QUUS:- Hadalka MW Xasan Sheikh oo qaab awood ah loo adeegsado waxaa ka dhalan karta musiibadan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 177

  • @Stephen__huu10
    @Stephen__huu10 หลายเดือนก่อน +40

    Wad soo gashay ku Sali nabiga scw ❤😢

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 หลายเดือนก่อน +34

    Kan waxaa ka daran mobelka kaa qaatay asago bajaaj wado ayuu ayuu ninka askari telefonkiis qaatay waa tuug ee ha la soo qabto

    • @muuqaalis5924
      @muuqaalis5924 หลายเดือนก่อน +4

      Tuug weyn waaaye😂

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +2

      Tuug weeye😮

    • @Maankapoi27
      @Maankapoi27 หลายเดือนก่อน

      @@muuqaalis5924halaoqabto

  • @yuusufshabdisamad143
    @yuusufshabdisamad143 หลายเดือนก่อน +8

    Bismilllah Wlhi Waxas Ma Ahan Xasilin Waa Yahuud

  • @Saalax-g3y
    @Saalax-g3y หลายเดือนก่อน +16

    Xariifka mobile ka sii dafaayo bajaajle kale waayay 😅oroduu jabsaday markuu dhulka ka qaatay mobile ka 😅

  • @jmax2824
    @jmax2824 หลายเดือนก่อน +2

    That sneaky bajaj guy who stole the phone is killing me😂😂

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 หลายเดือนก่อน +9

    Walee mantaa dowlad jirtaa ciidanka wixii ka dhiman waa loo sheegayaa insha Allah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 29 วันที่ผ่านมา

      Xassan oo markuu Meel Ku fashilmo maal kale isku qaaday
      Waxaa muuqato Maamul fashilmay oo been isku maaweelinayo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adanibrahimmohamed7459
    @adanibrahimmohamed7459 หลายเดือนก่อน +4

    Shaqa wacan sxb😢

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน +4

    Waa qaldantahay waryaa
    Askari lama kori karo qori tuktuk

  • @princessaisha3507
    @princessaisha3507 หลายเดือนก่อน +2

    This bad سبحان الله

  • @muusaahmed5199
    @muusaahmed5199 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb aniga rayigeega qaladkaan waxaa iskaleh saraakiisha iyo taliyaasha maxaayeeley lamabarin sida ee uladhaqmaan shacabka

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 13 วันที่ผ่านมา

    Meshan amnigeeda ma dhawa ilaahey ha ugargaaro somalia

  • @A__187
    @A__187 หลายเดือนก่อน +4

    هل رأيتم اللص اللذي سرق الهاتف 😂

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv หลายเดือนก่อน

    Subxanna’Allah waxaan ciidan maaha, waa burcad, qofka waa in uu hab nidaam soo maraa, sida amar maxkamad

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 หลายเดือนก่อน +3

    Somalia 🇸🇴no need hawiye 😂😂😂😂

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 หลายเดือนก่อน +1

    Munssaroow waxaba iigu daran motobajajka kii watey tel soo ula cararay kas hala soo xiro asagana ❤❤

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanllaah waaba horror.

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallaah intaas oo nin ma halkaa nin bay isugu tageen war kuwaan ma ayagaaba waxar sooqaban kara

  • @Cadar49
    @Cadar49 หลายเดือนก่อน +5

    Waa la hubinaa hal nin oo hubeeysan maxaa kaligiis socod siiyay dharka askarta waa la helaa hubna waa la helaa qasab maahan in askari ahaado waa in la qabtaa

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 หลายเดือนก่อน +2

    Kan bkm wata waa ey ninka intaaso raga ah ay hayan ayuuliifa hoos ugu sii dhiibaa kwrn

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali หลายเดือนก่อน +1

    Xaasidiin waaye

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax ninkaan ila qabto

    • @AdamHirsi-dg1lc
      @AdamHirsi-dg1lc หลายเดือนก่อน +2

      Ninkan in la qabto waa sax baa tiri in lagaraaco waa sax sow maaha ? tuugga bajaajka wada Telefonka askariga inuu xado waa sax sow maaha ? Adiguna inaad burcad kale thy ayaa sax ah.

