nio barnamaijkan aad iyo aad ban uga hely dhamn dadkuna way ka hleen plz wakhti badan gali oo qayba badan nosoodaa wxad naga maqnayd 2 maal IYO mood 9 sacadood ah videogana markaan arkay waaba 5 daqiiqo wan yara xanaqay lkn wan kugu qadanaynaa si kastoy ahaataba MAHAD SANID 10000000 MAR
اللهم إني أسألك باسمك الأعظم، الذي إذا دعيت به أجبت، وإذا سئلت به أعطيت، أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت، الأحد الصمد، الذي لم يلد ولم يولد، ولم يكن له كفوا أحد: أن تغفر لي ذنوبي، إنك أنت الغفور الرحيم. اللهم إني أسألك بأن لك الحمد، لا إله إلا أنت، المنان، بديع السموات والأرض، ذو الجلال والإكرام، يا حي يا قيوم: أن تتم علي نعمتك، وتنشر علي رحمتك يا رحمن يارحيم صلى اللهم على محمداً و على آل و صحبه و سلم. 🌹🌹🌹
hosow wall shekadan maalin kasto no so daa wan ku hesanaye hada ku gu so biray muqaladadana wa ka heley xita kuwi hora dib u dawada horey u soco wallky
Hosow san u sugenay shekada iyo se ku dhamatay is malaha waxe nagu naqatay shekadi didinka ola dhahay abahin wo imaday o dhahayay ciyal ka ha iga ka cin hadale ba baxoya aso bil maqna🤳🤔😂😂😂👨💻🙄
Plz saan naga dhaaf 5mnt maa sugaynay 2 days🙄
Xabiib keena maxamed scw ku sali wll qlli
5 daqiiqad markaa arkay imaanka iga tagay maxaa dhacay is dhhay lkn hada waa okey keep going hosow
form Hargeisa
wlhi maalintii aad ku fekertay,inaad barnaamiyo noocan ah noosoo gudbiso ayaa maalin khayr leh ahayd,waxan wax badan ka bartay,dhaqamada dadka reer galbeedka habfikirkooda iyo waxtiro badan. wll noo wad aad baan ula dhacaa wlhi
Masha Allah.....keep going I support most part 2...yeeeeees🤩😍🥰💯❤
Mhd said wll intii muhiimka aheed waa noo soo diyarisey allaha ku xifdiyo
Mashallah bro mcn am proud of you the way you make us happy walai I'm always waiting your videos 🤳👩💻
Wan sugaayey wllhi hosow wllo soodaaa heee kursi ayan ugu fadhiyaaye
2000k as soon •°•keep going pro}
200k
Walal Sharaf Mudan Hosow Pro Nooso badi Sheekoyinka noocan mahadsanid Masul Waan Ku tageera Sxp
Sxp noo soo badi 15 horse kadib rabnaa plz intu igu raacsan
ismail pro wan ahay TH-camr ee icaawi pls 💯THANKS
Sln sre hosow bro hor mr wcn insha allh wll😘
Barnaamijyadaada in bdn aan xiiseeyaa wll hosow pro inoo soo badi ✌️🙏🙏
Masha allaha keep going walkey
asc wlalakay hosow pro waxan rabaa inna d noo soo tabisoo sheekhoyinka qisooyinka sirdoonka adunka fadlan sheekhadan kama halin
San xal mahan Hosow so badi shekada xita daqiiqado fcn ka dhig
Mashalah bro qaali horre usoco sxboow
nio barnamaijkan aad iyo aad ban uga hely dhamn dadkuna way ka hleen plz wakhti badan gali oo qayba badan nosoodaa wxad naga maqnayd 2 maal IYO mood 9 sacadood ah videogana markaan arkay waaba 5 daqiiqo wan yara xanaqay lkn wan kugu qadanaynaa si kastoy ahaataba MAHAD SANID 10000000 MAR
Maasha Allah..... horay u soco hormar wcan.....
Thanks hosow qabta 3
اللهم إني أسألك باسمك الأعظم، الذي إذا دعيت به أجبت، وإذا سئلت به أعطيت، أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت، الأحد الصمد، الذي لم يلد ولم يولد، ولم يكن له كفوا أحد: أن تغفر لي ذنوبي، إنك أنت الغفور الرحيم.
