NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Subscribe #Like #Share

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @niemanchideh9231
    @niemanchideh9231 9 หลายเดือนก่อน +104

    Ilahay hooyo walba aduunka dusheeda farxad iyo cafimaad ku noole aakhirana abaalkeeda jano ka yeel amin❤🤲

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi

    • @NimcoDegan-ox4gd
      @NimcoDegan-ox4gd 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa alaah 🤲🥺

    • @sadaammuuse9627
      @sadaammuuse9627 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin Yaa Rabi

    • @faadumofilsan973
      @faadumofilsan973 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน +222

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢

    • @ShukriMaxamuud-r8d
      @ShukriMaxamuud-r8d 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @umusundus1526
      @umusundus1526 9 หลายเดือนก่อน

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

    • @wizzkikow8592
      @wizzkikow8592 9 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم

    • @FaizaMaalin-ym6ct
      @FaizaMaalin-ym6ct 9 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @MaxamedAbdi-m8r
      @MaxamedAbdi-m8r 9 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 9 หลายเดือนก่อน +42

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤😢🕋

    • @Queendhibley
      @Queendhibley 8 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @KawsarAbdi-hn5li
      @KawsarAbdi-hn5li 3 หลายเดือนก่อน

    • @FadxiYaasir
      @FadxiYaasir หลายเดือนก่อน

      Scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw Scw scw 😂😂

  • @Fawzia87H
    @Fawzia87H 9 หลายเดือนก่อน +32

    Fathi you are the definition of strong Somali woman and i admire your strength and resilience sis. I went the same situation as you although my story is a little bit different

  • @Najminaa
    @Najminaa 9 หลายเดือนก่อน +231

    Allah is one☝️❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 9 หลายเดือนก่อน +7

      Masha allah tabarakallah walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤

    • @Najminaa
      @Najminaa 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@Najma12-o8e waan kuso booqode abyo 🥰🙏

    • @wdss1621
      @wdss1621 9 หลายเดือนก่อน

      🎉xSZAwAEEEEEseerz😊😊😮4😢😮🎉😂

    • @AaminaSaleebaan-m6e
      @AaminaSaleebaan-m6e 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HusniSawmHusni
    @HusniSawmHusni 9 หลายเดือนก่อน +193

    Oh! Burning in the heart😢 , as the only brother of 5 sisters . This story reminds me of how weighty the responsibilities on my shoulders, i promise no one will have a chance to fall a drop of tears frm their eyes .Our somali sisters deserve care,attention , love and mercy. Sorry to any sister of us who may unfortunately fall in the hands of ruthless men.

    • @kingkhadar12
      @kingkhadar12 9 หลายเดือนก่อน +2

      Beautiful comment❤

    • @RahmishAbdish-es2oj
      @RahmishAbdish-es2oj 9 หลายเดือนก่อน +6

      What a brother you are. God bless uh bro myn .❤

    • @fatxiyaahmed6684
      @fatxiyaahmed6684 9 หลายเดือนก่อน +5

      war soomaalida luqadooda iney ka faanaan may ilbaxnimo moodaan war luqadaada iimaanso adduunka dadku waxaa la weyn luqadooda ee tiina ha idinla weynato jaahil baa tihiine

    • @wyoming2566
      @wyoming2566 9 หลายเดือนก่อน

      @@fatxiyaahmed6684 haa warunta luqadodah haa imaansadaan

    • @lazyanimal1341
      @lazyanimal1341 9 หลายเดือนก่อน +1

      Than you

  • @AbdihakimDiriye
    @AbdihakimDiriye 9 หลายเดือนก่อน +22

    Inta nabiga jecel kusali scw scw

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 9 หลายเดือนก่อน +2

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @sadaammuuse9627
      @sadaammuuse9627 9 หลายเดือนก่อน

      SCW SCW ❤

  • @Imanx602
    @Imanx602 9 หลายเดือนก่อน +73

    mashaAllah this woman does not have victim mentality. Shes loyal, hard working, patient, reseliant... May Alllah bless her with abundance amiin.

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 9 หลายเดือนก่อน +2

      Yes yee wallahi she is very strong !

    • @abdiwaliali3305
      @abdiwaliali3305 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢 asc all asxaabta 😢 gabdha ha la caawiyo mid Kala Ila so xariiray ridwan isack please bro

    • @omaali2898
      @omaali2898 9 หลายเดือนก่อน +1

      Anigu haweenka Soomaalida waxan kula yaaba wuu idilaa, siduu kuu dilaa balyaa iga dhaadhicin kara.
      Ninka kula guursadaa dhibtaamaha ka gacan kuu qaada inuu ku dilaa dhici karta.
      Yes she is strong inside and doesn't have emotional damage the way she is telling her story.
      She is slow to make decision. He hit her and she done nothing. More than one person tell her what was going on between him and the other woman. All these she didn't do anything because she love him nonsense. One reason could be the man has money, a lot of it and she didn't want to loose him.
      She didn't even tried to investigate. The neighbor told her what was going on and at least person with the right thinking would check it out without letting him know.
      Hitting her and physically abusing her is far more worse than the woman involved..

