Iidle Yare oo 1300$ kun iyo seddex boqol dollar ku guuleeystay By Dahir Alasow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Iidle Yare oo 1300$ kun iyo seddex boqol dollar ku guuleeystay By Dahir Alasow
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 266

  • @farhandahiragalweyn4221
    @farhandahiragalweyn4221 4 ปีที่แล้ว +47

    1000 dollar mash alah dahir alasow wlh iidle wa jacelyahay san aduu qlabi furna lahay wa ficnaa laheyd

  • @qamarismail5569
    @qamarismail5569 4 ปีที่แล้ว +38

    Daahir alasow legend ayad tahay aabo keep going idle ayaa mudan wax walbo waayo waa wil qalbi wanagsan hadane caruur hesto ❤❤❤❤❤

  • @asharimohamedfarah7910
    @asharimohamedfarah7910 4 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah dahir calasow rageedi atahay marna siyaasada marna fananinta dadkana wa caawisa good person

  • @maslahdais7969
    @maslahdais7969 4 ปีที่แล้ว +13

    M.allah mr dahir alasow,really h r good nd helpful man,keep going nd assist the needy i.a

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 ปีที่แล้ว +11

    Daahir calasoow mahadsanid saad iidle u caawisay ilaahay ha kuu caawiyo

  • @Wardheer1
    @Wardheer1 4 ปีที่แล้ว +7

    *Walahi dahir waa nin gacan furan baga uga farxisay adna rabbi ha kaa farxiyo*

  • @ahmedyare7495
    @ahmedyare7495 4 ปีที่แล้ว +11

    Wlh dahir allasow legend wye

  • @qisooyinkadunida7821
    @qisooyinkadunida7821 4 ปีที่แล้ว +25

    Kkk walahi waan suuxay saan u qoslayay dad qalbi fiican

  • @ayaanaragsan7544
    @ayaanaragsan7544 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhy m.a wa ni jeclhy idle iyo dahir

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 ปีที่แล้ว +15

    Dahir Alasow dad badan aa ku qaldamay waa qof wanaagsan niyad fiican sadaqa badan Allah ha xifdiyo asaga iyo reerkiisa Ameen yaa Rabb 💞 🙏 🙏 🙏

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 4 ปีที่แล้ว +24

    Daahir calisoow bro keep going.. Walaahi iidle yare wax walbo wuu is taa hilaa maxaa yeelay iidle waa qof qalbi furan

  • @muuseyuusuf2887
    @muuseyuusuf2887 4 ปีที่แล้ว +8

    Daahir alasow cabdulle sxb taageero ayaan kuu ahay horay U soco brother

  • @saaramahamud4983
    @saaramahamud4983 4 ปีที่แล้ว +12

    Mnshaa allaah dahir waa gob wlhy nolow wlaal

  • @yasiryasir4263
    @yasiryasir4263 4 ปีที่แล้ว +17

    Iidle nin culus wllhi habenka iidle barnamijkada ku casuunto ayaa ugu jeclahay

  • @user-eu9th1jp3f
    @user-eu9th1jp3f 4 ปีที่แล้ว +5

    Iidle yare fani

  • @ismahaanfaaraxaxmed5951
    @ismahaanfaaraxaxmed5951 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku salamay walaal

  • @falaaryareofficial1658
    @falaaryareofficial1658 4 ปีที่แล้ว +4

    Dahir calasow waa nin qalba fiicn runtiii lkn iyo iidle yare sidookle waa nin run sheeq ah go forward brothers

  • @gedkanabada6777
    @gedkanabada6777 4 ปีที่แล้ว +2

    Dahirow wll Allah Ku amansaddo nio qabigana Walalaha ufur si an ugarno dowladnimo walal qliii ah wan jeclanlahyn wayo anaga man so arkin dowladd marka Allah haina wada siyo

