daraasado badan oo lasameeyey buu kuyimid waa heshiis daneeyaashu Galeen oo uleh Labrada dhinac ba faa'ido ugu Wayn laakiin waxaa dilay nin aan citiraafka s 2:40 soomaali land diidan.
Cirro iyo Xirsiga sida dadban dalkan u maamulayaa markay kanoo kle wasiir innooga dhigeen ayay muujiyeen in ay Somaliland doonayaan in god madow ku ridaan.
Waryaade reer Somalilandoow, ninkan ku mudaaharada oo kursiga khaa'innimada lagu siiye halaga tuuro kursiga khatarta ah ee uu dalka ku rogi karro.. I can't believe that Cirro appointed an enemy of Somaliland on a top position in his ministry? I wander how much he financed on Cirro's election? There must be a deal that they agreed on this issue.
🎉de waa runtii ma ictiraaf ayaa lagu siiyay mise waxd aragtay meel ay ethiopia ku tiri ictiraaf bn idiin siinayna hday ictiraaf nasiinaya horta hana siiyaan narkasa inaguna siinayna waxn siin karno
Imisan Wada hadlainay somaliya maxaidinku dhiman
Tuug la qatey tabar male. Wasirku waa khaa'in Somaliland loo soo hoosaaseeyo. Somalilandoow ninkan ka foojignaadaa.
Subaxnallah ma kana wasiir istaqfurullah
MOU waxuu ahaa khiyaamo Eebe inaga badbaadiyey.
Haa waa runtaa
Ictiraafkaa ka horeeya bada bixinteeda waayo dawlada aan la aqoonsanayn siday u bixinkaraan hantidooda 😂😊😂😂😊😂😂😊😂😊😊😂😊😂😊😂😊😊😂😊😂😊😊😊😂😂😊😂😂😊
Ninkan golaha wakiiladu haday damiir leeyihiin Waa in aanay ansixin Waa in madaxwaynuhu soo bedalaa
Allow noo sahal ma kanaa wasiirka arimaha dibada ah???
daraasado badan oo lasameeyey buu kuyimid waa heshiis daneeyaashu Galeen oo uleh Labrada dhinac ba faa'ido ugu Wayn laakiin waxaa dilay nin aan citiraafka s 2:40 soomaali land diidan.
MASKAX AHAANBANU KANI AANU MIYIR QABIN
Ma cadda warkiisu Wasiirku
Wuukabaydhay.suaasshii.duli..xaasidasalkiisaa.ahaa
Yaa ku AMINAYA IMIKA ADIGA IYO CIIRO ISKU MID AYAAD TIHIN
Tuuga marka la qabto wax ka gariir badan majiro
Cirro iyo Xirsiga sida dadban dalkan u maamulayaa markay kanoo kle wasiir innooga dhigeen ayay muujiyeen in ay Somaliland doonayaan in god madow ku ridaan.
Nikan wa laandhere gadabursi ah hadi uu raabo dhulkisa oo uu gosto ayay somaliland ku burburaysa marka heego edeb yeesha
Somaliland waleee way u dhamatay! Wadani wakaa warkiisu ka gura
Iidoor waa dad waashey waaye ma dalbaa ictiraaf la siistaa waa maxay jahilnimada intaa le,eg
Darood wa dad washeey oo idoor walay maxa idin daba dhigay
Waa runtiis ETHIOPIA inau meel ku qoro nin shacabi mooyee dee war cad inamay odhn ee ninka ka fuqa
Way yidhadeen itopiya lakiin wad babiinaisan reerwadani gacantawadani ayayku babaisa somaliland
Waxa uu weydiinayaa su'aalo ma'aha,xaguu wax ku bartay xitaa caqliyan ma'aha waxan la'arag ayuu su'aal kadhigaya
Ma dhabaa
Makii reet aawdal dagal galiinayeey wazarada ariimaha dibada waa yaab
Gorayo reeryaysana meeshan way inoogu soo geli dontaa Ilaahay baa wax na siiya,e indhayga,ha,iga ridin ! aynu ka Wasiir iyo Wasaarad la,aano
niin xamar dan modeey
Tusaale xun xukuumadda cirro
Waryaade reer Somalilandoow, ninkan ku mudaaharada oo kursiga khaa'innimada lagu siiye halaga tuuro kursiga khatarta ah ee uu dalka ku rogi karro..
I can't believe that Cirro appointed an enemy of Somaliland on a top position in his ministry?
I wander how much he financed on Cirro's election? There must be a deal that they agreed on this issue.
🎉de waa runtii ma ictiraaf ayaa lagu siiyay mise waxd aragtay meel ay ethiopia ku tiri ictiraaf bn idiin siinayna hday ictiraaf nasiinaya horta hana siiyaan narkasa inaguna siinayna waxn siin karno
Does Somaliland have a plan B even? Because plan A seems a difficult proposition to sell more than ever.
Xidhildhibaan qodax cadawgaa ha jabo adiga iyo inta somliland u daacadi
Nikaa huunadu waxay ku hastaan waa samaroon
Isaaq ninkan yaad moodeen markaad leediin badad iibi
Geesinimo iyo caqli
Waxan walba muuse ayaa ku ololeynayey ma waxa runaad moodeen qayaaliga
MD Ciro, ha tagin ADIS Ababa. Khiyaamada Abiy na iska jir. Baddeena na cadawga ka ilaali. Ciidan badeed oo adag dhaqso u samee. Cadawga Somaliland dhinac walba wuu kaa xigaa.
sowkaa waraad ka akhtinaya
Xil qodax hanbalyo
Waa nin adag
Isaaq dowlad ma noqon karaan ninkan wa run sheeg
Xanuun baa ku haya oo indhii ku tiray isa soo dawee, dalkan 30 sano iyo in kaban buu jiray isagoo dalalka kale da,gaalo ka socdaan
Sorry cadow somaliland ayaad tahay