اللهم إني أسألك بأن لك الحمد، لا إله إلا أنت، المنان، بديع السموات والأرض، ذو الجلال والإكرام، يا حي يا قيوم: أن تتم علي نعمتك، وتنشر علي رحمتك يا رحمن يارحيم صلى اللهم على محمداً و على آل و صحبه و سلم. 🌹🌹🌹
Salan sare inta badan ma hagagto dad labo wadan kala joga thanks bro
Saan usugaayay lee tnk u bro
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍👨🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
Masha allah waan kusoobiire wll janalkaga waxaan rajeynaa inaankafaa idi doono aadbad umahadsantahy
I like emissions TH-cam
Waa mahad san tahay walal waxa sugnaba waa sheekada xigta 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Thank u walal sida quruxda badan wax inuguso gudbiso❤
Hossow sxbow shuceb nuur xagu ka baxay wan wayay ayantane ?🙏
Wlhi anakula mida wnwayy qofkas
Wllkay hosow wan sugayay thanks bro
Mashallaah aad ayay u qurux badantahay sida muuqalada mid marba aad usoo galaysid si aan looga caajisin 👍🥰 waana kaa sugayna sheekadan mida xigtta rapper ka ah
Keep going abwe❤
Wow lkn wll wad la so dahde haded la so dhakhso wll thank you
Masha allah wll hormar wacan
In shaa Allah
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever jir oo joog ✍💯🙏🌹🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🙏🙏
iscaatey kulahaa Naag caato ah yaa rabo kkk we love balbalaarka
Hhhhhh
Team balbalaarka hadaa nahay waan ku wadanaa mohamed buskut
👉👉☝️☝️☝️☝️☝️👏👏👏
Ala been badnidaa. Naagtaada suradeeda waa la wada arkay.😋
maasha Allaah sheekadaad wan jeclahay
hosow pro fariid badtahay wllo
hossow poe qali keep going from qardho🥰😍😍🥰🥰🥰🥰
Keep going pro
Sxbow ilaa 25 daqiqo noga dhig
Hosow sxp dad badan aya ku sugano 5 min wax miya hanoqon ee sobadi vedio ga ugu yaran 15 min thank you wll
Thanks hosow wall qali ❤❤❤❣💯🙏
Gabar kasta comment aqrinaysa wlshy mcn iyo wallky isboqdha💔🥰
Noosoo dadaji waad la raagtaayee 😉
Wan sugayay part 2
Hosow pro Waayadan Waad Naga ilowday
Isfashili Lacag Darteed. Mahadsanid
5 mins enough ma' aha please soo badi
Pro qisoyinka nucan ah nosobadi ok
Pro naga daa jacelkan an sura galeynun labo is qadatay noso radi niyada hanaga jabinine
Sidaa u sugayay waba dalay thanks
Sxbo soo badi barnamijkan
Wll ku sali nabiga scw.,
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.,
Sheekoyinkan waan jeclahay plz noso badi sheekada badan
Barnaamijka dadka waaween lee miyaa any way keep going
hosow wall shekadan maalin kasto no so daa wan ku hesanaye hada ku gu so biray muqaladadana wa ka heley xita kuwi hora dib u dawada horey u soco wallky
Yes liketa iyo comintiga ani ugu horeeyo wana markii igu horeesay aad ugu farxay 😱❤️💯🌹💋🙏🙏
Wan Ragsaday
Shugrn wll 🙏🥰
Wn sugayey thanks bro😃😃
Masha Allah ariiki aadey
Asc hosow wall qali
Barnaa mijkaan waan jeclahay
Waan ka sugeyney mahadsanid
hosow pro gabadha wadankee u dhalatay ma fahmin.
Wcs
Hore usoco aboowe
Hore usoco wll shekada sodhaqaso 🥰🥰🥰🥰
Waxa film miya misa run🤣
Walaal omar waxaad ka Soo hadashaa xulka qaranka soomalia ee ku dheelayo dalka qadar ee dayaca la galiyey 😪🇸🇴.
#oceanstars🇸🇴🇸🇴
Meeshaan ogaansho ma aha hosow pro weye wll
Hosow aniga Cato isku nacay hada waxa ma iledahay wa farxad,🙄🤣Alx ilah calol iyo cadiin I'ma yelin
Wlalaal mahdsanid lakin nogu soo dhaqso
22commens ayaa iga hooreeso inta iga dabbeeysa like
wad inaga soo daahisaa muqaalada qisada xigta inoogu soo dhaqso
Waad la Soo raagte noola soo dhakhso
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.,
Qizada hanagala raagin xiizo saaid ah bay ledahe🌎sidad noogu dadaalayso mahadzaNid zheekooyin jcyl iyo qosol ah noso badi love don't judge
Af-Soomaaliga Xarafka Z Kuma jiree ina Adeer iska Sax, Waa ladhawraa Af-kaaag, Dhaqan-kaaga, Diin-kaaga.
Sheekooyinkan waa kuwo xiiso leh cashirana ku jiraan ADOO MAHADSAN SOO BADI KUWO TAYo leh
Hi bro
Waaba iloownay waasoodaahday
Go forward💫🥰
Midaan mid ka xiiso badan miyaad soo wadaa cusmaan
Keep going bro 🥰🥰
butaceey waraa kuu yaalo😂😂😂
Wlalal nogu soo dhaqso please wlaal
Ahaaaaay iiiwad sheekada🤭
😊😊
Sooo baadi
Waa sugayay 🤪
Walahi waa murugo iyo ciil
Wakuwata
Carabaakan waa beentisa waxu rabey vis
M.a
Wcs wr wb wll
First person to view 😁😁
barwaaqo baruur iney gym taktio maxaa udiday iska bax dheh dulufta feeraha weyn 😀😀😀😀
Mu iska cnba cnbesto usbo dofrka🤣
Hadaad hooyadaa kuu nooshahay alx dheh
Like haiga ilaawin
👇
Hosow san u sugenay shekada iyo se ku dhamatay is malaha waxe nagu naqatay shekadi didinka ola dhahay abahin wo imaday o dhahayay ciyal ka ha iga ka cin hadale ba baxoya aso bil maqna🤳🤔😂😂😂👨💻🙄
❤❤❤
Waxan weynida bdn yaa la nolaan karo