ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waa gabadh Aqoon caafimaad iyo ilbaxnimo iyo karti leh. Masha Allah Tabaraka Allah ❤❤❤❤
Congratulations wasiir. U are from.a permanent family and your husband is highly intellectual.
Habo Allah yabarak ... cabdulqadir jirde full respect. Ilahay cimriga ha u siyadiyo
❤ Mansha Allah Hambalyo Abtiyo.
Maansha allah gabadh caqli badan runtii allae haydin xifdiyo ❤❤❤
Reer Saalax Yacniile waa la garanaya illahay haw naxariisto wuxuu ahaa ragii wasaarada Maliyada Somalia dhisay wuxu qabay oo caruur ay walalo yihiin Wasiirada dhashay Allaha naxaristo Habaryartay Haweye Cali oo ay hooyaday ilmadeer ahayeenWaan ku habalyaynaya inaabti illahay xilka hakuu fududeeyo wasaarada waan hubaa in aad wax badan ka badalaysan
Wasiiradda waa qof ilbaxnimo iyo aqooni ka muuqato Alle ha ku Asturo xilka loo igmaday…
Waa gabadh Fariida Waxka Wayn ayay uqalantaaQabyaaladu dad badan oo noocaasa ayay reebtay
Maasha allaah waa marwo fiican oo qaaliya oo diini ka muuqato
Gob gobi dhashay reer saalax yacniile qofkasta oo reer hargeisa ahaan jiray wuu yaqaana hambalyo ayaan leeyahay wasiir
Maasha allaah guuuuul guul
Masha Allah Oramadiina wuu magacaabey ciro
Xaaji Cali diri dhaba sheekhii assay iskuul xaaji cali
Khar isha allaah
Reer saalax yacniile waa reer hargeysa la yaqaan .waa ismaaciil yare seedidii ina jirdana ooridiisii xagaana eega.
Sedeed iyo sideedkii af somaliga ku sheeg marwo
Haddii aan qofka la keenaynin ma cv iyo interview iyo imtixaan baad gashay edo?
Dee soodigan reer nagu bilaabay wasiir
❤
Gurgure gabillay daga maan arag.
WAA REER DARIIQO WAA REER SHEEKH SAAXIL
Haa waa qoladii gurgure ee reer sheikh bagaa xil loosiiyay@@fatimahashim5596
Gabdhani ma Arab ayaa qaba ma cqdir qaba Miyaa waa faridee
Qorbajoo loo mahaan sababtoo ah layslama jaanqaadikaro
😂😂😂
Aqoonto xagay kashaqaysaa siifii gadhlaa lagu yimaadayee kolay isaga uunbaa kukeenay
Halkeed dagtaan inaabti jibriil abokor baan ahayoo gobolka cagaaran gabilay baad sheegataane bal noo sheeg?
Ma akishada mise gurgure haday sidaa tahay waa reer itoobia itakalena degaanka gabilay iyagaa iyo midigaanku
Reer Gabiley baanad ahayn ama caruur baad tahay aan aqoon xaafada jaarkooda ee albaabka xiga.Waxay degaan Teysa, Ijaara ilaa duleedka alaybadey iyo Geedbalaadh!!!.
@mhamadahala Waxa jira dad meelwalba sheekta garan waxay ka helaan
@@ahmedyaasiin3957 mujaahid mahdi cali amaan ahay ragii fobolka danbaaba real gabley city gz
@@HindaAbdulle-fl2jj halkeey joogaan dagaan gurguruhu? miyaanay oromo iyo is ahayn wada dagin baabuli iyo haramaayo
Waa gabadh Aqoon caafimaad iyo ilbaxnimo iyo karti leh. Masha Allah
Tabaraka Allah ❤❤❤❤
Congratulations wasiir. U are from.a permanent family and your husband is highly intellectual.
Habo Allah yabarak ... cabdulqadir jirde full respect. Ilahay cimriga ha u siyadiyo
❤ Mansha Allah Hambalyo Abtiyo.
Maansha allah gabadh caqli badan runtii allae haydin xifdiyo ❤❤❤
Reer Saalax Yacniile waa la garanaya illahay haw naxariisto wuxuu ahaa ragii wasaarada Maliyada Somalia dhisay wuxu qabay oo caruur ay walalo yihiin Wasiirada dhashay Allaha naxaristo Habaryartay Haweye Cali oo ay hooyaday ilmadeer ahayeen
Waan ku habalyaynaya inaabti illahay xilka hakuu fududeeyo wasaarada waan hubaa in aad wax badan ka badalaysan
Wasiiradda waa qof ilbaxnimo iyo aqooni ka muuqato Alle ha ku Asturo xilka loo igmaday…
Waa gabadh Fariida Waxka Wayn ayay uqalantaa
Qabyaaladu dad badan oo noocaasa ayay reebtay
Maasha allaah waa marwo fiican oo qaaliya oo diini ka muuqato
Gob gobi dhashay reer saalax yacniile qofkasta oo reer hargeisa ahaan jiray wuu yaqaana hambalyo ayaan leeyahay wasiir
Maasha allaah guuuuul guul
Masha Allah Oramadiina wuu magacaabey ciro
Xaaji Cali diri dhaba sheekhii assay iskuul xaaji cali
Khar isha allaah
Reer saalax yacniile waa reer hargeysa la yaqaan .waa ismaaciil yare seedidii ina jirdana ooridiisii xagaana eega.
Sedeed iyo sideedkii af somaliga ku sheeg marwo
Haddii aan qofka la keenaynin ma cv iyo interview iyo imtixaan baad gashay edo?
Dee soodigan reer nagu bilaabay wasiir
❤
Gurgure gabillay daga maan arag.
WAA REER DARIIQO WAA REER SHEEKH SAAXIL
Haa waa qoladii gurgure ee reer sheikh bagaa xil loosiiyay@@fatimahashim5596
Gabdhani ma Arab ayaa qaba ma cqdir qaba Miyaa waa faridee
Qorbajoo loo mahaan sababtoo ah layslama jaanqaadikaro
😂😂😂
Aqoonto xagay kashaqaysaa siifii gadhlaa lagu yimaadayee kolay isaga uunbaa kukeenay
Halkeed dagtaan inaabti jibriil abokor baan ahayoo gobolka cagaaran gabilay baad sheegataane bal noo sheeg?
Ma akishada mise gurgure haday sidaa tahay waa reer itoobia itakalena degaanka gabilay iyagaa iyo midigaanku
Reer Gabiley baanad ahayn ama caruur baad tahay aan aqoon xaafada jaarkooda ee albaabka xiga.
Waxay degaan Teysa, Ijaara ilaa duleedka alaybadey iyo Geedbalaadh!!!.
@mhamadahala
Waxa jira dad meelwalba sheekta garan waxay ka helaan