Taliyaha xoogga dalka oo maanta kormeer ugu tagay ciidanka fariisinka ku leh degaanka bariire

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2019
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 75

  • @maxamedyasinsicid2629
    @maxamedyasinsicid2629 5 ปีที่แล้ว +7

    farxad walahi, I am very happy to see my country Army defending us, Mansh Allah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ciidankeygow ilahay ha idin xafido dhamantiin gulesta fadhig halag koc shaqo wcn

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 5 ปีที่แล้ว +20

    Mansh Allah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ciidankeygow ilahay ha idin xafido dhamantiin gulesta fadhig halag koc shaqo wcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 ปีที่แล้ว +10

    Allow gara. Gal gabdhahaa iyo wiilashaa dhalinyarada ah ee naftoodda u huraya dalka iyo dad Soomaaliyeed. Aamiin. Ilin baan iska celi karo waayey xasuusta heestan Baxsan iyo wakhtigii wacnaa. Thanks for this clip SNTV.

  • @captainsanto5572
    @captainsanto5572 5 ปีที่แล้ว +8

    masha allah ciidanky soomaliyeed guuleysta ilaahy idanki 👐👊👍🏻
    from waqooyi

  • @horumarkadalka248
    @horumarkadalka248 5 ปีที่แล้ว +6

    Guul Ciidamada Xooga Dalka

  • @abdirashiidsudanimohamedom4482
    @abdirashiidsudanimohamedom4482 5 ปีที่แล้ว +7

    guuulaysta ciidankeeygoo

  • @clraxmancabdi1839
    @clraxmancabdi1839 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha alaha geesi dadkaaga wax tar somaliya nabada iyo barwaaqo somaliya ha noolato somaliya oo dhan baan ku tagane

  • @gardhaalechannel3503
    @gardhaalechannel3503 5 ปีที่แล้ว +12

    Guul ciidankeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @shaacirofficial4664
    @shaacirofficial4664 5 ปีที่แล้ว +5

    maasha allaah guul Somalia fadlan nin Sudanese aan la tartamaa ee iisaara ama iigu dhufta subscribe ..shaacir tv

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha alaah god bless you our troops and god bless our country and all Somali people what ever they are we wiil back insha alaah soon thanks madaxdeena sharafta leh how u service us and the country keep going god bless all off u aad iyo aad loooooool

  • @welyowcade2225
    @welyowcade2225 5 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa allah guuleysta weligiin

  • @Abdiwarsamemedia
    @Abdiwarsamemedia 5 ปีที่แล้ว +4

    M.a guul cidaan xoogaa somaliyeed sii wadaaa hoogalkaa

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 5 ปีที่แล้ว +34

    Somaliwen ilahay ha is jecelesiyo amiiiiiiin dhah somaliwen dhamantiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️😍✋

    • @fardowsamohamed4673
      @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว +1

      Aaaaaaaaaaaaaaamiin

    • @chanel143hussein9
      @chanel143hussein9 5 ปีที่แล้ว +1

      waan ku salmay farta qaaali

    • @shcybshcyb8229
      @shcybshcyb8229 4 ปีที่แล้ว

      Aamin.keena shiinaha, jabaan,kuuria ama maraykan ku dhashay waa Somali wadankana waa in uu difaaco. Somali oo dhan wadanka waajib baa ka saaran.
      Guuleysta

  • @tiger4op227
    @tiger4op227 5 ปีที่แล้ว +10

    Guul manshalah😍😍😍

  • @sharmaakemustafa6802
    @sharmaakemustafa6802 5 ปีที่แล้ว +10

    Guul SNA Insha Allah forever

  • @kingbasha3849
    @kingbasha3849 5 ปีที่แล้ว +17

    Guul Somalia in sha Allah 🤲❤

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว +9

    masha Allah viva Somali military .. wax nool aa ku nooleeyo.. soma jeestayasha guul insha Allah. 🇸🇴👌👏 cagta cagta u saara alshaydaan🦶🦶

  • @fowsixikam6484
    @fowsixikam6484 5 ปีที่แล้ว +10

    Guuleysta inshllah 💙💙💙💙💙💙💙💙💔💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 5 ปีที่แล้ว +11

    Heestaan si beey ii tabatay wlhi darenkeega ma qiyaasi karo allow somaliya soomaliyadi hore nooga dhig amiin yaa allah😢🤲 somaliya🇸🇴❤

  • @ahmedmohameddaad3962
    @ahmedmohameddaad3962 5 ปีที่แล้ว +4

    Msha allaah guul ciidanka xooga dalka

  • @frenchfrench0114
    @frenchfrench0114 5 ปีที่แล้ว +9

    Mashalah gulaystaa

  • @Shacraawi24
    @Shacraawi24 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah codka kaygoow

  • @Shacraawi24
    @Shacraawi24 5 ปีที่แล้ว +15

    Guulaysta ciidanaka xooga dalka

  • @user-rw2qi5es5s
    @user-rw2qi5es5s 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaah cidamadena sharaftale alow nodhowr amison laga kafton

  • @nuurmohamed6730
    @nuurmohamed6730 5 ปีที่แล้ว +6

    I'm proud of you guys #SNA 💪💪
    Jiroo jooga

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว +7

    Codkii baxsan allaha caafiyo waxay aheyd lafdhabar dalkeenu leeyahay

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Adeerkey General Daahir Aadan Cilmi Ina Qarshe Cimri Dheer Iyo Caafimaad Alle kaaga Baryaa Insha Allah 🙏🏼♥️🙏🏼✅

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 ปีที่แล้ว +5

    Maantay haboontoo ku hagaagtay dawgee, waryey xero-habaabinee haloo horkacooy. Beena maahan. Insha Alaah

  • @abdullahiabdi2863
    @abdullahiabdi2863 5 ปีที่แล้ว +2

    Baac sada al shaydaan 👌🏾👌🏾

  • @abdulahishariff2905
    @abdulahishariff2905 5 ปีที่แล้ว +20

    Somalian army will be victorious against the terrorist

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +2

      The Somali army

    • @abdulahishariff2905
      @abdulahishariff2905 5 ปีที่แล้ว +1

      Diiriye Ahmed ,thanks for the correction brother !

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว +2

      Ereyga "Somalian" markaa arko ama maqlo waaba ku xajiimoodaa, siiba qof Soomaali ah isticmaalaayo.

    • @abdulahishariff2905
      @abdulahishariff2905 5 ปีที่แล้ว

      Waryaa Wariiri @cafwan 😂

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulahishariff2905 C/llaahi, dhib malaha laakiin dad ayaa kas u isticmaalo ereygaan, damacsana inay kala saaraan Soomaalida. Sida Soomaalida u dhalatay Koonfurta ugu yeeraan "Somalian," inta kalena Soomaali.
      Dadkaan waxaa ka mid ah warbaahinta Kenyaatiga oo siyaasad iyo dan ka leh kala sooca Soomaalida.

  • @mahameddahir2405
    @mahameddahir2405 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว +3

    Midka hugunka raacee shisheeyaha la heysta halooga haroo sida cumar cabdirashiid iyo cabdiraxmaan cabdi Shakur iyo axmed madoobe iyo kuwa la midka ah

    • @abdinasirmohamed2516
      @abdinasirmohamed2516 4 ปีที่แล้ว

      Fardowsa Mohamed Mashaa allah run badan nabatkaa taabatay iyo qaar kaloo badan. Lakiin insha allah loo joojin maayo munaafaqiinta Viva soomaali weyn

  • @hirgal2.046
    @hirgal2.046 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah guul & gobanimo SNTV sasaa leynka rabaa tayada duubista video ga caadi maha soo badiya guulahan ciidamadda ay gaareen inshallah wad guleysaneysan shacabka somaliyedna waxan oran lahaa garab istaaga ciidanka

  • @abdallabuulaburte8606
    @abdallabuulaburte8606 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalia guul allow midee umada somali
    Isha allah waan guuley saney naah
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahiabdulle4165
    @abdullahiabdulle4165 5 ปีที่แล้ว +4

    nolada ciidanka dalka geesiyaal dhaar kumaray in ay nabad diidka ciribtiraan

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigoi reer somaliland ah aad ayaan ugu farxaa markaa arko walaalkay oo intuu kufay kor u soo kacay mida kale ma ila aragtaan allah ya raxmee ina elman oo ah familka somalia ugu wadanisan ilaahay ha daayo iyada iyo dhamaan walaalaheen koonfureed iyo dhamaanba umada somaliyeed ☺☺

  • @abdinasirmohamed2516
    @abdinasirmohamed2516 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxaa la qaaday 1970 ni yadii waxaayna ka hadlaysaa hada waxa taagan well done 👍 baxsan iyo fanaaninnta iyo mu alifyada

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 4 ปีที่แล้ว +1

    amiiin

  • @qadarblue6784
    @qadarblue6784 4 ปีที่แล้ว +1

    Cidankena kesiyasha ah waxaan laqebsanayaa dhirakalinta e wadan xishmad idiin henaaa

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @mohamedabdulahi8376
    @mohamedabdulahi8376 5 ปีที่แล้ว +7

    Xoogii dalkaygoow noolada akhirana jano waxaad tihiin geesiyashii Somaliyeed

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว +1

    SNA guul ka ciribtira cadowga alshayaadiin ugus geyiga soomaaliyeed illaahay ha idinla jiro shacabka soomaaliyeed waa idin garab taagan yahay

