Cabdulaahi Cumar Xarrago. Bi'i waa Haween. Erayadii Axmed Saleebaan Bidde. 15/8/1976

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +8

    Aduun waa aduun waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa.😭😭

  • @khaliifcalin509
    @khaliifcalin509 10 หลายเดือนก่อน +1

    xasuus wacan

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +1

    The goat of somali Singers Xarago AHN.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +3

    Laxan yaab badan. Heesta si lama filaan buu u bilaabayaa muusigga kaddib. Jiim Sheekh Muumin halyay faneed. Fannaanita hadda heestan mar kale ma qaadi karaan. Maskax gaar ah bay u baahan tahay.

    • @adanjamakahin1671
      @adanjamakahin1671 ปีที่แล้ว

      Waa runta, fanaaniinta imika way ku adagtahay inay sida ugu heesan, garaacid musuq maba kari karaan.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ปีที่แล้ว

    Very had song no one can sing like him waa wada un IYO ereyada dhextaalada laga dhex xadayo IYO turuko miidhan it very had NIN fananaan hore ah ama musikaysta ah UUN baa fahmi kara ahn cabdilaahi CUMAR xarrago jecel wuxuu KA mid ahaa FANAANIINTII CIIDADANKA ASLUUBTA SOMALIYEED EE KOOXDII ONOKOD MARKII DANBENA XANUUNSADAY OO XAGGA DHIMIRKA NOQDAY WUXUU AHAA FANAAN KA COD DIWAN FANAANIINTA IS OO ODHAAHDA KU DHAWAAQIDA ERERYGA KORKAXAADISAK AH KHATAR KU AHAA SIDOO KALE KOODA WAXA AAK MID AHA AHN KA AMIISTIHII KABANAIISTIHII WAYNAA JIIM SHEEKH MUMIN WAXAY AHAAYEEN DHAKINYARO MUSICAN KOODA JARMALKU TABABARAY MUQDISHO😂 GUDAHEEDA DHINACA MIYUUSIGA LAGAMA SHEEKAYN KARO KOXDAN KHATAR BAY AHAYD
    DHINACA MUSIGA INTAAN KA XASUUSTO
    1- JIIM sheekh mumin ah
    2 - Siidow
    3- Shamuukh
    4. CUMAR boonge
    5. AHN faarax dakharre
    6. AADAN DARWIISH
    INTAAS BAAN MUSISHANKII KA XASUUSTAA

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 2 ปีที่แล้ว

      Heesta sida uu u billaabay waa sida Xasan Aadan u billaabayo “Gorayoy gabbal kuu dhac”. Laxanka heestan marxuum Jiim Sheekh baa sameeyey. Marxuum Shamuukh batariga.

  • @mohamudmuseaden8453
    @mohamudmuseaden8453 ปีที่แล้ว

    Xarago waxaan oran karnaa waa taban fanaan oo isku dhex jira sida maanta ma loo qaadi karaa?
    Jawaabtu waa maya dhinaca musiga iyo tartiibta waa prfesional songer

  • @somalisubscribersonline4124
    @somalisubscribersonline4124 4 ปีที่แล้ว

    Horey usoco adeer kale kici

  • @hodanhirsi7940
    @hodanhirsi7940 4 ปีที่แล้ว +3

    Xagee kasoo heshaa hesaha qarniyadii hore ah

  • @abdimohamed1908
    @abdimohamed1908 4 ปีที่แล้ว

    True legend

  • @bastian6210
    @bastian6210 4 ปีที่แล้ว

    Zhp lyris usamee heesahaan oo kale

  • @khaliifcalin509
    @khaliifcalin509 หลายเดือนก่อน

    Xarago xasuus

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariiso

    • @josephwalker484
      @josephwalker484 3 ปีที่แล้ว

      i guess Im kind of randomly asking but does anybody know a good site to watch newly released series online ?

    • @kingeli8839
      @kingeli8839 3 ปีที่แล้ว

      @Joseph Walker i watch on Flixzone. Just google for it =)

    • @kyngadrian4692
      @kyngadrian4692 3 ปีที่แล้ว

      @King Eli yea, I have been watching on Flixzone for since april myself :D

    • @josephwalker484
      @josephwalker484 3 ปีที่แล้ว

      @King Eli Thank you, I signed up and it seems like they got a lot of movies there :) I appreciate it !

    • @kingeli8839
      @kingeli8839 3 ปีที่แล้ว

      @Joseph Walker Happy to help :)