood batay hadalo aanan si dhab u odhan op kaftan iga ahaa oo aad iga dhigtay sababta aad igaga tagtay, runtii anigu aad baan ku jeclahay weligayna sida dhabta ah baan ku jeclaan doonaa, heeskaan baan dhagaysana, waqtiyaddii hore heeskaan iska caadi baan u dhageysan jiray lkn caawa dareenkayga dhabta ah baan u dhageysanayaa aniga oo raba in aan ku macasalaameyo qofkii aan dunida ugu jeclaa oo raba inuu I macasalaameeyo, marna anigu ma rabin kala tageena, waan iska ilmaynaya ilaa hadda oo aan comment'gaan qorayo, Nabadgalyo boqorkii noloshaydow, ogow anigu waan ku jeclahay cimrigaygana waxaan sugi doonaa soo laabashadaada ii soo noqo haddaad ii baahato, waan ku sugi doonaa cimrigayga oo idil nin danbena waa iga xaaran, link'ga heeskaaskan baan ku soo diraya haddaad comment'gaan aragto waan ogahay oo waxba kama soo qaadi doontid 3 bilood baan hadalba midka uu ka wacan yahay kulahaa sidoo kale dulqaad badan muujiyay lkn waxba waan ka heli wayay xataa inyar oo naxariis ah. Nabadgalyo Sacad, qof kasta oo comment'gaan arki doona waxaan ka codsanaya inuu isoo duceeyo. Bye.😭😭💍💔💍💍💍💔😭kiiyoo neefsanayaad xubigga naxashka sii saartay wanan ku jeclahay abid hadyadii noloshaydow.😭😭

    • @sabirinabdalahi5498
      @sabirinabdalahi5498 ปีที่แล้ว

      Abyo alle hakuu qaboojiyo qalbiga

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 ปีที่แล้ว

      khayr filo inshaa Allah🥰

    • @naturelovers8112
      @naturelovers8112 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢kwrn wll ma ilowdey imanka comment kaagaas aad buuu iidamqay runtii

    • @FardousLiban
      @FardousLiban 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaan rajaynayaa inaad xiligan uu kuu soo laabtay 😢😢

  • @abdifataaxomar9908
    @abdifataaxomar9908 ปีที่แล้ว +3

    heestaan waa heesta indhahayga ilmo ka keentay iyadoo aanan ahayn dadka si fudud kaga timaado ilmadu
    jacaylkii ina soo dhexmaray wax aan xasuustiisa ku guuriyo runtii garan maayo inkastoodan meel wacan i dhigin inkastoo aadan ii tix galin sidaynu isku ahayn hadan wanaagaagi ma qarin karo ee waxaan ku leeyahay nasab qaaliyaa tahay qof naf loo huraa tahay
    waxaa agtaada ku dumay riyo kasta oo wanagsan een wada qorshaynay
    noloshu kuma xumayso hudaay
    12/12/2022

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว

      Wlhi wn ilmeyay isku xili baan dhagesaneny xly 2:30 hbnimo saan u shidan wali u dhagesanya 17:24 😊❤

    • @abdifataaxomar9908
      @abdifataaxomar9908 ปีที่แล้ว

      wali sidii mow wadaa aniga noloshayda ayey ka mid noqotay heestaniye

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifataaxomar9908 haah wn dhagesta😥

    • @abdifataaxomar9908
      @abdifataaxomar9908 ปีที่แล้ว

      ​@@farxiyocadaawe2117
      4 bil ka dib xagay kula marayaan waayuhu

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว

      @@abdifataaxomar9908 meel fican wali wn ku hesta kama xiiso dhaco😊❤️

  • @farhiyafarhiya6857
    @farhiyafarhiya6857 2 ปีที่แล้ว

    2022/6/20 dhageysi macno ku jira hestan wlhi
    Naso wan ku daayee💔🥺
    Nabsigyga alle kuma bado💔🥺

  • @cabdimiraaf2538
    @cabdimiraaf2538 3 ปีที่แล้ว

    inkasto nabdiga iyo niyadayda kugu qoray inkaston ku nadsho kugu soo noqnoqon joray markii aad naruuriy naxarsba goysan 2/1/2021 unforget day this song i forget my love

  • @ruweydarasmi9662
    @ruweydarasmi9662 ปีที่แล้ว +1

    2022/12/7 habeen arbaco ah khamiisna soo galayso 💔😭

  • @qadancarabey393
    @qadancarabey393 3 ปีที่แล้ว +1

    11/01/2021
    Still 💔😥
    Naso waan ku daaye
    Nabsigaygu kuma helo😥

    • @hantiwadaag1528
      @hantiwadaag1528 3 ปีที่แล้ว

      Oh sorry midka wanaagsan allah kuu sahlo ama Allah isku kiin soo celsho hadii qeeyr idinkugu jiro I.a

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 still😍😗

  • @moogeyareofficial679
    @moogeyareofficial679 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 Still listening

  • @NasteexoIlkacase-ts4rd
    @NasteexoIlkacase-ts4rd 11 หลายเดือนก่อน

    Naso Waaan Ku Daaayeh😢
    NabsigyGu Kuma Helo😢😢😢
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @allahuakbar8306
    @allahuakbar8306 7 ปีที่แล้ว +1

    runti waaa hees jirta anigoon nacayb iyo naxli unan igu jirin
    naso waaan ku daaayeee

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 4 ปีที่แล้ว +2

    Naso Waan kudayee 9/10/2020 😭😭

  • @maryamyakhle5064
    @maryamyakhle5064 ปีที่แล้ว

    24/07/2023 stilL Listening💔
    NasO waan ku daayeè🥺💔😢😭

  • @maazimmustafa3419
    @maazimmustafa3419 6 ปีที่แล้ว +3

    28/10/2018 naso wan kudaye

  • @hamdaabdi6712
    @hamdaabdi6712 3 หลายเดือนก่อน

    18/7/2024
    1:44 am khamiis
    Naso wan ku daaye nabsigaygu kuma helo nabaadino Inan yahow😭💔

  • @rayaanahmet5449
    @rayaanahmet5449 7 หลายเดือนก่อน +1

    3/4/2024 3:6 galabnimo😭

  • @qays2265
    @qays2265 2 ปีที่แล้ว

    Anigo nacybi naxi anah igu jirin naso wan ku daaye😭😭✨

  • @xamsexaye
    @xamsexaye 3 ปีที่แล้ว +1

    Naso waan ku daayee😩

  • @farxiyaismail4699
    @farxiyaismail4699 2 ปีที่แล้ว +1

    8/8/2022 Hpn axada 🤔😢

  • @deeqohasan
    @deeqohasan 7 หลายเดือนก่อน

    Inta 2024 Ila Daawanoso like ha ila moodin