QAMAR SUUGAANI | JUPITER IYO MAARS | BARNAAMIJKA QAMAR NIGHT 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 715

  • @Nassinsoraan
    @Nassinsoraan  2 ปีที่แล้ว +191

    Waadku mahadsantahiin my family
    Jawab celintiina wanaagsan
    Iyo afkaarta quruxda badan ee ilaso wadaagtaan waysocon hawshu bi idmilah
    Barnamijyo kalena wayso socdan

    • @amalabdi2569
      @amalabdi2569 2 ปีที่แล้ว +1

      Qamar suugani xbb

    • @abuukarcabdilahi2201
      @abuukarcabdilahi2201 2 ปีที่แล้ว

      War waxani hees mahe wxkle la imo nio😅

    • @apdirahimali794
      @apdirahimali794 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abuukarcabdilahi2201 bal doqonten eeg aar ninka raga libinstiisa waa loo qiraa ✌

    • @akaniadam8254
      @akaniadam8254 2 ปีที่แล้ว +1

      Muuji subscribers si ad u hesho subscribers sxb maxamed respect from AWDAL

    • @abuukarcabdilahi2201
      @abuukarcabdilahi2201 2 ปีที่แล้ว

      Jaahil baa tahee heesta mxd ku qiimaysa adu war luuqda iyo ereyada la qadayo aya la eega indha beel 2022 aya lagu jirayo lagula yaabi mayo😅

  • @cabdiraxmaanmansaawi9803
    @cabdiraxmaanmansaawi9803 2 ปีที่แล้ว +81

    Boqorka laxanka iyo qurxinta siiqda, "qamar suugaani". Awooda laxanka iyo bedelka codka ayaa ah hibo gaara, marka luuqada fanka la jooga waxa la dhahaa, [melody heart beat]. Oo lagala jeedo: laxankii qalbiga laga tumay. Anigu qamar hibadiisa waa la ashqaraarsanahay, taageere wayna waan u ahay. Intan iyo in ka badan ayaan ka sugayaa "the Gaot Artists".

    • @Waxkasta
      @Waxkasta 2 หลายเดือนก่อน

      Anigu ba waa jeclahay inankan hibada wacan leh. Lakin waxa muuqata inaanu si wacan isu habayn oo hawshu xaga dambe kasoo daciifayso

  • @therealmalyuunmaanka
    @therealmalyuunmaanka 2 ปีที่แล้ว +21

    Qamar Sugani Fanaan Aanlwada Haysanin
    Waana ku Faraxsan Come Back Wayn Aad Sameesay Kuwo cusubna waanka sugaynaa 🤴🏼

  • @zhako1763
    @zhako1763 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninka Qamar fanka u kala kiciyay inuu yahay Abwaan heelo inuu yahay inta ila aragtay 👍🏼👍🏼👍🏼

  • @zyadiofficial5857
    @zyadiofficial5857 2 ปีที่แล้ว +46

    Waziirada Cimilaada ❣️Mucjizada fankaa Qamar Iyo Abwanka Abwaanada Abdiraxin Sadiq Heelo ... The perfect duo ... Qamarka Hirgalay Fankiisa Earth wuu ka Tagaay ee Jupiter Iyo Mars ayuu sii Marooya ... Keep going 🎤🙌

  • @DeROCKSTONE
    @DeROCKSTONE 2 ปีที่แล้ว +4

    war qamarow heestan waxa dhageystay marki 12 manta wax kale

  • @mubaarikmkofficial8749
    @mubaarikmkofficial8749 2 ปีที่แล้ว +30

    Qamar suugaani rooxanta fanka another level☝️🔥🔥

  • @manker6445
    @manker6445 2 ปีที่แล้ว +52

    Ragii waqti badan ku bixiyay in ey qamar lugaha qabtaan maxey ku lugo’een proud of you our best🔥🔥

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 2 ปีที่แล้ว +4

      yaa qaban kara dadkii fanka loo daayey ayuu kasoo jeedaa reer ayeyday ciidagale weyne

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 2 ปีที่แล้ว +5

      @@rakuubtube4158 inader halkeed naarta noogu wadaa
      Maynu wax kale ku faano, Hibada qamar ma xaqirayo lkn akhiro ina anfici mayso, fanka nalooga hadhay kkkkkk

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 2 ปีที่แล้ว +3

      @@dalxamedia5769 imaad fahmin weli anuu kuuma hayo naar iyo jano laakiin fanaanku fanaan laqaban karo maaha