  • @engabdirahmanzhire1741
    @engabdirahmanzhire1741 4 ปีที่แล้ว +19

    wx aad tihiiN Labo QoF oo aan aad u tageero Wx aan idin LeeYahY Horumar wacN & Eid MubaaraK 🙏🙏

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +1

    Dahir waa nin sharaf leh bravo bravissimo walalow sanduq fur si an u cawino somalida u bahan in an cawino si iskulo logu furo somalida maskiinta waa in an cawino o an furno skulo warshado jamacado shacabku mamulo sanduq fur dahir aniga ospedal ayaan dhisi iyo skulo

  • @RODRYGOSKILLS
    @RODRYGOSKILLS 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi cadi ma ahan Dahir iyo idle yare

  • @abduladen9830
    @abduladen9830 4 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah si fiican u ciid iidle

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 ปีที่แล้ว +4

    Qof wyHIzah ilen meel ku waaPo waynu kalah fogaaane miyan kuuu waramay weli
    Heeztan qiimO padn ayay leedhy illhy hawnaxriiztO ahmed mahmed kuluc 😍😍

  • @fartunbashiir2961
    @fartunbashiir2961 4 ปีที่แล้ว +7

    Wooow wlhi dahiir calasow cadi mahaa

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin cabdulaahi

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah idile yare iyo daahir calasow

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +3

    Barnamishkaan waan u bagey qosol ayaan galey 35sano somalia uma noqon riyo a i geliseen walahi wax fiican waye

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin qalbi fiican runti iidle , kalsonida Rabbigi ku badantay marar badan o daawday wad dareemaysa
    waar shekhi wayna e sulfa o kale ayad ku dambaynaysaye aakhirkee, hawashada wado.

  • @abdiaziizahmedmohamud7872
    @abdiaziizahmedmohamud7872 3 ปีที่แล้ว +4

    wlhi waa nin qalbi furan iidle yare daahir waa ku wata langend baa tahy waa ku wata

  • @siyidcali8422
    @siyidcali8422 3 ปีที่แล้ว +1

    Gaaljecel iyo habargidir guul guul iyo gobanimo

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว +1

    Hg jambal badanaa waa madow ahay kuyeh waa u qarine, HG Dadka Somali ugu cadcad ee ugu qurxoon ineeyihin qofkaste og, qubmoos u dhigaayo.

  • @faysalfaaraxmaxamed1107
    @faysalfaaraxmaxamed1107 4 ปีที่แล้ว +6

    Eid mubaarik

  • @KulanleOfficial
    @KulanleOfficial 4 ปีที่แล้ว +3

    Iidle waa ka cabaajiyeen

  • @deeqamustafa8736
    @deeqamustafa8736 3 ปีที่แล้ว +2

    Mn allh wlhy laba qof oo an kuhaysto❤❤

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +8

    eedle xariif waye su aasha wuw sii meerinaa qaf qadka ugu jirow maqashina samecadaa lafuraa

  • @xasancumar870
    @xasancumar870 2 ปีที่แล้ว

    Daahir calasow nabadonka bulshada somaliyed iidle yare kaloya moya lacag udireysaa

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale6923 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah daahir qabyaladista tahay bey umada dhahan lkn wlhi qabyaalad MA yaqan daahir calasow

  • @zubeerali5671
    @zubeerali5671 4 ปีที่แล้ว +5

    aad iyo aad daahir calaoow

  • @deeqyareyare613
    @deeqyareyare613 4 ปีที่แล้ว +18

    Waryaaa iidlow waa ogtahy in aan jomda kuu qaadijirye 500 ee caruurta narabee sxb shsntaada nooqeybi noh

  • @ismailabdi2451
    @ismailabdi2451 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah walal calisow

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 4 ปีที่แล้ว +4

    Daahir calasow love you bro❤🥰🙏

  • @xaajicadaanyuusuf8409
    @xaajicadaanyuusuf8409 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend is always Legend

  • @yasir7210
    @yasir7210 3 ปีที่แล้ว +2

    iidle dadka walalaha yuu kugu dirin kan bro ana ku jecel 3habar gaar jecel kula ehe

  • @yussufosman7881
    @yussufosman7881 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah iidle yare hambalyo

  • @siyidcali8422
    @siyidcali8422 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah iidle yare iyo dahir alasow

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 2 ปีที่แล้ว

    walaahi daahir waa gob gob dhashay laandheere❤❤❤

  • @ifka8884
    @ifka8884 4 ปีที่แล้ว +3

    Daahir deeqsi sana Masha allaaaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @lastking1875
    @lastking1875 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi ninka kaliya ee qosolka aktisa talo iidle yare

  • @milanbarcaarsenal
    @milanbarcaarsenal 4 ปีที่แล้ว +10

    Suldaan daahir iyo idle umadaan ma aha 💯😂😂😂 H.G iyo G.M midna ma haayo 😂😂 dhusamareebna holw kama dhamaato💯😂😂😂😂😂😂

  • @farahali5134
    @farahali5134 4 ปีที่แล้ว +25

    dahir waa deeqsi nolow

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 4 ปีที่แล้ว +3

    Idile yare nin qalbi wanaagsan horay usoco

  • @deeqyareyare613
    @deeqyareyare613 4 ปีที่แล้ว +4

    Nio dahir calasow sxb lacta hawiye bes miyd ugu talagashy ar nio bahasha wax nagadiii nacalaa shydn ku yaale

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +1

      hawaye kulahaa 5,000 oow siiyay farax murtiile anoo ina aderkisana waligi haal dirham ima siin daahir ha iska af xumaado lkn waa geed adeeg deeqsiya plhi waa qaf qalbi feecan meeqo fanaan oow soo saray

    • @deeqyareyare613
      @deeqyareyare613 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qeysarsenal2701 sxb waa iska leeyahye dahir wlhi tagero dhow baan u ahy ninkan asgon qabiil iyo waxas kuu egin buu ku noleynaa afxumduna waxy dhantaa mid aan waxba ku tereen asgu wana ku caynaa wana ku nolynaa ninkatmed weye ninkaas sxb

    • @ilaalomaxamad2963
      @ilaalomaxamad2963 4 ปีที่แล้ว

      Alasow masiibo dhal ah baad thy gacanbaa kaataagey sxbow wnba kaayaabaye mxaa isku tihiin mujaahid muuse suudi yalaxow

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +4

    dhaahiroo farxada lama filankaa uurkaa duceyo misanka aaqiro allaha kusaro wlhi farxad ilmaa igu soo jogsatay saad wllken iidle oga farxisay san ugu farxay hadad ani isiso xitaa uma farxen gobi heeb ma doonto

  • @abdinasirmoh8182
    @abdinasirmoh8182 4 ปีที่แล้ว +6

    Kkk idle qosol waaye midhan waaye

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 4 ปีที่แล้ว +3

    indunuusiya ayaa aduunka ugu islaamka badan

  • @yasinosmanosman2875
    @yasinosmanosman2875 4 ปีที่แล้ว +9

    FEYTAAN AA LAYIRAAHDAA NINKII BADBADIYAY DIYARADA HAJKA DAHIR CALASOW ANAGA NA WIYDII SU ALAAHA

    • @abdirahmannaji1078
      @abdirahmannaji1078 3 ปีที่แล้ว +1

      Iidle wlhi qosolka ayuu iga dhameyay maxa yely kulahaaa ninka tubada biyaha aaa wacaaa

  • @abdiahmedali3611
    @abdiahmedali3611 4 ปีที่แล้ว +1

    Dahir alasow wixii hadda ka dambeeya waan ku taageeraaa legend

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 4 ปีที่แล้ว +17

    😅😅😅😅😅😅😅Daahir deeqsiyow inader 1000$kula yara anaka 100$keliya noosoo dir anka abaal kaga haynayne hg weligay waxba kama cunine😅😅😅

  • @mohamedseylah8283
    @mohamedseylah8283 4 ปีที่แล้ว +15

    Sxb xariif ayaa tahy wallhi dahir calasow ewel Waa kugu qaldanaa Lkn legand ayaa tahy

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 3 ปีที่แล้ว

      masha allah dahir wa qof macquul ah lakin siyasada iyo dowladu sabaxadeeya wbt...

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya

  • @maxameddarwiish1633
    @maxameddarwiish1633 4 ปีที่แล้ว +1

    Daahir wa landhere sxb youtubrada waninka kaliya an ka tageero hore usoco sxb

  • @abdiaziizahmedmohamud7872
    @abdiaziizahmedmohamud7872 3 ปีที่แล้ว +1

    shankaroon iyo ahmed iinshaar olol hesta waxa sameyey dhakhter kii jacaylkii maxamed gaariye

  • @msmboy1981
    @msmboy1981 3 ปีที่แล้ว

    Yes iidle

  • @qaasimmohamed2359
    @qaasimmohamed2359 4 ปีที่แล้ว +1

    Idula fidari iyo idula adaxa iyo jimacaha

  • @shiinbeynentertainment925
    @shiinbeynentertainment925 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks d

  • @xuzniboy4409
    @xuzniboy4409 3 ปีที่แล้ว

    Dahir calisow wakusalamey

  • @qaliifcaabi3314
    @qaliifcaabi3314 4 ปีที่แล้ว +1

    War dahirow aniga nin sacada ahay aana wax haysan ee wax iibaar...waxatahay ...nin wax haysteee......wana kusalama....nolol wacan....

  • @mahatahmed6429
    @mahatahmed6429 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadaqa way tahay lkn in indhaha bulshada in uu ka qariyo ayay ku fiican tahay

  • @Xbisri
    @Xbisri 4 ปีที่แล้ว +4

    Dahir wa Saqi ninkaan iyo asxbtaba waa caawiyaa walow uu dhibkiisana badanyahay

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 4 ปีที่แล้ว +10

    iidle google ow ka baaraa inta ow suaasha kusoo celcelinaayo hhhhh cafwan waa iska leeyahay

  • @zaharaahmed6100
    @zaharaahmed6100 4 ปีที่แล้ว +8

    Iidle asaga goormee gaajo kadhamaaney

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว

    Dahir gob ayaad tahey fananiinta shaqo saas ah ma hayaan aros lama sameyo koronada darteed walahey cawis fiican ad u furtey aniga somalia iyo yurub ayaan cilmi ku dhigtey waxyabo badan an aqonin an ka bartey lakiin cawi xoga walahi adi dahir qosol shactiro waan ka faideysta. Dhalinyarada somalia cawi walalow si ey skulo u adan bravissimo

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 4 ปีที่แล้ว +5

    Dahirow nagu sootuur saaxib

    • @ahmedhashim2895
      @ahmedhashim2895 4 ปีที่แล้ว

      Daahir nagu sootuur saaxib shid.com

  • @cabaas4abtidon49
    @cabaas4abtidon49 2 ปีที่แล้ว

    Cawa kahor dahir calasow dageero unoqo isma dhihin dahir waxa tahay qofwanagsan

  • @munomankan8346
    @munomankan8346 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa induniisiya

  • @guledjabril494
    @guledjabril494 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan a wan samayay waa maxamud tukale

  • @abdiazizjanagale6106
    @abdiazizjanagale6106 4 ปีที่แล้ว +2

    Dahir calisow idle yre waa fanan aaad u qabi wansan siwangsn ayaad yeshay dahir leagn

