QAMAR SUUGAANI WALAALNIMO BYE BYE 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Ereyada qamar suugaani
    Laxanka qamar suugaani
    Codka qamar suugaani
    🎶 music mustafa karama

ความคิดเห็น • 752

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 3 ปีที่แล้ว +86

    Wax loo dhigo ma jiro walalnimo.wax walba uu dhammadaa,lkn walalnimadu ma dhamaato,ma aaminsani inay jirto wax loo dhigo walalnimo❤️
    Inta walalnimada jecel ismuujiya

  • @zarazerun4507
    @zarazerun4507 2 ปีที่แล้ว +36

    heestan walashy iga wayN bad udiri lahaaa lakin aduunkan dushiisa ilama saarna " inagon is arag bad aduunki igu cidlaYsay walal wan ku xiisaY inbadan wada hadalkii quruxda badna io talooyinkaagiina wn tabY rabi swt waxn Ku wydiinaya inu janadiisi fardawsa u ka waraabiYo inaguna kulmiYo ogoW wn kuso socdaaa aniguba."😭💔🤲🏼

    • @ayaancabdihakiincabdilahiy4024
      @ayaancabdihakiincabdilahiy4024 2 ปีที่แล้ว +1

      aamin😢🤲😭

    • @caliphaqaa9899
      @caliphaqaa9899 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaaaal 😰😰😰 fariintada wey i tawaty 😭😭😭😭😭😭

    • @ibrahimabdi4352
      @ibrahimabdi4352 2 ปีที่แล้ว

      Alxm 🤲🤲❤☝️

    • @mohasalaad6014
      @mohasalaad6014 2 ปีที่แล้ว +1

      𝗔𝗻𝗶 𝗸𝘂𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆 𝘄𝗹𝗹𝗹🥺

  • @Hardyironman
    @Hardyironman 3 ปีที่แล้ว +19

    Gabar soomaliyeed oo farxad haysata oo jecel heleysa waan jeclahay waan ku ildoogsadaa love my somali women.

  • @ziizoahmedziizo2898
    @ziizoahmedziizo2898 2 ปีที่แล้ว +18

    Heestani waa hees qalbigayga tabatay waxan la dhashay hal gabadh aduunka ugu jecelahay noloshayada waa markii u horeysay naga maqnaato mudo badan xalad caafimad India u tagtay mar walba u xiiso tabo heestan qalbiga ku dhayaa
    Walaal nolol San iyo naxariis ku waar
    Nuura ahmed ali jama 💘 💜 💛 💚 🧡

    • @ashuujamac5611
      @ashuujamac5611 ปีที่แล้ว

      iilasho aniga gabar xita ilama dhalane

    • @ashuujamac5611
      @ashuujamac5611 ปีที่แล้ว

      😭❤️

    • @engabdisamimuhyadin1126
      @engabdisamimuhyadin1126 ปีที่แล้ว

      @@ashuujamac5611 sxb maxaad dareenta

    • @gopaad155
      @gopaad155 ปีที่แล้ว

      @@ashuujamac5611 gabar kasto somaliyeed ba walash ah mcnto anaga kula dhalanay🥰

    • @bashirmursalissabotan1475
      @bashirmursalissabotan1475 ปีที่แล้ว

      Walaashaa caafimaad buuxa oo degdeg ah allaha siiyo

  • @rabiicomaxamoudmaxamed9221
    @rabiicomaxamoudmaxamed9221 3 ปีที่แล้ว +27

    Mark heestan dhagysty waxa qalpigyg ku so dhacy walshy an aduunk ugu jecelhy ramlo xanono 🥰🥰🥰🥰wadnah ku jecel si wallnima ⚘

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 ปีที่แล้ว +5

    Boqorka fanaka somaliyeed qamar sugaani fananka uku jeclahay dunida 😘😘😘😘😘😘😘from muqdisho

  • @abdirahmanahmedabdi8692
    @abdirahmanahmedabdi8692 3 ปีที่แล้ว +36

    Sagalka gbdhod Ila dhashay adunka idinma xumeeyo love you ❣️

  • @hpsomaliteam7146
    @hpsomaliteam7146 3 ปีที่แล้ว +42

    walhi markii an inyar dhagaystay heesta ayaan niyada ku qbtya eryada inuu asaga leeyahy bro taageera dhaba inaa ahay ii cadaynaysaa taasi 🥰

