AX JACELKEYGA ANAGO ISKU OYAYNO XOOG LA IGAGA WADAY 2 XASLE LA IGU DARAY LKN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @captaindacarofficial1939
    @captaindacarofficial1939 ปีที่แล้ว +502

    YAA AAMINSAN 👇
    Wax ladhageesto waxa ugu Kheerka badan in ay yihiim kalaamka ah ALLAH

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +275

    away dadkii jeclaa qur'anka 🥰😮❤❤❤❤❤

    • @abdikadirhassan4117
      @abdikadirhassan4117 ปีที่แล้ว +2

      Allaha nahanuniyo wanjecelnahay qur'aanka anu ku daqano dinteena mcnka bdn. Walashey Allaha kubarakeyo

    • @amaldagan7239
      @amaldagan7239 ปีที่แล้ว

      ​@@abdikadirhassan4117😊QEqq

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 ปีที่แล้ว +7

    She is so brave inay iyado gabadha si public ah waxas dhan uga hadasho warya xushme gabadha wllhy strong women

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 ปีที่แล้ว +119

    Wiilka Hal Baan Leyahay War Nio Gabdhaan Maanta Waxay public U Timid Oo Wajigeeda U Keentay Oo Waliba Ay Ka Sheegtay Si Toos Ah Inay Wali Ku Jeceshay Wlhi Way Adagtahay Inuu Maanta Qof Sameeyo Ayadoo Laga Yaabo Inay Family geedu Raali Ka Ahayn Ee Brother Xiriirkaan Iyo Jacaylkan Iyo Wliba Qof aad Saan Isku Fahnteen Kuma Soo Mari Doono Mar Wlbo Ee Sxb Hadii Ad Gabadha Wali Jeceshahy Ayda Wayba Sheegtay Wexeedee Samee Sida Ugu Macquulsan
    I Hope Inaad labadiinuba Arki Doontan Qoraalkan💓💯

    • @fatimaoabdi9547
      @fatimaoabdi9547 ปีที่แล้ว +2

      I AGREE 👍

    • @Ladan12345
      @Ladan12345 ปีที่แล้ว +2

      Talo wngzn kugu rcsnhy

    • @ubahhashijama5143
      @ubahhashijama5143 ปีที่แล้ว +2

      Qoftaaaan jclkeda decad mahan😢

    • @anasbashircise5583
      @anasbashircise5583 ปีที่แล้ว

      Zxp waad horyaacday qeybta wilka sodawo nio 🥺

    • @MARS_AND_TASKA
      @MARS_AND_TASKA ปีที่แล้ว

      Walahi waa runtaa, illahay qof na fahma gacmaha ha noo galiyo

  • @abdirashidmohamed943
    @abdirashidmohamed943 ปีที่แล้ว +90

    I like the narrator of the story, very calm and confident

  • @cabdiwaliibrahimxirsi9802
    @cabdiwaliibrahimxirsi9802 ปีที่แล้ว +108

    Runtii jaceylka waa wax jiro lkn familada Qaar Waxa aan ku tilmaamo ma aqaano lkn jacelka Ha guuleysto waligiis 😢😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +492

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️👍🕋

    • @hassanhujale2111
      @hassanhujale2111 ปีที่แล้ว +6

      Allahumaa calaa sayidinaa Muhammad

    • @mahadreermagaal-gp6dt
      @mahadreermagaal-gp6dt ปีที่แล้ว +3

      Salalhu calayhim wasalam

    • @MohamedAhmed-il2bx
      @MohamedAhmed-il2bx ปีที่แล้ว +3

      Alaahuma salii calla nabiyina mohamad salalaahu caleyhi wasalim.

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 ปีที่แล้ว +4

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯

    • @akramsiciid3753
      @akramsiciid3753 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mascuuudbashiir638
    @mascuuudbashiir638 ปีที่แล้ว +265

    One Rule👍
    Hal qaacido qisadan ka baro qofka xidhiidhka jacayl kaala dhaxeeyo private ha ahaato si dadku isugu kiin dirin.