    • @dalxamedia5769
      @dalxamedia5769 2 ปีที่แล้ว +2

      @@rakuubtube4158 🤣🤣🤣 Aniguna Kuma Odhan Jano iyo Naarbad Haysaa, Hadalka meel xun inala galiye waan ku salaamaya boqortooyo

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dalxamedia5769 ok walal intii ina kala gaadhey ka raali ahow

  • @SomHDProduction
    @SomHDProduction 2 ปีที่แล้ว +3

    Are you still listening this heart touching tone🎤🎹🎸🎻🎷

  • @ayuubyare7871
    @ayuubyare7871 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan fanaanita hader wuxu dheryahay faylasuufnimo
    🤣🤣🤣 jupiter mars iyo Jasirado aan wali lamaqal oon la arag buu nagu waalay Qamar abti keepgoing from Mudug

  • @balqiis479
    @balqiis479 2 ปีที่แล้ว +7

    My fav fanaan❤️👑
    Gurigooda ha seexdeen fanaaniinta kale😁😁

  • @dajiyaahmed2856
    @dajiyaahmed2856 2 ปีที่แล้ว +35

    The best vocalist in somali singers Qamar Suugaani. He's my favorite artist 👑❤. From Djibouti City 🇩🇯

  • @niciimadheeman5710
    @niciimadheeman5710 2 ปีที่แล้ว +2

    Ana ugu horeyay ee like ta hyla dhafiina illhyban idinku dhashe

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 2 ปีที่แล้ว +5

    Qamar Suugaani Heesahiisa Oo dhan dib baan U raacay Waa Waxkale Aad baan oga helay Waa mid ka duwan Somalida kale He’s different And I liked it 💯👍👍👍👍👌👌👌

  • @DjibWoodProMusic1
    @DjibWoodProMusic1 2 ปีที่แล้ว +3

    congratulations from team Djibwood ........

  • @mahmudabdi6365
    @mahmudabdi6365 2 ปีที่แล้ว +1

    maars meeraha 4aad ee cas
    jupiter meeraha 5aad kan ugu wayn
    hadaad wax kafahanty love saar

  • @Waryapoi460
    @Waryapoi460 2 ปีที่แล้ว +5

    Jubiter iyo Mars miyaa noogu bedeshay Jasiirada Dheeman Luula
    Waa Na waalaysaa awoowo Qamarka hir galay ❤️🙏

  • @huskaabdulahi7891
    @huskaabdulahi7891 2 ปีที่แล้ว +5

    IAM from Kenya itold you Qamar sugani is legend don't combite from him

  • @rakuubtube4158
    @rakuubtube4158 2 ปีที่แล้ว +6

    maasha alaah awoow reer ayeydey ciida gale weyne

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 ปีที่แล้ว +6

    Hadaan naHay qamar family hees khaaza ayaan fanka ku qabsanaa🔥😂🙌🏻

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 ปีที่แล้ว +33

    Jubitar inaan booqaniyo
    Beryana maaris baan jeclaa
    Inaan ubaxnoon tagnee
    Noloshaan isku bixin karayn❤
    Waxaan raacay doonidii
    Dadkii is jeclaa siddoo
    Waxan helay doonistii
    Dunida ruux ijecel
    Heesta danbe dagdag qamar suganow noso gadhsii inader labada jesoode kale kuso dhakhso
    ABWAANKA CIRKA WAN SALAMAYA HELLO🙏

    • @anfaccabdi2814
      @anfaccabdi2814 2 ปีที่แล้ว

      Jah heeso lama dhihi karo wxn wlhi😰❤🥰

  • @abdirahmansaidabdullaahi5136
    @abdirahmansaidabdullaahi5136 2 ปีที่แล้ว +1

    walaahi fanaan ka qamar wax inaan laga qaban karin waxan ba is iri fanka wado cusub ayuu u jeexay isagoo wali erayadii sugantaumada somaliyeed dhinacna uga bixin keep going pro we will meeet insha'alaah dartaaa u imaaan somaliland

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka siiqad an somali ahayn ban ka dhex darema inu ka hesayo ma jib khalid ka somalida macalinka qamar 🙏🙏🎉🎉🌺🌺🌺🌺

  • @Samriye14
    @Samriye14 2 ปีที่แล้ว +4

    Qamar saxiib bulshadu waa ku boholyoowday ee heeso kale oo kala kacsan so qaad
    Qamarki hirgalay👌

  • @abdiasiiskaliifahmed9399
    @abdiasiiskaliifahmed9399 2 ปีที่แล้ว +10

    "Jupiter in aan booqaniyo
    Baryana mars ban jecla" XaalaD kale qamarka💚🤍❤ 🔥🤩🖐

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 2 ปีที่แล้ว +13

    One can be thankful of the Abwaan : Abdirixiin Sidiiq Heelo .....for bringing back the noble art of melody and more then a few spine chilling Hooks in modern Popular music.

