Degmada Awdheegle oo ka soo kabanaysa tacadiyadii ay ku hayeen kooxda Al-shabaab oo laga saaray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ส.ค. 2019
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 73

  • @ayaanleaadan4216
    @ayaanleaadan4216 3 ปีที่แล้ว +1

    Hargeysa idinka soo salaamaya qalbigan idika jiclahay

  • @suliemanibrahim3778
    @suliemanibrahim3778 4 ปีที่แล้ว +18

    war ninkani waa khayrihii labaade hehehhe sida khayre buu u hadal cad cad yahay masha allah iminka wax fiican baa muuqda

  • @jiinowlakisfakisofficials7578
    @jiinowlakisfakisofficials7578 4 ปีที่แล้ว +24

    Guulesto geesiyada Africa inash allh garabkina nahy 💪🏽💪🏽💪🏽❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅

  • @zainababukar2808
    @zainababukar2808 4 ปีที่แล้ว +6

    Noolada oo guuleesta waligii. Qarankeygooow

  • @zainababukar2808
    @zainababukar2808 4 ปีที่แล้ว +57

    Kenya ayan idinka so salamaya qalbigaan idinkala jiraaa

    • @yaqiintv3301
      @yaqiintv3301 4 ปีที่แล้ว +2

      Kenya kula joogaa gaar ahaan Gaarissa, walaal subscribe igu caawi abaayo qaali

    • @nicmohassan1339
      @nicmohassan1339 4 ปีที่แล้ว +1

      Guuul.leysta.insha
      Allah

    • @zainababukar2808
      @zainababukar2808 4 ปีที่แล้ว

      @@yaqiintv3301 Oke

  • @xaawoibrahim7716
    @xaawoibrahim7716 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhalin yarada iyo naagahaan caruurtan yaa la aamini plz

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 4 ปีที่แล้ว +10

    Somali national army guuleystoo inshallah

  • @gamestonediomond6017
    @gamestonediomond6017 4 ปีที่แล้ว +9

    Alshabab tuulo kasta shan askari baa ujooga somalidu malaha waxay modayan in ay al shabaab awood leyihiin waar wlhi hadii hawlgalkan toos loo sii wado way is dhiibayaan nimankan dhiig miratada ah

  • @sadammahomedabdullahi5551
    @sadammahomedabdullahi5551 2 ปีที่แล้ว

    Somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah awdheegle XDS Allah dhowro. jab Allah ku rido alshaydaan

  • @sharmaboy6642
    @sharmaboy6642 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah love xDS

  • @safiyaabdule7364
    @safiyaabdule7364 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allahu Akbar

  • @roda1149
    @roda1149 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalaha, Guulaysta geesiyashe SOMALIYEY

  • @abdulahiosman5277
    @abdulahiosman5277 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciidankeena xooga ilaahay Hanoo guuleeyo cimri iyo cafimaad alaha inoo siiyo Somalia Somali baaleh somalia hanoolato dowladeena Hanoo laato

  • @ramlaabdi8103
    @ramlaabdi8103 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha alaah Rabi ha idin Caawiyo. Shacabka. Wuu. Idiin. Duceeyanaayan. Guuuleesata. Aduunka iyo. AQIRO. Inshallah aaaaaaaaamiin

  • @user-pm3lm8ic6b
    @user-pm3lm8ic6b 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedfamos8618
    @mohamedfamos8618 4 ปีที่แล้ว +3

    guul xooga dalka somaliyeed SOOO

  • @SA-je6ou
    @SA-je6ou 4 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH ALSHABAABUL SHEYDAN AYAGA JAAJUUS U AH YUHUUDA OO LOO SO DIRAY INEY LAAYAAN MUSLIMIINTA WAR HURDADA KA KACA ALSHEYDAN MAANTA WA LIIDATA EE AN ISKA QABANO TANKALE SHIRKADAHA. DHAQAALAHA USOI ARUURIYO HALA GUBO SIDA DAHABSHIIL IYO SOMTALE KUWA UGU TUURO EVC HALA GUBO GUUUL

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah.guul.ciidanka.somaliya

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤️🤲❤️ Guuulll somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️ ciidanka xooga dalka Guull nabad iyo nolol

  • @wizzkingboychannel3133
    @wizzkingboychannel3133 4 ปีที่แล้ว

    M.sha Allah guul

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 4 ปีที่แล้ว +1

    I stand with Somalia defence forces (Somali hanolato)

  • @AhmedALI-yd5wn
    @AhmedALI-yd5wn 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah ha guul mariyo Somalia iyo qaranka. Dhalan yaro cilmi leh sida taliyahaani iyo madax weeyne Farmaajo. Ilaaheeyow ka qabo cadowga, dadka iyo dhulka soomaaliyeed.

  • @Brizzarelyyy
    @Brizzarelyyy 4 ปีที่แล้ว +11

    dhagar qabayaasha dadka dhameyey dila oo gowraca sida eey wax u gowracan ciidankeygiyow 🙏🙏🙏.