  • @CabdirashidDiiriye-lb1zj
    @CabdirashidDiiriye-lb1zj ปีที่แล้ว +21

    Wiilkaas jecel dhaba aya Haye really TRUE love ❤️ never end ♥️

  • @AbshirAli-c1m
    @AbshirAli-c1m ปีที่แล้ว +62

    True love never ends 😂😂
    Next part two no so bobsii
    Mr ridwan isack❤

    • @AwesomeExperiencez
      @AwesomeExperiencez ปีที่แล้ว

      Haa ridhwaan wuu nugu daahiya part 2 yaasha 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @barkadlenmako594
    @barkadlenmako594 ปีที่แล้ว +23

    walhi wa la ilmeyaye qisadan isha Alha waxa kurajanaya gulu ina markale iskuso noqotaye quruxaye daganantada iyo Aqligapga mashalah ninki kuhela nsible Lakin Nin kale luguma ogi o ninka ahay ishalaha ❤❤❤

    • @ummuzaapir3276
      @ummuzaapir3276 11 หลายเดือนก่อน

      Waa isguuursadeeen kwrn😢😅

    • @cashosiciid4843
      @cashosiciid4843 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ummuzaapir3276 alxamdulilaah 😢wlhi imikaan dib u dawaday ilintaan ceshan wayey😢😢❤🎉

    • @MohamedAbdi-bb9ou
      @MohamedAbdi-bb9ou 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wllh wan ku farxy 😢

    • @caishosheikhomar766
      @caishosheikhomar766 3 หลายเดือนก่อน

      Intey is guursaden bey jugta iska sureen😂aawey jaceelkii😅

    • @Amina-sahra
      @Amina-sahra 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@ummuzaapir3276waa is fureen kawaran😢

  • @abdikarimdhafe1554
    @abdikarimdhafe1554 ปีที่แล้ว +17

    Jcylku waa mcn wlh waana nolol qurux badan waaba jannada dunida 😢😢❤❤

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 ปีที่แล้ว +1

      Lkn waa markaa heshid qofkaad jeclayd asne ku jecel 😢

    • @megadolla2235
      @megadolla2235 ปีที่แล้ว

      Been weey waxas 😂😂

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 ปีที่แล้ว +75

    Waa igu socotaahe haye 😁 ridwaan why aa ukala gooysey jaceyl taageeero dhan waa isdagaal san yihiin toloow dhamaadka inaad ishesheen lee allaha kadhigo maya maba dhihi kartit even if he got married u will be the 2nd wife because u already close to marriage a guy have two wives ☺️😊😊

  • @khadarahmedaden214
    @khadarahmedaden214 ปีที่แล้ว +109

    True love never ends
    Can't wait part two❤

  • @mustaphabukar-o4y
    @mustaphabukar-o4y ปีที่แล้ว +16

    Never give up abaaayo wan kugu tagersanahy midan ilahay time kina haso celiyo ❤

  • @kingcimran
    @kingcimran ปีที่แล้ว +17

    Waliga qofna haka sogin in uu fikir kaaga tageero only waxaan aad smaeen nesit maku qanacsan thy
    Hadaa ku qanacsan thy do it
    ❤jaceyl🎉🎉

  • @407abdi
    @407abdi ปีที่แล้ว +85

    Somaliyey Jaceyldaan lasheg shego xaguu iga maraa Ani mise qalbi dhagaax aa ahy Yaap!!😢😅

  • @abdirahman9752
    @abdirahman9752 ปีที่แล้ว +30

    True love never ends please next part ❤

  • @ahmedabdirahmannoor8066
    @ahmedabdirahmannoor8066 ปีที่แล้ว +20

    So beautiful so eloquent Masha Allah ❤❤😊

  • @paaluupoi
    @paaluupoi ปีที่แล้ว +5

    Kusaliya rasulkeena Mohamed scw

  • @ccasiismaxamed6871
    @ccasiismaxamed6871 ปีที่แล้ว +68

    Walhi jcylka tageraan u ahay shekaduna iyadoo ivu socota ayay kala go. day sorry ❤ jacaylna calaf baan u nacay walhi zxp ridwaan isaq part two. Sida ugu dhakhsaha badan usi gali waa amare😂

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂😂aniga xitaa dad is jeceyl calaf kusogow dadka unacay ani sababto ah xaasid waaye maba raban qofka isjeceshihiin ina isheshan yaab jeceyl xaasid mawayo ileyn sax waaye 😢

