Muqdisho:- Maxaa kala qabsadey nin xoog looga reeban rabey gabar saaxiibtiis ah & askariga rabey in

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @DaaciBilan-2
    @DaaciBilan-2 2 หลายเดือนก่อน +43

    The most knowledgable ever muxamed scs❤❤❤

    • @HassanAhmed-c4b
      @HassanAhmed-c4b 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @HassanAhmed-c4b
      @HassanAhmed-c4b 2 หลายเดือนก่อน +1

      Saamiyo walshey

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 2 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 หลายเดือนก่อน +26

    Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto ku amaansado ilaheyow dalkeena noo hagaaji oo nagu amaanso amiin yaarabi

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน +4

      Amiin Amiin YA RABBI

    • @DeeqoBilan-mm8xx
      @DeeqoBilan-mm8xx หลายเดือนก่อน

      Amiin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahow umadaada xaqa tus sidaan yaaka bixi kara ha soconin waaye alaha ugargaaro muslimiinta ilaahow aamiin yaarabi thanks brother

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 หลายเดือนก่อน +13

    Maxaa iyada laftirkeda waqtigas waday lkn wiilka wa nin rageedkii la sheegi jire mash Allah

    • @Unknownnnn-1
      @Unknownnnn-1 หลายเดือนก่อน

      Kaacsi gus aa soo saaray

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +18

    Subxaana Allah. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb 2 หลายเดือนก่อน +23

    Jimco waaye kusaliya habiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam

    • @JAPHETKIVUYO
      @JAPHETKIVUYO หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ♥️

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 2 หลายเดือนก่อน +15

    Mooryaan marqansan aan xalaal cun aheyn weligood waa sidan askari asaga wadanka difaaci lahaa oo dadkiisii u bahdilay qoriga dartiis

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 หลายเดือนก่อน +6

    Subxaana Allah. Allow namooti ay maree malagga maanta anya madiina iyo dameerka.

  • @HassanOsmanomar-i5z
    @HassanOsmanomar-i5z 2 หลายเดือนก่อน +15

    Wcs wll naftaan garab dhigii lahaa
    Markuu idilo ayuu kexeeysan lahaa

    • @legendalwayslegend
      @legendalwayslegend 2 หลายเดือนก่อน +2

      Lpx

    • @mohaasifamily7935
      @mohaasifamily7935 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ayadupa hadad dhimtid midkalay raaci maxad iskudilysaa

    • @ProSHARMARKE
      @ProSHARMARKE 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@mohaasifamily7935 markaad gabadh soo kaxeysanaysid hasoo kaxaysan adoon difaaci karin🤝

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 2 หลายเดือนก่อน +12

    Walaahi nin aaan wax baranin Askari looqorayo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XuseenMohamed-b1q
    @XuseenMohamed-b1q 2 หลายเดือนก่อน +12

    Team munasar like 👍🏻

  • @deqa868
    @deqa868 2 หลายเดือนก่อน +8

    Walaahi meeshaasi yaa u soo xiisayo oo ilamo keen sanaayo walaahi ee sheen lee ku dhimaneenaa sorry magaaladaan jecelaa😢😢

    • @fatimaaflow
      @fatimaaflow หลายเดือนก่อน

      Abayo i caawi plz

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 หลายเดือนก่อน +3

    Salaadii subac maxaa iyada nin daba dhigay

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi muqdisho waxkazto oo yab leh walagu arka

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib maxaa la dhahaa?
    War Ilaahay ka xishood.

  • @Boqoloficial
    @Boqoloficial 23 วันที่ผ่านมา

    Waa wasaa wllhi

  • @ClaahiSalaad-jg4go
    @ClaahiSalaad-jg4go หลายเดือนก่อน +1

    Gabartaa badbaadin lahaa

  • @Abu-Hamza254
    @Abu-Hamza254 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho Allah imageeyo🤲🤲

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur หลายเดือนก่อน

    Wll kusali nabiga scw

  • @lailahassan7336
    @lailahassan7336 2 หลายเดือนก่อน +1

    Askariga saxan. Nin iyo naag is dabsarayo haduu kala reebay lkn wiilka waxba ka qaldan naftisu halis galshay

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 หลายเดือนก่อน

    Koonfurta waa fawdo caadiya walahi from burco

    • @zulthan4510
      @zulthan4510 2 หลายเดือนก่อน

      Taas fowdada ah ayaa inaga dhamaan la😂😂😂

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 2 หลายเดือนก่อน +9

    Salaada Subax Maxey iskulasocdaan gabar iyo wiil

    • @Lilyvlogs3.1
      @Lilyvlogs3.1 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alshabab ayaa tahay wecel😂

    • @dahablow2846
      @dahablow2846 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Lilyvlogs3.1wll dad moslim aanahay galabtii waaba la gartee maxey tahay dheelmadkaas

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le 2 หลายเดือนก่อน

      Walaashaa in nin salaada subax la socdo hadii aa jeclaan leheed anaga dhan Al-shabaab aan nahay, lkn hadii aadan walaashaa u ogoleyn adigane shabaabkaa sheegeysidaa tahay walaashaa wax aadan la rabin gbadhaha kale hala rabin ​@@Lilyvlogs3.1

    • @HusseinOsman-io5mg
      @HusseinOsman-io5mg 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa su'aashii ugu Horeysay ee igu soo degdegtay .

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah wuuba cabsan yahay walahi

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 2 หลายเดือนก่อน +3

    Lkn salaad subax xageey ka imaadeen wiil iyo gabar xili shukansi ama haasaawe maahan

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wadanka macsi aya ka socdo xili salada sbx wa dareemi krta

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 หลายเดือนก่อน +4

    MOORYAAN ASKAR LAGA DHIGAY!! REER AAN IS WADA DHAAMIN!!!!!

    • @mohamettmuusa8091
      @mohamettmuusa8091 2 หลายเดือนก่อน

      Wa maxy rerka a ka hadlyso askarta dowlada rer qura maha

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 2 หลายเดือนก่อน

      Reer beel

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน

      @@mahmudabdiali7877 Reer beel adigu!

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน

      @@mohamettmuusa8091 Reer qudha?? weeyaan! YAAD beenta udheegi?

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 20 วันที่ผ่านมา

    😢 subxanalh salada subax waqtiga lagalayey mxa so wady ayaga

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waa dad is yaqaana gabadha cabsi kama muuqato haday baqayaan way carari lahaayeen ama qaylin lahaayeen

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +2

      HAA WAADAD ISYAQAAN

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 หลายเดือนก่อน +5

    aniga waxey illa tahay waa dad isyaqaano ama asxaab ah ama gabadha walaalked.

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabeey Askari gan Gabadhuu ka helay haduu wax dilo na ma bad Baadiyo Gabar lee uga Cadahay

  • @SudeysSaid-l8b
    @SudeysSaid-l8b 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sirantihiin asxabey askariga iyo xariifka kale wey is ogyihiin mfhnteen qofta ayaa larabaa in lawada kufsado sheekada fahan

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

      MAXAA KUFSIYA WZXEYBA LASOCOTAA WAQTIDANBEE

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qalad in askariga dariiskiisa lataabto😮

    • @maxamedcalidhuux8083
      @maxamedcalidhuux8083 2 หลายเดือนก่อน +4

      Tuugo tuuto xiran askari maah. Askarnimo meel ha uga dhicin.

  • @Khadarjeeri
    @Khadarjeeri หลายเดือนก่อน

    Wll munasar kama yeelileheen wasyo gabadha waa gabbar Somaliyed inna sharafteeda badbaadiyo waaye nafteyda wan u hurilahaa

  • @HawaGassim
    @HawaGassim 2 หลายเดือนก่อน

    SubxanaAllah, Ma askarigi la rabey in uu ILaaliyo Amniga shacabka , Dalka Iyo Dadka ayaa saan yeelaaya ???. ILaahoow Ummadaas Mugdisho ku nool Nool u gar gaar oo Xifdigaaga geli. Tan kale sheekadaan Wexeey u egyahay oo kale in askarigu uu wiilka Taleefankiisi ka heeysto. Because wiilku waa Tuugtaayaa !!!😢

  • @MuxiyadiinMustafe
    @MuxiyadiinMustafe 2 หลายเดือนก่อน

    Xamareey xeeladaah badan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa gabadh niin qabin ama murxim u ahayn ay xiliga ula socota
    Niinka askariga ah akhlaaqda dalka ayuu ilaalinaya naag iyo niin 4 habeenimo wada socda oo is qabin Maxaa baase ay la wareegayan