  • @aqbalnuurdinindhajaceel6650
    @aqbalnuurdinindhajaceel6650 4 ปีที่แล้ว

    Horay usocda guuleyes tayaal

  • @MohamedAhmed-ku2zp
    @MohamedAhmed-ku2zp 4 ปีที่แล้ว

    CXD Mahadsanidiin,

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah guuuk angana waan idin garab galayna lulululululu

  • @abdiwelinoor3152
    @abdiwelinoor3152 4 ปีที่แล้ว +2

    Soomaliya majoogi lkn qalbigeygu ciidamaduu lajiraa runtii

  • @misracabdi5639
    @misracabdi5639 4 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @Hassan-gd2dk
    @Hassan-gd2dk 3 ปีที่แล้ว

    Ilaa wakhti intee leeg ayay haysani jireen

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wajiyadooda waxaa laga dareemayaa inay daacad yihiin

  • @farhiyoali941
    @farhiyoali941 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allah cidankena xooga dalka aad ayaa ugu faraxsanahay guushina allaa idala jiro guul wacan

  • @zamatarapdilaahi8920
    @zamatarapdilaahi8920 4 ปีที่แล้ว +1

    Alllow somali xoriyada midigta kasii

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka iyo maalkoodi badbaadiya toogayey

  • @abdulahiosman5277
    @abdulahiosman5277 4 ปีที่แล้ว +1

    shabaab alaha halaago kaligood

  • @saidsomali9259
    @saidsomali9259 4 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo

  • @zakimohamed2860
    @zakimohamed2860 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @zakariyeamin1874
    @zakariyeamin1874 3 ปีที่แล้ว

    Amison halagasaro dalka

  • @HassanAli-de3bn
    @HassanAli-de3bn 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciidamada xogga dalka waa ciidanka lagu faano misana soo celsho dalka bilicdiisa iyo quruxdiisa

  • @mama.aftahan5840
    @mama.aftahan5840 4 ปีที่แล้ว

    Lo,das ey ĺaayen kenyanka ugandeska iyo itobiya meey qashaan iyagaa bakhtiga cunee geeshkayagoow guuleeysta

  • @fatumaosman2750
    @fatumaosman2750 4 ปีที่แล้ว

    Guul inshaalah

  • @abdiyare5863
    @abdiyare5863 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul ciidanka xooga dalka

  • @jimcaalesstv3156
    @jimcaalesstv3156 4 ปีที่แล้ว +2

    Ina aabe cadowga qulquli

  • @calishiikhcabdilaahi2906
    @calishiikhcabdilaahi2906 4 ปีที่แล้ว +2

    Guuleysta goobkasta iyo goorkastaba md farmaajo waxaan kavodsanayaa inuu taliyayaasha ciidanka xooga dalka dhammaan kawada dhigo dhalinyarada soobartay xirfada ciidanka waayo waxaa tusaale noogu filan general odawaa waxqabadkiisa

  • @halimaali1677
    @halimaali1677 4 ปีที่แล้ว +2

    Xoolihii aaba laayseen at dadka beerahooda ha idiinka fashtaano we Ka leexda xaase xoolaha u disheen

  • @abdinasirabdisalan1555
    @abdinasirabdisalan1555 4 ปีที่แล้ว

    Asc all

  • @ubaxubaxaxmad7225
    @ubaxubaxaxmad7225 3 ปีที่แล้ว

    Dagalmafiicno

  • @scmmaxamed3267
    @scmmaxamed3267 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah maanta waxay I latahay
    In gumays aynu ka xorownay ilaahow ciidanka xooga noo daa
    Calooshood u shaqaystsyaashii alshabaab ku xidhana iyo kuwii carabta ku xidhnaa weerbaa u xidhan

  • @ayala1627
    @ayala1627 3 ปีที่แล้ว +1

    1:14 iyo 1:17; nin caddaan ah baa ciidanka ku dhex jira. Qiyaastii waa calooshii u shaqayste reer Galbeed ah!.

    • @Atheneon
      @Atheneon 2 ปีที่แล้ว

      Shabaabka iyagaba niman cadaan aa ku jira

  • @BarcelonaEdits
    @BarcelonaEdits 4 ปีที่แล้ว

    1111

  • @xaawoibrahim7716
    @xaawoibrahim7716 4 ปีที่แล้ว

    Odayaasha aaba alshabaaba

  • @guulwadeofficial1656
    @guulwadeofficial1656 4 ปีที่แล้ว

    Kheyre muluq ah no low

  • @waqtilumis3577
    @waqtilumis3577 3 ปีที่แล้ว

    Raggow meesha waxba kuma haysaan u kala shaqo taga Qabiiladiina Somaliya waa Iib Dhiigina Iyo Naftina Ilaal Sada Hada Dhawacantaan Idinka Isku Dhawacmay Walle Dalkaan Gumaeysi ayu Ku si socda Ogaada Naftina Ha Haligin aduunka Waa Sac Waaye Dadow

  • @ayuubdiyesha4416
    @ayuubdiyesha4416 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan soda hassan Ali kheyre cml uhadlayo maxa wye

  • @daauud7071
    @daauud7071 4 ปีที่แล้ว

    Kuuuuulukkkkkulkkkkkuuuuukkkkkkkkkkkkuuuuuul

  • @abdirahmanhussein1899
    @abdirahmanhussein1899 4 ปีที่แล้ว

    Timirtii horeba dab lowaaa

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 4 ปีที่แล้ว

    Cidankeeygi Qaranka

  • @hanimohammed4720
    @hanimohammed4720 4 ปีที่แล้ว

    War sacabka DHAAFA kuwaan tuugo kale lee waaye

  • @lokidme4724
    @lokidme4724 4 ปีที่แล้ว

    Gudomiyi dhobo

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 4 ปีที่แล้ว +1

    Meesha nabad ayey ahayd hada laakiin waa ay gacan galayaan dhac kufsi baa lugu ogyahay kuwaan dhamaan xaraan ah