Daawo sida ciidanka Kumaandooska Danab ula wareegeen degmada Kuntuwaarey iyo horjoogayaal la qabtay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ส.ค. 2020
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 308

  • @ayaanlebulshaawi3386
    @ayaanlebulshaawi3386 3 ปีที่แล้ว +35

    Anigo ah muwadin somaliyeed jooga buuhoodle ciidankaygi guul iyo gobanimo illahayna ha jabiyo cadoowga somalia

  • @zahrujahappy1418
    @zahrujahappy1418 3 ปีที่แล้ว +41

    Wlhi hadii aan awoodo wn idin taakuleynlahaa oo idin garab istaagi laa waxan hada waxan idinla taganahy duco marwalba guuleysta ciidankeygii wan idin jeclhy 1💪💪💪❤🙏

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +13

    Guuleysta Ciidankoow. Heestaan aad baan uga helay. Dadweynahu waa dadkiini, kuwii cadowga ah mooyee. Xuquuqdeeda dhawra walaalayaal waa dadkiinoo dhibane. Alle hanifin badbaadiyo. Aamiin. SNTV mahadsanidiin

  • @ayala1627
    @ayala1627 4 ปีที่แล้ว +134

    Waa walaal reer Waqooyi ah oo Hargaysa jooga. Waxaa ballan igu ah in aan Koonfur imaaddo oo CXDS ku biiro.

    • @Samiir881
      @Samiir881 3 ปีที่แล้ว +4

      mnzha allaaah .... way mudanyihiin in lagu biiro wlhy .

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 3 ปีที่แล้ว +6

      Sharaf halkaasay ku jirtaa

    • @sakimohamed454
      @sakimohamed454 3 ปีที่แล้ว +7

      wlhi anigaba wexey iga heysa askari inaan koon fur ka qorto

    • @zapnazamita3189
      @zapnazamita3189 3 ปีที่แล้ว +4

      Wlcm bro

    • @alimohamud3243
      @alimohamud3243 3 ปีที่แล้ว +6

      Wellcome bro Balidogle ama Turkeysom mugadishu

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo 3 ปีที่แล้ว +10

    Kheyr Allah idin siiyo ka difaaca shacabkena cadowga,degankeyga ❤🇸🇴

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +5

    Ala ilmahaas iskulo ayaan u dhisi laha iyo ospedalo lagu daweyo meley kubada ku ciyaraan mel lagu dabasho si ey u racin al shabaab dhalinyarada waa in somali o dhan an badbadino ilmaha dhalinyarada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 ปีที่แล้ว +15

    Guuleesta ciidanka Soomaaliyeed 👍🇸🇴
    Kameraman kadaa kaameraha ciyaarta iyo boodboodka badan.
    Shugran SNTV

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 ปีที่แล้ว +45

    VIVA CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED CADOWGIIN HA JABO

    • @martinlook3848
      @martinlook3848 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxani maha cidan abahay askari baa muqdisho xabad ku dhuftay ana mardhaw insha allah inan aduunka ka tago ayaan rajaynayaa😪😪

    • @igadhis
      @igadhis 3 ปีที่แล้ว +1

      @@martinlook3848 maisdili rabtaa?

    • @mrdallace4499
      @mrdallace4499 3 ปีที่แล้ว

      @@martinlook3848 nacasyahow quf qalad uu geeystay ciidanka dhan ha u caayin abaahana janada allaha geeeyo

  • @abdirazakcaynaan8974
    @abdirazakcaynaan8974 3 ปีที่แล้ว +8

    Viva soomaliya and turkey brothers 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @jamaalyare5268
    @jamaalyare5268 3 ปีที่แล้ว +9

    Ma ooyday sideeydoo kale guuleeysta ilaalada qarankooow 😭😭😭🙏🙏

  • @ikraanabdi1351
    @ikraanabdi1351 4 ปีที่แล้ว +35

    Illahy idinma tuso wax idin ciila iyo guul daro midna insha Allah guul iyo gobanimo araginan Ku raxaastaa

    • @gulleddaadax1473
      @gulleddaadax1473 4 ปีที่แล้ว

      🇸🇴❤️

    • @mariamohamed9515
      @mariamohamed9515 4 ปีที่แล้ว

      Ikraan Abdi 🇸🇴💙🇸🇴💯

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +2

      Walal Adna inaa Xoriyad barwaaqo iyo bash bash kunoolataa ku faraxnaa

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah cxd soomaliyeed. Guul iyo gobanimo horaa loo soconaayaa no more gadaal.

