Abdiraxman M. Abdillahi Habar yonis la nooc ma aha waa enan ka wanagsan oo dagan oo akhlaqleh umadana nebeen oo qof walba jecel waa good person may Allah blessings him
Maskiin hadii aanad Tariikhda Dadka aqoon waa la iska barta. Ilaa xiliyadaii Ingiriska Ka hor baa hanti iyo xooloba raga h awal dekeda Berbera Ku lahayren weliba kutubta taarikhda ee Ingiriska laga haya...Ku jirta...Dowladii SL uu horaysa ee ina Cigaal tujaar ha awal ba dhisay oo aaminay dalkooda... dawlad iska daciif oo cashuurtu Ku filnayn maxay uu tari ... Adeer arsaqada Ilaahay ba bixiya ee kuwiinan afxumo iyo aflgaado iyo xasad Ito jahli bad isku darsateen. @mustafadahir9206
marka makhasabaa in abiya ahmed lagu daba tukado oo lagu daydo mxyse micnaa oo kufadhidaa hadii somali lagu hadlo iyo hadii enlish lagu hadlaaba ? muhiimadu waa shaqada ay qaranka uhayaan ma gudanayaan ee wxn eed ugu samayn karo maaha english bay 28 isticmaaleen
Kan wariyaha ahi waa LIID ......ku ye adigoo Waziir Qaran ah una Waziir ah min Zeylac ilaa Ceergaabo.... yacni waxii Ceergaabo ka shisheeya Zeylacna waxii ka shisheeye maaha Somaliland .... Huwan darajada 2aad ah...
Khadra meesha umuu iman in uu dadka iyo Dalka u shaqeeyo. Waa nin Qaranka Cadowgiisa la socda. Waa Disti Xagato. Waa nin aan Qaranimada Aamin sanayn. Waa nin Caqligiisu Xool ku waynaaday. Khadar Wax Faa’iido u leh Qaranka Somaliland ha ka sugin.
Nin yow nin islaamo ilaahay abuuray lama aflagaadeeyo. Isagu waxaabu hamiyey inuu wadan dhan xil u qabtee adu maxaad qabata yaad wax tartaa ilaahay carrabka iyo labada daan kuugumu samayn inad adomadisa ku aflagadeyso ee ku bari rabbigi kuuabuuray oo isla xishood waxba Kama badali kartide subxaanallaah ano naag ha awal ah ba saa ku leh inshaa allah
Waraqiihis England soo baadha Kaniniik dadka Dajiiya dadka dibaadaha ka yimaad EE Dalka u so shaqaataag 😂 😂 somalida dibaaha KU noolia koobasha lagumaa amiinikaroo
Khadar wa huwanta gudaha xamar raligalin kama rabno wa Ciiyi wa ka baryey Tanaka qadandono isaga iyo qarkalo badan namasin kartid Manihin bakhti cun dad karamo iyo sharaf leh babu nahay waxan nahay ciid naga batali karts ma jirto nacasbad tahay
Arinta hantida isagoo qoraal ah ayaa lagu weeydiiya isaguna iyo Wasiiradoo dhan in qoraal looga qaado ayuu aduunku isticmaala, laakin in publically social media lagu weeydiiyo waa khalad.