  • @AliSalah-s4c
    @AliSalah-s4c วันที่ผ่านมา

    guuuuuuu

  • @abdi7932
    @abdi7932 หลายเดือนก่อน +2

    Mooryaan miyaa is badalysaa, Waa ciidan mooryaan gabigoodaba😅

  • @karrimuse7043
    @karrimuse7043 หลายเดือนก่อน

    Saax🤔🤔🤔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ หลายเดือนก่อน +1

    Saan farf daro waaye 😢😢😢sidaan si dhaanto malahan miyaa qatar ayaa kadhalan karto

  • @IqlaasAxmed-u8e
    @IqlaasAxmed-u8e หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar😂😂😂😂

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahu akbar oo hubsinada mxa diidey alla fududaa😂😂kan telka qty halaxiro isagaa laguhayaa xatooyee shuutoow wxka dhe nin kaa telka jeebka kubobay sbxnllah

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o หลายเดือนก่อน

    War somali masuq masuq igu imow sxb munasarow wlhi😢😢

  • @FeysalabdiGabre
    @FeysalabdiGabre หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 หลายเดือนก่อน +2

    Askiro bajaaj lacag maseyan badankod ana ex bajajle ahanjoray

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 หลายเดือนก่อน

    Asc Munasar Madax weeyne intoow Joogaa ma Ninka Qabuura ha Faadaa aa Madax weeyne ah waa kii ugu Xumaa ee soo mara Somalia Xamar unkaa leh kii hadal keega diida Hoteelada ayaan ugu daadaheey naa unukoo ah Odayaasha Hiraab

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 หลายเดือนก่อน +1

    War waxan wa ciyalasuuq cidan mahaa

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 5 วันที่ผ่านมา

    Waa saxan yihiin ciidanka xoga walodiday in ay raacan gaadidka dadweynaga
    Sababtoo,ah qarbaa dhacku geysto motoyinka

  • @caligeesey-xc4do
    @caligeesey-xc4do หลายเดือนก่อน

    Mooto b waaye tarkha diisa soom sodhee sxb saaree

  • @mohamedsiyaad9183
    @mohamedsiyaad9183 หลายเดือนก่อน +1

    Mootolaha arka woqaty wixii kadhacy

  • @imthehero76
    @imthehero76 หลายเดือนก่อน +1

    Walee qaab daraa kasoo socoto Xamar ha lagu socdo

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @princcessabdi7031
    @princcessabdi7031 หลายเดือนก่อน +4

    subxaanalah 😢

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 หลายเดือนก่อน

    War yaab badanaa😢Meel gaajo ah,Sharci an ka shaqeynin Wa sidaan.Sharci adag oo loo siman yahay Wada shaqeyn ayey Nolol fiicanku gaari karaan Dadkeena Dalka na ku horunari karaa.Ilaahey dhibaatada ha naga dulqaado.

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 หลายเดือนก่อน +1

    Askarigqan inoow dadka dhibaayay oo telefoon la diray soo macquul maaha. yaan lagu dag dagin

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc หลายเดือนก่อน

    Askartaan waa in talaabo laga qaado macal taliyahooda Tuugga bajaajlaha ah ee telefonka askariga miskiinka ah xadayana inkaar qabaha waa in Insha Allah gacanta lagu soo dhiigaa

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE หลายเดือนก่อน +1

    Waa sbbta SLN ay SL udiiday waa bahalo show dadkani😂

  • @MohamedAmin-e5r
    @MohamedAmin-e5r หลายเดือนก่อน +3

    Waa meel dhimatay muqdisho allow meel dhaanto noo sahal

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le หลายเดือนก่อน +3

      Allow ayada noo nabadeey ma dhahnaa

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhh 😂

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha waxoo dhahay hub lala ma kori karo bajaaj
    Ma dhagoole aa eheed mise iska hadle
    War ninyahoow isku xishoow
    Dib udhageeso qudbadihii Madaxweynaha

  • @Muslimo61
    @Muslimo61 หลายเดือนก่อน +1

    waxa igu daran kan mobilka qatey hadana mesha tagan indho adeeg😂😂

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 หลายเดือนก่อน +1

    dharka.ciidanka qof an aheyn ciidan aya qaadan karo

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 หลายเดือนก่อน +1

    bajajlaha iman ma lahan iyo naxris waxsow carurtisa ugeeyna iyo xaskisa iyo walid kisa wa kano kale kan ku dhinto qArax yada kan bal hadi xabado lisku furo maxow sameya ma waxa laleyahay nin maskin aya mesha ku dhintay

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q หลายเดือนก่อน

    Kuwan waa xoolo insaan maaha

  • @cabdisalaadaxmad2440
    @cabdisalaadaxmad2440 หลายเดือนก่อน +1

    Mootoolaha caadi mahan talefankii waa lakacay caadi ayoow u qaatay kkk

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +2

    Kii motada wdy eeg tuuknimadisa iyagaa ladifaci wxbu xadaya alle ku qabay fiicnan laheyda xabad fanineyso bartas in aydhikto telka gcntavisago kuhaya balo kudhftay

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d หลายเดือนก่อน +1

    Mobeelka haloradiyo waxaqaty bajaaj laha fadlan uradi munasar

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals หลายเดือนก่อน

    1:39 indho adkaa mareer mudugaa waayaabee😂 waxaasoo ciidan boojeebsiib kudhax sameynayaa

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 หลายเดือนก่อน +3

    maxaa keligiisa uu hub u sitaa ? SAAXIIB NIDAAAMKA AYAA LA ILAALINAYAA WAX QALAD AH MA SAMEEYNIN CIIDANKAN DADKA SHAKIGA AAD GELINEYSID KA DAA MANSUUROW §§§§§§§§§§|||

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 หลายเดือนก่อน

    MUNASAROW WAXAAN CIIDAN CARBISAN MA AHAN WAA MOORYAANTII CIIDAN LAGA DHIGEY..YAA U BANEEYEY IN AY ASKARIGAN WADAA DHEXDEEDA KU GARAACAAN OO AY CABSI IYO ARGAGAX GELIYAAN SHACABKA. ASKARTA CIIDANKA DAWLADA DIB U HABEYN IYO DISHIBILIIN HALA SIIYO SAAN WAA FOOLXUMO CAALAMKA AYAA NALA YAABAAYO.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 29 วันที่ผ่านมา

    Xamar Madax iyo shacabo Tuugay u badanyihiin

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW หลายเดือนก่อน

    Adiga wax walba complain maa ka bixisaa. Ciidanka way saxan yihiin

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m หลายเดือนก่อน

    Inaa laisa saxo, waa mid meesha kujirta, waxaa dhici karto inuu askarigu amar diido sameeyey

  • @iimaanmaxamuud123iimaanmax7
    @iimaanmaxamuud123iimaanmax7 12 วันที่ผ่านมา

    Halkaan nin ayeyba qori ka qaadi wayeen 4 ama 5 nin o al shabaab maka qaadi karaan qori wax dhintay oo jaad eber ka dhigay waaye

  • @muktaarahmed7280
    @muktaarahmed7280 หลายเดือนก่อน

    Ilahow gun iyo doqon hano gacan galin hal nin uunba la fiirsanaa laba iyo xitaa lalana hadli karo war dadka tartiib ula hadla gunya hey

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 หลายเดือนก่อน

    War waxan oo kale waa dhaqan xumo, dowladna sidanookale uma dhaqanto, ee nidaamka ciidanka hala saxo, sidan xal maaha

  • @MohamedDaaud-r7g
    @MohamedDaaud-r7g 8 วันที่ผ่านมา

    Kuwaas waa shufto caadiyaa ciidan maahan si xun bay ula dhaqmeen askariga😭😡

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Waa qaldantahay waryaa waxa laamiga maraayay waa police military
    Oo hub kadhigis ku sameen karo ciidan kasto
    Jaahil yahoow ku nool Swiss Germany
    Iska hadle aa tahay oray schoolada ku yaalo Zurich gal saa usoo baratid hey'addaha dowlada ka shaqeeyo

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 หลายเดือนก่อน +1

    Waxani lama odhan karo ciidan waa moorayaan ka qadhaabata dadaka masiikinata bajaaj leeyaday is baaro u dhigataan hal 1 dollar ayeey naf dhan u gooyaan maalin cad waa moraayan gaajo dubaatay 😳

  • @RaageAli-hh9cn
    @RaageAli-hh9cn หลายเดือนก่อน

    Waxaan kula talinayaa askarta xamar joogta kaligiin ha soconina qof walba saxibadisa ha wato haduu meel aadaayo si eysan u qabsanin tanoo kale oo aan loogu goobanin

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Moryan dowladah

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc หลายเดือนก่อน

    Akartaas iyo bajaajlaha telefonka xadaya waa qaar ka mid ah bahalaha Xamar looga cararayo

  • @somalitubs
    @somalitubs หลายเดือนก่อน

    MUNASAR MAXAMED Mobile ka bajaajlaha guudka ah ayaa qaatay isla markina dhaqaqay.

