AWALE ADAN | XAYAATI | New Somali Music Video 2021 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2265060459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:AWALE ADAN
    LAXANKA :AWALE ADAN
    MUSIC : AMIIN DAUD
    CAMERA: JAMAAL ADAAWE & CABDIQANITUSMO
    EDITEDlJAMAAL ADAWE & CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @SomaliNewEntertainment
    @SomaliNewEntertainment 3 ปีที่แล้ว +1307

    Best Somali Singer Awale adan Iyo Team Tusmo Films Horumar Wacan

    • @farduasehassanabdulle7824
      @farduasehassanabdulle7824 3 ปีที่แล้ว +23

      67y76 g7g

    • @pulshadeenaofficiall.4647
      @pulshadeenaofficiall.4647 3 ปีที่แล้ว +25

      @@farduasehassanabdulle7824 1

    • @haseinicpezzaro7070
      @haseinicpezzaro7070 3 ปีที่แล้ว +6

      Heesta miraheda iyo musigeda aad ayay uwngsnthy lkn muqal sameyaha muqalkle osidan ka qurux bdn ma wayy runtii isu maqalman muqalka laso ban dhigay iyo miraha hesta ay xambarsanthy
      cawale wa fananka kaliya ee waqtiga ugu dher fanka kujira inta hda heesta ✌️👍👌

    • @hipozuufi1064
      @hipozuufi1064 3 ปีที่แล้ว +1

      @@farduasehassanabdulle7824 aaaaaaaaaaaaàa

    • @umumohamedaamiin9289
      @umumohamedaamiin9289 3 ปีที่แล้ว

      Uu

  • @donib7225
    @donib7225 3 ปีที่แล้ว +780

    Nin aan jeclhy codkisa iyo shaqsiyadisa 🇩🇯🇸🇴🔥

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 3 ปีที่แล้ว +160

    1million markeey mareeyso like ta igu qabta ishaallah Umadeydi somaliyed 1k ayan rabaa ❤️🙏🏻

  • @cadnaancolly332
    @cadnaancolly332 3 ปีที่แล้ว +1461

    inta aaminsan inuu Cawaale Aadan fanaanka Geeska africa yahay shaqadiina Qabsada😘

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 ปีที่แล้ว +21

    Ninkani fanka xoog buu ku haystaaa, yarantaydii ilaa hadda fanaankeen fanka ka taageero.
    Cawaale Aadan ❤

  • @muusemaxamuud1366
    @muusemaxamuud1366 3 ปีที่แล้ว +593

    Inta nabi mohamed jecel farta taga zcw 🥰❤

  • @nadiirmuuse4444
    @nadiirmuuse4444 3 ปีที่แล้ว +49

    iNtA iYaGo HeeStA DhagaYsaNaYSa CoMenTiGa AqriNaySa iSmUjiYa Dee✌🤙🤙🤙

  • @mohamedwarso8979
    @mohamedwarso8979 3 ปีที่แล้ว +416

    Awale aden IS back bro reer jabuuti ismugiya

    • @asli8565
      @asli8565 3 ปีที่แล้ว +2

      We r here🇩🇯🇩🇯🥰

    • @dekamoussa3527
      @dekamoussa3527 3 ปีที่แล้ว

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍

    • @ugbadmusse3474
      @ugbadmusse3474 3 ปีที่แล้ว +1

      🇩🇯🇩🇯❤❤

    • @alisade7225
      @alisade7225 3 ปีที่แล้ว +4

      Awale Adan Djibouti kaliya mahee Somali oo dhan Tagertaaa✌

    • @mahircadeofficialsgame7539
      @mahircadeofficialsgame7539 3 ปีที่แล้ว

      @@asli8565 ✌🙏

  • @lakigrl2473
    @lakigrl2473 3 ปีที่แล้ว +580

    Hadaa jeceshahy nabiga nabad galyo io naxariis korkiisa ha ahaatee like zaar🤕🤕🤕💯🤌🤲🙏

    • @samatarmahdi7319
      @samatarmahdi7319 3 ปีที่แล้ว

      scw scw scw scw scw scw

    • @ladnamohamed1044
      @ladnamohamed1044 3 ปีที่แล้ว +2

      100 kuu buuxiyay

    • @Adiyah94
      @Adiyah94 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ka xishoo wll halkaan oo Kle subanhena uma qalmo inaad ku xuso😡😡