    • @ahmedabdi3362
      @ahmedabdi3362 2 ปีที่แล้ว +1

      Raga dhexe Baqaskii M.Haybe Ahaa waar wanku salamey inder 🙏

  • @amunkhalif8200
    @amunkhalif8200 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwanka qora heesaha qamar waa geographer💯 👌 😇🤫

  • @ugaasrooble9454
    @ugaasrooble9454 2 ปีที่แล้ว +5

    Idiin Mee Duruyadiiyeey💭💚❤like isara hno
    Qamarka Dulla✈

  • @faizaabdiweli5283
    @faizaabdiweli5283 2 ปีที่แล้ว +3

    Qamar la'aantiis Fanku waa Mugdi🥺♥️♥️♥️♥️

  • @maxamedxuseen4055
    @maxamedxuseen4055 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar moye ya kaloo la dhagaysan karaa viva maxamed wardi 2030 wuu shaqaynayaa

  • @mahrezking1346
    @mahrezking1346 2 ปีที่แล้ว +5

    Another level qamar sugani heesi kaliyah ku dobaa al fanan qamar keep going seedi

  • @abdirahmanmarshall4144
    @abdirahmanmarshall4144 2 ปีที่แล้ว +22

    Super star des tous les chanteurs de somalie🇸🇴🇩🇯 légende Qamar suugani🤴🔥

    • @lidsalax5624
      @lidsalax5624 2 ปีที่แล้ว +1

      Somali hooyada wastay

  • @khaaldhshassan1148
    @khaaldhshassan1148 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed wardi ninkii fanka iskalahaa

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar suugaani wax kale
    Labadii heesood ee kale barmaamujka ku jiray lasoo dhakhso

  • @phahimanadrakarem8075
    @phahimanadrakarem8075 2 ปีที่แล้ว +1

    My favorite fanan adiga Arooskayga ka heesi dona honey alle cisak 🥰

  • @abdiazizmoha1288
    @abdiazizmoha1288 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar hirgalay legend inta nolahay adiga iyo lafoole ban idin dhagaysanaysanaa favo ❤❤❤❤

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 ปีที่แล้ว +1

    Wargaysyada baafintaan warkaaga ku baahiyee wow amazing qamarka ♥️♥️♥️

  • @NaemaJanoofficial
    @NaemaJanoofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar suugaani heesa haaga waan wada dhageystay

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 2 ปีที่แล้ว +3

    Codkii oo qofa
    Laxankii oo qofa
    Xidigii caasimada oo qofa
    Qacan kuu taagay
    Lugna ma raaciyaa
    🦵🦵🦵🤣🤣🤣🤣

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +20

    Legendary qamar sugaani on 🔥 👑🙌

  • @hersifarah5391
    @hersifarah5391 2 ปีที่แล้ว +6

    You are one off the best singer
    , you are one the best somalian sngers LEGEND.keep going.

  • @faysalburaaleofficial8183
    @faysalburaaleofficial8183 2 ปีที่แล้ว +1

    Rooxaanta fanka

  • @abdiaziizxaajiga4101
    @abdiaziizxaajiga4101 2 ปีที่แล้ว +2

    Qamarkii fanka eesh calaa hees🥰🥰

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 2 ปีที่แล้ว +11

    Legend always legend
    Qamar suugaani fanki o qofa 🙏🙏

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 2 ปีที่แล้ว

    Mucjisada fanka xiligan qamarka fanka hore u soco bro

  • @nazriinhusein9451
    @nazriinhusein9451 2 ปีที่แล้ว

    Qamar fanaan ka kaliya ee soomaaliyed fankaa kuu baahan adiga zxb

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 2 ปีที่แล้ว

    Timaha qaybta hore laa baneeysanayo qurux Maha waa camaal shaydan iyo Dhaqan Ciilmaani Nimo!!
    Qoftan Dumarka ah Madaxa sii dhamestiran inay Iso qawiso iyo Inay astuurnanta gabadha Muslimada ah lagu yaqano Ilaliso karamadana aysan ka qadin.
    Ilahay haa ina soo wadaa hanuniyo dhamanten amiiiin.

