NINKAAN WUXUU SHEEGANAYAA INUU YAHAY 15 JIR SI UU INGIRIISKA U GALO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 242

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan8302 3 ปีที่แล้ว +69

    TH-camrka ninka ugu aqlaaqda wanaagsan inaa tahay wexey sharaf utahay waalidkaga allaha janeeyo thanks madama dhagahena iyo arageena ka ilaalisay xumanta family kagana allaha kuu barakeyo

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 3 ปีที่แล้ว +38

    Allahaw afrikaan dhulkiisa jecleysii yaa allah orad aa naftii naga gooyayey

  • @sharmaboywallalkis2917
    @sharmaboywallalkis2917 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlaal ......please...... wiilka.....Cameroon...lagu...magacaabo....kasoo...hadal....inta...igu ....raacsan...like saara

  • @caziizocabas3522
    @caziizocabas3522 3 ปีที่แล้ว +10

    Wan uxiisay wlhi manta ilaa xalay wan fiiri nayay lee gormuu soo dhigi doona aan is lahaa

    • @caziizocabas3522
      @caziizocabas3522 3 ปีที่แล้ว +1

      Osman wllke waxn rba inaad arin kala hadlo fb kala soo hadlay haday macqul thy IISO jwb pls

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 ปีที่แล้ว +45

    _Hadad commenteyga aragto waxaan kuu shegaya in aaan wali dhalan oo aaan caloosha ku jiro_ 🤣🤣🤣 indho adeg

    • @hawaabdullahi2177
      @hawaabdullahi2177 3 ปีที่แล้ว +4

      🤣🤣🤣🤣🤣bismilah lkn adiga caloshad kujirtaa anigane hoyadey ayaabo wali qangariin 🤣🤣🤣🙈🙈 kwrn hee Indho aadeeg 🤣🤣🤣 Astaqfurulah

    • @Qosol_qaraaxo22
      @Qosol_qaraaxo22 3 ปีที่แล้ว +4

      @@hawaabdullahi2177 ani ayeeyadey ayaa hada la aroosay si ey hooyadey u dhasho
      Faahfaahin #ilajoog

    • @maxamedmuuse4407
      @maxamedmuuse4407 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hawaabdullahi2177 🤣🤣🤣 waa sheeko iga darane🤣

    • @tasnemabdi2016
      @tasnemabdi2016 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Qosol_qaraaxo22 aniga ayeeyadey iyo awowaheyga xita wali ma is Baraan hhhhhhh

    • @Qosol_qaraaxo22
      @Qosol_qaraaxo22 3 ปีที่แล้ว +1

      @@tasnemabdi2016 marka lagu dhalo ila soo xiriir facebook kuugu soo hambalyenaa insha allah

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 3 ปีที่แล้ว +18

    😄😄da'da waxn mooday somalida lee inay is yareyaan lkn dadka klena way nala qabaan😃hosow is fashili lacag darteed part25 lasoo dhaqso shukran

    • @sabirin-iq1pz
      @sabirin-iq1pz 3 ปีที่แล้ว +1

      Xitaa wexey sheegtan iney dhasheen January 1 dad badan ayan arkay somali kali ma eh

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว

      Ala somali baan unacay January 1😂😂😂

  • @MuhammadAli-ud3io
    @MuhammadAli-ud3io 3 ปีที่แล้ว +5

    Hosow pro Horaa loo soconaa Hormar wacan My favourite TH-camr

  • @amienzeadofficial2430
    @amienzeadofficial2430 3 ปีที่แล้ว +1

    Magacaygu waa amein joga turkey kusi socda uk waliba sifo sharci daro ah marka izo duceya ashabey👍🙁🙁🙁

  • @anbina2688
    @anbina2688 3 ปีที่แล้ว +27

    Hasow ninka 24sano laguxukumay qisadiis oo dhameestiran noo soogali next 🥰

    • @fardowsa6253
      @fardowsa6253 3 ปีที่แล้ว

      Sbb wllo logu xukomay 24 sano ?