  • @lunabranwen
    @lunabranwen 3 ปีที่แล้ว +13

    Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴 pray for the army and peace

  • @oats2330
    @oats2330 3 ปีที่แล้ว +19

    That is my home town I miss a long time ago since 1993 oh my goodness

    • @oats2330
      @oats2330 3 ปีที่แล้ว

      @@Planettiktok1 what you mean bro

    • @maxamednuur4605
      @maxamednuur4605 3 ปีที่แล้ว

      B monk
      .nnmmliiuuii88

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 4 ปีที่แล้ว +24

    Ciidan ilmaha buskut siinaya waxa arki jirnay iyagoo mobile da niiclahaa lagala cararo ciidanka waa dhismayaan

    • @starry5275
      @starry5275 3 ปีที่แล้ว +3

      MashaAllah Allah no adkeeyo dalka io cidankaba dartoda kujifana Alle kasokowe

  • @hakimigamer24
    @hakimigamer24 4 ปีที่แล้ว +13

    Guusha waa dhankeyna🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @abdullahimohammed5366
    @abdullahimohammed5366 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ♥️ ciidamadeena waxeey uhowlgalayaan qaab casri ah ilaahaa mahadaas iska leh guuleysta lipaaxyada africa ♥️♥️

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 4 ปีที่แล้ว +15

    waaw mashallah guul iyo gobanimo xooga dalka somaliya 👏👏👌👍❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤😢

  • @naciimoahmed3789
    @naciimoahmed3789 4 ปีที่แล้ว +25

    Guul ciidamada soomaaliya

  • @frankjunior5018
    @frankjunior5018 3 ปีที่แล้ว +10

    M.a i day there will be peace is somalia
    Form usA

  • @zahrujahappy1418
    @zahrujahappy1418 3 ปีที่แล้ว +10

    Guuleysta ciidankeygii guul somaliya💪💪💪

  • @Khadarokey78
    @Khadarokey78 4 ปีที่แล้ว +11

    Mansha allah

  • @maxamednur6653
    @maxamednur6653 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah guul insha allah

  • @SYL.KHEIRE
    @SYL.KHEIRE 4 ปีที่แล้ว +9

    Guul iyo gobonimo Somalia

  • @faizachannal4091
    @faizachannal4091 4 ปีที่แล้ว +43

    Guuleysta marwalba waan idiin duceynenaa Somalia hanolato

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +3

      Sister Adigana Noolow Guul iyo Barwaaqo ku rajeenenaa

    • @faizachannal4091
      @faizachannal4091 3 ปีที่แล้ว

      @@mymore195 wllkay dhamaan teen allaha nawal

    • @faizachannal4091
      @faizachannal4091 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirhaji6852 wllkay dhamaan teen allaha nawal

    • @roda1149
      @roda1149 3 ปีที่แล้ว +1

      Guulaysta, guulaysta you are doing great job keep up the good job

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allah ilaahow noo daa wiilasheena dhulkiina waaya ilmahiina ayaa xornimo ku noolaanaya insha allah geesiyaal libaaxyo baa tihiin ku socda guul insha allah 🤲☝🏻☝🏻🇸🇴♥️🇸🇴♥️💪💪💪💪💪🧑🏾‍🏭🧑‍✈️👨🏿‍✈️👨🏿‍✈️🇹🇷👨🏿‍✈️🧑‍✈️🧑‍✈️👨🏿‍✈️🧑‍✈️👨🏿‍✈️