    • @itssagal5981
      @itssagal5981 3 ปีที่แล้ว +1

      Nbiga magaciisa heesaha dhaxdoda maxa kalaso done war ilaahay ka xishow

    • @rukjfr5gikigtr301
      @rukjfr5gikigtr301 3 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @team_sharma3241
    @team_sharma3241 3 ปีที่แล้ว +240

    Cawaale yare love you brother you are pure Somali, Djibouti 🇩🇯 dalkayga 2aad🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 ปีที่แล้ว +480

    maye dadkii nabiga jeclaa SCW

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 3 ปีที่แล้ว +134

    Salaan sharafeed reer Jabuti from Sland☝🏼

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว +45

    Somalia 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 one nation 2 States long live Greater Somalia 🇸🇴

  • @ksaamailginc137
    @ksaamailginc137 3 ปีที่แล้ว +779

    I am not a somalian but I Love awaleh aden from turkey .good like to DJIBOUTIAN 🇩🇯🇩🇯AND SOMALIAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 SINGERS 😍😍

    • @zaqafie
      @zaqafie 3 ปีที่แล้ว +22

      maya khuukh kufahney adeer😅😅

    • @lechimiste3547
      @lechimiste3547 3 ปีที่แล้ว +24

      Çok teşekkürler kanka, biz de türk şarkılarını seviyoruz🇹🇷🇹🇷🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mounyabdeel2986
      @mounyabdeel2986 3 ปีที่แล้ว +6

      Hestan cawale xaskisi buu tabey una hesay yaax waa markagi ee adkeyso

    • @lechimiste3547
      @lechimiste3547 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mounyabdeel2986 haa miskinku 🤕🤕🤧🤧

    • @mohamedabdirahmanmoallim927
      @mohamedabdirahmanmoallim927 3 ปีที่แล้ว

      @@lechimiste3547iīi ìi

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 3 ปีที่แล้ว +41

    Fankii somalida oo nool intii aaminsan inuu yahay Awale Aadan Like saar

  • @apdymawel5237
    @apdymawel5237 3 ปีที่แล้ว +158

    Laxanka cawaale inta jecel ismuujiya👍

  • @sagalapdirahmn5179
    @sagalapdirahmn5179 ปีที่แล้ว +14

    Heestan waxan ku xasuusta marki u horeysen maqley
    Habeen ahayd aniga io laba hablood oo habrawadag ahayn marka dhalin yarada la yahay wax ka jawi macn maleh
    Anagoo daalney oo soconey aya wiil na sooqadey ila guriigi na so dhaweyay alle khayr ha siiye 🥰 markan xasuusto niyadan ka qosla waqtigan soo wada qadeny wllhy
    Hada waqtiga qorayo waa maalin arbaca 4 jan 2023 waxn ku suganay Kampala
    Anigo single ah😅 labadii habloodna waa xaasas Hipo curadeedi koobad leedaahy oo ay aniga iigu magac dartey
    Hani ilmiihi koobad uurka ku sidaa alle ha ufudaydiyee🤲

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว +90

    Salaan sharafeed iga gudooma walaalahey ree Djibouti from gedo Somalia 🇸🇴 I love my people Djibouti 🇩🇯❤❤

    • @osmanadawe8379
      @osmanadawe8379 3 ปีที่แล้ว +1

      Wanu ka qadnay wll nagu qali ah🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdirahmanyare8503
      @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว +1

      @@osmanadawe8379 ❤🥰🙏

    • @iliccr7725
      @iliccr7725 3 ปีที่แล้ว +1

      We love you too brother Allah yacizaak

    • @abdirahmanyare8503
      @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว

      @@iliccr7725 mar un wan imaanaya Djibouti insha Allah wll 💞🙏

    • @osmanadawe8379
      @osmanadawe8379 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanyare8503 wa lagu sodhawen sxb

  • @Geishamoha
    @Geishamoha ปีที่แล้ว +7

    Awaleh Aden bisadeey hooyada af afar ugu hees. Viva Ciise ❤🇩🇯

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 3 ปีที่แล้ว +111

    Ilaa 2005 Until Now Awale Aden Taageero Ayaan U Ahay He Is legend

  • @XasanKaafiyo
    @XasanKaafiyo 8 หลายเดือนก่อน +97

    Who is till now 2024😂😢

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +45

    Inta legend awale adan tagerta like sara🥰👏

    • @abdinajibjamal822
      @abdinajibjamal822 3 ปีที่แล้ว

      Magaceyga ayaad wadataa sxb😅😅 big love

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว

      @@abdinajibjamal822 magacayga ha dhihine wan isku magac egnahay dhe magaca kaliga ma lihide kaftan bro😂🥰✌🏼