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir laandheere

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +1

    Dahir bravo bravissimo

  • @qaasimmohamed2359
    @qaasimmohamed2359 4 ปีที่แล้ว +1

    Diraham AMA dinara

  • @calicabdi5109
    @calicabdi5109 4 ปีที่แล้ว +10

    Dahir sxb idla yare walahi sxbta nima ayad osiisy $20000

    • @dahir.alasow
      @dahir.alasow  4 ปีที่แล้ว +8

      2000 Kun waaye xisaabta adna 20000 labaatan kun ayaad qortay, waxaan siiyay 1300$ kaliya

    • @mohamudabdirashiid4097
      @mohamudabdirashiid4097 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @muhsinyahye5743
      @muhsinyahye5743 4 ปีที่แล้ว

      @@dahir.alasow zxpow away xaqul ciidkeygi aniga lol

    • @jamacmaxamed9351
      @jamacmaxamed9351 4 ปีที่แล้ว

      @@dahir.alasow zxp howl ayaa igu taagan ee plz ilasoo xiriir

    • @ahmedharir5863
      @ahmedharir5863 4 ปีที่แล้ว

      @@dahir.alasow kkkk somalidu wa dawakh dawarsi sawkan kuyga kuso gaalay waar ninkan caruurta lo ciidsiyay wana bila camale orodi shaqa raadsada😂😂😂

  • @ifka8884
    @ifka8884 4 ปีที่แล้ว

    Iidle yare noo soo badi barnamij yadiisa

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +7

    Waar Daahir zxb 300 aniga maad iisoo dirtid hh ama xabbad laptop ah

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 ปีที่แล้ว +1

    Daahir nin fiiican baatahay

  • @hamdiabdi2098
    @hamdiabdi2098 4 ปีที่แล้ว +3

    dahir calasow wanku salamy ina adeer

  • @salmanhasan8946
    @salmanhasan8946 4 ปีที่แล้ว +2

    Deeqsi daahir calasow

  • @mahdiceyd3512
    @mahdiceyd3512 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw

  • @abwaansamakaab6120
    @abwaansamakaab6120 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan iidle aad leedihiin cuqdad ayaa ka buuxda lacag taadad ila Rabin badanaa waxii uu ka shaqayn jiray oo cibaada ilaahay uga go,ay na wuu garan waayey allaw yaa Ku yiraahda hadda is bad baadi oo salaat tuko

    • @cabdirashidmaxamed1910
      @cabdirashidmaxamed1910 4 ปีที่แล้ว +1

      Wr wxaas waa kaftan iidle nin Bahan Maha eee waaa iska kaftan wxn iyo viewsbaaa lgu radinaya

  • @faisabeeldeeqshuriye7906
    @faisabeeldeeqshuriye7906 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah lknse suaasha maad qarisid sadaqada

  • @jamalsaidhassan6935
    @jamalsaidhassan6935 4 ปีที่แล้ว +2

    kuluc ma gaalo jecelbaa ?.mise waa habaryoonis.?.

  • @hussinmoody5075
    @hussinmoody5075 4 ปีที่แล้ว +3

    Dinaar

  • @yasingalaydh3354
    @yasingalaydh3354 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc daahir calasow horta waan ku salaamay zxb bal caawa intaad is garato lacag soo dir waa darwiish iyo gobalka sool

  • @abdulkadirosman8229
    @abdulkadirosman8229 4 ปีที่แล้ว +2

    Somali nin quraac heesto ayey qado iyo casha ugu daran dad ayaa waxee cunan hesanin

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidle yare xariif waaye Google ayuu u dhiiba su'aalaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dhaqanemacalim8860
    @dhaqanemacalim8860 4 ปีที่แล้ว +4

    Induunisiya

  • @umarwarsame3582
    @umarwarsame3582 4 ปีที่แล้ว +6

    Dahir calasow cawi dadka siis ayaa ku fiican

  • @Saafi974
    @Saafi974 4 ปีที่แล้ว +4

    idle inaan fanaan noqdo ha igu kalifin marka aad gaaljecel karbaashto please numberka idle iso dir dahir walaalo

  • @mahdiceyd3512
    @mahdiceyd3512 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin wayn