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 หลายเดือนก่อน

    In la aqoonin ee laga shakiyey baa dhici karta

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 หลายเดือนก่อน

    War heedhee askari ama dadka hubkooda iska difaaca AS haddii laga qaado yaa difaacaya

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y หลายเดือนก่อน

    Mobeelkiisa bajaajle ayaa qaatay

  • @abdullahiabdikadir6652
    @abdullahiabdikadir6652 หลายเดือนก่อน

    Xarifka mobile ka xadayo 😂😂😂😂😂😂

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 หลายเดือนก่อน

    Meel Kaabalaadirki XasanTuug yahay maxaad ka sugeysaa Ardaydi

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 10 วันที่ผ่านมา

    Xasan yaarumeysanaa 10waji ayuu leeyahay

  • @Zedani99
    @Zedani99 หลายเดือนก่อน

    Bajaaj laha talephone ka qaadanaya tuug waaye hala soo qabto

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 หลายเดือนก่อน

    Bajaajlaha Tuuga ah ee Mobileka ka xaday waa in la soo qabtaa. Balaayo Badanaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน

    waxa la rabay in la soo baro ciidanka hanaanka loola dhaqmo dadweeynaha

  • @SiidaliBalasma
    @SiidaliBalasma หลายเดือนก่อน

    Wale waa xariif bajajlaha qaatey mobelka wuu ordey lajen

  • @umuahlaam4170
    @umuahlaam4170 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry walaahi wuuba dilanyahay maskiinka jugta gaartooba kasoo kabaneen

  • @CabdullahicabdimaxamedYare
    @CabdullahicabdimaxamedYare หลายเดือนก่อน

    Taleefan askarto leedahay ayaa waxaa qaatay bajaajlaha ha lasoo qabto

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman หลายเดือนก่อน

    Armuu ahaa cidi wax barta

  • @XabiiboMaxamuudaxmed-e3u
    @XabiiboMaxamuudaxmed-e3u หลายเดือนก่อน

    Munasar ninka motolaha ayaa qadanayo mobelka dhulka kudhacay indha waa weyn waad ledahy

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 หลายเดือนก่อน

    Waxan waa wixshi mino ma ah ciidan ee waa dugaag

  • @cnuurboorow6067
    @cnuurboorow6067 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😂😂

  • @MahdElmi
    @MahdElmi 6 วันที่ผ่านมา

    Waa sax askarigaas in saas loo galo maxaa yeelay qawaariiijta ayuu jaais siinayaa si ayagana dareenka dowladda ay dadka kqaldaan sidaas darted hadii la arko shaqsi hubeeysan saas halloo qabto

  • @saimo2498
    @saimo2498 หลายเดือนก่อน

    Maxa ka ogtahy inuu khasbayay iyo hadalada dhex marayay, bilaash ayuu rabay in lagu ka xeeyo

  • @seeftabanaanka9802
    @seeftabanaanka9802 หลายเดือนก่อน

    asxabta ma'aragteen bajaajlaha inuu qaatay mobaal

  • @rakbah.c
    @rakbah.c หลายเดือนก่อน

    Way ku xoomeen xariifna mobilbuu cidiyaha kusii qaatay😂

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 หลายเดือนก่อน

    War islaaya dheh somaalidaan wey dhimatey qof dhintey miyaad wax usheegeysaa

  • @AbdaleXasa
    @AbdaleXasa 7 วันที่ผ่านมา

    Munasar ninka motada wetey wax kadhacay ayuu qatay intii les kudhegana wanategey

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod 11 วันที่ผ่านมา

    Wax an aqrisanin oo qori lodhibe yahuu

  • @XUSEENXuseen-t6c
    @XUSEENXuseen-t6c หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu หลายเดือนก่อน

    Hadii amarku ahaa ciidan hibeysan bajaaj ama shacab rikaab maraacikaraan maxuu amarka ujabiyay?

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Wax kasta waxay u baahan yihiin in ay tababar haystan hal nin oo toban qof lagu qabanayo maxay tahay waa bilaa tababar no akhlaq waxaa askar lama dhaho ee waa mooriyan sharciyeysan

  • @MUCAMELEGNF
    @MUCAMELEGNF หลายเดือนก่อน

    Kan mobileka qaatay se camal hamaanki Ku fhale was😂

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 หลายเดือนก่อน

    ASKAR AMA ASKARI AAN SHAQ KU JIRIN MAGAALADA DHEXDEEDA HUB MA KU SIDAN KARO WAAYO WAXAA BATAY BOOBKA IYO DHACA MAALIN KASTA AYAAD ARADNAA QOF DHARKA CIIDANKA KU LABISAN OO QORI WATA WAXNA BOOBAYA -

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH หลายเดือนก่อน

    Soomaalida hubka dhigis noocana waa yaab qof laxoogayo miyaa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Lkn xisaabta kudarso qaabka ninkan u qorigiga uheysto ma ahan si lagu kalsonan karo si fcn ufiiri sid a uu ubaal raacaayo bootada iyo xita wuxu taganyhy wadada bartnkeda