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 ปีที่แล้ว +5

    Waah waah waxaasa walaaltinimo la dhahaa shoodhahaygiiH sido kale aduunkaa lagu yahay walaal best song ereyada+laxanka+codka waxaba wada dareen iga dheh zalaan zare fanaankyga qamarka suugaaniga 💯👌

  • @kalifahmed619
    @kalifahmed619 3 ปีที่แล้ว +12

    Jecliya walaalaha ila dhashey wiilal iyo gabdho waa nasiib badan yahay wiilka gabdho la dhasheen 🙏🥰💚💙

    • @FaysalAhmed-ct5mf
      @FaysalAhmed-ct5mf 2 ปีที่แล้ว +1

      Gabadh kaliya ila dhaltay wan iga dhimatay isi xun waliba an maran ma ilabo wlashay alllle aku dayo walaha

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 3 ปีที่แล้ว +303

    Inta wallalked ama walashiis jecel is mujiya

  • @abubakarbilabuuq7055
    @abubakarbilabuuq7055 3 ปีที่แล้ว +34

    Muu dhiman fànkeenii
    Calankiisii muu dhicin
    Dhaqankeenii muu lumin
    Mana uu dhamaanine
    Inkastoo la dhaawacay
    Weli dhowr ayaa nool
    BY::Abokar Bilaabuuq
    C/kariim Faarax Qaare

    • @dirgaxabdi9655
      @dirgaxabdi9655 3 ปีที่แล้ว

      Ereyadan ninkii qoray halo mahad celiyo

  • @mohamedjaamac7244
    @mohamedjaamac7244 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan waxay noqotay heesta aan ugu jeclahay heesaha fanaanka qarniga Qamar Sugaani ❤️🤗

  • @umumaida9912
    @umumaida9912 3 ปีที่แล้ว +8

    Wllday wn jecelahay waxan dhib usoomaray iyaga dartoodban uso tahriibay😥😥😥 wlhi si an horumar ugadhsiyo wllday illahay wuu irumeyay alx illahay baa mahadle❤❤🙏🙏

    • @ilhaanmohamuud7010
      @ilhaanmohamuud7010 3 ปีที่แล้ว

      Inshalalh guul wllo ayad gaadheysaaa

    • @umumaida9912
      @umumaida9912 3 ปีที่แล้ว

      @@ilhaanmohamuud7010 inashallh wllshy❤

    • @yusraabdala1135
      @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว

      Waxkasto jeceshahay rabi haku siiyo abyo mcn wan jeclahay dadka walala hoda iyo walid kod kafikiro❤👑💋

  • @mostapheciiltirre4410
    @mostapheciiltirre4410 3 ปีที่แล้ว +9

    ماشاءلله ربي يحفظكم من كل شر وسوء
    وااااو انتم حلوين اوي اوي اوي
    الاخت هديه من الله

  • @cabaasofficialchannel592
    @cabaasofficialchannel592 3 ปีที่แล้ว +860

    Qofkii ugu horeeyay kusali nabiga scw like siiraaci ❤❤❤❤❤

  • @mzzdiamond873
    @mzzdiamond873 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa alah Walalkey qamr sugaani Ilaahey Haku Sharfo Waxaad Jeceshaya Haku Siiyo Walaal😘😘😘😍

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 3 ปีที่แล้ว +158

    Walaalnimo idiin jeclahay inta comment kayga aragtay❤

  • @caydaruuscalimuuse4984
    @caydaruuscalimuuse4984 3 ปีที่แล้ว +294

    Qof kasta waxan rajaynayaa in muraadkiisa oon macsi lahayn Allah siiyo all Muslim Aamin

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +48

    Qamar runtii taageera nimo aan kuu qabo wxan gaaray inaan heesahaaga anoo dhageesan lasii dago
    Keep going pro🙏

    • @cabdirahmaansiciid7723
      @cabdirahmaansiciid7723 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi sxpow ani xata tageero nimo heeran garay heesihiisa kaliya aya iku jiro mobilka

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 3 ปีที่แล้ว +11

    Legend qamar suugaani
    Abwaan
    Laxankiiste
    Fanaan
    Waa ku waa aaminsanahay

  • @ayaanmaxamud3396
    @ayaanmaxamud3396 ปีที่แล้ว

    Wll nolal san iyo naxariis kuwaar weynahen ku sii waxkasto phathdada wada 😭❤ Lov wlladeyy

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse3105 3 ปีที่แล้ว +40

    Anu wll malihi heestan mar wlba oon dhagaysto waxan darema qiimaha uu leeyay inaad haysato wll
    walalnimo waa wehel qof aan wll haysan uunpa dareemi kara wlhi💔💔😥😭😭

  • @afifalizhiek7501
    @afifalizhiek7501 2 ปีที่แล้ว +1

    Fathma istahel,Roda,Zucatt,burekha love my sis💖

  • @daahirmusse9634
    @daahirmusse9634 3 ปีที่แล้ว +11

    qamarkii hirgalaY nlw prO nacabku darbiyada hajiiro♥️🙏🇸🇴

  • @actorman5428
    @actorman5428 3 ปีที่แล้ว +76

    Abwaaan 😱
    Laxamyste😱
    fanaaan😱
    fankii yoo caga Leh❤️🎤
    qamarka wax kaLe😍😍

    • @Supper8k
      @Supper8k 3 ปีที่แล้ว

      Masul SUBSCRIBE isar adigo mahadsan

    • @cabdinajiib6293
      @cabdinajiib6293 3 ปีที่แล้ว

      𝕙𝕠𝕣𝕖 𝕦𝕤𝕠𝕔𝕠 𝕗𝕒𝕟𝕒𝕟𝕜𝕚𝕚 𝕗𝕒𝕟𝕒𝕥𝕚𝕚 𝕢𝕒𝕞𝕒𝕣 𝕤𝕦𝕘𝕒𝕟𝕚

  • @asmacali9958
    @asmacali9958 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭marwalba oon walaalahay xasuusto waayaha nakala keenay ana qurbaha ayaan imid iyaguna hargeysa ayay joogan imikada waan ilmaynaya waan uxiisay waliba walaashay igu xigta najma goorman wall dib idin arki allow nabad qab igu tus 😭😭😭

  • @yusufeid7996
    @yusufeid7996 3 ปีที่แล้ว +8

    That is why we call you
    Sugaani
    Axsan fanaan
    Codkaaga marba dhinac isaga bedelo sxp 🙆‍♂️👌🖐️

  • @asmitaahmed241
    @asmitaahmed241 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalinimado wa waxa qaliy wa hees wa mcn Fana cududa mcn aya leeyahy horay usoco Qamar sugani

  • @zyadiofficial5857
    @zyadiofficial5857 3 ปีที่แล้ว +149

    Qamar Hirgaalay 🤛😍😍 Ereyada, Laxaanka iyoo codka Mucjizada Fanka... Qamar Suugani ❤️🥰 the ultralegend

  • @nunebiyami5069
    @nunebiyami5069 3 ปีที่แล้ว +7

    Big Boss come back agine Wakaas laxankaan jeclaa ee Ahmed gacaytee oo kale ❤️❤️ kusoco Boss

  • @DeeqOfficial
    @DeeqOfficial 3 ปีที่แล้ว +594

    Uma Maleyn Maayo inta IGA dambeeyso in ay like Ila dhaafi doonto

    • @Supper8k
      @Supper8k 3 ปีที่แล้ว +1

      Masul SUBSCRIBE isar adigo mahadsan

    • @xarago8126
      @xarago8126 3 ปีที่แล้ว +2

      Anaba kuladhaafy😂😂😂

    • @DeeqOfficial
      @DeeqOfficial 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xarago8126 kalsooni kugu qabaa inaad Ila Dhaafi Karin illen gabadhaheena waa naxariis guureeyso

  • @amiirizmail6831
    @amiirizmail6831 3 ปีที่แล้ว +7

    Hore usoco marwalpa Qamarkena 😍😍 nacapkagu down down wlhi down Hogaamiyaha FaNkA Qamarka hirgalay waxazi waa tagerENimo an ku qap0 😊😊😇🥰

  • @c.jacaylkaape8160
    @c.jacaylkaape8160 3 ปีที่แล้ว +11

    Qamar suugaani fananka kaliyeen kataageero fanka heesihiisana si inaba cadi ahayn udhagaysto hore usoco ayaan kuleeyahay

  • @iqrahassan1431
    @iqrahassan1431 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow hees iyo baar waxa tahay walal qamarka hirgalay hormar wacan 🎧🎼🎸🥁🎤🎹🔥👌

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 3 ปีที่แล้ว +7

    Nada,cawo, bureeqa, najax ilhy hykin daayo wllyal ❤💯👸

  • @bashirmursalissabotan1475
    @bashirmursalissabotan1475 2 ปีที่แล้ว +24

    Qamar is seriously a polished talented artist, he is now the only moon shining over the skies of East Africa.

    • @libanomar7576
      @libanomar7576 ปีที่แล้ว

      I’m going up there Yi I understand that I understand

  • @mohamedqarni5541
    @mohamedqarni5541 3 ปีที่แล้ว +4

    qamaroo wllkey hor mar wacan dee wax kudhaamo lawaa 😃✋👀👂✌❤👋😀

  • @ilhaanmohamuud7010
    @ilhaanmohamuud7010 3 ปีที่แล้ว +17

    😭😭wlldy alow iikadaa aduunka laantiin waxba ima tarayso wllhi heestan way iga oysiisey allow wlldaday xafad waxwalba iyagaa ii ah

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 ปีที่แล้ว +30

    Qamar inad hesaha iska daysa akhiradada ayay u fcnthh ALLAH haku so hadeyo wllo lkn dadka ku cayaya ma ogalin iyo in diintada laso faro gashado anaga ku jcl wllo oo nala dhalty cid dhagta ha u dhigin ❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +13

    #Qamar_ku Markuu Toonkan ka Heezayo
    Ayaan ugu jeceLaHy 🖤💯 Cool Song 🎵

  • @studiosinghamchannel7236
    @studiosinghamchannel7236 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww best song qamar suugaani nin weyn masha Allah guuleyso waligaa libaax cadow hoos geesi geesi dhalay

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalnimadu waaa shey qaaliya ibidkiina wax loo dhigaa aney jirin👑😍

  • @ashuujamac5611
    @ashuujamac5611 ปีที่แล้ว

    Wn jeclan laha ina wll yesho lkn nasibku iima siin gabar ine ila dhalaTo😭😭

  • @cabaadeyare4191
    @cabaadeyare4191 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal aney hooyaday iiidhalin lakin aaan u jeclahay sida ay hoyo iiidhashey dheeeman luula 😭😭❤️ huuuno aaad baan kuu jeclahay dheeman luuula waxan kuleeyahay walaaal nolol san iyo naxariis kuwaaar weyneheen ku siii wax kastoo adigaaa farxadaada wadaaa

  • @Nololadag
    @Nololadag 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanka yaa shide y wlhi qamar sugani iyo saxiibkis qadar keyow

  • @demhaofficial7014
    @demhaofficial7014 3 ปีที่แล้ว +9

    Best SOMALI musician ..ultralegend Qamar sugani kuhesatoo ❤ liketa dhac igu siiyaa hdee

  • @nusaymanuurshe8240
    @nusaymanuurshe8240 3 ปีที่แล้ว +7

    Iga gadanthy heestan kep going qamrka,😍😘

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 3 ปีที่แล้ว +2

    Qamarkii Hargaysa iyo Muqdisho isku watau keep going brother

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamar suugaani waa laxamiiste
    Waa Abwaan erayada curiya
    Waa fanaan Afgaaban oo xishood badan noolow wlal

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 3 ปีที่แล้ว +527

    Hilaahay ha naga madoobeeyo heesaha hadaad aamiin tidhi like subscribe

  • @mubaarigahmedhersi2659
    @mubaarigahmedhersi2659 3 ปีที่แล้ว +6

    27 January 2021
    Anoo ah MUBAARIG AHMED H.Hirsi
    Maantaad dhaantaa heesahaagii hore walaalnimo waxka wanaagsani majirto

  • @kassimmohamed5684
    @kassimmohamed5684 2 ปีที่แล้ว

    Unfortunately i have't any sister or brother i Lost them young may god give achance to make mom hapoy one day

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 3 ปีที่แล้ว +457

    qamar suugani inta xushmad wllnimo uhaysa like

  • @siciidnaaji4998
    @siciidnaaji4998 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a walaalnimadu waa wehel

  • @yaxyehtayga5103
    @yaxyehtayga5103 3 ปีที่แล้ว +1

    anther leval qamar suugani mucjisda fanka keep going brotharkyy appp sweet song

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 3 ปีที่แล้ว +21

    Erayada - Qamar Sugani
    Laxankii - Qamar Sugani
    Codkii - Qamar Sugani
    Music - Mustafe Karama
    Producers - Qamar Sugani
    🔥 Rockstar 🔥

  • @umuamiira5420
    @umuamiira5420 3 ปีที่แล้ว +19

    Waxyaha jidhikiyo wadnaha ku jecel si wlalana qamarow❤🤝

  • @shucaybdeeq7173
    @shucaybdeeq7173 3 ปีที่แล้ว +17

    The only one singer all somali country
    Qamar sugani

    • @Supper8k
      @Supper8k 3 ปีที่แล้ว

      Masul SUBSCRIBE isar adigo mahadsan

    • @abdull6217
      @abdull6217 3 ปีที่แล้ว

      How many singers are there in Somalia. I think you didn't know anything.
      **Correct your English

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 ปีที่แล้ว +5

    QaMar sugaNi🤴
    Walninmo waa shaY qaLiYa❤😍

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw wlshay iyo wllky Nolda

  • @sagalqueen7081
    @sagalqueen7081 3 ปีที่แล้ว +3

    Walashay mcn mona cabdirahman iyo asia abdiraxmaan adunkan idinku jeclahay wll mcn 💕💓💗

  • @halabuuresomaliyed3318
    @halabuuresomaliyed3318 3 ปีที่แล้ว

    Qamar Ka heeasaha uu kuu tumayo Mustafa karaama moo soo badi

  • @nunebiyami5069
    @nunebiyami5069 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan dhagaysigeeda joojin waayey tolow gabadhan qamarku May siin aan doontee ❤️

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 3 ปีที่แล้ว +2

    IAM FROM CHINA AND I LIKE THE SOMALIAN SONGS AND ALSO QAMAR SUGANI SONGS ..............aar waxba hays xiijin nio wlhi somaliban ahaye mxad iga eegysaade like ta yar iska taabo nio wakusidee

  • @aaminasahracabdinuur1467
    @aaminasahracabdinuur1467 3 ปีที่แล้ว

    M.a alla ha iidaaYo haplaHa iladhashaY Faaiza fowziYa falazTin hamda azma

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 3 ปีที่แล้ว

    Ale Naga maqado walalatinimda waa wahel iyo frxad ale iixafid kuwa walalheyga

  • @majiidmusa324
    @majiidmusa324 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestii adunka wow walaaalnimo 😍😍😍😍

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 ปีที่แล้ว +1

    27/may/2021 haben khmisa wllky ba iso diray hestan qoralkn xasus ureban qlbigan ka jeclhy wll qali mhmed💖🙏👑

  • @nhassan4874
    @nhassan4874 3 ปีที่แล้ว +1

    heestan markan dhagaystay waxay iso xasuusinysa walashay aan qol isla sexan jirnay aan saxiibka ahayn ee manta waayahu na kala fogeyeen walalo allah halkaad jogtoba ha ku barakeyo waan ku xiisay runtii 😘

  • @hamzasuleiman8684
    @hamzasuleiman8684 3 ปีที่แล้ว +1

    Qamar zxp heer fiican wad ka gaadhay fanka markan waxa la teagan yahay waqtigi ad xaga alle u noqon lahayd

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 ปีที่แล้ว +2

    Esh calaa hees al fanaan qamar suugaani keep going pro 👑👑💯💯🥰🥰

  • @suhaybfilms6757
    @suhaybfilms6757 3 ปีที่แล้ว

    Wllky qamar adi adiyo ad ku tageera wlahi waan ku kujecelahay wana kuwata wllky qli ilahay haku dhawro walahi mar ayan raja najnaya inan kula kula kulmo wll qali

  • @aytaali2338
    @aytaali2338 3 ปีที่แล้ว +1

    Eryadii qamar suugaani laxanka qamar codkii qamar wow♥️fanankena

  • @khalidmohamud7359
    @khalidmohamud7359 3 ปีที่แล้ว

    Qofka aad nolosha la wadagayso saxiiba jcy Wlla isku day inada ka dhigto sii aadan qof kale wakhtiga aad ledahay ugu lumin

  • @mohamedkhadarofficial9942
    @mohamedkhadarofficial9942 3 ปีที่แล้ว +2

    Abtiyo heestan si dareen leh ayay ii tabatay guul abti wlleeheena allah hanoo daayo madaxaa ii saaran tahay abtiyo

  • @abdinajiibmario8890
    @abdinajiibmario8890 3 ปีที่แล้ว +12

    Another level viva qamar 💝💯

  • @liibaanxasangare9650
    @liibaanxasangare9650 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestan Wxan dhageysanaya anigo zxipkey mRNA WllkeY la jooga Anago Ka qadeyneyna zeytuni howlwadag pro ku JeclahY one love wlhi nolosha ku dhameyso farxad 🥺❤️🙏

