Mss Uunsi Nasiibkan Abdifatah Ku Heley Wuxu Ahaa.....|Episode 2 | KASHEKE PODCAST

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.พ. 2024
  • Mss Uunsi Nasiibkan Abdifatah Ku Heley Wuxu Ahaa.....|Episode 2 | KASHEKE PODCAST

ความคิดเห็น • 88

  • @fe8445
    @fe8445 5 หลายเดือนก่อน +3

    Allah swt yaan la iloobin walaalayaal. لا اله الا الله محمد رسول الله.

  • @cawilcolaadcawilcolaad1039
    @cawilcolaadcawilcolaad1039 5 หลายเดือนก่อน +10

    Mss uunsi runtii aad ayan utageera wa gabadh aftahama oo qalbi wacan oo geesiyada walashay hore usoco insha allah

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 5 หลายเดือนก่อน +9

    Ayyy sacdia Io Abdifatah barakoba idim Alle 🤲❤️

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 5 หลายเดือนก่อน +9

    Wow masha lah dhamaatene dumaashi maa dhahnaa mise eeedo❤❤ aniga wn jeclahay iyada seygeedaba❤❤❤❤❤❤

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 5 หลายเดือนก่อน +8

    Wow boqorad baa keeentay allow ku barakeeee❤

  • @abdirahmanmohamed4032
    @abdirahmanmohamed4032 5 หลายเดือนก่อน +12

    Ala ilaahayow ducadayda hadaad aqbalayso uunsi iyo abdi fatax waligood isla jogaa walalo sacdiya guulayso wanan ku taageera walhi 🫡

    • @user-iq2oz7hr5s
      @user-iq2oz7hr5s 5 หลายเดือนก่อน +1

      Amin

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 5 หลายเดือนก่อน +2

      Hada aqbaleyso lamadaho walal

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Queen 👸🏻❤️

  • @FairFurLaughts
    @FairFurLaughts 5 หลายเดือนก่อน +7

    I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤

    • @abdinajiib8029
      @abdinajiib8029 5 หลายเดือนก่อน +1

      😊😊0😊00😊😊😊

    • @abdinajiib8029
      @abdinajiib8029 5 หลายเดือนก่อน +1

      😊😊a

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha isukiin daayo wll jiroo jooga❤ jcaylku waa nolol runtii qofka aan is jecelnahy wxaan wda soconaa mudo 2 sano ku dhawaad weli hdal xun ima dhihin ima blockin wxaan diidana wuu iga ilaaliyaa alle ha iidaayee xitaa wxaa dhacda asagoo iga hinaasa mrkan isku dhacno inuu isagu hdana dib isu qabto oo ii raali geliyo wnga waa loo kla dhashaa jcaylkuna waa wax la kasbado ha waaro jcylku ban leeyhy❤🎉🎉

  • @GalgalaMedia
    @GalgalaMedia 4 หลายเดือนก่อน

    Mss unsi m.a horay u soco wllo

  • @Ruqiyoshriif2022-qh1dj
    @Ruqiyoshriif2022-qh1dj 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waaw boqorada❤❤❤❤❤

  • @user-cc4kp2xx2z
    @user-cc4kp2xx2z 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allha ♥️🥰🥰

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guul inshalah❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa farid dhaqan wanagsan

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masalh Dum Bilan Wlcm Bah kujcyl🎉🎉🎉❤

  • @zamzammohamud25
    @zamzammohamud25 5 หลายเดือนก่อน +18

    Mnsha allaaah dumaashi uunsi ku soo dhawoow ogaden makaahiil waliba abraahiin dumaashi 🥰❤️

    • @nimcocllaahi7440
      @nimcocllaahi7440 5 หลายเดือนก่อน

      Mchallah Reer abtigey ❤

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 5 หลายเดือนก่อน

      Iyada ogaadeen kale sowmaha

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed 5 หลายเดือนก่อน +2

    Woow

  • @AsmaSalax-ld5gi
    @AsmaSalax-ld5gi 5 หลายเดือนก่อน

    Maansh alllh❤❤❤😊

  • @pendatv1675
    @pendatv1675 5 หลายเดือนก่อน

    Miss unsi is just amazing 😍

  • @AbdirahmanFarahAdow
    @AbdirahmanFarahAdow 5 หลายเดือนก่อน +1

    M,a dumashi sacdiyo faraxad iku nolow❤❤❤

  • @abdimalikmoha310
    @abdimalikmoha310 5 หลายเดือนก่อน +12

    Next level podcast 🎉

  • @user-bo5bd3ve2s
    @user-bo5bd3ve2s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Miss uunsi

  • @user-hb4dg9fc7y
    @user-hb4dg9fc7y 5 หลายเดือนก่อน

    Walalhi ani wa jaclhy ina hooyo I ducayso 😢❤😊

  • @user-zn2er9wd2q
    @user-zn2er9wd2q 5 หลายเดือนก่อน +5

    Lacagtana waa Lama huraan lacag + ❤ = nolol sax ah😊

  • @user-Haliye
    @user-Haliye 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mshllh gabadh fcn waye Mss uuunsi Nin nasiible aya helay❤

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 4 หลายเดือนก่อน

    Part2 aawaya❤

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ogadeniya kulaha yaab gobalka somalida ayaba kaqurux badan

  • @user-wh3fv7to9k
    @user-wh3fv7to9k 5 หลายเดือนก่อน +9

    Ridwan isak aroska mxa loga wiciwaye😅

  • @ahmedketoofficial2999
    @ahmedketoofficial2999 5 หลายเดือนก่อน +21

    cudur kuma xaleelo caqligaa kaama suulo dadku kaama cararaan ceeb Kuma salaanto walashay qaali 💋👏💋🥰💋💋💋👏🥰

    • @luulhassan5177
      @luulhassan5177 5 หลายเดือนก่อน +1

      Duco waad ogu hagar baxday runtii mid lamida adiguna 🫡

  • @DucysanDuraan-nw6xm
    @DucysanDuraan-nw6xm 5 หลายเดือนก่อน +1

    Rasmi rays aniga xat waa ku daydah❤

  • @Faraxarts98
    @Faraxarts98 5 หลายเดือนก่อน +1

    Away episode 1 marka

  • @aarkamaanta2972
    @aarkamaanta2972 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mardhaw waxaa soosocota in sariirta laga shekeeyo labada isqabto xitaa😏

  • @RabiaIbrahim-sx8of
    @RabiaIbrahim-sx8of 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @caashafheer2228
    @caashafheer2228 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagtu way hadasha sister

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheelada laabta kuqarso marwalba waad kaqaadaa xijaabka sifiican uxidho walaashay mar walba garabkaad dib ugu celinaysaa

  • @Mindcoldchannel
    @Mindcoldchannel 5 หลายเดือนก่อน +13

    17 plus 3 20😂
    Qofts ints leeeg wxy rabtaa inay 20 dhahdo yaaab gabdhohi sasa loo qadary da, nacayb

    • @Naciimo146
      @Naciimo146 5 หลายเดือนก่อน

      Ch9😊

    • @najmanuraciid1045
      @najmanuraciid1045 5 หลายเดือนก่อน

      Ma ila yabtay 😂😂😂

    • @rahmaosman7374
      @rahmaosman7374 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kadhac dee wlll dumar iyo da nacayb wa la isku ogaye 😂😂

  • @rooblejama2701
    @rooblejama2701 5 หลายเดือนก่อน +1

    Podcast ma ahan kani waa interview caadiya

  • @rumaan9985
    @rumaan9985 5 หลายเดือนก่อน

    Mss uuni abooyo qali ale ha ku barakeeyoo❤🤝🫶🏻

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @najmadahir8287
    @najmadahir8287 5 หลายเดือนก่อน

    Parti 2 awey walalo

  • @user-xi4qs8xl1t
    @user-xi4qs8xl1t 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉🎉

  • @abdurahimhassan5278
    @abdurahimhassan5278 4 หลายเดือนก่อน

    War qeybtii 3aad aawe

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inantaan reer aptigay abrahim miyaa guursdy m.a hmbylo habo

  • @user-qd7dn6ed8e
    @user-qd7dn6ed8e 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😢❤❤

  • @abdifatahhassanhamoud5028
    @abdifatahhassanhamoud5028 5 หลายเดือนก่อน +1

    Big shoutout to my brother, DC director ciiltire

  • @liina3528
    @liina3528 5 หลายเดือนก่อน

    Mss tiriig adigu xitaa so fadhiso no waran😂😂

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 5 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhan codkii neef neefsiga ah ee ay filmka nagu macsiday ma mid ay jeebka kala soo baxdu ah 😂😂😂 hadsa cadi u hadle space Malah hadalkedu 😮 alla abyo kaas talent mah iska day 😂😂😂😂

    • @NiciimaMaxamed-ko3of
      @NiciimaMaxamed-ko3of 5 หลายเดือนก่อน

      Alla ma ila aragty wlee qof ila aragti adan ku arky say ii nacsiisay flimkaa iyo hda siday caadi utahy isma laha mlaa ingaa la inga iibinyey😂😂😂

