Sida early soons xildhibaan lan soo waraaqayo ma wadaagno sheet yes wali wadhaf ma lagu deyey. Wasiirka arimaha dibada wuxuu xildhibaan works ki yidhi cadaabta u galimeyno wax aan denta Somaliland ku jirin, sidaas oo kale wax loo sheegay today kheyraadka ummada so shall ah logu girls mayo iyada oo aan la ogeynfaaiidada inugu jirta .
Wallaahi Maanta Ayuunbanu Helay Wasiir Xaqiiqda iyo Runta Hor keena Dadkiisa Waayo Been 30 Sano Dadka La Hkr Wado Citiraafkii Wakaa Berbera Ka soo Daahiray Ethiopia Wakaa Ka Soo Bidhaamay Iyo Qaar Kolkay Soo Noqdaan Na Yidhaa Meeqaam sare Ayaa Nalagu Qaabilay Oo Naloo Soo Dhaweeyey War Runtu Fanto Ma Aha Cadaabka Lagu Gelimayo Citiraaf in la lagu Helo dalka iyo badeenana u bixin mayno icitiraaf si loogu helo Alle ayaa na citiraafay oo anaga ayaa is ictiraafsan laakiin badayada dhulkayaga marna ma suuurto geli karto Markaa War Beenta Kuwa Lagu Maaweeliyo ee beenta quuta ee dadka ku naca kolkad tidhaa war wax ka jiraa ma jiraan waxaad sheegayso ee lagu aamin siiyay ee runta ku dhaqan waabay kugu nacayan way kugu cayayan markaa wasiiir kugu maalay beeni Raad ma leh
kani xildhibaan maaha waa mid xanuusanaya, war iska shaqayso Ina BIIXI uu dhacaye, ham hamta beentaa waxba kuu tari mayso, meesha dawladii ma jirtee iska xoogso Dalkii Ina biixi ayaa hore ugu galgashe
@@idirisismail7431 🤣🤣sow aabahay hadh cad kuma baacsan mida kle maadaa aqli badnidii aabahaa ku koraya ina han yarow caadh baad ku leedahee Bahal xidida le baa lagu dhex marinayaa
Ethiopia meel walba dabadhilif ayey ku beeratay. Bal eega ninkan wax wareeysanaya. Ethiopia ayuu danaheeda u hadlayaa ee ma aha mid somaliland danaheeda ka shaqeeynaya
Mudane qodax xayaakallaah, wasiirka 40kun ee dollar ee ciro naaqus wasaarada kaga iibsaday waana beenaale tuuga ee somaliland shacabku ha ka kacaan hurdada ha laga horyimaado jibouti iyo gurguurte ayaa wadankeenii la hoosgeeyay
Horta. Wasiiradij. Xukumadii. Hore. Ee muuse. Su aalaha. Oo la waydiinayo. Maan arag .. . ❤❤
@@cabdicali8952 waatii muuse laga wareystay
wasiirka imika siduu u hadlayo waa si itoobiya xiriirka loogusii jarayo
Ilaahay adigoo miidhan ilaahay ha ka qabto ummadda.
Badaa Awdal yuhuudkaa muse bihi baa bixiyay: warkeedu waa kaa : waa jabahado isaaQu: lafihiisuu u baqay. Himdigaa awdal stat buu leeyahay: tiima la iibi:
wasiirna maaha ha aaminina waabeentii
Yuu ku wasin abaayo EE dabada Ka qarso 🧐😎
Sida early soons xildhibaan lan soo waraaqayo ma wadaagno sheet yes wali wadhaf ma lagu deyey.
Wasiirka arimaha dibada wuxuu xildhibaan works ki yidhi cadaabta u galimeyno wax aan denta Somaliland ku jirin, sidaas oo kale wax loo sheegay today kheyraadka ummada so shall ah logu girls mayo iyada oo aan la ogeynfaaiidada inugu jirta .
@@MustafaAbdiAli waxan buka yuuwasaa huuno
Qodox waa fariid alle ha ku xafido
Cabdiraxmaan Somalilander
Well-done xildhiban qodax
Adeer Mou-ga aad sheegaysaan xaguu yaalaaa?
Ethopiya hal taako oo Awdal ku taala ma helidoonto..
Siilka hooyadiin u saxeexa Ethopiya.
Xildhibaan Qodax Media, Waa Wariye Kulmiye Ragii Jabiyey
Suaalo qaab daran o uu dad ugu iyo dawlado kale ugu danaynayo ayuu waydiinayaa bal kwrn
Good job 👍
Rijaalulaahu qodax
You are a great warriar. The questioner is not really prepared
Ilaahy aqoonsi ka raadi. Habargalo ah oo jende frieser la yidhahdo ku tasbixsane
abdiraxman dahir adan wuxuu xisbiga ku bixiyay 100kun oo dollar lacag uma baahna bada yaduna iib maaha
Bulsho tv dad daawada ayaan la yaabaa waa tv dad kaara neceb waa tv buka oo qabiilo gaara neceb cuqdadeesan
Kkkkkkkkkkkkkk waa jabahado!!! Iyo yuraa oo is eegaya: Awdal stat. Sheego :
Xildhibaan qodax waxa uu ka midyahay raga rabay in umada la dhaxal wareejiyo
Free samaroon
Geesi qodax
ILAKA JIRIQAALE WUXUU ISKU DARSDAY CAQLI XUMO FOOL XUMO IYO DHAQAN XUMO
Hhhhhh😅😅😅😅
Takale. Xildhibax. Qodax. .. su aalahan. Uu waydiinayo .. wasiirka. .. ilama qurux badna. .. aragtidayda.
WAXAASOO MIIDHAN BAY XIL U DHIIBAYAAN WAAR NIMANKAN AXMAARADA LA SHAQAYSTA XILALKA HALAGA QAADO
Wallaahi Maanta Ayuunbanu Helay Wasiir Xaqiiqda iyo Runta Hor keena Dadkiisa Waayo Been 30 Sano Dadka La Hkr Wado
Citiraafkii Wakaa Berbera Ka soo Daahiray
Ethiopia Wakaa Ka Soo Bidhaamay
Iyo Qaar Kolkay Soo Noqdaan Na Yidhaa Meeqaam sare Ayaa Nalagu Qaabilay Oo Naloo Soo Dhaweeyey
War Runtu Fanto Ma Aha Cadaabka Lagu Gelimayo Citiraaf in la lagu Helo dalka iyo badeenana u bixin mayno icitiraaf si loogu helo
Alle ayaa na citiraafay oo anaga ayaa is ictiraafsan laakiin badayada dhulkayaga marna ma suuurto geli karto
Markaa War Beenta Kuwa Lagu Maaweeliyo ee beenta quuta ee dadka ku naca kolkad tidhaa war wax ka jiraa ma jiraan waxaad sheegayso ee lagu aamin siiyay ee runta ku dhaqan waabay kugu nacayan way kugu cayayan markaa wasiiir kugu maalay beeni Raad ma leh
kani xildhibaan maaha waa mid xanuusanaya, war iska shaqayso Ina BIIXI uu dhacaye, ham hamta beentaa waxba kuu tari mayso, meesha dawladii ma jirtee iska xoogso Dalkii Ina biixi ayaa hore ugu galgashe
hunu hunu hadal iyo suaaltona ma aha
DADKANI SHISHIIYEEY U SHAQEEYAAN WALEE DADKEENII SOOMAALILAND WEY DHINTEEN DAMIIRKOODII WAA DEAD SUBXAAN
COOMAADEEE BAKHTI SOCDA BAKHTIU SOCDA MIYAANEY TOLOW ARAG WAXA SOOMALIDA ITOOBIYA HAYTA IN AANEY HADLI KARIN
qodax bada waa ragii iibinaayay
Benaale weyan usaara khutbadisi mareykan kagahadleyd awdal state waa dabadiliif uaddega xamar
WAAR MA ABIIY BAA KUSOO DIRTAY WAAR MA MUSAWAQADIIBAAD KA BAQANAYSA IN LAGAA QAATO
Qodax waa muwaadin dhaba oo jecel wadankiisa.
Qofkani nacaska ah ee qodax wa doqon doonaya oo u niikinaya in la gumaysto
Dalkana gumaysi u soo horkacaya
In la xidho ayaa fiiican
Kan yeey ansiixin xildhibaandu hadeey dalka u tuudhyasn
Xil Qodax rijalulahi allahyacisak
Wasiirka Arrimaha Dibadda😏Oo ka soo horjeeda Aqoonsiga🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬👺👺
IIMAAN LAAWE MIYAANEY TOLOW FALASTIIN WAX KU QAADANEYN WAX HAYSTA
DHOOHANEEEY DHULBAHANTAA KAA TAGEE AWDALA WEY KAA TAGI
WAR WASIIR KU SHEEG WAR XINIIN YAHAAGA FUUL OO AYUUSAN KU HANDADIN WIIL YAR OO SNM AH
😂😂Adigu waxaa palastine Aan iska leenahay ka ahow snm Bey baratee Dhulkaa layska taagaya
@@AbubakarAbdilahi-w3b
Aqli xumadii aaabahaa ayaaad wali ku koreysaa adiga iyo inta kula midkaaa caaadh baaan kaga shaqeynayaa 😂😂😂😂
@@idirisismail7431 🤣🤣sow aabahay hadh cad kuma baacsan mida kle maadaa aqli badnidii aabahaa ku koraya ina han yarow caadh baad ku leedahee Bahal xidida le baa lagu dhex marinayaa
Adigu yaad tahay markaad cid caayaysid afkaaga hagaaji fadlan taada kahadal aabahay lahayne oo kadaa isku dirka bulshada @@AbubakarAbdilahi-w3b
Midbah mid kah daran waa ilah meraysoh kk
OROD CARUURTAADA GEE MEELAHA OROMADA BAL IN AY HABEEN KA CASHEEYAAN
Waar wasakh ujeedaad uleedahay wasiirka
Hhhh wariyuhu jecelaa burburka somaliland 😂😂 dagaal kii laascaanood kadib ma arag waxaan negative ahayn oo uu kaa soo gudbiyay marka laga reebo doorashadii oo kaliya uu ku qasbanaa msahaane
Wadidii 150 wasiirk madixisa kafurn😂
Xildhiban qodax waa al shabab hala xidho 😂😂
Ethiopia meel walba dabadhilif ayey ku beeratay. Bal eega ninkan wax wareeysanaya. Ethiopia ayuu danaheeda u hadlayaa ee ma aha mid somaliland danaheeda ka shaqeeynaya
Wlee sfcn ayaa wasirkani loo shaybadhy cnsir qodax isnot easy
aar wuxuu laandheeraysanaa😂😂
Qodax waaba naar😂😂😂
Kani waa saaxiib😠😠😠xassan sheekh 🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁🐁
xildhibaan qodax waa alshabaab
You are talking nonsense and fake
There is no alshabaab in Somaliland.
Ada Qadadweyn argagixiso ah o Somaliland horumarkedu dhibaya amaba Waxad tihin Somaliyada noqatay hoyga argagixisada alshabab iyo budhcad badeed bari iyo bad Somaliland Xildhibanadeda mujahidintii SNM dhashay ba fashilinaysa Mafiyada Wadani Somaliland DIID e Ciro Tabcaan iyo Ciro iyo Maxamud xashi Maroor o hore Iskugu dayey inay Somaliland hoosgeyan Moryanta Walaweyn Qadadweyn e MILITARY Amisom land noqatay e noqatay hoyga argagixisada adunka
QADAAD KU IN UU WAYN YAHAY AYAA FIICAN SABAABTOO AH MARKUU DAGAAL DHACO CARARI MAYSID OO CULAYSKA QADAADKA WAYN AYAA KUGU HAYNAYAA BARTA DAGAALKA. BALSE HADDUU QADAADKU YAR YAHAY DURBADIIBA WAAD CARARAYSAA WAANA TAN NAGU DHACDAY LAASCAANOOD OO MARKIIBA NALAGA QABTAY 400 MAXAABIIS EE ALLAH HA INOO WAYNEEYO QADAADKA.
Eedor waa damiin hurda ninkii shalay markuu bahnaa ka tahay ayuu dib udaba galaa
Kani maaha xildhibaan waa mid lafo sita kkkkkk
Adna Adan ayaa soo korisay.
Kkkkk
Lafo ayuu ku tagijiray schoolka
Aqooonbaaa hadleys snm wax barta
Mudane qodax xayaakallaah, wasiirka 40kun ee dollar ee ciro naaqus wasaarada kaga iibsaday waana beenaale tuuga ee somaliland shacabku ha ka kacaan hurdada ha laga horyimaado jibouti iyo gurguurte ayaa wadankeenii la hoosgeeyay
Kkkkk
Kani beenaal ayu u egyahay waxu aha fadhi kudirikii misota
qodax alshabaab
Waa xilbaan muwwaadin ah kaxishood adeer❤❤❤❤
😂😂adeerkaabu nolasha ku qabtee xamil
@@AbubakarAbdilahi-w3b😂😂😂 wakase waxasa been ah dheh