  • @mohammedkaabsol9769
    @mohammedkaabsol9769 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi kama tagi laheen

  • @abdiwahidofficial8924
    @abdiwahidofficial8924 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ahaanteyda wxn dhihi lahaa hdaa nin rag thy qoriga iska dhig face to face aan isku qabano hdd iga atkaato kaxeyso gbadha😂

    • @LearnEnglish-gw4hu
      @LearnEnglish-gw4hu 2 หลายเดือนก่อน

      Inta isdagaaleesiin gabadha filim cml mee nii daawane mcnha cagahee wax kadayeeye ani waxaba layabana gabadha sbbte ucarari weyse😂

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 2 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanalaah maogii

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน +4

    waa tuug ninka qoriga wata gabadha inuu meelahaas ku xooguu rabaa

  • @CabdalaAxmed144
    @CabdalaAxmed144 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayadaa naagta wax kaqaldan yihiin hadey carari lahayd cidne xoog kuma wadateen

  • @WalalCadee
    @WalalCadee 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi Wan udhimana

  • @KaafiyoCabdi-ds8xq
    @KaafiyoCabdi-ds8xq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaa qaldan maxaa saacadaan cidlada keeney

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah dadkii xayadii ba ka tagtay waxa kal qabanayo ma jirto waxa iga daran dadka ag marayo.

  • @Samiirluckymusic
    @Samiirluckymusic 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wuu i dili karaa inaa ka tagenin nafsadeyda u huri lahaa gabadha

  • @AbdifatahMohamed-g3l
    @AbdifatahMohamed-g3l หลายเดือนก่อน

    Sxb rag aan waa isyaqaanaan qoftana aminkaa socota xagee laga soo bixiyey as a garo

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂mucjisabq muqdisho looga imaadaa 😂😂

  • @Canjeex
    @Canjeex 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ma’la Oran kara askarigaan shaqadiisuu gudanayay oo asluubtuu ilaalinayay. Waayo waa saalada subaxnimo. Gabar iyo wiil salaada subaxnimo isla socda mar umada oo dhan hurudo xagee usocdaan. Tan shukansi waa dhaafdey. Dhaqan gaaleed aan caadiyysano bad soo wadaa. Sida isku dhaan ninyahow.

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le 2 หลายเดือนก่อน

      Hadii ey saas tahay waa sax , lkn gabar saacadaas hadee niyad xun wiilkaas ula socto HIV amee u gudbin rabtaa, gabar sahlan hadii aa aragtid HIV ee qabtaa ka fogoow

    • @HusseinOsman-io5mg
      @HusseinOsman-io5mg 2 หลายเดือนก่อน

      Yaa Og Askariga meeshuu la aadaayo hadii aan iska dhaadhicino asluub ayuu ilaalinayey? Sidee 1 Askari hubeysan xilli habeen ah wado keligiis umari karaa anagoo og xaalada magaalada? Ama waa jilid ama shabaq loo dhigay iyada.

    • @Canjeex
      @Canjeex 2 หลายเดือนก่อน

      @@HusseinOsman-io5mg maxaad ku ogaatay inuu askariga rabay inu gabadha kaxeesto maadama uusan videoga maqal la’heen? Ma dambi aadan hubin baa qofka iskaga xukumaysa? Haa waa dhici kartaa inuu askariga mooryan ahaa waxaa kaloo dhici karta inu Askari daacad ah yahay oo shaqadiisa gudanaya. Waxaa la’ga yaaba inuu xal u arkay inu kala reebo balse uusan ka taxadarin gabadha amnigeeda iyo siday gurigeeda ku tagi laheed.

  • @FeyCode.
    @FeyCode. 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mobile dhacoo aa la isku ogaa,
    Gabar dhacoo malakeene.
    Somali xaalada kajirto caadi ma'aha 😆😂

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dad caadi ah xilligaas masocdeene meeshaaS farbaa ku godan!