    • @suweydahassan3873
      @suweydahassan3873 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fardowsa6253 abaayo wuxu ka dhashay qoys taajir ah marka isaga iyo dhalinyaro kle ayaa waddada dhexdeeda ayuu tartan gaari ku galay wuxuna jiiray hooyo iyo nuunaheeda wayna dhinteen

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 3 ปีที่แล้ว +2

      Ogaalka cusub baa soo galiyay inanka qisadisa wll

    • @faadumoyaasin4680
      @faadumoyaasin4680 3 ปีที่แล้ว

      @@suweydahassan3873 kaas ha dhinto isna

    • @najaxnayruoz4335
      @najaxnayruoz4335 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhh wali mad dawn miya

  • @Missabdiy
    @Missabdiy 3 ปีที่แล้ว +21

    Haddii ninkaas 15 jir yahey anine wxaan ahey white mageceygane waa Karen🙄🙄😂

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 3 ปีที่แล้ว +2

    Gaalo xaasida heshay maskiinka mey iska dhafaan🤣🤣

  • @Ahmat_gurei
    @Ahmat_gurei 3 ปีที่แล้ว +27

    Them: How do i believe you are 15 year old
    Ben: take it form me
    I'm officially dead 😂😂😂😂😂

    • @Abuyusuf7
      @Abuyusuf7 3 ปีที่แล้ว +1

      😅🤣🤣🤣😂

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😭😭

    • @m4aus445
      @m4aus445 3 ปีที่แล้ว

      The dude is funny to be honest but if he is going to lie, at least make it a little bit believable....The funniest part was when he said he attended high school before he was born so outlandish! I watched this episode long time ago and this vulnerable child is comfortably living in the UK with his uncle London Lool. Jokes aside this young man lives in the UK with his family....Bless his heart.

    • @ifka1414
      @ifka1414 3 ปีที่แล้ว

      Ala beerka🤣😂

  • @abdi1985
    @abdi1985 3 ปีที่แล้ว +2

    *Xanuunka videogan waxa dareemi karo qofki yurub yimid sharci lo diiday ame arin laxirira waxyabahano kale*

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 3 ปีที่แล้ว +3

    105 comments baan 106 Ku noqday wan iska ooyna wabaaaa ha isku dayin in aad i aamusiso waayo hossow namber 1 fan baan Ku ahay.✌️❤️

  • @elmasayan6866
    @elmasayan6866 3 ปีที่แล้ว +2

    Golden voice

  • @user-pi5xs9gn8m
    @user-pi5xs9gn8m 3 ปีที่แล้ว

    Hadii aad Somali thy fadlan comments aqri waxa walba waa bilaaw yaan lagaa tagin Hadad naag thy noqo qofkii uhoreya ee muraqo yeelato keep going

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 3 ปีที่แล้ว +2

    I feel bad wlahi xaladas wan daremi karaa

  • @princessheva6099
    @princessheva6099 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waa igu dhacday qisadaan 😂😂😂paspor aan lahayn baa ku dhofaye 2017 magalada mombasa jermal usocday 😤 pasporka gabar uk jogta lahayd wana isku ekeen 🥺🥺🥺diyarada laiga so dajiyay marka fulay kabacdi waa lai fahmay wana la ixiray 3bari jail ku jiray iga tag dheh alhamdulilaah 2020 ninkeyga iso dacwoday bufis meel xun buu ka turaya kwr😰

    • @abdimalikaxmed126
      @abdimalikaxmed126 3 ปีที่แล้ว

      Hada inte jogtaa abayo

    • @princessheva6099
      @princessheva6099 3 ปีที่แล้ว

      Uk 🥰💁🏻‍♀️😁

    • @abdimalikaxmed126
      @abdimalikaxmed126 3 ปีที่แล้ว

      @@princessheva6099 😭😭😭😭😭😭 wlh waa raxeesatay

    • @princessheva6099
      @princessheva6099 3 ปีที่แล้ว

      @@abdimalikaxmed126 alxm illahy calafky ka yelay lkn qurbaha mel ma ahn africa wax dhanto mlhn mesha madax xanun iyo stress yaalo wlhi ii amin walalky hada africa ku noshahay alxm dheh 😩🥺

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 3 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 please

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you

  • @sacidshati3877
    @sacidshati3877 3 ปีที่แล้ว +2

    My brother hosow wan ku wataa

  • @atikagullet9813
    @atikagullet9813 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 🇸🇴

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan da yariiska somalida leeba lagu ogaaaay ileeen african dhan waaa la isla qabaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👊👊👊👊👊👊

  • @abdullahisheekhbashiir6323
    @abdullahisheekhbashiir6323 2 ปีที่แล้ว

    Hosow pro keep going

  • @azhaargurey2891
    @azhaargurey2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ugu horeyay ahy love ha iga ilobin

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

    Allah waa iga gudbiyay quraan aan aqristay suaalo xitaa ima weydiiin rabi ayaa iga indho saabay alx

  • @calicumar6935
    @calicumar6935 3 ปีที่แล้ว +1

    kan waan aqaan hada germany ayuu jogaa finsensi ayuu labaxay

  • @zezmustafamohamed297
    @zezmustafamohamed297 3 ปีที่แล้ว

    The only big worker Somali TH-cam keep going bro hasow wlhi ninkan wu uqalma 500k subscribe Somalida waxy dawadan kuwa mala yacniga

    • @super-boy7762
      @super-boy7762 2 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi waayo ninkan mala yacni oo qosol io reaction lma imado adunyadu io tech ayu la socoya blse dadkan qosol le ka maqan wa ngu nasiib daro

  • @_7zakh_739
    @_7zakh_739 3 ปีที่แล้ว +1

    Video ga odamaystiran meel igu sheeeg wll 🙏🙏

  • @hibanuura5560
    @hibanuura5560 3 ปีที่แล้ว +2

    Wau qal qalay ninkani

  • @farxiyashiiq2530
    @farxiyashiiq2530 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aboowe noo soo badi aan soo baxne kkkkkkkkk 👍

  • @shukrialasow1158
    @shukrialasow1158 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi igu qaado caadi ah buu galiyay

  • @halamadrid388
    @halamadrid388 3 ปีที่แล้ว +3

    Magaca uu wato ayaaba ka da,weyn😂😂😁

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk salan sare mel wax kaga sohoreyo adan ogen wey dhib badan tahy thanks bro

  • @Salman-jk6li
    @Salman-jk6li 3 ปีที่แล้ว

    Malin dhan aan kuqoslayay mr hore aan dawaday waa nin go aan kusocdo

  • @zuldaancalibaazhi6569
    @zuldaancalibaazhi6569 3 ปีที่แล้ว +5

    Hossow in the belding keep up zxb
    Tagero buuxa kuu ahay🔥✊❤

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏

  • @Daawasho1
    @Daawasho1 3 ปีที่แล้ว

    ninkaba waxaa iiga qosol badan hosow pro sxb waan ku taageer sanahay

  • @abdikaniahmed3609
    @abdikaniahmed3609 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka waxaa la dhahaa. Uk borber agency. Youtubka ku qor hadaad Englishka ku hadashid ka daawada halkaas insha allah.

  • @aslimgamer4389
    @aslimgamer4389 3 ปีที่แล้ว +2

    One love pro waan ku tageeraa

  • @faraxsanemediagroup3924
    @faraxsanemediagroup3924 3 ปีที่แล้ว

    hosow pro noo soo badi muuqal kan oo kale

  • @rahmohussein490
    @rahmohussein490 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa nosoo badisaa please maxkamada ilmaha aniga ma dhalin iyo waa dhashy leysku heestay waa ka helay

  • @gambane666
    @gambane666 2 ปีที่แล้ว

    Walahi aniga arkay tanoo kale
    Kenya ayaa fiso buk kugalay wayna isoo qabatay

  • @maxamedxusen768
    @maxamedxusen768 3 ปีที่แล้ว

    Keep hoing

  • @shamsomaxamed429
    @shamsomaxamed429 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow abowe atoorayasha marka lawaray sanaayo maa sidan okale noo soo qabatid

  • @bin_yuusuf7480
    @bin_yuusuf7480 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs my bro cusman Hosow❤🙏✔

  • @ezmah24official33
    @ezmah24official33 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi bro barnaamijkaan waan Ka helay ❤️♥️🔥🔥 nosoo biiri

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 ปีที่แล้ว +1

    15 jir 1990

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

    qofku diyaarad ayuu soo raacay wuu dawaqsanyahay

  • @gobdeeq958
    @gobdeeq958 3 ปีที่แล้ว

    200k waa so carfayaa hore u soco walalkey

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 ปีที่แล้ว

    Zxp hosow the moment truth aaway waan sugeynaa

  • @safwancarab1459
    @safwancarab1459 3 ปีที่แล้ว

    Part two

  • @roodoyasin2094
    @roodoyasin2094 3 ปีที่แล้ว +1

    Nosodhamestir wll 😘😘😘

  • @bin_yuusuf7480
    @bin_yuusuf7480 3 ปีที่แล้ว +1

    200k Coming soon

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 3 ปีที่แล้ว +4

    Oh 😭😭😭😭😭😭🤭🤭

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk mahadsanid waa ku qoslay muqaalkan noosoo badi hadaa awoodo

  • @noranalka8897
    @noranalka8897 3 ปีที่แล้ว +1

    Hosow wll mahad sinid

  • @haniisse8380
    @haniisse8380 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan maxaa ka rabtiin nin weyn madaxiisa ciro leh ayaaba isku dhiibey 16 jir

  • @abdullahisalat1046
    @abdullahisalat1046 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend waye ninkaan hhh

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha keep going walkey

  • @abdulkadirabdi8059
    @abdulkadirabdi8059 3 ปีที่แล้ว

    hossow pro mka soo sameen karta muuqaal sida aad ku tagtay wadanka aad joogto hada

  • @hibanuura5560
    @hibanuura5560 3 ปีที่แล้ว +3

    keeb going wllkey

  • @sagalabdinasir3267
    @sagalabdinasir3267 3 ปีที่แล้ว +10

    First comment🥰

  • @yusufcodey
    @yusufcodey 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadal hayntu waa sharef 🥰

  • @beyaimn21
    @beyaimn21 3 ปีที่แล้ว

    Horaan u arke Haa

  • @fahadaliii5897
    @fahadaliii5897 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😁😁😂😂 qosolka anoo isku celi is leh ayaad iga qoslisay Bro

  • @abdinorali4810
    @abdinorali4810 3 ปีที่แล้ว

    Pro isku day inaa mid kale so sameysid

  • @saynabxasanxaydar7131
    @saynabxasanxaydar7131 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan wll

  • @queensaaram5501
    @queensaaram5501 2 ปีที่แล้ว

    Wiil muxtarim ah baa tahay bro wax ku qarson mana aqaan waayo bini.adam ba tahay😅🥺

  • @ismacil_10
    @ismacil_10 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan muuqaaladaada soo koob

  • @user-jl4iz8uc6f
    @user-jl4iz8uc6f 3 ปีที่แล้ว +1

    Muqaalkisu xaguu yalaa oo dhmaysa

  • @MOXASHI
    @MOXASHI 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 I like these video keep up the hard .