*Wasiir khadar waa libaax walahi kan yar ee gabiley ka shekeynaya iyo wax beri hore lagaso tegay abaalkiisu mariyey jawaab ku haboon afku ka geliyay* 😂
Cada gude,Jaambiir Shabeel Raabi,dhoolayare Liibaan khadar guun iyo kan codja hablah leh isaaq way ceebeeyen they took the#1award afsomali xumo am rumayso amma ha rumaysan waana ka soo jeeda
Gabilay hadii Garbaharay lagu sheegay ee maxaa cay ku jirta Waa laba magalo oo soomaliya iyo somaliland ah Gabilay waxa looga jeeda in uu dagankisa yahay waanu yahay Dadkii hablaha ahaa ee la xidhay and in aad gaysay dagaankaaga ayay muhimafu tahay
Harbar yonis waa meciikeed la colow Cedagale ayaa dusha laga saaray waxay umadu ku nacday ayay qabaan Awal iyo Harbar jeclo iyo Arab midna ma arki karo Harbar yonis naf ma laha enin Cedagale ee wax noqda ayuun baa dusha laga saaray waar Ciro Cedagale ayaa kursiga saaray waana Gobta iyo Saldalada reer Isaaq

❤❤ wasiir sare maanta gocosho majirto kaliyadta wax fican inwax laiska waydiiyo sidii uwax uhoromarinlahaa wasiirkastaaba xaqiiqdu wasidaa
Wasiir si waafi ah baad uuga jawaabtey su’aalihii. Bravo
8:52 dhal mujaahid gob gobi dhashay ilxaasid kuma aragto adiga iyo guruujeba aamiin 🤲
Masha allh wllo🎉🎉
Gabiley iyo garbaharey labadabo waa magaalo Somalia 🇸🇴 kamid ah
Hoyada somalia wastaye raga magaloyinkoda futada xun ha la daba cabaadin oo tuuloyin kaga iimanso
Kursiga m/waynaha somaliland waa kursiga m/waynaha xatooyada xoolaha dadwaynaha iyo qarabakiilka iyo faanka Subxaana allaah
Abdiraxman M. Abdillahi Habar yonis la nooc ma aha waa enan ka wanagsan oo dagan oo akhlaqleh umadana nebeen oo qof walba jecel waa good person may Allah blessings him
Oo wll noocmaanu nahay 😂
@@ismacilmohamed9699way idinku bilaabmatee dulqaata ilmaadeerayaal. 😂😂😂
@@ismacilmohamed9699 😂😂😂 malaha waxa loogu sheekeyay dad umadda cuna inaan nahnay 😂😂
Thank.you.wasiir.somalland.qar.iskatuur.uma.baahna.etipios.xidhkakele.hainagadhaxeeyo.laakin.bada.maya.marabno.badayada.in.ay.etiopia.ay.dgacdo.ooy.khayraadla.kagurato
Waxaasa wasiir qaran lagu sheegaya dadku caayay aan u jawaabi karin akhas
Kuwii niicda ahaa ee kula dhashay ee aan xishoonayn ee xoolihii ummada daaraha kadhistay ee xoolihii masaakiinta cunay u sheeg.
Maskiin hadii aanad Tariikhda Dadka aqoon waa la iska barta. Ilaa xiliyadaii Ingiriska Ka hor baa hanti iyo xooloba raga h awal dekeda Berbera Ku lahayren weliba kutubta taarikhda ee Ingiriska laga haya...Ku jirta...Dowladii SL uu horaysa ee ina Cigaal tujaar ha awal ba dhisay oo aaminay dalkooda... dawlad iska daciif oo cashuurtu Ku filnayn maxay uu tari ... Adeer arsaqada Ilaahay ba bixiya ee kuwiinan afxumo iyo aflgaado iyo xasad Ito jahli bad isku darsateen. @mustafadahir9206
@@mustafadahir9206 xaar waynida nio
Khadar dhukur waa libaax la holinwaayay wxan ka rajaynaya inuu qaranka daacad ugu shaqeeyo ❤😊
😂😂
Wasiirka hantidiisa hore mayaad cashuuraysaa.oo ku baaqatay. Higsadkiisa iyo himiladiisa uu damacsanyahay waydii.
Reer kursi caashaq unbaa iswaraysanaya 😂😂😂
Dabcan, wayna ugaadhay inay is waraystaan aana kuxasuusiye adeerka wuu dhacay from reer kursi caashaq😂
Waxaad kahad laysaan iyo waxa baahida 1 , 2 3 aad iyo mudnaanta waddanka is waafajiya Giri ban dhisanayaa markan shaqda katago moyane,inaydan wax male mesha,u,iman dadku way idinku fahmayen idinna waba isku cadaysen
libax ku habon meshisi allah ha gu ilaliyo gesi xul ah🎉
Xildhibaan kan wasiir ah dhulkaad la goysay wuuna kukacaakufay su,aashii madaxaad goysay ka yar
War ba a suaalihii wariyayaasha
28 jeer buu isticmaly luuqada ingriiska
Waxaan dhageysatay Abiye axmed oo ka hadlaaya Parlamanka Ethiopia hal mar kuma uusan soo darin Luuqad kale
marka makhasabaa in abiya ahmed lagu daba tukado oo lagu daydo mxyse micnaa oo kufadhidaa hadii somali lagu hadlo iyo hadii enlish lagu hadlaaba ?
muhiimadu waa shaqada ay qaranka uhayaan ma gudanayaan ee wxn eed ugu samayn karo maaha english bay 28 isticmaaleen
Gobonimo iyo sharaf👑
هدا التلفزيون تابع حزب وطنى اين تلفزيون البلدى الاصيل
Kan wariyaha ahi waa LIID ......ku ye adigoo Waziir Qaran ah una Waziir ah min Zeylac ilaa Ceergaabo.... yacni waxii Ceergaabo ka shisheeya Zeylacna waxii ka shisheeye maaha Somaliland .... Huwan darajada 2aad ah...
Baarlamaanku horfadhiyaa wariyuhumuxuu ahaa
Guulayso
WAXANI MAXAY AHAYEEN XILDHIBAANO HUWANA WEEYE SU,AALIHII MUDNAA EE BAAHIDA DALKA IYO JIRITAANKA SOOMALILAND GOONI ISU TAAGII MAY WAYDIIN GIBIILAY IYO NAAC KUWAN MARKII HORE WARIYAYAALBAN MOODAYAY BALSE TANI WAA WAALI
Enginer xildhiban (C/Karim geesi aqoonyahan....
❤❤❤ MAANSHALAAH GEESI. XOGHAYE ❤. WASIIRKA. MADAXTOOYADA. SLND ❤ KHADAR ❤. KALSOONI. UU ISKUQABO. OO UUKUQABO❤ MADAXWEYNE CIRO. ❤AYUU. KAGA JAWAABEY. SUAALIHII. UGU ADKAA ❤. HORE. USOCO ❤. WAANU. IDINKULA. SHAQEYNEYNAA. BALAN QAADKAAS. KHADAROW. WASIIR❤❤❤ INSHALAAH ❤❤❤❤. HOW FURAATO. MADAXTOOYAFU❤. MUCAARAD. IYO. MUXAAFIDBA INSHALAAH ❤❤❤❤. IYO. DADKA. SIYAASIYIINTA. WAAYA ARAGA. AH EE. SLND. AH EE. MADAXA. BANAAN ❤ INSHALAAH GUUL SLND INSHALAAH ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ ❤❤❤❤
Wadani.waxa,usugu yimi kuwii aan,xaafadahooda,waxbalagaw,eaydin,jirin
KHADAR HUSSEN CABDI
♥️🩸🩸🩸♥️
Khadar waa nin dadkiisa ushaqeenaya guuul ayaaan urajenyaa
2:13 ciil qabe 🤣🤣🤣🤣🤣
LIBAAX
LION
Waa su'aal ah xaq ah, laakiin ninkan su'aasha weydiinaya masaxafi baa.
Khadra meesha umuu iman in uu dadka iyo Dalka u shaqeeyo. Waa nin Qaranka Cadowgiisa la socda. Waa Disti Xagato. Waa nin aan Qaranimada Aamin sanayn. Waa nin Caqligiisu Xool ku waynaaday. Khadar Wax Faa’iido u leh Qaranka Somaliland ha ka sugin.
Inaad neceb tahay uun baad noo sheegtay lkn noomaad sababayn sababta uu sidaa aad sheegtay uyahay.
Nin yow nin islaamo ilaahay abuuray lama aflagaadeeyo. Isagu waxaabu hamiyey inuu wadan dhan xil u qabtee adu maxaad qabata yaad wax tartaa ilaahay carrabka iyo labada daan kuugumu samayn inad adomadisa ku aflagadeyso ee ku bari rabbigi kuuabuuray oo isla xishood waxba Kama badali kartide subxaanallaah ano naag ha awal ah ba saa ku leh inshaa allah
Ma qalbigisa ayad ku jirta yaab
C/Karim geesi weeyi
Shirkadaha Aad xamar ku leedahay ka SHEEKEE DHUKUROOW
2 suaalod bay inta ugu yeedhen meesha hadan si qoto dheer wax la isku wsydin
MUUQIISAA KA HADLAAYA WAXA UU YAHAY GIBIILAYNA CIDNA UMA BAAHNA
😊😅😅😅😅😮😮😢😢🎉❤
Waraqiihis England soo baadha Kaniniik dadka Dajiiya dadka dibaadaha ka yimaad EE Dalka u so shaqaataag 😂 😂 somalida dibaaha KU noolia koobasha lagumaa amiinikaroo
Gudidan waxaa qurmiyay guruuje oo labo wajiile ah oo waliba dhan xiir ah
Waa.nin.muruxa
Ninkan wasirka laga dhigaywaa danbiile. Markaawaa inayna ansixin golaha barla mannku
ANAGU INA GUMEED MIYANU XAALBA KULEENAHAY MAJIRTO
Lawyacado waa xagee.
Abuu khaliifaa kkkkkkkkk
Xiisbiigi bilar tiimahaayow
😊
Wasiir khadar hussein waa nin aqoon yahan ah oo daacad ah dadkana wax badan u qaban kara❤
gabilay iyo garbahaaray ayuu ku kalla garan lahaa haddii uu aqoon leeyahay.