    • @XamseMaxamad-dl6vp
      @XamseMaxamad-dl6vp ปีที่แล้ว

      Saxiib ridwan waxn rawaa inaa kaqayb qaato barnaamijkan sidookalena qisooyin badan ayn rawaa inaa bulshada lawadago markaa intee kaala sooxiriiraa adoo raaliya nairobi ayn joogaa

  • @amaalmukhtaar2460
    @amaalmukhtaar2460 ปีที่แล้ว +37

    😭😭qisadan tayda shabahda aniga jecyl bila tagera somaray ugu danben waan kala tagnay goankasna aniga qatay madama isagana kawayey sidan uahay xanun badana💔

  • @ozil252
    @ozil252 ปีที่แล้ว +12

    Kusali nebigena muxamed scw❤🎉

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +28

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

    • @FatumaAbdirahman-e4z
      @FatumaAbdirahman-e4z ปีที่แล้ว

      Yacc Iwish magirsaden wlh aniga wax barshadeda jamacada begin an shagesanin .2years of marriage but am gabar 20 jir rera jecel lkn nasib umayelanin nin jacelka wax kaagano and he is 30 emergine shagadisa iyo masuliyada gurigise Lee bess .but alxamdulilah hal will ba 2023 udale 2years an wadajognane .

  • @worldssecret7855
    @worldssecret7855 ปีที่แล้ว +20

    Jaceylka ugu macaan somalida wa guurka ka hor😂😂😂 furuq idinku dhac markay guriga isla tagan maxa hela😂😂😅.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +29

    Waa nasiib daro in gabar intaan la eg oo xariif ah oo wiil qaraabada ah jecel in la isku dayo in ninkale xoog loogu daro intoi la oran lahaa ninkaad jeceshahay aan kuu dhisno. Iska dhaafa waxaas oo kale. Gabar aan ku hecleen reer kuuma noqonayso❤

    • @ahmedabdiabdullahi5242
      @ahmedabdiabdullahi5242 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha jaceelka dhab maka aheen waxey aheed baby cash
      Aduunkan qasab majiran
      Safarka xita wey ogeed

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 ปีที่แล้ว

      Waxani waa riwaayad maahan run.

    • @KhadraSharif-k4t
      @KhadraSharif-k4t 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedindho1 warunu weyisigurusaden😂😂😂

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 11 หลายเดือนก่อน

      @@KhadraSharif-k4t wuxu caqli xumaayeenee hadaa 😁😄

  • @mohadeko8049
    @mohadeko8049 ปีที่แล้ว +9

    ❤❤wow wahasa jecel ladahaa plzz part 2😢

  • @yooniscabdulaahi408
    @yooniscabdulaahi408 ปีที่แล้ว +81

    Part Two Lasoo Dhaqso Taliyow Waxaan Qiso Way Dhaaftee😂

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 ปีที่แล้ว +19

    Jecel aan tagro lahen waa xanuun shekadana wey igu socotay ee part 2 ka soo same ridwaan pls ❤❤❤❤

  • @suleabtigigis6932
    @suleabtigigis6932 ปีที่แล้ว +8

    Qisada waa xanun walhiii 😭😭😭❤❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 ปีที่แล้ว +28

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉💯💯💯

  • @mohamedweli9338
    @mohamedweli9338 ปีที่แล้ว +12

    Why is no one talking about her beauty😍

  • @abdulabdihamiid9062
    @abdulabdihamiid9062 ปีที่แล้ว +12

    Ridwan isaack : marka wabaa muu kuhayaa mise ilinta lee iska socota hhhhh😂😂😂😂😂

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 ปีที่แล้ว +28

    Jclka Iyo Farxada la shegaba Nasiib Uma yelan 😢💔 Qof Kaston jecladana Xanun dhawac iyo Qalbi jab Moye Wax kale Kalama Kulmin 🥺💔😩 Ax Yaa Rabi 🤲

    • @mohanedabdirahman7989
      @mohanedabdirahman7989 ปีที่แล้ว +1

      2denu maysku duulna?😊

    • @Ramlo-
      @Ramlo- ปีที่แล้ว +1

      Sorry apowe 😭🥺

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc ปีที่แล้ว

      Seam wllh 💔😢

    • @gaaciyeabdi
      @gaaciyeabdi ปีที่แล้ว

      Haddi aad wali shukaansi ku jirto oo wixii niyadaada ku jiro aadan helin, hal qaacido ayaan talo ahaan ku siin laha

    • @Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow
      @Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow ปีที่แล้ว

      ​@@gaaciyeabdianagh noo faaaideee😮

  • @ahmedissack369
    @ahmedissack369 ปีที่แล้ว +51

    The story that follows in deep love. Nice one, real love ❤️

  • @WasaayeQooroweyne
    @WasaayeQooroweyne ปีที่แล้ว +11

    Walahi qiso jacayl oo xiiso leh waaye❤😊

  • @maryanmohamedyasiin
    @maryanmohamedyasiin ปีที่แล้ว +5

    Hal qaacido iga qor wll
    (Qof aan xalaal/ku qabin yuusan jirkaaga taataban ilaa u ku guursado)
    Si kastoo oo aad ujeceshahay😎👍☝️🙂✍️

  • @MohamedAhmed-jz1nm
    @MohamedAhmed-jz1nm ปีที่แล้ว +5

    Wllhi aad bey uxa nun badan tahay wilkan iyo gabadhan qiso xanun badan ayey soma ren wllhi jacel waa xanun badan yahay wllhi ale hano dhib yareyo jcel wji rahe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah gabar aqli badan tahay sis lasoo dhaqsada qeybta labaad

  • @tanaawi
    @tanaawi ปีที่แล้ว +28

    True love has many enemies 😢

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 ปีที่แล้ว +4

    Abdifitah jeceykayga ahaa hee noloshyda wye qofkii nin abdifitah la dhaha nolol lawadagay unba deremi kara qiimahiisa jah love u you xapipii raga wax dhertahy🥺🫂❤

    • @hodanali5595
      @hodanali5595 4 หลายเดือนก่อน

      😮😢❤

  • @yaxyemohan8120
    @yaxyemohan8120 ปีที่แล้ว +6

    Ridwaan barnamijkan oo kale soo badi walal si aan cashiro badan uga barano

  • @ruunsuule5456
    @ruunsuule5456 ปีที่แล้ว +16

    Oh no i felt sorry about that pls.aaway part 2 pls Ridhwaan pls waa igu socotaa shewkadaan emotional.romantica ah true love never end she is so honest girl waaw

  • @ssss-gd8mg
    @ssss-gd8mg ปีที่แล้ว +35

    Hhhhhh sxbow qoftaan sheekadeeda kaliye jeceyl kugu ridee masha allah waana Quruxlay farxaana oo hadane Qoor ah gacabteeda kaliye ka arkee in Nin ragayd dhalee insha allah
    Waan salamay qofta
    Barri shaqo leeyahay darteed usoojeeday waaba nagu barjartay waraysiga 😂😂❤❤❤❤❤

    • @rahmacumar8693
      @rahmacumar8693 ปีที่แล้ว +4

      quruxleyda abtigay baadhalay sheekadana waa run bati 2 yaysan kudhaafin😅

    • @DjWageone
      @DjWageone ปีที่แล้ว

      ​@@rahmacumar8693😂😂😂

    • @asmayussuf8352
      @asmayussuf8352 ปีที่แล้ว

      ​@@rahmacumar8693hooyo rahmo😂

    • @Bilanqurux-vl9ku
      @Bilanqurux-vl9ku ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 jah wax isoo jeedo alle ha isiiyo

    • @ashkeyrashid5151
      @ashkeyrashid5151 ปีที่แล้ว +1

      @@Bilanqurux-vl9kuAna joga😂

  • @dazchannelofficial5840
    @dazchannelofficial5840 ปีที่แล้ว +15

    Sheeko jacel 😊 -True love never dies 😊

  • @hhhhh9814
    @hhhhh9814 ปีที่แล้ว +8

    Necbiyaa ragga maseerka badan 😂😂 markuu maseero noloshiisa ka baxaaba nolol qabow oo Farxad ka buuxda jecelahay inaan ku noolaado illaahow io rume 😌💔❤

    • @af-bakayle
      @af-bakayle ปีที่แล้ว +4

      Maseerka waxaa u taqaanid bal nala wadaag adeer 😂. Ileen nacayb looga dheerado Nin kuu maseyray hadaana anigu khalad u fahmin ula jeedadaada maseerku waa Nin ku inu kugu bakhiilo qalbiyan. Waa inuu kuu qiroodo, yacni waa halka astaan ee ku tusin inuu Nin yahay kuna jecelyhy. Haduusan ninku maseer ku tusin xaladaha loo bahan yahya wax ayaa khaldan oo markii dhab loo hadlo weyn….

