CANADA oo Ka Hadashay Dhibaatada NORWAY loogu Gestay Fanaan OOMAAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w หลายเดือนก่อน +6

    Waa umad xasad kii kabatay fananka na iyo inta islama aa dhiba taysan Allah ha caafiyo waxa dadka dhibaya na dagdag ha uga gooyo Guul somaliland ❤❤❤

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 หลายเดือนก่อน

    Thank you, Canada's government, for your support singer Omar Barbara.❤

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Kurdish maaha soomaali Xaarood
    Yaanay idin qaldin soomaaliyeey

  • @nboss8028
    @nboss8028 หลายเดือนก่อน

    Aboowe qurbaha qaraabadaa ugu daran hooyooyinka ilmaha laga qaatay badanaa qaraabo iyo qoys dadka dadka kuugu dhaw ayaa ugu daran amiin

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalah walaahay waan ka xumahay inaan dhib la jeclayn Muslim iyo gaalba. Waan arkay Omaar tiktok runtii waan ka naxay

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalah ilahay fananka ha cafiyo waa sixirkii ay Cidamadena u gaysteen ilahay umada ha ka qabto dalimiinta

  • @nboss8028
    @nboss8028 หลายเดือนก่อน

    Allow badbaadi somali ayagaa isku xaasida ah

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allaah walaa xawla walaa quwti ilaa bilaahi caliyul cadiim ilaahayoow u gar gaar ininka subxaana allaah

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน

    BAR BAR WA NIN WACAN OO LA DHIRQOLAY

  • @ainanshehassan1195
    @ainanshehassan1195 หลายเดือนก่อน

    Mashallah 🥰 well done 👍 brother ❤

  • @madarcali122
    @madarcali122 หลายเดือนก่อน

    Daroodka ninka siida uu galay ehlu narin

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 หลายเดือนก่อน +2

    hadu garaaci lahaa sadaxda number Canada Jawaab degdeg ayu ka helilaha, Canadianka maaha dad raqiis ah Dowladoda ad bay u daryesha dadkeda meelkastoy aduunka dhib ku mutestan garab istageda wa degdeg🇨🇦 ❤️

  • @amalos3435
    @amalos3435 หลายเดือนก่อน +1

    ASC umaxle media
    Waxan odhan lahaa dadkaa aan isunaxeyn iyaguna isuma roona cidkalena umaroona
    Dadkaa rer Somalia silig aan iskaga xidhno waayo waay bahaloben

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 หลายเดือนก่อน +2

    Omar waxay drag over dose ah ayey siiyeen xasidiinta tolkiisa 😢😢😢😢

  • @saidali6971
    @saidali6971 หลายเดือนก่อน +2

    Salaamaad

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi หลายเดือนก่อน

    Maya maya mayaaa, dee adeer kadaa, fanku waa Quruxda Qoomiyada aad tahay ee Somaliyeed. Qofka suugaantiisa aan aqoon amaba aan baranini waxaabaa ka dhiman.✌️

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w หลายเดือนก่อน

    Tubo raaca iskadaa ader omar wa fanan somali canediyan ah

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน

    Inadeer bal idinku uun iska ilaaliya ummadda sharkoda.Ilaahay sharkooda ha nagaga fillaado...amiin.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน +1

    Subxallah bisinka maxa qaldan 😢😢😢😢

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน +2

    Omaar Barbar is one of the best known Somali Artist.
    Sklaaji is one of them who sabotaged his show.

    • @user-bm8uy7ut4v
      @user-bm8uy7ut4v หลายเดือนก่อน

      maxuu sheeegaya 100 ka fanaansan baa jooga hanoo xayeysiin qabiilaystaha xun

    • @AnabMohamad-wu3lf
      @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน

      @@user-bm8uy7ut4v Adiga Yaa ku xaysiyey Adaa daf soo yiri. Shurnshhur- yahy xun.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 หลายเดือนก่อน +2

    Qoladii reer soomaliland ha barato in
    Soomali waxba isugu jirin inankaa aabihii rarta dhaqan ahaan aadbaynu ukala duwanahay

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu หลายเดือนก่อน

    Rabi ha caafiyo maskiinka

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v หลายเดือนก่อน +1

    alla isaaaaaaqu dacaadsanaa war ninkan sheekadiisu waa i wad wadaa beryahaan baan la wadwadiin daarood iyo munafaqadiisa ha rumaysaninaa

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 หลายเดือนก่อน

    Daaroodka badankisu IF & AKHIRO midna meel kuma laha , Inaadeer kood dadka Nolol u quudhi waayay ma Cid kale ayay nolol u quudhayaan .
    Subxaan Allah ILAAHAYOW Inankaa ay dhibeen u gargaar oo Caafimaad kisa usoo Celi Kuwii waxaa ku Sameyayna Abaalka ay agtaada ku leeyihin ku Abaal mari ..

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +2

    Ilmaadeeradii ayaa sidaa u galay waa in la xiraa iskalaaji iyo gees diir dadka jooga wadamada Reer galbeedka ma waxay ismoodeen in Africa joogaan waa in la dacweeyaa dad badan ayay Black mail ku sameeyeen sida la sheegayo Acuudubilaah 😢

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน +1

    Wa garanyay inaadany kaa ahyn damqashi iyo naxariise
    Aad tahy dulli cuqdad qava oo iidoira
    Adigu is waani qabyaalad adaa halkaa usoo fadhiye
    Isu sheeg

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน +1

      Ma nacas ba marka uu ka naxayo nin dhulkiisa duulan ku ah oo somali noqda marka uu dan wato iyo isaaq nacayb

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน +2

      Waad uraysaan xaarood qadhmuune idina naf isuma haysaan cidkalana naf uma haysaan

    • @hajirdalaal3028
      @hajirdalaal3028 หลายเดือนก่อน +1

      Ma runta uu sheegay baa kaa oohisay iscuna waaye yaahuu 😂😂😂

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh adiga kuwan fahmin ma Xaarood ayaad tahay mise Reer Somaliland

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh hooyada iyo caqligaa iidoor ee dakxay u sheeg reer cuqdad iyo ciil ku noole

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Asad. Iyo. Aad. Baanu. Uganaxanaay. Waayo. Cumar. Waa. Wiil. Qaalabi. Fiicaan. Waa. Uduceenaan. Cumar. Isha. Allh. Waa. Caafimaadas. Amiin. Amiin. Amiin. Yaa. Allha. From. Buraco

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t หลายเดือนก่อน +1

    Waxay ismoodaaN xaasidNimo in ay TAHAY taxanahooda jiri karts dhibka qofka geystaa waa tolkii xanuunka ay u gaystay allaha ha ka qabto anagoo isaaq AYAA ka damqanayna waayo waa wiil soomaaliyeed oomaar waanu wadanaa

  • @warss11
    @warss11 หลายเดือนก่อน

    Did you ask google translate?

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 หลายเดือนก่อน

    KURDISH DAAROOD SOOMAALI WAY WAREERIYEEN XAASIDIIN IYAGII BAA IS CUNAYEE KA WARAN CUQDADA AY U QABAAN SOMALIDA KALE KALE SUBXAANA ALLAH

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 หลายเดือนก่อน +3

    True inaadeer reer daarood la yiraa gaar ahaan majeerteen kuwa layiraa Allah umada haka qabto Aamiin yaa Rabi

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน

      Beena waas xaasida allh hakugu celiyo habaarkaaga
      Daarod iyo mj baad ku waalatene

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

      Qumanyo habaar waa debedda aamus

    • @nimojirde8252
      @nimojirde8252 หลายเดือนก่อน

      @ummuisra6721 cancer Allah idinku rid kuwa aad u hadleyso waa kuwa Soomaali ka dagiweydey ee sixir iyo xaasid umadii ku dhameyey car keen sheekh iyo shariif idinaka soo jeeda majeerten iyo dhulbahante waad wada bugtaan idam Allah haka kicina Soomaalida kalena waa idinka tashan yuhuud waad ka xuntihiin qumayo xeebteyda mar dambe ha soo galin xasbiyalaahu wa nicmal wakiil Allah baan idinku reebey idam Allah asaga igu filan

  • @ahmedfarah9513
    @ahmedfarah9513 หลายเดือนก่อน

    Waar warkani waa Google translate wax runa na ma aha dawladuhu nin waashay kama hadlaan balse ninku waa ladhibateyay waana xanuunsanaya Allah hacaafiyo

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 หลายเดือนก่อน

    Dowladiisa caawineysa CANADA

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v หลายเดือนก่อน

    daarood waxba isuma nihiin maxaa naga galay duliga wax yar oo naxdiin ah igama hayso waana sheekooyinka daarood ee munafaqada ah wax run ah mahaa intay dhulka isukiin dhigaan si aad u wad wadaan oo wax kale uga dhigtan

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 หลายเดือนก่อน

    Xaaraan xaasidiin ah weeyaan reer kablolax wallee se imika la ogaa oo sixir iyo sun ba waa lagu ogaaday la idinka qabay umadda

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    idor yah kah qabilsan jawasistah yurub u shaqeyah badanah waa idor Adigu waxad kah hadashah mar walbah qabil Adigoh Qaxotih ah bad bogadin jirtay Argagixisadah snm Afkaguh waaa qabil mah intah bad fayus ku radinaysah shekadan waxad u shektah fathxiya Absiyeh

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Soomaalidii gudaafadbay noqotay uf😮😮😮😮

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx หลายเดือนก่อน

    Aldaarootiya'almajeerteeniya'ayaa'inankaa'dhibaatadiisa'lootirinayaa??

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน

    Adeer Fursad miyaad Majeerteen dhexdiisa ka aragtey? Adigoo Iidoor ah miyaa Nabad ka hadlaya. Idinkoo Somalia Badaheedii gatay. Adigoo Iidoor ah oo SNM ku abtirsada , Somalia Qaraxayada ku dhameeyey, Adigoo Xasuuqay Birmageydadii Laascaanood. Adigoo xasuuqay Samaroon . Waxaad Mj. Ku xagxaganayso waa In lagaa saaray Laascaanood.

  • @theruler411
    @theruler411 หลายเดือนก่อน

    Waxan waa AI canada yey u taqaana qaxootigan ilkaha dhaadheer

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน

    Ninkasi Huwan ayaa waashay shaah ayàa wx loodaray😂

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 หลายเดือนก่อน

    Dadkaasi dhib baa haysta oo inaaanay aqoonba qalaadaadkooda weligood qaladka maqiraan, markaa dadka noocaas ah oo xilikasta isla saxsan dambi sameeyaaana dadkale dhakada saara.

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 หลายเดือนก่อน

    Ubaxle warkani maaha waxani wax jira, balse wiilka dhib caafimmaad kamuuqda.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu หลายเดือนก่อน

    Jaaliyada Somaliland ee Norway miyaanay u gurman karin inankaasi dabeecadaha kuwa agu sheegayo iyo muuqooda midna malaha e waan ka damqaday siday ceebtiisa u raadinayaan ee loo wareejinayo baraha bulshada miyaanay ka baqanayn Allaha abuuray wuxuu gunsanaa Adeer ?inankaasi wuxuu noqon karaa la waayey 1988 Hargeysa ee weli maqan !

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Kow ayaad ka tahay dadka soomaaliya burburkeeda kala fogeynteeda ka sheqeeya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Beenaale dawladda canada 🇨🇦 ma news baa waxani

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน

    Isaaq baa ku hayq dhib unada oi gaali raaca

  • @sser4622
    @sser4622 หลายเดือนก่อน

    Idoor miyaa dad xasidnimo ku caynayah yahuu

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e หลายเดือนก่อน

      Asal cidii uleh xaasid nimo iyo xiqdi iyo xumaan waa layaqan kii murmayaa isagaa og idoorna Alle ayaa u dooray laab xaadhni

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 หลายเดือนก่อน

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN