ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Mustafe macalin caydiid, Waa astaanta waxqabadka dadka si toos ah, ma aha electronic iyo Automatic music ,Waa Manual Talent iyo hibo u gaar ah,Hambalyo mustafe hambalyo
FARXIYA AXMED CADAAWE FANAANAD DHANKASTA KA DHISAN AAD U IXTIRAAM BADAN KEEP GOING WALASHAY❤❤
Fananada kaliye live kaban uga dambeeyo walhi fiska boqorda codkaYaa sidaa ugu dhiiran kara liveHada live playback ah socda
Axyaa mustafe macalin caydiiid Gacan macaan iyo cod Luxdan❤❤❤
Nafku jecel adunyada (ugu wacan )baa u wacan nabad lala wadaago nimco laguna waaro..
boqoradda codka maanta jir oo joog❤❤❤
Badda caashaq ereyadii abwaan maxamed cumar xusen huryo luuqdii sahra ahmed Jama
Ayyyy ustaad maclow still waa garacaya waliba si layaqaan
Waayo waayo , Mustafe waa Original heestiina wuu raaciyay,
Somali Queen of Voice❤
Somali week marki labilabay 1990 meyadi ilaa iyo hada maclow nuur ayuu katumayay musickada
Woooooooooooow mustafe macalin
Maxamed shegow bishara macalinkii macalimiinta
Farxiya cidi ma gaadhayso ! Bravo !
Why couldn't they fix the mic.
ma aragtay😮
Boqorada codka farxiya fiska
Ustaka wayn macalaw ad ban u salamanca.. ❤wabau asxab ahayn lkn kala badnay
Cadceeddu hadday casaanayso, adiga oo cawday kuma canaanteen"Iskaa siiyayoo, si kula noqotee, Waan kuu samrayaa nabsiga sido
Heesta magaceed akhiiii
Way ku tumatay heesihii qaraamiga ahaaa magool iska dhig bay is leedahay gabadhani wax walbana way khaldaysaa
Mustafe macalin caydiid,
Waa astaanta waxqabadka dadka si toos ah, ma aha electronic iyo Automatic music ,
Waa Manual Talent iyo hibo u gaar ah,
Hambalyo mustafe hambalyo
FARXIYA AXMED CADAAWE FANAANAD DHANKASTA KA DHISAN AAD U IXTIRAAM BADAN KEEP GOING WALASHAY❤❤
Fananada kaliye live kaban uga dambeeyo walhi fiska boqorda codka
Yaa sidaa ugu dhiiran kara live
Hada live playback ah socda
Axyaa mustafe macalin caydiiid Gacan macaan iyo cod Luxdan❤❤❤
Nafku jecel adunyada (ugu wacan )baa u wacan nabad lala wadaago nimco laguna waaro..
boqoradda codka maanta jir oo joog❤❤❤
Badda caashaq ereyadii abwaan maxamed cumar xusen huryo luuqdii sahra ahmed Jama
Ayyyy ustaad maclow still waa garacaya waliba si layaqaan
Waayo waayo , Mustafe waa Original heestiina wuu raaciyay,
Somali Queen of Voice❤
Somali week marki labilabay 1990 meyadi ilaa iyo hada maclow nuur ayuu katumayay musickada
Woooooooooooow mustafe macalin
Maxamed shegow bishara macalinkii macalimiinta
Farxiya cidi ma gaadhayso ! Bravo !
Why couldn't they fix the mic.
ma aragtay😮
Boqorada codka farxiya fiska
Ustaka wayn macalaw ad ban u salamanca.. ❤wabau asxab ahayn lkn kala badnay
Cadceeddu hadday casaanayso,
adiga oo cawday kuma canaanteen"
Iskaa siiyayoo, si kula noqotee,
Waan kuu samrayaa nabsiga sido
Heesta magaceed akhiiii
Way ku tumatay heesihii qaraamiga ahaaa magool iska dhig bay is leedahay gabadhani wax walbana way khaldaysaa