ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Dawldii Kulmiye waar dadku laandheraysanaa masha Allah.
Wle wasir saajin wasarada sfcn ayuu dedaal badan galiyey maagshi badan dalka waad usoo jiiday wasaaradu waa xusi dontaa Wle
❤🎉😢😢😮😅😊
Xolo
WAA NASIIB DARO in 34 SANO KADIB.DAWLADNIADU TAHAY MID KU NOOL JEEBADA SHACAB KA BAKHTIYAYA..MIISAANIYADUNA TAHAY LABA KASTAM WAXA YAREE KQSOO DAGAYA.WALLEE DAWLADNIMO INTA CIRKU INOO JIRO AYEY INOO JIRTAA..WAAR DALXIISNA MAJIREE.CAR BAL HAL QODOB OO GANACSI YAR YAR AAD TARTAY NOO SHEEG INAAD LACAG UUN KACUNTO MOOYEE.
Meel fican buu maraya heerka Kobaca dhaqaaluhu in kastoo aanan bersentiga ogeyn.dadaal baa lagu gadhaa hormar.
Bal qoodhaa iyo xerada 7 sano nin ku Leh wasaarad Baan joogey.ma guri Goodii baa.waxa odeygii riday waa waxaa.
Wlhy wu garnaqsaday qoladi reer borama ee odayga xafladaha beenta u qabanayay wasirka e hadana ka codeyay
Geesi kuma ilaawi doono
Xagee geyseen xoolihii aad ururirsaan? Cashuurta waa in shicibka wax loogu qabto oo ay wadanka ka muuqato ma aha in xoolaha ummadda in yari af u dhigato
War iyaku maha maliyada ee ganacsi cashuurta shuqulkumaleh
Dawldii Kulmiye waar dadku laandheraysanaa masha Allah.
Wle wasir saajin wasarada sfcn ayuu dedaal badan galiyey maagshi badan dalka waad usoo jiiday wasaaradu waa xusi dontaa Wle
❤🎉😢😢😮😅😊
Xolo
WAA NASIIB DARO in 34 SANO KADIB.
DAWLADNIADU TAHAY MID KU NOOL JEEBADA SHACAB KA BAKHTIYAYA..
MIISAANIYADUNA TAHAY LABA KASTAM WAXA YAREE KQSOO DAGAYA.
WALLEE DAWLADNIMO INTA CIRKU INOO JIRO AYEY INOO JIRTAA..
WAAR DALXIISNA MAJIREE.
CAR BAL HAL QODOB OO GANACSI YAR YAR AAD TARTAY NOO SHEEG INAAD LACAG UUN KACUNTO MOOYEE.