Xarago iyo canab diiriye (kuu idhi idhi)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +7

    Xarrago iyo canab diiriye cabdi gahayr waa ruwaayadii gar haween iyi guur eraydii axmed saleebaan bide laxankii jiim sheekh mumin 1975kii bay ahayd waxay wada sodden ruwaayadaas iyi wajiyaal is xasuusta it was golden time and old is a gold

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 3 ปีที่แล้ว +6

    Xarago waa fanaanka xaga talantaaliga aan ugu jecelahay wuuba ku xaragoodaa

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 หลายเดือนก่อน

    Xarago isaga oo waalan ayuu joogay harta sheekha markii iigu danbaysay 1996 allaha u naxariisto

  • @Geeljire22
    @Geeljire22 5 ปีที่แล้ว +5

    AHU Cabdullahi Cumar Xaraga Fannaan cajiib ah oo cod gaar ah iyo Music u keli ah leh buu ahaa.. bal dhagayso reenka lead guitar-ka waxa guux iyo gariir baxaya tolow hadda sidaa ma loo timi karaa oo loo heesi karaa

  • @caliyare8724
    @caliyare8724 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow caafimaad taam sii Abwaan maxamed mahamud qaaqay

  • @aflaxflash9863
    @aflaxflash9863 5 ปีที่แล้ว +5

    Heesta waxa la qaada xarago fanaanadii alle haw naxariisto labadoodabee
    Sahra mire weheliye sidaasaan u aqaan sxbe dib ugu noqo

    • @khairaaliammaan2130
      @khairaaliammaan2130 4 ปีที่แล้ว +1

      Canab diiriye weeyaan iney nooshahey mooyaan

    • @mohamoudibrahim8153
      @mohamoudibrahim8153 3 ปีที่แล้ว

      Way nooshahay canab diiriye laakiin xarago iyo canab kale koox Bay ahaayeen

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamoudibrahim8153 sxb canab diiriye gobolker ayay ka, jeeday halkee se kuugu war dambeysay

    • @mohamoudibrahim8153
      @mohamoudibrahim8153 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafadiriye1013 waa reer hargaysa waanay nooshahay oo hargaysa ayay joogtaa

  • @hamdiamohamed207
    @hamdiamohamed207 4 ปีที่แล้ว +6

    Erayada abwaan mohamed Mohamuud qaaqaay ❤

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 9 วันที่ผ่านมา

    Cajaaib Alloow idiin naxariiso intii dhimatay

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +1

    Raxmaanku haw naxariisto Xarago

  • @abdirizakballack351
    @abdirizakballack351 ปีที่แล้ว

    Qof walbo da,duu jiro dib miyuu u celiyaa doobnimo ku waaraa ❤

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninka Soo galiyey heesta Sxb Waad mahadsantahay

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 3 ปีที่แล้ว +1

    Heeso wanaagsan baad noo soo gudbisey walaalkey mahadsanid ssc buuhoodle

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว +4

    Sawikaad saartay waxa weeyi kooxdii 4 mars ee Djibouti dhamaadkii 1980nadii

  • @mamebosshoskasi8834
    @mamebosshoskasi8834 2 ปีที่แล้ว

    Xarago sawir kiisan ubaanahay sxb ❤❤❤

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 5 ปีที่แล้ว +1

    illaahay ha unaxariisto cabdilaahi cumar xarago
    WooooooW yaaasalaM
    😭😭😭😭😭😭

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaanad garanayn lama soo bandhigo been ha sheegin sahra mire lama qaado was xarago iyo canab diirye cabdi waxaanay ka mid ahayd Ruwaayadii (gar haween iyo guur) oo uu alifay Abwaan Axmed saleebaan Bidde 1976kii

    • @Qaramimedia1
      @Qaramimedia1  5 ปีที่แล้ว +1

      Yaa ku yidhi waa sahra mire malaha wax kalaad aragtey

    • @Mamar6310
      @Mamar6310 5 ปีที่แล้ว

      QARAAMI MEDIA ali eeg hoosta ninka commentka bixiyay aflax flash hoost eeg Kamas baa sahra mire soo qoray

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว

      Caanb diirye gobalkee ka soo jeeday hada se hadey nooshahay halkey ku nooshey

    • @facecabdi
      @facecabdi 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mustafadiriye1013hargaisa waa ney nooleyd markii iigu wardanbeysay

  • @amranaqli1304
    @amranaqli1304 5 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah dayashiyo maxaa guur labadaa iskaga danna saw maaha deelqaaf eeshcalaa hees

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaaam heestan maxaan raadiyey

  • @abdirahmanomar3224
    @abdirahmanomar3224 5 ปีที่แล้ว +1

    Dee niyaw sxb adigu videoyadaadii ayaan doonaynaa nagadaa waxanoo nuuradiin

  • @togdheerburco1032
    @togdheerburco1032 2 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam xarago iyo sahra mire

  • @rosaasroosa
    @rosaasroosa 4 หลายเดือนก่อน

    Xasuus❤

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว

    Canab diiriye ma ,aha fanaanada heesaysaa soo sheega hadi kale waa inoo after one year insha allah

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭aniga xitaa

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 4 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful

  • @mmpfans109
    @mmpfans109 5 ปีที่แล้ว +1

    eeshcalaa qaraam song but yours is more better than this .

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib eeg ninjka afalax flash ku Quran Rabat baa qoray in sahra nite ka qaado hoosta eeg

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 5 ปีที่แล้ว +1

    Raaxeeye soodaa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow ku denbi dhaaf

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว

    Ninja soo qaaqaay baa sameeyay added hanala mirmin waxaanu ahayn ragii musigan wax ka tumay stop the fake news