  • @small51
    @small51 2 ปีที่แล้ว +17

    C'est bien cool merci beaucoup 🔥🔥💪💪🇸🇴🤝🤞🇨🇮

  • @Mrguuto1
    @Mrguuto1 2 ปีที่แล้ว +9

    LYRCS
    1. Jubitar inaan booqaniyo
    Beryana maaris baan jeclaa
    Inaan u baxnoon tagnee
    Noloshaan isku bixin karayn
    2. Waxaan raacay doonidii
    Dadkii is jeclaa siddoo
    Waxaan heley doonistjj
    Dunida ruux I jecel
    3. Jacaylka anoon aqoon
    Naftayda adaa barre
    Aduunyo kalaad malaa
    Ka soo anbatee ogoow
    like isaaro ogoow

    • @vinfnan
      @vinfnan 2 ปีที่แล้ว

      Labadas kle xageed ka keentay awoowe miyu so wada

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +1

    Ubaxaan muddo beerayoo
    Ilmada caashaqa ku baxay ayaan
    Muddo kula sugeee 😍😍😍 boqoradaydiyeey

  • @zakiyare2956
    @zakiyare2956 2 ปีที่แล้ว +2

    Rugcadaagi soo rugaal Celi welcome back sxb qamar ❤👏

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 2 ปีที่แล้ว

    Qamar Suugaani fanaan gaadhaya ma jiro walahi!

  • @najahqaliqurux8411
    @najahqaliqurux8411 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarow waa inoo hbeenka salasad wlhi wn sugi lahyahy arooska an isku arkayno inshlh wn ku arki doona tageero lambar one war yaan xasku maseerine xasaban ahye u sheeg wn ku tageera uune keep going brother fans number one

  • @saxardiid3794
    @saxardiid3794 2 ปีที่แล้ว +1

    The only singer Somali has different melody heart beats thank you qamarkii hirgalayow

  • @mahamedabdiqadir3637
    @mahamedabdiqadir3637 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin rageeed zoo noqDay Uu ku Taby FanKu🔥❤💯

  • @siidkashacirkhansiidkafunn2477
    @siidkashacirkhansiidkafunn2477 2 ปีที่แล้ว

    Waaw m.a esh'Calaa hees alfanan qamar suugaani keep going

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 2 ปีที่แล้ว

    hadiiba meesha joogaan
    Qamar,Heelo iyo faadumo riyad
    waxa soo socda iyo wabiga yaa wayn.

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 2 ปีที่แล้ว +2

    heelo hadaanu jirin qamar maynaan baraneen wlhi cabdirixin sadiq hello mucjiso weeye

  • @cabdiqaniAddison
    @cabdiqaniAddison 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend My Bro Qamar 🖐

  • @aniisasalebaan3169
    @aniisasalebaan3169 2 ปีที่แล้ว

    Fananka fanaaniinta ugu haysta laxanka iyo codkaba king of kin m.n 🥰🥰🥰

  • @akemonelmi7686
    @akemonelmi7686 2 ปีที่แล้ว

    Qamar suugaani fanaan badmaax cir mareen wxaba wuu isku darsaday M.a zxp

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar7155 2 ปีที่แล้ว +1

    War abwaan cabdiraxiin hello caadi maaha abwaan iga dheh ❤️😘🙏🏻💪

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 2 ปีที่แล้ว +1

    First one💋👋👋👋

  • @armaanmk1377
    @armaanmk1377 2 ปีที่แล้ว +3

    Lagend mucjisadii fanka suugaani 🥰

  • @nsrthegreat5748
    @nsrthegreat5748 ปีที่แล้ว

    Labada cood ee uu isku mix gareynayo Aleylehe waa talented man🔥🔥🔥

  • @mohamedismailaaden8279
    @mohamedismailaaden8279 2 ปีที่แล้ว +2

    Mohamett Apdi ApdilaaHi Bulxan Qamarka Fanka shida🎸🎧

  • @cabdisamad4887
    @cabdisamad4887 2 ปีที่แล้ว +1

    Raage iyo waxar xir
    Inad dhahdo ka waynagsaned

  • @xogmaalxilkasa3718
    @xogmaalxilkasa3718 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar suugaani fanan qarn guulayso zhp🖤🇸🇴

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว

    Heesta waa hees macaan ❤ waayo waxa sameeyay saddex legend ereyadii c/raxmaan siciid heelo laxankii iyo codki qamar sugaani musicgii qaasim karaama👏👏👏👏👏

