Deg Deg: Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyay Siro Waaweyn | Una Jawaabay Jamac Shabeel Iyo Jambiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 104

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 วันที่ผ่านมา +7

    Ibrahim Alle haku sharfo oo haku xafido waxa aad tahay Xaaji Cabdi Warabaha nool (Alle ha u naxariisto Xaaji Cabdikariim)

  • @MuusemaxamedMaxamuud
    @MuusemaxamedMaxamuud วันที่ผ่านมา +11

    Ibraahin caydiid halyay qaran alleh haku xafido

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 วันที่ผ่านมา +11

    Maansha Allah muj Ibrahim caydiid

  • @yurub5288
    @yurub5288 วันที่ผ่านมา +7

    Ilahay haku xafido guuleyso imrahim caydiid ilahay habadiyo Adoo kale somalilaan waxay u bahanahay raga Adoo kale Ah👍👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh วันที่ผ่านมา +8

    WALAAHAY CEEBAA KADHACDAY BARYADII AWAARE IYO KOOXDII JAANBIIR😅😅😅😅😮😮WAA TAARIIKH WAXAANAY DABA SOCOTAA TAARIIKDII 2023

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y วันที่ผ่านมา +7

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah.
    Ilaahay cudur deg deg ah oo.aan dadka suuban aan wax yeelin ilaahay haynagaga safeeyo jamac shabeele Ina jaanbiir.xirsi x xasan iyo dhamaan wixii dhibaya ummada reer shikhisixaaq ilaahay hanaga safeeyo.
    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 วันที่ผ่านมา

      Allahhuma amiin

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waxaad illowday ictisaam oo ah aabaha iyo hooyada alshabab oo masajidadeen ka buuxa ,madarsadah somaliland iska leh oo ay maalkeeni ku dhargeen ayaa kow ka ah

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waxad illowday ictisaam oo ah aabah iyo hooyada alshabab, oo masajidada iyo madarsadaheen lacagta ka gurta oo ah qaar ka mid ah tijaarta somaliland waa ka kow ,wixii shar wada illahay ha inada qabto

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 วันที่ผ่านมา +3

    Jama Waa NIN SHIDAALKA Lagu Shubto Ee Ha Daallin Ibrahimow

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 วันที่ผ่านมา +6

    Insha allaah guul jsl

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 วันที่ผ่านมา +4

    Asc mujahid Ibrahim cadiiy I respect you so much rer kiiy tolka cidagalay waa beel sharaf badany laaki waxan oo raga ahy waa idi caabay idink iyo anagab maxa ku dhacay daaroodo sir tan ka haya waana waxan ogay huwantii imikany ogaadany what is going on big respect mujahid Ibrahim ❤

  • @امعبدالله-د2ز4ش
    @امعبدالله-د2ز4ش วันที่ผ่านมา +6

    Cabdiwaraabihii labaad ee ciidagale

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา +4

    Rashiid jaanbiil ilaahay ku Nacye wejigaaaga naga qari.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt วันที่ผ่านมา +2

    Geesi qaran hore usoco. Allah yaxfidag.

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib วันที่ผ่านมา +4

    MUJAAHID IBRAAHIM CAYDIID ILLAAHAY CIMRIGA, CAQLIGA IYO CAAFIMAADKABA HAKUU BARAKEEYO.❤🙏❤

  • @SuldaanKhadarCismaan
    @SuldaanKhadarCismaan วันที่ผ่านมา +3

    Ibraahin caydiid alle haku xafido mamulka sland
    Caqlidara waxan ayku hadlayaan xildhibaanadani

  • @Dophill260
    @Dophill260 วันที่ผ่านมา +6

    Walaahi ninkani waa nin xalaala. If somaliland survives this turmoil ibaraahinoow isu diyaar garee xusbiga kulmiye ayaad musharax ka noqonaysaa 5 from now.

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid วันที่ผ่านมา +2

    Geesi guuuuul Ibrahim geesi guuul soomaliland guuuuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪🤣🤣🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bunnygirl5184
    @bunnygirl5184 วันที่ผ่านมา +4

    Ciidagale QuRAAN ha la saaro

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 วันที่ผ่านมา +2

    Alleh ha ku barakeyo Ibraahim caydiid iyo dhamantinba somalilanderka xalaasha

  • @ahmedismail3465
    @ahmedismail3465 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahim caydiid I love you inaadeer ❤❤❤ I am habarjeclo and we all behind you inaadeer

  • @Sirad47
    @Sirad47 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guulayso Ibraahim Caydiid adiga iyo teamkaaguba iyo reer sh.Isxaaqa xaalasha ah.