  • @ismaciilhala3769
    @ismaciilhala3769 ปีที่แล้ว +6

    ciyoow soo Bobbi hee waanba dhararoyaa wallhi❤😢😢

  • @ahmedkeyow3510
    @ahmedkeyow3510 11 หลายเดือนก่อน +2

    finaly Waa lagu guuleysta m.a😊

    • @abdaleyare9885
      @abdaleyare9885 หลายเดือนก่อน

      finily wey kala tagey 😢

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye ปีที่แล้ว +56

    True love Never End Really ❤❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว +4

    Alla indr maad iska siidaysid waxa 2 saacadoodba ha ahaate
    Jacaylka wan ka dambeeya anigu
    Lkn dhibka dhanba waxa keenay jacaylkooda ayaa shaacsana

  • @hassanmalkey1429
    @hassanmalkey1429 ปีที่แล้ว +8

    Part 2 soo daa plz😂❤

  • @claahihuseeb220
    @claahihuseeb220 ปีที่แล้ว +2

    Aaah my first comment since I subscribed this channel
    Mxaaa ukala jartay goormeee sodeyneysaaa qeybtan xiga
    Ridwan

  • @mohamettayanle-u2l
    @mohamettayanle-u2l ปีที่แล้ว +10

    Qoftaan ani xtaaa jeceylka pay igu apuurtay ❤

  • @jaffarabdihakim7931
    @jaffarabdihakim7931 ปีที่แล้ว +9

    Jacel xanun badana walhi wan oye 😭😭❤️😂

  • @yaasindhagayare7214
    @yaasindhagayare7214 ปีที่แล้ว +18

    True love never end😢❤️

  • @nuursiisii6918
    @nuursiisii6918 ปีที่แล้ว +2

    Wanku barya shaqada xanun ayey igu heysa waana qiso jcl mcn ha dhihin isma calfan ❤❤❤❤❤❤

  • @nasramohamed7045
    @nasramohamed7045 ปีที่แล้ว +72

    True love never end

  • @Wllshakra124
    @Wllshakra124 ปีที่แล้ว +2

    Halka sxb o igu hayo TH-cam ka keep going bro mine ❤❤❤

  • @mukhtaralli8627
    @mukhtaralli8627 ปีที่แล้ว +4

    Wabaa muu dhahaayay ku yeh rudwan walhi waa iga qosliyey😅😅😅😅

  • @sadaamtube1296
    @sadaamtube1296 ปีที่แล้ว +29

    Hablaha ma reexan show waa Romantic 😂😅

    • @MohamedYusuf-u3o
      @MohamedYusuf-u3o ปีที่แล้ว +3

      Haa waa rumaantig

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 ปีที่แล้ว +1

      mreexan miya zxp
      😂😂😂halaga koobiyeeyo zxp arintaan

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 ปีที่แล้ว +1

      Oo gabadha marexan miya romantic nimada wa nalugu yaqana

    • @AwesomeExperiencez
      @AwesomeExperiencez ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅

  • @simanbeauty6431
    @simanbeauty6431 ปีที่แล้ว +22

    Part 2 can’t wait❤

  • @cadecaahi
    @cadecaahi ปีที่แล้ว +4

    Midan cawa anigab hor fadhinin😢😢walee su aalo adg ayab waydiin lahaaa

  • @HassanHaji-px7ko
    @HassanHaji-px7ko ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah am first comment Ridwan long life brother 🤲

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      I’m the i so😢don’t you get it I just want 😂

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane ปีที่แล้ว +6

    Qiso cajiib Ah waye 😂😂❤❤🎉

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille ปีที่แล้ว +31

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

    • @Dr.saacidmohmoud
      @Dr.saacidmohmoud ปีที่แล้ว +1

      Wan kaa qaadaynay 😅😅😅😅😅

    • @Asli256
      @Asli256 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂ana dib isku firiye waa ka qadnay😂