Marka indhaha qabylada lagu fiiriyo wad saxan tahy 😂
Khadar wa huwanta gudaha xamar raligalin kama rabno wa Ciiyi wa ka baryey Tanaka qadandono isaga iyo qarkalo badan namasin kartid Manihin bakhti cun dad karamo iyo sharaf leh babu nahay waxan nahay ciid naga batali karts ma jirto nacasbad tahay
Gabiley. Waa magaalo magaceed markaa muxuu xaal kabixiyaa. Waxaana degan. Maxamed case iyo sacadmuuse beelo katirsan iyagana waxaba kama sheegin
Somali ooo dhan. Wax Uma qabtaan dadkooda iyo dhulkooda. Lkn. Waa dad shaqo imadeen xaarana Kama baqan Ilahay ayay leeyiihin
Waa xaafad Madaxtooyadii Qabsattay
@@HassanYousuf-b4f markii horena yaa qabsaday
hhh hadalk layska yidhaahdo wuu kaa daba imanayaaaa wax waliba masuuuuliyad kafiirsi ayaaaa looga bahanyahayyyyy
Habar walo ooyaysa ogaada inay xukuumada ciro ka dhigayso gebilay gobol buuxa 🤣🤣🤣🤣🤣
Coladii ay isku moqifka aheen uunbaa su,alahan waydinaya ee kuwii kale mayey!!!???!!!
Arinta hantida isagoo qoraal ah ayaa lagu weeydiiya isaguna iyo Wasiiradoo dhan in qoraal looga qaado ayuu aduunku isticmaala, laakin in publically social media lagu weeydiiyo waa khalad.
Tolow kuwii horee sidan hantidooda ma loo weydiiyey?
Gabiley oo uu ku sheegay Garbaharay kkk
Taasi ma caybaas?
Waa 2 tulo oo sy degaan Somali maryoolay kkkk
Waliba Garbsgaaray ayaa dhaanta Gabiley oo ma uqdadayna.
Afqalaad aqoon ma ahaa
Kuwii muuse maxaa sidan loogu wareeysan waayey
Xilidhibanadayadu shacabaku xageyi donayan ma galayan wayo
Weli Dawlad uma eeka dadka meesha,inoo tegey,taasi waa qiimayntayda khaaska ahe qofowna ha,igu qoonsane Kefediyo miisaanka saara
Goruje ninkan gibiley Ka hadlya waydi sabata cooper gibiley lo keenyi
*Wasiir khadar waa libaax walahi kan yar ee gabiley ka shekeynaya iyo wax beri hore lagaso tegay abaalkiisu mariyey jawaab ku haboon afku ka geliyay* 😂
Cada gude,Jaambiir Shabeel Raabi,dhoolayare Liibaan khadar guun iyo kan codja hablah leh isaaq way ceebeeyen they took the#1award afsomali xumo am rumayso amma ha rumaysan waana ka soo jeeda
Hadal yaanu kategin waligaa ma ogid inad bari kudhiciye
Gabilay hadii Garbaharay lagu sheegay ee maxaa cay ku jirta
Waa laba magalo oo soomaliya iyo somaliland ah
Gabilay waxa looga jeeda in uu dagankisa yahay waanu yahay
Dadkii hablaha ahaa ee la xidhay and in aad gaysay dagaankaaga ayay muhimafu tahay
Harbar yonis waa meciikeed la colow Cedagale ayaa dusha laga saaray waxay umadu ku nacday ayay qabaan Awal iyo Harbar jeclo iyo Arab midna ma arki karo Harbar yonis naf ma laha enin Cedagale ee wax noqda ayuun baa dusha laga saaray waar Ciro Cedagale ayaa kursiga saaray waana Gobta iyo Saldalada reer Isaaq
Waar su aisha gabahaarati ha is adkaayine xaal sii goblka gabiliy
Rer gabiley was wasaq
War waa xal ee xulmaaha, inyar buu kani wasiiru yahay, kolkuu hadalada qaar lahaana ismuu lahayn wasiir gaadhi, aragtidiisaa gaabnayd.
Hadii uu la dhamaysan waayo waxaan sheegaa waa been nin kaas nin uu ciro ka maarmo maaha wlhy
Hoyada iyo gabilayba was
KHADAR DHUKUR MAQARSONAA MABDAIISO HORE WUXU U YIDHI WADO JAJABAN AYAAN MARAY HARGEYSA XAMAR KA MAARMIMAYSO EE HA ISKA RAACDO