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 วันที่ผ่านมา +4

    Heegan ha la ahaado

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaan rag da'a ah oo haddana dalkooda & dadkoo dhuuni ku doonta

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks so much Xogta-qarsoon tv, waan u mahad celinayaa xogta qarsoon, iyo mufakar Ibrahim ceydiid, ( ninbaa laga hayaa Nin walowba hadalkaaga summad ku dhigo ) waa xog markhaatigeedii ku lifaaqan yahay. (Dhegalaay wax maqal )

  • @mohammedAbdullah-d3j
    @mohammedAbdullah-d3j วันที่ผ่านมา +1

    Alleh haku gaaro

  • @Sirad47
    @Sirad47 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Akhas...akhas Ilaahay ummadda haydinka qabto.Ilaahay ummadda haydinka qabto.

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah geesi Ibrahim waa tiir adag oo xaq yaqaan ah. Inteena xun ee dalka iyo dadkeena la dagaalamaysa Allah swt haynaga tirtiro

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @randomin8390
    @randomin8390 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxaanallaah ilaahay haka qabto
    midkasto oo dabah dhifaa ilaahay hanga
    qabtoo😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Kawsarali-p3c
    @Kawsarali-p3c วันที่ผ่านมา +1

    Ibraahim.geesi illahow noo daaaa

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 วันที่ผ่านมา +3

    JAMAAC NACAAS MIYUU HADLAY 😂😂😂😂😂😂😂

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp วันที่ผ่านมา +1

      Wuu neef neefsaday.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac shabeel khaayin al watan

  • @mussejama311
    @mussejama311 วันที่ผ่านมา +1

    Laascaano ma hooyadaa baa leh?
    You jaamac ku dhahay ❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 วันที่ผ่านมา +2

    Ina Jaanbiir iyo inta la mida ilaa Isaaq iska Qabto guulaysan mayno
    Waar inaga qabta Shadaadiintan ☹️🤢🚫

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 วันที่ผ่านมา +1

    Ibrahim caydiid waà nin nool wexaba cidkale'
    Waxanu u bahaney shabka jerxaji'
    Lakiin u mabahnin jamac shabeel
    Iyo in ta.lamidka ka ah'
    Lakiin wexanu u bahaney shabigga
    Jerxajis malkasta oo joogan'
    Waddan ka Ayaa u behan shabigga
    Gerxajis suldaan guud heberyoonis
    Ayan qadeney wuxu naferay meelkasta
    Onnu jogno hadanu nehay isaaq good to
    Go' thanks

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 วันที่ผ่านมา +1

    Jamac.shabeel wuxu Caan ku yey caddakatanim'o'
    Ibrahim ceydiid'
    For the long time aheyu ah
    Wexanu ku.kalsoney in shecabka
    Regaa meciina dhulka jiidda in ad'
    Go' aan ka so sertaan kalli I'm aney
    Sheegan magac jirxajis'
    Intaa wexa laga sugayaa jerxajis
    Thank
    Jerxajis dadka siddaas. Oo kale ah
    Sidda' regaa ibrahim sheegay in aaney.
    Megaca jerxajis

  • @Kadija-gu1jk
    @Kadija-gu1jk วันที่ผ่านมา +1

    Ibrahim caydiid halyey qaran balse dadkaad la hadlaysaan lahayn dux iyo iimaan

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adiga laftaada ayaa kiro ah maydhaanyahaw hallagu Soo hubsado oodh fanadii AYAAN lagaaga dhaweyn

  • @MuusemaxamedMaxamuud
    @MuusemaxamedMaxamuud วันที่ผ่านมา +2

    Walaahay ku wanay
    Garxajis way cebeeyeen
    Ilmadeer waxn inta goori goortay iska qabta

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxaannalla talow xooluhuu qaato intey leegtey aakhirana wey kuu danbeysaa

  • @baashecabdilaahicabdilaahi7176
    @baashecabdilaahicabdilaahi7176 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    IBRAAHIM caydiid Reerkooda iyo Ogaadeen
    Ma isyaqaanaan ???
    1984 imisaa kadhaawac may dhimasho Hajoogtee??

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxan ahayd biyihii sheekh isaxaaq aniga iyo jaamac isku si ayaanu diidnay xasuuqii laas caanood iyo waliba raafkii masaakiintii reer koonfurka ahaa

  • @suriadan4982
    @suriadan4982 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geesiga dhulkiisa guusha uhorseeeda geerida dishaay geedka haba.o kugabraaratada guystuhu kudhuuntana geedkeed haba.o ibrahim caydiid taariikhdaa kuxusidoonta

  • @OmerMuhumed-z6y
    @OmerMuhumed-z6y วันที่ผ่านมา +1

    War run buu sheegay jamac jaanbiirna nabad ha laqaato unbuu yidhi mw mustafe sawka ku dhawaaqay garaadkina sawka ku dhawaaqay

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    LAXAY. CAYDIDDI😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 วันที่ผ่านมา +1

    Hadalkii haahiliyada & bedownimada ibraahin caydiid dhegaysta, & sida uu sharaftooda ceeb uga dhigayo. Caydiidow colaadna wax kkuma tartid ee ka cishoo siyaasiga jjjaamac shabeel & chef caaqilka nabadda horeumarinaya.