  • @aishaibraahim5124
    @aishaibraahim5124 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc.mashalaah ilaahaw shabaab iyo.kuwa wax siiya naga reeb aamiin

  • @amorthentiae
    @amorthentiae หลายเดือนก่อน +1

    We must make the Somali state the safest country in Africa as soon as possible. Because Somalia is truly a beautiful tropical paradise.
    I love you. Greetings from Turkey

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 4 ปีที่แล้ว +14

    Haa la dabar gooyo argagixisad maafiyad ah ciidanka yaan la siyaasadeynin dadka siyaasiyinta ah taasi waa talo

  • @sayidali8142
    @sayidali8142 4 ปีที่แล้ว +12

    Guul Baan urajeenaa ciidamadeena

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว +31

    keep moving our army Danab✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻

    • @lunabranwen
      @lunabranwen 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes. Pray for brave army and for peace

  • @Eng.Amiir.
    @Eng.Amiir. 4 ปีที่แล้ว +16

    Hala bacsado kooxaha dalkeena dhibta ku haayo lkn mid Ayaan diidanahay waa calanka nabiga scw calanka madow oo ay shahadada ku qoran tahay koox gaara malahan waa calanka islamka hala dhowro sharaftiisa. Xita mahan in maro ay ku qoran tahay shahadada dulka ladhigo ama la gogoyo ama lagubo dhowra dhowra sharaftiisa.

    • @ayala1627
      @ayala1627 4 ปีที่แล้ว +1

      War sharafta aad sheegaysaa maxay tahay niyow. Calankan ummada Islaamka ah; 15 sano lagu dhibaataynaayey baa sharaf leh miyaa?! War Nabigu xattaa waa ka digay calankaa Madow. Bal dib u baadh axaadiista uu kusoo arooray "Raayatu Sswdaa".

    • @moxamedcabdullahy5793
      @moxamedcabdullahy5793 3 ปีที่แล้ว

      @@ayala1627 xoolo somaali kiristaan miyaa tahay

  • @mustafenuurdiin2488
    @mustafenuurdiin2488 4 ปีที่แล้ว +6

    Wallaahi halyeeyo guulahooda iyo daacadnimada iyo say noo jecelyihiin iyo dadaalkooda muuqdo baan arkaa

  • @alcadalabardherafilimoffic3329
    @alcadalabardherafilimoffic3329 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaaliweyn guul guuul ha guuleysto0💯💯👌❤

  • @cumarabdullahi8917
    @cumarabdullahi8917 3 ปีที่แล้ว +5

    Guul Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed 💓💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah xafido Allah ciidamadeena xooga dalka soomaaliyeed Liibaanta waa dhinaceyna iinshaallah guul.

  • @camirmohamedabdi5704
    @camirmohamedabdi5704 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah guuul guuul weeligiin

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 3 ปีที่แล้ว +12

    Danab Special Forces
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aminahmed8223
      @aminahmed8223 3 ปีที่แล้ว

      Mashaalah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jibrilali8897
    @jibrilali8897 3 ปีที่แล้ว +10

    I love how they are trained

    • @GorgorGorgor-id6gh
      @GorgorGorgor-id6gh 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb baln waye ciidamada inaan kor ukaad no

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 3 ปีที่แล้ว +4

    Allahayow dadkeena is raaci oo isku wado kadhig❤😭🤲🤲

  • @MrFlemoPark
    @MrFlemoPark 3 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @abdinasiraden4687
    @abdinasiraden4687 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayahay ilaahay haunaxaristo ciidamada qaranka ayuu katirsanayaa qabiil baa loo dilay somaliyey wiilashan ilaahay kheyr hasiiso aan garab istaagto maal iyo hiil oon cadawga ka ilaalsano wa halyeeyo somali uso baxay waan idin taageerna ciidankena guul baan idin rajaynayaa. Kuwii wadanka u shihiiday ilaahay haunaxaristo.

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 4 ปีที่แล้ว +10

    CIIDAMADA QARANKA EE SIDA LIBAAXA U BOODA EE SOOMA JEESTAYAASHA AH.

  • @diblaaytube1877
    @diblaaytube1877 4 ปีที่แล้ว +11

    Melahas oo dhan malaga saaray argagaxisada

  • @shukriabshir5291
    @shukriabshir5291 4 ปีที่แล้ว +9

    Ilahey haidin fududeeyo ducaa idinku kaabaya

  • @aishaabdi4522
    @aishaabdi4522 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa aaminsanhay kumaandooska soo maaliya shaqo wacan my ciidankeyga👌💪💪💪💪💪💪💪💪✊

  • @abdallasocdaalofficial5766
    @abdallasocdaalofficial5766 4 ปีที่แล้ว +17

    Horomar wcn my government guul io gobanimo

  • @awdalsomaliawaaye9604
    @awdalsomaliawaaye9604 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalia Great Again

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 4 ปีที่แล้ว +5

    M.sha allaah guul

  • @NananuneofficialgroupChannel
    @NananuneofficialgroupChannel 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow mansha Allah walahi ciidan toobaran waye sida ufulinayaan qorshahooda

  • @eidledaudalidhuureyofficia6021
    @eidledaudalidhuureyofficia6021 4 ปีที่แล้ว +10

    Danab

  • @khadijaahmed7960
    @khadijaahmed7960 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah guleysta nacabkina hajabo

  • @libanhassan9861
    @libanhassan9861 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah guul insha allah hooraa loo soconayaa

  • @shakrapoywillqaean4933
    @shakrapoywillqaean4933 4 ปีที่แล้ว +7

    Guul leesta yeesiyaasha Xaaga dalka

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia 4 ปีที่แล้ว +2

    guul ciidamada xogaa dalka allow garabkooda gal

  • @user-yy4pu8vt1r
    @user-yy4pu8vt1r 4 ปีที่แล้ว +3

    Guul guul dadka si fiican ha loola dhaqmo

  • @sarahm9729
    @sarahm9729 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله ♥🇸🇴♥♥♥♥♥

  • @raaxocali7792
    @raaxocali7792 3 ปีที่แล้ว +3

    Guuuul guul insha alaah

  • @takarmediachannel7141
    @takarmediachannel7141 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciidanka somalia guul
    Shacabka somaliyyed guul
    Somalia guul
    Insha allh

  • @mohamedaliahmed4680
    @mohamedaliahmed4680 3 ปีที่แล้ว +4

    Guulaysta ciidamada xooga dalka waxa tihin rajada shacabka somaliyeed

  • @saahilfarah2193
    @saahilfarah2193 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi wan qiroday cidankena guul ban idin rajena sidan iyo si ka ficanba💯💯💯❤

  • @mohamednur1307
    @mohamednur1307 3 ปีที่แล้ว +2

    love my country Somalia

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo Gobanimo Allah garabkiina ah,waxaan idin ku dhirigalin hakumil mina siyaad iyo qabil qaranka iyo maatida u hiiliya.

  • @mariamohamed9515
    @mariamohamed9515 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuuuuul ciidanka xooga dalka soomaaliyeed z🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @mudoloodhamza1014
    @mudoloodhamza1014 4 ปีที่แล้ว +35

    Anigu katirsan cidanka haramcad guul danab Lkn Real Maahan niyada lee ugajora 😀😀😀😀😀

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa alaah

  • @heebaanharbeeye7162
    @heebaanharbeeye7162 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllayal aniga wllkay iyo 2 ilma adeeraday rumaad ah ayaa wllhi u geeriyoday iyagoo difaacaya dhulkooda iyo dalkooda kana midahaa xooga dalka fadlan iigu soo duceeya
    Wllkay yaraantii ayaa iigu danbysay waana jeclaa in aan marku laabto dhulkaygii isagoo janan ah . inbadan waan ooyay markii lay sheegay siday cadowgu u dileen markay ciidanku gulufka qaadeen isagoo difaacaya laba taliye oo uu si khaas ah u ilaalinjiray markasta oo ay guluf weerar qaadaan xooga dalku aya maalinkii danbe cadowgu rasaas la heleen meel kutaal xududka Ethiopia iyo somalia
    Inadeerkay isagu waxuu ayaa gaandheri ama ridaha hubka culus marka ciidankoo cadowga weeraya ayay meel tog ah cadowgu u galeen halkaas oo ay qori culus la heelaan inadeerkay qali oo aan isku jeclayn
    Kankalena ee aan ilma adeerta ahayna wuxu Ka mid ahaa ciidanka ilaalada astaanada dalka meelaha magaaloyinka laga soo galo halkaasi oo ay cadowga dadka dhibay kusoo qaadeen weerar gaadmo ah halkaas ayuu inder sulubna ku geeriyooday
    Ilaahay dhamaantood haw naxariisto
    Dalkooda ayay difaacyeen janadana haysku kaayo tuso
    Amiin amiin

  • @mumtazyash3968
    @mumtazyash3968 3 ปีที่แล้ว +3

    inta idinka idin heesano nabada barina.
    mahadsanidiin ciidankena

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 4 ปีที่แล้ว +3

    38 sano ka hor ayaan Kurtunwaarey tegay anoo ciidamadii Danab ka mid ahaa, fatahaaddii webiga. Maantana Danab ayaa ku sugan, waa ilmaynayaa markaan waxan oo kale arko. Meesha hadday Nabad noqoto Soomaaliya oo dhan bay quudin kartaa walaahay. 38 sano waa sideedii!

  • @hafsamuusa6556
    @hafsamuusa6556 2 ปีที่แล้ว +1

    waasoodhawenyaa walaalkaas reer waqooyi Wel come to soomaalia

  • @pescurlers9845
    @pescurlers9845 ปีที่แล้ว +1

    Cadowga somalia Illahayow jabi 😍😍🥰🥰

  • @abdulfatahiidle1881
    @abdulfatahiidle1881 4 ปีที่แล้ว +12

    INSHALLAH SOMALIA CADUWKA WAIKAXOROWI TONTAA

  • @xananali2159
    @xananali2159 4 ปีที่แล้ว +11

    ❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️

  • @5soomaaliwaadadkaygi635
    @5soomaaliwaadadkaygi635 3 ปีที่แล้ว +3

    MshAllh ciidankena guulaysta horta waxaan layaabanhy sbbta loo dabar jari layahay qanaasiirta qurunka ah ee Al shabaab?? Waxay ila tahay dowladu hadaf xaalufin in aysan lahayn miyaan la samayn karayn in ciidanka lagu amro in ay galaan howlgal magaciisu yahay nolol ama geeri aan kasoo laabasho lahayn
    Wlhi waxaan aaminsanahy wali in aynaan helin qof leh hibo hogaamiyenimo waxaad ogaataan dalkayaga hadaynaan daba qaban in magac soomaliyed la wayn doono 🇸🇴 (xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan) qofkii caqli leh wuu garanayaa dulucda qoraalkyga doqonse cowska ha daaqdo ((( meel kaloon dagaa dugsi noqon weeydaye Allow ha iseejin hoygii jannad))))🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @YouTube-KADAR
    @YouTube-KADAR 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haidin barakeyo

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 4 ปีที่แล้ว +6

    Guul xooga dalka

  • @cabdiraxmaan-casayr
    @cabdiraxmaan-casayr 4 ปีที่แล้ว +4

    Kurtinwareey waa meeshii reerkayagu deganaan jiray ee walaalahay inta iga waaweyni ku dhasheen.
    Magaaladaasi qoyskayga taariikh gaara ayay ku leedahay

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 4 ปีที่แล้ว +2

    Guulaysta Geesiyaal
    Wadanka Noo sii Difaaca intaan ka Nimaanayno waan Soo soconaa eee intaan Hayaanka kusoo jirno idinkaa wadanka Masuul ka Ah Libaaxyo
    Kii Ciida iyo Dhulka Shacabka Cadow ku ah Yaan La Xirin Ama Maxbuus laga dhigin ee Bartiisa ku aasa Wadanka idinkaa Masuul ka ah intaan usoo Socono waan soo soconaa Mana aaam Hurudnee Waqtiga iyo Da daa Na Hayseee Geesiyaaaal
    Guul iyo Gobonimaan idiin Rajayn

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you cidamada danab heroes

  • @serrobo
    @serrobo 3 ปีที่แล้ว +3

    Guul mash allah

  • @liibannor7196
    @liibannor7196 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxariisto intii ku dhimatay iyo inta ku dhaawacanty alaah kabogsiyo qaraxii manta 😭😭😭ee Elite hotel 😭Wan ku faraxsanahy guusha cidanka qaranka Lkn ka ilaaliya dhulka inaad dhigtaa towxiidka malahan cadowga ee wxaa leh qof wlbo oo muslim ah cadowga umada somaliyeed wey ku gambadaan towxidka Lkn mel walbo ay joogaan cirib tira allow wadan keena nabad nooga dhig

    • @salahahmed3451
      @salahahmed3451 3 ปีที่แล้ว +1

      Maashaa alaah ciidan ka Qaranka guuleysta

  • @YouTube-KADAR
    @YouTube-KADAR 3 ปีที่แล้ว +2

    Guulaysta ciidankeena shafta leh

  • @ismaaciilmuuseraage5642
    @ismaaciilmuuseraage5642 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuleysta ciidanka xooga dalka soomaaliyeed kuwii dalkooda ii dibidooda difaaca allaah ha in ka yeelo guul gobnimo

  • @xasanjapaneselp6749
    @xasanjapaneselp6749 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuleesta ciidanka xooga dalka somaliya dhamaan v,good

  • @maxamednuur2062
    @maxamednuur2062 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Altaqwa-2024
    @Altaqwa-2024 3 ปีที่แล้ว +1

    Allooow cadowga idinka qabo geesiyaasheena 😭😭😭😭😭

  • @slgtiktok1374
    @slgtiktok1374 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw m.a I like to be a military to my country somalia hanolatooo let's unite we will success against our enemy

  • @abdilahimohamed4393
    @abdilahimohamed4393 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa ciidan aad loogu faano oo karti leh allaha idin xafido dalkiina ilashada cadowga ka dhowra alaha garabkina jireee guul qaranka somaliyeed

  • @xirsiducaale4652
    @xirsiducaale4652 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulesta walaal layaal! Dhiigyacabkana dhabar jabiya for the sake of the country! Asc!

  • @dawloarts4271
    @dawloarts4271 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah guul ayaan rajenaya

  • @caaishocraxman7672
    @caaishocraxman7672 ปีที่แล้ว

    Xooga dalka soomaaliyeed guuuuul🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @Zano_10
    @Zano_10 3 ปีที่แล้ว +2

    inshallah i love Farmaajo come back and love my army

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 7 หลายเดือนก่อน

    Waan jeclhy ciidanka xooga dalka Somaliyed guuleysta❤❤❤

  • @aaminocabdullahi6798
    @aaminocabdullahi6798 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuleesta marwalbo ale karabgiina gamabaxo waan idiin sooduceeneenaa waqdi walbo insha alaah gar iyo gartaro waan idilajirnaa guuleesta

  • @CabdinasirCali-mt7th
    @CabdinasirCali-mt7th 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dalkeenu madama uu yhy dal bur bursan qofki ku dhaha askarinimadu wa hamigayga wad la uabysa madama tuuga iyo saqidka cidanka lgu so daro lkn aniga askrinimadu wa hamigayga wan jeclhy xad dhaaf wliba hder f.four wan kabxy wax xriga o igu xirn ma jiro wan sigayay mnta o kle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕😍🕒

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +1

    Guulayst guulaysta geeshkayagaw guulaysta

  • @abdiaziz2968
    @abdiaziz2968 4 ปีที่แล้ว +8

    Haa

  • @ahmedyussuf9846
    @ahmedyussuf9846 3 ปีที่แล้ว +1

    guul iyo horymaaran wanagsan l.a ciidka somaliayeed