Somali Week Festival 2022 - Final Beats -Awale Adan

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 49

  • @AhmedSomaliTV
    @AhmedSomaliTV ปีที่แล้ว +27

    "2005 ayaa Yuutuubka la sameeyay. 2006 heesihii ugu horreeyay ee la soo galiyay ayay ku jireen kuwa Cawaale Aadan. Maanta waa 2022, welina Cawaale waxa uu ku jiraa dadka uu calankooda fanku cirka ka babbanayo, muddo rubuc qarni ku dhow inuu waxsoosaarkaagu cagaarnaado waa dhif fanka dambe, runtii waa hibo bogaadin mudan." Cali Ileeye

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 ปีที่แล้ว +6

    Fanaanka Soomaaliyeed ee Shanta Soomaaliyeed Isku Heer Ka Taagan Jir oo Joog Cawaale Aadan🙏👏

  • @burhanmohamud322
    @burhanmohamud322 ปีที่แล้ว +7

    Reer England waa jaaliyada ugu xadaarisan jaaliyadaha somaliyeed ee aduunka Ku kala nool ❤❤❤❤

  • @fathiaamoud9283
    @fathiaamoud9283 ปีที่แล้ว +6

    L meilleur chanteur somalien awaleh aden daheyeh boqortoyo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @naasircawil8311
    @naasircawil8311 ปีที่แล้ว +5

    Fanaanka umada soomaaliyeed iyo barnaamujka somali week

  • @ismahanosman8881
    @ismahanosman8881 ปีที่แล้ว +1

    Vive les chanteurs Djiboutian & les chanteuses Djiboutienne

  • @wizpouvoir3602
    @wizpouvoir3602 ปีที่แล้ว

    Notre héro awaleh adan meilleure chauteur de la afrique🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @daganahmed3519
    @daganahmed3519 ปีที่แล้ว +5

    Awale adan my best singer 👍

  • @aminahmed8961
    @aminahmed8961 ปีที่แล้ว +1

    Awaleh aden nolow l'homme de toute le temps

  • @sacdaadan8806
    @sacdaadan8806 ปีที่แล้ว

    Cawaale Adan hadii ladhoho Somali cod iyo masrixayd ayey tartan calamka ugalayaan ninka udorilahaa wallahi waa isga. Waxan kahadlayaa Dhaman Somali leysku daray. ✌️✊🙌. Salaan sare fanankeena

  • @abdoulkaderadenomar8491
    @abdoulkaderadenomar8491 ปีที่แล้ว

    À la class waleh Resbe 🙏🇩🇯🇩🇯

  • @djbaasta4689
    @djbaasta4689 ปีที่แล้ว +2

    Next year please invite for Qamar Sugaani 🙏🏽

  • @missjano8249
    @missjano8249 ปีที่แล้ว +1

    Awaleh adam🇩🇯👋

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 ปีที่แล้ว +1

    I miss you awaale aadan I don't coming his show I am so sorry. 🙏❤️

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 ปีที่แล้ว

    missed this show

  • @idilrobleh6682
    @idilrobleh6682 ปีที่แล้ว

    The best Somali singer wallahi

  • @saidadenhoussein4068
    @saidadenhoussein4068 ปีที่แล้ว

    Best of singer somali

  • @osmanamoudhawa9895
    @osmanamoudhawa9895 ปีที่แล้ว

    Bravo awale Adan bel vœux

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaw

  • @aidarousahmed4068
    @aidarousahmed4068 ปีที่แล้ว

    Awaled Aden 👍🇸🇴👏

  • @libaanfarhaan120
    @libaanfarhaan120 ปีที่แล้ว

    Great.

  • @khalidismail5767
    @khalidismail5767 ปีที่แล้ว

    Félicitations awale aden start

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 ปีที่แล้ว

    Way way boqorka coda iga dheh 🤞🤞👊👊

  • @abdirashiidcaano8565
    @abdirashiidcaano8565 ปีที่แล้ว

    Hob iyo cadaado oo go,an Ayaan ubahnaa

  • @fadumofaduma4182
    @fadumofaduma4182 ปีที่แล้ว

    M alaah cawale adan viva

  • @mostfeabbas1014
    @mostfeabbas1014 ปีที่แล้ว

    best fanan

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 ปีที่แล้ว

    The Awale🔥🔥

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Inuu sidda ciyaalka u bood booso waa lagaa wacnaa

  • @mahamedgooleh9279
    @mahamedgooleh9279 ปีที่แล้ว

    Nolow awaleh adan

  • @foziajan1449
    @foziajan1449 ปีที่แล้ว

    Wawo caadi maha

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 ปีที่แล้ว

    Cawaale Aadan best Somali Fannaan 💯👏

  • @aboubakeribrahimguedibuux598
    @aboubakeribrahimguedibuux598 ปีที่แล้ว

    Fanaan fanku u aayi doono

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 ปีที่แล้ว +2

    Best performer of somali artist

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 ปีที่แล้ว

    Best fanaan Cawaale aaden🔥🔥

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 ปีที่แล้ว

    Calankaa Soomaliland intuu usocdaa yaab ma madax banaani kuhelaayaan miyaa

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 ปีที่แล้ว

      Barnaamijka reer somaliland baa iska leh saa uma taqaanid😀😀

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 ปีที่แล้ว

      @@nuurtohassan8524 sheeko soomaliland yaa aminsan oo yaqaano

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 ปีที่แล้ว

      @@barlinsabriye2029 cuqdadaas iyo xanuunkaasi waa sababta aad dhibka uga bixi la’dihiin qalbiyadiina nadiif ka dhiga aad liibaantaane😀😀

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 ปีที่แล้ว

      Alle ayuunba idin caafin Kara inta Somaliland Markay maqlan ama calanka meel Ku arkaan xanuunsanaya bal miyay go,aan qaatan oo Ka hadalkedaba iska dhaafaan munafaqin

    • @Qaali12
      @Qaali12 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahahmad5635 Somaliya dhawr calan ayay yelatay burburki kadib. Waqoyi kedana kuwasu kamid yahay. Xanun haddu jirose rer waqoyi ayuu haya😊

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 ปีที่แล้ว

    Bilaa maacani fanan Qoifkasti waa heesa Fanan blaa character

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 ปีที่แล้ว

      Hahaha Ma cawale Adan 😂🤣