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp วันที่ผ่านมา

      Waar ma dadka runtu dhibto ayaad tahay.

    • @abdiaziiz5820
      @abdiaziiz5820 วันที่ผ่านมา +1

      Runta maqal keedu inuu kudhibayo waan arkaa

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา +1

    Rashiid waa Awr kiraalle.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 วันที่ผ่านมา +1

    Ibraahimow dadkii ma adigaa ka hadhay 😢😢😢 we must do something
    I can believe dad noocaas ah ayaa Isaaq ku jira 😢😢 oo Cadowga si cad ula shaqeeya 😕😡😡

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 วันที่ผ่านมา +1

    Kanu waa caaq

  • @Sirad47
    @Sirad47 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaambiir, J.shabeel, cudur gudiye.iyo tiimkooda Ilaahay si deg deg hawga qabto ragaas magac-xumada ka shaqeynaya.

  • @cumarmahdi9762
    @cumarmahdi9762 วันที่ผ่านมา +2

    Horta yaa usoo warama inacadii isagaba fari ku godantahy masheekadii dahir calsow miyaa

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc วันที่ผ่านมา

      Kaligii maaha waa urur dhanoo layidhaa SUTI GAASHAAN waana ila 80 xubnood oo isaaq cid walba leh isagu madax buu u yahay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HalimoDiriya
    @HalimoDiriya วันที่ผ่านมา +1

    Markii aware wada lagaa mariniyey xagaad jirtsy isaaq ataad u soo bakh bakh leedahaye

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer Shabeel issgu wa macruuf woxooga shidaala aya lagu shubta. Waar qofku inta badan inu sakhraansan yay oo qaadka geedki kale ku darsaday aya la mooda.
    Isaga Caaqil-ku-sheega Ina Jaanbiir wa waxma garato Siyaasadi iyo Dhaqanka iskaga darsantay.

  • @nathra7351
    @nathra7351 วันที่ผ่านมา +2

    Waa fuley ninkan Jaamac shabeel hadii ladilo qabiil buu noqonayaa. hadii arap iyo ciidagale hore isu dileen. Awalkii hore arap galbeed baay la dagalmeen ciidagaloo dhami. Arab. Odhami haduu la dagaamo gx walaahi in lays werydiin doono qabiil gx layidhaahdo barijiri jirey. Arap maanta wuu isu dhan yhy afka lagala gx kolba ciyaala suuq usoo dira arapka

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z วันที่ผ่านมา +1

    Waar wxan maa la laayo allaa allaa wagarreey wagar

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 วันที่ผ่านมา +1

    Waa dunni qateeh yaal halaiska qaabto tuugtaan

  • @DEQAABDI-y6c
    @DEQAABDI-y6c วันที่ผ่านมา +1

    Jamac Shebeel iyo ina Jambiir put them jail waa tuug iyo khayamle waddaian😏😏😏

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s วันที่ผ่านมา +1

    Walee dabka aad afuufeyso niyahoow hadlayaa adaakugubandoona goorey ahaataba

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lama soo kiraysan sida ina jambiir, cadegude, jamac shabeel,waxaynu aragnaybdhilo nin soo kiraysto,lakiin waa ii manta in rag 100 lagu sheegayo la kiraysto si ay dadkoodii iyo dalkoodii ay basasa ,runtii waa no ognahay ,ilahay ha ka qabto dadka ,munafaq ayaa aduunka ugu liita ,viva ibraahim caydiid

  • @Anissa01-m3g
    @Anissa01-m3g 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqliga ha waayin wa cidagalihi la yiqiin ina caydiid,madaxweyne u qalma warya ina mooge inagu badala 😢waley wan qirodey qarna dhalinti iney isku diraan oo dadkodi lalaayey kuwirsanaya😩

  • @sulekhaali5086
    @sulekhaali5086 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadowga Somaliland aya kiraysta nimankan allow sharafta hanaga qaadin

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 วันที่ผ่านมา +2

    Marqaan land kulligood wexe noqdeen falanqayaal

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 วันที่ผ่านมา

      Malade va te foutre chez vous

  • @livedjibouti3396
    @livedjibouti3396 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Mokosovo
    @Mokosovo วันที่ผ่านมา