    • @Bishaaro-Bilan
      @Bishaaro-Bilan ปีที่แล้ว +1

      Niyadaan dhisan jiray wa yar thy camal
      Lkn inaa kaligey ahay ogaadey

  • @sgmedia3231
    @sgmedia3231 ปีที่แล้ว +23

    M.a Waa mar la arag Jacaylkinu
    Waxan rajaynaya inad dib u midawdan Guurina wada gashan Ebena idi ku arsaqo Alwada bariya Insha'allah
    Kan jacay waa dhafay
    Let's call Abdifatah😢
    True love never End 😢❤

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 11 หลายเดือนก่อน

      Ducadaadii waa la aqably

  • @MohamedAbdi-c3k
    @MohamedAbdi-c3k ปีที่แล้ว +4

    Wonderful love ,,jacaylna xasid ma waayo ,lkn waxaan rajaynayaa part 2 inan ka daawano isagoo guulayatay i,a

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 ปีที่แล้ว +2

    NICE Director And Containt Creator Girl😂

  • @ismihanahmed9287
    @ismihanahmed9287 ปีที่แล้ว +10

    War shekada noso dhameys tira😢 xanun miskinki meshu ku danbeyo ina ogada raba ani jecelka watagera walahi 😢

    • @maraamaomar927
      @maraamaomar927 11 หลายเดือนก่อน

      Way isguursadeen❤

    • @FaisaMaxamed-mn5zr
      @FaisaMaxamed-mn5zr 2 หลายเดือนก่อน

      Way is furuun ugu dabayn 😢

  • @abdinursamale2137
    @abdinursamale2137 ปีที่แล้ว +7

    Quruxeey anaa ka helaybee ❤😢

  • @AliabdiIsack
    @AliabdiIsack ปีที่แล้ว +2

    Ridhwan prate 2 so dadiji sheeka mcn dadbadan ayaay wax kafahmikaran gabadha aqligeda ❤❤❤❤❤

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss ปีที่แล้ว +1

    Sariiirta ayoow ku aruuray iyo waan maseeray waana isbuucyo hadii aan kaa yeelo saaaas😂😂😂😂

  • @Drmunobileabdi
    @Drmunobileabdi ปีที่แล้ว +3

    Yay kudhicin ilmadu meel abaarsatee isha sacabkamari😢 xanuun aad uwayn ayaan dareemayaa qalbigana wuu iholcayaa plz iiduce wll qalbiga inuu iibogsado 😢😢

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin waa Ka naxay walaahi ♥️♥️♥️♥️

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf ปีที่แล้ว +4

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉❤❤

  • @AhmedAbdirahmanHissein
    @AhmedAbdirahmanHissein ปีที่แล้ว +2

    Ridwan manta wa jimco part 2 rapna nh 😂😂😂war jecliya u dhima rapahe😂😂😂😅

  • @hassanhujale2111
    @hassanhujale2111 ปีที่แล้ว +3

    Ruunti Ridhwaan Issack waa ninka kaliiya ee barnamijkisa an aad ogu xidhanahay
    Inshaa Allah illahay haduu idhmo waxana rajenahaya inan laa kulmo just anigo wax barnaamij ah wadiin

  • @maryanruun8722
    @maryanruun8722 ปีที่แล้ว +18

    😢😢gobadey shekada xiiso ledahay sax iney tahyna marqati ka nahay nola so dhaqso part 2

    • @boqoradamk0077
      @boqoradamk0077 ปีที่แล้ว +1

      Badanaa waa been shekadan gurmuu sariir korey gurmuu buu maqaxid ku dul oyey ee wiilka benta ka dhafa

    • @Misbaax
      @Misbaax ปีที่แล้ว

      ​@@boqoradamk0077apyo mataqanaa wiilka been miyaa wexe sheegooso😮

  • @bilaalcade5517
    @bilaalcade5517 ปีที่แล้ว +7

    Ani qalbi wax jeclaada malihi miaa somaliyeyy😅😅😅🤣

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc ปีที่แล้ว

      Waad ledhay lkn dhagax waye moho 😂😭😁

    • @XafzaMahomud
      @XafzaMahomud ปีที่แล้ว

      Beenta 😅😅

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc ปีที่แล้ว

      @@XafzaMahomud run waye 😁😂😁

  • @mohamudgarane4845
    @mohamudgarane4845 ปีที่แล้ว +8

    Master ridhwaan part 2 waa lasoodahday qisada no dhamistiir PLZ

  • @QancisoCabdulahi-uo2dl
    @QancisoCabdulahi-uo2dl ปีที่แล้ว +10

    Allah is on ☝️♥️

  • @mohamedibrahimisuck4372
    @mohamedibrahimisuck4372 ปีที่แล้ว +10

    Please qaybta 2aad soo daa wanagu kala jartee😂😂

  • @munaxasan7281
    @munaxasan7281 ปีที่แล้ว +8

    Qiso cajiiba oo ku mcn in film laga sameeyo loogu magac daro true story

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 ปีที่แล้ว

      taan aniga iyo scbkay somarnay hadii laga sheekeyn lahaaa walhi aduunyada dhan baayaabi lahaa