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 3 ปีที่แล้ว +85

    Waaaw waaw amazing song
    100% styleka
    100%play
    100% song
    100%music
    100% voice
    100% place opoppppo
    Viva tusmo flims👏👏👏👏💯

  • @mowlidalifarah1116
    @mowlidalifarah1116 3 ปีที่แล้ว +29

    Awale adan haddaan soomaali nahay waan kugu faanaa waana ku jecel nahay best Somali singer in this new era 🇸🇴❤️🙏

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 3 ปีที่แล้ว +14

    waa iga nasiib bdanyihiin dadka cawaale arka ama vedio la duuba🥰 fanan la arko ama lala kulmo cawaale u sharf bdan wlhi❤

  • @abdiraxmaanawil9708
    @abdiraxmaanawil9708 3 ปีที่แล้ว +14

    Awale aden iyo Rer Jabuuti Hiil walal qalbiga ka wada jecalahy Noolada amni iyo badhaadhe idin rajeyn❤🇩🇯

    • @osmanadawe8379
      @osmanadawe8379 3 ปีที่แล้ว +1

      Amin dhamantenba wllo nagu qali ah 🇸🇴🇸🇴❤❤🇩🇯

  • @jaamacqorile5897
    @jaamacqorile5897 3 ปีที่แล้ว +52

    Yaa aaminsan cawaale adan inu big legend yahay ismuujiya

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 3 ปีที่แล้ว +120

    wow japuuti wa another caalam✋✋✋I'm one hayla dhaafin like

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 3 ปีที่แล้ว +24

    Ninkan fanka xoog buu ku haysta
    Kuwa uku jecelahay faniinta soomaliyed yaraanteda ilaahada awaale all the way from muqdisho

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 3 ปีที่แล้ว +26

    Midhihii, laxankii iyo codkiiba waa Awale this must be a personal song!!

  • @xiisqaali54
    @xiisqaali54 3 ปีที่แล้ว +10

    Salaan sharafeed wllehn reer jabuuti from putland
    Legend is back cawaale fanan la hubo

  • @nimaali201
    @nimaali201 3 ปีที่แล้ว +36

    Beautiful song with the best Somali dancers. Thanks, Awale Aden!

  • @ogaansho2827
    @ogaansho2827 3 ปีที่แล้ว +11

    awaale adam wllhi heestiisii uhoreeysay ilaah tiisiih udanbaysay wan la bilawday fankiisah wanan lasocdaah walih ilike you fananka somaliyed tusmo idinkunah kamah maqnid ixtiram buuxa👏 horumar wacan wllayaal

  • @debasonshop
    @debasonshop 3 ปีที่แล้ว +39

    J'suis fier d'être djiboutien notre aimable chanteur awaleh aden we loves you ❤✌

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 ปีที่แล้ว +11

    Muuqaaal Ka heesta ayaa i cajabiyy
    Legend ayaaa duuby heestan
    Best camera 📸 and editing
    🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 3 ปีที่แล้ว +121

    Awale aadan 🇩🇯🇸🇴🟩⬜️🟥🇬🇶 legend of shanta Soomaaliyeed one ☝🏾 love ❤️ like 👍🏾 saar sijigu ma badalmo 😎✊🏾🤣

    • @hodanaliabdi9097
      @hodanaliabdi9097 3 ปีที่แล้ว

      Wijfb!xkp£&@

    • @me.zaahid6250
      @me.zaahid6250 2 ปีที่แล้ว +1

      Jabuuti 🇩🇯iyo somalia🇸🇴waan gartay ee calanka italia intuu usocdaa

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@me.zaahid6250ma yaabtay😂😂😂

    • @Rudeboi23
      @Rudeboi23 หลายเดือนก่อน +1

      Only Laba Calan Ooy Somali Leedahay Ayaan Arkaa Ee LA Noqo Waxa Kale

  • @babymasklyrics6729
    @babymasklyrics6729 3 ปีที่แล้ว +44

    From the people of Brazil, I like this music 🎶. It's really hit in my mind ❤️❤️🎶🎶🎶

  • @abdihakiimgermany9335
    @abdihakiimgermany9335 3 ปีที่แล้ว +29

    THE LEGEND IS BACK AWALE AADAN ALWAYS TEAM TUSMO FLIMS RESPECT 🔥❤

  • @alihoumed3746
    @alihoumed3746 3 ปีที่แล้ว +126

    L'unique chanteur qui mettriez le deux langues parfaitement afar and Somalie i loved🤠🥳

    • @canaphuzeen485
      @canaphuzeen485 3 ปีที่แล้ว +1

      Waka

    • @zakil1605
      @zakil1605 3 ปีที่แล้ว +2

      @@canaphuzeen485 where’s the afar language? The whole song is in Somali.

    • @yusufahmed7549
      @yusufahmed7549 3 ปีที่แล้ว +4

      @@zakil1605 not this song 🤣 but he can sing with afar perfectly. Caadi iska dhig

    • @zakil1605
      @zakil1605 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufahmed7549 😂😂😂 I didn’t know

    • @aniessuoh8626
      @aniessuoh8626 2 ปีที่แล้ว

      Ali houmed, qu'est-ce que ça veut dire " hidima yo lamey" ? Je sais que c'est en afar.

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 3 ปีที่แล้ว +121

    One of the best somali star singers history awale adan😇.

  • @AFROKUSHTIC
    @AFROKUSHTIC 3 ปีที่แล้ว +19

    AWALE ADEN IS A LEGEND SOMALI ARTIST EVEN THOUGH FROM DJI HE SUPER STAR AMONG SOMALI ARTIST KEEP UP BRO U TOOK SOMALI ART TO ANOTHER LEVEL THIS AGREAT CHANGE MOTIVATING & LETTING TO PARTICIPATE YOUNG SOMALI ARTISTS KEEP UP LOVE U GUYS 🇩🇯

  • @khadarabdi2764
    @khadarabdi2764 3 ปีที่แล้ว +7

    😍🥰 Welcome Back
    Boqorkii fankaw Intaad maqned
    Waan Ku tabnay

  • @hkmchavi1009
    @hkmchavi1009 3 ปีที่แล้ว +80

    une chanson géniale❣🥰
    Aaway reer Jabuuti🇩🇯🇸🇴

    • @HamdiMSN
      @HamdiMSN 3 ปีที่แล้ว

      Wai wai frere adorée

    • @abbazhazzan6212
      @abbazhazzan6212 3 ปีที่แล้ว

      Waar wll wax aan fahmi waaya ku jira ma afkaazaa😂

    • @osmanadawe8379
      @osmanadawe8379 3 ปีที่แล้ว

      @@abbazhazzan6212 wa hees shidan ayu yidhi 🤣🤣🤣🤣

    • @neimanoura7922
      @neimanoura7922 3 ปีที่แล้ว

      Yes weykan

    • @housseinabdirazak700
      @housseinabdirazak700 3 ปีที่แล้ว

      On et la

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 3 ปีที่แล้ว +28

    Habibi ku xardhan labteda👫😇
    Hayati ku nol kaskeygay🦋🌺
    Legend of legends awale adan 🇩🇯🇸🇴😍

  • @DJSUBEER
    @DJSUBEER 3 ปีที่แล้ว +29

    HIT SONG 🔥🔥🔥 BIG SHOUT OUTS TO MY BOYS TUSMO FILMS AND LIVING LEGEND AWALE ADEN 👏🏾

  • @luckyboy7785
    @luckyboy7785 3 ปีที่แล้ว +38

    Cawaale come back please😢
    Fanaanka kaliya ee aan taageero ayaa tahay.nagadaa shantii sanaba,hal hees oo kala kacsan hanoosoo qaadine.
    We love you cwaale from puntland,somalia🇸🇴🇸🇱

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +4

    Awale Aadan Heestan Marwadiisa Cusub Ayu U qaaday 🥰🥰❤❤❤❤🎵☝

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 3 ปีที่แล้ว +63

    Fanan haday somalidu leedahay wa cawale halkanan ka salamaya isaga iyo dalkiisiba🇩🇯❤

    • @balkisosman8919
      @balkisosman8919 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan kaqadney huno

    • @bellasisou1044
      @bellasisou1044 3 ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaadanay salaanta walaal 🙏🇩🇯🇩🇯❤️