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 4 ปีที่แล้ว +2

    Soomali🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️💪💪💪💪💪💪✋✋✋✋✋🙏🙏🙏🙏💪💪💪✋✋✋💪💪💪🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @qadarblue6784
    @qadarblue6784 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahayaw wadankena awood nosii aan iskugu filnano

  • @dharkeyngeenyo992
    @dharkeyngeenyo992 10 หลายเดือนก่อน

    Indha qarshe legend buu ahaa from xds

  • @abdirashiidsudanimohamedom4482
    @abdirashiidsudanimohamedom4482 5 ปีที่แล้ว +3

    horaaa loo socdaaa

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 4 ปีที่แล้ว +2

    Farxad bey i tahay inaan arko ciidan astaan Qaran leh inaan arko
    DIGNIIN !!
    DALKA YEYNAAN DIB U CELIN !

  • @user-iw2id5hi2l
    @user-iw2id5hi2l 3 ปีที่แล้ว

    Guuuuuuuuuuuuuuul 🤙🤙🤙🤙👍👍👍👍💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪🧡🧡💞💞💖💖❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💕💕💖💖💞💞🧡🧡🧡💞🤙🤙💖😆💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓💔🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴💪💝💝💪🇸🇴💔👍👍💕💕🤙💕💖

  • @salmaandaauud8628
    @salmaandaauud8628 4 ปีที่แล้ว

    Guul somaliya

  • @cabdinaasir5181
    @cabdinaasir5181 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxey ahed malinti ugu dambeysay sareya gaas dahir adan cilmi indha qarshe taliyha xooga dalka somaliyed boqashadi barire malin kadib waxa bedelay sareya guuto odawa yusuf raage taliyaha cidanka xooga dalka somaliyed waxan ku xasusta malinkas waxa dalacay 4 sarkal o saxadey ah

  • @maxamedxasan7718
    @maxamedxasan7718 4 ปีที่แล้ว

    Maansh allaah I horaysa usocda

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 4 ปีที่แล้ว

    Baxsan hesaha wadaniga ah ayada u badan manshalah

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว

    Xooggii Dalkaaw Dadaalaaaàaa

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 2 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gubinimo somaliya hanulito C.X.D.S

  • @Raadraacafanka
    @Raadraacafanka 4 ปีที่แล้ว

    Codka Zaynab Zaaji Cali Siigaale (Baxsan) oo ah halyeeyad Qaran.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว

    Guulwacsn Iyo Gobanimo

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 3 ปีที่แล้ว

    xalane kahoreysa kormerka gudaha magaalo madaxda mahadli karoo madaxa hadii laga hesto qalbiga iyo maqalkuu kashaqeynaa hadalka iyo indhaha dabolan naftaa kujirta socodka waa hadalka aragtida lugahes kuistagaa hadu intas helo gabay iskulka mabda a hanti wadaga mudashadisii marka hore sinaan cadallad lagumaqunsha markuu labadas heluu noqon kaa magil iyo mirane waxay labadu maamuli karan midigta haudeynina waa loomuhdaa laga macaashaye xalane iyo calanka turkigoo dhullka laga raro waa in ladagaa bacad weyn laga hoosbaxaa turkkiga sixalane looradsho uqusto turki xulufadis usamran magaca igadilin waxaan hoosjona doowlllad dariskkka shufts noojogto ceeb wadanka kabiir xirooyin xisaab lahen baa ledihin hurdayow toos wadankaga yaallaga xeeladeysan gudihis laggugu xukumin nin soojedo lama kashee hurdayow kac aalbabada waxa kugu sooffuray jjiranka waana kaga baxay oo magacis itoobiya keenya kaana dhhex ddhistay saldhiyo xuddudaa laxiraa looga nabad galaa darbiga berta fasha xoolo dhaqda saalid sisin berta xira keenya xooga wey sefta udhhhibay sacudiga qalbi dhagaxa ladhibay yaadhibay elatare melatari ah yuu udhibay itoobiya yaa kafujiyay keenya yaa kalaalushay sacudiga yuusooboqday soomali leend yeey calankis wadata sacudiga

  • @abdallabuulaburte8606
    @abdallabuulaburte8606 4 ปีที่แล้ว

    Qaran ayaan na deeqo Allow soomali mideey rabiyoow

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 5 ปีที่แล้ว

    Ka naxoow nafta waa cid cadow ah unbaa ka naxeysee

  • @abusalmaan3343
    @abusalmaan3343 5 ปีที่แล้ว

    Walba helicopter ka camerada waa laga leexiyaa hhhhhh ileyn safar dhinaca dhulka ku timid, yaa og , ma ogi hhhh

  • @ibraahimmuudeey7319
    @ibraahimmuudeey7319 4 ปีที่แล้ว

    Somali gumeysta malahan bls ayadaa is gumeysato isna dila

  • @xasandinqo7750
    @xasandinqo7750 3 ปีที่แล้ว

    8