    • @Imanx602
      @Imanx602 9 หลายเดือนก่อน

      @@omaali2898 true.. yeah why tho. dud she put up with that form of abuse...?? Leaving because he cheated instead of leaving because he hit her.🥱

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 9 หลายเดือนก่อน

      @@omaali2898 hahahah horta dadka somalida ah waa yara hanfado waynayara waalanyihiin tarbiyad xumana way u dheertahay oo in qof gacanta loo qaado way yaqaaniin lakin she needed to do something about that before the cheating her with her nasty edo’!

  • @naimaabdi7412
    @naimaabdi7412 9 หลายเดือนก่อน +43

    Dadka ohiinta badan wa kuwaa qalbi jeelcaan hadan marwalbo laa dhawaco marwalbaan guul udanbeyso😭😭abayoh wa guuleysanee

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ridwaanoow Ninyow adoo Sheeko Murugo leh ka Sheekaynaya ama Qofkii ay ku dhacdayna ku hor Fadhiyo oo ay kuu Sheegayaan Xanuunka haya Jooji Qosolka iyo Dhoola Cadaynta iyo Xataa Furitaanka aad Waaaaaaw ku soo Galayso, Qofka la Dareen Noqo oo Farxadda iyo Qosolka Meel Soo Dhigo Markaad Barnaamijka Bilaabayso ilaa Dhamaadka, Markaa Dareenkaaga Sidan Wax ka bedel Saaxiib Barnaamijkaagu Wuu Fiicanyahay ee intaa ku dar intaas ayaa kaa dhimane. Mahadsanid

    • @Najax22Rooda-mp8ju
      @Najax22Rooda-mp8ju 9 หลายเดือนก่อน

      Sax❤

    • @XamdiAsad
      @XamdiAsad 8 หลายเดือนก่อน

      Ha aaminin mararka qaar sheekooyinka waa been😢

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 9 หลายเดือนก่อน +52

    aan ku salino Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 9 หลายเดือนก่อน +2

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @seed3966
      @seed3966 9 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😮😮😮

    • @quenmayma6435
      @quenmayma6435 9 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw ❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 9 หลายเดือนก่อน

      (SALALLAHU ALEIHI WASALLAM)💞💞💞💞💞💞💞💞💓💓❣️❣️❣️❣️❣️❣️♥️❣️❣️❣️❣️❣️❣️♥️♥️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @ayaaney
    @ayaaney 9 หลายเดือนก่อน +26

    Abaayo fatxi stay strong hooyo adag aa tahay qisadaada waanla ilmeeyey illahey ilmaha hakula koriyo❤❤

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 9 หลายเดือนก่อน +40

    Kusali nabigeena Muhammad scwscw scwscw 😢

    • @nasrimagan8441
      @nasrimagan8441 9 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 9 หลายเดือนก่อน +40

    She is a good story teller❤

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 9 หลายเดือนก่อน +67

    Subxana Allah, waa sheeko aad uxanuun badan, ilaahaw hooyayinkeena ugargaar😢, maxay hooyo dhib martaa si uu ilmaheedu ufarxo, subxana Allah.

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 9 หลายเดือนก่อน +5

      Sax anbo seyh ilmaheyga u farxaan ayabo teyda ilobay alow hooyo ugargar 😢

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 9 หลายเดือนก่อน +8

    Qisadii iigu xanuunka badnayd aan ridwan ka fiirsado qalbiga allah kuu qaboojiyo😢😢

  • @Zia07x
    @Zia07x 9 หลายเดือนก่อน +38

    This story made me so sad. May allah swt protect and comfort her and the kids. She is such a strong woman. Can’t wait for part 2!

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah waa gabar adag oo shaqeysanayso naagah soomaaliyeed qaarkood waa masiibo waa cadaga gabdhow ha soo dhawaysanin naag qaarkood waa mooryaan

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน +39

    Walahi wanka daanqaaday dumarkeenu rageey ka qeybo badanyiihin qof dhibaana ALLE ayaa kadeedayo INSHALLAH ❤

  • @NajmaAbdiFarah-f7l
    @NajmaAbdiFarah-f7l 9 หลายเดือนก่อน +14

    I can't stop crying 😭 😭
    Sorry sister😢
    Dumarow adinka isdhibateynaayo 😢
    Waxaan rajeynaa adi iyo caruurtada in aad nolol qurux badan oo farxada leh ku noolatan

  • @user-ny6yw2cv4o
    @user-ny6yw2cv4o 9 หลายเดือนก่อน +47

    Mash Allah ridan intu daad wareysanayaay gabadhan ugu xanuun badan ❤❤

  • @ammalabdi216
    @ammalabdi216 9 หลายเดือนก่อน +2

    She has so much patience, may Allah swt reward her in this world and the hereafter

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 9 หลายเดือนก่อน +42

    Wallahi maanta waan la ooyay gabadhan yar😢 waa gabadha yar oo fariid ah. Guul ayaan u rajayanayaa inshallah

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 9 หลายเดือนก่อน

      Inta hooyo ah illaa hada gabadhaan qisadeedaa ugu xanuun badan laakiin gabar waxaa jirto ka qiso xanuun badan oo wali naloo soo dhamays tirin. Dabcan the more qisooyinka soo kordhaan waa the more la arko kuwo caloosha ku qasmayso markaad maqasho oo laga argagaxo. Ilaahow hana tusin. Allaha soo hanuuniyo dadka daalimiinta hadaysan hanuunsameena ilaahow ka qabo umada. Kuwa dulmana ilaahow u hiili. Yaa Rabbi adaan kaa magan galnay in nala dulmiyo ama anaga wax dulmino. Xasbunallaahu wanicmal wakiil.

  • @coffeemen1566
    @coffeemen1566 9 หลายเดือนก่อน +9

    Naag samir badan waaye gabadhan ayada oo kale nin nasiib leh aya helo ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 หลายเดือนก่อน +62

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaad soo gudbiso noo sheeg hadaad wax fiican soogudbiso waa kuusaareynaa.

    • @faizayussuf3709
      @faizayussuf3709 9 หลายเดือนก่อน +1

      Already subscribed for u bro mcn

    • @IsraMuhiyadin
      @IsraMuhiyadin 15 วันที่ผ่านมา +1

      Waa ighysaa 😊

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 9 หลายเดือนก่อน +7

    ASC Habaryar ilaahey ha kuu gargaaro maasha alaah waxaad tahay gabar yar aad u cagli badan dhaqankii horo leh hadalkaaga aad baan ugu helay mida 1 ninkaaga saxiib baad la ahayd 2 markii baahida dhacday ninkaaga waxaad haysay baad siisay 3 waxaad baxsatay caruurtaada oo aad shaah u gadaysay gabar fikrad fiican baa tahay sanadkaan lagama helo gabdhaha sanadkaan waxaan kuu saaray TAAJ ridwaan gabadhaan bilada sharafta waa inaan siinaa sanadka ❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 9 หลายเดือนก่อน +5

    WAA RUN KHUBARADA CILMI NAFSIGAA AMINSAN INAAD KA HADASHO WAX KU DHIBIYAA AMA DHIBKA KU SOO.MAREY CAFIMAAD BAAD KA QAADEYSAA

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 8 หลายเดือนก่อน +1

    Illahayow inta qof olaga xaq daranyhaay xaqoda usodici 😭😭

  • @Sompluus
    @Sompluus 9 หลายเดือนก่อน +33

    Gabadhaan sheekadeeda sheeko ka murugo badan ma arkin aduunkaan dadkii wanaagsanaa waa ka dhaman rabaan😢

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 9 หลายเดือนก่อน +37

    Sorry fathi abaayo aduunkaan iyo caqabadihiisa qof samir iyo dadaal iyo adkaysi leh kabixikara😢😢😢runtii you made me so sad and still I crying 😢😢😢waxaanse rajaynyaa sheekadaadu inay guul iyo adigoo ilmahaagii hysta kudhmto iga raali ahow hadadan chance uhelin inaad haysato marabo innuu hadalkygu kutaabto Sorry hooyo ladhibaadthy qaali ❤❤❤hays dhiibin horey usoco❤

  • @isniinaisniina9422
    @isniinaisniina9422 9 หลายเดือนก่อน +16

    ❤Gabar qaaliya waaye Markey hadleyso adaaab wanasgsan uhadleysa ilahay haidin xafido adiyo caruurtada😘🤩🍀🥰

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 9 หลายเดือนก่อน +8

    I really wept and cried to this lady's story.. may God help her and her kids.

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 9 หลายเดือนก่อน +17

    Walahi gabadhaan way iga oohisay. Miskiin ilaahay hakuu kaalmeeyo,

  • @deeqalcadaala480
    @deeqalcadaala480 9 หลายเดือนก่อน +11

    Allah always is ane ☝️ ❤❤❤
    Allah help you always 🙏

  • @zara3837
    @zara3837 9 หลายเดือนก่อน +49

    What a cliffhanger,when will you post part two.May Allah protect all the victims and punish the transgressors.Ameen

    • @Fawzia87H
      @Fawzia87H 9 หลายเดือนก่อน

      Ameen

  • @sumayayuusuf6796
    @sumayayuusuf6796 9 หลายเดือนก่อน +10

    Sheekadan mid ka xanun badan wali mad so galin 😢laso dhakhso part 2 pls 💔

  • @SacdiyoMuxudin11
    @SacdiyoMuxudin11 9 หลายเดือนก่อน +95

    😢😢😢😢😢Sorry abayo fatxi wlhi wan ilmeye qiisadada wan kula daremay wixi kuso maray Allah hakugu badalo nolol qurux badan insha Allah 😢😢😢😢😢

    • @fahmomohammed2262
      @fahmomohammed2262 9 หลายเดือนก่อน

      Ax wlhy Wan laoyay😢😢

    • @abdiqadirlsaq6564
      @abdiqadirlsaq6564 9 หลายเดือนก่อน

      ​@YussufIbrahim-ug7pv maya😂

  • @MakoBarkadleh
    @MakoBarkadleh 9 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢 wlhi wa oyayaye ila here naqasku igubdhago Alha samirka ku siyadiyo Abayo

  • @HiboMaxamad-w4r
    @HiboMaxamad-w4r 9 หลายเดือนก่อน +14

    Ragban cashaqa dareemin ragabn calmashasa daneenin ragba diga shada ku cano samntuunh dary kaqaada ayga dalbashada abuuraa daruufta midii kuhaysee imisay darbiyada ku dhafeen imasay dalwyada katùreen unugul dumro jecltay nacsin dheh raga dhan maxuma lkn hal nacs ay ku jiro😢😢😢😢

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaaw. Halka midan ku farxay waa gusha fatxi iyo Kartida ka muqata caku Naag somali cadawsana. Fatxi waan kula oyaay waana kula farxay kartidada ❤❤❤😮😢😢😢😢prt 2 waan sugi la ahaay waxa gabartas dhibay waa nago uun.

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. 9 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi abyo wan ka ooye qisadeeda xanuunka badan naag waa nocaas qoyan miran waye wax laso dhaweysto maha abaalna loma galo naag uff

  • @QueenSara-m8b
    @QueenSara-m8b 9 หลายเดือนก่อน +11

    Farxi wa hooyo karti madan masha allah😢😢

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 3 หลายเดือนก่อน

    Waa gabadh quruxbadan jidh ahaan iyo qalbi ahaanba mansha allah

  • @nouromar6599
    @nouromar6599 9 หลายเดือนก่อน +11

    Qisadaan waa Xanuun badan thy way igu socota wlhi can't wait part2

  • @jama253
    @jama253 9 หลายเดือนก่อน +11

    Wlhi waa sheeko aad u xanuun badan.. ilahay hakaaga aaro xoolahas. Guul ayaan ku rajeenayaa wllo Farxi🙏🙏🙏😊

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 9 หลายเดือนก่อน +9

    Subxanallah this is very sad story 😢😢. Allahuma najna. Lesson should be learnt from this amazing lady. Laso dhaqso part 2 please.

  • @Marwaalhaadi
    @Marwaalhaadi 9 หลายเดือนก่อน +16

    إستغلو طيبتك زايدة وعطيتيه ثقة عمياء لكن هو مافهمك خلاص الان خرج من يده جوهرة ثمينة بعدماسمعت قصتك والله تأثرت وبكيت من قلبي يا اختي اني كنت معقدةمن فكرة زواجه لكن الان اكدت لي إنو قراري كان صح وتفكيري كان صح مااقول كل رجال صومال خاينين ولكن اكثرهم يجرحو زوجاتهم وعذبوهم الله يعينك يا اختي غالية. وربي يسعدك انتي واطفالك دوما ىاتمنى لك حياة سعيدة موفقة إن شاءالله واخي رضوان اشكرك على عرضك لنا حالات مختلفة المؤثرة استفدنا منها وتعلمنا منها إلى امام إن شاء الله

    • @Shafie211
      @Shafie211 9 หลายเดือนก่อน

      Nin kasta oo wax qiyaano naag baa wax laqiyaantay mx karabtaan nimanka kaligod😅

    • @sumayasali73
      @sumayasali73 9 หลายเดือนก่อน

      كلنا اتعقدنا حسبي الله عليهم بس الله يصبرها بس دام قاضي السماء موجود حقها بينرد، وانشاءالله ربي يرد لها اضعاف مسوت فيها ،ورجال هذا بيلاقيه قدامه تنرد له باقرب ناس له الدنيا دواره، ويارب ارنا عجائب قدرتك في من ظلمها وانصرها

  • @maahirmohamed2317
    @maahirmohamed2317 9 หลายเดือนก่อน +17

    Nio meel xun ku jartay 😢😢 Naga dhaaf halmar noo soo dhig emotions 😢nagu dhacay.

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 9 หลายเดือนก่อน

      Wllo subscribe isar

  • @guledahmedadan2798
    @guledahmedadan2798 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kaasina wa abo somaliyed raga somaliyed badhkod cadabta alle haku guro mxad hooyo cishen 😭😭😭😭

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 9 หลายเดือนก่อน +21

    This story makes me cry 😢 Ya Allah

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 9 หลายเดือนก่อน +2

    Gabartan halka meel iskaga egnahay waa oyenta Waku ducenaa inuu alle caruurta kula gorsho kuwa dhibta kugesta neh Allha xaqa hatuso hooyo kudayasho mudan batahy

  • @abdifatahashcar2347
    @abdifatahashcar2347 9 หลายเดือนก่อน +26

    Masha Allah your strong mother ❤

  • @halm5085
    @halm5085 9 หลายเดือนก่อน +6

    Subhanallah 😮this is sad! Trust in Allah always. Don’t attach to another human this deep .

  • @HiboMaxamad-w4r
    @HiboMaxamad-w4r 9 หลายเดือนก่อน +10

    Wllhi wan jiriiracooday sabto ah wa arin ad u xanuun badan abyo mcnto allh qalbiga haku qaboojiyo mcnto lkn inaad usamirto ma aheen hadu ku dili jiray max dadkaaga ugu qariisay wa laga jara intu kugaystay 😢😢😢😢😢😢

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 9 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم أعز السلام ول مسلمين أجمعين ونصر إخواننا المجاهدين في غزة أنصر إخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يارب العالمين 🤲

  • @ahlamsimanahlamsiman8920
    @ahlamsimanahlamsiman8920 9 หลายเดือนก่อน +12

    Iiaamiin walashey waye fatxi hadaad so hasusto waan iska oyaa wllhi fatxi geber adaag waye billhi abyo inolow xbbty ❤🎉

    • @Haffyy
      @Haffyy 9 หลายเดือนก่อน

      Maskin waye gabdha dacad ah ilahay nolosha hauqurxiyo 🤲♥️

  • @anwareng9503
    @anwareng9503 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi bil ramadaan baa lagu jira inantani waa gob pyoh allaha ku xafido qalbi ga allaha ku qabojiyo🤲😢

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน +6

    Allah Ridwanow malinwalba arin cajiib ah ayad nahorkeenta mid laga noxo mid lagu farxo mid laga yabo Allah ha sahlo

  • @HindaNuur-b8m
    @HindaNuur-b8m 9 หลายเดือนก่อน

    Eeddadeedaa xasbiya Allaahu wa nicma wakiil حصبيا الله ونعم وكيل

  • @salahadan31
    @salahadan31 9 หลายเดือนก่อน +69

    This is one of the most tragedy story l have ever had it 😢😢

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 9 หลายเดือนก่อน +2

      The most realistic and heart breaking from this Chanel thus far wallahi.

    • @caishamouze6319
      @caishamouze6319 9 หลายเดือนก่อน +2

      Bisinka bisinka bisinka bisinka bisinka bisinka bisinka bisinka bisinka but baan

    • @caishamouze6319
      @caishamouze6319 9 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 หลายเดือนก่อน +3

      Waan yasbanahay ilaa hada sheekadii oo dhamaatay Baan kufikirayaa waxa inantaayar ku dhacay ah heey ah maxaa inanyar ciilan waxan rajaybayaa in ay nolalfiican udambayso

    • @khadradiriye9412
      @khadradiriye9412 9 หลายเดือนก่อน +1

      It’s sad story may Allah help her this difficult time Ameen.

  • @AishaAbdi-qw8xq
    @AishaAbdi-qw8xq 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah is one☝🏻❤

  • @sufiqumane
    @sufiqumane 9 หลายเดือนก่อน +21

    That is an abuse, sis stay strong you are beautiful, you don’t deserve someone like that, you will get someone better than him

  • @mustafeaadem9881
    @mustafeaadem9881 7 หลายเดือนก่อน

    Ridwan bro alle haku xiftiyo sidaad dadka bini adanka ah u caawinayso adna alle haku caawiyo waligaa sidaa u garab istaag ❤❤❤

  • @abdikadirposta9013
    @abdikadirposta9013 9 หลายเดือนก่อน +28

    For sure this story has really touched me
    People are different and also, one thing you have to make sure is that, Never trust someone beyond the line.
    God forbid

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 9 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely that’s right it means you can’t believe anyone😢

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 9 หลายเดือนก่อน +7

    Subxana Allah, walhi qiso xanun badan , sidee dadku nabad ugu jiftaan ayagoo saan dhan qof dhib ugu geystay.

  • @MrShariff00
    @MrShariff00 9 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaalah she is very strong person !

  • @cabdifatah2117
    @cabdifatah2117 9 หลายเดือนก่อน

    Wax qar qariska iska daaya waxa ka wadaa dadka qisada ku dhacday ha kenan nimankii qabay sawirkoda iyo magacyadooda adunka si lo af jaro dhibato dabe dumarka laku wiirsan ninka iyo naagta keen maxa nolosha inta cumrigooda ka dhiman ceebey dadkana tus wajigoda si la iskaga ilaliyo ridwan issaq waa ku mahad santahay qisoyinka naka ohiyo ee taxatirka in an yelano no iftiiminayo sajakalahu kheeyr hore u soco fatxina qisadeda waa ka murugodaye alle ha harab halo qisada qeeybta labad waa wayay ragu arxan darana subxanallah😢😢😢😢

  • @ikranali8224
    @ikranali8224 9 หลายเดือนก่อน +19

    Nairobi waa meel quraantay Subhanallah 😳

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 9 หลายเดือนก่อน +3

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks ❤

  • @Suusaan276
    @Suusaan276 9 หลายเดือนก่อน +10

    Kawaran adigoo family gaaga kusii dhahaayan cunugaga aabihiis sii ama guriga nooga bax meel aado aadan heysan😢🤲🏽🤲illahow adigaan garab kaa sugaa

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waa xanuun runtii family in wax fahmaan fiican caruurta adigana waa dhashay asagana waa dhalay xumaanta meeshaa lama gaarsiiyo

    • @munamaxamed2241
      @munamaxamed2241 9 หลายเดือนก่อน

      Ilhaya haku gargaaro ukhtii🤲🏻😭

    • @Suusaan276
      @Suusaan276 9 หลายเดือนก่อน

      @@alibulle7612 haaa lkn dadka bil aadanka isku mid maahan illah meshi roon hana waafujiyo🤲

    • @Suusaan276
      @Suusaan276 9 หลายเดือนก่อน

      @@munamaxamed2241 aamiin abyo

  • @Yasmiin856
    @Yasmiin856 9 หลายเดือนก่อน +8

    Abayo wlhi waan oooyey xita ciil dartiis dhunta ii xanuntay lkn mansha allah qof adaag baa tahaye oo karti leh dumarka adiga oo kala ayaa kartinimo sheegan karo ilaahaye awlaada hakula kooriiyo ilaahaye faraaj kheer qaba haku fuuro mesha wax ka rajenesiid neh meel ka fican ilaahye haku garsiiyo ilaahaye awlaada haku xifiiidyo🥰❤️qurux io adeegniimo io dacaad ayaa isku darsatay

  • @ShamsaShacni
    @ShamsaShacni 21 วันที่ผ่านมา

    Ax ax walhi wa qiso xanuunbadn😭😭. Ina rag abaal ma leh waxa kadrn gabadha aaminta Ani run ahaanti isma lihi rumyso rag dhn sabab kala kulmy darteed 😭😭😭

  • @ANFAAL152
    @ANFAAL152 9 หลายเดือนก่อน +7

    😢😢😢 waa wax laga argagaxo wlhi alle qalbiga haku qaboojiyo queen❤😢

  • @Love_Is_History
    @Love_Is_History 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa Sababay Hooyo Somaliyed Inay Meel Walba Ku Oydaa Waa Dayuus Somaliyed Alle Hadhawro Hoyo Somaliyed😢

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 9 หลายเดือนก่อน +14

    War naagayahoow hada kadib is adkeeya jacayl dartiisa silac iyo qayaano ha u marina indhihiina ha furnaadaan😢😢

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wa run abaayo macaan lkn ragu isku bid mahan ninka camal waaba dayuus walahi lkn rago dhan mahan gaabdhahena wa qali qar an gareenen moyi raagu wey wada ilaal sadan ❤❤❤

  • @DaudKorow
    @DaudKorow 9 หลายเดือนก่อน +7

    This is a painful story that touches my heart bad people should not exist 💔

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allahu AKBAR 😢abaayo wlhi u are so courageous subhanallah part 2 pls soo daba dhig ridhwaan pls pls

  • @maxamuudmaxamed9656
    @maxamuudmaxamed9656 9 หลายเดือนก่อน

    Ax allahuma masdacaan rabow ugargar inti Islam ahba ee nadulmidayaba run ahantii abyo qisadeda wa mid xanunbadan 🎉

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 9 หลายเดือนก่อน +36

    this is a story that goes beyond humanity and needs to be taken care of.
    I can say it's obviously a catastrophic matter.

    • @fatxiyaahmed6684
      @fatxiyaahmed6684 9 หลายเดือนก่อน +1

      war yaa ilaahey yaqaano maxaa idiin diidan luqadiina ileen kanaal ajnabi ah wax kuma qoreysaane waa dad soomaali ah hadaadan soomaali ahayn halkaan lagaagama yeerin ama soomaali qor ama iskadaa luqad gaaleed meeshaan hanoogu xayeysiinina ma waxay idinla thy inaad qstar tihiin markaad english qoreysaan mayee jaahiliin ayaa tihiin

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 9 หลายเดือนก่อน

      @@fatxiyaahmed6684 Adigu shaqo malihid shaqo yeelo jaahiladyahay maxaa kaa galay adiga waxaan soo qoray mind your business hadaan rabo af Chinese ayaan wax ku soo qorayaa taasna shaqadaada maahan dan la'aan baa tahay .

    • @UmaSumaya
      @UmaSumaya 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@fatxiyaahmed6684mcnto waxa laga yaba inu San aqon afsomali😅

    • @hafsasaeed9896
      @hafsasaeed9896 9 หลายเดือนก่อน

      @@fatxiyaahmed6684maxaa kagaley qofku luqadu rabo wukuhadli karo

  • @ikraaniitabea2365
    @ikraaniitabea2365 9 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢 waan aamini la ahay inee waxan aduunka dhacaan wlh waan ilmeeyay 😢

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 หลายเดือนก่อน +9

    Waraf iyo shimbiro war iskuma hayaan xldo badan oo dunida ka jira oo aynan ogayn baa jira ilahay umuuraha ha sahlo😢

  • @rahmahassan3701
    @rahmahassan3701 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax subxaana allah wlhi waa qiso xanuun badan alle haku gargaaro

  • @Omar_Abdullahi
    @Omar_Abdullahi 9 หลายเดือนก่อน +17

    Jaceyl 💔 iyo kalsooni intaaba Laguma dagdago 😢 nolosha qofba wax ayay barta

  • @Suldaanayaanle
    @Suldaanayaanle 5 หลายเดือนก่อน

    Haday sida ay iskaga sheekaysay tahay wlhi dabeecad qaaliya ayey leedahay waana dumarka naadirka ah dabeecadahooda Illaahay dhibkale kuma tuso inta aad nooshahay a a insha Allaah meelkaluu heli nabsigaa

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 หลายเดือนก่อน +7

    DUMARKAN LA QABO MAXAAD U SOO DHAWEYSATAAN NAAGAHAN SHARMUUTOOYINKA AH EE NIMANKA IDINKA QAADAYA ABAAYO WAAN KAXUMAHAY WAXYEELADII KU GAADHAY .HORE U SOCO FARIID BAAD TAHAYE ALLE HAKULLA JIRO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲♥️🤲♥️🤲♥️🤲♥️🤲♥️🤲♥️

    • @xamdiali2409
      @xamdiali2409 9 หลายเดือนก่อน +5

      Ayan dhawed nag ba i tiri anku imado wan block gareyay na idhaf ban iri calamyse maxd iga so doni kulaha nairobi ada ii jogo mcneyyy allahy alle aba suqa gal ban dhahy bye😂😂😂😂

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@xamdiali2409 😂😂😂naag rag ah naag waji maleh waa xaasidad 😂

    • @xamdiali2409
      @xamdiali2409 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@qadrishmohamed9537 Nag waregysa waxay ka carareyso kugu rebeysa anay bananka i bixin rabta ma ana farax guriga nag u keni bananka haka kensado asxan indha ani gacantyda isku dili laha ha iso galin abayo iri aros cusub ahy 😂😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 หลายเดือนก่อน

      @@xamdiali2409 FARIID HASOO DHAWEYSANINAA WAA NAAGO MARNABI CAADI AHAYN DHOWR GABDHOOD BAY GURIGOIDII KA DUMIYEEN NAIROBI WAXAAN KA DHAGEYSTEY CHANNEL RIDWAAN ISSAK .JAW

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@xamdiali2409hhhhhhhh wlhi waad iga qoslisay fariid eri ayda xun xun ee ninmooyee camal kale hayn barigii hore tobanaan qof oo faamiliya ayaa guriga ku wada noolaan jiray oo lays ixtiraami jiray wllo mooyee wax kale aadan moodi jirin hada miyaaaa iimaankiibay belnay hadaynu dumar nahay gabadha nolosheeda ayuunbay ku hinaasay yur iga taga dhe balaayo idima daftee

  • @asiyaali1351
    @asiyaali1351 9 หลายเดือนก่อน

    Inta qiso dawanayey mid iga xanuun badan ma arag subxanallah illohow khyr ku dhamee

  • @drhusseinkhaliif4648
    @drhusseinkhaliif4648 9 หลายเดือนก่อน +17

    Qisadii igu horesay o an run run u aamaina wlh sorry sister qalbiga Allah ku qawoojiya 😢😢😢

    • @suleqo5
      @suleqo5 9 หลายเดือนก่อน +3

      Subxana llh War nimanka qaar arxan daranaaaa nagaha qaarna waa bahl yahuu ilhow kso kle haiga so horbixinin

  • @thm6925
    @thm6925 9 หลายเดือนก่อน

    KEENYA balaayo ku degtay waa meel Jaxiimo iyo jahawareer yaalo Waa Meel Sixir iyo xasid Yaalo afkay qofka kaqabtaan hoog iyo Cadownimo taala keenya Ee ILLAAHAYOW inaga Badbaadi Qoowmun kaafiriin inta xun ee sixirka taqaan ummadda u maleegaysa ILAAHAY Ha halaago qofka dadka usamaynaya iyo midka samaynayaba Cdaabka ALLAHA Kufogeeyo AALLAAHUMA Aaamiin 🤲🤲

  • @rahmaaadanruuxi981
    @rahmaaadanruuxi981 9 หลายเดือนก่อน +9

    😭😭wlh shekadan wan ka xanuusaday gabar walba oo dhib heesto dhibta allah ka qaado noloshana allah u fududeeyo xanuunka hooyo unba dareemi karta

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah wallahi wa naag nool ilaheyna garabkeda wugalay

  • @naimahussein5598
    @naimahussein5598 9 หลายเดือนก่อน +11

    Supxana laaah Ilaahayoow umada xun naga haay yarapi😢

    • @suleqo5
      @suleqo5 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amin Amin ala dadka qaara mxa lga sameyay nimanka waa lyba bal nagu qaba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @MOHAN.ABDULLE
    @MOHAN.ABDULLE 9 หลายเดือนก่อน

    Sheikh shibli wuxuu kaa shegayay waa run ,iskada dadka aad isku diraysid

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 9 หลายเดือนก่อน +11

    Walahi hadaan ogaan laha caadaw gaga wanku istaagi laha walahi ALLE malantas hadu i ogeeysiin laha dhibkan ma aadaan marteen walahi raaga qar nolol kuma haboona war qabdhahena wax lagu ciyaari karo miyaa walahi xanun waye lkn abaayo macaan ALLE ku hiliyaay MANSHALLAH hadaana wanku garaab taganahay

  • @lovewolves6203
    @lovewolves6203 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah walaalhi waan jariiricooday aad baan uga xumahay walashay qaali

  • @honestbwoyadam7563
    @honestbwoyadam7563 9 หลายเดือนก่อน +6

    This made me cryyy wallahi 😭😭😭😭 Allah is always with the pure hearts

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heart breaking and painful story my Allah help you sister.

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 9 หลายเดือนก่อน +9

    Part 2 lasoo dhakhso waliba beri nooga dhig waan ooyey wlhi 😢

  • @Nimcasaalax-d9t
    @Nimcasaalax-d9t 9 หลายเดือนก่อน

    Ax ax walhy waa qalbiga xanuun illhy qalbiga ha ku qabo jiyo abyo😢😢😢

  • @samsamali8015
    @samsamali8015 9 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi somalida qaar waa xasid ilaah ha naga haayo Subxanalaah 😢

  • @NaimaMohamed-jt8kd
    @NaimaMohamed-jt8kd 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuun badanaa qisadan allah qalbiga ha ooga reebo

  • @NasraAbdihadi
    @NasraAbdihadi 9 หลายเดือนก่อน +24

    Heart touching history

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 9 หลายเดือนก่อน

    markii horeba nin muu ahayn kaasi guumayste ayuu ahaa dumarka intooda badan waa dulmanayaan nin dilaya oy reerkoodi ka qarisay ooy wuxu ku yidhaaba maqashay oyka ogolaatay inuu duleeyo ayay ninku sheegaysa kaasi nin maaha calaamo haku dhacdo aduunka waxaan u necebahay nin naag dila ama guumaysta subxanallah
    noloshaada hore u wado walaaley kaas hadii la watay awalba nin kuuma ahayne Allah ayaa ku dhaafiyay wax ka khyr badan illahay haku siiyo