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 3 ปีที่แล้ว

      War madasantahay

    • @Rudeboi23
      @Rudeboi23 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Huuno Sidoo Kale Mad Love ❤

  • @sadehajiyow6701
    @sadehajiyow6701 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xardhaneey xareedooy♥️🥀

  • @anonanon2925
    @anonanon2925 3 ปีที่แล้ว +54

    Djbouti & somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ❤❤❤🔥🔥🔥

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 ปีที่แล้ว +25

    2-july-2021 3:53 Am Mugdisho somaliya waliba saqdhexe ah baa dhageysanoya inta iga danbeyso wan salamay Awale Aadan

    • @abdijama4459
      @abdijama4459 3 ปีที่แล้ว +1

      Niyoo Malintii dhalashadayda weye 02.07 😎

  • @saxansxomalaaqa6039
    @saxansxomalaaqa6039 3 ปีที่แล้ว +8

    Libaax Meeluu Soo GaLaY Lo Ma JoogTo Fananka KaLiYoo aan Mucaaradka LaHaYn legend CawaaLe aadan🤩

  • @WaxKaBarroo
    @WaxKaBarroo 3 ปีที่แล้ว +41

    great song

  • @asmajaamac5872
    @asmajaamac5872 3 ปีที่แล้ว +17

    fanaankeena wa kugu faanaa🇩🇯❤️ horey oo soco awale Aden Daheyeh

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว

      Wa fanan somaliyed maaha fanan jabuuti🤣

    • @asmajaamac5872
      @asmajaamac5872 3 ปีที่แล้ว

      awale wa fanan reer jabuuti ah marka ha daalin adeer orod Dhulka kale kuu qor qor sheekadaada

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว

      @@asmajaamac5872 anaga heerka garsinay car sheg fanan jabuti ah o caan ah kaliya cawale iyo maslax mideye labadaba anaga caan ka dhignay jabuuti wa gobol aan dowlad ka dhignay anagu🤣🤣🇸🇴🇸🇴

    • @khadarabdi2764
      @khadarabdi2764 3 ปีที่แล้ว

      @@jecliyadalkayga3346 adu caan kamaad dhigine talent uu leyaha kadhigay Fanaan Awale udhigma malihid hada markaa seexo

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว

      @@khadarabdi2764 cawale anagaa so sarnay markastana waka somalia u heesa intaas jabuuti wa in ictiraafki aan siinay dib ugu soo celinaaa🤣🤣🤣🤣 awalba siyaad bare ba dowlad idinka dhigee somaliland o kala ahaydeene

  • @alale-ali-8730
    @alale-ali-8730 3 ปีที่แล้ว +3

    Intaa sanu fanka ku jiro waa heestii igu horaysay aan arkay ee uu eryada leyahy 🙏🙆‍♂️

    • @MohamedHassan-rc2ux
      @MohamedHassan-rc2ux 6 หลายเดือนก่อน

      Mam

    • @Rudeboi23
      @Rudeboi23 หลายเดือนก่อน +1

      No Heesihiisa Heesta Ugu Shidan Ee Arooska Erayada iyo Laxankaba Asagaa Leh

  • @ogasjean2870
    @ogasjean2870 3 ปีที่แล้ว +11

    Le retour du grand homme

  • @acgoal2134
    @acgoal2134 3 ปีที่แล้ว +24

    The legend is one
    Love Somali singers like Awale adan congratulations
    From Great Britain ❤🙏

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 3 ปีที่แล้ว +369

    Heestan waxa dareemi kara xanuunkeda ninki xaaskisa ujecel sidhaba mar walbo hadi xita qalad yimadana uqirta sidan raganimada qaladkisa hadu calaf kala waday ama kala geeyay xitaa😭

    • @loulahelene5898
      @loulahelene5898 3 ปีที่แล้ว +1

      Biensûr vous-avez raison au ➖ il à assumer son erreur..euh c'est la moindre de chose.mais, j'ai l'impression qu'elle va accepter son excuse ..."Et que dieu soit avec toi mon frère et je vous souhaite qu du kheir pour l'avenir
      🙏

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 3 ปีที่แล้ว +24

      Wlhi ani wxn heysta mid maskiin ah sky mrka u bxyy wuxu dhhy ha Idhibin yah ilahey ka cabso hye mcn dhahay ragga qar kuwa xula ku jiro

    • @monnajoseph2839
      @monnajoseph2839 3 ปีที่แล้ว +10

      @@iqranuur6320 qof ki wangsan wala wanjiya wll alxm dheh

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 3 ปีที่แล้ว +2

      @@iqranuur6320 omg wll wanaaji o u wanaagsanow!

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +6

      @@zakyizak5309 Xoolo!!😤

  • @johannesgoldling4375
    @johannesgoldling4375 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salam from Germany. Love this song ❤❤❤

  • @fazuuismail
    @fazuuismail 3 ปีที่แล้ว +17

    The king is back🥰

  • @footballanalysis8074
    @footballanalysis8074 หลายเดือนก่อน +7

    Who’s here after the interview of awale 😊

    • @deqdarajo7265
      @deqdarajo7265 หลายเดือนก่อน

      Hhhh😂 aniga

  • @ahmedkaape3125
    @ahmedkaape3125 3 ปีที่แล้ว +20

    Legend is back awale respect ✊✅🇸🇴✅

  • @abdirahmanarc8095
    @abdirahmanarc8095 3 ปีที่แล้ว +8

    Thanks for the music Awaleh Aden and Tusmo films production 👏👌🎶🎤

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 3 ปีที่แล้ว +10

    Legend Awale adan xata ereyadi wad samaysatay fanan ee ma qofad jclyd aya ka fogaaday

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +6

    The legend is Back Awaale
    Laxanka heesta wuxuu ku fadhiyaa ciyaar dhaqameedka canfarta .

  • @ilyasmoussa4222
    @ilyasmoussa4222 3 ปีที่แล้ว +11

    Legend is back keep going 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend Awale Adan Axsan Hees 🎧🔥 Laxanka iyo Erayada inaba caadi ma aha .

  • @calijawhar6293
    @calijawhar6293 3 ปีที่แล้ว +9

    Ereyda iyo laxanka Awale Aadan lagend🇩🇯🇩🇯❤️

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 2 ปีที่แล้ว +1

    hees way dhaftay awale adan legend heestaan waa qiso dhab ah waxay ku dhacday wiilka music tumaya

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi ilaahey cod ayuu siiyey manchallah, best songs cawaleh is back hore u soco brother xaga kaga wad.

  • @kadiradochkadiradoch9446
    @kadiradochkadiradoch9446 3 ปีที่แล้ว +22

    Always awaleh his the legend from Djibouti

  • @abdullazizhajjihajji9632
    @abdullazizhajjihajji9632 3 ปีที่แล้ว +4

    Abaha fananinta geeska Africa cawaale cod dahab ismuujiya waryaada dee 🇸🇴🇩🇯

  • @Hillyeh
    @Hillyeh 3 ปีที่แล้ว +2

    Brava Cawaale ! Lafahaaga iyaad dacaa u tahay ! 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Always. 🙏🏾

  • @irozeomaromar4995
    @irozeomaromar4995 3 ปีที่แล้ว +7

    Welcome back legendka fanka inta iguracsan like an kadax arko🙏🙏♥️

  • @naibmed-bw9fr
    @naibmed-bw9fr 2 หลายเดือนก่อน +1

    The best❤

  • @ousmanbah5948
    @ousmanbah5948 3 ปีที่แล้ว +44

    Waw nice song, I’m from Gambia 🇬🇲 I love the Somalians and their beautiful culture.

    • @malyounismail5751
      @malyounismail5751 2 ปีที่แล้ว +2

      Not somalian somali songs am from domalia and am somali not somalian

    • @mohamedosman1416
      @mohamedosman1416 2 ปีที่แล้ว

      Is from Djibouti

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 ปีที่แล้ว +1

      Somali music and culture

  • @Garyaqaaaaan_17
    @Garyaqaaaaan_17 2 ปีที่แล้ว +1

    yaaa soo booqtay markuu aroosay adayka cawaale legend (waaa ninka kaliyaa aan si dhab ah u jeclahay heesahisa

  • @samdaguedi757
    @samdaguedi757 3 ปีที่แล้ว +4

    Wooowwwwwwww ereyo with laxan Awale Adan Macha'Allah go forward

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว +16

    INTII TAAREEGTA AWALE ADAN😉💪👍😂 7 July 2021

  • @khadraquuen7182
    @khadraquuen7182 3 ปีที่แล้ว +3

    best somali singer my abti awale adan allow ku dhowr

    • @hassanibrahim4465
      @hassanibrahim4465 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadu awaleh aden apti ku tahay walal aniguna apti ayan ku AHAY ee ilahay dhiib kuma tuso apti

    • @khadraquuen7182
      @khadraquuen7182 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanibrahim4465 amiin walal

  • @omarooa5478
    @omarooa5478 3 ปีที่แล้ว +2

    Awaleh aden daheye horeey usoco j'etaime frère avec tn beaux voix et tn beau style I love very mich

  • @makibafarahabdi9824
    @makibafarahabdi9824 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaw awale aden le meilleur chanteur is back 🇩🇯

  • @SiciidCawil-d5g
    @SiciidCawil-d5g ปีที่แล้ว +1

    Nin loo xisay❤❤❤❤❤

  • @8dsomalisongs319
    @8dsomalisongs319 3 ปีที่แล้ว +10

    Legend is back awale🥰🙌

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waaa libaxi fanka🥺 awale aaden plz ninka nooso cusbonaysiyy reeerjabuti

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 3 ปีที่แล้ว +11

    fanan weyn abwaan xata waaka maaranty laxanka io erayada ada naga gaday maanta

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +13

    Aamiin Daaud , your music is another level 🤔😭

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 3 ปีที่แล้ว +5

    Awale is back babuurka ninkii wadi jirey ha loo daayo😍

  • @cubaydcimran7596
    @cubaydcimran7596 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax daremayaa xumadiii🖤

  • @omarhussein3824
    @omarhussein3824 3 ปีที่แล้ว +15

    Inta aamisan in ay heestan 5milyan gaadhyso like dhac Ku siiii Walal

  • @aboudidier9880
    @aboudidier9880 3 ปีที่แล้ว +12

    Wakan markaleh the king is back keep going the legend of the the legend al ustad awaleh codku waa hiboda faanka ee layskama yel yelo ee wakan cod hadu hesaya.

  • @lessonsfrombooksandmotivation.
    @lessonsfrombooksandmotivation. 3 ปีที่แล้ว +5

    Legendary ma lumo lamana ilaawo soo laabasho qurxoon our Legendary awale aadam❤

  • @sadikmohammad7659
    @sadikmohammad7659 3 ปีที่แล้ว +4

    Awale Adan full support from London one love

  • @radwanronaldo2515
    @radwanronaldo2515 3 ปีที่แล้ว +10

    The King is back ✌

  • @sefamerwa5616
    @sefamerwa5616 3 ปีที่แล้ว +6

    Nice song from Ethiopia 🇪🇹

  • @mohamedmommg1270
    @mohamedmommg1270 3 ปีที่แล้ว +13

    The only one Somali Artist Awale Adan Diheye
    Waxaad ku dhehan tahay Quluubta bulshada

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 8 หลายเดือนก่อน +1

    After 2 years and 8 months still fire its 20 February 2024

  • @AbdirizaaqZuldaan1
    @AbdirizaaqZuldaan1 3 ปีที่แล้ว +5

    LEGEND is back awaale adan

  • @Taayofficial
    @Taayofficial 3 ปีที่แล้ว +101

    3:16 dancers wan la dhacay runtii an dhiiro galino ddkan dancers ah cawale layabana codkisa adinka igu sii darteen camera manka iyo editing caadi ma ahan from xamar guuleysta dhmntiin

    • @mukhtarxamud5526
      @mukhtarxamud5526 3 ปีที่แล้ว +2

      Subxnllh xuman maD rabta inaD dadka ku dhiri gelino
      Wlhi wa adun zii zocdo allow xaqa nagaranzii

    • @mukhtarxamud5526
      @mukhtarxamud5526 3 ปีที่แล้ว +2

      Run ahanti hestan way igu zocota lk yanan dadmbiga izku dhiri gelin

    • @Taayofficial
      @Taayofficial 3 ปีที่แล้ว +2

      Meel anku raaco la ahay wey igu socota iyo yaanan isku dhiirigalin xuman 🤔

    • @axmedkuunaciise9997
      @axmedkuunaciise9997 3 ปีที่แล้ว

      @@Taayofficial hhhh

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 3 ปีที่แล้ว +5

    Awale Adan Legend always Legend
    Halyeygu Waa u Soo Laabtay MashaAllah