Jamacoow, Sida Oromada kale iyo Amxaarada maad reerkaaga u sheegtid ineey geesiyaal halgama noqdaan? Maanta halka Abiy gumeeysto waa reerkaaga, waliba daqankii adoonta mareykan ee 1756 aa meesha ka socdaa, ninka Orom indhaha kama fiiri kartiin markaad la hadleeysiin, waa inaad indhahaaga dulka saarto
Warkii ugu fiicna oo aan maalmahaan maqlo
Xaga ethiopia waan idinka dhagaysanayaa laakiin markaad ka waramaysaan wiilal soomaaliyeed oo siyaasiin isku jabinayaan waa war xun
Ethiopia Somaliland badeeda haynaga mashquusho.
Kkk Maanta ka gadli maysaan Sanaag saw maaha. Haye kkkk Ethiopia ka hadla. Hhĥ
Jaamac KINTIR waa ku salaamay
Allahu akbar iyo aqlaaq xumo isku meel ma gasho ee isku xishoo
ha isruugto ha is raamsato ha iscunto
Amxaaro weeye ee maaha Axmaaro. Iska saxa magacooda qoladaas Xabashida.
waywada waalantahay hadan a way isdhax socotaa
Beenta lagu xa yey sii yaa miyaa meesha lkn abyey axmad waan ku farxaa jab kiisa in la xa yey siiyo
Xaasid nimo iyo xiqdi ayaa idinka buuxa
Xasan gurguurte isagaa bada iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin maantana waa cadaystay
Oday galad wan kusalaamay abti
ilahayow nagado afjar waxani weyna dhibe wana kuwi kacbada weraray ee dhulka lago
War horta galad wali majooga 😅😅😅😅😅 wanba waaye bariyahan😊
llhio etobia jabi jabi oromda abhod wasuen
isku dhaammaada
Asc j.gallad ma magacaga rasmiga ah miyaa wariyaasha somalida kuwa madaxa banaan ma magaran sida ay u shaqeeyan lkn somali adiga aad baan kuugu farxaa marar ka qaar anigu cidaada ma aqaano lkn somali inad tahay gartay kuuma taageero qabiilkaya matihid aragti ahanbaan kugu jeclahay ruta iyo gabasho la.aan kalsoonidaad iwm anigu reer awdal ok.
Waar itoopia ilaahay ayaa lajira ee iskagga hadha
alle lama jiro gaalo uraysa oo orthodox ah oo buurya qab ah.
alle muslimka ayuu la jiraa.
Jamacoow, Sida Oromada kale iyo Amxaarada maad reerkaaga u sheegtid ineey geesiyaal halgama noqdaan? Maanta halka Abiy gumeeysto waa reerkaaga, waliba daqankii adoonta mareykan ee 1756 aa meesha ka socdaa, ninka Orom indhaha kama fiiri kartiin markaad la hadleeysiin, waa inaad indhahaaga dulka saarto
Fanno waxay hub ka heshay masar iyo sudaan.
Dowladda jubbaland iyagana waa inay masar hub weydistaan maadaama hassan sheekh u saxiixay Abiye Ahmed badda soomaaliya inay qaadato
😂
Axmed madoobe ayaad ahaydeena caana fano ay maleysan
Jaamacoow ineey dabaal dagaan ithopia maxaa u diidey adigaba ciidanka doowlada in lalaayo waad u dabaal dageeysey