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 ปีที่แล้ว

    Waa loodhibay wallaba udhiibtah heestaan ka dhexfah may wakuwataa

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli1127 3 ปีที่แล้ว +4

    Waladay wn jclhy ma jcli ina yago dhibtonayo arko 😭heesta wan dareemaya wanaga iyo walal nimada naga dhaxaysa wlaladayda ilow isku kaaya daa 🥰

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd2306 3 ปีที่แล้ว +6

    Qamarka duula
    Qamarkanaga 😎🙏🤩
    Bum Oo hadana BuM 💣💥⚡

  • @cabdiqaadirckcabdiqaadir3457
    @cabdiqaadirckcabdiqaadir3457 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah keep going qamarka

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 ปีที่แล้ว +5

    Si walaalnimo ah wehelkaygeeyey❤

  • @qurpoyare7935
    @qurpoyare7935 3 ปีที่แล้ว +4

    Tageero wayn ayan ku ahay pro ceep going zxp.mcn qamar only one fanan nol 🤩🥲💖

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 3 ปีที่แล้ว +6

    Adunka waxa dad cusleyey waxan leyahay hal walal kaso waqtiguna nosamixin inan meel kuwada noolano noloshayadana si live iskumana arag waalal la'antana nimaan walal lahayn umba garanaya alle hayskaya tuuso intaan nool nahay

  • @siciidkayse1562
    @siciidkayse1562 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalnimo wa qali

  • @suhuurfoziahmed9754
    @suhuurfoziahmed9754 3 ปีที่แล้ว

    Qamarka xidigaha eryadey abti hal hees an Ka codsado magaca suhuur hees usoo qaad because lama hayo fanan da yar oo hees usoo qado

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว

    17 walal ba iLa dhasheyy midpa kan kale wu iga jecelhy ana wan ka jeclahy wlhi la’antiin 😢😢❤

  • @zacki001
    @zacki001 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan aad ayay ii taabata waqti quruxbdn iyo Mogadishu allow farxada nooziyaadi

  • @umulkhairahmed1670
    @umulkhairahmed1670 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllshey Ayaan Ahmed Hashi
    wll nolol san iyo
    Naxariis ku waar
    Waynaheen kusii
    Waxkastoo adiga
    farxadaada wada
    ❤️❤️❤️🤲🏻❤️🤲🏻🤲🏻

  • @maxamedcabdullahi6000
    @maxamedcabdullahi6000 3 ปีที่แล้ว

    Walaaalnimo waaa cajiib wlhi alle ha ii daayo walaaalahay waaan wada jclhy dhamaaantoood iyaga la aaantoood waxba maan noqdeeeen maaaanta

  • @mukhtarosman832
    @mukhtarosman832 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaaa codka ayey inkaaar Kaga dhacday marwada uu u heesayana allah ha u khayro

    • @saidmohamed8078
      @saidmohamed8078 3 ปีที่แล้ว

      Ader dad aya ku jecl codkiise kabaxa adigu wad ka xuntahay

  • @sumeyamohamed3627
    @sumeyamohamed3627 3 ปีที่แล้ว +8

    Coming soon 1M♥️🥺🥶🙏

  • @amalcumarnuurcumar8780
    @amalcumarnuurcumar8780 2 ปีที่แล้ว

    Walalnimadu waaa wahel

  • @wardakayse4544
    @wardakayse4544 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah walalimo wa qaali weye alle walalday haydayo inti walalo is jecel😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋😘😘😘😘

  • @darikahmed6758
    @darikahmed6758 3 ปีที่แล้ว +11

    Qamarka higaLaY ♥️🥰

  • @naimanazapo8375
    @naimanazapo8375 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa thy Wll Waqtigu u na baray Goor Wanagazan0 WaaXDena midig❤💋🌍😭🙈🥀

  • @hasanowgududhow2644
    @hasanowgududhow2644 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxaa ay ii thy xasuus habeenkii igu danbeYsaY ee aan Nairobi kaso tago waxa igu so sagootisaY wlshey queen micraj 😰♥️

  • @herotheking4959
    @herotheking4959 3 ปีที่แล้ว +3

    QaMarku wuu na WaaLayaaa🔥🔥

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalnimo Allow wall na jecel hano wayin qamar sugani waxkle wllkay