    Been masha waxay noqdeen sfhayeenada daarood ibraahin col baanu nahay laakiin waxaanbku raacsanahay in ay yihiin afhayeenada daarood

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา

    Horta Ciidagalle Mays weydiiyay inuu Sukadaanka Guud Ee Suldaan daauud suldaan maxamad Ceebaynayo. Hhh

  • @CabdiraxamanAw_axmad
    @CabdiraxamanAw_axmad 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ilayn jaanbiir waa midgaan caadalqaate ah

  • @mulkihkassim8011
    @mulkihkassim8011 วันที่ผ่านมา

    Eeyahe adeero maad seexan dadkani since 1988 bey xaafad kale joogaane, Arab u ogolada Hargesia iney dagaan DABKA HA HOLCI NE

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Arab dalkiisa ayuu joogay ,meel uma soo socdo ee dagax buur ku eekada

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayaasha huwanta u shaqeeya cadawgaa naagaystay oo ceesh iyo sandareero ayaa la siistay tolkood ayay u xoogwayn yihiin markay cadawga arkaana futadaa haan leegaata gunimo ciidagale baribuu ka yahay waana gob

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahim Duule, Aabaha iyo waran waagad tahayba wase, daaha dabadiisa hasoo Cay nac nacle, Car Ciidagale Dhexdiisa kaalay eeyowo.

  • @maxamedafyare3462
    @maxamedafyare3462 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duffle duffle dhalay hoyada lawas

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasidnimada iska ,lama soo kiraysan ibraahim caydiid oo nin ,100leh ah ,maha dhilo ay darood soo kiraysteen sida ,ina janbiir, cadegude, jamac shabeel iyo qaar la mid ah 😂

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligii a abolijiosbuu bixiya xata hadii dadkiisa lalayo janbiirku qofba maaha wuuba bahdilay garxajis

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahim walaala ma lagayaaba waxan iimaana la aan iyo damiira xumo ka badani ina jaabiira waa otisen hala baadho

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z วันที่ผ่านมา

    Ibraahinoow ma hadal uunbaa lawadi warku waa cadyahaye

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac shabeel kaliya maaha kooxda dalka qabsatay ayaawada

  • @MukhtarIid-z9w
    @MukhtarIid-z9w 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahinow damiir kii baa lumpy gini darkening inaga kaxaysay

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shabeel waaba sikhran carabku waynaaday see wax lo waydiya uf marku hadlayo waban wiswisa somaliland kaas cadaal qashin vay wax wayditan wadani

  • @HussinAbdi
    @HussinAbdi 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahim aad ayaad u mahadsatey waananu kaaga mahad celineynaa sida aad isu garab taagtey tolkaa arab.
    Arab waxuu isla og yahay in aanu ku dhaqaaqin waxaanu isaaq la ogeyn

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z วันที่ผ่านมา

    Waar kuwani waa garac isaaqba maaha

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 วันที่ผ่านมา

    Ina Jaambiir jahanaba ha ku dhaco. Waa in ninkaasi loo arkaa cadow kugu dhex jira weliba kula garamaya.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 วันที่ผ่านมา

    Jamaac shabeel waa sarqaan isnacaay oo xoga lasiiyo waa tulli foqool tulli weyan Belo kumarteey deeh

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 วันที่ผ่านมา

    Caaqil mahee waa fadlan ku shubo.cida-gale waa Hob ee mamatalo janbeeri.

  • @BaasheMahamud
    @BaasheMahamud 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacas nacas dhalay baad tahay jamac ku soo dhuusaysaa.
    Jamac waa ninka isaaq ku jira nacas iskuma dhererinkartid jamac shabeel iyo khalif midna.
    Naag naag dhashay baad tahay.

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s วันที่ผ่านมา

    Dagaal oogayaal baatihiin ee alekabaqa jaamac shabeel maskaxfiyoow baakuirta rabiayuuna kabaqayaa indinkaa duli ah daadashada dhiigasoomaaliyeed baad mashruuc kusooqaadaten

  • @XusenXasan-x5e
    @XusenXasan-x5e 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soti gàashaanwaankusalaamay

  • @OmerMuhumed-z6y
    @OmerMuhumed-z6y วันที่ผ่านมา

    Weli kulmiyaad tahay

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z วันที่ผ่านมา

    Waar wxanba cade gudaa kasii daran

  • @mussejama311
    @mussejama311 วันที่ผ่านมา

    Orod dagaalan wadaadoow
    Arab OGAADEEN lama dagaali karee.

  • @Mokosovo
    @Mokosovo วันที่ผ่านมา

    Waar muj ka reeb

  • @HassanBulale
    @HassanBulale วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk