Sxb waxaan u maleeynayaa riwaayada magaceeca in la yiraahdo, Gar Haween iyo Guur, Axmed Saleebaan Bide ayaa lahaay lkn waxaan u maleeynayaa laxanka heesaha inuu lahaay Qaaqaay.
Axmed saleebaan bidde ayaa leh oo kooxdaa onkod oo dhan isku duba riday kolkuu kinsi iyo canab allah ha u naxariistee soo saaray uu ku daray kooxdaa si ay u shidaan qaaqaa kaftiisa Axmed saleebaan bide macalin u ahaa sida la sheegay
Inan waa la doonaa
Waalid laga duceeystaa
Dadab lagu aroosaa
~ bidde, xarago iyo Jiim rag culus🔥
Axmed Saleebaan bidde kaligii ayaaba fan ah.❤️
Bahda madays ad iyo ad bay u mahad san yihin waxay so dayan hessba hestay ka qima badan tahay 🥰🥰
'Dumar Qabidu Waa U Sharaf
Debed Meerku Waa U Ceeb,,,
Mirihii: Axmed Salemaan Bidder
Qabasho: 1976
Laxankii: jiim Shiiq Muumin
Folder Cajiib baa bar yahaan inagu socdo iguwad (MAADEYS)
🙏🥰🙏🥰🙏🥰
Sxb waxaan u maleeynayaa riwaayada magaceeca in la yiraahdo, Gar Haween iyo Guur, Axmed Saleebaan Bide ayaa lahaay lkn waxaan u maleeynayaa laxanka heesaha inuu lahaay Qaaqaay.
Malahayga Axmed Saleebaan (Bidde) baa miraha sameeyey🔥
Maadeys Thanks 🙏 Axyaa Xarago and Canab RIP 🪦
Wa he's fini ah thanks all of the lagend❤❤❤❤❤
Maadeys waxaadan hubin ha sheegin heesran qaaqaa ayaa leh
Axmed saleebaan bidde ayaa leh oo kooxdaa onkod oo dhan isku duba riday kolkuu kinsi iyo canab allah ha u naxariistee soo saaray uu ku daray kooxdaa si ay u shidaan qaaqaa kaftiisa Axmed saleebaan bide macalin u ahaa sida la sheegay
Markaan maqlo codadka xarrago ama Kinsi waxaa si toosa iigu sawirma koox walaalo saaxiibbo iyo beer iyo beerkutaal isku ahoo ka kooban
Bidde
Tarabbi
Jiim Shiikh
Kinsi Xaaji iyo
Xarrago
Sahra mire
Qalinle
Xaydar iqb
Mahadsanid maadeysow👏
asc wan kusalamay sxb kkkkkk