  • @mohamedabdulkadir2413
    @mohamedabdulkadir2413 2 หลายเดือนก่อน

    3 waa in naftaada aad u goysa
    1 walidkaa io caryurtada
    2 diintaada
    3 io xaskaaga

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน

    WALEE SAAS ASKARIGA SHAZRKIISA MAJIIDEEN EE WAADAD ISYAQAAN

  • @AhmedWali-w2o
    @AhmedWali-w2o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askariga iyo gabadha waa ilma ader

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +1

    SAACADAAN DAD FIICAN MASOCDAAN

  • @Pekka135
    @Pekka135 2 หลายเดือนก่อน +5

    Jahelintii oo dhan baa qori lo wada dhiibay

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele6789 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hubaal sharceeysana meshani askari iima joogee

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 หลายเดือนก่อน +2

    𝗥𝗮𝗴𝗴 𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗔𝗻𝗵𝘆 𝗪𝗮𝗻 𝗨,𝗱𝗵𝗶𝗺𝗮 𝗡𝗲𝗬𝗻𝗮 𝗟𝗜𝗜𝗦.😂😂

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 หลายเดือนก่อน

    MR MACNO YARE HAL CLIP LÈ KUSO CELCELINEE
    HADAL YAR IYO HOWL BADAN

  • @guled669
    @guled669 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waddanka Soomaaliya waxaa kharribay, waa "askarta", iyadana xilligas ineey soo baxdo maxay tahay?

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho ami malaha wa u jeda ninki sida loga rabay sificn u firsada

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 2 หลายเดือนก่อน

    Hada maxaad noo sheegtay?

  • @abdikarimhuseinamin-ev3rr
    @abdikarimhuseinamin-ev3rr 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadha iyo wiilka waa qaldan yihiin may iska baxaan wiilka muxuu askariga u daba socdaa isagaa wax la wado

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 2 หลายเดือนก่อน

    Inuu kaxeesto ayey rabtay qofkaan ayaa dabsaari waaye marka hore inee dhaqaaqdo ayey diidanthy

  • @xamralive
    @xamralive 2 หลายเดือนก่อน

    Askarigu Amuu uga shakiyay in ay Xumaan isu wataan Naafta iyo ninka??

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Camarada Ayay Isku
    Dhigayaan😂

  • @umusumaya1236
    @umusumaya1236 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas wata qoriga manhan qof xumaan wata sidey ilatahay gabdhaas ama wiilka qufbuu wax kaqaldanyahay wayna iswada yaqaanan 3xdooda siday ilatahay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka yari wuxuu Rabaa in
    Uu Luuqa La.galo
    Balse Askarigu na wuu diidan yahay

  • @SiciidoAxmedmaxamed
    @SiciidoAxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Jecelkey uga baxdey umaleyn 😅😅😅😅😅 aniga Marka

  • @abdillahiaouledaouled1970
    @abdillahiaouledaouled1970 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 2 หลายเดือนก่อน

    Suaal ayaga maxaa waqtigaas waday

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekada sida aad u sheegeyso maaha.askariga iyo naagta ayaa wax ka dhexeyan

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 2 หลายเดือนก่อน

    benlow hadow rabo waadada kalexda aay dhahaay ee benta haa naga gediin cood ken

  • @raahmoomar650
    @raahmoomar650 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 habenki iguu murugta abadned 4 habenimo anigu shaqa uu socdo gabr walashey la shaqaynaye xajigeygo bajajle ah aya ii waday tug bustulad wada jidka nagu galay meshane bacad ayey eheyd mutada ma carari karin ka dib tugi woxow dhahy sxb nagta deji iska bax walahi woxow dhahy ii dil uu bistulada so rid ka dib gabdha wado intas bajajta waye socota si tastib ah mesha wa gud gud alx gudadki markey dhamaden ayan cararnay wow qabsaday darbo ayow ku turay alx😢😢😢😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    Askartan ciyal gurguurte ee baahan maxay shacabka ka raban mey iska ridan dowlada aan waxba u hayn mooriyan dowlo aan ahayn uf askar shacab keeda saas yeelaysa alow ada weyn

  • @BishaaroYusuf-k7n
    @BishaaroYusuf-k7n 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa macquula in uu ninku aqoon uleeyahay
    Uu gabadha ka celinaayo uu xumaan ka damacsanyahay ama prank uu yahay😮

  • @Eligoat9
    @Eligoat9 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi dil aanan waligey ku fikir in baan ku fiiri lahaa

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dhibaato ilaahay naguma keeno😢

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheg Halka aay thy si laa iskaga jeroo

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 2 หลายเดือนก่อน

    Mxa sacaas socodsiyay tasaba layableh😱😱😱

  • @hamuuud
    @hamuuud 2 หลายเดือนก่อน

    Labada nin waa sxbo ban umalayn waxa fahmi kara Nindhalinyara Askarigaan iyo wilkaan way isyaqaanan balse askarigan wuxu raba gabadhan in uu kaxeesto gabadhana marabto wilkan ay wada socdeen in ay katagto oo Mesha xabado kadhacan marabto Sababto ah waa Aroor waxa ladiidan yahay in laysku soobaxo Marka dhibka waxa weeye Xage wax kudambeeyen sheekadan

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +1

    War Munassar waa nin akhlaaq iyo dhaqan xun. 2 qof aan is qabin ayuu ku sheegaa "saaxiibtaa".

    • @AboweAdo
      @AboweAdo 2 หลายเดือนก่อน

      Wa aaqiru zamn zinadi fududaadey xili sld sbx fahn

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@AboweAdo qofkii yaqaano Munassar ha u naseexeeyo, munkarka uu faafinayo haka joogsado.

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walee waa qeylin lahaa

    • @FatumaMohamed-nm2li
      @FatumaMohamed-nm2li 2 หลายเดือนก่อน +3

      Kuwa garab marayad arkeysaye somalia Yaa qeyli kugu cawinayo waxa ee nabad laa noqon laa yihin waa sidhan

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@FatumaMohamed-nm2liWaaa meel damirka ka dhintay haddi lagu qalanayo xata iney ku firiyan laga si socanaya yaab.

  • @FaadumoWarsame-y6x
    @FaadumoWarsame-y6x 2 หลายเดือนก่อน

    wasi lahaye 😂😂😂😂😂

  • @IqlaasAxmed-u8e
    @IqlaasAxmed-u8e 26 วันที่ผ่านมา

    Wlaahi waadili lhaa ilah ban kudhar Tay ee dhgax ban kudililhaa wanibixilhaa😮😮😮

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 หลายเดือนก่อน

    Aniguba cadalad leedehee carat maxaa dhaama aan ku tuuran lahaa

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa macqull ah askariga iyo naagta inee aqoon isku leeyihiin hadee run sheegeyso ninka ee lasocotay inee dhageesato ayee leedahay

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 หลายเดือนก่อน

    Xikmad noo sheeg.

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 2 หลายเดือนก่อน

    Yurubtaan aan joogno maa safe ah ilaahey hanagu amaansado meel walba

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 2 หลายเดือนก่อน

    2lnabadaa nin waa is yaqaanaan waxaana waa filim

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 หลายเดือนก่อน

    waankugu fahamnay waa dad lasoo diray lasiiay lacag la sidaas ujila see waaye dadka aqli ee leeyihiin

  • @kingmo1882
    @kingmo1882 2 หลายเดือนก่อน +2

    Iireb oo cad waaye😂😂

  • @museridwaan4597
    @museridwaan4597 2 หลายเดือนก่อน

    Ragu waa rag saaxibo ah

  • @IbrahimCantoob
    @IbrahimCantoob 2 หลายเดือนก่อน

    Ameey tahay film

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    waxan waa ceeb in lagu shegoh Askarih waxan waa moryantih lagu dhalay xarantah

  • @CaaliaAhmed
    @CaaliaAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa yaab gabar lagudiido adiga ninka gabarta ninku waa yaqaan

  • @abdinajibibrahimkar2384
    @abdinajibibrahimkar2384 หลายเดือนก่อน

    Wlhi dimashaa kaxigaaa😅 mrka dhinto lee haa wato

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน

    Malaga yaaboo iney gabadhaan askariga daayeer kadhigatay markuu lakulmay ayadoo nin kale lasocoto ayadaaba fitnooley ah weytaqaanaa askariga hadeysan aqoon ulahaan laheyn wey yara bixilaheyd oo cararilaheyd lkn gabadha farbaa kugodan

  • @Beru700
    @Beru700 2 หลายเดือนก่อน

    Askarigu midhkas yar ayuu rabaa in uu dabka saaro 😂

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 หลายเดือนก่อน

    Walaashii armay tahay oi uu ilaashanayo, ha la baadho