  • @afrowaqal3650
    @afrowaqal3650 2 ปีที่แล้ว +1

    Fire sugani we see you

  • @ridwanabdi2099
    @ridwanabdi2099 2 ปีที่แล้ว +1

    First one watch👑👑👑👑🔥🔥🔥😍😍

  • @abdifataahqiiro1005
    @abdifataahqiiro1005 2 ปีที่แล้ว

    Qamar suugaani wow nin weyan horey usoco

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 2 ปีที่แล้ว +3

    Qamar hirgalay rooxanta fanka another level🤴🏽❤

  • @SADAAMOFFICIAL
    @SADAAMOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka Hir Galay Keep Up

  • @maxamedcumar6133
    @maxamedcumar6133 2 ปีที่แล้ว +4

    AmazinG sonG aptigay
    mohamed Wardi ❤️

  • @shiineahmed484
    @shiineahmed484 2 ปีที่แล้ว

    Qamar Fanka Bro Waan Ku Wataaaa 🍎❤

  • @cawilcabdi8392
    @cawilcabdi8392 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed cabdi cabdilaahi Wllley hore usco abidkaa guulyso waxaan nahay garabkaaga iyo gaashankaga
    Heestan way qarxysaa anaa Hubs🙏🙏🙏❤

  • @jaawecaanka6825
    @jaawecaanka6825 2 ปีที่แล้ว +21

    Legend always legend ✨🔥

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 ปีที่แล้ว +4

    LEGEND Qamarka
    Codka 💯
    Laxanka 💯
    Music 🎼 💯
    Camera 📸 💯
    Editing 💯
    Another is💯🤙😍

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 2 ปีที่แล้ว

    Sadiiq helo +
    Qamar suugani
    Haday is helan wax kle weye🔥🔥🔥

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 2 ปีที่แล้ว +2

    Qamar marxalad kale 2022 iyo xaalad kale🙏🙏🤣🤣

  • @axmedjuxa9678
    @axmedjuxa9678 2 ปีที่แล้ว +1

    Nacalaa sheydaan ku yaaal qamarow🤟💪❣

  • @wardibadeed4876
    @wardibadeed4876 2 ปีที่แล้ว +1

    Legenka dawashadiisa yaan lagag horey keep goin inader

  • @mowliidshirwac
    @mowliidshirwac 2 ปีที่แล้ว +3

    QAMAR MEERAYAASHA AYEEY HEESIHI KULA DABALANAYAAN GOORTAD SOONOQON ALLA OG!

  • @sayidsayga5091
    @sayidsayga5091 2 ปีที่แล้ว

    Qamarow markad sharubaha la baxday adeerka ahmed moge ayad uu ekatay legendka sanad walba keep going 🦁🔥

  • @kingkabuja5151
    @kingkabuja5151 2 ปีที่แล้ว +12

    Qamar Sugaani always legend 🔥

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +2

    My fav singer 🥺🤴🏽

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar Sugani Labo CodLe 🙏

  • @dekasheik2504
    @dekasheik2504 2 ปีที่แล้ว

    Saynisyahanka fanka

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 2 ปีที่แล้ว +1

    Everything sugaani ❤️✌️

  • @nourahmed5547
    @nourahmed5547 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed abdi abdilahi bulhan mohamed wardi qamar suugani hibada fanka awooda fanka mucjisada fanka ❤️🥶🔥🔥🔥🔥

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan heelo iyo cirkw haloo harnaqo inkastoo heestani bulshada badh in loo sharaxo u baahantay dadkii dhaqanka iyo afku uu u ahaa martida reer miyigii yaa ka dhaadhicinaya Jupiter iyo maris waa meeryaal samada jooga heeloy adiga iyo reer miyigii soomaliyed isfahma

  • @hawahashi1649
    @hawahashi1649 2 ปีที่แล้ว

    Wooow eshcala fanaan qamarka the one only somali singa

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 2 ปีที่แล้ว +1

    Team Waqal sidee dareemaysaan ninkan si kastoo lugaha ugu dhagtan maaha mid and qaban kartaan.

  • @iamzack9252
    @iamzack9252 2 ปีที่แล้ว

    abwaan heelo, hees cirkaa iiga soo dhamee qamarow

  • @kingkenyawi1815
    @kingkenyawi1815 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka an other livel best song 2022.

  • @mohadiamond3850
    @mohadiamond3850 2 ปีที่แล้ว

    Legend qamarow u malayn mayoH inu horaY u jiraY fanan ka cod macan gadal na ka iman donoH

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka fanka daara🤫

  • @jimcalecabdi6130
    @jimcalecabdi6130 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend qamar maxamed updi updilaahi Bulxan maxamed wardi