  • @hoygafilmadatube3335
    @hoygafilmadatube3335 3 ปีที่แล้ว +1

    Am so happy to be Mohanka kkk
    Ì know that u have suprised😇

  • @player-kaafrica2479
    @player-kaafrica2479 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani Afrikuu Bahdilay duli weeye 😕

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 3 ปีที่แล้ว

    East Africa africanka kunol waa bila caqli subxanalh

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk walahi waa runtaa kuli SAS aan qoranaa meelwalboo joogno waad iga qoslasiisay waliba waanba aamina Dada aan qoranaa

  • @dayaxdelionurur5898
    @dayaxdelionurur5898 3 ปีที่แล้ว

    Wankuwata sxb mcn keep going

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 3 ปีที่แล้ว

    Herxamar waxay dhahen ben hadad benshegayso xusustaa habadnasto

  • @Chen12347
    @Chen12347 3 ปีที่แล้ว +2

    😂indho adeyga uu 15ba jira u dhahaya igu drn

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 3 ปีที่แล้ว

    200k soon🥰

  • @seeynabxuseen5179
    @seeynabxuseen5179 3 ปีที่แล้ว

    Keep going broh

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว

    Agina to Pro Usman hosow

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin allow usaqiir 😀😀

  • @nasmaomar7029
    @nasmaomar7029 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh sheeko kale oo yaap leh.🤣🤣🤣.....Bro ilaah ha inoo kaaa xfido 🤲🤲.

  • @baxwalabdi9382
    @baxwalabdi9382 3 ปีที่แล้ว

    Sxb haasow keep move
    Sxb waxan kuweydiinaa video swrka Thumbnail saaran Appka kuhabaysay

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 ปีที่แล้ว +2

    Hossow pro keep forward pro
    Pin ii saar sxp waa cr7ka
    Commentska 😂😂😂😂

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk uncle London kkkkk mayee mother Birminghan

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 3 ปีที่แล้ว

    Mah shanyo toban jir wu ka weyn yahy

  • @hal-abuurcaddaaniismail1825
    @hal-abuurcaddaaniismail1825 3 ปีที่แล้ว +3

    Qish ayaad i siisay brother hadda ayaan diyaarad saranahy🤣🤣👍

  • @amiizuzu6577
    @amiizuzu6577 3 ปีที่แล้ว

    Hosogeena💜😌

  • @hanadcali2086
    @hanadcali2086 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb muqaladan no so badi

  • @dadirhanas8534
    @dadirhanas8534 3 ปีที่แล้ว +1

    Judge danies bond barnamij noga so diyari sxb

  • @asiahussein9549
    @asiahussein9549 3 ปีที่แล้ว

    Nigeridu waa dadka dunida ugu dhib badan

  • @khaalidcarab4102
    @khaalidcarab4102 3 ปีที่แล้ว

    video wan ika jeclahay 100 ku dhawad wan daawaday chanalkas ban kadawayday real responders

  • @leylokhalif2348
    @leylokhalif2348 3 ปีที่แล้ว +2

    Ben sheg lkn ben run uu eeg sheeg beni red maleh😂😂😂

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 ปีที่แล้ว

      Beeen ma ahan wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @deeqshowtube
    @deeqshowtube 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll hormar ayaan rabaa in aan ka sameeyo TH-cam please share out garab igu sii wll

  • @cadeymaxamed2092
    @cadeymaxamed2092 3 ปีที่แล้ว

    Aboowe filmkii qabri qodaha xaskiisa xage ka dawana☹😕😕😕plz isheega

  • @anababyan5422
    @anababyan5422 3 ปีที่แล้ว

    Wan wesley walaahi

  • @udgonnimo
    @udgonnimo 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC, hosow wakuslame

    • @udgonnimo
      @udgonnimo 3 ปีที่แล้ว

      Hosow salaanta qudon dee ina adeer

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 3 ปีที่แล้ว

    1 bishii koowad kkkkk wlhy waa runta wll somalidu dhamantod waa sida