    • @lababaar2022
      @lababaar2022 5 หลายเดือนก่อน

      @@NiciimaMaxamed-ko3of 😂😂😂😂Haa walahi filmkii dhama way inacsiiday Aduunka Waxan u nacbahay qofka hadalka space galiyay marka xita qof i sheegeynayo hadalka afka farta ma ka galisa isdhah😂😂😂 hadda Gabdhi waba caadi neef neefsi Malah 😂😩

  • @abdifatahabdullahi5868
    @abdifatahabdullahi5868 5 หลายเดือนก่อน

    Jacay dhaafay

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 5 หลายเดือนก่อน

    Iiwad sheekada

  • @user-tc9yf4tb1j
    @user-tc9yf4tb1j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu jaceylkaan qadiriyaaaa lack ma rabo

  • @fahmomaxamuud45
    @fahmomaxamuud45 5 หลายเดือนก่อน +3

    Khiyamadu waa inaad puntland ka tagtay. Mideda kle legemad mss unsi wan ku wataa gar iyo gar darabaa

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 5 หลายเดือนก่อน

      MIyad xanun sanaysa gabadhan gedo ka timi Puntland mahan

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 5 หลายเดือนก่อน

    Mey dum

  • @SuhuurNaasir
    @SuhuurNaasir 5 หลายเดือนก่อน

    Inatu qoorta uunbay wareejinaysaa

  • @ZucadAbdirizak-mg6hx
    @ZucadAbdirizak-mg6hx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhu rer badiye miya😂😂 maxy thy dhererkeda xata garn myso ciyaraha, mdxdawynaha jabuti intaba 😂😂😂

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 5 หลายเดือนก่อน

    Armuu kugubah hadhow maseyra tirada badini mafiicna

  • @abdikarimabdillahi4195
    @abdikarimabdillahi4195 5 หลายเดือนก่อน

    tiriig ❤

  • @user-bp7fc2pk6w
    @user-bp7fc2pk6w 5 หลายเดือนก่อน

    1,74

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 5 หลายเดือนก่อน

      Haa intaas baan Ana ku qiyaasayaa

  • @user-nw6sg1qy7i
    @user-nw6sg1qy7i 5 หลายเดือนก่อน

    Dad isku cusub oon wax isku dhalin haddana xariir kooda looga wareesanaya sida dad qabiir ah

  • @siham3080
    @siham3080 4 หลายเดือนก่อน

    Wabay waraysaneysaye maxay uguxaysa

  • @cabdimalikali400
    @cabdimalikali400 5 หลายเดือนก่อน +1

    Goormeey soomaliland 5ta soomali noqoty war wax barta

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 5 หลายเดือนก่อน

    sualo xumaa naagta

  • @user-kh7wr9nw8b
    @user-kh7wr9nw8b 5 หลายเดือนก่อน

    Micnaha 20 inad jirto miyaad noo shegaysaa 😮😅
    Dadka maxaa dhibay horta war iska qarsada da'diinoo naga daaya benta

    • @dralimuhiadin2349
      @dralimuhiadin2349 4 หลายเดือนก่อน

      Hadaa yelayso waa lagu sheegaayaa da,kasto

    • @dralimuhiadin2349
      @dralimuhiadin2349 4 หลายเดือนก่อน

      Dhalini dhafoorkay ku taalaa

  • @YussufBile-gu2mv
    @YussufBile-gu2mv 5 หลายเดือนก่อน

    Qww

  • @saneynuucali2686
    @saneynuucali2686 5 หลายเดือนก่อน

    Mss uunsi iyo magalada baadheere gobolka gedo

  • @cabdimahamud
    @cabdimahamud 5 หลายเดือนก่อน +2

    Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun runtii adigoo quruxda leh ayaad guursaday ninkaasi waa maarjay food xiir nin kafiicn ayaad guursan lahayd

    • @hodhanmohamedmuhumed8394
      @hodhanmohamedmuhumed8394 5 หลายเดือนก่อน

      Ayada kujecel maxa karabta

    • @khadijakhalif3837
      @khadijakhalif3837 5 หลายเดือนก่อน

      Maa adhigaa uuu qoray ninka ficn ......kaas baa ninkedha Allah kadige wana boqolow eeee nacnacda kaala tag mesha

    • @Kadranura
      @Kadranura 5 หลายเดือนก่อน

      Xaaasidsanidaaaa acuudu bilaah

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 5 หลายเดือนก่อน +11

    Wow boqorad baa keeentay allow ku barakeeee❤

  • @rumaan9985
    @rumaan9985 5 หลายเดือนก่อน

    Mss uuni abooyo qali ale ha ku barakeeyoo❤🤝🫶🏻