  • @ibrahimmohamed9491
    @ibrahimmohamed9491 ปีที่แล้ว +1

    Alla jeclaa xnunkisa ayuu wtaa wlhi wilkaa si dhab ah buu u jeclaa gabahdaas wyo qofkaa rabtid xariri adiga anaa ku leh qalbigesa ayuu ka hdli wlhi legend

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว +15

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @MsKeyf
      @MsKeyf ปีที่แล้ว

      Scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @ayaan9109
    @ayaan9109 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kadib markay is guursadeen baan daawanayaa ❤😢

  • @Abwaan-Aayatulle
    @Abwaan-Aayatulle ปีที่แล้ว +10

    Inantu Waxay na baraysaa macnaha jacaylka 😮😮

  • @ubahgraat6477
    @ubahgraat6477 11 หลายเดือนก่อน

    Aroskoda kadib Ayan soradiyay qisadoda hambaliyo sacdiyo iyo Abdi fatah isku wara Abid ❤️

  • @mohamedaminofficial9212
    @mohamedaminofficial9212 ปีที่แล้ว +6

    Private ❤ayu kuficaan yahay jaceylka ii Amiin sacdio wey qayano badantahay

  • @MaxamadXuseen-wf9eh
    @MaxamadXuseen-wf9eh ปีที่แล้ว +1

    sxb wixii hore hadaad deysay alx lillh hajbin horey usoco

  • @mohamedHarig2999
    @mohamedHarig2999 ปีที่แล้ว +60

    True love never end❤

  • @GlobalSportsMarket
    @GlobalSportsMarket ปีที่แล้ว +7

    Jacelka waa waxa ugu fican lahelo
    Wlhi jacel ayaa idin dhax mare
    Alle haka dhigo in aa dip isku heshen
    Jacelka waan tageraaa Wana amin sanaha 💯 waxaa tihin lamane qurux badan ridwaan prt 2laso dhaqso
    Wee igu socotaa hee shekada
    Wlhi jacelka hadii ii marba taagero hesan waa xanun 😢😢😢

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว +12

    Sheekada gabadhaani waa geel macasaro iska daba wareeg😢

    • @hamdasagal6593
      @hamdasagal6593 11 หลายเดือนก่อน

      Xalay is arooseen 😅

  • @SamiyaCdy
    @SamiyaCdy ปีที่แล้ว

    Filinki jileesay markaas bee hada nooga shekenosaaaa hhhhhhhh😂😂😂😂

  • @abdihalinali9558
    @abdihalinali9558 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadan waa Huuhaa Waxba kama jiraan waayo siday wax u wado ayaan arkayaa qoftani😮😊

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 wlle qofkaan jcaylka dhabta ah
    bran xiliga loogu tlagalay sheeko lyaab leh ayaa udanbayn doonto

    • @mahadcaabi8566
      @mahadcaabi8566 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh wallee dhibaa u taala

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 ปีที่แล้ว

      @@mahadcaabi8566 jcyl gaalo miyaa wxan fahmi waayey anigu

  • @bilalmohamed183
    @bilalmohamed183 ปีที่แล้ว

    Hii story kana flow vizuri Mr's unzi is good story teller

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 ปีที่แล้ว +18

    Jaceylka qofka Soo Maro hadeey kala tagaan in la sheego mxa xaqbaa mise waa dhaqan Somalida ku cusub waaye 😅😅

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan waxee isoo xasuusise jaceylkeygii bilaa tageerada ahaa wlhi waa isku soo qisa dhawnahay 😭💔

  • @fartuunmaxamed3342
    @fartuunmaxamed3342 ปีที่แล้ว +4

    Part 2 plz ridwanow 🙏🥰💯